Waa kuma Sucudiga oo caayay wiilka Soomaliga ah..!! 😳🤷🏽😂

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 98

  • @canabiinadia
    @canabiinadia 28 วันที่ผ่านมา +18

    Wiil Somali meel u maro wlhi nin kale inuu Mari karin qaraar haayo Alxamdulilaah alla na siiyay rag adag oo noole aduunka saaran la tartami karin Noolada oo cadowkiina cagta hosteda wlhi dhiiga ikacay Wiil Somali waa dhiigeyka guuuuleysta cadowkiina iska celiya❤❤❤

  • @maryanapdi7123
    @maryanapdi7123 28 วันที่ผ่านมา +15

    Waa qofta kaliyaa i jeclaysiisay wadankayga haray usoco walashy 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️

  • @fnw8688
    @fnw8688 28 วันที่ผ่านมา +15

    Maseer waye waxas Yementa wax dhiiba qof Somali ah oo guuleestay. Wax rajen Somali badan iney fahman dadka neeceb

  • @dilara-jj5yj
    @dilara-jj5yj 28 วันที่ผ่านมา +20

    Ilhan omer win MN again ❤❤❤❤

    • @fnw8688
      @fnw8688 28 วันที่ผ่านมา +1

      👍🏾💯

    • @Keway603
      @Keway603 25 วันที่ผ่านมา +2

      💚🌎✌️🇰🇼💥🙏

  • @dalmarcabdilaahi8566
    @dalmarcabdilaahi8566 28 วันที่ผ่านมา +8

    Hanaan Ina Somali waanu Ku jecelnahay keep going sister Hanaan 😊

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk 28 วันที่ผ่านมา +6

    MashaAllah, Somaliyey hore ino wada dalka gudihiisa iyo dibadiisa
    Guul goor iyo ayaaan walba InshaAllah 🎉❤

  • @AiSomaliland
    @AiSomaliland 28 วันที่ผ่านมา +7

    Thanks for always sharing with us everything those crazy arabs do.

    • @haa8793
      @haa8793 28 วันที่ผ่านมา

      One racist can't represent alla Arabs ilahay halabaqo

  • @user-ee9mn3dd9l
    @user-ee9mn3dd9l 28 วันที่ผ่านมา +9

    Yemeniyiinta cuqdada soomaalidaa dilaysaa walhi😂😂😂

    • @HafsaNahar
      @HafsaNahar 28 วันที่ผ่านมา +1

      Cill wey udimanaya bcz we are rising high 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💞💞💞🇸🇴🇸🇴

  • @asiyamaxamad6891
    @asiyamaxamad6891 28 วันที่ผ่านมา +3

    Shukran yaa xa bibti waan kufarxaa wararkaaga waayowax badan baan dareemayaa waayo wa xan ahay maamo mudo badan ku noolayd magaalada jiddah oo maasha alaah carurteedu jamacado kaga baxeen waan ogahay yamani baasa boor sucuudi ah qaatay baa nafta soomaalida u keenay aslan hadaan nahay soomaali wax fiican nooma quuraan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @fofohassan3058
    @fofohassan3058 28 วันที่ผ่านมา +5

    Mashaa allah, dhalan yaradena waa top lkn duqowdan yaa naga qabto 😢

  • @osmanahmedsudi3291
    @osmanahmedsudi3291 28 วันที่ผ่านมา +6

    Hana ilaahey ha Ku sharfo mahadsanid

  • @Aliinaliiban1780
    @Aliinaliiban1780 วันที่ผ่านมา +1

    Ilaahay danbigaaga ha dhaafo ❤wllo xananay inaga difaac carabta calooshu weynaatay yuhuud ayaa dhaanta maanta subxanallaah 😮bal sidaa u karbaash furuqda
    😂balayo idinla calool weynaatay 😂

  • @ayaansiciid765
    @ayaansiciid765 28 วันที่ผ่านมา +4

    6:13 kanaan(كنان) maaha ee waa Kaynaan(كينان) kaynaan= Socdaal ama kalahaad waa eray Soomali ah, oo ah kuwa imika Sii dabar go'aya Ee the dadku aadka u isticmaalin

  • @user-oy2hu7jb9r
    @user-oy2hu7jb9r 26 วันที่ผ่านมา +2

    War gabadhu aqoon yahan weeye masha allaah noo dhexgal

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 19 วันที่ผ่านมา

    Waaw manshallah warun arinkan runahanti xananey wilkan somaliyeed uma bahno difac wa cajib carabka wax yar o guul ah noma ogolo aniga wa yabay maxa gusha somalia 🇸🇴 daba digay carabta wa dad qalbi madow iyo dolacadeyn fek ah Love you ❤️xananey ❤wad naga farxisay

  • @jamesblack2577
    @jamesblack2577 28 วันที่ผ่านมา +3

    Wlhi gabadhaan Somalinimada ayaa ku jeclahay

  • @sultanlife5385
    @sultanlife5385 26 วันที่ผ่านมา +1

    Good girl blood is thicker then water

  • @zahraabdalla4957
    @zahraabdalla4957 26 วันที่ผ่านมา +1

    Sister your the best Somalia girl Mashallah

  • @o0smanov
    @o0smanov 28 วันที่ผ่านมา +4

    طول حياتي كنت مع يمنيين والله العظيم نحن ك صومال ما أحد يعرف قدرنا غير قبيلة المهرة في اليمن والباقي كلهم اللي ما يعرفك ما يثمنك ما رح أشتكي من عنصرية أو أصفهم بهذا لأني أعرف قدري ومستواي وما أحد يقدر يسوي هالشي ولا بأعترف له أصلا ناس ماتعرف أصولها وأنا حافظ اسمي الى جدي العشرين ناس ما عندها قيمة وانا الدية مئة ناقة يدفعوها عني. كلهم نفس الاسلوب إلا من رحم الله اصحاب الشمال اصحاب الجنوب و عدن و الحضارم أصلن الحضارم قبايل كاملة سود و أسود عن الصومال و هم لا ملامح ولا لون الحمدالله ويجي هو والعقدة يحسبنا بلا أصل تربية الخليج العربي. الخليج يتنمرون عليه يروح يتنمر على الصومال اش هذا المرض.

    • @Su_Ma09
      @Su_Ma09 28 วันที่ผ่านมา +2

      اش تتوقع من ناس بينهو نقاشهم بجملة أصلا اليمن أصل العرب. يعني مخرج ٩ بالنسبة لهم.
      وش تنتظر من ناس يحطو اسم بلدك كنكتة واستحقار واستهزاء وصوملة وهم ادرى الناس بنا وأقرب الشعوب إلينا.
      وش تنتظر من شعب يريد حقوقه في ارضك انت ويعمل ويفتح بزنس عندك على ارضك وهو في بلده يرفض ان يفعل ذلك لك في ارضه هو ويسخر منك بنكتة غسالين السيارات وهو يرفض ان يعمل بذلك على ارضك.
      ماذا تنتظر من من يظن ان له الافضلية بكل شيء حتى تراثك انت لانه بنظره ان بلده أصل العرب وكانت موجودة قبل بلدك( برايه هو) وانه يحق له يحصل عليه لانه انت اقل منه فكيف بقليل مثلك ان يكون لك هذا التراث؟
      ماذا تنتظر من شعب يتصرف كالذئاب. يهينك في الواقع والمواقع ولكن أمامك يتنكر بزي العجوزة الحاملة للتفاح والتي تقرع باب بيت الفتاة لكي تدخل البيت وتعد لها كعكة التفاح ام ربما كعكة سُمِّك وقتلك
      انا قمت بغسل يدي من الشعوب العربية منذ زمن

  • @ghst4487
    @ghst4487 28 วันที่ผ่านมา +3

    Maasha Allah soomaali wiilkaas oo kale oo qab leh oo hormar gaaray baan rabnay. Nin calaacalaayo ama qabiil kahadlaayo oo soomaali kle takooraayo nacalad haku dhacdo. Energy gaas haku bixiyaan carabta xun siiba boodigaab

  • @sareyeltd
    @sareyeltd 26 วันที่ผ่านมา

    Salaan sar gababdha waax fiican ayaad no shegey wlaalhi ee sida ku wad .adigo waad kadaba tagtey waaye fiicantahye guuleyso walalo

  • @al-qaasimichannl2281
    @al-qaasimichannl2281 25 วันที่ผ่านมา

    Xannaan wagabadh qaali ah oo somaliya iyo somalidaba mela badan oo carabta dhexdeda ah kadifacda alaah ku barakeya carabta wa cunsuriyeey aniga 10 sano ayan sacudiga kunolaa waa umad cunduriyeen ah inkastoo dad badaan oo wanagsani ay jogaan

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman 28 วันที่ผ่านมา +1

    Meel walba dad cunsuriyiin ah ba jooga wll Allah ha nookaa xafido

  • @jmk7b947
    @jmk7b947 25 วันที่ผ่านมา

    Libaax somaliyeed ow kadaba niic leeyahay asagoo daanyeer xunoo Yemeni wax laqaeybsiga dunida waaa waxaan heybad u leenahay ilaa maxkamada heeg baan fadhinaa

  • @HassanAli-yi2tq
    @HassanAli-yi2tq 28 วันที่ผ่านมา +1

    Thanks hanan soo gudbintaadu wax badan baan ka baranay.

  • @cishqiomar
    @cishqiomar 23 วันที่ผ่านมา

    gbadhaan dhiiga ku jeclaaday allah hkusharfee

  • @hanefa283
    @hanefa283 25 วันที่ผ่านมา

    ALLAH KU KAAL MEEYO KOR ALLAH KUUQAADO SHARAF ALLAH KUYEELO SHAQO BADAN AYAAD HEYSAA❤😊

  • @eazrayiylmohammed9743
    @eazrayiylmohammed9743 27 วันที่ผ่านมา +1

    حفظكي الله ورعاك الله اختي حنان 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🫂👑

  • @muuseshukri7709
    @muuseshukri7709 26 วันที่ผ่านมา

    MASHA ALLAH TABARKA RAXAMAN HANAN.
    VIVA AXAMED 🎁🤲💯👍 MACALIN FRÅN SOMAL 🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴🏆🎆.

  • @MahadMoalim-dn4ri
    @MahadMoalim-dn4ri 25 วันที่ผ่านมา

    M.a walashy qaali soo badi dhacdooyinka gaar ahaan dadiyowga nafaquuqa

  • @reemreemo21
    @reemreemo21 28 วันที่ผ่านมา +1

    استمري في الجلد طال عمرك ربي يقويكي🎉

  • @user-fb1lo1yu3p
    @user-fb1lo1yu3p 26 วันที่ผ่านมา

    Masha allaah war wiilkaa noo ilaaliya wiilal yaryar baa somalia 🇸🇴 usoo kacayaa oo champion 🏆 🥇 🏅 iyo European 🇪🇺 ka ka ciiyaaridoonee kuwaas hakaa sii fakiro siduu u garab istaagi lahay ❤ carab waa cawaan lkn nabiyadeenii iyo Abiyadeenii qaaliga ahay ayaa ka dhashay luuqadoodana waa luuqada aan aduunka igu jeclahay waayo waaba naxariis runti❤

  • @SheikhdonElmi
    @SheikhdonElmi 26 วันที่ผ่านมา

    Ma'am Shaa Alaah. Keep on.

  • @munocadey9436
    @munocadey9436 28 วันที่ผ่านมา +1

    Dee ninka waa Soomaalia 😂tatgeena ma ganbadaan runta aye indhaha ka sarayaaan❤❤❤ 10:51

  • @huudmaale9650
    @huudmaale9650 28 วันที่ผ่านมา +1

    ممكن تتكلمي عن كتاب ماذا. يحدث في صومال واجزاه البعض الممنوع طباعته

  • @user-fv9eg5rz5c
    @user-fv9eg5rz5c 23 วันที่ผ่านมา

    Allowa i tus sucuudiga oo gaajoonyaa

  • @asiliborle6342
    @asiliborle6342 26 วันที่ผ่านมา

    Maash allaah fariid

  • @maftuuxmahdi
    @maftuuxmahdi 24 วันที่ผ่านมา

    Keep going wllshy from hargeisa ❤

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood9556 26 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid Walashiis xogta iyo xuuraanka

  • @afgobeedle
    @afgobeedle 27 วันที่ผ่านมา

    Maansha alaah alaah yaa cisak our dear hero girl.

  • @fahdiabdilahi7692
    @fahdiabdilahi7692 25 วันที่ผ่านมา

    Taha Ali waa nin isaaq ah oo arab ah oi reer cali ah

  • @ZeynabmaxamedzeenZeynabmaxamed
    @ZeynabmaxamedzeenZeynabmaxamed 28 วันที่ผ่านมา +1

    Wadaniyadena guulysoh huuno

  • @Cqaadirjaylani
    @Cqaadirjaylani 28 วันที่ผ่านมา +1

    مشكورة

  • @hanefa283
    @hanefa283 25 วันที่ผ่านมา

    Soomaalida wax barta laguma karo qofka markuu wax barto ASAGAA LAWYER ISU AH

  • @alkhansaatumadir8632
    @alkhansaatumadir8632 28 วันที่ผ่านมา

    شكرا للتوضيح يالغالية

  • @user-rl1ud9wm2i
    @user-rl1ud9wm2i 28 วันที่ผ่านมา

    ما شاء الله حلقة جميله جدا مع اني متابع ممتاز جدا في البداية ما كنت اعرف عن المعلمي اول ما شوفت ترند في تويتر لن نسمح لصومالي ان يتحكم في رياضتنا كنت اظن انه يقصد الاعب سعود طلع يقصد وكيل الاعمال الدولي المعلمي

  • @Johnniedallas214
    @Johnniedallas214 28 วันที่ผ่านมา +1

    Hanan keep it up ❤❤❤

  • @MOHAMED-zc6bg
    @MOHAMED-zc6bg 28 วันที่ผ่านมา +1

    Hanna✅

  • @nimcocali8414
    @nimcocali8414 17 วันที่ผ่านมา

    ❤🎉

  • @FatumaAmina-ow4kj
    @FatumaAmina-ow4kj 26 วันที่ผ่านมา

  • @salahyusuf2703
    @salahyusuf2703 28 วันที่ผ่านมา +1

    Sidaan naloo ogaleyn oo qofkayaga soo muuqdaba geeska loo galinayo iyo sidaan u dayacanahay oo aanan u mideysneyn.

  • @alifarah5262
    @alifarah5262 28 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid Hanan

  • @maryamali1787
    @maryamali1787 28 วันที่ผ่านมา

    Keep going sister

  • @Justqamdac
    @Justqamdac 28 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid❤

  • @جلاد-ط2ي
    @جلاد-ط2ي 28 วันที่ผ่านมา

    Wallo hanan carabtan waxba haku mashquulin hadii ay hadlaan iyo hadii ay aamusaan waxba ma soo kordhinayaan 😂

  • @FjTi-wn3qm
    @FjTi-wn3qm 25 วันที่ผ่านมา

    فهد با قديم حضرمي

  • @jaasawicali5706
    @jaasawicali5706 28 วันที่ผ่านมา +1

    Carabta cudur somali ku dhacay

  • @ifrahmohamed5854
    @ifrahmohamed5854 28 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤

  • @user-yb4zd9rv3t
    @user-yb4zd9rv3t 26 วันที่ผ่านมา

    ninka videoga sameyey waa qofkii muqdishi yimi bil kahor oo videoga xamar weyne duubay . blinx

  • @Balco08
    @Balco08 28 วันที่ผ่านมา

    war yamantii ceebtood sacuudi sheegteen 😂😂 aar adoomha carabta walee hanaan ayaa gubtay

  • @Ahmedali-gw7xm
    @Ahmedali-gw7xm 28 วันที่ผ่านมา +1

    Anaga aduunkaan Cid na jacel ma jirto anagane isma jeclin. Toloow inkaaraan halkee inooga timid?

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 28 วันที่ผ่านมา

      Waxa ina haya waa cudur carabta nooga timid.

    • @user-fv9eg5rz5c
      @user-fv9eg5rz5c 23 วันที่ผ่านมา +1

      Haa inga marka aan isjecelaano ayay dadku ina jecelaanyaan

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm 23 วันที่ผ่านมา

      @@user-fv9eg5rz5c taasi been maaha

  • @rakbah.c
    @rakbah.c 28 วันที่ผ่านมา

    Kamadan وداق خيرها maxay kadhigantay muqaal kasoo samee

  • @husseinahmed7265
    @husseinahmed7265 28 วันที่ผ่านมา

    Walaal Hanaan sida yemeniga aad ugu jawaabtay uun baad noo sheegtee sucuudiyaasha maxaa ugu jawaabi wayday sucuudigaa baad ku dhalatayee ood kala taqaan waa arkay sucuudiga naga dhici oo ha ku soo koobin hadalkaaga uma baahna in loo jawaabo i yagaa isu jawaabay please ii nooloow❤

  • @Umalmaxamuud
    @Umalmaxamuud 28 วันที่ผ่านมา +1

    Waxan isweydiya sabab ay noo neceb yihiin waxan jeclaaanlaha inad iga jahil bixisaan

    • @user-sw5eo6rz1z
      @user-sw5eo6rz1z 23 วันที่ผ่านมา

      isir iney ulaabaneso ayaan umaleeynaya wlhi sidey no necebyihin hada arki laheed😢dadki yemen uqaxay xita maqayadahoda weyka wiswisi jiren biyahoda xita waxey u arkayen najaaso😢

  • @nadifonuur8786
    @nadifonuur8786 20 วันที่ผ่านมา

    Qof kasta asagaa kor isku qaada.

  • @wmdghdgg1234
    @wmdghdgg1234 26 วันที่ผ่านมา

    Carab hadii dad islaam nimo iyo walaal nimo yaqaan falasdhiin saan looma galeen waa naago wey ka liitaan kuwaan

  • @Abdi-uy2jj
    @Abdi-uy2jj 26 วันที่ผ่านมา

    carab iska daa ilaa barlamanka usa ayan hogaminaa ma oga miyaa they dont know english

  • @user-kb8fk3rl6w
    @user-kb8fk3rl6w 28 วันที่ผ่านมา

    Carabtu mawada xumo waa saad adba tahay soomali ahaan , mid xun iyo mid wanaagsan Allaah halaga baqo haysraacin dhamaan cadaaladna samee . Kumaanan ogin yaminiyiinta guud ahaan xumaan hadayba jiraan qaar xun sida kaan hada aad sheegtay inuu waxaa qoray waa haduu qoray oo ay saxtahay

    • @mrfuga6041
      @mrfuga6041 28 วันที่ผ่านมา +2

      Natus kuwa fican hadal loma bahne

    • @user-kb8fk3rl6w
      @user-kb8fk3rl6w 28 วันที่ผ่านมา

      @@mrfuga6041 carabtu wanaag badan bay leeyihiin , culimo layleeyihiin cid waliba waa noocaa dadku mawada xumo ogow taas

  • @Hussein-i9q
    @Hussein-i9q 24 วันที่ผ่านมา

    انصحك يا اختاه
    لا تساهم ولا تنشر العنصرية بين المسلمين ، خليك ذكية، اتركي النظرة الدونية ،
    صراحة انا افرح لما أشوف بنت صومالية مثقفة لكن الافضل والأحسن ان تفيد المتابعين وخاصة الصومالين ما ينفعهم...
    التنمرات في التويتر ومواقع التواصل الاجتماعي شئ طبيعي سواء كان بيننا او بين بلدين او او او ... لا تعلق هالاشياء
    موفقة ان شاء الله
    منتظرين منك مواضيع افضل وفعال بإذن الله

  • @mulkiosman7828
    @mulkiosman7828 25 วันที่ผ่านมา

    Anaga ayaa Laciif iska Dhignay oo kabaha u Qaadnay oo isku maleeynay Carab anago Afrikan ah 😡😡😡 Ceey wax ma tarto Somalida luqadoodana weey ka Tageen

  • @hkay980
    @hkay980 25 วันที่ผ่านมา

    Very bad story teller

  • @haa8793
    @haa8793 28 วันที่ผ่านมา +1

    Dad dinta katagay koley waad ogtahy mesha ey kaaistigi laheen yan laisku qaldin dinlawe yash iyo carabta Muslimka dabta ah

  • @haa8793
    @haa8793 28 วันที่ผ่านมา

    Hal qof dinlaawe ah sahyuni ah inuu islamka isku diro raadinaayo lacagna lagusinaayo maahn inan caraabo dhan unacno qof Muslim ah iman leh koley kamasurtowdo hadad iiman ledahay bal eg meqaa ayaa xafsiyada kujirto musliminta qofka culimada xiray mid kumabda ah siduu oladaqmi Muslim kale

    • @Aliinaliiban1780
      @Aliinaliiban1780 วันที่ผ่านมา

      Haye bam dib u eeg waxa ay sameenayan intii yuhuud lagu karahsadayba wey sameeyeen hadayna Bara dhaafin 😢
      Diinta ayaaba ku sheegaysa inaad sharafkaga ilaaliso orod carabta Adu hoosta ka gal 😂😂
      Liibiya tag plzz 😂😂

    • @Aliinaliiban1780
      @Aliinaliiban1780 วันที่ผ่านมา

      Carab caabudka jooji 😂

    • @haa8793
      @haa8793 วันที่ผ่านมา

      @@Aliinaliiban1780 jahli haduu sameyn kuguyeshay maxan kugusameyn karayaa

  • @haa8793
    @haa8793 28 วันที่ผ่านมา +1

    Dadka uhilin la re gaza adiga somaliga ah mxuu kuqaban ahlu towxid koley nabiga cunsurinimo meyna kabaran weyna kudaqman caraboooo Dan maxumo ilahay halaga cabsado

    • @ib1244
      @ib1244 28 วันที่ผ่านมา

      Naagtaan wejiga lafta leh ex qadaamo ayey ahayd waxay qaxooti ku tahay hada Sweden oo ay ku jirtaa xizbi gaalo ah nagumana diri karto walaalaheena carabta hadey iyadu xumeeyeen micnaheeda ma ahan umaddoo dhan iney wada xun tahay so Marka naagtaan aslan gaalo ayaa Soo dirsatey weji Islam ne inoo wadata oo been ah umadda Kuma baraarugsana naagtaan ee waxaan dhihi lahaa mar labaad iyo mar 3 aad haleyska jiro