Xidig qurux, cod iyo qalbi fiican ayaad tahay fanaanka reer Hargaysa ee maqan imika ee aad guursanaysa insha Allah Qamar Suugani yuu noqon ka fiirso ka fiirso
@balqeisahmeth1037 qof ayada lamid ah maad tahey, kikey meel aya aku xanuuntey oo aad kala.mid tahey, lakijn ALLE qofka u soo noqda ayuu jecelyahey fursaduna waa noo wada furan tahey
Heesaha is ka daag diiniyan ma fiicna Xijaabo oo baro oo fidi diinta Sidoo kale nimankinan jooga tv alle ummada uga baqa oo ha u xayeysininavwax aan alle ralli ka ahayn fanaanimo waa wax xun oo alle laga Magan galo intaas na dembi baa adin socda u waraysta in aad tiraahdan ma fiicna akhiro iyo addunba waa khasaaro ee ka hara oo barta diinta Iyadana Khayr ku halaysane dadka ka waaniya wax fiican maahee adinku waxaas ma fuucna wax asn alle ralli ka ahayn waa laga caraaraa ummada alle uga baqa khasaro weeye waqtiga aad waraysi fanaan galisaan qof hadusan ku daawan slee uga baq umada ha u hayey siin wax aan alle ralli ka ahayn Adoo mohadsan abdihafiid u baxo xaga diinta adinka waa laga raga ya diinta u soo daa iyo Shiekh yaad iyo wacdo iyo wax umada akhiro iyo addun anfaca ya Barakallaah
@@AyaanJama-m4m horta marka hore diinta sobaro intadan jawab bixinin iyo micnaha danbiyada sidey okala baxan iyo qofka marko danbiykisa qarsado iyo marko dambikisa banaanka keeno sidey okala daran yihin iyo inta dad ku fasahadi karta my allah ha na so hanuunio no na danbidhaafo dhamaanten ba ameen
@@AyaanJama-m4m gabadh isaso qawisay o rag iska hor ruxaysa maxa Ka danbi badan talabad xijabku gabadha muslimada waku wajib wax marna la xidho marna ladhigo ma aha wll يا ا ايها نبي قل ازاجك وبناتك ونساء المومنين يدنهن عليهن من جلابيبهن
SHE'S REALLY RESPECT LADY'S AADAN U JECLAHAY INAY XISHOOD BADAN TAHAY WAAAN U JEEDAA SHARRAF LEE DAHAY WAAN KU DUCEEYEY MID AAD KU RAAXAY SADID ILAAHEY KAAGA TUUGA INSHA ALLAH ❤
Waar naagtan yari way xanuusanaysaa sowtii lahayd illaahay waxan wax dhaama ha i siiyo, ma la jiifiyaaana banana baa. La oojoyaana banaanbaa diinta way ku ciyaaraysaaye albaabada ka xidha
Wll Gabadh isaso qawisay o umad dhan iska hor ruxaysa ma sahlana talabad xijabku waku wajib gabadha muslimada wax marna la xidho marna la dhigo ma aha sida ayada inoga buqatana wa inu dheryahay sided shurudod o kalena wu leyay marka walashen waynu u ducaynayna Alle haso hadeyo يا ايها نبي قل ازاجك وبناتك ونساء المومنين يدنهن عليهن من جلابيبهن
AKHYAARTA RA'YIGIINA NALA WADAAGA LIKE SUBCRIBE SAARA SIINA SHARE GAREEYA GUULAYSTA
Maxaan kula wadaagnaa waxaad tahay bilaa Damir marna diintaan wax ka aqaanaa io sheekh ayaan ahay naleedahay marna kudhiirigalinaysaa fanka haweenka somaliyeed ( kulahaa goormaad Raab kasoo tuuraysaa ) waar isku xishoo oo Diinta dadka kudhiiri gali munaafaqada iyo laba wajiilaynta diinta kadaayoo
Najmo Nashaad wllo qaali sidaad aad heesaha ugu luuqaysid alle ha kaa dhigo mid quraan kariimka ah aad cod qurux badan ku akhriso bi'idnillah 🤲😭.
Najma waan ku salamay wll mcn❤
wlhy najma wa gabadh xishood & akhlaaq badan masha allh aadna udagan ilahay haku xafido walal if & aakhiroba❤
MashaAllah Waa Qof Miisaaman oo Edeb Leh..Niyadeeda Sida Ay Jeceshahay Allaha u Aqbalo
C/xafidow maxad ula jeedaa markaad fanaanad usii leedahy inanta iney ka baxdo fanka rajeeneenaa insha alllaah
Oo allaah wax ka kheer badan ugu badalo
Barakumu Allah jamiican. Allaha hana hogaamiyo goor walba fii siraadal mustaqiim.
Masha alllllah najma nashaad nolow wlllo fanaaanad qaaaliya❤
Afar ethipia /Djibouti ❤❤❤❤
Mashallah najma waa quruxleey ❤❤❤❤❤❤❤❤
Mashalah ❤❤❤Najima
Najma nashaad fanaaniinta fanaanada ugu quruxda badan uguna codka macaan qof aan iyada ahayn madhageesto ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Najmo
Waa gabadh yar waxan xasuusin lahaa irzaaqadu waa waasac waxad cunto waad heli inta aad nooshahay
Ka towbad keen waa dambi
Ilmo aad dhashay kusoo daashay mustaqbal fog aad ka sugeyo xaaraam haku korin ان الله يرزق من يشاء بغير حساب
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته قال تعالى،،، ان لصلاة تنهى عن الفحشاء والمنكر .Salada wexe rebtaa faxshiga iyo munkarka heestane wexe ka mid tahy kuwad uu Allah swt noo shegey salaada wexe u Bahn tahy sedax..ikhlaas,khashuuc,iyo xuska alle thigriga hadii intaas laga helo qofka salaadiisa wey wanaagsananeysaa hadey salaada qofka wanaagsanato waxa dhan oo xumaan ah wuu karahsanaa wuba nacaa lkin inta la tukanaayo faxshiga iyo munkarkana lagu jiro salaada dib hallo eego ee hala iska hagajiyo.gabadhana ma hesti si caam ah an u wada hadalkeyga gabadhan ilahey ha xifdiyo ayada iyo familkeeda aamiin ilahey dhamantena hana hanuniyo xaqane hanagu sugo. Aamiin
amina somalida naceybka iyo qabyaaladda, dilka, beenta, musuq-masuqa, dagaalka qabiilaada ka wacdi haku soo warwareegin hees iyo muusig, somalida iska ba'day la hadal oo dhiigga jooji
Walale Manasha Alaah gabara qalabi fiiacan batahay Ilaahay waxana kagabayay fanaaniamada irasaaqada kabalaran Ilaahay haku siiyo
MashaAllah tabarika eedo Illahay ha ku sooyo irsaqaad xalalnah
Hada haa hada haa najmo nashad wa heestii halku dhiga team 27 anoo kamid ah teamkas ❤❤❤❤
Najma nashaad gabar aan aad u jeclahay ❤❤❤❤❤❤❤❤
Alle hakuso Hadeyo wllo
Ilaaaahay hoooyada ha ku xiftiiiyo❤
Waay Sax santaay wayo weligeet ayaay jiraay Fonke nuu .Markaa waxaan oo dhanlahaa halagaa dayoo fanka iyo Intajecelbaa❤❤❤🙏🙏🙏🙏🙏
Asc waan ku salaamay cabdi xaafid bro najmo nashaad waa qof aan jeclahay alle haka madooweyo fanka hadii fanka ka bixi laheed waaan guursan lahaa nolol kale ayaan u abuuri lahaa dalka ayaan kusoo laaban lahaa
ApdiRizak Arab iy0 Najima Nashad congratulations my siblings ❤️ 💖
Waa gabadh geedlabki arab ah masha allah indr from Rc
qabiil looma jeedo badow yahow
Maxad la damqatay adigu@@mhassan0163
@@balqeisahmeth1037cusuri ba tahay dee runta ayu shegay maxa kenay qabil iyo wax qudhuna oo ad arkayso halku kuu dhigay fuckoff
Asc. Najma. Washey
Hor. Usoc
JIIJA NASHAAD HADA LEEY KUUYNI♥️👑♥️👑👑♥️👑♥️👑♥️♥️👑♥️👑👑♥️👑♥️👑👑♥️👑♥️👑👑♥️👑♥️👑♥️♥️👑👑♥️♥️👑♥️👑♥️👑♥️👑♥️👑♥️👑♥️👑♥️👑♥️👑♥️♥️👑♥️♥️👑♥️👑♥️👑♥️👑♥️👑♥️♥️👑♥️👑👑👑👑👑👑♥️👑♥️👑♥️👑♥️♥️👑👑♥️👑♥️👑♥️👑♥️👑👑👑♥️👑♥️♥️👑♥️♥️👑♥️👑👑♥️👑👑♥️👑♥️👑♥️♥️👑♥️👑♥️♥️👑♥️👑♥️👑♥️👑♥️👑♥️👑♥️♥️👑👑♥️👑♥️
Najmi waa qof xishood badan
Najma, masha Allah,❤❤❤ is a very outstanding and intelligent young lady.
Najma nashaad wan jecelahay ♥️👑
Xidig qurux, cod iyo qalbi fiican ayaad tahay fanaanka reer Hargaysa ee maqan imika ee aad guursanaysa insha Allah Qamar Suugani yuu noqon ka fiirso ka fiirso
Intay kaa xanaajiyaan marqaaan ka kaa jidhaan maxaad uga jeedaa c/xaafidow wllo inanta waad hoosdhigtay aniguna waan ka xumaaday runtii
Gabadhan allaha kasoohanuuuniyo fanka iyo hesaha
waaruntaa maa shaa allaah runtaa sheegtaymahadsanid❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Allow najma nashaad wa gabadh wanagsane baragee
Masha Allah
Najmo uu sidaan uxishooneeyso waki ma arag.
Shaqo beel, tan ma soo dhawo, lakiin Alle ayeey leedahey soo hanuuniya,
Waxa laga yaba inay kaa qalbi iyo cibado ficantahay😅
@balqeisahmeth1037 qof ayada lamid ah maad tahey, kikey meel aya aku xanuuntey oo aad kala.mid tahey, lakijn ALLE qofka u soo noqda ayuu jecelyahey fursaduna waa noo wada furan tahey
Heesaha is ka daag diiniyan ma fiicna
Xijaabo oo baro oo fidi diinta
Sidoo kale nimankinan jooga tv alle ummada uga baqa oo ha u xayeysininavwax aan alle ralli ka ahayn fanaanimo waa wax xun oo alle laga Magan galo intaas na dembi baa adin socda u waraysta in aad tiraahdan ma fiicna akhiro iyo addunba waa khasaaro ee ka hara oo barta diinta Iyadana Khayr ku halaysane dadka ka waaniya wax fiican maahee adinku waxaas ma fuucna wax asn alle ralli ka ahayn waa laga caraaraa ummada alle uga baqa khasaro weeye waqtiga aad waraysi fanaan galisaan qof hadusan ku daawan slee uga baq umada ha u hayey siin wax aan alle ralli ka ahayn
Adoo mohadsan abdihafiid u baxo xaga diinta adinka waa laga raga ya diinta u soo daa iyo Shiekh yaad iyo wacdo iyo wax umada akhiro iyo addun anfaca ya
Barakallaah
Heesaha danbiyo kabadan baa jira sida sinada beenda dulmiga xanda duugada dhiiga qof muslim ah oo micno la aan lagu daadsho qabylad lagu dageero qof xun gaal nimo qamriga indaas maad kahadashaan hees uun baad danbi kusoo aruuriseen soomaliyaay
@@AyaanJama-m4m horta marka hore diinta sobaro intadan jawab bixinin iyo micnaha danbiyada sidey okala baxan iyo qofka marko danbiykisa qarsado iyo marko dambikisa banaanka keeno sidey okala daran yihin iyo inta dad ku fasahadi karta my allah ha na so hanuunio no na danbidhaafo dhamaanten ba ameen
@@AyaanJama-m4m gabadh isaso qawisay o rag iska hor ruxaysa maxa Ka danbi badan talabad xijabku gabadha muslimada waku wajib wax marna la xidho marna ladhigo ma aha wll يا ا ايها نبي قل ازاجك وبناتك ونساء المومنين يدنهن عليهن من جلابيبهن
Najma nashaad 🎉
WAA ABDIRIZAK CARAB O GERMANY JOOGA
SHE'S REALLY RESPECT LADY'S AADAN U JECLAHAY INAY XISHOOD BADAN TAHAY WAAAN U JEEDAA SHARRAF LEE DAHAY WAAN KU DUCEEYEY MID AAD KU RAAXAY SADID ILAAHEY KAAGA TUUGA INSHA ALLAH ❤
Masha allh
Fananad qaliya runtii
Mansha gabdhan wllhi waa marwo niikii ala siiyo
Marqaanka kaa jeedhin maxaa kawadaa c/xaafidow
Abdi hafid wadaad nimadii UNIVERSAL miyaad ugasoo tagtay
Abdirizak arab weeye reer Germany inu yahay filaa
Magaalo madaxda Somaliland dheh ( Hargeisa) nadal fil caalamiin cunsuri ah
gabadhaan nin caadi ah ma maamuli karo nin nin katagay oo reer gaalkacyood ah kaliyaa kabixi kara wacadala
Najma Nashaad khaladkaaga qiil ha u samayn xaqiiqada wajah, markaad dhimato camal kaagi uun baa ku hor yaal.
Waar naagtan yari way xanuusanaysaa sowtii lahayd illaahay waxan wax dhaama ha i siiyo, ma la jiifiyaaana banana baa. La oojoyaana banaanbaa diinta way ku ciyaaraysaaye albaabada ka xidha
Najma Nishaad Warkeedu waa cad yahay wax lugu dhaliilona ma arag kuwa wax walba iskala buuda waxaan oo dad iska dhaliila ayagoo waxba kuhaan waxaan leeyahay kawaan toona xumaan fidinta.
Ma sha allaah allaah haku rumeeyo riyadada
M.a
Warninyahow maxaa kugu dhacey wariye weyn oo culus baad aheyd ee maxad nahorkeentey nashaad maxey tahey
Naceyb badaan baa ka muuqda qofka kaliya cadheysan baad tahey
Sow taan yaabnay. Meelahaa ookale kamaan fileyn Brit somali tv
Nashaad meel laguu raaco malaha, i wonder
socdaal ma dhagaysataa najma
Next Shadiya Sharaf
Waa cabdirisaaq carab hanbalyo
❤❤❤
Waxaa ka codsan lahaa inaad waraysi ka qaadid abwaan xasan daahir weedhsame
Aad iyo Aad lkn abwaanka waxyaalaha qaarkood haddii la weydiiyo..Gacanoo Gamaa 😂😂
❤🎉❤🎉
Sxb Abdixafid xijaabku hal nooc ma aha ee hadaba waa xijaabantahy
Wll Gabadh isaso qawisay o umad dhan iska hor ruxaysa ma sahlana talabad xijabku waku wajib gabadha muslimada wax marna la xidho marna la dhigo ma aha sida ayada inoga buqatana wa inu dheryahay sided shurudod o kalena wu leyay marka walashen waynu u ducaynayna Alle haso hadeyo يا ايها نبي قل ازاجك وبناتك ونساء المومنين يدنهن عليهن من جلابيبهن
Abdi xafid oomar barbar wareesi la yeelo mid xiisa bdn naqone i.a waa sugeena
najma cabdinasir cise barasho wanagsan
najma nashad un ku aqanay
😂
Cabdi xafiid walaashay najma lafcad ayay toobin kuhaysaa teeda kale 3 da raga ah ay kasasto ayaan kujiraa cidwalba Muslim iyo gaal inaan bariidiyo ayuu hobigayga yahay labada kale waan ka,aradanahay baqayl iyo romantic marka ha,igu tashan
Bisinka ilahayow ku so haadeyo
Fariid naag Araba oo doqona waayartay kawaran halkay kafikirayso nin qable oo meelkasta iskadhexgalin ayay tidhi
Wa odaygeedi hore
Gabarta nagu xiir abadixafid
😂😂😂😂😂 cabdxaafid xaguu aaday kuye 😂😂😂
Ilkacase horta iidoorka maxay uga cuqdadaysan yihiin
Gabadha ila raadiya kkk
Inta og inuu abdirasak arab yahay
alllah ka soo hanuuniyo
Ay change my mind markay kusoo goysay heesta nacabkay ha,iijabin i think i love her romantic shit
@@omardanyerow8449 Abdirisak Arab awal soo reer muu lahayn walaalo?
Najma salan sare abtio
kkkkkkk
𝐍𝐚𝐣𝐦𝐚 𝐧𝐚𝐬𝐡𝐚𝐚𝐝 𝐦.𝐚 𝐠𝐚𝐛𝐝𝐡 𝐚𝐤𝐥𝐚𝐚𝐪 𝐢𝐲𝐨 𝐝𝐚𝐠𝐚𝐧𝐚𝐚𝐧 𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐰𝐮𝐮 𝐬𝐢𝐢𝐲𝐞𝐞 𝐚𝐥𝐥𝐨𝐰 𝐟𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐤𝐚 𝐦𝐚𝐝𝐨𝐨𝐛𝐞𝐞𝐲
Najma Nishaad Warkeedu waa cad yahay wax lugu dhaliilona ma arag kuwa wax walba iskala buuda dad iska dhaliila ayagoo waxba kuhaan waxaan leeyahay kawaan tooba xumaan fidinteeda.