CALI DHAANTO, NUUR CARAALE & AHMED BUDUL | WAA KUMA FANNAANKA UGU FIICAN DHANKA DHAANTADA ?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ก.ค. 2021

ความคิดเห็น • 419

  • @HAGIOFILMS
    @HAGIOFILMS 2 ปีที่แล้ว +69

    1 alla dirgax
    2yarta dheerey
    3 egesh egesh dhalin yarada xmr
    4 labo labo la isku raac
    5 gobolada

    • @naimoabdullahitarabi5385
      @naimoabdullahitarabi5385 ปีที่แล้ว

      1. Yarta dheerey ali dhaanto
      2. Dhaantada jarar Ahmed budul
      3. Labo labo Nuur caraale
      4. Dirgax Bashir carab
      5. Bada jowle Ali dhaanto

    • @hamzeindo9334
      @hamzeindo9334 ปีที่แล้ว

      Ali dhaanto

    • @africankidd3642
      @africankidd3642 27 วันที่ผ่านมา

      Timo sadaraley ❤

  • @ina_mohamet
    @ina_mohamet 2 ปีที่แล้ว +153

    Aawey dadkii jeclaa xabiibkeena mohamed scw like iisaara

    • @cabdicumar7035
      @cabdicumar7035 2 ปีที่แล้ว

      .اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد

    • @mohaabdi8577
      @mohaabdi8577 2 ปีที่แล้ว

      Scw

    • @salaanyare2969
      @salaanyare2969 ปีที่แล้ว

      Scw

  • @fardawsonourdacr189
    @fardawsonourdacr189 2 ปีที่แล้ว +10

    Dhaantadaan ug jeclahay habooneey ma hooyad gacallaa ku tiri raga helo lalma tumo cali dhanto❤❤

  • @rnuura334
    @rnuura334 2 ปีที่แล้ว +11

    Maansha Allaah Dhaanto Waa Reer Ogaadeenia💪💪💪❤️❤️❤️💕💕

  • @Yuubari75
    @Yuubari75 2 ปีที่แล้ว +14

    10 top Dhaanto
    1= dhexyar dhubo Ahmed budul
    2= Yarta dheereey Cali dhaanto
    3= Belxarobey Cali dhaanto
    4= Laba laba dhaanto nuur caraale
    5= Hadafkeygu Waa inaan adiga ku helaa
    Khadro dhaanto & muxiyadiin shaahid
    6= Beer wax jecel Cali dhaanto
    7= bogaayga kutaba ahmed budul
    8=huunoy dhaanto xafso kiin & ahmed yare
    9= dhaanto da´woy kafeya sarhay isaxaq & ahmed budul
    10= dhaanto dhalinyarada Xamar ahmed budul

  • @rayanomarmohamed4863
    @rayanomarmohamed4863 2 ปีที่แล้ว +9

    Axmed budul anoo yar daawan jidhay waa wata legend kaas ❣️

  • @abwaanifiyebulsho7475
    @abwaanifiyebulsho7475 2 ปีที่แล้ว +5

    1 budul
    2 cali dhnto
    3 nuur crle
    4 muxyadiin shhd
    5 anwar tti

  • @najiibmoha642
    @najiibmoha642 2 ปีที่แล้ว +19

    Cali dhaanto
    1:Yarta dheeray
    2:gobalada
    3:timo sadarley
    4:geenyo
    5:Belxaroobey
    6:timo sadarley
    Axmad Budul
    1:afmadoobey
    2:Danmarka
    3:Bogaayga kutaba
    4:Da'wou
    5: dhexda taako
    6:jarar
    Nuur caraale
    1:laba laba
    2:laam dhabi
    3:luuqda lali
    4:dhool gu
    5:laab qaboojo
    6:Xalwaad
    Dhaqan ka waa hanti ta bulshada💗❣

    • @rashkaawi2376
      @rashkaawi2376 11 หลายเดือนก่อน

      Ultra legend😂

  • @najiibhassan
    @najiibhassan 2 ปีที่แล้ว +14

    Muxyadin shahid ayad ka tagtay Ninka aya waliba luuqda dhantada 3dexdanba kafican waxoga wa un ka cansan yihin Dirgax poi❤😂👏

  • @halimahassanmohammed663
    @halimahassanmohammed663 2 ปีที่แล้ว +9

    Axmed budul waa macallinka dhantaadee yaa gaaro waa fikirkeyga👍

  • @aweysmabdi9298
    @aweysmabdi9298 ปีที่แล้ว +5

    1-Jaango
    2-Axmed Budul
    3-Cali dhaanto
    4-Muxdiin Shaahid
    5-Nuur Carraale🫰

  • @mohamudbashir2497
    @mohamudbashir2497 2 ปีที่แล้ว +8

    Wasiir Youtubka Adaan kaa xiiseeya🥰❤

  • @Mahamedabdishakur-hj9ri
    @Mahamedabdishakur-hj9ri 4 หลายเดือนก่อน +2

    Cali dhaanto waa ninka soo caan bixiyay dhaantada asaga hortiisa la aqoonin waa legend

  • @KORNEIL-TRAVELER2
    @KORNEIL-TRAVELER2 2 ปีที่แล้ว +8

    Boqorka dhaantada axmed budul ismaciil❤

  • @kingfiteofficial676
    @kingfiteofficial676 2 ปีที่แล้ว +7

    NUURCARALE KING OF DHAANTO

  • @abdirahmanagaa500
    @abdirahmanagaa500 11 หลายเดือนก่อน +4

    Kusaliya Rasuulka ❤❤❤❤❤❤❤

  • @kifaaxmuhumed963
    @kifaaxmuhumed963 2 ปีที่แล้ว +5

    Maasha alaa wll dadkakale waad kaduwantahay waxyaabo macquulaad keentaa adugu horey usoco wll

  • @abdibasidmohamed4693
    @abdibasidmohamed4693 2 ปีที่แล้ว +4

    1:alla dirgax
    2:yarta dheerey
    3:labo labo la isku raac
    4:gobolada
    5:Laam dhabi ❤️❤️

  • @kaderabdi4336
    @kaderabdi4336 ปีที่แล้ว +6

    Sida saxda ah dhaantada loogu kala sareeyo.
    1. Axmed budul
    2. Jaangoo
    3. Cali dhaanto
    Hadad igu raacday like saar 2022

    • @ibrahimcabdi2047
      @ibrahimcabdi2047 ปีที่แล้ว +1

      kulama qabo o anigu waxan isleyahay 1 cali dhanto 2 axmed budul 3 nur carale

  • @Mohamed-abdalla24.
    @Mohamed-abdalla24. 2 ปีที่แล้ว +1

    Woow zaki bin xaaji wasiirka ismaamulka social media waan ku salamay legend❤️fikirkeyga hadaan dhiibto nio ali dhaantaa ku leh boqorka dhaantaa❤️

  • @Mohamud33
    @Mohamud33 2 ปีที่แล้ว +3

    Ali Bashiir Abdi (Ali dhanto) Legend funska Ali dhaanto ismujiya.

  • @onkodhilaac3516
    @onkodhilaac3516 2 ปีที่แล้ว +8

    Absolutely zaki yare wa reaction ki ugu qaalisana e aan youtub layda aan KA arkay guul baan ku rajaynayaa noolow

  • @cabdiqanicabdisalan2959
    @cabdiqanicabdisalan2959 2 ปีที่แล้ว +5

    Sadexda fanaan sadexduba waa hal-abuur lkn ciyaarta cali iyo nuur baa kuleh anigu cali dhaanto baan siinlahaa one of the best dhaantayste waayo in uu sameeyo mirihii,ciyaar wanaagsanna leeyahay Cod quruxbadanna leeyahay
    Cali dhaanto : Yarta dheerey,gobolada, dhaantadii "mamasciidood indhaha meelkasoojeedinbaa"
    AXMED BUDUL: afmadoobey xagee aaday kuma arkee .
    Nuur caraale "waa runtaayoo cod aad umacaan baa kujira haday dhaanto iyo hees noqotoba oo isgu waxa uudheeryahay heesaha wuuqaadaaa codkiisaa fadhiya "
    Zhp ragga adaa codkaagu meelfog gaarayaaye dalkii kulaabta oo mar labaad sookiciya dhaantada kudheh.
    Waxaan garanayaa waqti sida hadeer heesa loodhagaysto dhaantadu meel walba kabixijirty oo dadka oo dhammi ay dhaanto daawanayeen Ax ax ax alla waqti muxuh ahaa waagaa
    .

  • @Abdifatah3
    @Abdifatah3 2 ปีที่แล้ว +2

    cali dhaanto labada kaleba dhaantada waa uga horeeyay markaa cali dhaanto legend

  • @aishaibra6652
    @aishaibra6652 2 ปีที่แล้ว +4

    Zaki Bini Xaaji Meshaad Nuurq Caraale Gelisay Jaango👑 baad gelin lahayd boqorka dhaantada Waa jaango Nuur caraale waa Duluf sanka qolof kuleh😊
    Faniinta Dhaantada
    1. Jaango
    2. Ahmed Budul
    3. Ali Dhanto

  • @shindezhassan1408
    @shindezhassan1408 2 ปีที่แล้ว

    Wazir wankuwataaa wlll keeep going

  • @sadiacabdi1536
    @sadiacabdi1536 2 ปีที่แล้ว

    Zaki bin xaaji waan ku wadanaa wasirka soshal mead hore u soco legen laba maha🙏🙏🙏

  • @khalidirshaad37
    @khalidirshaad37 2 ปีที่แล้ว +5

    Waziirka Ilaah nagama kaa qaado ❤🙏

  • @nasteha8125
    @nasteha8125 2 ปีที่แล้ว +2

    Waziiir Legend baa tahay 💯💯

  • @zakariyeabdullahi144
    @zakariyeabdullahi144 2 ปีที่แล้ว +8

    AXMAD BUDUL THE ONE AND ONLY Waa isaga💟

  • @hooyomacan1312
    @hooyomacan1312 2 ปีที่แล้ว +1

    Cali dhaanto waan wataa Muxyadiin iyo idiil aruush kuso dar pro

  • @khaliilabdirizak1530
    @khaliilabdirizak1530 2 ปีที่แล้ว +3

    1 dirgax
    2 caano ka dhan
    3 yarta dheerey
    4 shubkax

  • @shakurmahamedshakurmahamed4760
    @shakurmahamedshakurmahamed4760 2 ปีที่แล้ว +2

    1aad Ali dhaanto 2aad Ahmed budul
    3aad muhudin

  • @mohamedcabdulaahi4223
    @mohamedcabdulaahi4223 2 ปีที่แล้ว +2

    Gari labo nin kama wada qosliso cali dhaanto baa legend

  • @Bigayssheikh55
    @Bigayssheikh55 2 ปีที่แล้ว +1

    Nin abwan ah hada fanaan ah ayaalameedhigee fanaanii abwan ka wayn eelajoojinwaayay Axmad budul weye aahala someedhigin in erayo loosameeyo 💪💪💪💪💪⚔️💪

  • @rnuura334
    @rnuura334 2 ปีที่แล้ว +2

    Zaki Bin Xaaji Thanks huuno❤️🙏

  • @zakariyeabdullaahi2488
    @zakariyeabdullaahi2488 2 ปีที่แล้ว +1

    Wasiirka sxp waan ku salaamey. Dhaantada Ali dhaanto iyo Deeqo Afro reaction ka soo bixi wll

  • @fahadhassan9839
    @fahadhassan9839 2 ปีที่แล้ว +2

    ninka ugu fiican waa axmed budul waana abwaaaan lagend

  • @fuadartansaid6891
    @fuadartansaid6891 2 ปีที่แล้ว +5

    Axmed budul
    Heedhe sooley❤😍

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 2 ปีที่แล้ว +2

    Ali Dhaanto ugu shidan

  • @aadeymahmoud6905
    @aadeymahmoud6905 หลายเดือนก่อน

    Walahi kal iyo lab ayan u qoslay alabta geela ku laha wasiirka dhib badan

  • @qqzzmm357
    @qqzzmm357 2 ปีที่แล้ว +2

    Dhaantada Nabi Amaan Ah oo Aw qaaday Ahmed Budul . Iyo
    Ali dhaanto tiisa Aw leeyahay " NIN LADHOORTAY SAWMA SII DOORATAAN "

  • @Omar-hy9tc
    @Omar-hy9tc 2 ปีที่แล้ว +3

    Ahmed budull Abwanka

  • @awilcilmimaxamuud9222
    @awilcilmimaxamuud9222 2 ปีที่แล้ว

    waziir king of You tube videos

  • @ibraahimmaxamed49
    @ibraahimmaxamed49 2 ปีที่แล้ว +6

    Yarta dheerey
    7 years 4.5Millions views
    Dirgax
    7years 14Millions views
    There are a large difference between these dhantos

  • @adhaayo_1079
    @adhaayo_1079 2 ปีที่แล้ว +1

    Waziirka Ahmed budul ayn.Wataa Madamaa uu yahaay legend

  • @Abdirisack94
    @Abdirisack94 2 ปีที่แล้ว +2

    Anoo fiirsan muuqaalka Ahmed budul ayaan codka ugu shubay

  • @MahamedMahamed.Meraneh.M-yd4bd
    @MahamedMahamed.Meraneh.M-yd4bd ปีที่แล้ว

    Wow wan isku dhacnay ali dhanato

  • @abdesaid4167
    @abdesaid4167 2 ปีที่แล้ว +2

    awoowe
    legend waa cali dhaanto

  • @pharthuzdiamond8476
    @pharthuzdiamond8476 2 ปีที่แล้ว +1

    My fav dhaanto is TIMA SADARALEEY🥰
    Ali Dhaanto

  • @DaahirSicid
    @DaahirSicid 11 หลายเดือนก่อน

    Zxp nuur caraale fanan kama hormariyeen wan taageeraa zxp mcn

  • @daroodisaaq2529
    @daroodisaaq2529 2 ปีที่แล้ว +1

    3 legend somalida dhantaada weyan axmad budul , Ali dhanto, nuur caraale balse mid walba talent ayu leeyahay budul oo kale abwan macala laxamaystee lagu daray fanaan inkastoy labadakaleba Aÿ sameyan oo laxameyan u kaga ficanyahay iyaga , nuur oo kale ciyaarta ayu ka fiicanyahay labadooda , Ali wa fanaan dhexdhexaada

  • @ahmedissa8702
    @ahmedissa8702 2 ปีที่แล้ว

    They are all good

  • @abdillahikoore3439
    @abdillahikoore3439 2 ปีที่แล้ว +2

    1: Yarta dheeray Cali dhaanto
    2: Gobolada Cali dhaanto
    3: Dirgax. Bashiir dirgax
    4: Gobolka sool. Axmed budul
    5 : Laba laba. Nuur caraale

  • @kaltuumo26
    @kaltuumo26 ปีที่แล้ว +1

    Waa 3 Aan kala dhicin❤

  • @deeqdarajo5603
    @deeqdarajo5603 2 ปีที่แล้ว +2

    Ali dhaanto👍❤🤴🥰

  • @abdisabirrashiidali5824
    @abdisabirrashiidali5824 2 ปีที่แล้ว

    Wasiir horay usoco lph

  • @barilafilmshd7307
    @barilafilmshd7307 2 ปีที่แล้ว

    Zaki weli ana 1 kow ah

  • @enakhadar3892
    @enakhadar3892 2 ปีที่แล้ว +7

    Waziir HeesaHa HargeYsa Loo QaadaY barnaamiJ ka soo saM3

  • @abdibashir8651
    @abdibashir8651 ปีที่แล้ว

    I congraculate all danter they were three but me I realy apreciat and thank in side if our culture I recorded mr araale is best in of our culture am abdi mahat Bashir from Garissa county ijara subcounty masalani walala maan thank u all

  • @user-wr9cn7jm4t
    @user-wr9cn7jm4t 5 หลายเดือนก่อน +1

    Reer ogadenia ❤❤

  • @amiinaraab5020
    @amiinaraab5020 2 ปีที่แล้ว +2

    Abwan Ahmed Budul ❤❤❤

  • @recardomoha7156
    @recardomoha7156 2 ปีที่แล้ว +5

    Yarta dheerey cali dhaanto iyo dirgax kuso dar wasiir

  • @shadiyawabari33
    @shadiyawabari33 2 ปีที่แล้ว

    ASC Cali dhanto timo sadaraley, Nuur caraale labisiyo miyaad lisho wada qabtaan, Axmed buudul , Nimco dheman ayaan ugu jeclahay 🥰😍

  • @porfhanifyare2304
    @porfhanifyare2304 2 ปีที่แล้ว +2

    Axmed budul 🥰🥰

  • @nuurojaamac2449
    @nuurojaamac2449 2 ปีที่แล้ว +1

    Waziir waa ku salamay waxaad tahy nin dhalinyaraa oo macquula oon tageero lkn plz markaad leedaahy waxaan yeeli doona ama samayn doonaa insha allah ku dar mahadsanid

  • @ridwanmoha3078
    @ridwanmoha3078 2 ปีที่แล้ว +1

    Youtublayda hal wax ee lasoo taagan yihin lkn adiga haween walbo barnaamij xiiso leh ayaad keenta wlhi youtub waa kasoo dahdy legend aatahy ee barnaamijka zhaazamka noo soo celi🥰✌🔥

  • @ahmeddhanteye955
    @ahmeddhanteye955 2 ปีที่แล้ว +3

    Always Ahmed budul ✌️

  • @mohamedukaash
    @mohamedukaash 2 ปีที่แล้ว +2

    Axmad budul bahasha luguma gaaro💖🙏

  • @safiyasadik7202
    @safiyasadik7202 2 ปีที่แล้ว +1

    1.nuur caraale --ala labo labo
    2.ahmed budul --bogeyga kutabo
    3.ali dhanto --dhaxyar dhuuboy
    4.bashir dirgax --dirgax ala dirgax

  • @farhiorashidabukar2091
    @farhiorashidabukar2091 2 ปีที่แล้ว

    Wasiirkeena ❤️✌️

  • @supreme4714
    @supreme4714 2 ปีที่แล้ว

    Zaki horey usoco

  • @alhalaal325
    @alhalaal325 2 ปีที่แล้ว +1

    Legend waye

  • @isaknakeye6935
    @isaknakeye6935 2 ปีที่แล้ว

    Wasiir ayaad ayaan kusalamayaa channelka wasiir ayaan soo booqday sidii caadada ahayd 🙏🏽

  • @NastehaHAhmed
    @NastehaHAhmed 2 ปีที่แล้ว

    Alla dirgax
    Yarta dheerey
    Gobolada ali dhaanto
    Wardoon ali dhanto

  • @filsanabdi9832
    @filsanabdi9832 2 ปีที่แล้ว +2

    Axmad budul xitigta afrikay ciyal xamarey❤❤❤

  • @cabdilaahixiis8001
    @cabdilaahixiis8001 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Fanaanka ugu fiican axmed budul

  • @salaadbiikoole1015
    @salaadbiikoole1015 2 ปีที่แล้ว +2

    Boorka dhantada👑 @Alidhanto ninka reer magaalka ka dhigay bahasha😁

  • @awliyo1260
    @awliyo1260 2 ปีที่แล้ว +1

    Axmed budul ismaciil is the best

  • @suweyssharif3554
    @suweyssharif3554 2 ปีที่แล้ว +3

    Cali dhaanto ❤❤❤

  • @jiboqaraamimedia4583
    @jiboqaraamimedia4583 2 ปีที่แล้ว

    zxbow DHAANTO GABIGEEDUBA waa #cali_dhaanto iyo #axmed_budul waana labada aan aad udhagaysto

  • @saidabdille2414
    @saidabdille2414 ปีที่แล้ว

    All are best

  • @khadarfaarax7603
    @khadarfaarax7603 ปีที่แล้ว

    Labo labo layskuraac nuur waan wata

  • @maxamuudgaandi1283
    @maxamuudgaandi1283 2 ปีที่แล้ว +1

    Axmedbudul waa boqorka dhaanto waa sareyaah

  • @abwaanheersare1
    @abwaanheersare1 2 ปีที่แล้ว +2

    Budul boqorka dhantada uqiray ani🥰

  • @pazhirmuze8796
    @pazhirmuze8796 2 ปีที่แล้ว +4

    Zaki legend...😍

  • @kaderabdi8241
    @kaderabdi8241 2 ปีที่แล้ว +1

    Boqorada dhaantadu waa
    1.axmed budul
    2.jaangoo
    3.cali dhaanto

  • @ibrahimaxmed3862
    @ibrahimaxmed3862 ปีที่แล้ว

    💞

  • @xayadmaxamuud2955
    @xayadmaxamuud2955 2 ปีที่แล้ว +1

    Cali dhaanto wllhiy 💓💓💓❤❤❤❤❤

  • @Muraadzv
    @Muraadzv 2 ปีที่แล้ว +1

    one love

  • @najibadan3413
    @najibadan3413 2 ปีที่แล้ว +3

    Ahmed Budul 👌

  • @rahimakhan3937
    @rahimakhan3937 2 ปีที่แล้ว +2

    😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @mohamedsocane1569
    @mohamedsocane1569 2 ปีที่แล้ว

    Legend-Zaki ✌Horo Usoco

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 2 ปีที่แล้ว +1

    1 boqorka dhaantada cali dhanto
    2 nuur caraale xabag barsheed
    3 axmed budul af madoobeey
    4 bishiir dirgax

  • @husseinmohamed1651
    @husseinmohamed1651 2 ปีที่แล้ว +2

    Zaki legend

  • @ahmarmudeyr3922
    @ahmarmudeyr3922 2 ปีที่แล้ว +1

    Nur carale the one and only

    • @ALIGaayeb
      @ALIGaayeb 11 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂

  • @AbdiwaahidYuusuf-wp3yv
    @AbdiwaahidYuusuf-wp3yv 2 หลายเดือนก่อน

    Nuur caraale the best❤🎉

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว

    Mashaaaalah. Hadiiba waaraayey sacabbadan soomaali.yarta iga raali ahaaw. Bareejo tubaa iga geeriyootay.khatraaaayqarancaday yarey.

  • @wasiirkaarimahagudahacaded376
    @wasiirkaarimahagudahacaded376 ปีที่แล้ว

    Guul

  • @cabdibasidgurey8703
    @cabdibasidgurey8703 2 ปีที่แล้ว

    Yarta dheerey
    Ala dirgax
    Alla laabalaaba
    Sadexdaa ku soo dar wasiir