Xulafada caalamiga ah🌏..iyo Somalia bla xulufu ah 🇸🇴😳..🥹⁉️

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 61

  • @popular7493
    @popular7493 3 หลายเดือนก่อน +10

    اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 وألف بين قلوبنا 🇸🇴
    Hanan walaal bal ka soo hadal arintaa itoobiyaanka ee duulaanka ku ah wadankeena
    Bal Dhalinyarada baraaruji .oo feejignaada dheh

    • @AlitaAlim-n6i
      @AlitaAlim-n6i 2 หลายเดือนก่อน

      Ethiopia wll dhulka somalida inay yagu lee yihiin oo ay kasoo faracmeen awaw yashood ayay Amin san yihiin oo waxay u yaqanan dhulki barakaysna waayo macdano iyo thariikhyo badana ku Dugan wayo waxay Amin san yihiin inay yaga faracinta kasoo farac meen inankuna nahay adoo mohodi usha qayin jiray dhulk kodana ka dhacday wayo hada qariirada Ethiopia hadaa aragto dhulka somalida qariiradeday ku jiraan 🙎

    • @popular7493
      @popular7493 2 หลายเดือนก่อน +1

      @@AlitaAlim-n6i wee iska riyoon Ayaan , anagaba waxaan aaminsanahay inaa nahay asalka faraaciinta
      Marka wadanka aan difaacano

    • @AlitaAlim-n6i
      @AlitaAlim-n6i 2 หลายเดือนก่อน +1

      @@popular7493 Ethiopia kaliya maha cida dhulkena doonaysa ee masar na way Doo naysa wayo hada tarikhda ugu badan ee faracinta dhulka Laga helaya waa dhulka somalida masaa riduna yaga shegay inay faracin yihiin xitaa imi ka waxay bilaa been in Jamaica daha AF Somali ka bartaan ilaa hadan waxay lee yihiin wali luqada dhabta ee Somali da may baran ee way ku dhi ban yiin

  • @fariida6236
    @fariida6236 3 หลายเดือนก่อน +12

    والله قلتها من زمان الصومال أصبحت ساحة لتصفية حسابات بين دول وحنا بعد نفكر هااويه وداروود😂

    • @thebeast09876
      @thebeast09876 3 หลายเดือนก่อน +1

      🤣🤣 اصبت لاحياة لمن تنادي

    • @Nurdiin27
      @Nurdiin27 3 หลายเดือนก่อน +1

      الي يوم القيامة نفكر
      بس قبيل هبل
      إنالله وإنا إليه راجعون

  • @Waxku_anfcayoku_dadal_markasta
    @Waxku_anfcayoku_dadal_markasta 3 หลายเดือนก่อน +7

    Thanks my sister to tell us some think we don't know our country 🇸🇴🙌🙌😊

  • @shabarresha1630
    @shabarresha1630 3 หลายเดือนก่อน +4

    صدق كلامك وكل السفارات والمعسكرات الاجنبيه وحتى بيوت الجنرالات والضباط تطل على البحر الاحمر اولهم جيبوتي ..
    ربي يحفضنا من شرهم ويحفظك و يفهمهم

  • @AlleyaaigufilanAlxmdullilaah
    @AlleyaaigufilanAlxmdullilaah 2 หลายเดือนก่อน +1

    Gabadha hala taageero million gaarsiiya insha allaah ❤

  • @abdiazizmohamud-wv5xh
    @abdiazizmohamud-wv5xh 2 หลายเดือนก่อน

    Walaashay manooshahay macaafimaad qabtaa waan kuweynaye, Rabi shar iyo shaydaanba hakaa xijaabee.

  • @MaxamedQaliif-vh1ph
    @MaxamedQaliif-vh1ph 3 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah walasheey kuwe fahmi lahaa dhagaraha ey ku haayaan cadawga Islam iyo kan dalkiina lago haayo illaheeyow naga dhig intaan anaga isku maqneen ayeey Nalaga faaideesanaa

  • @hafsadahir1707
    @hafsadahir1707 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaahow quluubteena mideey is jecleeysii oo qabysalada dhexdeena ka Saar aaamin❤

  • @bboinews1187
    @bboinews1187 3 หลายเดือนก่อน +1

    I don’t understand why I will. People don’t support. Our sisters know a lot of stuff Knowledge history teller. I always watch our channel. I have the biggest support of her. She is so great great storyteller thank you Hannah.❤

  • @dalmarcabdilaahi8566
    @dalmarcabdilaahi8566 3 หลายเดือนก่อน +3

    Rajadu ma dhimato yaa Hanaan 😊
    Somalidu maalmo ay maanta ka itaal yarayd kana aqoon yarayd ayaa jirtay, Waanan soo gudubnay
    Tana Waanu gudbi inshaa Allah.
    Don't worry
    Be happy 😊

  • @DeeqsanXamdo
    @DeeqsanXamdo 2 หลายเดือนก่อน

    m,a wllshy qaali cimri io cafid allha kuu barakeeyo

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waa runtaa .

  • @NaimaMohamed-q2g
    @NaimaMohamed-q2g 3 หลายเดือนก่อน +3

    Mahadsanid abaayo❤❤

  • @warsamemohud203
    @warsamemohud203 3 หลายเดือนก่อน +1

    Macalimad xanaan mahadsanid ❤

  • @ALmt-Hasanat
    @ALmt-Hasanat 3 หลายเดือนก่อน +2

    Abayo buugan xoog muhim' aa kujirte bal maad akhrisay . Magaca buugga " the African origin of civilization "

  • @munaaxmed2253
    @munaaxmed2253 3 หลายเดือนก่อน +1

    Shukran wllo

  • @MankaCade-j3e
    @MankaCade-j3e 3 หลายเดือนก่อน +3

    Haye hannan

  • @omararale7962
    @omararale7962 3 หลายเดือนก่อน +2

  • @liban4679
    @liban4679 3 หลายเดือนก่อน +3

    Sis Warso military pact doesn't exist anymore after Soviet Union collapsed Thanks

  • @AdamMukhtar-x3z
    @AdamMukhtar-x3z 3 หลายเดือนก่อน +1

    Siden kuula soxariri kara walashey qaali Ilahi dartii kuu jeclahayr

  • @latteetemohamed4247
    @latteetemohamed4247 3 หลายเดือนก่อน +2

    SOMALIYA HORTA HAYS XORAYSO OO NABAD HAKUSO DABAASHO DHULKEDA CAGAHEDA HAKU ISTAGTO YADIBA SAKARADE MAXAY XULAFO RAADSAN MABA AHA WAX JIRA

  • @AbdiShakur-f1s
    @AbdiShakur-f1s 3 หลายเดือนก่อน +1

    Sax somaliya waa inaa helnaa saaxibo xulufo aan nahay sida masar sacudiga turkey america

  • @shiirkole
    @shiirkole 3 หลายเดือนก่อน +3

    Hanaan masha alaah si fiican ayaa u fall qaysay Lakin waxaan kaa cod sanaynaa fiidowga soo dhawetnta iyo Dib u celiska ka daa zoomka waa lagu wareerayaa waa mahadsantahay

  • @hamsaali3811
    @hamsaali3811 3 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂masha allah
    Xolodhaqatada yeey xanaaqin pleas
    Xanaan waa idin jeceshahay ( mel qaldan aad ku mashqusheen ee hurdada ka kaca camal u fahma wana idin jeclahay camal....😂😂😂)

  • @fertunali1007
    @fertunali1007 3 หลายเดือนก่อน

    Geel iyo ari la raacdo iska dhaafe anagaa u dhow in wadankena dhexdiisa sidii ari nalogu raaco hadaan wax laga badalin siyasada sidey kusocoto

  • @sarahgawdan2215
    @sarahgawdan2215 3 หลายเดือนก่อน +1

    Et nous autres.. on quoi .. je ne suis pas Arabe je suis Somalie

  • @mayranebataax3697
    @mayranebataax3697 3 หลายเดือนก่อน +1

    isbahaysi dheh

  • @مباركعبدالرزاق-ض2ك
    @مباركعبدالرزاق-ض2ك 3 หลายเดือนก่อน

    Adiga yaa ku yidhi daalibaan waa argagixiso?

  • @MaxamedSharmake-os6dz
    @MaxamedSharmake-os6dz 3 หลายเดือนก่อน +2

    BAAYO
    xannaaneey Wadamada aduunka iyo soomaaliya oo looga hadlaayo qaab cilmiyaysan daawo PHILOSOPHER sh cabdiraxmaan bashiir kanaalda
    SOMALI INFO VIDEO
    SULDAAN MEDIA
    DAARUL KHEYR

  • @geelegeedi2948
    @geelegeedi2948 2 หลายเดือนก่อน

    Vedeoyaasha iska hagaaji Quality vedeogaadu ma fiicna. Qacda kadaa vedeoga aad soo boodayso. Waa indha xanuun. Vedeoga caadi u duub…

  • @muminoabdullahi
    @muminoabdullahi 3 หลายเดือนก่อน

    Hl 0:01 0:01 0:01 0:01 0:01 0:01 0:01 0:01 0:01 0:01 😅

  • @kingahmed8839
    @kingahmed8839 2 หลายเดือนก่อน

    Masar iyo ethopia waxa naga galay dagaalkeda no so jidayaan

  • @nima3696
    @nima3696 3 หลายเดือนก่อน

    MEESHU WA ISLAM IYO GAAL AYA LA ISKU HAYSTA ...WA RUNTA ..ETHIPIA QARMUN KUMA DHACAYSO LIBAXYADA SOMALAIYYED .CAR BAL ISKU DAY SOMALIYA .

  • @Remember1977
    @Remember1977 3 หลายเดือนก่อน +8

    Geelaada iska dhaqo markaa leedahay miyaadan ogayn in soomaali waxa ku badbaadayba geela dhaqashiisa inay tahay? Soomaali dhulka wayn ee geeska Africa ka degen tahay geel dhaqato ayaa noo qabatay. Marka please respect geeleyda yarey😂🤣

    • @Randa17
      @Randa17 3 หลายเดือนก่อน

      Dhulka Somaalidaba Sahan ayeeno ku imaanay😂

  • @ShadowNight-o2c
    @ShadowNight-o2c 3 หลายเดือนก่อน

    kuli safaraha wa janb baxar kalamak saxiix siyasa wey walatey

  • @Mirhan777
    @Mirhan777 3 หลายเดือนก่อน

    Waaa interest 😂 dalkasta taasi muhiim weeye inaad fahantaan lkn maanta itoobiya caadi maahan 17 milyan weeye milaterygu

  • @sarahgawdan2215
    @sarahgawdan2215 3 หลายเดือนก่อน

    Il reste chez eux

  • @sarahgawdan2215
    @sarahgawdan2215 3 หลายเดือนก่อน

    😂

  • @EngNaardiid
    @EngNaardiid 3 หลายเดือนก่อน

    Waxa aadan wax ba ka ogeyn haka hadlin

  • @doctor66930
    @doctor66930 3 หลายเดือนก่อน

    Waxaas oo dhan waa idoorkaa baas meel xun nala mare

    • @jelly5085
      @jelly5085 2 หลายเดือนก่อน

      Maxa naga galay?? Stop the racism bro dadka sidaado kale ah aya dalkeena dumiyay

    • @doctor66930
      @doctor66930 2 หลายเดือนก่อน

      @@jelly5085
      Annaga ayuu warkoodu wax naga galay dhulka somali ka dhaxeeyo dadka qayb ba qaar u wado miyayna ahayn
      Adi idoor maa tahay waa in mar labaad la xasuuqa 😂 💪🏼
      Kuwaa marka horeba somali uma ekayn
      Oromada ay inaga xigsadeen aa ay u eegyihiin waa la madhinayaa insha alla 💪🏼

    • @jelly5085
      @jelly5085 2 หลายเดือนก่อน

      @@doctor66930 sidaad u hadlaysid waxaan ka fahmay jaahil reer badiye ah inaad tahay , orod xoolahaaga iska dhaqo siyaasada na iska daa
      Dadka sidaado kale ah waxa ku maramarsiyoonaysaan midnimo iyo somalinimo lkn cuqdad baa u qabtaan isaaq ilaahay ha idin shaafiyo, idinka u sabab ah xaalada aan hada ku jirno , caalamku wey tartamayaan idinku na qabiil qabiil ba isu laynaysaan

    • @jelly5085
      @jelly5085 2 หลายเดือนก่อน

      @@doctor66930 sidaad u hadlaysid waxan ka fahmay jaahil reer baadiye ah inaad tahay , dadka sidaado kale ah maalinto dhan waxay ku murmaysaan midnimo iyo somalinimo lkn cuqdad baa u qabtaan isaaqa ilaahay ha idin shaafiyo, idinka u sabab ah xaalada aan hada ku jirno , caalamku wey tartamayaan idinku na qabiil qabiil baa isu dilaysaan
      Magaca soomaali waad ceebayseen

  • @akhalif579
    @akhalif579 3 หลายเดือนก่อน +1

    Hhh haweenka kuwa waxyar bartwy waa kuwa dalkooda iyo diintooda anfaca.!
    If you have understood or are scholarly excellent of geopolitics or student of political social science initiative in the matter?
    maxaad u orananeysa dad kaaga adhiga geela raacda,?
    why can you suggest a solution for them for them? Why don't you just stay and remain tiktok argument or silent if you can't get contribute your mother country? I m sorry sister if my word upsets you, sister, but I can cross my beloved country, and it's beautifully people and will remain in that way, so insha allah. Oh, people, you should be with your kinship. Whatever situation is or not exist shall know that.

  • @Daljirka-Dahsoon
    @Daljirka-Dahsoon 3 หลายเดือนก่อน

    Meesha noowadaan iyagana waaloowadaa. Aduun xuduud la'aan ah oo suuqyadu xor uyihiin iibka waxwalba xitaa qabuuraha, unuyada jirka aadanaha. Suuqa ayaa ah diinta, dhaqanka, sharciga, iyo awooda maamusha bulshada. Xuquuq aadan iibsan malihid.

  • @AlitaAlim-n6i
    @AlitaAlim-n6i 2 หลายเดือนก่อน

    Isku soo duubo waxa la raaba in korkeena lagu dagalmo waayo hada masar haday Ethiopia haday hubka ku rido Ethiopia masar utagi mayser hubka halka laga soo ridayay yaguna ku ridayan marka umadii shax day dhigatay lagu dilay noqo nayna Allah haynoo sahlo intuu qabiil walaba lan dheero sheganyo waxan ka baqnaya 2025 in gumaysi labaad galno xitaa dhulkena dhagax ugu dagalami wayno😒

  • @Ladanabdii
    @Ladanabdii 2 หลายเดือนก่อน

    Shcabku wa jahil wa edeb daro dadka ha isku qaban gabareey🫵🫵🫵siyasada walasoconahe

  • @sarahgawdan2215
    @sarahgawdan2215 3 หลายเดือนก่อน

    Nôtre Somalie est morte depuis belle lurette 😂❤

    • @farah-nl7lo
      @farah-nl7lo 3 หลายเดือนก่อน

      ليش كان عايش من قبل🤔

  • @HakiimHakiim-t8p
    @HakiimHakiim-t8p 3 หลายเดือนก่อน

    Naa iskadaa waxaa cabeeysid lafaha wajiga ayay ku dhameeysay

  • @maxamedmahdi5967
    @maxamedmahdi5967 3 หลายเดือนก่อน +1