“Aniga ayaa go’aansaday in aan Iscasilo..” Wasiir ku Xigeen Naasir Caydiid

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ต.ค. 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

ความคิดเห็น • 47

  • @Axmed-h2h
    @Axmed-h2h ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Siyaasada hada joogtaa ee aan ku salaysnayn diin iyo cadaalad waxaadku arkaysaa qofkii oo kolbanmeel tagaya oo dhanaanis u doonanaya waayo?waa danaysi.

  • @rayalefifty3069
    @rayalefifty3069 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hadiiba ay wasiiradii marayso meeshaa walee warbaa yaala

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Subxanalah adeer naga xishoo wad iscebaysaye xasbunalahu wanicmal wakiil

  • @cabdixuseen1839
    @cabdixuseen1839 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Muse ayaaa soo noqonaya reerkiinana waad raacday waanu ku fahanay doqonta habar awal oodhan ee wadani ku jira way soo noqonayan muse ayaana soo noqonaya bal halkaad ku danbaysan ayaa la eeegi ceebtiina ayaa cirka gaadhi doonta waayo waxaana soo socotay xiliga uu idin badalayo muuse waayo waxba maydaan tarayn manaydan muuqan dadku muse ku khasaaray ayad ka mid ahaydeen

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Muuse Biixi ilahay baa u hiilin inshalah

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Wuu ku balan furay Muuse Biixi.
    Muxuu horay iskugu casili waaayay.
    Hadu Muse Biixi ladoorto musow igu celi xilkaygiiii

  • @SuadKab
    @SuadKab 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Alaa ciilwayna walee shacabkaa qaranka u hiilin nimankii wasiirada aha e e ku soo ceeshay ku guulaysanmayo ciro insha allah

  • @YudufAl
    @YudufAl ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Wali kan qof igala liita ma arag! Musharraxa xisbigayga u codayn maayo ? Waxase aan u codayn xisbiga!!! Disgraceful. You should be thankful and grateful and appreciate your president who selected you to be his minister.

  • @maxamedcabdi60
    @maxamedcabdi60 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    😂😂😂ragii aan xafadooda ama reerkooga hal cod kakeeni karin ha.iskatago ayuu yidhi m.weyne muuse biixi kanina waa laangaab aan 4qof keeni karin adeer cirona wasiir kuxigeen kusiin maye naftaada hafaraada kadaa yusraay

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    RAG BADAN OO XUKUMADA MUUSE BIIXI KAMIDA AYAA HUWANA OO IS CASILI DOONA

  • @haniabdi2025
    @haniabdi2025 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Sheekadii Xirsi ayaa bilaabatey iscasilaa kkkkk

  • @drmustafamohamed1885
    @drmustafamohamed1885 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waddani marka horeba waxay ahayd kulmiye falliidhmay. Naasir Caydiid waxba kagama duwana kuwii hore ee kulmiye waddaniga ahaa

  • @Khadar-h8b
    @Khadar-h8b 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guuul mw clraxmaan ciro❤❤

  • @Mudka-j1b
    @Mudka-j1b 44 นาทีที่ผ่านมา

    Markaad ka dharagtay baa ka danbana duunaysaa inaad la cunto😅😅😅😅😅

  • @AbdiIbrahim-i2o
    @AbdiIbrahim-i2o 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Dee mxd tareysayba awoow

  • @ahmedusman6652
    @ahmedusman6652 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xiligan Gunta ayaa is casisha waayo xiligan kalxamaha hadey gaadho waxba lama aqbalo ka ay u tagayaana waxba ka dhigi maayo waayo wuu og yahay in xiliga xun uu kaa tagayo

  • @MohamedBile-l6t
    @MohamedBile-l6t 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ciro ma oga Mus danbedada dad ka u muuse magacabay xilal kodu ka dhamaday sida Muuse iyo wasiradisa Gudomiyaha Maxkamada Gudomiyaha Xer ilalinta iyo Gudomiyaha gobolada ma sheqaynayso awododi Faroton ay dad ka ka Masula

  • @abdilahiyusufyusuf3395
    @abdilahiyusufyusuf3395 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Naasir day muuse ka carar wuu sii dhimanaya waa mujrim ilaahay ka go,ay oo axmaar ah

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Murjin ilaahay iyo ummadiisaba ka go’ay wa Cirro oo budhcadii argagixisadii gurigiisa ka diary ee saaray gacanlibaax ciidankay laayeen madaxa maydkoodii iskaga taagay. Murjim ilaahay ka go’ay waa Cirro oo soo mukhalasay lacagtii ciidanka jiida hore isgaadhsiinta ka gooyay

    • @abdilahiyusufyusuf3395
      @abdilahiyusufyusuf3395 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@jamaadnuura10 cabaadka yaraysta inta idiin hadhay ee muuse laga xukumayo hadaanu etopia u baxasn axmaarku

    • @faclon.
      @faclon. 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      hooyadaa amxaar wasye adigu qadaad weyn ka ahow waxaaas

  • @KhalidFarhan-m5y
    @KhalidFarhan-m5y 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ninku maalinba halkuu bariiskiisu ku jiro inuu yaqaan ayuunbuu inoo sheegay wax sidaa u buuran ma uu sheegin

    • @faclon.
      @faclon. 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      kaligii maahin waa nimanka ku shaxaaya garoonka siyaasada ayaa maalinba hudheel ka cuna

  • @DR.EidHAwrliqe
    @DR.EidHAwrliqe 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    KKKKK ANAGUNA WAXAANU KULEENAHAY WAXAAD TARAYSAA YAA SXB EE DHADHAMO RAAC IYO DHUUNI QAATE KULMIYE MA DHEX JOOGI KARAAN EE KA DHANAANSO CIRRO

  • @Anissa01-m3g
    @Anissa01-m3g 16 นาทีที่ผ่านมา

    Kan wa lagu yaqaan sii orodka iyo so orodka wa haamaan inti hunguriga marwalba xiilka uyaqaan 🤑🤑🤑🤑

  • @Hodan-l5m
    @Hodan-l5m ชั่วโมงที่ผ่านมา

    GAGO LAGA HAYAAMAY .

  • @Abdi123-w2x
    @Abdi123-w2x 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Good job. mundane wasiir thanks

  • @MABDI-nj4pz
    @MABDI-nj4pz 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    HAYAAY QUDHMIYE LAGA YAAC
    WASIIRADIISII BAA KA QAXAY
    KA YAACAAY ORGOMAHA
    DOWN QUDHMIYE FAQASH
    DOWN HEEGO
    GUUL XISBIGA REJADA SHACABKA SOMALILAND GUUL MADAXWEYNE CIRRO

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guul JSL somaliland loo jooiin maayo rag badan ayay shaandhadu Reebasaa

  • @RASHID-hs9zd
    @RASHID-hs9zd 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Geesi goaan saxa qaatay marked dagaya waa laga booda you jumped a sinking ship with crazy man on the Wheel

  • @YudufAl
    @YudufAl ชั่วโมงที่ผ่านมา

    I hope and bi idnillah Muse will be getting relected

  • @mukhtaarali2453
    @mukhtaarali2453 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa yeelkada !!!!???

  • @hamsirr6551
    @hamsirr6551 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Lacagtii camping loo dhiibi waayey

  • @hamsirr6551
    @hamsirr6551 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Looolz abdinasir nin fiican oo abaal yaqaana ayaan u haystay laakin waaka maanta waashay. Dalkuna waxba kuma noqdo wataa gulity inaad tahay kaa m uuqato😊

    • @AbdirahimYaqub
      @AbdirahimYaqub 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waddani gull ❤

    • @hamsirr6551
      @hamsirr6551 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@AbdirahimYaqub riyo wa nifaqq
      Rag waxaas ku jabaya ma nihin

  • @warfaaden6369
    @warfaaden6369 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Reerkiina ayaad raacday 😂

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qurmiye waa dooni quus ah

  • @Ahm3dGahayr
    @Ahm3dGahayr 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxa taraysa yara eeshaqadu cid mawayayso adana waxa taraysa yara huwan dhuniracabtay

  • @Hamse-Ahmed10
    @Hamse-Ahmed10 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wlhy nin rageed ayay caawa kulmiye lumisey

  • @Calimaxamad-k6u
    @Calimaxamad-k6u 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nin raged aqonyahan

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Xisbiga wadani Huwanta iyo ixtisaam shaadh reer loo xidhay waan u jeednaa,

    • @Jibriil595
      @Jibriil595 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Adiguna maxaatahay.