Wararkii u dambeeeyey ee Doorashadda Somaliland.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

ความคิดเห็น • 36

  • @xaajimasaleh8837
    @xaajimasaleh8837 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Ku biyo cab madaxweyne muuse biixi iyo kulmiye wey guuleysanayaan Insha Allah shicibka somaliland oo dhan ayaa taageersan adiga ilig ah iyo wadani iyo 4ta la socotaba waxba kama badali kartaan madaxweyne muuse biixi iyo kulmiye iyo somaliland oo dhan guul forever cadowgeena gudaha iyo dibada guuldaro rabaani ah Insha Allah Allaahumaa Aamiin❤🎉

  • @NimcoHassandhere
    @NimcoHassandhere 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +9

    Kulmiye taageerayaasheeda iyo madaxdeedaba akhlaaq baa lagu yaqaan lkn taageerayaasha wadani iyo madaxdeeduba waxba ma xeeriyaan bal ee inta dalka neceb isku uruursata muhiimadu waa in la helo madaxweyne aan dalkiisa gorgortan ka geli karin

  • @munirkh
    @munirkh ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Viva xisbiga Kulmiye iyo mujaahidiinta Kaahin iyo Biixi 💪🏾👍🏾💪🏾👍🏾💪🏾👍🏾💪🏾😊

  • @Degankhadar778
    @Degankhadar778 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Nabad alle hanogu dhammeeyo dorashada
    Insha allah guuul kulmiye

  • @shan-maalsomali8533
    @shan-maalsomali8533 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    I wish kulmiye will win the election and president mise will get five years of new term insha Allah

    • @LeergaH-ls1zf
      @LeergaH-ls1zf ชั่วโมงที่ผ่านมา

      KULMIYE WUU KU DAAYAY KU SEEXDA

  • @sahradhoolchannel8657
    @sahradhoolchannel8657 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Viiiva rajada shacabka insha allaah wadani ❤

  • @SayidCabdi-qn1wx
    @SayidCabdi-qn1wx 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    War wariyaashii cid usoo gasha oo ay war ka qaadaan mayay waayeen waa yaare 😂😂

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Wadani waa Is Dal Dal Doon maaha is bedel doon. Ma Ciro, Gud Cur gude, Galaal, Inadool, Shabeel, Cali Guray iyo Ismaaciil Faqash baa Is bedel dadka Somaliland u keenay??? Maya ee waa Is Del Del Doon. Xadhigii Sadaam Xuseen lagu Dal Dalay ayaa Sugaya Somaliland way Burburiyeen ee waanu la Bur burinaynaa. Somaliland lama doonayo saw maaha. Waa ninka la Dal Dalo.

    • @xaajimasaleh8837
      @xaajimasaleh8837 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Waa runtaa waa daalimiin faqashta la socda bulshaduna wey ka dharagsan tahay mana soo baxayo Insha Allah

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Kulmiye wadadi udub buu qaaday inkastuu xisbi ahaan soo baxayo laakin wuxu noqonaya xisbi mucaarid dabadeedna khadka ayuu ka bixi donaa, Cirro waa madaxweynaha dooran 100%

    • @xaajimasaleh8837
      @xaajimasaleh8837 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Qabyo ninkii bilaabey ayaa dhameystira madaxweyne muuse biixi iyo kulmiye, horseed iyo hilaac baa soo bixi doona Insha Allah Allaahumaa Aamiin❤🎉

  • @Sucaadibrahimcali
    @Sucaadibrahimcali 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Guul wadani ❤

  • @khadrayoonis9420
    @khadrayoonis9420 56 นาทีที่ผ่านมา

    WAXAA MADBUUC AH IN QOF NOOL OO KU JIRA NOLOL MALIMEEDKIISA LA XIDHO OO LAYSKA DAABACDO

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Feysal cali waraabe murashax waligii ma noqon, 2017 Biixi iyo cirro ayaa tartamay

  • @rashaabdallah7400
    @rashaabdallah7400 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hadii kulmiye soo nnoqdo huwantu iyagaa isu soo urya oo kala yaacaya faqsha ilaa faqsha ciidanlaaue

  • @rashaabdallah7400
    @rashaabdallah7400 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maanta maxaa la waraysanyaa wiilkii faramaajo ma dheeta waqtiga lagu fahaa huwantii faramaajo

  • @khadrayoonis9420
    @khadrayoonis9420 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    TOLOW YAA SALAANTA NAGA XIDHAY WALLAAHI ANIGA LABO CASHO BARTAA AYAAN KA DAKHRANA XATAA WAA IN LA BAADHA WAXAA SUJUUDA NAGA XIDHAY

  • @IsxaaqHassan-z9c
    @IsxaaqHassan-z9c 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    wasiirka wasarka warafaafinta somalilnd ee dawalaadda ciiro insha all

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Illig waataad wacad u marteen Wadani ood isku cadawga gudaha tihiin iyo fahad yaasiin kaad u shaqayso ku ekaw. Canada so Somalia kuma geyn basaas uraya xagaana warkaaga wa la hayaa meel aad iska dhiibi kartaa ma jirto kolka Insha Allah Muuse soo noqdo.

  • @rashaabdallah7400
    @rashaabdallah7400 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Af qadhuune tuuga huwanta ugu wsyn ha sugi waayin caymo bafsn iska daasha daashood Huwaneey isa soo diyaari ina fahaf yaasiiniyo faramaajo waanu ku dhegsysan huwaneey

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kkkkkkkkk kuwii loogu talagalay in wax loo sheego ayaa dad ka wax I sheegaya,miyaa la waayey ragii wax u sheegi jirey,mise wuxu ku dayanaya Aqoon yahan Xuuto.

  • @mohamedhassanhoussein8627
    @mohamedhassanhoussein8627 51 นาทีที่ผ่านมา

    Waar shame of you uskag ilig isaga iyo mm makanaa wax faalaynaya waa catoosh oo kale

  • @Sucaadibrahimcali
    @Sucaadibrahimcali 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Ha dhaco muse😂😂

    • @IfraxAbdi-hk5nr
      @IfraxAbdi-hk5nr ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Ha dhaco ciro

    • @xaajimasaleh8837
      @xaajimasaleh8837 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      @sucaadibraahimcali
      Madaxweyne muuse biixi iyo kulmiye waxuu kaga oohiyey xasan sheeq iyo qadaadweyn oo dhan iyo jabuuti waa kaa xasan sheeq marba dal u duulaya oo raadsanaya wax somaliland la dagaalama wuuna waayey madaxweyne muuse biixi wuxuu wareeriso ku xidhey caalamkii oo dhan heshiiska itoobiya iyo somaliland waxaa lagu turjumey 198 luuqadood warbaahinta caalamka ayaana laga sii daayey magacii iyo milgihii somaliland oo dhan dhowaana waa la saxiixayaa oo aqoonsi buuxa ah xaasidnimada iska daa reernimo yaaney ku qaadine waxaad eegtaa vidiyowga laga duubey madaxweyne muuse biixi oo ordaya iyo cirro oo labada nin ee sacad muuse laabsaalax iyo booq ay kicinayaan waataa idaacadaha afka somaliga ku hadla iyo warbaahinta caalamku ay soo qaateen lagana daawanayo madaxweyne muuse biixi iyo kulmiye, horseed iyo hilaac iyo somaliland oo dhan guul forever Insha Allah Allaahumaa Aamiin cadowga gudaha iyo dibada guuldaro rabaani ah Insha Allah Allaahumaa Aamiin❤🎉

    • @xaajimasaleh8837
      @xaajimasaleh8837 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      ​@@IfraxAbdi-hk5nrha dhaco cirro iyo wadani iyo 4ta la socotaba madaxweyne muuse biixi guul forever insha Allah Allaahumaa Aamiin❤🎉

    • @IfraxAbdi-hk5nr
      @IfraxAbdi-hk5nr ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Insha allaah kulmiye guul

  • @axmedqaalib1065
    @axmedqaalib1065 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Madaxwayne muuse biixi waa latijaabiyay wakhtigiisina waa dhamaystay, dr c raxman ciro isna waa, latijaabinaya taa hadal kama taagna.

    • @xaajimasaleh8837
      @xaajimasaleh8837 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Adiga iyo 4ta la socota ayey kula tahay qabyo ninkii bilaabey ayaa dhameystira ❤🎉

  • @ahmedabdirahman6545
    @ahmedabdirahman6545 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    alle inaguma soo celiyo waayo kuwa commentka qoraya uun ka eega waxay cay dal dalayaan waar lumiye waa lumiye uun wadanka halaga badbaadiyo halaga codeeyo sidii laysu dhaafin lahaa kaligii taliyha afka taaaga ee dadka cabudhin iyo hanjabaad doonaya inuu ku maaamulo

    • @xaajimasaleh8837
      @xaajimasaleh8837 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Commentiga si fiican umaad aqriyine runta ka sheeg madaxweyne muuse biixi iyo kulmiye awooda Allah ayey ku yimaadeen hadana way ku iman Idam Allah somaliland oo dhan baa wadata cadow kasta meel uu jooga waxba ka qaadi maayo bal soo dhaveyso idaacadaha caalamka horumarka uu gaadhsiiyey inta qeylineysa waa tuugtii cuni jirtey hantida ummada

  • @Elmibarkadleh
    @Elmibarkadleh 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qulmiye😂😂😂iyo.dadkiisu😅hadhintaan😅marad😅fogaadaybaahaya😅😅😅😅😅😅

    • @xaajimasaleh8837
      @xaajimasaleh8837 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Afkaaga ku dhiman maayaan marka waqtigoodu yimaado ayey dhimanayaan adiga haka hor marin hadal waxba ma taree madaxweyne muuse biixi iyo taageerayaasha kulmiye guul forever insha Allah cadowgoodana guuldaro rabaani ah insha Allah❤🎉