muringe maxu dawo u yahay kalaya ila arka ????

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • shukri masala

ความคิดเห็น • 137

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 ปีที่แล้ว

    Chia seed iyo caano waxa kale maadan sheegin ma xulbad baa?

  • @aminaahmed2508
    @aminaahmed2508 3 ปีที่แล้ว +5

    Scww habo shugriq qaali iiwaran caafimadkada maasha alah ilaahey haku barakeyo qeer adun iyo aaqiro alaha ku siiyo hawsha aad uhaysid umadda ajar ilaahey haka siiyo aamiin 🤲👍⚘❤

  • @leylaali8424
    @leylaali8424 3 ปีที่แล้ว +1

    Chia seedka maxaa lagu daraa ma fahmin bariis miyaa

  • @idilali2217
    @idilali2217 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc wr wbr
    Shukri qaali waa ku salaamay jizaakalah for every thing.
    Wax yar baan ku sheegi lahaa walaalo chea seed waa miro culus laba qaado hadaad habeenku qasato wey cuslaan marka hal todobaad baa la cunaa oo qaadaba mar lagu darsadaa caanaha ama yogurt. Hadii aad sidaad noo tustey loo cuno calooshuu cusleeyaa.
    Waa miro loogu tala galay in qaadada yar habeenki ama saacado ka hor la qaso oo lagu cuno caano.
    Qaadafa weyn ma fiicna waayo wuu dhibayaa caloosha thank u sister
    a

    • @healthyfoodbeauty4674
      @healthyfoodbeauty4674 3 ปีที่แล้ว

      Idil walal subscribe isaar

    • @sumayazuzu5486
      @sumayazuzu5486 3 ปีที่แล้ว

      Wa sax abayo maalinti oo dhana halqaado aya logu tala galay chia seeds Ka wa sheey aad u culus

  • @abcbc4008
    @abcbc4008 5 หลายเดือนก่อน

    Asc mmaalintii meeqo jeer ayaa lacabaa no sisheeg walaashey

  • @sahraahmed2916
    @sahraahmed2916 3 ปีที่แล้ว +5

    75ayaa dawate 15ayaa like saarte alla somali waxaas maxay ka tahay waba dawanaysaye maad u saartid laga yabee xitaa in aad subscribe u aheen war hooy is cawiya culays mahee

  • @AkhlaaqDumar
    @AkhlaaqDumar 3 ปีที่แล้ว +2

    ماشاءاللہ الله حافظ امی شکر

  • @mariyaxasan6983
    @mariyaxasan6983 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah abayo shukriyey carurta malasinkara cadey isojawab mahadsanid inbadan

    • @iqraacooking6079
      @iqraacooking6079 3 ปีที่แล้ว

      Subscribe ii saar abayo mariya mahadsanid

  • @sahraomar4517
    @sahraomar4517 3 ปีที่แล้ว +2

    Waw mashaa allh hoyo mcn shukri quruxey rabi haku xifdiyo🌹💋💋❤♥️😍😍🥰🥰😘🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹😘😘😘😘🥰🥰🥀🥀❤❤❤💋🥰🥰😘😘🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹💋💋💋❤❤

  • @MOHANHAYBE
    @MOHANHAYBE 3 ปีที่แล้ว

    Muringo waxaa maqlay in qooq laga qaaado gar ahaan raga. Waxa haben dhan ka shekenesay maama Yaasmin

  • @ZahraSalad-rd7sm
    @ZahraSalad-rd7sm 4 หลายเดือนก่อน

    Asc wllo shukriyey tayrood baan leyhy ma cunikraa

  • @umamaxamedofficial8670
    @umamaxamedofficial8670 3 ปีที่แล้ว +6

    Wll wanku barya plz subscribes isaar alle dartiis plz wll alle haka rali noqdee plz codsi wlltinimo ah 🙏🙏

    • @qajo9403
      @qajo9403 3 ปีที่แล้ว +1

      Waan ku saara wllo wlecome

    • @umamaxamedofficial8670
      @umamaxamedofficial8670 3 ปีที่แล้ว +1

      @@qajo9403 wll illahey haka abar mariiyo kheyr allah haku siyo insha allah

    • @qajo9403
      @qajo9403 3 ปีที่แล้ว

      @@umamaxamedofficial8670 no no no it is my pleasure hori u soco ❤❤❤🥰🥰🥰

    • @umamaxamedofficial8670
      @umamaxamedofficial8670 3 ปีที่แล้ว

      @@qajo9403 🥰🥰🥰❤

  • @ayaaannuur6635
    @ayaaannuur6635 3 ปีที่แล้ว +1

    Shurki firijka ma laga drunk kara chia seed oo inta la daboolo caws subaxa ma la cabi kara

  • @hamidaabdi5680
    @hamidaabdi5680 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ilaah ha ku xifdiyo shukran xabiibiti 😍😍😍😍😍

  • @towfiqcookingandbeauty1197
    @towfiqcookingandbeauty1197 3 ปีที่แล้ว +1

    Thanks sida nola qeybsatay

  • @abdilkadirmussaosmanosman4007
    @abdilkadirmussaosmanosman4007 5 หลายเดือนก่อน

    Muringaha wuxuu ka baxaa badda jiimkeeda biyaha badduuna ku nool yagahay wuxuuna ka baxaa xeebaha Puuntland balse dadka ma garanayaan faaiidooyinka dhirtaas.

  • @umurayann5457
    @umurayann5457 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allaah shukri abaayo gogashii soo celi
    Wallahi go’yo aad u fiican ayaad keentay noogu soo celi please xitaa hadaad dadka rabo u dalbi kartid please noodalab anaga illaasadax ayaa nahay iyo dadkale oo ku weydiiyay weyjiraan saan filaayo

  • @anabdahir7402
    @anabdahir7402 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc shukri abayo caloosha fadhida mabixiyaa

  • @umumucaadyare4372
    @umumucaadyare4372 3 ปีที่แล้ว +1

    mash.allah geedkaan xafadeena kabaxaa alx aad ayan waxtarkiisa udareenay markaan joogteena

  • @امحنانامحنان-ح6ل
    @امحنانامحنان-ح6ل ปีที่แล้ว

    Shukran walaashey

  • @harredshidiye5702
    @harredshidiye5702 หลายเดือนก่อน

    Shaha malagu darsam karaa huuno

  • @Amina-uo4ux
    @Amina-uo4ux ปีที่แล้ว

    Asc huno Shugri calosha majilciya

  • @xabiibomaxamed8910
    @xabiibomaxamed8910 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashaallah tabarakalah

    • @iqraacooking6079
      @iqraacooking6079 3 ปีที่แล้ว

      Subscribe igu caawi walal please please

  • @marwomed5378
    @marwomed5378 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allaah tabarakallah

  • @shukriahmed351
    @shukriahmed351 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid habo

    • @iqraacooking6079
      @iqraacooking6079 3 ปีที่แล้ว

      Subscribe igu caawi walashay jazka llahu qayr

  • @xamdimahadhassen8460
    @xamdimahadhassen8460 ปีที่แล้ว

    Mooringaha iisheega magac kale maleeyahay weligay maan maqlin

  • @fartssiman9676
    @fartssiman9676 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah habo mcn allah ha ku barakeeyo gurigu ayuu igu baxaaa

  • @fardawsahassan6958
    @fardawsahassan6958 3 ปีที่แล้ว

    wlloQaali qalbi furan ku sodhawwo channel kayga cusub soboqota fardawsa hasan

  • @najmodeirie1673
    @najmodeirie1673 3 ปีที่แล้ว +1

    Wcs abaayo shukri mahadsanid guriga ayuu iiga baxaa seen u isticmaalaa IGA daba gee

  • @aaminadiy3020
    @aaminadiy3020 3 ปีที่แล้ว +1

    Maansha allah abaayo soo dhawoow wn ku waaynay maalmahaane malafaayinoo lee I am first

    • @iqraacooking6079
      @iqraacooking6079 3 ปีที่แล้ว

      Subscribe igu caawi walal adoo raali ah

  • @madiinocaday4071
    @madiinocaday4071 3 ปีที่แล้ว +1

    Shukri wan ku salamay

  • @sahraahmed2916
    @sahraahmed2916 3 ปีที่แล้ว +1

    Shukri maxamed ali walal qali so dhawow

  • @hikmachannel6791
    @hikmachannel6791 3 ปีที่แล้ว +2

    Wx wllbo hadi la sheego wx mindaawad ah mabw isticmaali karo wxu rabo ha ahaado shaaha xataa hadi qorfe dhago yaro lagu daro xata ma cabi karo allah qofki daawo u tahay daawo ha ugu daro dhirta

  • @ismailaymankuulismo6313
    @ismailaymankuulismo6313 10 หลายเดือนก่อน

    Angus habeenki ayan caba

  • @ifrahcaday9092
    @ifrahcaday9092 3 ปีที่แล้ว +2

    Gurigayga iga baxaa muriin guhu alx 👍

    • @healthyfoodbeauty4674
      @healthyfoodbeauty4674 3 ปีที่แล้ว

      Walal subscribe isaar channel

    • @rrmltramla9937
      @rrmltramla9937 3 ปีที่แล้ว +1

      Ifrah caday sido kale aniga hiita lkiin majaceli

    • @ifrahcaday9092
      @ifrahcaday9092 3 ปีที่แล้ว

      @@rrmltramla9937 Sido kale wl urkiisa idhiba

  • @sacdiyocabaas2162
    @sacdiyocabaas2162 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Habo qali keep going

  • @asmaomer5311
    @asmaomer5311 2 ปีที่แล้ว

    Masha'allah

  • @farhiaali5107
    @farhiaali5107 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha alaah abaayo

  • @ayaansaciid8752
    @ayaansaciid8752 3 ปีที่แล้ว +1

    Moringa waa lay faanshay bal aan cabo dhiig kar baa leygu sheegay waad mahadsan tahay shukri

  • @Osfax
    @Osfax 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh guriga ayoba iga baxaya wa ina bilano

  • @JamacDirow
    @JamacDirow 4 หลายเดือนก่อน

    Xameti aya leyga baxshe ma cabikara

  • @axsanosman7292
    @axsanosman7292 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc walaalo3 ma xabatusowde baa

  • @fardawsataher7170
    @fardawsataher7170 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa guul hanbalyo

  • @AmranCarabJaleeye
    @AmranCarabJaleeye 4 หลายเดือนก่อน

    Hooya nuujinee kawaran

  • @ifraaxifka9164
    @ifraaxifka9164 3 ปีที่แล้ว +1

    Msh alaah habo mcn

  • @maryamahmed8309
    @maryamahmed8309 3 ปีที่แล้ว

    Indhaweed xageeka dhacday

  • @aliayamaxamed225
    @aliayamaxamed225 3 ปีที่แล้ว +1

    Wcs abaayo shukri

  • @ismailaymankuulismo6313
    @ismailaymankuulismo6313 10 หลายเดือนก่อน

    Angus habeenkii ayan cabaa

    • @umuislaax7736
      @umuislaax7736 10 หลายเดือนก่อน

      Hurdada ka waran ma seexataa marka cabto

  • @axsanosman7292
    @axsanosman7292 3 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo soomaaliya miyaa laga helaa

  • @luqmanyare9543
    @luqmanyare9543 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansho alah

  • @umuislaax7736
    @umuislaax7736 10 หลายเดือนก่อน

    Aniga ayu hurdada iga qaadey. Subixi. Lee caba. Galabki ha isku cabina

  • @queenAniso-x7s
    @queenAniso-x7s 7 หลายเดือนก่อน

    magac somali lagu dhaho ii sheeg

    • @saynabsadaq914
      @saynabsadaq914 3 หลายเดือนก่อน

      moringe baa loo yaqanaa magac kle malahan hdaa cayilan tahay waad ku caatoosa

  • @hiboabdimohamed7932
    @hiboabdimohamed7932 3 ปีที่แล้ว +1

    Thyroid dawo ma u yahay walal

  • @sucaadcali2575
    @sucaadcali2575 3 ปีที่แล้ว +1

    Maansha Allah wllo

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 3 ปีที่แล้ว +1

    Manshallah 😍

    • @iqraacooking6079
      @iqraacooking6079 3 ปีที่แล้ว

      Subscribe igu caawi walal adoo raali ah

  • @zeinabtagaan9350
    @zeinabtagaan9350 3 ปีที่แล้ว +1

    ManshaAllah

  • @Shaafka
    @Shaafka 3 ปีที่แล้ว +2

    Baamiye cabitaan kasoosameey

  • @shukrimahamed9646
    @shukrimahamed9646 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashalah jazaka lah qer

  • @asmaabdullahiahmed9565
    @asmaabdullahiahmed9565 3 ปีที่แล้ว +1

    meeqa mar ayaan cabayaa malinti

    • @iqraacooking6079
      @iqraacooking6079 3 ปีที่แล้ว

      Subscribe igu caawi walashay Asma Cabdulaahi

  • @HiraabeCali
    @HiraabeCali ปีที่แล้ว

    Xage kuyaala dukankagu aan kaa dukameysane

  • @nawalhersi4983
    @nawalhersi4983 5 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @yasmincookingchannel8789
    @yasmincookingchannel8789 3 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllaah 🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷

  • @abdelrazakabdllah-sg1we
    @abdelrazakabdllah-sg1we ปีที่แล้ว

    Xageer ku yaalasn

  • @sitiinsagal8222
    @sitiinsagal8222 3 ปีที่แล้ว

    Asc walale lanbarkaga ii soo qor

  • @ismahanibrahin1470
    @ismahanibrahin1470 3 ปีที่แล้ว

    Abaayo Muriing af somaali maxaa lagu dhahaa

    • @healthyfoodbeauty4674
      @healthyfoodbeauty4674 3 ปีที่แล้ว

      Walal subscribe isaar channel channel

    • @nadashukri4499
      @nadashukri4499 3 ปีที่แล้ว

      Waxa ladhaha mawe somalida dhulkooda aad ayu ugabaxa

  • @CilmicabdulahiDaahir-rc1tu
    @CilmicabdulahiDaahir-rc1tu 11 หลายเดือนก่อน

    Xagee kaclnaa

  • @AniisaBaashe-w8i
    @AniisaBaashe-w8i 9 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @healthyfoodbeauty4674
    @healthyfoodbeauty4674 3 ปีที่แล้ว

    Walal subscribe isaar channel channel walal

  • @Basrabilan462
    @Basrabilan462 2 ปีที่แล้ว

    asc abayo shugran

  • @umumushtaqhassan9671
    @umumushtaqhassan9671 3 ปีที่แล้ว

    Daktar matahay nagaamus

  • @sharafabdirizak4122
    @sharafabdirizak4122 3 ปีที่แล้ว +1

    Abayo mcn lambarkaga ayan ubahnahay ama iso wac 0717339231

  • @suhaybaahmed4459
    @suhaybaahmed4459 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @zahraahmed9702
    @zahraahmed9702 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allah

  • @ikranmohamedamin902
    @ikranmohamedamin902 3 ปีที่แล้ว

    Mash Allah