"Hal waxaan leeyey madaxwayne Muuse labana" Abwaan Yuusuf Shaacir oo ka hadlay Doorashooyinka.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

ความคิดเห็น • 36

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha Allah, Alle ha ku barakeeyo

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waa Caynkaa Abwaan Mahadsanid

  • @AyaanCisman-s7c
    @AyaanCisman-s7c 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Ilahayow kii khayr ku jiro no door khayrna nogu dhame

  • @ZamzamIsmacil-i2s
    @ZamzamIsmacil-i2s 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Manshaalla allow notorious madoran harness

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mansha Allah waa talo kasoo fuli lahayd talo qabeen illaah Taladaa Yuusuf Shaacir kuwii Uu garan siiyo Oo fahma ha naga yeelo Aamiin Aamin 🤲🤲🤲✅🙏✅🙏✅🙏✅🙏✅

  • @rahmacabdilaahi1330
    @rahmacabdilaahi1330 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maansha alllaah waano dardaara wayn allah inagu afoco hanala qaato allana halagagabaqo

  • @Ahmed_Rainfall.10
    @Ahmed_Rainfall.10 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qofka yidhaahda natiijada halagu qanco, waa qof og in laxadi oo laboobi doono natiijada🙏

  • @HusniMubarak-t3k
    @HusniMubarak-t3k 49 นาทีที่ผ่านมา

    Mmtv waxaan leyahay intii yarad red TV yada kale dheeraydeen we kahadka Sarina iyo doolarka ee d dawlada iyo umada uga a active in at seen red food yar iyo lava gurka yar aad kusamaynaseen xagay Ku danbay say

  • @sabahhussein3184
    @sabahhussein3184 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cawliga saliimka ahi waa kaa waar qaata waanada oo Ilaahey barya Maanshallah

  • @CabdixakiinMilo-xz2je
    @CabdixakiinMilo-xz2je 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa runtiiz abwanku

  • @abdihussein9554
    @abdihussein9554 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kheyr Eebe ha ku siiyo. Talo fiican ayaad tidhi.

  • @CisiMaxamuud-v3c
    @CisiMaxamuud-v3c 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Bulshada waxaan odhan lahaa codkiina siiya nin lexjeclo dalka ka hayso

    • @hamdaelmi
      @hamdaelmi 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Wa Muuse biixi

    • @rahmaabdirahman1670
      @rahmaabdirahman1670 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Cid dalka lexejeclo ka leh o siyasiyo Somaliland manta joga ma jiro tuug io beenle raba inu umada dhoco ama dhibateyo unba joga wll

    • @HassanBasri725
      @HassanBasri725 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ​@@hamdaelmiyaa kugu yidhi muuse ma kii 7 sano na waalay 😂😂😂😂😂

  • @ducoqabe-z3b
    @ducoqabe-z3b 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Tolow sidee ayaan reer kulmiye uga dhaadhicinaa, iyaga waxa ka goan gar iyo gardaraba siday u sii joogi lahaayeen, lkn dalka uma tudhayaan iyo maatidaa ku dhaqan.😢🤔🤔

  • @MaxamedXasan-bw3wl
    @MaxamedXasan-bw3wl 39 นาทีที่ผ่านมา

    Anigu warkaaga madhagaysanayo waayo waxaad raacday xagjirkii

  • @Miraale199
    @Miraale199 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somaliland inta aan codaynaynin ayaa aad u badan. markaa umadan codaynaysa waxa aanu ka codsanaynaa in aanay dhib noogu darin dhibkan aad hadaba nagu haysaan.

  • @CisiMaxamuud-v3c
    @CisiMaxamuud-v3c 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Run baad sheegty

  • @cawlfaraarecawlfaraare4190
    @cawlfaraarecawlfaraare4190 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kani Islamabad yaabo waar umada munaafaqada dadka kala fadhiiso

  • @ahmedabdi5805
    @ahmedabdi5805 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hadal dhaxalgal ah hadii wax lagu qaadanayo

  • @AbdilaahiSidiq
    @AbdilaahiSidiq 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa talo wanaagsan ninkii waaya ee laga helaa dee halkaas haka baxo anagu buuq ma rabnee nabad baanh meeshan ku haysanaa taasna xisbi iyo rag is colaadinayaa toona nagaga ciyaari maayaan

  • @osmanahmed7832
    @osmanahmed7832 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Haddii nasiibku ku reebo! Nasiibku muxuu yahay? Haddii Ilaaahay ku reebo dheh

  • @maxamedxuseen4049
    @maxamedxuseen4049 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hadalku laba maaha indr waad dhameysay! Saxanoow villada soo dhaaf.

  • @GUUL-t2m
    @GUUL-t2m 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Talo waayeel. Dhegihii weelsan ayaa weeleeya.

  • @buraale134
    @buraale134 19 นาทีที่ผ่านมา

    Rag cadalad waya sidi cawsha kala yaac.

  • @NajaxWarfaa
    @NajaxWarfaa 53 นาทีที่ผ่านมา

    Oadgii aanu mehsa Sare sarney ee isku kaajay ee moody in xamr wax ku segen

  • @AhmedMuhumed-lr3eb
    @AhmedMuhumed-lr3eb 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    waxkast haday dhacaan yeelimayno muuse biiixi inuu soo laabto

    • @maxamedxuseen4049
      @maxamedxuseen4049 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Lii dhangada markaa.

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Isu boge badh maqan. toban waji Iyo toban shaadhle
    Xaaraantii madaxtooyadii suulcawro iyo jokar xumba wayne caaglayaashii ku mamay weeyaan
    Isaga
    Muniir aabihii ka faane
    Bushaaro iyo qaar kaloo badan

    • @hassanhussein272
      @hassanhussein272 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Jamaad huuro ama dhuus ama bakhyahay walaahi wadani iyo habaryoonis baynu ku daba faylaynaa ibnu sinad baad tahay ninkaas aan cidna raacin baad iska eedaynaysaa siil dirxi ley no more heego no more jeegaan no more marya alool no more abaarso school kkkkkk cabdi maalik muuse coldoon baanu wasiirka cadaalada ka dhigaynaa si uu mukhbaarada sahra halgan u xidho

  • @Abdiqadir_Omar
    @Abdiqadir_Omar 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Yuusuf kalkata waxaad ka mid tahay kuwa hagardaamada ku haya Jamhuuriyadda Somaliland ee ku xidhan dawlada fashilantay ee Muqdisho. Adigu horta noqo muwaadin dhab ah oo dalkiisa iyo dadkiisa Somaliland jecel oo aan Top up lagu shuban karin marka hore Mr Kalkata

    • @hassanhussein272
      @hassanhussein272 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Ey baad tahay qofbaad iska eedaynaysaa makhnuud yahaw

    • @Qaadiro508
      @Qaadiro508 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      nabad gali abwaanka jaahil baate