Waa kuma Wasiirkii Maaaliyada Soomaaliya ee maanta ka soo degay Hargeysa?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 มี.ค. 2023
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 44

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 ปีที่แล้ว +4

    Soo dhawoow DR. Bayle Adigu nin la tabayay oo soo xero barkhadoobaad tahay Maalin ay ka fiicantahay maad yimaadeen. Guul Qaranka Somaliland

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah soo dhawoow Abtiyo Dr. Bayleh

  • @xasanmaxamed983
    @xasanmaxamed983 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah waa sodhoweynayna
    Kuwa kalene waa sugayna

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 ปีที่แล้ว +3

    mashallah xamzahayagii baa allah nosoo hadeeyay !!!!!! from saylac somaliland republic ❤👮🏼

  • @cabdiraxmansaalax8732
    @cabdiraxmansaalax8732 ปีที่แล้ว +2

    Mashaalaaah

  • @se1059
    @se1059 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah Dr bayle ku soo dhawow dalkaaga iyo dadkaaga Somaliland👍👍👍

  • @fardosodiriye7544
    @fardosodiriye7544 ปีที่แล้ว +3

    MashaAllah musul qali ah weye Allaha kuxifdiyo

  • @nimcoclaahi-sl4fi
    @nimcoclaahi-sl4fi ปีที่แล้ว +1

    Masha allah kusoodhawow dalkaagii

  • @safiya0986
    @safiya0986 ปีที่แล้ว +2

    Soo dhawaw dr bayle

  • @Abdirahman-ty6ku
    @Abdirahman-ty6ku ปีที่แล้ว +3

    Kusoodhawaw dalkaaga hooyo ee #Somaliland 💚🤍❤️

  • @cabdilaahi6540
    @cabdilaahi6540 ปีที่แล้ว +2

    Waa nin ka soo jeeda gabiley ee kama soo jeedo awdak laakiin dadka daga ayay qabiil wadaagaan ee ka baro taariikhda

  • @ifrahmuruud1970
    @ifrahmuruud1970 ปีที่แล้ว +3

    Mashamal camuu aqooyahan samaron soodhowow

  • @defensegeneral9893
    @defensegeneral9893 7 หลายเดือนก่อน

    Waa nin wadani ah

  • @hoodo9260
    @hoodo9260 ปีที่แล้ว +1

    Nin culus baa inoo yimi

  • @ahmedsouleiman2137
    @ahmedsouleiman2137 ปีที่แล้ว +1

    Gabile

  • @nuromar8984
    @nuromar8984 ปีที่แล้ว +3

    MashaAllah
    soo dhawoow somaliland waad ku soo noqotay gurigiinii

    • @nuromar8984
      @nuromar8984 ปีที่แล้ว +1

      @Mudane Yegbicadaan
      somaliland waa guri qof walba yaa somalilander ahow daarood basaas

    • @nuromar8984
      @nuromar8984 ปีที่แล้ว +2

      @Mudane Yegbicadaan Hargeysa waa magaalo madaxda Somaliland oo qof kastaa ku sugan yahay guriga Somaliland sida dhammaan caasimadaha aduunka

    • @nuromar8984
      @nuromar8984 ปีที่แล้ว

      @Mudane Yegbicadaan waxaa tahay ur badan Daarood tag qubeyso adiga oo uraya you tube comment qeybta nacas yahow faqash doqon.

    • @nuromar8984
      @nuromar8984 ปีที่แล้ว

      @Mudane Yegbicadaan waxaa tahay ur badan Daarood tag qubeyso adiga oo uraya you tube comment qeybta nacas yahow faqash doqon.

    • @nuromar8984
      @nuromar8984 ปีที่แล้ว +1

      @Mudane Yegbicadaan waxaad tahay nin fulay ah oo leh shaashada gadaasheeda, kaliya waan ku dagaalami doonaa haddii aad tidhaahdo wejigayga nolosha dhabta ah, waxaad ka hadlaysaa shaashadda gadaasheeda ma odhan doontid nolosha dhabta ah taasi waxay kaa dhigaysaa nin adag oo sameeya nin weyn in uu yidhaahdo ka hadal shaashadda gadaashiisa faqaash

  • @ayocurry6340
    @ayocurry6340 ปีที่แล้ว

    walee xoolo laxaday inaan lagu baraarin

  • @adansaid961
    @adansaid961 ปีที่แล้ว

    waa.iska.oday.daaalay.waxba.soo.kordhin.maayo

  • @cabdiaadan5191
    @cabdiaadan5191 ปีที่แล้ว

    SOODHWAW WAADALKAAGI

  • @ayocurry6340
    @ayocurry6340 ปีที่แล้ว

    mar aan fogayn jarmallka buu isbitaal kaaga jiraa baynu maqli xoolo laxaday caafimaad laguma helo caruurtuna way ka halaabin ogaada

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw ปีที่แล้ว +2

    Waa ilaahay mahadii hadaan maanta ICTIRAAF iyo BEEN dadka lagu mashquulinayn.

  • @zeinabhassan6517
    @zeinabhassan6517 ปีที่แล้ว

    Walagujacla hadi aadlahaysatay tugadi snm oodacad oogushaqaynansoomaaliyo waxad nakadhacday soomaaliya sunkaqad

  • @ayocurry6340
    @ayocurry6340 ปีที่แล้ว

    cadkii xaaraan kubaxa naar baa ilaah ku gooyaa

  • @abdizalaanrashiidchanel8196
    @abdizalaanrashiidchanel8196 ปีที่แล้ว +3

    Sow ninku gopolka ilbaxnimada iyo aqoonta somaliyyed kama soo jeedo

  • @cabdiayaan5892
    @cabdiayaan5892 ปีที่แล้ว

    Hambaly0 cabdl taxman ducaalele bayley hambaly0 imaatinkaaga dalkii h00y0 waxa

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw ปีที่แล้ว +1

    Soomaliweyn ayaa soo ifeysa...MARKALE IYO MIDNIMO

  • @hanalula2392
    @hanalula2392 ปีที่แล้ว

    Ma filinkii soomaliya ayaa ka soo dhamaaday .

  • @abdirahmandahirabtidon7702
    @abdirahmandahirabtidon7702 ปีที่แล้ว

    Dr Beyle waxa uu deegaan ahaan ka soo jeedaa Degmada Gebiley Gobolka Maroodi jeex. Gobolka Awdal marka laga hadlayo waa beesha uu ka soo jeedo oo intooda badani deggan tahay.

    • @moeawale4891
      @moeawale4891 ปีที่แล้ว +1

      Haa reer gabilay asala. J/Abokor ayaa isku dayayay in ay aasan runta and taarikhda intay dawlad kusheeg SL jirtay lkn ma dhacayso inay runta iyo aasaan.

  • @jamuriyadabarakaysan1858
    @jamuriyadabarakaysan1858 ปีที่แล้ว

    Booski c/khalif ayu bedelaya

  • @MARKAATIGA
    @MARKAATIGA ปีที่แล้ว

    Meesha dowlad ma ka jirtee beenta ka daaya dadka waa maamul goboleedkii waalnaa ama islaantii maseerka hayay.

  • @hodanmeecaad685
    @hodanmeecaad685 ปีที่แล้ว +1

    Kama soo jeedo awdal ee waa reer gabiley wariye qadhmuun oo haybtiisa reernimo iyo kala garan la halka uu kasoo jeedo ayaad tahaye

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw ปีที่แล้ว +1

    MUUSE isaga iyo wiilashiisa ayaa danbiyo loo haystaa muxuu cafin karaa...

  • @ayocurry6340
    @ayocurry6340 ปีที่แล้ว

    lacagtii umada soomaaliyeed uu ka xaday buu hotello kaga dhistey hargaysa kansar ka qaad tuug daalina

  • @beerkaaicadaaday2057
    @beerkaaicadaaday2057 ปีที่แล้ว

    Xamar buu soo xaday, ayaan buu joogayaa hargaysa. Muuse cawar baa maaliyada u dhiibaya iyadoo kuwii meel walba la taagnaa mujaahidiin baa nahay ay taagan yihiin suuqa. Wuxuu hargaysa ka xaddo ayuu xamar kula noqon. Kooxo fahamtay xaalada soomaliya ayuu ka mid yahay🤣🤣🤣🤣🤣.

  • @osmanabdi8177
    @osmanabdi8177 ปีที่แล้ว

    QOF DUMARA OO LACAG DIIDI KARTA MIYAA JIRTA? WAA MAYA
    MUUSENA WAA NAAGTAA LACAGTA JECEL OO KALE EE SOO DHOWEE BAYLE🤣