Jaamac Gallad oo Si Cajiib ah U Falanqeeyay Silsiladda Dhaantada Wardoon ee Cali Dhaanto, 1-10-2020.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ก.ย. 2020
  • Rukumo Channelka Cusub ee Jigjiga Cable
    / @kaaraamardhatv
    I'm Noor Mohamed Abdi, Founder of SSTV Somali, a Somali Native, I was Born and Raised in Nogob Region Somali State.
    I Create Somali News Every day.
    SSTV can be accessed from the Somali Political Reports, Culture and other articles 24 hours a day..
    Please Don't forget to Subscribe, Share And Like #SSTV Somali
    Like On Facebook Page SSTV2/?modal... Or Follow On Facebook Account / noorqarri
    To Visit: / sstvsomali

ความคิดเห็น • 508

  • @shaaficiraho2239
    @shaaficiraho2239 3 ปีที่แล้ว +4

    Maaashaa allah Alle haku barakeyo

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 3 ปีที่แล้ว +19

    Ujeedka dhaantada hadad fahanty iyo ciday ku socoto #LIKE___❤___#IISAAR
    Dawliskii saw cidkle dacal kuma dhegana
    Mid lasoo dirsaday saw mdava gashaan
    Nin la doortay sow masii doorataan
    Dayax dhacay weli saw masii daydan dururada hsraad saw ma daawataan weli deriski saw uma kla dustaan
    CAR HADAAD INTA FAHANTY MACNEE
    Car #JAAMACOW inta macnee
    Dhaantada cali waxay ahyd mucjiso
    Somali khyradkeda lagu hir cuno
    Loo dooro cida la dono anay xor ahyn
    Wixi hore ilo ban ay shanti iskuso durkan
    Lkn.jawabta my ahyn munasib
    Waxay ka hdleenuun barwaqo

    • @Maahir--moha11
      @Maahir--moha11 3 ปีที่แล้ว +1

      Caaqil bathy zhp good 🇸🇴 form.puntland

    • @xassanafrax8036
      @xassanafrax8036 3 ปีที่แล้ว

      À

    • @cabdiwalicalisha6395
      @cabdiwalicalisha6395 3 ปีที่แล้ว

      Fanscplayxyrffdgcčcg

    • @marshakur5558
      @marshakur5558 3 ปีที่แล้ว

      Ujadada dhantdu waa riyo an waliged rumobyin ee Qof kast dhalkisa ha lilshdo

  • @abdirahmanabdi3120
    @abdirahmanabdi3120 3 ปีที่แล้ว +2

    Maa Sha allaah sxb horay usoco jamac galad falanqeeye sare 💯💘♥️💯

  • @AbuMuhammad
    @AbuMuhammad 3 ปีที่แล้ว +2

    Somali literature amazing walahy

  • @farahgmireh5818
    @farahgmireh5818 3 ปีที่แล้ว +9

    Hambalyo wa dhaanto run ka hadashaye deegaanka Somali

  • @haruundigriyow4754
    @haruundigriyow4754 3 ปีที่แล้ว +15

    Jamac galad wa wiil Hoog aragti dheer

  • @samsamadam9641
    @samsamadam9641 3 ปีที่แล้ว +4

    Runtii jaamac galad waa xayi si hufan buu uga jawaabey wa nin raga bilaash 2da magac looguma bixin maasha Allah runtuu kahadlay siwacan buu u faahfahiyey horey u soco geesi keep going 🤗👌👌👌👍👍👍🙌👏👏👏💖💝💖💝💖🤩😜🇸🇴🇸🇴

  • @jikadanora4023
    @jikadanora4023 3 ปีที่แล้ว +3

    Asc walaal ilaahay haku barakeeyo waxaan kaa cosanayaa in aad iisheer gareeyso

  • @nimoabdi5878
    @nimoabdi5878 3 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allaah

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 3 ปีที่แล้ว +6

    CALOW HARGEISA KASO JAWABAYA
    BILOW
    Calow daawano dabuubtada qadane
    Dardaarankad tidhi diirka somaliyed
    Maysku so durkaa n
    Dad hortibay somaliland somili dontaye
    Mantana waw diyaar shantii inay
    Isla doonano oo dagel qudha wdadegan
    Aqoonsigii dushayada wuu kuzo da oo
    Daruurihi ictiraaf haday nadul jogayn
    Wixi noo dana idina idin deeqayee
    Darafyadii dalkuna wey damashadayan
    Danta guud anagaa udiyaarahe
    Marlabad inaan nala duqayn
    Damaanada caliw dushada
    Maku qaadaysa
    From HARGEISA
    WEY SICOTAA WELI

  • @hamsamohamed7335
    @hamsamohamed7335 3 ปีที่แล้ว +8

    "DAWARA" RAADIN AMA DOON-DOONID
    Run Dawara. Macnahedu wuxuu noqonaya Runtii Oo La Raadinaayo Ama La Day-dayayo

    • @malaykomedia1615
      @malaykomedia1615 3 ปีที่แล้ว

      Kun dawara saa ma aha ee waa qaadhaan uruuris ama ama xirsi qof loo qaado ama caawin dad aan waxba haysan weeye

  • @ducathawamuhim8502
    @ducathawamuhim8502 3 ปีที่แล้ว +4

    Afma gaxsho 👌👌

  • @sameerahajia4600
    @sameerahajia4600 3 ปีที่แล้ว +13

    😁😁😁😁Noor /Jamac Galaad wan Salamayaa ! Jamac waa sheikh kolka heesaha ma Dhagaysto! Wana geesi aqoonyahyn Ruun sheeg ! Mahadsanid halkad dhigty Mahadsanid! 💚💙❤️

  • @jesssandulle8162
    @jesssandulle8162 3 ปีที่แล้ว +3

    waad salaamantihiin

  • @mohameddahirofficial201
    @mohameddahirofficial201 3 ปีที่แล้ว

    Keep going sve abwan

  • @Abshir65
    @Abshir65 3 ปีที่แล้ว +4

    Ragii onlf ee halganka looga kala dhuuntay ee tageeraha waayay ayaa ku haboon jawbta waa ra’yigayga .✋

  • @beautychannel6359
    @beautychannel6359 3 ปีที่แล้ว +9

    Jamac galld dhig leyahy walhi raga somali sas Hadey ahan lahayen waxba nagama halaben

    • @Faraxsanow
      @Faraxsanow 3 ปีที่แล้ว +2

      Ma ila aragtay ina aabo

    • @morenojota9321
      @morenojota9321 3 ปีที่แล้ว

      Inta an furin farimaha lesku dhafsady halkan
      Ayaan niyada iskalaha wlhi waa ragg

  • @raewinters8723
    @raewinters8723 3 ปีที่แล้ว +11

    🤣🤣🤣🤣❤️❤️❤️👍🤣🤣🤣❤️❤️❤️❤️❤️🤣🤣🤣🤣❤️❤️❤️🤣🤣🤣
    Masha allaah dhaanta ee wiilashaana
    Ogaadeen iyo absamey allaahay xaafiido aamiin❤️💚💙👍❤️❤️❤️
    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @MohamedAhmed-uw3fu
      @MohamedAhmed-uw3fu 3 ปีที่แล้ว +3

      Ogaden iyo Absame waa maxay huuno, Ogaden waa Absame

    • @hudaabdullahi5467
      @hudaabdullahi5467 3 ปีที่แล้ว

      @@MohamedAhmed-uw3fu mala yaabtay ogaadeenka yaa dhalay

    • @raxmoshakaal589
      @raxmoshakaal589 3 ปีที่แล้ว

      @@hudaabdullahi5467 0gaden wa Absame huno

  • @AliMohamed-dv9vb
    @AliMohamed-dv9vb 3 ปีที่แล้ว +4

    Jaamac ilaahay balaaqo ayuu kumanaystay maansha alaah

  • @MaiPro24
    @MaiPro24 3 ปีที่แล้ว +1

    Jamac galadow sxbow ✅✅

  • @kahamuqtar1840
    @kahamuqtar1840 3 ปีที่แล้ว +3

    Run dawara macnahedo wa run radis abwankan ereyga leh adban ku salamaya🤚🤚👍👍👍

  • @queenahlaam1129
    @queenahlaam1129 3 ปีที่แล้ว +3

    Run dawara abti ankuu sheego yacnii waxa weeyr run raadis ama run doon dadkalena waad way diin😂😂😂wabilaahi tawfiiq

  • @mohamedhashi2726
    @mohamedhashi2726 3 ปีที่แล้ว +1

    si fiican ayaad u fahan tahay dhaantadu siday u socoto
    hakaa ka sii wad thanks

  • @abimahamed1435
    @abimahamed1435 3 ปีที่แล้ว +39

    Dhaantada way noo xidhan tahay haddan nahay ree shabelle waayo abwaanka sameeyay iyo fananka ku luuqeyay waa labaa wiil oo ree shabeele ah oo biyo wabi cabay kkk
    War ilke naagu shrfaa raag aay uu xidhaan tahah siilsillad ayaan nahay 😂😂

    • @user-ew5xq4cx8j
      @user-ew5xq4cx8j 3 ปีที่แล้ว +1

      Kalmada dawara malaha waa raadiya

    • @xaajiquusiye393
      @xaajiquusiye393 3 ปีที่แล้ว +1

      Waa sidaa abi mahamed anoo ree shabelle ahna intaan kadhihi lahaa commentiga kusooqoray

    • @abimahamed1435
      @abimahamed1435 3 ปีที่แล้ว +1

      Xaaji quusiye mahadsanid bro

    • @xaajiquusiye393
      @xaajiquusiye393 3 ปีที่แล้ว +1

      @@abimahamed1435 adaa mudan ugaaz godey gacalo inoo balana ugaaz insha allah

    • @fatimamoha1504
      @fatimamoha1504 3 ปีที่แล้ว

      Abdi haa waa sidaas jawaabtii nagafisha nogob kkkkk

  • @fartaagteofficial8636
    @fartaagteofficial8636 3 ปีที่แล้ว +2

    Abwaan buuxa runtii wax yaabo badan oon iga dhaadhicin ayuu i fahansiyey mahadi hakaa gaadho abwaan🤙🏻🤙🏻🤙🏻

  • @dekabdi6134
    @dekabdi6134 3 ปีที่แล้ว

    Fantastic

  • @kowsarfaarax5169
    @kowsarfaarax5169 ปีที่แล้ว +1

    Marshall wll 🤭🤭🤭👍👍👍👍

  • @simeh4522
    @simeh4522 ปีที่แล้ว +1

    Isir dooriska Axmaarad iyo Cagjar Axmaar wadaan.
    Didaba tagtay,
    Jigjiga Tagta
    Ita kale jifka kujiraan
    Deehgaanka Oromo iyo Canfar lagu darayo . Somali u dhamaatay

  • @abdiazizmohmud9109
    @abdiazizmohmud9109 3 ปีที่แล้ว +2

    Sstv aadban ula socda barnamijyadiina waxan codsan lahaa in aad noo joogteysan falanqeynta silsiladaan mhdsanidin

  • @abdifataxaxmed8117
    @abdifataxaxmed8117 3 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah jaamac walhi wu keenay

  • @Culimocumar101
    @Culimocumar101 3 ปีที่แล้ว +5

    "Dawarin" waa 'raadin'

  • @nurabdiqadirahmed8294
    @nurabdiqadirahmed8294 3 ปีที่แล้ว +1

    Run dawara waa run raadis afka somaliga

  • @Hireyinc
    @Hireyinc 3 ปีที่แล้ว +2

    Ninyahow "angle" waa ingriis, marka luqada ha halaynin.. "doc" weeye af soomaaliga....Dhalinyara badan ayaa ku daawaneysa.. marka ingriiska ha sharciyeeyin...

    • @munanuur2210
      @munanuur2210 3 ปีที่แล้ว

      Qof qiima leh inaa tahay ani un baa dareensan anoo si fool ka fool ku aqoon
      Adna waa i fahmaysaa

  • @roblealimohamed1954
    @roblealimohamed1954 3 ปีที่แล้ว +10

    Accurate exploration, Jamac

    • @nuhbadalmahamad9240
      @nuhbadalmahamad9240 3 ปีที่แล้ว

      War ninkan xagee ka keentay isagii baba afsomaliga in labaro u bahan kan iska reeb

    • @deeqoluula847
      @deeqoluula847 3 ปีที่แล้ว

      @@nuhbadalmahamad9240 p

    • @ayaanapdy
      @ayaanapdy ปีที่แล้ว

      @@nuhbadalmahamad9240 f p

  • @ahmedjekey7751
    @ahmedjekey7751 3 ปีที่แล้ว +1

    jaamac ilaaah haku dhowro sida xoriyada leh gobonimada leh
    u hadleysid saas kaa rabnaaan dhal gobeeeed

  • @drxukungabayxadi5058
    @drxukungabayxadi5058 3 ปีที่แล้ว +2

    Dawara wàa af carabi waana doon doonid ama raadin waa run raadis (run dawara)

  • @maxamedali3718
    @maxamedali3718 3 ปีที่แล้ว +1

    Allah

  • @MrAkim87
    @MrAkim87 3 ปีที่แล้ว +5

    Dawar Waa dirid... inaad wax meel u dirto. Runta dawara Waa tii runta diraysay.

  • @daauudabshir1992
    @daauudabshir1992 3 ปีที่แล้ว +3

    Aaad walhi ayan uqoslay waliba anoo xogogal an ahay kuqoslay jamac falaqantiss

  • @nimcaanwalicali5702
    @nimcaanwalicali5702 3 ปีที่แล้ว +36

    Jaamac ruux daawada oo aan aad u qoslin la heli mahayo 😂

  • @abdiwaliyarre4917
    @abdiwaliyarre4917 3 ปีที่แล้ว +7

    Erayga "dawara" waxaan filayaa inuu yahay "dawarin" raadin, doondoon

    • @nurtoabdi7005
      @nurtoabdi7005 3 ปีที่แล้ว

      Aniguba waa sidaan u aqaan waa sax doondoonid ama raadin iyo dawarin waa runtaa waa sidaa.

    • @Maahir--moha11
      @Maahir--moha11 3 ปีที่แล้ว

      Baryo iney thy ban umaleynaya

    • @hudaabdullahi5467
      @hudaabdullahi5467 3 ปีที่แล้ว +1

      Haa dawara waa raadiya eraygaa asalkiisa waa carabi

    • @hawanz4182
      @hawanz4182 3 ปีที่แล้ว

      @@Maahir--moha11 ,

  • @deeqageeljir6896
    @deeqageeljir6896 3 ปีที่แล้ว +2

    Hadalkaga wasax lkn atag yad wada mustafe kaliya ada qabiil kujiro dacadi ka dheer

  • @munanuur2210
    @munanuur2210 3 ปีที่แล้ว +1

    Walaalayaal kasoo hadla gobalada somaliada ah ee qomiyada kala ee dalka itopia loo gacan galinaya
    Iyo dadka dhulkooda shidaalka laga helay ee la bara kiciyay plz

  • @farundahir6159
    @farundahir6159 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc aniga wanudhashaya ee kumadhala globally somaliyed ogadeniya waxanahay qofa ada uwen waxan marunu ineyaxorodo ayan rajenaya sianuarku meshu awowgey gela ukuracijiraya wan kutama margkasato an ugu shekelyo carurtdeda Iran lehen dhul iyo dhaqa inshallaha

  • @mohamedibrahim1741
    @mohamedibrahim1741 3 ปีที่แล้ว +15

    Waa. Siidaas. Fasiiraadu
    Lkn. Tvga. Dhabkahadal
    Waa. In. Aan. Koor. Usiiqaadnaa
    Dhaqaale. Ahaan.
    Horayna. Waan. Usheegay

  • @hali5578
    @hali5578 3 ปีที่แล้ว +1

    Waan idin salaamay wariye jaamac iyo nuur ninkii nuur dalxiiskii ma ka soo laabatay

  • @cilmiboodhari4776
    @cilmiboodhari4776 3 ปีที่แล้ว +1

    Yeel iyo yeel ayaaa kalla jira waa isku dhigis kalla dhihid kalla macne weeye
    Yeel = waa xariga ceelka lagu shubo
    Yeelna = waa xariga abjadka ama reeryada lagu raro waxayna ka koobanthy cayn iyo dabagalis.

  • @mahamedmaalinahmed1244
    @mahamedmaalinahmed1244 3 ปีที่แล้ว +2

    Markad Dadka wax usheegaysan wariyaashiina waxad naga daysan Ereyada qaldan ee shisheeyaha inagu so dhextuuran (Deegaanka Soomaalida) fiiro gaara ma meel kale ayaynu ka nimid oo qaxooti ayaan kunahay dhulkeena hooyo Erayada ku haboon waa (Soomaaligalbeed ama Ogadeeniya)bal erayada inaga ilaaliya jecliyaa inta samaha jecel

  • @kinghindiholish1016
    @kinghindiholish1016 3 ปีที่แล้ว +8

    Hhhhh Adhi buu dararer saday kulahaaa🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @hassanmoalimomaar7669
    @hassanmoalimomaar7669 3 ปีที่แล้ว +1

    Dawar waxaa lagu isticmalaa Koonfur galbeeed Soomaaliya Waxaana laga wadaa "Amaahin" waa sidey dhankeygan Baydhabo Janaay looga isticmaalo

  • @Saynababoqran
    @Saynababoqran 3 ปีที่แล้ว +13

    Cali dhaanto jawaabtiisi waa la siiyay lkn albaabo kale ayuu garaacay

  • @mahadafdhuub9130
    @mahadafdhuub9130 3 ปีที่แล้ว +2

    aad iyo aad ayuu mahadsan yahay tvga dhab kahadal oo no fah fahiyy silsiladi wardoon qaybti afrad o aan fahmi waynay nin wax barty dheh jamac galad

  • @yahyehusein4418
    @yahyehusein4418 3 ปีที่แล้ว +2

    Sxb Ali dhanto jawbtisa aya la iska raba
    Qofka jawabta bixin dono waxan rabna inu runta shego

  • @mawlidrashid4057
    @mawlidrashid4057 3 ปีที่แล้ว +6

    Good reaction

    • @qaadironuux3217
      @qaadironuux3217 3 ปีที่แล้ว +1

      ,dawaara waa tuugsi

    • @sandabaylodaybiiqay9691
      @sandabaylodaybiiqay9691 3 ปีที่แล้ว

      Waad mahadsantihiin nuur iyo jaamac abwaan ku Run buu kahadlay jawaab ka furan ma arko dhaantada

  • @farhiamali4693
    @farhiamali4693 3 ปีที่แล้ว +2

    💖💖💕🙏🙏🙏🖐

  • @maxmedcarabcarab6363
    @maxmedcarabcarab6363 ปีที่แล้ว +1

    Ok

  • @ilyasheban9337
    @ilyasheban9337 3 ปีที่แล้ว +1

    Jaamac gallad waa nin aftahan ah oo xigmad badan sida tusaalayaasha uu bixinayo iyo sida uu waraka usiidaa yo inkastoo wakhtigu uu nagu yar yahay waan idin salaamayaa halka kasii wad hambalyo

  • @abdiraxmansalan6247
    @abdiraxmansalan6247 3 ปีที่แล้ว

    waan ni salaamay jaamac iyo nuur dawara waa badalid marka waxu ugu jedaa run badala

  • @mostriker1977
    @mostriker1977 3 ปีที่แล้ว +1

    Sln sre bro💯Gaaskan duhurkan dheer booyad lagu daldalo wax ka diiroo ka doodo maleedihiin.🤔

  • @gaasiranagye6178
    @gaasiranagye6178 3 ปีที่แล้ว +1

    Nabadu waa qaali hadaany nabadi jiri lahayn dhaantooyinba laysuguma jawaabi lahayn qof waliba dhiniciisuu u cabudhsanaan lahaaa sidii barigii hore anaguna comment ma aanaan sooqori lahayn kkkkkkkkk

  • @djao2212
    @djao2212 3 ปีที่แล้ว +1

    Wan idin tageera hore uu socda

  • @shermarkeabdullahi5500
    @shermarkeabdullahi5500 3 ปีที่แล้ว +6

    Dawara wll jaamacow waa “baryootan ama baryo”

    • @nasroadan2221
      @nasroadan2221 3 ปีที่แล้ว +3

      Walaal aniga yaa kula garan dawrsi waa baryo ama tuuhsi

    • @Maahir--moha11
      @Maahir--moha11 3 ปีที่แล้ว

      Dawarsi weeyeh

    • @mohamouda.dualle0277
      @mohamouda.dualle0277 3 ปีที่แล้ว

      Waaa dawarsigaa
      Abwaankana waa la waydiin karaa

  • @inasale9212
    @inasale9212 3 ปีที่แล้ว

    Farax sxb
    Leegadii iyo Onlf waa midke

  • @daacishamsediin3332
    @daacishamsediin3332 ปีที่แล้ว +1

    Salda wakhtigeega hala ilaaliyo

  • @Mudane-
    @Mudane- 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc dhamaan wardoon waxaa bilaabey oo sameeyey wiilka aan adeerka uahey Hassan Xukun Garaad mohumed sheyb allahaa xifdiyo siugaan yahan culus SSTV jigjiga cable sidaa ula socda

    • @ahmedmuhumed5682
      @ahmedmuhumed5682 3 ปีที่แล้ว

      A s c waa dhaantadii oogu xigmad badnayd qarnigan
      WAAN IDINKU TAAGEERAY
      THANKS

  • @cabdulahiaxmeda6115
    @cabdulahiaxmeda6115 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc jamca Maan lilyaa WA xaan LA jooga a jijiga xafda kumaada 20bari Ayaan dawsocda waxaan kuheestaa arinti raaso falqiyay

  • @nimom4255
    @nimom4255 3 ปีที่แล้ว +2

    Umadiina bahdilkeeda miyaad Mesha ufadhisateen aduunku oo dhani sharaf tooda ayay kudhintaan iskala reeba Ayaan idindhihilahaa

    • @Maahir--moha11
      @Maahir--moha11 3 ปีที่แล้ว

      Runta in la sheego wll ceeb maha

  • @cabdisalaanhereri4139
    @cabdisalaanhereri4139 3 ปีที่แล้ว +1

    Maxay Kaga jawaabi karan runkagama jawaabi karaan

  • @fahadabdi5584
    @fahadabdi5584 3 ปีที่แล้ว +1

    Aniga qoray lkn fanan ma ahi
    Waa soo qadi insha allah

  • @maxamedcaydhaf8528
    @maxamedcaydhaf8528 3 ปีที่แล้ว +1

    Isbedelka Ogaadeen ka dhacday Waxaa ka mid ah Xoriyada aad ku hadlaysaan ee Aad madaxwaynaha ku maagaysaan

  • @abdalaahmed3267
    @abdalaahmed3267 3 ปีที่แล้ว

    Run dawara run Aasa ama run qariya baan ku micnayn lahaaa

  • @maxamadgaani9192
    @maxamadgaani9192 3 ปีที่แล้ว

    Run dawara waa run dayday macnuhu

  • @mahamudahmed4048
    @mahamudahmed4048 3 ปีที่แล้ว +1

    Wr ninkaan asi halkee ku noolyahay

  • @nasrasugule-151
    @nasrasugule-151 3 ปีที่แล้ว +1

    Madaxwayne laba kabod ma wato ha caytami ader

  • @jameswilliam5247
    @jameswilliam5247 3 ปีที่แล้ว

    Abwaan wadey siyaasi weriye jamac

  • @Mudane-
    @Mudane- 11 หลายเดือนก่อน

    Jamac galad aan kaa saxo xasan jire qalinle duuliye cimada cirka soomaaliya axmaada ayuu matwalbo kaco kuu yaacinayeey dhimbilo rasas dhawaqa medfaca kadib markii waajibkii loo direy soo dhameystay markuu degayey ayaa cilad kuu timid taaso laguu amrey dejiyo dayirafii burbur ayaa soo gaarey duuliyuhu wuu dhawacmey kadib waxaa uu usoo wareygay ciidanka booliiska waxaa uu duuliye kaa ahaa diyaar yar boliska lahayeen no-50 hadad soo martey wadada qarkeeda AirPort yar ayuu hadana shil kulagalay waa sidaa 2-jeerna wuu badbaadey

  • @dhamays1845
    @dhamays1845 3 ปีที่แล้ว +1

    dhaantadan runtii waxay ka hadlaysa xaalada iyo aragti xumada dadkeena somalida ee cod koodu shaqaynaynin. Marka illaahay dadkeena haka dhigo kuwii codkoodu shaqeeyo ee damiir yeesha ama maalinkasta kolba mid lawato oo maskax kale iyo rabitaan kale fulinaya haloo keeno

  • @M.khaliij.
    @M.khaliij. 3 หลายเดือนก่อน

    Run Dawara waxaa laga wadaa qof xaqiiqda radinaaya dawara waa carabi wa radin

  • @mooraalkatv7686
    @mooraalkatv7686 3 ปีที่แล้ว +1

    RUN LAGU TUUGSANAYO AYAA LAGA WADAA WLLO HADAAD REER XAMARTAHAY SAAS AYAAD FAHMAYSAAYE

    • @aarkadoollo9908
      @aarkadoollo9908 3 ปีที่แล้ว

      Ar bayo arimayo ma durba🤣🥰

  • @fadumoomer1790
    @fadumoomer1790 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc waa run barya

  • @gabdhahacashaqa8607
    @gabdhahacashaqa8607 3 ปีที่แล้ว +1

    War Raganu dhibadanaaaa hhhh anoo horey usoo dawadey run dawara dhantadi Ali dhanto ayey iga qosliyeen walahi waxyabaha uu dhibsadey tan baa ka Mid ah waana kasuurtowdaa inuu qoralkas mustafa cagjar soo qoro kuwanaaa waa idin wataa

  • @momo2k233
    @momo2k233 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc
    Waar waa shidaalka Nijaasta Amxaaradu qaadanayaan iyo wadanka ladhacayo ninkuna waa Abiya Axmed

  • @murtisameoficial5365
    @murtisameoficial5365 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa run barya weeyi

  • @sayidmahamed3119
    @sayidmahamed3119 3 ปีที่แล้ว +1

    Inaba caadi maha runtii wlhi lkn mar hore ayaan sii sheegay jwb inay noqon doonto cay ama caraatan madama suugaantu da weyn tabay runtii

  • @Yahyebashir2012
    @Yahyebashir2012 3 ปีที่แล้ว

    Walaalo kadaa erayga location ka kuugu qoran oo ah DDS wayo dawolad degaanka marka lee dahay adi marti ku matihid dhulka Somali galbeed ee adaa leh marka eraygaa kadaaya mahadsanid

  • @user-jd3kl1vm9w
    @user-jd3kl1vm9w 5 หลายเดือนก่อน

    War waxan wariyee kalmad somaliyeed garan wayay siiduu wariyee ushegtaa mumatalaa miyaa

  • @somp9816
    @somp9816 3 ปีที่แล้ว +1

    kala saar yeesha iyo yeelka isku mid maaha saaxiib

  • @AliMohamed-js9sp
    @AliMohamed-js9sp 3 ปีที่แล้ว

    Jamac galad ma waxaad garanweeyday. (DAWARA) waxay lamacnatahay (RAADIYA) marka jamac sidaas ulasoco

  • @user-ng1de3vx5w
    @user-ng1de3vx5w 4 หลายเดือนก่อน

    Waa baryo

  • @brhanmulye2279
    @brhanmulye2279 ปีที่แล้ว

    Haa

  • @yonezcrown1909
    @yonezcrown1909 3 ปีที่แล้ว

    Jaamac kuli
    Waa falanqeeye
    Adag waayo arimaha
    Siyaasada uunbaan ku ogayne waxa sugayaa
    Maalintu ciyaarah falanqeeyo👏jamac top👏

  • @abdibede3958
    @abdibede3958 3 ปีที่แล้ว

    Adeer Ogaden Geel ka sheekeeya siyaasada indhaha hakaridina waxbakama taqaanaane.

  • @cabdibareyuusuf9994
    @cabdibareyuusuf9994 3 ปีที่แล้ว

    run dawara micnaha somali waa run raadiya dawar waa carabi waxaan umalaynayaa baadhis

  • @user-ko4mj6nb6d
    @user-ko4mj6nb6d ปีที่แล้ว

    Waxaa uukahadlayay. Eewaqa ah
    Is Badal markuudhaco sidanka
    Badalan. Anmaantkujirno
    Eeuukahadlay. Is Badal
    Markuudhaca ayay jawaabtutaalaa fikirkayga

  • @Bn99757
    @Bn99757 3 ปีที่แล้ว

    Labadan nin waa niman macquul ah oo aan dawan karo. Waa masuul ragani ee ha la ogaado waliba anigoo ka soo jeeda Somaliland

  • @sindiko
    @sindiko 3 ปีที่แล้ว

    Run Dawara (Run meeraysi) waa sida aniga ay ila tahay maantoo dhan suiqaan dawarayey ama waxay noqon kartaa (Dawarsi) ruix tuugsanayaa Dawaar oo ah tolid intaa hadii aysan ahayn waa eray iga wayn

  • @abeeressa7936
    @abeeressa7936 3 ปีที่แล้ว

    It is looking for or searching

  • @ibrahimmohamed4667
    @ibrahimmohamed4667 3 ปีที่แล้ว +1

    Abwan dhantada sameyay Abdishakur macalin qorone (Afmagaxshe) Iyo Alfana Ali dhanto wali jawab sax aha ayay sugayan silsilada wardwon bal meyshe kudambeyso wansugeyan

  • @muniirajaduu5673
    @muniirajaduu5673 3 ปีที่แล้ว +2

    Hahaha Ninkan warkii ayuu Daaha ka qaadaya wuuba Qaawiyay dhaantadii oo dhan

  • @omarw5124
    @omarw5124 3 ปีที่แล้ว +2

    Jaamac Haddii ui Dawli, wadaan gadaw leh yaqaan waa reer Galgaduud Jaamac ceeldheer ayaan kaasalaamaa bariga Galgaduud😊xagayna ceelku waa 24meter ama baaca uu jaamac sheegayo.. Jaamac Replay so gal ninyahaw😁

    • @khadroali3446
      @khadroali3446 3 ปีที่แล้ว +1

      Mashallaah mashallaah guuuuleysta nuur iyo jamac galad

    • @abdalaahmed3267
      @abdalaahmed3267 3 ปีที่แล้ว +1

      Walhi sxb waaa macquul gadow yeel wadaaan