SICIID QALINLE IYO BALQIIS QALBI | HEESTA QARNIGA | BEERKAYGA KUU NUGUL | 2020 OFFICIAL MUSIC VIDEO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 615

  • @balqisamohamedali3828
    @balqisamohamedali3828 4 ปีที่แล้ว +434

    Waa markii igu horeyday hees Somali yah magaceg ku arko thanks alfanan saciid ❤️😍🙏

  • @balqiismuxumed7871
    @balqiismuxumed7871 4 ปีที่แล้ว +43

    Siciid qalinle iyo xaskisa balqiis wa qoys an jeclahay farxad ku dhamaysta noloshina❤❤❤👏👏👏👏

  • @quruxiwadiin8378
    @quruxiwadiin8378 4 ปีที่แล้ว +121

    Waaaw Masha Allah hampalyo saciid yare balqiis viva dadkyga 🇸🇱🇸🇱🇸🇱

  • @nastexonalka9151
    @nastexonalka9151 4 ปีที่แล้ว +14

    Manshalh wil iyo gaabr isku qalma ahaaa Alh idin xafido Viva dhashii Boqortooyada🇸🇱🇸🇱🇸🇱❤️

  • @farhiyaabdisalam5275
    @farhiyaabdisalam5275 4 ปีที่แล้ว +44

    Masha allaha intee heestan sugayey siciid qaline iyo dumashi horay u socda My blood 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱

  • @mahadfarah236
    @mahadfarah236 4 ปีที่แล้ว +274

    Gobtii Reer Puntland alle Ha idin Boqro🔥

  • @sadrimohamedxuseen5626
    @sadrimohamedxuseen5626 4 ปีที่แล้ว +21

    Msha allah fankii hore qofka kaliye aan kadugsano waa siciid yare fsnaanita somaliyeed iyo adi adaa dhibco ka wato cimri dheer iyo caafimaad

  • @hary0102
    @hary0102 4 ปีที่แล้ว +53

    Maasha allah Saciid Qalinle iyo Balqiisa waa lamaanaha jaceylkoodu sareeyo ee inoo badalay lamaanihii la kala geeyey Qamar Suugaani iyo Ugbaad Aragsan waxaan idin leeyahay isku duubnaada oo haysku dhageysanina qoonka kala geeya lamaanayaasha isjecel. Illah haydinka dhigo lamaanihii farxad ku waara abid oo awlaad qayr qabta kala hela

    • @suweydaquruuxqarankasomali8200
      @suweydaquruuxqarankasomali8200 4 ปีที่แล้ว

      Qamar iyo ugbad waxoda jcl maheen falad iyo istutus ahayeen wayo qof dhab qof ujacal midba midka kale magursaden

  • @khalfasuldan3491
    @khalfasuldan3491 4 ปีที่แล้ว +19

    Wlhi Wiilkan Daciid ah waaa Fanki somaliyed ninku Ku baaaqi noqday.
    From Garisso

  • @azmamohamed4865
    @azmamohamed4865 4 ปีที่แล้ว +63

    Ziciid qalinle iyo balqiiza ehel caazhaQ alaHa izku kin dayoH dhazhiiH puntland🇸🇱🇸🇱🇸🇱❤🇸🇴

  • @simansalad2116
    @simansalad2116 4 ปีที่แล้ว +89

    Bahda Garissa tala boqashada ku wacana salan sare from NFD GARISSA CADEY🇸🇴🇸🇴🇸🇴💋

  • @abdowali463
    @abdowali463 4 ปีที่แล้ว +11

    Waf waf Xidiga reer Puntland Al fanaan Said Qalinle iyo boqoradiisa Balqiis 🌹🌹🇸🇱🌹♥️

  • @nadarabdala4602
    @nadarabdala4602 4 ปีที่แล้ว +16

    woooow calankiii.puntlnad baaaa dhex mushaaxya qurux bdn

  • @deeqocisman2899
    @deeqocisman2899 4 ปีที่แล้ว +7

    Qalinle fanaan codkiisa Aan jeclhy weliba markuu qaadayo heesa qaaciga Huno adiga iyo lamaantada alle ha isku kiin daayo wll ❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @filsanbigays
    @filsanbigays 4 ปีที่แล้ว +26

    wale reer abtigay waa gob abti iciid iyo habo balqiis rabi hanoo kiin daayo reer abtigay

    • @shukrisharif8714
      @shukrisharif8714 4 ปีที่แล้ว +1

      @Filsan Bigays Allaybarik Habo Quruxeey❤❤❤❤❤❤💘💘💘💘💋💋👄

  • @pretyysmile9923
    @pretyysmile9923 4 ปีที่แล้ว +203

    Wow hanbalyo siicid qalinle balqis inta ku farxsan lamanah liketa 😏❤

  • @ilwaadhassan1423
    @ilwaadhassan1423 4 ปีที่แล้ว +6

    Said nagta hesha walee nin bay heshay qurux daganN iyo wuxu isku darsaday cod😍

  • @samiirodahir6910
    @samiirodahir6910 4 ปีที่แล้ว +26

    Gobtiii Puntalnd🇸🇱❤️Siciiiid N Balqiiiis💑🥰

  • @hodo624
    @hodo624 4 ปีที่แล้ว +175

    gob gobi dhashay reer abtigay putland ilahayoow idin dhow yasaam ❤❤❤👌👌👌👌🤘🤘🤘🎤🎤❣❣

    • @Cawrala10
      @Cawrala10 4 ปีที่แล้ว

      Amiin ya rabbi abtiyo

    • @hayhagranofficial2037
      @hayhagranofficial2037 4 ปีที่แล้ว

      thnks hbo ❣❣💕💕❤

    • @rayaninamahamud1822
      @rayaninamahamud1822 4 ปีที่แล้ว +7

      Wlee reer abti qaaliya ilaahay waa inasiiyay hara wadaag

    • @Abshir252
      @Abshir252 4 ปีที่แล้ว

      Love you abti macaan asal dhalad dhal jacayl

    • @nasracabdi1553
      @nasracabdi1553 4 ปีที่แล้ว

      Aamin hodson cadey🌹🌹🌹

  • @abdikaadirbukut8749
    @abdikaadirbukut8749 4 ปีที่แล้ว +9

    Fanankan wuxu ixasuusiyay fankii hore oo macnaha umada soomaaliyeed qiima ulahaa🙏🙏🙏🙏💯💯💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @malmo4235
    @malmo4235 4 ปีที่แล้ว +4

    Siciid qalinle qosolkissa ayaa aduunka nal unoqon kara wooww salaan boqortooyo adiga iyo xaaskaaba 💯💯💯🌹🌹💯💯

  • @xamsecisman439
    @xamsecisman439 4 ปีที่แล้ว +7

    Hla hla inanta codkeda ku haystaa👍
    Heesaha noso gali zxp nagada sheeko oramada oo nio

  • @yooniscadeflims26
    @yooniscadeflims26 4 ปีที่แล้ว +8

    Siciid qalinle iyo balqiis wa labo lamaane wa labo fanaan cod macaan dadka iska doortay adban ugu faraxsanahay nolashoda ilxun idinma aragto viva puntland iyo somaliland iyo somaliba dhmaaantooot
    Hal aya nahay hadi run labarabo 🇸🇴

  • @faatidiiriye9969
    @faatidiiriye9969 4 ปีที่แล้ว +123

    Kabax calankii puntland bay hargaysa ku xiratay gabadhu walee somalia inay hal noqoto waxyar baa u dhiman ilaahow na midee dhamaanteemba
    Aamiin 💙💭💚

    • @amaanozzapdi1995
      @amaanozzapdi1995 4 ปีที่แล้ว +9

      Waxan dhacayn taazi waligeed

    • @ayanlefarahibrahim3385
      @ayanlefarahibrahim3385 4 ปีที่แล้ว +14

      😂😂😂😂Hargeysi Ma khaakhbaa....Mise waa xuux...iska kaalay oo kastuumo buluuga kuxidho.

    • @faatidiiriye9969
      @faatidiiriye9969 4 ปีที่แล้ว +2

      @@ayanlefarahibrahim3385
      Hadalka hagaagso caaqyahow hayska soo boodin sidii xanuunkiiye bolshit yahow 😝😝

    • @faatidiiriye9969
      @faatidiiriye9969 4 ปีที่แล้ว +2

      @@amaanozzapdi1995
      Imdhahaagaa kuu macalin ah 💙💭💚

    • @ayanlefarahibrahim3385
      @ayanlefarahibrahim3385 4 ปีที่แล้ว

      @@faatidiiriye9969 😅😅Waan kaxumahay haddaad kaxanaaqday lkn calanka muhiim maaha adba iska kaalay oo sidaa uxidho aan kuusheegay.

  • @queenceebla1378
    @queenceebla1378 4 ปีที่แล้ว +3

    Alle hydin barakeeeyo lamane qaliya Balqiis iyo siciid qalinle abidkiiin farxad ku waaaara lamane aaan jeclahy✨👏🏼🙏🏼😘💐🌸✨💯

  • @ekraamsuleyman939
    @ekraamsuleyman939 4 ปีที่แล้ว +4

    Fananka codkisa cadi maha wlhi ilhy hakuso hadeyo wll codka Qurxda badan Kalamka ebe ku aqri plz😰😭😭❤️🙏

  • @deeqocisman2899
    @deeqocisman2899 4 ปีที่แล้ว +8

    Burtinle iyo cadaado dad gob ah aa dagan oo soo dhaweenta ku wngsn banaadir soo daga maamus wng mogdisho miskiin u Maciinto dalkeyga waan jeclhy gabigiis allow soomali oo mida aan kaa barinay🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤🇸🇴🇸🇴❤❤

    • @xamdixasan5277
      @xamdixasan5277 3 ปีที่แล้ว

      Yacni gabadha miy reer caddo ah

  • @masterflava2334
    @masterflava2334 4 ปีที่แล้ว +6

    Manshaalah nio wlhi siciid qalinle cod macan buleyahay alayacizak from Nairobi 😘❤💓

  • @ubaxyusuf5967
    @ubaxyusuf5967 4 ปีที่แล้ว +7

    waaw lamaanaha qarniga masha allaah
    ilaahay haysku kiin daayo waad
    isku nuuraysaan il xuni idima aragto

  • @sharmaakecalixaarato3768
    @sharmaakecalixaarato3768 4 ปีที่แล้ว +5

    Siciid qalinle fanaanka kali ah ee lagu xasuusto fankeenii hore 👏👏👏👏👏

  • @bahjamohamad7388
    @bahjamohamad7388 4 ปีที่แล้ว +42

    From puntland ♥️🇸🇱♥️

  • @saynababdullahi4764
    @saynababdullahi4764 4 ปีที่แล้ว +8

    Ninkii hadlayaaba hayska hadlee walee reer somaliland wey ciseeyaan waana sharfaan shacabka puntland viva somaliland from puntland

    • @bintiahxmedsaleban9682
      @bintiahxmedsaleban9682 4 ปีที่แล้ว +2

      saynab abdullahi Dad Wallo Ah Ayaynu Nahay Oo Is Dhalay Oo Abti Iyo Adeer Isku Ah 😍😍 From Hargaisa

  • @apdiphatahmohamed5060
    @apdiphatahmohamed5060 4 ปีที่แล้ว +5

    Hees🎶 iYo Bar🎶💯
    🅱️alqiiz inan jclhy ❤💯la dhahaaa
    Rabi ha ii daaayo....my lovely...😍🤙

  • @geenyobari2441
    @geenyobari2441 4 ปีที่แล้ว +7

    Dadku hargysa mkhld baad kafhntee no mashquul weye ♥️🇸🇱♥️✅

  • @balqiisahukunhassan7799
    @balqiisahukunhassan7799 4 ปีที่แล้ว +73

    Balqiis Magac gabar loo bixiyo oo ka qurxan ma arkin 😂❤️

    • @faahiyeofficialchannell7982
      @faahiyeofficialchannell7982 4 ปีที่แล้ว +1

      hhh magacaga naga gadee miyaa quen 😀

    • @ifraxifrax6985
      @ifraxifrax6985 4 ปีที่แล้ว

      Magacas waba wax ceeb eh xee balqinee😂😂😝😝 kaftn

    • @raniaa4328
      @raniaa4328 4 ปีที่แล้ว

      @@ifraxifrax6985 kkkkkkK ma ila aragtay 😂 balqis waaba laga xishooda 🙊

    • @mohamedabdinoorabdirahman7061
      @mohamedabdinoorabdirahman7061 4 ปีที่แล้ว

      Ma iga xubtaaa

    • @balqiisahukunhassan7799
      @balqiisahukunhassan7799 4 ปีที่แล้ว +3

      ifraax ifraax abyo ceeb maahan hadaaaan adigu hada ka dhigayn magaco taariikh buu leeyahy magac Somali fasiri kartana wuu ka mug weyn yahay

  • @husseinalihassan5121
    @husseinalihassan5121 4 ปีที่แล้ว +11

    Xasan aadanka yar
    Miyaa gayiga jiraa ruux kula coda ah
    Siciid qalinle talaabo horey uqaad bro

  • @mrxudayfi6947
    @mrxudayfi6947 3 ปีที่แล้ว +2

    Siciid qalinle runtii aad baa nuugu wayntahay from puntland 🥰

  • @abdifarahsomali3007
    @abdifarahsomali3007 4 ปีที่แล้ว +7

    Siciid Qalinle Ninka ugu codka mcn fanaanita hda 🙏❤️

  • @adarooshchannelchannel671
    @adarooshchannelchannel671 4 ปีที่แล้ว +1

    ለሁላችሁም መከላ ውለሁላሁ ም መከላከያ ነው mansha allh waa hees mcn nice songes

  • @rayaninamahamud1822
    @rayaninamahamud1822 4 ปีที่แล้ว +87

    Gob gobi dhashay reer abtigay putland waligiin hawiiqmin 😍

    • @sabaax6272
      @sabaax6272 4 ปีที่แล้ว +6

      Thankz wllshy marna reer abti qli ana waa reer abtigay qliyey alle hyno daayo💋💋💋💋💛❤❤

    • @sundusyusuf2299
      @sundusyusuf2299 4 ปีที่แล้ว

      M.a abyo rer madama Ku nahey welcome

    • @dekashire4577
      @dekashire4577 4 ปีที่แล้ว

      Amiin habo mcn💋❤💯👋

    • @maymuunomar7618
      @maymuunomar7618 4 ปีที่แล้ว

      Rayan iyo ubax inolada xbbtiyal

    • @rayaninamahamud1822
      @rayaninamahamud1822 4 ปีที่แล้ว

      @@maymuunomar7618 mahdsanid 😍

  • @amranhashim6049
    @amranhashim6049 4 ปีที่แล้ว +2

    M.a wllhi wiilkaan codkiisa waan jeclaaaday
    Allow kuxafid
    Waa niicyadii codkiisa har iyo habeen ladhageesan jiray❤❤❤❤

  • @sabirinibraahim985
    @sabirinibraahim985 4 ปีที่แล้ว +2

    Gobtaydi allaha idin deysto my contry punlandar dhaladan ahay wana kufana dadkayga somalini madana wan kufana💖💖💖

  • @hawoahmed456
    @hawoahmed456 4 ปีที่แล้ว +6

    Bosasio groowe my home booqashada kuwacnaah🔥❤❤❤

  • @abdullahimohammedali929
    @abdullahimohammedali929 4 ปีที่แล้ว +1

    Bilowga heesta waa cajiib... Sidu u jar jaraayo. Jiidaayo Heesihii hore ayaa la mooda

  • @kamilmoha6262
    @kamilmoha6262 4 ปีที่แล้ว +19

    Mansha allah hamplyo hampalyo siciid iyo balqiis my blood🇸🇱🇸🇱

  • @akaafijama9788
    @akaafijama9788 3 ปีที่แล้ว +4

    Mn sha alllh wiiil hooog siciiid qalin viva puntland❤💟💟🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱

  • @saluugla-darwiish8116
    @saluugla-darwiish8116 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah laamne codkiyo qlpigaba kama mida alle ha idin dhowro♥️♥️♥️

  • @bootaangamer735
    @bootaangamer735 4 ปีที่แล้ว +11

    Mash Allah lamno duco istahila p
    Rer puntland dhigeygi 🇸🇱💗💗😘

  • @Shacbaandauus9
    @Shacbaandauus9 4 ปีที่แล้ว +7

    Alla san u farxay leee wa marki igu horeysay an magaceyga hees ku arko ❤️❤️❤️ saciid tagera qaasa hada ka bacadi ku ahan donaa

  • @kayaabdul4915
    @kayaabdul4915 4 ปีที่แล้ว +34

    My own land PUNTLAND 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱❤️💙

  • @bintiahxmedsaleban9682
    @bintiahxmedsaleban9682 4 ปีที่แล้ว +8

    Fanaan Aan Hargaisa Soo Marin Maba Caaan Baxo Hargaisa Walee Hargaisa Waa Hooyada Fanka Somaliyed 😍😍😍

    • @نجمةنجوم-ي2ه
      @نجمةنجوم-ي2ه 4 ปีที่แล้ว

      Somhn beent maah wlhi hppti

    • @wardi6
      @wardi6 4 ปีที่แล้ว

      Waa inuu hablaha Eeyduurka wasa horta hhhhhh

    • @abdallejama7086
      @abdallejama7086 4 ปีที่แล้ว

      Beenta maaha baayo

  • @fadumoaadan8403
    @fadumoaadan8403 4 ปีที่แล้ว +3

    Baal eeg reer shiikh isaxaaq waa gob masha allaah alle ayaa iga dhaliyeey dadka ugu nasaab san somali alxm reer abtigay alle haydiin xafiido idina darood ismaciil labadaydii gacamod ayad tihiin

  • @mohamedibrahim780
    @mohamedibrahim780 4 ปีที่แล้ว +6

    Siciid qalinle wlhi codkiisa fanaan waa la odhan karaa LEGEND 🙏🙏🙏🙏🙏

  • @hoydeedjecel8270
    @hoydeedjecel8270 4 ปีที่แล้ว +1

    Maacha alh kanaxow nafta waaa lamaaanaha. Siciid qalinle iyo sawjadiisa balqiisa nolaada. Ha waro jacaylku 💋💋💋💋💋♥️♥️♥️

  • @Qezah-b7t
    @Qezah-b7t 4 ปีที่แล้ว +3

    Mashallh wali gabar balqiis ladhaho oo fann ah ma arkin, soodhawaw huuno

  • @arazaqeissa7099
    @arazaqeissa7099 4 วันที่ผ่านมา

    Insha Allah somaliya waa hagaysa

  • @hindihassan1094
    @hindihassan1094 4 ปีที่แล้ว +3

    Hambalyo saciid wan ku faraxay gurkaga wiil iyo caano gabdh iyo caano

  • @mahamudosmanhussein9682
    @mahamudosmanhussein9682 4 ปีที่แล้ว +2

    Reer Puntland Axmed Cigaal wiilkaas baa u badalay Codka la isku dhaafay damn.

    • @justsaywow766
      @justsaywow766 4 ปีที่แล้ว

      Boowe booskii cigaal iskalaaji baa noogu jidha

  • @Iamsahal143
    @Iamsahal143 4 ปีที่แล้ว +3

    Xassan Aadan Samatarka Qarniga weeye wiilkani caawa ayaana iigu horraysa xaqiiqatan wuxuu leeyahay codka xassan Aadan

  • @inventoralimahad8874
    @inventoralimahad8874 4 ปีที่แล้ว +16

    Fanaan mug iyo miisaan leh siciid qaline.
    Si gooniyaan kuu taageeraa.

  • @safibilcired4335
    @safibilcired4335 4 ปีที่แล้ว +2

    Waxaa yarka ahi macanaa sacid yaree walahi hadaan wadankaa imado qofkaa ugu horeyaa een la kul mayo waa adigaa dadaax sawd suro istayl intabaa waan(100😍

    • @leilaabdi5442
      @leilaabdi5442 4 ปีที่แล้ว

      safaa abdi burcd nimeed inaad noqoto maa u imaanee

    • @safibilcired4335
      @safibilcired4335 4 ปีที่แล้ว

      @@leilaabdi5442 hhhhhhh my ee qisaan u dhibanayaa hes ayaan rabaa inan udhibto tarikhdayda ku sabsan 😂

  • @haashimbare4936
    @haashimbare4936 4 ปีที่แล้ว +5

    Nooleeyahay fanka soomaaliyeed cabdi askari nooloow inta nolol jirto bro

  • @IsmaAragto
    @IsmaAragto 3 ปีที่แล้ว +1

    DHULKEEYGA GALKACYO PUNTLAND 🇸🇱🇸🇱

  • @nawalsaid3787
    @nawalsaid3787 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh horey u soco ina adeer siciid qalinle.barkooba adi iyo dumaashi balqiis

  • @hodanyasiin420
    @hodanyasiin420 4 ปีที่แล้ว +3

    Maanshaa allaah balqiisa ma xaaska said qalinlaa?? Isku waara ??

  • @xidigtasanaag798
    @xidigtasanaag798 4 ปีที่แล้ว +15

    Gaacn puntlda aha aye wadta gbdhu maashlhaaaa

  • @cabdalecabdi8964
    @cabdalecabdi8964 4 ปีที่แล้ว +1

    HAAQO WACXAN CABDaskaari hore usooco bro

  • @engabshirmohamadmohamud9341
    @engabshirmohamadmohamud9341 4 ปีที่แล้ว +6

    Wiilku cod wayno rageed bu leeyahay blh oo miisan iyo guuxlehba Codkaas fananin yar ba lahayd sida samatar maxamed mooge Muuse qalinle Aun
    👍 hore usoco eepoow qaali 🙏❤ Dhulki Ragga kasoo baxday puntland

  • @iftinchanneliftinchannel682
    @iftinchanneliftinchannel682 4 ปีที่แล้ว

    Saciid heesta darinkiida ayaa kaamaqan gabadha shumi markay u ♥ aamini first

  • @hamdaabdule71
    @hamdaabdule71 4 ปีที่แล้ว +16

    Jecelka ha waro ❤️👏 ilahow isku da dadka is jcl ❤️👏🎤👏 heesta wa ka helay allow dalka iyo dadkaba no barakey

  • @backisaabdimuhumad6501
    @backisaabdimuhumad6501 4 ปีที่แล้ว +1

    Wa marki igu hotaysay mahacayga ku arkay magacayga balqiis inti ilamida ☝️☝️☝️☝️ farta itusa

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 4 ปีที่แล้ว +2

    wooow balqiis walaasheyda iga yar ee aan jeclahay balqiis mohamud waa hees top ah

  • @halimasacdia6038
    @halimasacdia6038 4 ปีที่แล้ว +1

    Waah waah jecliyaa dad isjecel

  • @sundusey94658
    @sundusey94658 4 ปีที่แล้ว +3

    Abdi askari abalkada mid lagudi kare adaa fanka soonoleyay hore usoco wllky

  • @maryanabdirahman8565
    @maryanabdirahman8565 4 ปีที่แล้ว +4

    Inkasto manta aanan ka dhalan oo ley dhihi karin reerkeda ayeey fanineysa Wilasha majerten waa Wilasha gabdhaha aaad ugu nugul oo hablaha aad u xishmeyo ❤️ Naaa Hada imaqleyso nin majerten radso yarey😂😂😂 wabilahi towfiiq 😂👋🏃‍♀️

    • @abdallejama7086
      @abdallejama7086 4 ปีที่แล้ว

      Kkkk myee wll habdhaha somaliyed oo dhan waa lamo huraan ninkii daycna oo aan unugleen isga dhib qaba

    • @nasraabdidahir2497
      @nasraabdidahir2497 2 ปีที่แล้ว

      Manshalh waa rantaa wlh

  • @calibashi7720
    @calibashi7720 4 ปีที่แล้ว +4

    Ereyada iyo laxanka waa Okey iyo lamanaha iskufaraxsan masha alah

  • @hamdoushapdulahi1175
    @hamdoushapdulahi1175 4 ปีที่แล้ว +24

    GoBti reer pUntiLnd🖤💦💘

  • @nabadiyonololofficial4653
    @nabadiyonololofficial4653 4 ปีที่แล้ว +1

    Maaashalh dadka isjecel waaan taaageera waaana bahdayda soo dhawada

  • @basbas6004
    @basbas6004 4 ปีที่แล้ว +3

    boqorka codka ee qarniga haloo cuumaamado ninkaan.❤👌👌👌

  • @nasteexonalka9854
    @nasteexonalka9854 4 ปีที่แล้ว +2

    Banaadir kula dago wow saciid thnks abowe jecliyaa banaadir

  • @abdikadirfarey5394
    @abdikadirfarey5394 4 ปีที่แล้ว

    Warkaas ayaa imaraa ha waaro jacaylku😍😍 iskaabulo jacaylka dhiiro galineysa aniga ayaa ugu horeya mana jirin hortey😀😀

  • @filskaayusuf940
    @filskaayusuf940 4 ปีที่แล้ว +5

    🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱Noloda my dhiigegi 😍😍😍😍😍

  • @caydiidmire3359
    @caydiidmire3359 4 ปีที่แล้ว +4

    Wiilkaan waa hoobal cajiiba fanku raggaas ayuu u baahan yahay Guulayso jaalle.

    • @boqoradapuntland1250
      @boqoradapuntland1250 4 ปีที่แล้ว +1

      isla ciiise riyooole tihiiin miyaaa siciiiid majeeerten I love wlhi

  • @muxiyomedieproduction6396
    @muxiyomedieproduction6396 4 ปีที่แล้ว +3

    Siciid qalinle legend kusoo dhawoow howga fanka iyo nabada ee hargeisa

  • @BJ-gv6re
    @BJ-gv6re 4 ปีที่แล้ว +11

    Putlnad my home..I miss wlhy am coming soon

  • @caatotarabi4206
    @caatotarabi4206 4 ปีที่แล้ว +5

    waa adna ak oo idin leh uskuwaara ubad khayr qaba laka hela❤❤❤❤

  • @marryjama7368
    @marryjama7368 4 ปีที่แล้ว +2

    Waaw lamanihi qarniga siciid qalinle iyo balqisa hore usocda

  • @ak-di9nn
    @ak-di9nn 4 ปีที่แล้ว +3

    Siciid qalinle awards of 2020 inuu ku guleysto ayaan u rajeynayaaa

  • @Suhuur1
    @Suhuur1 4 ปีที่แล้ว +10

    Isku waar siciid qalinle iyo marwadiis 👭👑

  • @nasrayousuf9258
    @nasrayousuf9258 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh fanan siciid qalinle wa fanan An taagero adiyo xaaskaga noolada

  • @badmaaxbm5817
    @badmaaxbm5817 4 ปีที่แล้ว +5

    Mncha allh wllkay siciid qalinle horey usoco

  • @khadaryuzuf333
    @khadaryuzuf333 4 ปีที่แล้ว +28

    Faananka kali aan taageeri codkisa🥰saciid qalinlle

  • @saidoabdiwali3065
    @saidoabdiwali3065 4 ปีที่แล้ว +1

    Siciid qalinle sami jcylko hawaaro cudsi yuusan noqun mid aad sadaxeeye u ugalaatan insha alah

  • @shukrifaarax4177
    @shukrifaarax4177 4 ปีที่แล้ว +3

    sicid codkaagan u bogyba mnsha allh qar badn cod dhaanta

  • @beerlula44
    @beerlula44 4 ปีที่แล้ว +3

    quruxdi fanka tihiin cimrigiin haraago 🔥👌

  • @suleekhaaxmed6006
    @suleekhaaxmed6006 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha allh ilahay haysu dayo

  • @abdisalanmohamed4459
    @abdisalanmohamed4459 4 ปีที่แล้ว +8

    Aan Banaadir kula dego🙏🙏🙏🙏👌🏽👌🏽❤❤❤❤❤

  • @hikamsanwa5850
    @hikamsanwa5850 4 ปีที่แล้ว +1

    Adaan ku go badhaadhoon kugo ahay mid baaqiye Abwan aan odhan karro waaa cabqarri ayaa curiyay erayadan abdi azkari tube na waa naash naashay

  • @abwnanqandal9604
    @abwnanqandal9604 3 ปีที่แล้ว

    Warkacan boqorka coka umakac rowne qlinleyare wanin codlibaxleh wlahi mashalah anikabu ikayabiyy co libaxleh

  • @abdullahimohammedali929
    @abdullahimohammedali929 4 ปีที่แล้ว +1

    Hargeisa hoyga fanka iyo sugaanta.