Masha Allah abdi wali waxa ku gaaro dunidan oo fanaan aha majiro suldan iyo adi lee labadina ayaan iidin aamisintahy ee hori u soco 💯💯💯💯 fanaaniti hore ayad isku cod agtihin
MashaAllah wiilka marwalba u iska faraxsanyahay waxan ku tagero like ta kama bakilo wayo faraxa iyo kalbi nadifnanta anku sara like ta u istahila keep going bro we love you
walaal Sharma Boy Ma Ahan Nin Murti Ku Heeso Waa Sax Balse Waa Nin Yaqaan Sida Dadka Loo Madada Daaliyo Gaar Ahaan Dhalinta Maanta Jidho Wuxuu Ku Heesana Ma Ahan Xikmad Marka Kala Saar Heesaha Maqaamka Sare Ku Fadhiya Ee Murtida Hodanka Ku Ah Iyo Kuwa Kale Walaasheey Barliin Mahamuuf Sabriye Magac Igu Qaali Ah Ayaad Wadataa Aad Baan Kuu Salaamaya
For The Coming Ten Years This Hoobal Shall Remain The Top Ten Singers Still Khadar Keeyow & Kingeero R D BEST! VIVA BOTH OF THEM well approved artists !
Mashalh Codkaan mcn quraanka kariimka ayuu kuwacnaa iyo amaanta nabiga scw qaari quraan alle hakaa dhigo wll
M5oug$6
I’m lo
❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😅😅😅😅😅😅😅😅😅
❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
Waa wiil yar oo Iilaahay cod ugu deeqay Mashaa Allah. quxudii iyo smile-kii dhalinta Somaalida na lagu yaqaanay wata. Lakiin waxaan dhihilahaa dumarkan 40tan jirada ah haka xishoodaan inanka ay dhali karaan ay ku hor boodayaan sidii geel qooqay.
Waa kugu raacsanahay midaas
Heesta kaweeyn asagana haiskadaayo
Wale wa runta 😂😂
i agree
Hhhh wa comments ki iga qosliye dag nin iyo wano iyo amin isku jiran sheikhqul kuli
Abdiwelli kingeero Walaahi waa nin so baxay , waana Fanaan banaankiisa ku dhacey inta igu raacsan Like igu qabta,
Fariid
Burburkii gadaashiis, Lafoolr iyo Kingeero unbaan uqirsanahay iney banaankooda kudhaceen. Waxa kale waa iska cariirsi
Cabdi Tahliil warsame isku cod yihiin walahi lama kala yaqaan wiilkaan masha alah keep brother u are best ur voice is soo amazing 🤩
Shaymire dacar dheh bowe ninkaas ayey isku cod yihiin
Aniga. Xataa saasaan. Dhahey. cabdi tahliil Ay isku cod egyihiin 👍
Ruun ayaad sheegtay
Cabdi tahliil aa dhalay wiilkaan
@@ilkacaseqoslaaye5635 is
ياسلام عليك النور ، لك الشكر والهناء يا عندليب الصغير ، ذكرتنا ايام الزمان اللي كانت ايام الفنان الراحل عبدي تهليل ورسمه , الله يرحمه ويغفر له......!!
Waxani way hees dhaaftay yarkani waa top talent codkiisii waxaba kasii qurux badan dabcigiisii iyo smilekiisa waa qof iska farxaani ah, inantas telka beluga ah wadataa ma nooshahay 😢 say uqurux badantahay lagama sheekayn karo walahi 🥺💌
Lkn fanki wa laga sixray 2017 sobaxay 2021 ka faristay lkn hada wu so laban rabaa mar dhow
Masha Allah abdi wali waxa ku gaaro dunidan oo fanaan aha majiro suldan iyo adi lee labadina ayaan iidin aamisintahy ee hori u soco 💯💯💯💯 fanaaniti hore ayad isku cod agtihin
Asc wiilkaan yar Wuxuu u cod egyahay fananiintii hore Masha allaah
Ar yaa ila arkay gabadha yar ee inanka udhow masha allah wlhi waan ka helay alla qurux badanaa oo qurux badanaa masha allah
Qofta telka blue 💙 wadato smhno Abti qoftaas wa shidan thy wlhi wakula arkay 👌👌👌👌
Inta cabdawali kingeero taageerto
Liketa haila dhaafin waligeey like ma codsan asxaabeey waan idin jeclahy❤
Wiilkan yar sacadkastoon arko waa farxaan mancha Allaaah
MashaAllah wiilka marwalba u iska faraxsanyahay waxan ku tagero like ta kama bakilo wayo faraxa iyo kalbi nadifnanta anku sara like ta u istahila keep going bro we love you
walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 🥰💗💗💗💗❤❤
Asc wll
Xagee kaa soo booqana wLal
@@adoonkiialaah6439 😄🤣😂😆😄Subscribe ayuu kawadaa mise ay kawadaa lol 😆😍
Codka waa halkii ugu saraysey
Eryada silamida waa saxay dhamaan
Xaga Soo jiidashada iyo jiliinka Cabdi tahliil kaba cad cad horay u soco
Inta igu raacsaan balanbaalis in aytahay meesha kaliya oo wax kugusoco naya lasoodhigo ❤❤ilove balanbaalis❤❤
Wiil cod macaan weye xagee Ku duugnayd bro abdi tahliil baad moodaba yarkaan 👌👏
Xagee ku duugneeyd maxeey tahay wuu yaraa dee waabad u jeedaa imtuu laegyahay
Abdi haha wll dulqaad yaridaa tartiip lee ugu sheeg hhhhhh
@@wiilkiiqaramiga7343 🤣🤣 maya waxeey u jeedaan beey dadka suaal ka weeydiinayaayn
@@juguxzay 😄🤣😂😆😄
C kingeero the one an only wlhi
Sidan u fakiheso
Ama fanka faraha kala bax ❤️❤️❤️
Qofka soo jiidaya waa canbaaraynayna rabi u soo laabo qofkaas allaha caafimaadka hanoo siyaadiyo wadanka allaha nabad nooga dhigo
Golden voice ninkan san nogu hesi karin fanka ha iska dhaafo
What a amazing song.!😮
Still listining 20/09/2024
Gabdhoow iska daaya makeupka idiin ekeeyn. Waxaad u eg tihiin neyl galaalan. Fadlan Fadlan Fadlan nacabkiina qurcan deysta oo xoogaa naashnaashta. Gabdhihii kore ee soomaaliyeed waxay lagaayeen midab Dahabi ah oo isha u roon. ❤❤❤❤
anaaba ka yaabanaa
wooow
Neyl galaalan 🤣🤣🤣 neyl gorod leh miyaa mise
@@Islamicteaching22255
Kkkkkkkk!
Neyl gordan waaye ama madaxa cad yahay
@canab somaal wllhi waaruntada imisa gabdho oon bartay ayagoo midibkii dahabiga hablahena lagu garan jiray lahaa hadana sidey u ekadeen aad yaabeysid wllhi ceeb allaha asturo
Balanbalis studio sxpka bulshada saami cade ❤🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Ish cala cod il bili adan Allah ka hayo bowe ❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
AAMIIN
Ok
Ax yaaa Cabdi wali 😊😊😊 Cabdi tahliil hortiisa adoo ka qaado ayuu nasiib dareemi lahaa AUN
La isma xaqiree wiilkaas cod wanaagsan oo shabaha tahlil rabi wuu siiyey mashalh from galkacyo Somalia guul
Wow my is Muhammad Bello from Nigeria I sport your music my friand
Ww m,a sxb abdi wali ibraahim maxamed kingero cod aya alle kugu mudestay Sxb keeb going
Heestaaan inta jeeer dhagestay ma malaysan karo and still ❤it
Aun Cabdi Tahliil miyaa heesayo yaa salaam 👏😮👏😮👏😮👏😮MashaAllah
Abdi wali yare hore usoco
Axsan vioce 😍😍😍
Abdiwali wa fanaan banaankisa ku dhacay horay usoco Guulo badan inaad ka gaartid ayaan ku rajeynayaa.
Wallee waawiil yaroo fannaan ah maashaa allaah
Adeer allah ku dhowro.
Waayawaayo ayaad ina geysay.
Inta jecel gabdhaha madoow maaroinka ee aam jidhkooda sunta marin like ii saara.
Cunugaan wallaahi fanaan waaaye maasha allah waxaasaa fanaan lagaaa dhahaa
Fiicnaan laheeydaa in wiilkaan ku qaado A.Tahliil heesahiisa hortiisa A.U.N Tahliil
Waa mucjiso cusub oo fanka ku soo biiray.maasha alle adeer
One of the best Somali song ever, the lyrics, the melody and the music makes it perfect
Wow ishcalaa cod wow legend abduweli sxp sare barteeda dhigtey heesta legend legend tahliil so xasuystey M. A
Saan Ninkaan Uheesi Karin Funka Faraha Haka Qaado Si Funkii Quruxda Badnaa usoo Laabto
Sas waaye
Sax wlhi ka yar ilahey haxafido waa mid fahansan hamiga iyo heersareenta murtida
Dad an wax fahan sanen ayaa ku so biisay fanka sanadahan danbe lkn wiilkan yari waa ka baxsaday masha allh
Igudey fankaa igudey 😂😂😂😂 Wir iga celi Sh................ dhasheee
That is right
.m.a wiilkn yr cabdi tahliil codkiisa ayuu keeenayaa hees kasto uuqaado faninintii hore wax sax ukeeno asagaa kajiro wlhi cabdi wali yre gulyso abowe
Masha Allah cabdi tahlil yare aya ino so baxay ruti so beautiful voice
Xasuustii aun cabdi tahliil warsame🤲
Good voice, i don’t often listen somali songs but this guy is gifted n what makes him cool is with his disabling .
waa igu socotaa Hees mcm iga dheh♥️✌🏼
Kani yari fanan kaliya ee is odhan karto waa fanan buuxa ee kaso baxay muqdisho from Hargeisa somaliland 🇮🇷
Masha alla alla yaacisak c/walli wanku farx aanay qaabku ugu luqaynayo heesta io midhaha qaabku iskugu xidhayo
Barteedu bu dhigey da.yar talent leh sxp mshlh😍👏
Abdiwali yare waa fanaan cod macaam iyo waa wiil farxad iyo aqayaarnimo hor mar wacan my bro
ishcalaa cod mcn 💯💯 codkaaga allaha kuu barakeeyo
Wiilkaan ayaa layiraahdaa fanaan ma hinee Sharma Boy maaha fanaan ninkaa yar ayaa loo baahan yahay in la taageero la siiyo dhiira galin.
Haaaa wallhi
aad iy aad dadkeena in murtidii dhimatay waxaad ku garanaysa dhac dhac kusiii iyo yaanyada soogad iyo suuqa aad bay tageeran
Sharma boy anagu fanaan noo yahy adeeryal
walaal Sharma Boy Ma Ahan Nin Murti Ku Heeso Waa Sax Balse Waa Nin Yaqaan Sida Dadka Loo Madada Daaliyo Gaar Ahaan Dhalinta Maanta Jidho Wuxuu Ku Heesana Ma Ahan Xikmad Marka Kala Saar Heesaha Maqaamka Sare Ku Fadhiya Ee Murtida Hodanka Ku Ah Iyo Kuwa Kale Walaasheey Barliin Mahamuuf Sabriye Magac Igu Qaali Ah Ayaad Wadataa Aad Baan Kuu Salaamaya
@@aidarusmohamed877 Thanks sida quruxda badan oo aad iila hadashay. Sharma boy waa runtaa waa wiil yar oo waqtihiisa ku jiro waan ku faraxsanahay.
Abdi fahalil raxmatulahi caleyhi aamin kingero bartedu dhigey
Waaw inkastoo heesku kaweynyahay hadana itaalkii wuuqaaday ana waankahelay eshcalaa fanaan ax ax ax ax ax waxaan galay xasoos
Booqashiyo baxnaananeey
Ruux bukaa bariidiyoo
Booqashiyo baxnaananeey
Balaayaa ka baqashiyoo
Bariidiyoo baraasharee
Babulaha libaaxaa
Barqantii wareegtaa
Buuraha shabeelkaan
Ila baadh idhaahdaa
Marka uuga hor boodaan
Buuraha salaamaa
Bakaylaha sidiisaan
Bur caleen la seexdaa
Wuxuu i baday jacaylku
Wuxuu i baray ka sii daran
Bil labaad dhacaysiyo
Birikaac hilaaciyo
Gaaraabidhaankaan
Kugu baadi doonaa
Wuxuu i baday jacaylku
Wuxuu i baray ka sii daran
Bil labaad dhacaysiyo
Birikaac hilaaciyo
Bil labaad dhacaysiyo
Birikaac hilaaciyo
Gaaraabidhaankaan
Kugu baadi doonaa
Bal waxaan ku doonaa
Barigeena midhiini
Oo bacal igu gargaaree
Bada waxa ku noolbaa
Badanbeer cadaadana
Bidhi inay isiiyaan
Bal anigu qaadiye
Bada waxa ku noolbaa
Badanbeer cadaadana
Bidhi inay isiiyaan
Bal anigu qaadiye
Wuxuu i baday jacaylku
Wuxuu i baray ka sii daran
Bil labaad dhacaysiyo
Birikaac hilaaciyo
Gaaraabidhaankaan
Kugu baadi doonaa
Wuxuu i baday jacaylku
Wuxuu i baray ka sii daran
Bil labaad dhacaysiyo
Birikaac hilaaciyo
Bil labaad dhacaysiyo
Birikaac hilaaciyo
Gaaraabidhaankaan
Kugu baadi doonaa
Hogan waxa ku rooraa
Bahal hoose wali idhaa
Haka baqan yidhaahdoo
Noolaha la geeyaa
Sawkaa ugaadhuna
Nafta kaan u gaaraba
Ritagay baroortoo
Bacadka iga qaadee
Lyrics by: abdala guled
Ku was
Midhaha badankeeda wad khaladay
Somaaliga iska dhis oo baro
Waa haddi luuqadaada uu yahay oo somaali aad tahay
Haddi kalena somaaliga noo daa
Hanaga ciyaarine
Badda waxaa ku noolbaa markaan beer cadaado biyo inay i siiyaan balan iigu qaade
Alla yaa cisak abdiweli yare waa bedelkii fanaaniin badan oo fanka soomaaliyeed loogu jeclaa
الله يرحمك ويغفرله 🤲🤲🤲 عبد تهليل 🤲🤲
Aabo cabdi tahliil oo aan biyo ismarin weeye
Cabdi tahliil
I’m in love with him Maasha allah ❤️✅
Welcome
Sure! better inform him now otherwise....
Too young for you ❤️🤪😜
@@ahmedashour8177 do you know me if young lady or maseer
@@nimohassan5632 ha ha Nimo sideen sheekada ku hayo Shan sanaad ka weyn tahay laakiin waxba maaha da’du waa number. Laakiin u diyaar garow markaad weynaatid isaguna weli yaryahay inuu kula guursado 🤪🤪🤪🤪
Waaw abdi wali iyo hees macaan
🥰🥰💯👌💯👌💯🥰💯🥰💯👌💯👌💯♥️👌👌♥️♥️👌👌♥️
M.a war wilka yari cod macana❤❤
Wow Cabdi welli somali music ❤😂😅❤
Cool and caring young singer with a joyous voice Abdiwali K smart indeed
mustaqbal leedahay bro keep going
Masha-allah
Masha allah waa fanan culus misane wa nin bananka ku dhacay masha allah
Fanaantii xamar ayaan waddanibaan ku haystaa fankeeda
Hoobal buuxa, Cabdiweli Yare.👏
Inkasto hesta an aqonin hooyade ayaa iso shere iso sameysay well done wilka wuu cod mcn yhy
M.a yaa hees fanan an tagarero💜💚
Mucjisada fanka MashaAllah
Maansha Allah tolow laysma xaasidee wiilkan weli codkiisa Soomali kuma arag
Aloow u naxariiso cabdi tahlil heeskaan waxaan ku xasuustaa anoo joogo gobolka hiiraan ayaan anagoo koox dhaliyaraa ah berked ama baraag 2 maalin ku qodnay 2da maalinba heeskaan ayaa noo daarneeyd 4 box oo battery ahna waan ka saarnay yarkan wuu wanagsanyahay lkin cabdi tahlil allaya raxma gaadhi maa
Beautiful voice message❤️🎉
Inta aragtay naagti suudka qabtay like 😂😂
Kkkkk
waxaan ayada miyaa😂
Angus waxan is iri qarabo Mey yihiin abditahliil,masha allah.
Axsan heees allahayow unaxariso cabdi tahliil warsame
For The Coming Ten Years This Hoobal Shall Remain The Top Ten Singers Still Khadar Keeyow & Kingeero R D BEST! VIVA BOTH OF THEM well approved artists !
Z
@@khadarjaamac9199 = z = miyir
Maaasha allah
Al fanan abdiwali halkedibu dhigay keep going bro
Taageero number one🥰🥰🥰🥰
Keep gong jir oo joog abid
Wlh nin is duqeeyay Aya tagan su heesta ugu mirqamayay ayu xifdiyay wula qadaya fananla
Abditahliil the legend 🙌...May the Lord richly bless your soul 🙏 RIP 🙏😢
.
@@fadumofarah4588 3
Correct please you lyrics
Yarka Codbuhaya Masha'Allah 💟🇸🇴💝👍
Cabduwali kingeero horoy usoco brother masha allah cod macaan axsan cod
Masha allah hore u soco
Masha allah fanaan buuxa axsan cod
wuxuu i baday jcylku wuxuu i baraa kasii daran💔💔💔💔💔💔🥺😭😢
Wow somali people's museum
Abdiwali kingeero sxb maxaan kigu tilmaamaa m.a lee ku dhihi karaa linaax alaah codkaaga hakuu siyaadiyo
Masha alah il cadaw kuma aragto
Cabdi tahliil naxaris warta allaha siiyo codkisii dahabiga ahaa wx la keeni karo maahan lkn yarkaan barteedii buu dhigay bn dhihi karaa
Waaaaaaw fankii oo qof ah
best fanaan in somalia for 40 years
Hori usoco wallalkey
A. Wali kingero fanan wakanaa nagadaye dhac dhac iyo kunkan shilin yan yo kuso gad iyo kabsar calen fadaln nagdaya ninkan aan dhisno aana garab istagno
The one and only aan taageere Abdiwali gineero love brither
Abdi tahalil ayu isoo xususi
Masha Allah codmacaana
Wow 👌 axsan vioce wad ka baxsaty
War meesha WA xage. Nice voice. Meesha xamar mahan
Muqdisho waaye
Wlhi cooda dhamatay waan ku wataa
M.a bro horeey usoca