“Ummadda Somaliland xaq ayay u leedahay aqoonsi” Prof Axmed Ismaaciil Samatar

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ต.ค. 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

ความคิดเห็น • 204

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 3 หลายเดือนก่อน +3

    Guuuuuuuul somaliland❤❤❤

    • @warss11
      @warss11 3 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤

  • @youngeelmi1351
    @youngeelmi1351 3 หลายเดือนก่อน +8

    Diin aan diinta Islam ka aheen majirta adeer saas ogoow diimaha kale aad sheegayso waxba kama jiraan ilahay ayaa kitaabka quraanka ku sheegay marka ha aaminin in dhiin kale jira inshalaah

    • @AxmedYaasiin-s9g
      @AxmedYaasiin-s9g 3 หลายเดือนก่อน +1

      Waxay Jirane hays indho tirin balse diinta islamka aya qax ah

  • @WastiOmar
    @WastiOmar 3 หลายเดือนก่อน +9

    Pro hadlkaagu wuu cadaa danta dalka iyo dadka ayaad tilmaantay cidii garanwaydaa ee aqoon iyo caqli aan cadifadaysnayan ku dhagaysataa waa ay kaaga mahad naqaysaa qudbadaadii thnks

    • @AxmedYaasiin-s9g
      @AxmedYaasiin-s9g 3 หลายเดือนก่อน

      Yes hadalkiisu waa uu qodobaysanyahay wu mudanyahay

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis642 3 หลายเดือนก่อน +6

    Prof ha daayaan Heego

  • @Yasir-qn7zo
    @Yasir-qn7zo 3 หลายเดือนก่อน +3

    I understood as a leader talking to his people on the level and encouraging them to do more. Thank you for the clarification sir

  • @seed3966
    @seed3966 3 หลายเดือนก่อน +2

    War habiqin ee hadalkaadii ku adkeeyso hoow oo hoow oo hoow ma jiro waan runtaa 🫵🫵🫵

  • @mudiali719
    @mudiali719 3 หลายเดือนก่อน +1

    Hargeisa iyo video camera Maxa la kala siiyaa???

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 3 หลายเดือนก่อน +3

    Diintayada iyo noloshayadu waa isku mid yaa cilmaani caqlaaniya diin laawe

  • @Mo_Daud.2
    @Mo_Daud.2 3 หลายเดือนก่อน +1

    Pro hadalkaagu waa cadyahay

  • @Qalanbawi
    @Qalanbawi 3 หลายเดือนก่อน +7

    I love pro Walahay from Burco

    • @qurbaawis642
      @qurbaawis642 3 หลายเดือนก่อน

      Maxaad ula jeedaa pro

    • @abdirisakdirie3124
      @abdirisakdirie3124 3 หลายเดือนก่อน


      Runtuu ka hadlay

    • @bilanaxmed3119
      @bilanaxmed3119 3 หลายเดือนก่อน

      Qof kasta qofku jecelhy ayu qiyaamada la so bixi

    • @warss11
      @warss11 3 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤❤

    • @Qalanbawi
      @Qalanbawi 3 หลายเดือนก่อน

      @@bilanaxmed3119 Adna odeygaga

  • @subayrcabdi8054
    @subayrcabdi8054 3 หลายเดือนก่อน +11

    Aqoonyahan sheegte aqoonta aad sheegatay tii Islaamka maaha, cilmaani gaamuray baa tahay ILLAAHAY maamul noogama kaa dhigo.
    From Borama

    • @htfalcon3979
      @htfalcon3979 3 หลายเดือนก่อน +5

      Waxanad aqoon kulahyn ahka hadlin 😂😂😂

    • @subayrcabdi8054
      @subayrcabdi8054 3 หลายเดือนก่อน

      في دهنك مفاهيم القردة والخنازير

    • @dhamme0
      @dhamme0 3 หลายเดือนก่อน +2

      Walagu soo diree yaa kusoo direy malaa itoobiya kuso dirtey😂

    • @xasansuudi4565
      @xasansuudi4565 3 หลายเดือนก่อน +3

      Taas baa lagu dhaqmayaa zxp hadaanad doonayn u guur meeshad ku ogtahay in kitaab la isku dhaqo

    • @art_lto2450
      @art_lto2450 3 หลายเดือนก่อน +3

      Ictirafka rer somaliland wax ciyar ah maHa zxb from 𝐙𝐚𝐲𝐥𝐚𝐜

  • @abdiqanioomaar7285
    @abdiqanioomaar7285 3 หลายเดือนก่อน

    Wadaka.waxa.qabsaday
    Dad.danaysta.yaala.oo.dadka
    Iyo.dalka.Dan.kalahay
    Umadiina.kala.fogeeyay.iyagoo
    Dantoodu.Ku.jirto.dadka
    Soomalilan.inay.kala.irdhoobaann

  • @rahhasan4535
    @rahhasan4535 3 หลายเดือนก่อน +3

    Well done Ader 👍🏻🙌🏻. Hadalkagu wu cada qofki caqli iyo cilmi le fahmaya bes…!!!

  • @abdiqanioomaar7285
    @abdiqanioomaar7285 3 หลายเดือนก่อน

    Gobanimada.waxa.loo.qaatay
    Inay.dadka.wax.barasho.bilaash.helaan.iyo.dhaqtar.caafimaad.iyo.laydh.jaban

  • @alitani5045
    @alitani5045 3 หลายเดือนก่อน

    Prof.samater is a person I respect, but I don't agree but argument somaliland various gov.didnot do enough to get recognition and his repeated criticism of somaliland state o
    For its failure, but the question is, what does the prof.done for somaliland

  • @seed3966
    @seed3966 3 หลายเดือนก่อน +1

    War pro ma sidid aqoonsigii waa tii ladhahay mr samatar baa sida aqoonsigii hoow 😮😮😮

  • @ahmedkhalif3850
    @ahmedkhalif3850 3 หลายเดือนก่อน

    Waa Yaab Mucalim Alif Wax Maleh Iyo Waxbuu Leeyahay Adaa Lagaa Hayaa.
    =Mahadsanidin=

  • @maxmudMaxamud-xt6dc
    @maxmudMaxamud-xt6dc 3 หลายเดือนก่อน

    Waa Beentis Wuxuu Dhihi Lahaa Axmed Ismail Samatar Suu Uyiri Weeye Mana Soonoqa Neeyso Waa Dambi Qaran Oo Qaran Dumis Ah Markisa Hore Lacag Buu Soodontay Manta Lacagtii Ayuu Rabaa

  • @maxmudMaxamud-xt6dc
    @maxmudMaxamud-xt6dc 3 หลายเดือนก่อน

    War Xabsiga Dhiga Jaajuska Ninkii Ku faanay Aqoosi Waxlayiraahdo Majirto Hadalkisa Wuu Cadaa

  • @abdikarimiman658
    @abdikarimiman658 3 หลายเดือนก่อน

    Reer Somalilandoow Aqoonsiga
    Gacantiinuu kujiraa Tusaale
    Doorashadi Golalaha degaanka
    Ee dhacday Hadaa kudari
    Lahaydeen Mida Madaxtooyada
    Ee lala Meereystay Markan Aqoonsiga Wahelilahydeen
    Ama Waa dhawanlahaa
    Dib Unoqoshaa Dhacdaye
    Howshaas Hala Saxo
    Reer Soolilaanoow Talada
    Hala Toosiyo Saaxiibyaal

  • @hodanibrahim1059
    @hodanibrahim1059 3 หลายเดือนก่อน

    Hhhhhhhhhjhhh waa odey muurqamaay maacaleesh toloow imisa lagu ibsadaay prtfeseurka

  • @ashleydasouza3247
    @ashleydasouza3247 3 หลายเดือนก่อน

    Khat from Ethiopian should be stopped asap 350 million dollars to give to Ethiopia has stop!!!!!!!!!!!!!

  • @mariamsaeed7538
    @mariamsaeed7538 3 หลายเดือนก่อน

    Hiil qaran soomaliyeed to citaraaf reer.
    Big Question??????

  • @Haaji397
    @Haaji397 3 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 prof ahmedow alle hadii laangaab tahay isaaqow ilaa gorme maskinta sidaas u galaysan

  • @jurganklopp9755
    @jurganklopp9755 3 หลายเดือนก่อน

    Inaan eedayno maaha profesorka lkn Dadka ka Hadlayaa Ee hadal Haya Hadalka Uu ka Jeediyay Jaamacada Maaha Dad Cilmi iyo Caqliba Leh, Badankood Waxay Hadalkoodu Yhy inay Lee yhn "Somaliland Waa lagu Soo Duulay " 😂 War Cid inagusoo Duushay Ma Jirtee Eedaa ina Loosoo Jeediyay Waxbaa Ka Jiree 😊 aan Qadanoo Wax Ka Badalno Dee

  • @jmohamud8961
    @jmohamud8961 3 หลายเดือนก่อน

    Hodhodho odaygu mar labaad buu dhiiqo galay,Abraham religion ,,waa diintii UAE.

  • @qaniahmed9241
    @qaniahmed9241 3 หลายเดือนก่อน

    Prof. Samatar hadal waa kii hore Aadna hadalkagu wa u Cadaa hadu Jeesjeeski yahay iyo hadu Masaajidadi Aad Kiniisada kala mid dhigtay yahay iyo Caydii qaawanayd e Aad umad dhan kula kacday markaa sidaadi hore ku adkayso Reer Somaliland maha dad Afsomali loo turjumo waxana fiican inaad Maraykan kaagi iskaga noqotid maxaa yeelay URURKAGI Adigaa Sadqeeyay ..

  • @ahmedburhancali
    @ahmedburhancali 3 หลายเดือนก่อน

    Bal kasheke hadan kudhaho kan. Laftirkisu Somali 2012 dorashadu tartamayay markasu hadana qadiyad nogashekenayay war hariyonina idor madaxdan dantoday yaqanan

  • @yuusufbaxaar109
    @yuusufbaxaar109 3 หลายเดือนก่อน

    Axmed siyasadda somaliland wa kufashilmay ee haisaga baxo inta ay gori_gor rahay.

  • @aminaabdi5878
    @aminaabdi5878 3 หลายเดือนก่อน +2

    Uu siyasadaynaya😂

  • @CumarIbrahimCawale-st8ni
    @CumarIbrahimCawale-st8ni 3 หลายเดือนก่อน

    Nin weyn o hadal ka dhacay wa Geed qolofkii ridee, wxba si kale haw dhigin hadaladaad tidhi ,wy ku fahmeen shacabku, wa laguu hanweynaa lkn wxd noqotay Maaaa,maaa,

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 3 หลายเดือนก่อน

    Waar miyuu baqay waa runta usheeg iidoorku runta majecla khiyaaliga bay ka helaan iyo beenta cad ha biqin waa tuug

  • @CumarIbrahimCawale-st8ni
    @CumarIbrahimCawale-st8ni 3 หลายเดือนก่อน

    Profesor ,maad garan manaad fahmin ,shacabku wuu kaa horeeyaa waanu kaa danbeeyaa, sidaa darteed haysMahadin, hadii kale adoo ninwaalan ah ayad ku noqon halkaad ka timid, markaa qunyar qunyar soco,

  • @abdullahabi3362
    @abdullahabi3362 3 หลายเดือนก่อน

    Ahmed ismaaciil samatar miyuu cabanas mar jaamacada newjerashan uu maxaadarada ka jeedinayey.Waayo hadalkiisii goobtaa iyo kan uu maanta ku hadlayaa waa kala nooc wuxuu yidhi professor wixii aad fashayba fashay barasho wanaagsan

  • @muniirno.1youtube24
    @muniirno.1youtube24 3 หลายเดือนก่อน

    😂sidan bu ku sheganaya prof qish bu ku noqdy koly kulaha hadalkyga wala so jar jary😂

  • @ladanelooyan777
    @ladanelooyan777 3 หลายเดือนก่อน

    Hada lafteedu offside ku jiraa odaygu diintiibu ku qaldayaa carabta iyo israil ee ibraahimiyada hayaay war odayga ka joog dhe

  • @maydal6037
    @maydal6037 3 หลายเดือนก่อน

    Axmed Samatar anigu Somaliland ha iska ilaaliso, maxaa yeelay hagardoomo in uu wado oo daacad u ahayn waxbana aan u qabandooni Somaliland ayaa iga dhananta, Odaygani intii uu xooga lahaa somaliland waxba uguma uu filnay, maanta uu waayeelyahay rajayo kama sugayo, waxba ha isa soo sharaxin. Tv ha soo fadhiisan ee sheexarinimad naga la tag .

  • @DeereLabo-tn8ex
    @DeereLabo-tn8ex 3 หลายเดือนก่อน

    NIN KANI WAA NIN AQOONYAHAN AH
    LAAKIIN WAA RUUX MASLAXADIISI MARNA RUN KA SHEEGAYO MARNA BEEN KA SHEEGAYO
    MARKUU YIRI SOOMAALILAND ICTARAAF MA JIRTO WAA RUNTIISI
    WUU OG YAHAY WAX LA YIRAAHDO ICTARAAF INEEYSAN MARNABA JIRIN
    SOOMAALILAND ISAAQ KELIYA KUMA NOOLA
    WAXA MAR KASTABA SHEEGAYAA ICTARAAFKA WAA QOLOOYINKA ISAAQA AH
    BARFASOORKA MARKII LAGU KACAY ISAGOO DANO BADAN UGU XIRAN HARGEEYSA SIDA HANTI U TAALO IYO MASLAHO KALE
    AYUU MAANTANA LEEYAHAY
    SOOMAALILAND XAQ BEEY U LEEYIHIIN IN LA ICTARAAFO
    WAXAA NASIIB XUMO KU DHACDEY DADKA AAD LA HADLEEYSID OO AAD SIDA KUBADA OO KALE KU AQLIGOODI KU CIYAAREEYSID
    MAR INAAD RUNTA U SHEEGTID
    MARKII AY QEELIYAANA LAGU SABSABAYO MAYA ICTARAAF XAQ BAAD U LEEDIHIIN
    I AM SORRY REER SOOMAALILAND
    ANIGA OO AH QORAALKANI KAN QOREY WALAAHI IYO BILASHI WAX LA YIRAAHDO ICTARAAF ILAA QAYAAMAHA HELIMEEYSIIN
    MARKAAN KA SOO TAGO QABIILOOYINKA KALE EE DIIDAN IN LA GO O
    BES WAXAA SABAB CAD AH
    SHIINAHA OO AH 5 SHANTA QUWADOOD EE CODKA VIITOWGA LEH
    BAAD KA CAREESISEEN OO AAD LA SAAXIIBTEEN TAYWAN
    TAASI BAS IDIN KU FILAN INAADAN WELIGIINI DUNIDA ICTARAAF BUUXDA AADAN KA HELEEYN
    HADII XABISHI OO IYADA TEEDI U ILDARAN IDIN ICTARAAFTO OO AY DOONEEYSO IDINKA INEEY IDIN KU BAAHI BAXDO
    SHEEKADAASI WAA
    GAAJO BAA CARAWDEY AAN KUCUNA BAA KA HORTIMID

  • @AbdiSalah87
    @AbdiSalah87 3 หลายเดือนก่อน

    Prof ku waa quus! Wuxuu ka quustay inuu ictiraaf soo socdo. Khayr iyo guul baan baan u rajaynayaa.

  • @somalilandnew
    @somalilandnew 3 หลายเดือนก่อน

    huundan dalka halaga mustafiriyo! hora loo yidhi, markay kuu soo socadan soo dhawee markay kaa sii socdana madaxa ka toogo! doofar abid kii ma dahiro

  • @mychannel-bq1mq
    @mychannel-bq1mq 3 หลายเดือนก่อน

    waar ina ismaciiloow dadka iska qari wax aad ku hadashay maysan jirin cadho iyo ciil baa ku haya aad qarsanaysay oo aad soo bandhigtay uun hear that sow taad lahayd meeyey dadkaad lahayd wa lugo kabriid, mida kale goormay faqiirnimo ceeb noqotay

  • @DjMüllar
    @DjMüllar 3 หลายเดือนก่อน

    Runta reer Qowdhan weyba dhibaa prof Samatar runta ayu sheegey

  • @MukhtarXrir
    @MukhtarXrir 3 หลายเดือนก่อน

    Hagrasho ayaa aad ugamuuQata laba waa mid inuu isleyahay cod heli maysid iyo inuu dalka jeclayiin

  • @muniirno.1youtube24
    @muniirno.1youtube24 3 หลายเดือนก่อน

    Way iska cadahay somaliland ina loso diry marki horena isaga qayb ka aha inay helin somaliland ictiraaf afkisana si jees jeesa ayu u laha prof ictirafkibu sida you kidding me wa sidu hadalka idhi bal adba ila eego si kle u fasir

  • @alihashi2958
    @alihashi2958 3 หลายเดือนก่อน

    Calmaani habowsan waxba ha k sugine
    Kaniisadaa la weyn horey waa loogu qabtay

  • @Gobsame
    @Gobsame 3 หลายเดือนก่อน

    Aqoonsi waxba laga waydiin maayo adiga laakiin wadan kan halgan qadhaadh ayaa loo soo maray afxumo laga yeeli maayo ku xisaab tan

  • @mychannel-bq1mq
    @mychannel-bq1mq 3 หลายเดือนก่อน

    haduu bad kale sii galay kulahaa laba diimood halka uu alle inoo sheegay in diinta qudha ee jirta ay tahay islam, baslse ibrahimiya ayaa la yidhahdaa waa fikir gaaleed waliba yuhuuda ayaa buunbuunisa ibrahimiyada allese quraanka wuxuu ku sheegay in diinta qudha ee alle soo dajiyey ay tahay islaamka

  • @saidhassan2048
    @saidhassan2048 3 หลายเดือนก่อน

    Masha alha abti waa marki labad an ka falceliyo hadlkaga ruunti danta dadka iyo dalka aya kahadashey ruunti waan ku qancey ninki cadifeysan maba buka isaga aye uu tala mahadsanid nolow ilahey bambiga hadhaafo insha alha mardow ada kursiga qaban amin

  • @ibnubacays8063
    @ibnubacays8063 3 หลายเดือนก่อน +3

    Waar odaygan nacaska ah maxa ka waraysanaysaan aqoonsina cidi waydiin maysee marku somalia waxba ka so wayay ayuu somaliland hadal iyo dacayad iyo af xumo la yimi

    • @abdirisakdirie3124
      @abdirisakdirie3124 3 หลายเดือนก่อน

      FUTO xume Marka Runlaguu SHEEGO Caytame

    • @ibnubacays8063
      @ibnubacays8063 3 หลายเดือนก่อน +1

      @@abdirisakdirie3124 anigu ma cayin lkn waxn sheegay inu yahy nin aan caqli badnayn wayo sidu isleyahy aya ah nin aan cuf lahyn afku shalay ku amanayey somaliland ayu imikana wax kaga shegaya kani waa ki la odhan jiray ninka reer habel marku kugu sosocdo daa warbu ku sidaye marku ka sii socdana dil warbuu ka sii sidaaye anu maan odhan lkn waa maah mah fahn adeero

    • @abdirisakdirie3124
      @abdirisakdirie3124 3 หลายเดือนก่อน

      @@ibnubacays8063
      Horta Adeero Raali iga ahow wixii khalad ah, laakiin hadaynu run isu Sheeg no Waa maxay Somali land MA REER baa leh Mise REERO ayaa leh Waxaan Qabaa in reer isaaq ah leeyahay waayo Harti Waqooyi WUU ka Baxay Samaroona MA OGOLA Kolkaa waa MEEL isaaq leeyahay anigu Waxaan oran lahaa intaad Munaafiqiin noqon LAHAYDEEN oo WAXA aad leedihiin iyo wax hoose kala Duwan yihiin iska Cadaysta oo Waxaad Tiraahdaa Dowlada Isaaqa kii NAGU ogolooe Nala joog kii kaloow ka baxa sida Harti waqooyi

    • @dhamme0
      @dhamme0 3 หลายเดือนก่อน

      Real man waakii dadkiisa runta usheegaa, ma waxaa rabtaa in been la isu maaweeliyo😂 fg weligaa wax aanad aqoon ha ka doodin

    • @ibnubacays8063
      @ibnubacays8063 3 หลายเดือนก่อน +1

      @@dhamme0 runtu somaliland u shegayo miyu naftisa u sheego horta ma taqana ninkan somalia ayuu xusbi ka samaytay marku ku gulaysan wayey ayu somaliland yimi hadana xusbi ayuu ka samaytay somaliland marka ninkani waa shaqo tage runtu nooshegayo naftisa horta hawsheego aderro ciyaalbad tahee hanagu so dhisin odaygan shaqo taga ah

  • @Ahmedwali-ji2sf
    @Ahmedwali-ji2sf 3 หลายเดือนก่อน

    Waa munaafaq qaawan/ Yesterday he was traitor and today he is a naked spoiler.

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n 3 หลายเดือนก่อน

    Waxi jiray bad sheegtay marka laga reebo dadkad mijahooda dhuudhuuban ad ku tilamaantay laakin inta kale waa runta waa khayamiin madax du way gabeen dalka inay is caayan oo wax soo baxadana cunaan waa dhab wadalan iyo eex baa tal soomaaliland

  • @sahrasadabdi-pm3jt
    @sahrasadabdi-pm3jt 3 หลายเดือนก่อน

    Waa beentaaa xaq Uma laha oqoonsi, waa jabhad jabhadna dowlad ma niqdo oo iska aamus fuley yahow

  • @guledxarrago419
    @guledxarrago419 3 หลายเดือนก่อน

    reer somaliland riyo ayay ku nool yihiin oo ictiraaf ayay sugayaan way riyoonayaan ninkii lahaa miyaanad ahay adigoo aan waligaa qof maskiina aan waxba tarin

  • @dahir1802
    @dahir1802 3 หลายเดือนก่อน

    War dhulkaagii ba xabashi la siinaya ninoow.malaha ccadi matihide

  • @Boqoldhaan
    @Boqoldhaan 3 หลายเดือนก่อน

    Jaahil aqoonbaad sheeganaysa laakiin aqoon diinita ma lihid marka waad madhantahay sida gaalada

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 3 หลายเดือนก่อน

    Wuxuu u jeedaa masaajidadu ma caawiyaan umada dhibaataysan waliba qurbaha masaajidada waa la isku layaan waayo lacag badan ayaa lagu qaataa

  • @thegreatnormad3424
    @thegreatnormad3424 3 หลายเดือนก่อน

    Aqonsiga waxa donayo waa isaq ee dadka degan Somaliland dhamantod madonayan aqonsi

  • @kamalyusuf6211
    @kamalyusuf6211 3 หลายเดือนก่อน

    Profiser Reer Burcowaye ku suugayn
    Runte laguu naacaye

  • @amoomar2842
    @amoomar2842 3 หลายเดือนก่อน

    Salaad soon iyo sawjad midna laguma oga. Waad madhantahay. Ku noqo kuwii aad ka timid

  • @guledxarrago419
    @guledxarrago419 3 หลายเดือนก่อน

    sawdigii lahaa afka hilaac kuma hadlayo ee waxaan ku hadlayaa af kale kkkkkkk axmed waad fashilantay

  • @mlkcali5058
    @mlkcali5058 3 หลายเดือนก่อน

    shayaadinta umada ee nool waxay ka cadaab badan yahiim shayaadiinta jinka

  • @yussufismael6314
    @yussufismael6314 3 หลายเดือนก่อน

    Markii horuu saxnaa oo xaqiiqda taabtey aqoonsi masosocdo😅

  • @lamandhbbf3639
    @lamandhbbf3639 3 หลายเดือนก่อน

    From Burco, taageerodayda waad haysaa professor

  • @DjamahGaraad
    @DjamahGaraad 3 หลายเดือนก่อน

    Cadawga guudaha mr samater fariid wanu ku fahanay 😂😂

  • @MarshalDaniel-gx7vu
    @MarshalDaniel-gx7vu 3 หลายเดือนก่อน

    jaahilkan qofka wax waydiyaa baaa ka daran kan wa big beeenlow

  • @warss11
    @warss11 3 หลายเดือนก่อน

    Yes ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sahraismail2230
    @sahraismail2230 3 หลายเดือนก่อน

    Allah miiyeey ku diilen eya adeer haadal waa ki hoore 😂😂😂

  • @khadrayoonis9420
    @khadrayoonis9420 3 หลายเดือนก่อน +1

    AQOONSIGU HADDII UU KU XIDHANYAHAY HAL QOF OO DUMAR WAXAY DHASHAY IYO WIXII GUURSADA OO 24 SAC JIIF IYO JOOGVA LAGU DUUBO HA MAQNAADO RABI IDINKII WALIGII YAAN LA HELIN SHEEKO IYO SHAAHID LAMA ARAG NIN NAAGTIISA DABA GESHE OO NAAG NIN QABO KU SHIRTAGA AAN XUKUUMADA KULMIYE KA AHAYN RABI IDIN SOO QABAY

  • @somalilandnew
    @somalilandnew 3 หลายเดือนก่อน

    waxan way ka qayileeen dedna uu washay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @art_lto2450
    @art_lto2450 3 หลายเดือนก่อน +6

    Legend ✌️ 🇩🇯

    • @TewodrosBethlehem
      @TewodrosBethlehem 3 หลายเดือนก่อน

      Djibouti aa lawasaa 😂😂😂

  • @Dhuudomedia
    @Dhuudomedia 3 หลายเดือนก่อน

    Alle ayaa ina lehe wax xun masheegin e runtaa kharaar

  • @NASRI-EEBE
    @NASRI-EEBE 3 หลายเดือนก่อน

    Maxaa la xun marka aanay ku fahamayn cida aad la haralaysaa

  • @cabdiraxmaancabdi-casiis8625
    @cabdiraxmaancabdi-casiis8625 3 หลายเดือนก่อน +1

    Axmaarada iyo iidoorku soo kuwii iswatay maaha?

    • @zubeirwaran-bari8730
      @zubeirwaran-bari8730 3 หลายเดือนก่อน

      Hahaha adeer siyaasadu ma taqaan cirqi. Si fiican😢😢😢

    • @cabdiraxmaancabdi-casiis8625
      @cabdiraxmaancabdi-casiis8625 3 หลายเดือนก่อน

      @@zubeirwaran-bari8730 Asc. Ma'waxaa tahay iidoor daba cayuun, iidoor WAGAASH?

  • @alihashi2958
    @alihashi2958 3 หลายเดือนก่อน

    Dhalinyarow ninkaan ka feejignaAda

  • @SuratMaidah
    @SuratMaidah 3 หลายเดือนก่อน +2

    Cadawga Gudaha (Ahmed Samatar)

    • @lamandhbbf3639
      @lamandhbbf3639 3 หลายเดือนก่อน

      Adigaa cadowga ah, Somaliland ninka wanaag u raba oo runta u sheega ayay u baahantay Prof waa nin dalkiisa kaa jecel

  • @alihashi2958
    @alihashi2958 3 หลายเดือนก่อน

    Aqoonyahan ma tihid
    Wax badan ayaa kaa khaldan

  • @AmirAli-tt1zv
    @AmirAli-tt1zv 3 หลายเดือนก่อน

    Ey ey dhalay oo munaaafaq ah.
    Waynoo tahay.

  • @IbrahimAhmed-kf3lv
    @IbrahimAhmed-kf3lv 3 หลายเดือนก่อน

    Mr. Talkative ,the prayer time is on, go for the prayer please.

  • @abdullahukhalif9801
    @abdullahukhalif9801 3 หลายเดือนก่อน

    Waar odayga haladaaya oo halagadho

  • @husseinomar5942
    @husseinomar5942 3 หลายเดือนก่อน

    He's nothing to clarify for no effort from him has made Somaliland today, for he is a conman and a dispot❤ you from Kenya 🎉

  • @IdirisHussein-xo8vc
    @IdirisHussein-xo8vc 3 หลายเดือนก่อน

    Ayciyay ayaadtahay axmadoo

  • @RobleOmar-v6r
    @RobleOmar-v6r 3 หลายเดือนก่อน

    Saaqid garaca ha, dilo

  • @SaidOsman-ob9ek
    @SaidOsman-ob9ek 3 หลายเดือนก่อน

    Fulay.😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @zubeirwaran-bari8730
    @zubeirwaran-bari8730 3 หลายเดือนก่อน

    Waad ku cod laadahay

  • @RaxmaYusuf-t3n
    @RaxmaYusuf-t3n 3 หลายเดือนก่อน

    Isagu tuu haystaa

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 3 หลายเดือนก่อน

    Abrahamic religion ayaa layiraa muslimka yuhuda iyo galada.
    Culumada ka jawaabi laakiin waxan ognahay in Nabi Ibraahim CS yuhuud I sheegteen gaalana sheegteen laakiin ALLE yiri wuxuu ahaa Muslim xabiib ah.
    Lakin bisaarada iyo musuqa ka jira Hargaysa sax buu ku yahay

  • @cabdiraxmaancabdi-casiis8625
    @cabdiraxmaancabdi-casiis8625 3 หลายเดือนก่อน +1

    Balaah...Balaah....Balaah.... Aqoonsi..... Iidoorow.... Aqoonsi...... iidoorow.... Aqoonsi.....waa riyo.

  • @rashiitchama1705
    @rashiitchama1705 3 หลายเดือนก่อน

    Waa tuug kiishaly lahh somaliland ictiraaf mahelyso wadad gaajonay oo dhuudhuban oofolxun inlaxidho wasaqajaan uraye

  • @AxmedYaasiin-s9g
    @AxmedYaasiin-s9g 3 หลายเดือนก่อน

    Pro axmed samater aad bad u mudantahay inaanu kuu doorano madaxwaynaha somaliland waayo waa waayo arag hadalkiisu waa qodobaysanyahay waana lafahmaya geesi insha allah bulshada reer somaliland dhawaan codkooda way kuu huridonan

  • @CabdallaxaajicusmaanXaaji
    @CabdallaxaajicusmaanXaaji 3 หลายเดือนก่อน

    Hadduu ka sii daray Pro. Samatar, diimuhu waa isku mid oo meel bay ka wada yimaaddeen buu yidhi. Abraham Religion baa la yidhaa buu yidhi. Waxa la wada og yahay in Diinta Ibraahimiya uu keenay oo uu curiyey ninka la yidhaa Donald Trump.

  • @slanddifac5460
    @slanddifac5460 3 หลายเดือนก่อน +4

    Odeygan caafimad ma jiro
    Qurbahu ku waashay afkiisa iyo dhagahisu isma maqlan wali wuu isla quman yahay lakin uurkis wixii ku jirey bu kashifey waa ciil qabe 😮

    • @hodanibrahim1059
      @hodanibrahim1059 3 หลายเดือนก่อน

      HA walee

    • @guriardaawarqabe8913
      @guriardaawarqabe8913 3 หลายเดือนก่อน

      Walaal uurka qofka ilahayba og adigu ma ogid lkn waxa ka maqan waa siyaasi raba inu soo galo miiska dalka looga taliyo marka inu soo qufo dhaliilaha jira xaga arimaha bulshada iyo faqriga xaga dhaqalaha dalka iyo sida lo badbadin karo iyo xaqa aqoonsiga iyo gaabiska ku jira unuu sheego si uu utuso inu isagu waxka qabankaro❤ama waxka badali karo lakin inad tira waa ciil qabe wa qalad haduu yahay ciil qabe waxuu😂ka midnoqon laha dadka raba inay somaliland burburto waliba haduu isagu ku dhawaaqo waxuu helaya taageere xoog badan oo xaga dadkiisa iyo dunidaba ah oo uu dhibato ku😂garsin karo somaliland marka qofku waxanu ahayn haku riixina hana u diidin inu ka hadlo aragtidisa iyo dhaliilaha jira inu sheego ilay qorina ma so qadan jabhadna ma samaysan dadba muu layn marka hadalka ad ledahay ka fiirso

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 3 หลายเดือนก่อน

    Waar ninkan haysku mashquulinina
    Ama weydiiya masaajidka iyo kaniisada kee buu galaa isagu

  • @Awooda57
    @Awooda57 3 หลายเดือนก่อน

    Dood baan ka qabna wariyaha wayo waxn ubahanahay nin adag inuu wareysto sida wariye iLig okale wayo ninkan waxa uu sameyay mahan wax la dhalaysan karo haday dacad idinka ka thy wareysiga anagu wariyahas unba ku qanacna

  • @SaakinSalebaan
    @SaakinSalebaan 3 หลายเดือนก่อน +1

    Calmaan waa bilaa diin iska ilaali walaal

    • @xasansuudi4565
      @xasansuudi4565 3 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂 hadaa ma idinkaa diin haya umadii ba qarax bad ku dhamayseen

  • @isramaxamed4963
    @isramaxamed4963 3 หลายเดือนก่อน

    kow dadkan xanunsan ee bilaa damiirkaa maxa laga wareysanayaa

  • @Saxansaxo11
    @Saxansaxo11 3 หลายเดือนก่อน

    Professor Samatar Waa aqoonyahan Soomaaliyeed oo ah qoraa. Runtuu ka sheegay aqoonsiga Somaliland.

  • @Hawd74.
    @Hawd74. 3 หลายเดือนก่อน

    Jaadka muxuu horey uga hadli waayay mou ka hor hadaan laga dhex hadlayn maxaa maanta keenay

  • @Abdiqadir_Omar
    @Abdiqadir_Omar 3 หลายเดือนก่อน

    Hadalkii hore waad u badheedhay Ahmedow ee ku adkayso waxba marmarsiyo ha samaysane. Somalilandna wax badan ayey qabatay 33 sano ee ina soo dhaafay

  • @DeeqaFarah-vr1kg
    @DeeqaFarah-vr1kg 3 หลายเดือนก่อน

    Prof hego waxay isu taqanaa inay kaligeda wadanka ledayhy waxas gadha hawa dhigina dadka reer somalilnd waa isku dana anigu hadan wadanki jogi lahaa adigaan ku codanlahaa no qabiila only qaranimo

  • @xaroguled3126
    @xaroguled3126 3 หลายเดือนก่อน

    Uraya xun oo cuqdad dishay ayad tahay oo duliya war wa lagu bartay calool xumadaada qudhan xun oo bila dina aya tahay ee waxba diin ha kahadlin khain yahow alle ka fogaday