Hadalkee oo cad.. masar oo qiratay dowrkeeda cusub 😎🇸🇴🚊🥱😴😪😱

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 264

  • @KingAbgalCaliGaaf
    @KingAbgalCaliGaaf 3 หลายเดือนก่อน +8

    Xsan shiikh ayaa naciilay, Alllah madaxweyne qab.leh wadani ah hanoo keeno aamiiin , anigoo ah hawiye

  • @user-xv8hm2eg5
    @user-xv8hm2eg5 3 หลายเดือนก่อน +16

    Wan kaxumahay kolay dowlad fican mesha kama muqate shcabku haysku tashado somalia Allah ba umaqaan😢

    • @Allu_Abshir
      @Allu_Abshir 3 หลายเดือนก่อน

      Shacab xitaa meesha ma joogo 😢

    • @user-xv8hm2eg5
      @user-xv8hm2eg5 3 หลายเดือนก่อน

      Way jogaan ha qosaan wall ​@@Allu_Abshir

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 3 หลายเดือนก่อน +14

    Guleyso walaal hanan

  • @xakiimabashirabdulahi631
    @xakiimabashirabdulahi631 3 หลายเดือนก่อน +5

    Hadafkooda Alle uma rumeeyo in shlaah gaygaa soomliyeed wuu midoobi gabigiisa in shallh makirgooda Allha burburiyo

    • @Mrrred2023
      @Mrrred2023 3 หลายเดือนก่อน

      Alaahuma aamin fahuwa raduun

  • @isdaji
    @isdaji 3 หลายเดือนก่อน +10

    Waa inaan kacnaa soomaaliweyn 😢

    • @AtlasAtlas-r6s
      @AtlasAtlas-r6s 3 หลายเดือนก่อน +1

      oo itoobiya oo Amaxaro maxa oga kici waysay

  • @abdallahbashir7309
    @abdallahbashir7309 3 หลายเดือนก่อน +1

    Thank You Hanan.
    .
    Hanan Walashay wadku Mahadsantahay Baraarujinta aad Baraarujinayso Ummadda Soomaaliyeed in ay Bartaan Taariikhdoda iyo Dadka iyo wadamada doonaya in ay Qariyaan Taariikhda Ummadda Soomaaliyeed.

  • @Hanza770
    @Hanza770 3 หลายเดือนก่อน +2

    هانا. شكرا لك أختي. زادك الله حكمة. أخذتنا القبيلة إلى هناك. ولا تزال لدينا قبيلة. قتلته قبيلة صومالية. الناس في الحكومة يبحثون عن مصالحهم 😢😢

    • @AtlasAtlas-r6s
      @AtlasAtlas-r6s 3 หลายเดือนก่อน

      بالعكس خلي المصريين يدخلو على الأقل مسلمين ، صوماليلاند جابت امحارو كفرة ، غير الكره الغير طبيعي من الأحباش للصوماليين

  • @spongebobsquarepants4079
    @spongebobsquarepants4079 3 หลายเดือนก่อน +7

    Ya Allah ya rahman please help my people 😢😢😢😢

    • @AtlasAtlas-r6s
      @AtlasAtlas-r6s 3 หลายเดือนก่อน

      War masari koma soo socoto, Amxar iyo Oromo koso socda

  • @kafiyahsadiiq2474
    @kafiyahsadiiq2474 3 หลายเดือนก่อน +13

    Waa wareey ma calooshood u shaqeytayaalkii u adeegayay gaalad ayaa baa wadenkeena soo haweystay war wixii dhiig lahow kaca wadanka hala difaaco Hanan habo Allah ku ciseeyo. xasbunallaahu wa nicmawakiil Allah naga qabto cadawga iyo kuwa cadawga u adeego iyo xaraash qaran iyo alsheydaan group 💔😭🇸🇴

    • @ShadiyaCabdiraaxmaan
      @ShadiyaCabdiraaxmaan 3 หลายเดือนก่อน

      😭😭😭💔

    • @FatumaHassan-m7n
      @FatumaHassan-m7n 3 หลายเดือนก่อน

      Waa runtaa walaashey hore baa noolaato kala qeyb sadey 😢😢😢

  • @fertunali1007
    @fertunali1007 3 หลายเดือนก่อน +9

    Insha alaah ku lahaa yahuud bey dhulkeeda kaso ceshan ladahay somaliya ayey rabtaa indha adeeg . Soomaali hadan nahay waxaa nabaday waxas rageena qaar maslaxdoda ayey firsaden.qaarna dhalintii ayey dhameyen ama qarax ama bad bey ku dhamaden .ilaah ayaan lenahay

    • @AtlasAtlas-r6s
      @AtlasAtlas-r6s 3 หลายเดือนก่อน

      Oo itoobiya maxa iskaga cilin wayday

    • @EsraMahumud
      @EsraMahumud 12 วันที่ผ่านมา

      ​@@AtlasAtlas-r6s yamaniyow Somalia katuugsada adiga mxa Somalia kuguso jaajumey o wxe tahy oga guban adoonti yahuudkow xabashi io carab wan naqan mudankoda sida lo marsiiyo wana marsiin

  • @dalmarcabdilaahi8566
    @dalmarcabdilaahi8566 3 หลายเดือนก่อน +2

    Inshaa Allah wasiirada ayaad noqon iclaam Markay dawlad wanaagsan la helo❤

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn 3 หลายเดือนก่อน +21

    I miss Siyaad Barre,kuwaasi naguma ciyaareen.

    • @ahmedsalah3462
      @ahmedsalah3462 3 หลายเดือนก่อน

      siyaad bare duli buu ahaa

    • @Balbizi01
      @Balbizi01 3 หลายเดือนก่อน

      Marka maxa ledahay eboow! In lagu quno ma kula wanagsan?@@ahmedsalah3462

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@ahmedsalah3462. Wuxuu ahaaba nin dhulkiisa lagu soo xad gudbo maanu aheyn. Yaahuu nimanka Soomaaliyeed ee hada jooga. Warnis aasa.

    • @AhmedDaud-fd6vn
      @AhmedDaud-fd6vn 3 หลายเดือนก่อน

      @@ahmedsalah3462 luuqada hadda aad qoreyso, Siyaad Barre ayaa ku baray sida loo qooro, hooyadi wase,daciif.

    • @AhmedDaud-fd6vn
      @AhmedDaud-fd6vn 3 หลายเดือนก่อน

      @@ahmedsalah3462 futada hooyadaa oo qarmuunayd ayaa dulliyD AHAYD,YAA URIYA.

  • @dalmarcabdilaahi8566
    @dalmarcabdilaahi8566 3 หลายเดือนก่อน +3

    Tii Allah na waa halkeeda.
    Masri qayla weyne ah ayaa iska hadlay. Yaa Hanaan 😊

  • @Hassan48LawsofPower
    @Hassan48LawsofPower 3 หลายเดือนก่อน +11

    لا يعقل المصرى أن تفعل كل هذا مخططات لم تحكم نفسهاطول تاريخها ماضي الإ أواخر سنوات حكمها خمس رائيس فقظ من أصل المصرية ، لم تنجح حربها اليمن في عهد جمال عبد الناصر ، شعب مصر يعيشون تحت خط الفقر ، متوقع أن تحدث ثورة من جديد.

    • @hananchannel1928
      @hananchannel1928  3 หลายเดือนก่อน +9

      @@Hassan48LawsofPower
      الهدف هو العثور على ثروات جديدة لإنقاذ شعبها وكل دولة هذا هدفها طالما أصحاب الأرض مشغولين 😎🇸🇴

    • @Hassan48LawsofPower
      @Hassan48LawsofPower 3 หลายเดือนก่อน +4

      @@hananchannel1928 💯👍 لن تنجح خططهم ، مشاكلنا معقدة لا يفهمون بسهولة ، فهمنا تحتاج ملايين دولارات تدعم مخابراتها لحصول معلومات ، وتفسير هذا معلومات معقدة تجعلوها معقدة بسبب قبيلة بينيا الإ أن يساعد جواسيس من بني جلدتنا تفسيرها.وهل يستطيع بلد فقير كل هذا بسهولة أظن لا.

    • @miskoo1333
      @miskoo1333 3 หลายเดือนก่อน +1

      سمعت انو في الجامعات المصرية تدرس اللغة الصومالية
      وفي مصريين يتحدثون الصومالية
      أضن هذا اللي تتحدث عنه من المخابرات شيء سهل بالنسبة لمصر اصلا هي جهزت حالها من سنين وانت مشغول بالقبلية​@@Hassan48LawsofPower

    • @thebeast09876
      @thebeast09876 3 หลายเดือนก่อน +1

      لاخير في هذه الشعوب غسلت يدي منهم، الجهل و القبيله متفشي بينهم وفهم هذه المخططات تاخذ عليهم سنوات لفهمهم. الحل لمشكلة الصومال سهله لكن لايوجد اراده، عندهم انانيه.

    • @AtlasAtlas-r6s
      @AtlasAtlas-r6s 3 หลายเดือนก่อน

      بالعكس خلي المصريين يجو للصومال ، يعني حلال على إثيوبيا تحتل الصومال من الفين وسبعة ، والله العرب لو يريدون أن يحتلو الصومال كانوا احتلوها لما كانوا في عز قوتهم ، وحكموا الشرق والغرب ، لكن اللي يريد يحتل الصومال هم الإثيوبين الأحباش، لم ارى ناس تكره الصوماليين مثل الامحارو

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 3 หลายเดือนก่อน +6

    Hanan salam walaal ❤🇸🇴♥️

  • @muna8790
    @muna8790 3 หลายเดือนก่อน +4

    الامبراطورية المصريه تعود 😂😂😂 مصريين عندهم جنون العظمة علي فاضي هم شعب غالبنا و فقراء اوي 😅

    • @AtlasAtlas-r6s
      @AtlasAtlas-r6s 3 หลายเดือนก่อน +1

      كل القصة انو أمريكا أعطت الضوء الأخضر لإثيوبيا أنها تتمدد في الصومال، علشان كذا كان أبي أحمد يهدد صوماليلاند ويقول سأحصل على موانئ بحرية بالقوة من الساحل الصومالي ، فمصر خايفة من إثيوبيا وقطع نهر النيل

  • @Zhangzhi123
    @Zhangzhi123 3 หลายเดือนก่อน +3

    Masaarida manta iyo kuwii Hore dad isku mid iney yihiin ma aaminsani wakhtigii danbe ee diinta islamka faafeysey ayaa la furtey Masar ee dadkan dhulkan uma dhalan

  • @Johnniedallas214
    @Johnniedallas214 3 หลายเดือนก่อน +1

    MASHA ALLAH WALASHEN WA GESIYAD HADAN HELI LAHEYN RAG WADANIYIN AH MANTA MANAN JOGEYN MESHAN CID WALBA O GAJEYZAN SOMALIA HAWA KA HAYZA SUBHANALLAH

  • @fahadyacquub7242
    @fahadyacquub7242 3 หลายเดือนก่อน +7

    Wlhi abayo hool aan dowlad ayna qaban karin ayad noheysaa

    • @AtlasAtlas-r6s
      @AtlasAtlas-r6s 3 หลายเดือนก่อน

      Wa been sheekda waxa laga jeedina dhibka itoobiya kogo so socda

  • @user-np9gl8ej8v
    @user-np9gl8ej8v 3 หลายเดือนก่อน +1

    Duli xassan shiikh aya ino kasbay in masari iyo etobia inagu lulaman

  • @AtlasAtlas-r6s
    @AtlasAtlas-r6s 3 หลายเดือนก่อน

    Welcome Egypt to Somalia ❤❤

  • @Ot_Ot20123
    @Ot_Ot20123 3 หลายเดือนก่อน +1

    Walaasheen Xanaan Allaha ku barakeeyo hawsha culus aad u hayso dadkaaga iyo dalkaaga. Mahad aan lasoo koobi karin ayaan kuu mahadcelinayaa shukran.

  • @sofiaabdulle2923
    @sofiaabdulle2923 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wa kas qabiil meeshu nadhigay Farmajo Allah no soceliyo wuxu ahaa nin aragti dheer oo wadani ah

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 3 หลายเดือนก่อน +6

    Inshallah karim ciidkasta oo islam ah guulbey gadhi

    • @Mohamed-n9s2j
      @Mohamed-n9s2j 3 หลายเดือนก่อน

      Adeer muslim iyo wax loojoogin baad kahadlaysaa . In lagu gumaysto baa ladoonayaa oo kuwo muslim sheeganayaa baa rabaan , adna wali waxaa kahad laysaa muslim.iska iska dhig muslimnimadada oo tarikhdaada soo dhacso adeer.

    • @AtlasAtlas-r6s
      @AtlasAtlas-r6s 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@Mohamed-n9s2jsxb itoobiya iska cily dhulkaga haysta

  • @HH-nj7kv
    @HH-nj7kv 3 หลายเดือนก่อน

    Well done sis Hanan thanks wll

  • @Fathhxan_ck
    @Fathhxan_ck 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hanan wll vedio no sobadi kuwaso kale

  • @mrali3601
    @mrali3601 3 หลายเดือนก่อน

    insha'Allah, bismilah eysh

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
    @maandeeqcookingmuxadrahcha7392 หลายเดือนก่อน

    Rabi ayaa noo maqan .allow na badbaadi....wax dareemsanahay in dilkii loo geystay askartii la shirqoolayey inay ka dambeysay gacan shisheeye oo dhalinyaradii xarooyin meel banaan ah inta la dejiyey meeshan lagu wada dhameeyey somaliyeey hadaan laga hortagin wax soo socda waxaan sugnaa falastiin labaada.....alle ha unaxriisto ciidamadii 2sano ee la soo dhaafay la gumaaday

  • @sakiamino1261
    @sakiamino1261 3 หลายเดือนก่อน +2

    Wa nacas help your brothers Somalia 🇸🇴 they don’t needs help Okkk Somalia 🇸🇴 Somali baa leh inta Somalia noshay waan difacanena inasha allah look the Palestine 🇵🇸

  • @Ms.4ever33
    @Ms.4ever33 3 หลายเดือนก่อน

    Xanaaneey waxaad sheegeysay weeba soo baxday. Hada waxee Egypt badalayaab AMISOM. Subhanalaah ilaahay amuuraha usahal dadkeena iyo dalkeena. Somalina waxee ku mashquulsanyihiin dabaldag bilaash ah oo qabyaalad ah.

  • @qeysmohamed4215
    @qeysmohamed4215 3 หลายเดือนก่อน

    Gobonimdeena waxaan ka dooranay nolol dulinimo ah nasiib darro 😭🤲yaa rabi dalkeygi🇸🇴

  • @fnw8688
    @fnw8688 3 หลายเดือนก่อน

    Hanan wa mahadsaniid👍🏾

  • @Zhangzhi123
    @Zhangzhi123 3 หลายเดือนก่อน +1

    Soomaalia Malin aan foogeyn waxaa k dhici doona mudaharaaad dalka lagaga sifeeynayo shisheeyaha waliba carabta

  • @RobereyDavid
    @RobereyDavid 3 หลายเดือนก่อน

    Listening Egypt They Cover History Punt Of Land

  • @sofiaabdulle2923
    @sofiaabdulle2923 3 หลายเดือนก่อน

    Ma shaa Allah abayo hurdada ka toosi umadan isku maqan iyaga dhexdoda

  • @zahradahir2811
    @zahradahir2811 3 หลายเดือนก่อน +1

    Insha Allah Allah has naga qabto ❤❤❤🤲🤲🤲

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn 3 หลายเดือนก่อน +7

    Cid na qaybin karta maa jirto innakaa is qaybinay.

    • @AtlasAtlas-r6s
      @AtlasAtlas-r6s 3 หลายเดือนก่อน

      Itoobiya Koso socota

  • @AxmedFaarax-r1w
    @AxmedFaarax-r1w 3 หลายเดือนก่อน

    hanaaney hore usoco wll mcn ❤❤❤

  • @Cirroole
    @Cirroole 3 หลายเดือนก่อน

    حسبنا الله ونعم الوكيل
    اللهم انا نعوذ بك من شرورهم

  • @EnzoYosuf
    @EnzoYosuf 3 หลายเดือนก่อน +3

    Wallhi waa wax laga naxo hadaa dhalin yaro nahay waxaan sameyno manaqaanno family geyga 2025 waxan qorsheyneynay in aan Egypt uguurno lkn hada weyba iisoo urtay, dhalin yaro aan tashano waa la inoo tashtee😢

    • @fnw8688
      @fnw8688 3 หลายเดือนก่อน

      Wadan carab ah famliy kada haa iska geeyan intas wa iga taalo.

    • @AtlasAtlas-r6s
      @AtlasAtlas-r6s 3 หลายเดือนก่อน

      Saxiib horta ma ogtahay inay itoobiya dhulkaga haysato

  • @cabdicabdullaah
    @cabdicabdullaah 3 หลายเดือนก่อน +3

    Ma maantaa waxa Falastiiniyiinta reer Gaza diidan yihiin baa Soomaali iyagoo arka oo soo jeeda waddankoodi laga hirgelinayaa Caloolxumo weynaa Waan u Qalanaa Runtii Waayo Wax aan macne laheyn baan isku haynaa 30sano inkabadan oo dadkii inoogu caqli yaraa baa ina hogaamiya oo ina kala qaybsaday marka dhalinyaraa wax ilaa shatee ilaahaw nagaran sii dantayada guud oo Qabyaaladda Nafahan sii MAHADSANID HANNAAN WANAAG INKASTOO WARKAN SOOMAALIDA BADANKEEDU DHAB MOODEYN AMA DHEELDHEEL U ARKAAN WAA CALOOLXUMO

  • @Warsameamir8
    @Warsameamir8 3 หลายเดือนก่อน +1

    walal cawantan warkoda waxay badali karan majiro

  • @HsanDigital
    @HsanDigital 3 หลายเดือนก่อน

    Amazing hannan ❤❤

  • @saidhussein9037
    @saidhussein9037 3 หลายเดือนก่อน

    Qorshahan si cad ayuu u muuqdaa qofkastana waa fahmi karaa meesha dalku u socdo hadaan indhaha lays qabanayn
    Waana laga shaqeeyay midaas waxaana aad usii fududeeyay Xasan iyo kooxdiisa
    Shacabka ayaa la kala qaybiyay oo lagu kiciyay uufo qabyaalada
    Waxaana laga takhalusay Ciidankii curdanka ahaa ee dhismayey
    Xanaan waan kugu raac sanahay wllo in aynu nahay kuligeen laandheerayaal, CADOWGOODA KABAHA U SIDA’

  • @Neima1000
    @Neima1000 3 หลายเดือนก่อน

    Somali haka baxan carabta miid a Ha noladan🇸🇴

  • @Mohamed-n9s2j
    @Mohamed-n9s2j 3 หลายเดือนก่อน +1

    Hawiye moriyaan baa kamasuul ah

    • @viozone
      @viozone 3 หลายเดือนก่อน

      Faqash aammus

  • @shafsteryellow
    @shafsteryellow 3 หลายเดือนก่อน +6

    😂😂😂 they sell Ras El Hikma to UAE
    😂😂😂 they sell Tiran and sanafir Islands to Saudi
    😂😂😂 they cede rafah border to israel
    😂😂😂 they beg Haftar for protection to their west
    😂😂😂And they let the U.S operate freely in Sinai
    What empire 😂😂 the people are rioting over esh

    • @user-xv8hm2eg5
      @user-xv8hm2eg5 3 หลายเดือนก่อน +4

      Haye faridw ada laraba in laga jaro o macdantada lagorto xal iskaga celino in nokeen

    • @MEl-t5i
      @MEl-t5i 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@user-xv8hm2eg5runtaa ❤

    • @AtlasAtlas-r6s
      @AtlasAtlas-r6s 3 หลายเดือนก่อน

      Bro forget about Egypt, your enemy is Ethiopia, I am sure you don't know anything that Ethiopia occupied your country since 2007 because all you see in media is talking about qabiil or terrorism

    • @shafsteryellow
      @shafsteryellow 3 หลายเดือนก่อน

      @@AtlasAtlas-r6s I can chew gum and walk.

    • @AtlasAtlas-r6s
      @AtlasAtlas-r6s 3 หลายเดือนก่อน

      @@shafsteryellow you are Ethiopian

  • @AmalMadiina
    @AmalMadiina 3 หลายเดือนก่อน

    HADII AYAGA AY RABAAN INEY SOO CESHADAAN BOQORTOYADOODII HORE EE AY BEENTA KA SHEEGAYAAN ANAGANA WAXAAN SO CESHANEYNAA BOQORTOOYADII AABEHEEN AW ISIR BOQORKII POUNT IYO MIDII KALE EE ANAGA NAGA FARCANTEY EE KEMET EE KA TALISEY MASAR INSHA ALLAH
    DADKEENA WAY KICI DOONAN WAANA ISKA DHICIN DOONAA YEYDA SOO DUUSHEY

  • @Halaq28
    @Halaq28 3 หลายเดือนก่อน

    Somalidu waa dad islaam ah qabiil cidna kama dhamaan karto waxaase xaqiiqo ah in hadaba anaan ahayn dad iyo dalkooda oo xor u ah taladooda in aan xoriyadiisa helno nah waxaa ka horeeya in aan udagaallano marka hanoyimaadan anaka iyo Ciraaq iskumid manihin waana hubaa marka sibareer ah naloogumaysto ayaan xoogeena iyo xeesheena isku xorayn doonaa insha alaah balse hada mana nooli mana aanaan dhiman marka waa sifiican anagu hadaba mahaysanoh wax aan kafikirnoh iyo nabad iyo barwaaqo midkoodnah wax noo bad baada hadaba majiraan marka waxaan leenahay welcome cidii dani kasoogasho in ay anaka nagumaystaan waasi fiican koleey anaka soomaali hadaanahay danteena ayaaba kujirta misaad waa ilaahay mahadiis waxba hakacabsan wallo waxaas wax kadaran ayaa nasoomaray walina waxaanahay dad nool oo wax uun rajo ah kujirto Don worry waxaa dhimanaya wax kayar intii awal caqli xumada kudhimatay aanusugno hadaba marka

  • @ahmedsalah3462
    @ahmedsalah3462 3 หลายเดือนก่อน +3

    Hanan wadankeena haduu meel fiican usocda badrolna wanaloo qodayaa ciidan awoodle waxaa dhisaya tukiga iska iloow Somaliya in laqabsado GAZA ayaa waxaa qabsan waayey dowlad weeyn macaadalahi masar ha u baqin

    • @FartuunGafaje
      @FartuunGafaje 3 หลายเดือนก่อน +3

      Waad hurudaa ciidankii meel kusheeg dagaal baa lagaliyey kuwaa inta meelo lagu balamiyey laqarxiyey kuwii eritrean lagu toobaray waalakala diray saraakiilna waala dilay maxaa haray xitaa wakuwa waxay cunan la' tan kale amisom magaca loobadalay waqti dheerna walasiiyey masaarina ciidan bay keensan maxaa kuugaray adoonimada qaado ama nio dalkaaga xorayso

    • @ahmedsalah3462
      @ahmedsalah3462 3 หลายเดือนก่อน

      @@FartuunGafaje ciidanka hadaan dagaal lagelin oo cadawga naga celin maxeey sameeyn lahaayen kafeker horta intaadan qorin wll ciidanka wa kuwa xoreeyey Xamar ilaa Xarardheer

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm 3 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂🤣🤣🤣🤣😂😂🤣

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm 3 หลายเดือนก่อน +1

      Adeer dalka soomaaliya adoonimo ha leysku diyaariyo. 34 sano qabyaalad. Ha idiinka saarto umad rwanda oo gaalo ah. Ka aqli liito baa tihiin. Qabyaalad. Iyo reer hebal baa waqtiga nooga qaadeen.

  • @ghst4487
    @ghst4487 3 หลายเดือนก่อน +12

    Somali nimankooda naagahooda sida loo caayo iyo walaalkooda sida loo takooro bis ayee kasayaan. Ajaanibta weeka baqaan carabta weey caabudaan . Nin ajaanib neh taariiq kulama doodi karaan

    • @CmonNowTellme
      @CmonNowTellme 3 หลายเดือนก่อน

      Goormaa Soomaaliya weligeed. Ma faataxaan sir ku aheyd Soomaaliya.

    • @AhmedDaud-fd6vn
      @AhmedDaud-fd6vn 3 หลายเดือนก่อน

      Taariikh maa hayno walaashay macaan, sawiro yar yar oo dhaggan ku sawiran wax aan ka ahayn,intaa kale waa been, Reer miyi xoola dhaqata ah ayàan ahayn. Xamar waxaa laha Persian iyo Cumaniyiin.

    • @ghst4487
      @ghst4487 3 หลายเดือนก่อน

      @@AhmedDaud-fd6vn cumanta xamar soomaali baa ku adoonsan jirtay Persian ka neh kuwa adoomo soomaali eh baa xamar joogay. Carabta waligood adoon bee ahaayeen wll

    • @AtlasAtlas-r6s
      @AtlasAtlas-r6s 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@ghst4487oo itoobiya iyo jareerta iyo Amaxaro dhulkaga haysta maad iska qabatid

  • @CibaadoMaxamed-m6o
    @CibaadoMaxamed-m6o 3 หลายเดือนก่อน

    لا إله إلا الله محمد رسول الله
    Waar dadoow ashahaata oo tawxiidka ku dhintaa, dhulkeeni lagaayib saye.

  • @ahmedkaarshe337
    @ahmedkaarshe337 3 หลายเดือนก่อน +1

    Layaab !!!!

  • @abdulkadiraseir2288
    @abdulkadiraseir2288 3 หลายเดือนก่อน +2

    HANNA WAXA UU KA HADLEY KAMAALU DIIN WAXAA UU AHAA ERGEYGII (UN) U SOO MAGACAAWDEY SOMALIA WAXAA LAGU DILEY SOMALIA

  • @Moktar-ki3zl
    @Moktar-ki3zl 3 หลายเดือนก่อน +1

    Gurmad allah

    • @Moktar-ki3zl
      @Moktar-ki3zl 3 หลายเดือนก่อน

      Gayiga allons noxafid

    • @Moktar-ki3zl
      @Moktar-ki3zl 3 หลายเดือนก่อน +1

      Gayiga allow noxafid

    • @Moktar-ki3zl
      @Moktar-ki3zl 3 หลายเดือนก่อน +1

      Gesiyaashi illa dhashow dhankeebad iga xigtiin

    • @Moktar-ki3zl
      @Moktar-ki3zl 3 หลายเดือนก่อน +1

      Mabda ;muruq iyo maal intaba maa lanidifsadey

    • @Moktar-ki3zl
      @Moktar-ki3zl 3 หลายเดือนก่อน +1

      Doqoniimmo annoo layaaban miyay nacasnimo doorbidey.
      Daad hadu kuqaado dadxoortu kugu daraa ehelka kuguu samraan oo yidhaahdaan allaaha unaxariisto
      badu hadey ku qaado xaaxigey ku ehelkaa kugu samraa oo kuyidhah dan allaha unaxaristo

  • @AsiyaMax
    @AsiyaMax 3 หลายเดือนก่อน

    Soomaalida ayadaa bartaa isdhigtay manta o casri jadiid ah carab haku maamusho ayaandaro ka weyn maleh😂💔😢

  • @AbdiahmedahmedAbdi
    @AbdiahmedahmedAbdi 3 หลายเดือนก่อน +5

    Dawlada masar waxy UU shaqaysa rer galbed igau ha
    Ka xoroban ninkani rer galbed
    Ayu u shaqeya waxba inaga ma
    Badali karo

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm 3 หลายเดือนก่อน

      Markaa ma qabiil baa ku difaacaayo iyo reer hebal

  • @YtdrakzBand
    @YtdrakzBand 3 หลายเดือนก่อน

    Was mahad santahay lkn 40000 oo Ethiopian ah ayaa waxba naga qaadi waayay lkn good thing Somali weli waa soo jeedaa

  • @asayrchannel
    @asayrchannel 3 หลายเดือนก่อน

    Somalia imika bey nugu wanagsan tahy in tii ey jirty ,
    In la qaybsanyo kuwa wali hurdayo oo rajo ku noolo ah , isa sii,aasa waxba , mey hadhin , madax hadii ni badbadi karto imika ha nii badbadiso ,

  • @my24motivation
    @my24motivation 3 หลายเดือนก่อน +4

    Walee carabtaan wexee soowadaan waxyar mahan 🧐🤔

    • @AtlasAtlas-r6s
      @AtlasAtlas-r6s 3 หลายเดือนก่อน

      War carab cadw maha , itoobiya walahi KO nicib oo aad KO nicib

    • @EsraMahumud
      @EsraMahumud 12 วันที่ผ่านมา

      ​@@AtlasAtlas-r6s😂😂😂😂carab wa cadow somali io mid islam oo gaalada usujudan o galada kabaha uqadan adigu cadowgeyga io zxpkeyga iikala shegeysa wa aduun😂😂

    • @AtlasAtlas-r6s
      @AtlasAtlas-r6s 12 วันที่ผ่านมา

      @@EsraMahumud waan lasocda inaad Oromo tahay oo Amxaro cabod

    • @EsraMahumud
      @EsraMahumud 12 วันที่ผ่านมา

      @@AtlasAtlas-r6s amxaro io orom wa adomaheygii Ahmad gurey hilibka ceyrin siin jireyn,
      carabna wa kuwa sadaqada udiri jirey o manta wxe wx kunoqdey sadaqada awoowayashy siin jireyn adu carab adon Israel Somalia cayaya o leh foolxumo madmadow carab ba 10qaliina gala somalia illhy ba qurux udhameyey mid galay qaliin majuro ader cadow wa icadow ha iikala qadin

  • @munaaxmed2253
    @munaaxmed2253 3 หลายเดือนก่อน

    Mhdsanid wllo xanan

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 3 หลายเดือนก่อน +1

    ilahayow adiga Unbanku haysana ee cadawga hano jabin

  • @naemaahmed1648
    @naemaahmed1648 3 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢 hadal waad daysaa !!!!

  • @dhhol77
    @dhhol77 3 หลายเดือนก่อน

    Caqligena lagu ciyaara kwrn 100 wiil somali ah oo duurka ku jira aan wax dhaqaalo iyo hormar heysan ayaa ku dhawaad 20 sano nagala ilaalina oo hadba gaalo iyo caloshod u shaqeystayal la keena ani al shabab dhib kuma qabo cida qaraxyda sameysa ee dhibaada aburta waa galada madaxdana waxey ila thy rakaato in lagu heysto wayo wxn ma ogolaan karo qof miir qaba

  • @saredomahdi1569
    @saredomahdi1569 3 หลายเดือนก่อน

    Alla ma Oran
    La xawla wala guwata ila bila llah

  • @Mohamed-n9s2j
    @Mohamed-n9s2j 3 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkk merci beaucoup 😂😂😂 somali intay rer rer iskugu maqantahzy bay shisheeyuhu ugumaqan yihiin

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro 3 หลายเดือนก่อน +1

    Somalia wxey ku bur burtey gcnta xasan shiikh iyo kooxdisu dalka wxuu ka iibsadey turki itobiyaa Masar
    Imiraadka

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 3 หลายเดือนก่อน

      Xasan sheikh muxuu burburin karaa? Lolz. Cilada Xasan sheikh waa in uu yahay madaxweyne qaboob oo aan cad goodan jarin mooryaan iyo haabaana gacanta u galay.

  • @thepearlofindianocean
    @thepearlofindianocean 3 หลายเดือนก่อน

    Ummad hurda dheer ku jurto ayaan nahay lakiin u malayn maayo wadaadkan riyoonaya in ay riyadiisu u hirgili doonto sababo badan ow geed. Sidaas oo kale waxaa riyooday wiilkii Oromo ee ka taliya Ethiopia oo wali dhaqaajin la riyadiisa marka waxaa la yiri tiisa daryeela ayaa tu kale ku dara labadaas wadan ayaagaa toodii dhaqaajin la oo aan u madax banaanayn siyaasadooda…..so good luck to them

  • @bilalxiin8391
    @bilalxiin8391 3 หลายเดือนก่อน

    Daa masar ha timadee 😂😂 intii etopia isoo adi lahaaa

    • @munayusuf9938
      @munayusuf9938 3 หลายเดือนก่อน

      Ethiopia sota kula joogta ma marbay ka maqantahay hadna waxba kumay gaysan masar way ku gumaysan wayna ku cadabi

    • @bilalxiin8391
      @bilalxiin8391 3 หลายเดือนก่อน

      @@munayusuf9938 wee ila joogta Lkn masar haday timado siyasdda waa is rogaysa

  • @shafsteryellow
    @shafsteryellow 3 หลายเดือนก่อน +1

    Egypt has NEVER won a war... Not since the Ottoman empire when they were ruled by Albanians 😂😂😂

  • @kingyaasin8580
    @kingyaasin8580 3 หลายเดือนก่อน

    Dadka iyaga is dhigay meshan lax walba mesha aay is dhigto ayaa logu qowraca💔💔😓

  • @mascuudfeysal8327
    @mascuudfeysal8327 3 หลายเดือนก่อน +4

    Caawa war kaaga majec leysan waa sheeko calool xumo igu abuur tay iyo cabsi

    • @hananchannel1928
      @hananchannel1928  3 หลายเดือนก่อน +3

      @@mascuudfeysal8327
      I am sorry 😔.. lakiin waa run

    • @MedIbrahimidrissIbrahim
      @MedIbrahimidrissIbrahim 3 หลายเดือนก่อน

      @@hananchannel1928 Laa taaxzan inaalaha macana 😊

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm 3 หลายเดือนก่อน

      😂😂🤣🤣🤣🤣🤣

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm 3 หลายเดือนก่อน

      34 sano markaa qabyaalad wadnay dalkeena maxaad ka filaneeysay ineey dhacaan?

    • @asayrchannel
      @asayrchannel 3 หลายเดือนก่อน +1

      Inta ku hadhy un madax kla kac hadii kle adigo indha haaga Shanta ah ayaa lugu adoon sanayaa , reer herbal wax ku taro, imika labo mid kla dooro in lugu adoon,sado iyo lugu dilo, sharfu kuma hadhin , waa lama huraan coows jilaal,

  • @warsamaosman-Sool
    @warsamaosman-Sool 3 หลายเดือนก่อน

    Masar awooda ay zoomalia kumaamulayso qasa ayey uugu hiilinlahayd 😂😂😂😂😂. Nin gaajoonayaa cid kale ma adoonsankaro 😂😂😂

  • @hafsadahir1707
    @hafsadahir1707 3 หลายเดือนก่อน

    War kacooy waa Nala qabsanayaa

  • @AmalMadiina
    @AmalMadiina 3 หลายเดือนก่อน

    HANAAN AAN KOR U QAASNO DAAWADAYAASHEEDA SEY U BATAAN SHARE GAREEYA GROUPYADA DHIGA MEL WALBO KU SHARE GAREEYA SI AY DAD BADAN UGU SOO XIRMAAN

  • @Muhiimharuun13gmailcom.Muhiimh
    @Muhiimharuun13gmailcom.Muhiimh 3 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢😢😢

  • @HassanAb-hx6cj
    @HassanAb-hx6cj 3 หลายเดือนก่อน

    الإمارات و السعوديه تحكم بلحه ماشي جزر باعته للسعودية باعته النيل مرحبا أختي المصرين يعرفون من الصومال كله بلحه we now look what happens to there people you 😂😂😂 stay strong الله يحفظك جيبوتي😂😂😂😂

  • @ruqiyoxasan8119
    @ruqiyoxasan8119 3 หลายเดือนก่อน

    Kalab muu falastiin oo xuduud laleh difaaco markuu somaliya leeyahahy .yaakuu somsliya anagaa gumeysan jirnay haye baqara daaxika africa ma gumeusan jirin isba waa africa

  • @ahmedyaasiin3957
    @ahmedyaasiin3957 2 หลายเดือนก่อน

    Mushkilada oo dhan waa Somalia, intii ay ka haayeen Simaliland baa inaga go'aysa ayey wadankii u gacan galinayaan gumeysteyaal. 1991Kii markii UN-tu timad Somalia ee USA hogaaminaysay, waxa laga diiday in ciidamo la geeyo Simaliland, unguriiska ayaana ka diidey in aan ciidamo la gayn Simaliland, haddii loo baahdana ciidamada ingiriiska cid aan ahayn tagi mayso ayuu yidhi. Iminkana horta lama keenayo Somaliland lkn Xasan Sh. Inta uu baabiinayaa waa Somalia wuxuuna is leeyahay aduguna maqaar saar waligaaba ka ahaw. Dadkiina Somaliland iyo itoobiya ayuu ku jiheeyey!!.

  • @somalioutlet
    @somalioutlet 3 หลายเดือนก่อน +3

    WAXAA XASUUSTAA XASSAN SHIIKH OO DHAHAAYA ITOOBIYA BADAAS DHAAFA FURSAD HA SIININA SOOMAALIDA KU MIDOOWAAN OO QALQAL AMNI GEESKA AFRIKA YUUSAN KA DHALANIN. BAL MA QABSASO NOO DHIMAN?

  • @sayidka6911
    @sayidka6911 3 หลายเดือนก่อน

    Koleey ethopia iyo kenya way noo dhaamaan.

  • @Wassup309
    @Wassup309 3 หลายเดือนก่อน

    المصرين لم يستطيعو دفاع عن اطفال فلسطين 🇵🇸 في غزة
    What is he talking about??

  • @ariijwaliid9097
    @ariijwaliid9097 3 หลายเดือนก่อน +1

    Somalida qabiil iyo qashin ku maqan yihiin aduunka waa lakala tage teda kale ninkii history qorto ayaa qaato

  • @mahamedabdiaar2257
    @mahamedabdiaar2257 3 หลายเดือนก่อน

    AQOON TA WALAASHEEN KA FAAIIDAYSTA
    QOSLKABA WAA DAAWATAANE

  • @hafsadahir1707
    @hafsadahir1707 3 หลายเดือนก่อน

    Tol beelay

  • @sabahomes4346
    @sabahomes4346 3 หลายเดือนก่อน

    Waa very sad😢 darkest

    • @AtlasAtlas-r6s
      @AtlasAtlas-r6s 3 หลายเดือนก่อน

      it's not sad it's good news, because itoobiya occupied Somali since 2007 you don't know that, you don't have country, your country officially failed when your biggest enemy itoobiya takeover because of terrorist

  • @AbukarAbdullahi-o8i
    @AbukarAbdullahi-o8i 3 หลายเดือนก่อน

    Ha yimaadaano. Kkkkkk. Maalmahan. Intaan. Ciidama xoogan ka dhisaneyno shidaalkana. La bixitaankiisa. Aana. Lasoo baxeyno ka dib shaqadeena. Ayaan. Ka qabsaneynaa. Inshaa. Allaah

    • @munayusuf9938
      @munayusuf9938 3 หลายเดือนก่อน

      Laguma ogalaba cidan inad samysatid masarida hoostoda ku jiraysaa😅😅😅

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz 3 หลายเดือนก่อน

    IAM. SOMALI MY COUNTRY SOMALIA 🇸🇴 WALAALO. TA. ALLE. UUN. BAA. SOCONAYSA. ADUUN KOODHAN IS BADALO. WAA WAYN. BAA. KA SOCDA. MASAR. OO. QAXOONTIGA. FALASTIIN XUDUUDA. U FURI WAYDAY. IYO. DADD KA. MAATADA IYO. CARUUTA. AH AMAAN. SUGI MAYSO. ITOOBIYANA. YADAA FAWDO KU JIRTA OO. DAGAALO. KA SOCDAAN KENYA YADAA. CAWAANA. IN AY. CID. QABSATO. OO AY ADOON SATO. WAA. WAX LAGU QASLO. ITOOBIYANA. WAXA. AY. ADOOMO. U YIHIIN. BADAN KOODU. WAA. GAALNIMO. IYO. IN AY CARABTA. KU DUULAAN. YAGOO. TAAGEERO. U AH YUHUUDA. KUNA KAL SOON GAALNIMO. IYO. DIIN NACAYB. WALAALO. SOMALIDU. WAXAAS. WAY. KA DUWAN YIHIIN. DADD KA. KURAASTA. IS KU HAYSTA. CAALAM KA KALIGOOD. MAAHA. XITAA. MASAR XUKUN KA KAJIRA SAX KUMA IMAN EE WAA. XOOG IYO. IN QILAAB. MILITARY. BUU KU YIMI. NIN KA. MASAR. QABSADAY. )( XOOG IYO. HUB. BAAN. DADD KA. KU QABSANAYAA. WAA. WAX LA IS KU. DILAYO. CAALAM KOO IDIL

  • @warsamaosman-Sool
    @warsamaosman-Sool 3 หลายเดือนก่อน

    Zoomalia Italian insha'allah dhawaan map-ka kabaxaysa.

    • @viozone
      @viozone 3 หลายเดือนก่อน

      Sifiican u ooy

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk 3 หลายเดือนก่อน +1

    HANAN MAHADSANID, MASARIDA CHICKEN "DOORADA"
    NAGA DHAMEENAYAN 6 BILLOD HALMAR BEY CUNAN IYADO QAALI AH, DADKA MASARIDA KALENA MABA AWOODAN
    CANBUULADOODEY CUNAN
    ALLIW NO GAR GAAR.

  • @RidwanMohamed-tn3pg
    @RidwanMohamed-tn3pg 3 หลายเดือนก่อน

    Wariye dowlad dalkisa kasoo horjeeda oo asagoo iska dhigaya nin danaheeda ka shaqeynaya dab ladaba jooga hadalkiisa qabasho malahan.

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed8894 3 หลายเดือนก่อน

    Ninkaan Ethiopia naga celi miyaa niniri wuu riyooday u jeedkoda waa Niilka biyihiisa
    Iyo inuu helo saldhig.lkn kursiga UN waain ay diidaan
    Madaxda oo laga fiirsado

  • @yussufmohedburale4913
    @yussufmohedburale4913 3 หลายเดือนก่อน

    Waxaan layaabanahay dadka kunool masar waxay u badanyihiin carab dadka loo yaqaanay masar waa QIBDHIYIIN. Sida la yaqaanay oo aan taariikhda ku baranay waxay ahayd faraaciinta in ganacsi na dhexmaray una badan xagga luubaanta. Carab inteey naga Soo galaan

  • @m.dhaqanehusein
    @m.dhaqanehusein 3 หลายเดือนก่อน

    Aniga waxaan la yaabanahay Hassan sheikh cida la taliye u ah marka laga hadlo Somalia meelaha ay joogaan Amison iyo meelaha aysan joogin waxaa badan meelaha aynan joogin Gusaale Putland' Khatumo' Somaliland' Hiiraan intaas oo gobol Amison uma baahna Waxa ku kalifaayo in Mashruuc cusub oo dadlal kale ka macaashayaan keenaan waxaa rajaynaa inta yar ee Amison joogaan dowlada ciidankeeda haday xoojiso amnigeeda way ku filnaa lahaayeen hayntooda kuwaan cusub waxaan rajeynaa gobolada aynan joogin in aan la keenin waa gobolo isku filan dhaqaale ahaan iyo military ahaan.

  • @ifrahmohamed5854
    @ifrahmohamed5854 3 หลายเดือนก่อน

    Why wouldn't they help palistain instead of coming to me, I would say keep dreaming.

  • @fofohassan3058
    @fofohassan3058 3 หลายเดือนก่อน

    Hayaaaaaaaaaay, war wadankii walaqaatay la dhihi jiray haday run noqon rabta 😩🙄🙉

  • @fnw8688
    @fnw8688 3 หลายเดือนก่อน

    Dhaliin yarad Somali hada nahay wax sugeyno aya laa yabanahay war calanka qabiilka aan iska dhiigno Wadanka aan uu taashano.

  • @ubaxmuxudiinaxmed
    @ubaxmuxudiinaxmed 3 หลายเดือนก่อน

    somaaliy xura weye

  • @Emi92546
    @Emi92546 3 หลายเดือนก่อน

    Laandherayaal wa u dhamatey waxaan se rajeynayaa ciidankeenii eritareya laga keenay iyo kuwii hore Ina ay is ababulayaan oo dalka milatery ahaana u qabtaan sidii sudaan badeena gaal iyo Muslim ku sheeg candhuftoda Dib u ceshtaan

  • @astursaeed8280
    @astursaeed8280 3 หลายเดือนก่อน

    Ciil baaba iga qabtey kalsoonidu ku hadlayaa igaga daran wax walbo iyo dowlada see uga aqbalayso waxas dacartaa waa ka xumahey waxaas oo dhan inaa waxba ka badali karin😢