GEEDKA CAAFIMAAD EE GEEDKA MORINGAHA LAGA HELO ||SH.MAXAMED ISMAACIIL

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ก.ค. 2023
  • ‪@xogocaafimaad‬ #shiikh #maxamed #caafimaad
    caafimaadka geedka muriingaha shiikh maxmed ismaaciil.
    Dhiig karka ayuu daawo u yahy
    sonkorta ayuu daawo u yahy
    difaaca jirka ayuu siyaadiyaa
    dheefshiidka ayuu u fiicanyahy

ความคิดเห็น • 63

  • @user-fd5yc7py6r
    @user-fd5yc7py6r 8 หลายเดือนก่อน +7

    Wan istcmaala Faaido badanaa mashanallah Finankii xataa wuu iga biiyay alxamdulilaah

    • @xogocaafimaad
      @xogocaafimaad  8 หลายเดือนก่อน

      Masha'allh tijaabo fcn ayaad sameysay

    • @user-bt3gc9od1u
      @user-bt3gc9od1u 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@xogocaafimaad calanda hadi sida cilanka lo qaso timaha dhib mu u le yahay iso jwb

    • @nafizaadam416
      @nafizaadam416 7 หลายเดือนก่อน +2

      Miyaad marisay finanka mise cabitaankiisa ayaa kaa baabi,iyay wll

  • @hani-carabiyo
    @hani-carabiyo 6 หลายเดือนก่อน +6

    Dhan jafkana muu daweeya😢waba uliitaa😢alhamdulillaah isticmalaayaa

    • @hannaismail4482
      @hannaismail4482 3 หลายเดือนก่อน

      Haaa

    • @user-ck9ky6dx4q
      @user-ck9ky6dx4q หลายเดือนก่อน

      MaadizticmaashaY wllo

    • @mo.ziyaad6216
      @mo.ziyaad6216 หลายเดือนก่อน

      Isticmaal waan hubaa waa geed ka dawo badan dhamaan waxa dawo gaalo inoo keento ee dhulkeena la keeno,anigu gastric ayn laha isaga ayaan cabaa sida shaaxa oo kle alx wan ka ladanahay

    • @user-ck9ky6dx4q
      @user-ck9ky6dx4q หลายเดือนก่อน

      @@mo.ziyaad6216 wlhi dhanjafkii mawaxbaaadizkga garataY

    • @user-ck9ky6dx4q
      @user-ck9ky6dx4q หลายเดือนก่อน

      ​@@mo.ziyaad6216wllo dhanjafkii mauga ladnatay

  • @ahmedabdulahi9868
    @ahmedabdulahi9868 หลายเดือนก่อน +2

    Dhowr jeer ayaan gurigeyga kajaray anigoo leh wax faaida ah malaha hada kadib waan ilaalin i.a

    • @user-ef8dd5rk3q
      @user-ef8dd5rk3q 20 วันที่ผ่านมา

      GeedKa magacisa i soo sheg

    • @manitbaacy3413
      @manitbaacy3413 7 วันที่ผ่านมา

      ​@@user-ef8dd5rk3q Moringa

  • @hanadolad2061
    @hanadolad2061 11 หลายเดือนก่อน +3

    Mansha alaah alxamdulilaahi

  • @maxamedcabdicilmi6181
    @maxamedcabdicilmi6181 หลายเดือนก่อน

    Walahi gurigayaga ayuu ku yaala hadii ciidi doonayso waan siinaya walahi

    • @Jack-cadnaan12
      @Jack-cadnaan12 8 วันที่ผ่านมา

      Wllo ana rabe wa xage

  • @mohamoudelmi3366
    @mohamoudelmi3366 10 หลายเดือนก่อน +1

    Caleenta oo qoyan sideeda ayaan u cunaa

  • @user-ef8dd5rk3q
    @user-ef8dd5rk3q 20 วันที่ผ่านมา

    Magicisa iinsoo sheg

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 9 หลายเดือนก่อน

    Maanshaallah .

  • @asiaibrahim6528
    @asiaibrahim6528 5 หลายเดือนก่อน +1

    Geedka maba garanaye😮??

  • @LiibaanCaydiid-ol5ds
    @LiibaanCaydiid-ol5ds 10 หลายเดือนก่อน +1

    Wadaadku haynoosheego geedka magaciisa

    • @xogocaafimaad
      @xogocaafimaad  10 หลายเดือนก่อน

      Moringa ayaa la dhahaa wll

    • @Maajid795
      @Maajid795 3 หลายเดือนก่อน

      Side loo isticmalaa xididkiisa

  • @aamsheikh
    @aamsheikh 11 หลายเดือนก่อน +2

    Geedkaas dumaroow ka faaiidaysta
    Hooyooyinkoow caruurta far iyo suul ugudara inta tuntaan waa nafaqo dhamaystiran

  • @yuusufadanmohamed7973
    @yuusufadanmohamed7973 10 หลายเดือนก่อน +5

    Afsomali waxaa lagu dhahaa (wamo)

    • @mo.ziyaad6216
      @mo.ziyaad6216 หลายเดือนก่อน

      Mawo.maaha geedkani afsomali waxan filaya inaanu magac ku lahayn,geedkan asal ahaan wa hindi balse dalkeena si wanaagsan ayuu uga baxaa.

  • @rieyanabdillahi9433
    @rieyanabdillahi9433 7 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekha sidee u waydiiday in suugada lagu dari karo

    • @xogocaafimaad
      @xogocaafimaad  7 หลายเดือนก่อน +1

      Suugada ku darso shaax ku darso blse aad ha isaga badin insha'allh

  • @nassirahmed5357
    @nassirahmed5357 6 หลายเดือนก่อน

    Sheeq telkiisa may

  • @user-rw5to1so5t
    @user-rw5to1so5t 6 หลายเดือนก่อน +2

    Dadka waaweyn iyo dadka yaryar ma isku si bey u isticmalyaan

  • @cqaadiralshaami7284
    @cqaadiralshaami7284 10 หลายเดือนก่อน +1

    Hadii eebe idmaayyo waan liqi Doonaa caleen ka mid ah😊

  • @user-sm1fp4ub2h
    @user-sm1fp4ub2h 2 หลายเดือนก่อน

    Geedkan gurigayga ku yaala mana isticmaalno lakiin hada ka dib waan isticmaali doona

  • @yaxyecali5232
    @yaxyecali5232 4 หลายเดือนก่อน +1

    Muqalkan oo dhameystiran halkee ka helaa

    • @xogocaafimaad
      @xogocaafimaad  4 หลายเดือนก่อน

      TH-cam ku qor shiikh maxamed ismaaciil moringa

  • @user-rh6yr8vz6v
    @user-rh6yr8vz6v ปีที่แล้ว +4

    War shikha noo soo waydiiya sida loo isticmaalaa

    • @Deeqaluul721
      @Deeqaluul721 11 หลายเดือนก่อน +4

      Biyo diiran bad ku darsan kartaa caanaha wad kudari kartaa Maraqa wad ku darinkartaa ana istcmalay waa cajiib

    • @aamsheikh
      @aamsheikh 11 หลายเดือนก่อน

      Waxaa loo isticmaalaa
      Haduu qoyanyahay oo kuubaxayo subaxdii gacataada mugeed kudarso cuntada waa yara kululyahay sida bagalka.
      Hadaanuu kuubaxayn
      Soo gur
      Meel hoosa ku qalaji caleenta kadib
      Laanta ka gur caleenta
      Shiid
      Kushubo meel oo wax kasta ood cunayso far iyo suul kudarso.
      Haduu kaabato calool majiir baad dareemi, markaa iska yaree,
      Markaad asbuuc wado yara kordhi jirkaaga markuu laqabsado 24ka saac 1qaado waad u qaybinkartaa, laakiin waa markaad jirka barto.
      Wuxuu kugu ridi energy iyo fudayd marka subaxda uun con sadexda bilood oo hore.
      Caruurta 4 bil markay gaaraan baa caanaha loogu ruxaa wax yar oo aad u yar wuxuu la diriraa nafaqa darida.

    • @faadumoaxmed7606
      @faadumoaxmed7606 11 หลายเดือนก่อน +1

      ilaa intee la isticmaala abayo

    • @osmanawale2551
      @osmanawale2551 11 หลายเดือนก่อน

      Geedkan somalidu maxay utaqanaa?

    • @aamsheikh
      @aamsheikh 11 หลายเดือนก่อน

      @@osmanawale2551 magacyo badan bay utaqaan
      Asal ahaan wuukabixijiray soomaaliya berisamaadkii
      Wuxu ladhashay geedka layiraahdo wamaha
      Magacyadiisa
      Ordaaye
      Kundawaale
      Wame
      Moringa
      Intasbs wan ku maqlay

  • @Dirir-vg8zy
    @Dirir-vg8zy 7 หลายเดือนก่อน +1

    Hadaan ag taagnay

    • @xogocaafimaad
      @xogocaafimaad  7 หลายเดือนก่อน

      War soo guro oo qalajiso kadibna shiido

    • @Dirir-vg8zy
      @Dirir-vg8zy 7 หลายเดือนก่อน +2

      @@xogocaafimaad
      Marking Shiido ayaan cabaa
      Sidiisan wlhi ku raamsaday

    • @xogocaafimaad
      @xogocaafimaad  7 หลายเดือนก่อน +1

      Waa dheeman aan la wada helin si fiicana usii baar qolooyinka carabta wax ka qoray badnaa carabta logama roona geedaha xagooda iyagaa ku heysta ee baar baar wlh cajaaib ku arki doontaa sxp

    • @user-bt3gc9od1u
      @user-bt3gc9od1u 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@xogocaafimaad wll sida shaha miyan u caba iso jawab

  • @warsandubbed8456
    @warsandubbed8456 24 วันที่ผ่านมา

    Sheikhow mamaday ayaa xanuunkaa la dhibane xageen ka hekaa geedkan🤔

  • @user-xs1cl9jm3s
    @user-xs1cl9jm3s 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ma laga bogsada ma nadif ayu ka dhigi

    • @xogocaafimaad
      @xogocaafimaad  7 หลายเดือนก่อน

      Soo tijaabi insha'allh

  • @user-bt3gc9od1u
    @user-bt3gc9od1u 7 หลายเดือนก่อน

    Miraha mala isticnala mise calandisa lkn calendisa ayan shida timaha marsha inda cilan ku qaso

    • @nashaadyuusuf8860
      @nashaadyuusuf8860 9 วันที่ผ่านมา

      Abaayo war iga sii saa wah faida ah maka aragtay timaha timi go ayaa i dhibee 😢

    • @user-bt3gc9od1u
      @user-bt3gc9od1u 9 วันที่ผ่านมา

      @@nashaadyuusuf8860 markan joojiye wabaka timaheyga eber noqden madax xanun ka bixi la alahay allaw I cafi yaa rabi dambe ma ana wax melaha la kenay tijaabi dona

  • @khadarumal3367
    @khadarumal3367 11 หลายเดือนก่อน

    afsomali maxaa lagu dhahaaa tolow