Yamantii oo Somalida Cadan Tariikhdoda xaaqiraysaa..!! 😳✋🏽🇸🇴💯

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 83

  • @hanafmohammed709
    @hanafmohammed709 21 วันที่ผ่านมา

    ASC abaayo ALLAH HA NOO KA XAFIDO AMIIN. Waxaa yaalo badan ayaa ka bararanaa oo aan waxnaba aan aqoon hore aana u laheen. ALLAH HA XASANAAT BADAN IYO CILMI NAAFAC KUGU ZAIDIYO AMIIN INSHA ALLAH

  • @burhanhassan524
    @burhanhassan524 24 วันที่ผ่านมา +3

    gulayso abaayo waxaad tahay gabar gesiyad ah oo aad u difacaysa dalkeda iyo dadkedaba guul iyo gobonimo
    somaliya hanolato hana gulaysato
    ❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴

    • @idrisraage5134
      @idrisraage5134 22 วันที่ผ่านมา

      Carabtaan dhib iyagaba uma yara yahudey dabada u leefaan ALLAH ku diray inagana xuriyadeyni iyagaa gacanta no taagay wana cayna carabaan isku dhajina iyagaaba nala yaaban yahuda yibir wa Somali wana yahud carab fir iyo farac lama nihine qoorta u dheereya iskana dheereeya., yahuda saxda ah waa madoow kuwaan wa euro is dhac ayaa aduunka ka socda taariqdada Google xita waala qariyay.😊

  • @Abuu_Naaila
    @Abuu_Naaila 24 วันที่ผ่านมา +5

    Waa Dqon nimo qofkii idiin faa iideynaayay Dadkii aad Bala moodeen ineysan Taariikh ba lahayn in aad kafaa iideesan weydaan..

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk 23 วันที่ผ่านมา +2

    Waa runta Hanan walal mhdsnd

  • @niyaaladem
    @niyaaladem 24 วันที่ผ่านมา +6

    Carabi waa cadoow nala yaal. Qurun fooqul qurun.

    • @abu-ff8ws
      @abu-ff8ws 24 วันที่ผ่านมา

      acuudubilaah war iskuxishoow qof yahoow cunsurigaa

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 24 วันที่ผ่านมา +3

      @@abu-ff8ws. Futadaada cunsuri ah. Caran dooni meeyno ee magaca farta yahuuda kuugu qoran soo saaro. Heego wagash.

    • @abu-ff8ws
      @abu-ff8ws 24 วันที่ผ่านมา

      @@niyaaladem matoor qoowmi oo qayaaliya baa kusaaran qofyahoow. Soomalinimo qofna ugamafiicnid ugamanaliidatid. Kaliya taqwada iyo diinta ayaa lagukalasareeyaa. Qofyahoow ilaahay kabaq. 500 milyan oo qof maxaa kumaagtay

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 23 วันที่ผ่านมา +1

      @@abu-ff8ws. Aamus doqon duufle lwh baa tahaye. Carab iyo cantaro baqashkeeda dooni meeyno. Uff

    • @ghst4487
      @ghst4487 23 วันที่ผ่านมา

      Carab waala wasaa ​@@abu-ff8ws

  • @hafsadahir1707
    @hafsadahir1707 24 วันที่ผ่านมา +2

    Good job Hanan karbaash boowdya gaab

  • @Abuu_Naaila
    @Abuu_Naaila 24 วันที่ผ่านมา +5

    Soomaaleey gabarta maxaa 1malyan loo geyn la,yahay??
    Dad aadan waxba kafaa iideyn waxaad geysaan dhowr malyan..

  • @user-pz2kj3fq5h
    @user-pz2kj3fq5h 23 วันที่ผ่านมา +2

    Yamantu waa ba qaxooti bay kuyihiin somalya😂😂😂

  • @munocadey9436
    @munocadey9436 24 วันที่ผ่านมา +4

    Cadan Soomaalia aya leh sas ogow saxibayaal❤ 3:10

    • @user-sd5wl1vi1g
      @user-sd5wl1vi1g 21 วันที่ผ่านมา

      Naya dhulkaga horta xabashida Ka cily inta cadan Ka hadlisid

  • @Abuu_Naaila
    @Abuu_Naaila 24 วันที่ผ่านมา +3

    Abaayo Buug Nooqor kahad laayo taariikha Han kala Duwan,
    Taariikhd weliba aad uga hadleysid na cadeynteeda kuqor,
    Si jiilalka soo socdo aanan loo duleysan..
    Mahadsanid

  • @somaliano99kingkonghimself75
    @somaliano99kingkonghimself75 23 วันที่ผ่านมา +1

    Waaa dad cuqdadesan carabtaa wada benalayaal tariiq bee shegtaan

  • @nuuraelmi5374
    @nuuraelmi5374 23 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah ❤❤❤

  • @diinta-islaamka
    @diinta-islaamka 21 วันที่ผ่านมา

    walaaley dadka qaar mahan yaman sax ah i ee waa xabashidii shegan jitray yaman taas oo sababeyso in ay nesaga keen dhigaan yamani balse aysan aheen wayahii hore dadka soomalida waxeey aad u necbanaan jireen xabashida meysan ogalaan jirin waxey sameyeen q in ay ku soo galaan wadanka magac yamani carab ah si ay u helaan soo dhaweeyn qalbi furan

  • @abubakarmuhudin1680
    @abubakarmuhudin1680 23 วันที่ผ่านมา +1

    Mrkan muuqaalkan arky anoon dhmysn ayaa durba mgcooda search dhhy weerar ku bilaawy lkn ugu dnbyn wxa ii kala cadaaday inay mujtamac jaahil ay yhiin oo aan taariikh kale iska daayo tooda xita aan ka wr hynin mrka yaan lysku daalin wxba ma fahmayaanee

  • @kafiyahabdihakim3070
    @kafiyahabdihakim3070 23 วันที่ผ่านมา

    Ayagana waa inaa dhahnaa aasawiyiin 🇸🇴❤🇸🇴

  • @samali6926
    @samali6926 23 วันที่ผ่านมา

    Waa run somali afrigi Maa aha miyaa waa walantahay walahi

  • @saidahmed5502
    @saidahmed5502 24 วันที่ผ่านมา +2

    Masayrka waa waxa carab oo dhan diin aya naga dexeeya
    Yamaha waa Asian
    Shalay ana ku caawin jiray ma hada ayaa Yamani Asian aad kibirtay

  • @ZeynabmaxamedzeenZeynabmaxamed
    @ZeynabmaxamedzeenZeynabmaxamed 24 วันที่ผ่านมา +2

    Geesiyad baa thy bayo

  • @TolerantAcceptingModernCommuni
    @TolerantAcceptingModernCommuni 24 วันที่ผ่านมา +3

    Biyo xireenta soomali baa dhisay 😂😂😂😂
    Cadan unukaa leh aa la bilaabay😂

  • @sssdddf8508
    @sssdddf8508 24 วันที่ผ่านมา

    Go go Hanaan geesiad Cadan unkas leh carabtu waa xaasidiin

  • @musaali-dk8cq
    @musaali-dk8cq 22 วันที่ผ่านมา

    Ceelashii biyah u horreeyey ee laga qodo biyaha macaan waxa qoday soomaali, nin cadan ka ahaan jirey governor buug uu qoray ayuu ku sheegay. xitaa qabiilooyinkii buu sheegay. xanaan fadlan buuggaas raadi. ma hubo inuu Mr, Hunter ahaa iyo in kale. Haddaan helo waan soo qori doonaa. Video-ga cinwaanka ii soo dir, anigaa cadani ah oo u jawaabi.

  • @FatimaMaxamed-xp3py
    @FatimaMaxamed-xp3py 18 วันที่ผ่านมา

    Yamen oo nabad ah maxay sameeyen lahayeen waa yaabe

  • @CabdiAliyuusuf
    @CabdiAliyuusuf 23 วันที่ผ่านมา

    Afka carabta carabka maxaa layidhaa

  • @reemreemo21
    @reemreemo21 23 วันที่ผ่านมา +2

    ماكذب المثل القائل أتقي شر من أحسنت إليه. وهذا مش لكل اليمنين لأن هذا الجاهل وغيره مايمثلون السواد الاعظم من اهل عدن. لكن من المفيد جدا انك تعرف عدوك من حبيبك وهذا بفضل الله عز وجل ومن ثم الحرب الأهلية الي كانت سبب في إظهار بعض المعادن الرخيصه والنفوس الحقيرة. استمري ياغالية بارك الله فيكي 🎉

    • @user-sd5wl1vi1g
      @user-sd5wl1vi1g 21 วันที่ผ่านมา

      طيب نحن أفارقة وين الغلط، لأنه في كثير صوماليين من البانتو موجودين في اليمن على أنهم بانتو

  • @Barbarisooy-hooyo
    @Barbarisooy-hooyo 23 วันที่ผ่านมา

    I like Hanna waxii carab ah oo sidaa noo eega glass kaadi u miis

  • @SaidSaid-ib9nb
    @SaidSaid-ib9nb 22 วันที่ผ่านมา +2

    غريب ينكرون تسمية الصوماليين بالصومالي مع أن الصومال قريبة من اليمن تفصلهم البحر الأحمر وخليج الصومال وليس خليج عدن.

    • @user-sd5wl1vi1g
      @user-sd5wl1vi1g 21 วันที่ผ่านมา

      طيب نحن أفارقة وين الغلط، لأنه في كثير صوماليين من البانتو موجودين في اليمن على أنهم بانتو

    • @SaidSaid-ib9nb
      @SaidSaid-ib9nb 21 วันที่ผ่านมา

      @@user-sd5wl1vi1g نحن أفارقة مش غلط لكن نحن لا نسمي اليمنيين أسيويين كونهم معروفيين عندنا بل نسميهم يمنيين أو عرب. في صوماليين من أصول بانتو لكن هم صوماليون ولا داعي لتسميتهم أفارقة.

    • @user-sd5wl1vi1g
      @user-sd5wl1vi1g 21 วันที่ผ่านมา

      @@SaidSaid-ib9nb أنتم تسمونهم جرير ، لا تكذب أنتم تسمون البانتو جرير أو عبيد ، هههه حبيبي والله الهندي يكره السود أكثر من العربي والأوروبي يكره السود مثل ما انت تكره الحرير هم كذلك لا يريدوم صوماليين سود يكثروا في بلدهم يعني حلال عليك حرام على غيرك، اذا انتم الصوماليين اللي نفس الشكل والشبه ماتريدون بعض كيف تريد من شخص مختلف عنك يريدك

    • @user-sd5wl1vi1g
      @user-sd5wl1vi1g 21 วันที่ผ่านมา

      @@SaidSaid-ib9nb أنتم تسمون البانتو جرير ،اذا أنتم الصوماليين ماتريدون بعض كيف تريد ناس مختلفة عنك تريدك

    • @SaidSaid-ib9nb
      @SaidSaid-ib9nb 21 วันที่ผ่านมา

      @@user-sd5wl1vi1g بانتو مش عيب بنظري أنا وتسميتهم جرير بسبب اختلافات البسيطة بيننا وبينهم لكن هم صوماليون ولا أحد ينكر ذلك هم منا ونحن منهم.

  • @FatimaMaxamed-xp3py
    @FatimaMaxamed-xp3py 18 วันที่ผ่านมา

    Yemen ta maxay naga rabaan horto

  • @Aisha_____Hassan
    @Aisha_____Hassan 23 วันที่ผ่านมา

    xanaaney waad dadaaleysaa walaashey lakin somalida inta ay dhisi lahaayeen jiritaankooda waxay doorbidayaan inay dhisaan burburkooda waadna aragtaa dhalinyarada meesha ay daateen social mediaha qabiil io caay isweydaarsi, cunsurinimo dhexdeena ah, io ku mashquulida fadeexooyinka dhexdooda xifaaltan ka dhigteen

  • @lulaa1113
    @lulaa1113 23 วันที่ผ่านมา

    Dhalinyarooy inaan isdifaacno ayaa la rabaa oo waxa aan nahay banaanka keeno waxa aan leenahayna ilaashano inaan caytano waa laga wanaagsan yahay cidna yaanan u ogolaanin iney wax udhinto taariikhda soomaaliyeed iyo sharafteeda

  • @AhmedBulshawi
    @AhmedBulshawi 23 วันที่ผ่านมา

    Land of punt haday nolaan lahayeen ku qosli lahayeen carabtan tariikhdudu tahay 1600 sano😂

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz 23 วันที่ผ่านมา

    YEMEN TA. ASAL. KA. AH. WAA. LA YAQAANAA. CADAN. INGIRIIS. BAA. QASADAY. OO. DADD. KII. KU. NOOL DAGAAL. BAY. KU JIREEN. YEMEN TA. ASLIGA. SOMALIDU WAY TAQAANAA WAA. DADD. GOBA. OO. AAD. U DADDNIMO. WACAN. DADD KA SHEEGATA. YEMEN. BADAN KOODU. MAAHA DADD. YEMEN. ASL AH

  • @omarabdullahi9804
    @omarabdullahi9804 23 วันที่ผ่านมา

    Asc Hanaan dadka meeshaan ku caytamaayo siiba kuwa soomaalida neceb ka tuur ama block saar.

  • @ifraaxmuxudin1562
    @ifraaxmuxudin1562 22 วันที่ผ่านมา

    Nijaas waaye yamanta xanan ka so hadal ninka la yiraahdo mustafa muamar ninkaa malin hore wuxu ku yasayay somalida fidiyow ow so dhigay

  • @nasramahamed8205
    @nasramahamed8205 23 วันที่ผ่านมา +2

    Wlhi markan arko sidday dallkeena uga buuxan iyo siday wax inooga jilayaan dadkan inaga isbarnay wlhi

  • @SalimsalahSalim-en8qr
    @SalimsalahSalim-en8qr 23 วันที่ผ่านมา

    War heedhe waarun maxaa udiideysaa african baatahaye soomaalidiina waalatay carab baad kuwaalateen

    • @Ahmed-tl5rg
      @Ahmed-tl5rg 23 วันที่ผ่านมา

      Afrika waa qaarad magaceed. Wax Asian baan ahay ku haya ma arkeysid anigu iran baan ahay bey ku dhihi ama hindi ama turkey ama china iwm. marka adiga maxaa Afrika oo dhan dusha kaa saaray. Race ama cirqi qadiim ah baad ka tahay carabta citaa ka qadiinsan maaad dhahdid wixii ku weydiiya yaad tahay anigu somali race baan ahay intaas ayeyba ku dhan tahay

    • @SalimsalahSalim-en8qr
      @SalimsalahSalim-en8qr 23 วันที่ผ่านมา

      @@Ahmed-tl5rg dalkaaga meeshuu kuyaalo sow africa maaha qaarada afrika, ayaguna waxey kuyaalaan Asia mafantay, marka adiga maxaad jecleyd iney carab kuguyeeraanbaa bal ifahansii lkamaba hadleyno taasi inaan soomaali ahay waan ogahay waana kufaanaa aoomaali nimadeyda cidna oogama daba fadhiisan maayo lkn waxaan layaabaa hadii soomaalida qof carabah yiraahdo africaad kasoo jeedaa qey caroonayaan waana run carab manihin qaarada madow ayaan kasoojeednaa waad madowdahay ayey kuu qarinayaane maad madowgaga kufaanto bilaa caleyk

  • @idrisraage5134
    @idrisraage5134 22 วันที่ผ่านมา

    Waa nahay african wa naftaqir tuz 3aleyhim carab jarib wey is yaqaanaan Yahuuda ALLAH u soo diray is not for no reason😂😂😊

  • @user-sd5wl1vi1g
    @user-sd5wl1vi1g 21 วันที่ผ่านมา

    Haddii aad Soomaali tihiin oo aan is rabin, waxaad rabtaan qof aan midab, qaab, dhaqan iyo hayb ahaan idinka duwanayn oo idin doona oo idin soo dhaweeya miya😂😂😂

  • @warsamedacad123
    @warsamedacad123 23 วันที่ผ่านมา

    adiiguna video kaso saame wa eshiyaan

  • @aesse7702
    @aesse7702 21 วันที่ผ่านมา

    Ninka la yiraahdo ustaad محمد شنقيطي oo jaamicad ka dhiga Qatar lagana wareysto Aljazeera marar badan, ayaa isagoo la hadlaya kanaal TH-cam oo la dhaho Al Sharq Youth, wuxuu tiriyey dalalka ku xeeran Red Sea. Wuxuu ku daray Itoobiya, mana sheegin Somalia!

  • @itzManha125
    @itzManha125 23 วันที่ผ่านมา

    Walsheye adiga iyo kuwa naceebka abuura isku mid lee tahiin carabanah naceeb dhafi meeeh adnah noo shoo sheega anaguu nagu beerah naceeb qofkii iska hadnah ha iska hadlo anaga se dadka muslimka naceeb uma qadeeno sorry dowlad iyo dagaalka aqliga dowladaye u talah lakiin mod shacuub kuma dhaqmeeno naceeb kii anaga dalkeena ka jirah nagu filam iyo is yasow soomali lee he shii siih intaa kan aa afrcaan na dhaheye aan ka hadli laheen iyo waxaan xu kumi jiraye waan aheen.waa nahaa ka roon wax nagama galin dal islameed keena aanba xukumi la naheye hada

    • @Ahmed-tl5rg
      @Ahmed-tl5rg 23 วันที่ผ่านมา

      Wixii na caayaya sinjigeena iyo cirqigeena iyo tariikhdee waa loo jawaabayaa ciduu doono ha ahaado. oo wuxuu yahay baa la sheegaya. Ha u jawaanbina cayda ay na caayayaan miyaad leedahay. Maxayse tahay dhibka ku haysta hadii loo jawaabo ma yementa laga hadlayo baad tahay ee wax caayeysaa

  • @mohamedhajji5995
    @mohamedhajji5995 23 วันที่ผ่านมา

    Kkkkkkkk walaal ma african ayaad ka gubatay

  • @ib1244
    @ib1244 24 วันที่ผ่านมา

    Adinka Marna na dhaha African ma nihin marna dhaha African AA nahay intee la idin raacaa 😂😂😂
    War idinkaa meeshaas is dhigey

    • @ghst4487
      @ghst4487 23 วันที่ผ่านมา +1

      African manihin

    • @user-sw5eo6rz1z
      @user-sw5eo6rz1z 23 วันที่ผ่านมา +2

      War africa waa qaarad😂ee maaha isir

    • @user-sw5eo6rz1z
      @user-sw5eo6rz1z 23 วันที่ผ่านมา

      ​@@ghst4487waad tahay lakin africa isir ma ahan

    • @user-py1qo6co6f
      @user-py1qo6co6f 23 วันที่ผ่านมา

      Isir yaa ka hadlaya African waa tahay​@@user-sw5eo6rz1z

    • @Daljirka-Dahsoon
      @Daljirka-Dahsoon 23 วันที่ผ่านมา +1

      Anaga meeshaa isdhigney iyo meeshaan kanimi iyo taan usocono intaba anaga iyo Alle SW nootaale aduu taada ka kumashquul. Afrika waa qaarad, madow waa midab oo anagoo labadda sifaba leh ayaan Soomaali nahay. Marka weceloow aduu yaatahay?