ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Waraysigii Xiisaha lahaa ee Alfanaan Cali Dhaanto Iyo Su'aalo Kadis ah oo lagu Boobay | FULL.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 มี.ค. 2021
  • 𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
    SSTV is independent and impartial news and entertainment channel on You Tube. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainments, business news and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region and the world at large. The channel was first created on November 14, 2013 and renamed as SSTV on August 21, 2018.
    𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on You Tube.
    𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programmes and entertainments.
    𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
    We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, Teamwork, Courageous, Credible, Diverse, impartial and Independent.
    𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
    Tel: +254 722201838
    Email: sstvsomali@gmail.com
    Our TH-cam channel: / sstv2
    Facebook: www.facebook.c...
    Thank you for joining us: please subscribe and like our channel, it will help us continue our public services.
    𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐄𝐱𝐞𝐜𝐮𝐭𝐢𝐯𝐞 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
    Mr. Noor Mohamed Abdi

ความคิดเห็น • 193

  • @aamiindaadmadheedhofficial6145
    @aamiindaadmadheedhofficial6145 3 ปีที่แล้ว +29

    Masha allh Waa waraysi Qiimo badan
    Cali Bashiir Abdi Si Xeer beegti leh ayu u hadlay. Waxa kaba sii daran Labada nin ee Waraysana Runti aqoon uma lihi lkn isman lahayn Dad noocasa aya Somali ku nool runti waxad muu jisen Bisayl Saxafaded
    Saxafada wan ku jira oo aqoon ayan u leyay su.aala sidad ugu garacden Ee Farshaxanka lagu dheehay aya aad iso jiitay
    Dhamantin alle haydin garab galo

    • @ruqiohassan1070
      @ruqiohassan1070 3 ปีที่แล้ว +1

      4þaaaaaaa00p0ppppppp00pp0pppp0p0pppp00ppppppppppppppp0ppppppppppppppppp0pppppp0pppppppp00pppppppppppppppppppppppppppppppppppppp0ppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppp0ppp0ppppppppppppp0pppppppppppppppppppppppppppppp0pppppppppppppp0pp0ppppppppppppppppppppppppppppppppp0p0ppo0ppppppppppppppppppppp000pp0pppppppp0pppp0ppppp0p0pp0pppp0ppppp0pppppppppppppppppppppp0pppppp0pppppp0ppppppp0ppppppppp00pppppppppppppppppppppppppppp0ppppp0000000p00p0p0000000says 0000pp0p00p000p0p000pp000000p0p0000p00p000p000000op000p0p000000900000000p0000000000p0000000000000p0000p0ppp0000p000000000000p000000pp00p00p0000000o0

    • @foziaomar9729
      @foziaomar9729 2 ปีที่แล้ว

    • @camaarchannel
      @camaarchannel 2 ปีที่แล้ว

      Cali dhaanto waa nin muxtarima aadna waan u taageerraa labbada wariye ee waraysiga qaadayaana runtii khibrad ayey adeeg sanayaan guulaysta zxpayaal

    • @xasanmacalin2130
      @xasanmacalin2130 2 ปีที่แล้ว

      ლპპპპპპპ99 .

    • @maxamedamiin264
      @maxamedamiin264 ปีที่แล้ว

      Hhhhhh

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash ปีที่แล้ว +12

    MacAan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan li😢

  • @kingibrahimadanfilmsvlogs5943
    @kingibrahimadanfilmsvlogs5943 3 ปีที่แล้ว +11

    Maanta nin culus ayaad keenteen Mudane Ali Bashiir Abdi, Ali dhaanto. Iyo laba Weriye oo qaali ah oo Ruug cadaa ah. Dhamaantiin guuleysta ayaad idin leeyahay keep going👍👍👍🤝🤝🤝🤝🤝

  • @ducathawamuhim8502
    @ducathawamuhim8502 3 ปีที่แล้ว +11

    Masha allah ali dhanto nin raged guleyso wllo ❤❤❤❤

  • @ceeriinmaxamuud9156
    @ceeriinmaxamuud9156 3 ปีที่แล้ว +7

    Mahadsanidiin dhamaantiin waraysi aad u qurux badan,weriyayaal aad uxirfad badan oon mowduuca kabixin
    Abwaan fanaan cali bashiir oo mug iyo miisaanba leh,jawaabihiisanu ay ibareen qofka uu yahay cali bashiir.
    Mahadsanidiin. Dhamaantiin.

  • @abdikaui2575
    @abdikaui2575 3 ปีที่แล้ว +8

    Waan idin salamay dhamaantiin Ali nuur ilka case guul

  • @sunnibarre5591
    @sunnibarre5591 3 ปีที่แล้ว +11

    Cali dhanto wa nin qalbi feecan o run sheeg ah really

  • @hasanhukungarad7585
    @hasanhukungarad7585 3 ปีที่แล้ว +7

    Aad iyo baan kaaga qaaday cali sxb adigana aad baan kuu salaamayaa

    • @abdimalikgalaal4938
      @abdimalikgalaal4938 3 ปีที่แล้ว +1

      Xasan xukun garad abwankii bilabay dhantadii wardoon abwan wan ku salamy

  • @mohamedkhadaribrahim5433
    @mohamedkhadaribrahim5433 3 ปีที่แล้ว +7

    Wàaw Slnsare Dhamantiin Wariyaal daadihis wanaagsan iyo Fanaan xilkasleh Mashaa Allan Ali Bashir Thanks Hor usocdaa

  • @muadgeesi
    @muadgeesi 3 ปีที่แล้ว +7

    Waan idin salaamey dhamaantiin, Nur, ilkacase, Ali Dhaanto, Runtii Waa Waraysi aad u qiimi badan Horey u socda👍🙏

  • @hasanhukungarad7585
    @hasanhukungarad7585 3 ปีที่แล้ว +6

    Nin igu qaali ah aad baan kuu salaamay cali bashiir cali dhaanto

  • @amranmaygaag
    @amranmaygaag 3 ปีที่แล้ว +6

    Maasha alaah nuur iyo ilkacase iyo fanaanka aan jeclahay ee cali bashiir cabdi waa waraysi xiiso badan oo isoo jiitay waanad ku mahad santihiin waraysiga dhamaantiin

  • @mohamedyusuf3003
    @mohamedyusuf3003 3 ปีที่แล้ว +8

    Weriyeyaal fahamsan qaab su'aaleedka & Inay reebaan dhaxal.
    Mahadsanidin

  • @MohamedIsmail-pu2yd
    @MohamedIsmail-pu2yd 3 ปีที่แล้ว +9

    Ali dhanto waa nin ogaden cawlyahan rer wafate reer jibril ah iska baarta sxb waxa kale wa sheko baraley anuu aderkey dalaay

  • @abdimalikgalaal4938
    @abdimalikgalaal4938 3 ปีที่แล้ว +13

    Cali dhaanto iyo ilkacase qays oo Wada socdo ayaan sugayna hadan nahay ree jigjiga

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 3 ปีที่แล้ว +4

    Maasha allah boqorka dhaantada cali bashiir hore usoco wariyayaasha soo diyaaray waad mahadsan tihiin dhamaantiin

  • @ugaasbadri5265
    @ugaasbadri5265 3 ปีที่แล้ว +6

    Wareysi adag bad ka qaadeen barre ilkacase iyo nuur abdi ilma adeerayaw aad baan idin salaama
    Mida kale dhalinyaradan Soomaaliyeedeey waxaa lagu maah maahaa afgood beedku nadab na waakaageeye coladna waaxba kaama taro

  • @heeganm
    @heeganm 3 ปีที่แล้ว +6

    marka Intelligents kulmaan waxaa soobaxa wax qurux badan

  • @saidabdihassan330
    @saidabdihassan330 2 ปีที่แล้ว +3

    *Ali Dhaanto nin weyn madaxa isaratahy walalka*👍🙏

  • @halaneahmedofficial822
    @halaneahmedofficial822 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah wareysi ad u Qiimo badan Cali dhaanto

  • @abdulhassan4693
    @abdulhassan4693 3 ปีที่แล้ว +4

    inta ila’argtay wariye noor iyo bare ciil badan bey uqabeen Cali dhaanto su’aalo adag beerka kagaxanshiriyeen kk

  • @daxadibnudaxad3924
    @daxadibnudaxad3924 3 ปีที่แล้ว +3

    Waan slaamaya akhayaarta sstv calina si gaara ayan usalaamayaa

  • @omaromaromar1018
    @omaromaromar1018 3 ปีที่แล้ว +4

    Inaad suaalo siyaasadeed weydiisaan mid fiican maaha

  • @jowharmaxamed4100
    @jowharmaxamed4100 3 ปีที่แล้ว +3

    Asc aad baan idin salaamey
    Nuur iyo Ilkacase iyo cali
    Waxan cali waydiinayaa nuur caraale
    Maxaa kaaareebay
    Ilaase waxan kuwadiinayaa
    Ogadeeniya maad aadi hada mise somalia ayaad soo aadi

  • @umulkhayrmaxamuud4187
    @umulkhayrmaxamuud4187 3 ปีที่แล้ว +4

    Xaaraan waa xaaraan war yaa ilahy yaqaana hadad ilahy sikasta ucaabudo xaaraantu xalaal kunoqon mayso hadad rabto inaaadd xalaashato musicana kadaa haweenkana iska ilaali

  • @quruxoday533
    @quruxoday533 3 ปีที่แล้ว +3

    My favourite raga qaada dhaantada yarta dheeray hadaad dhuunta mari lahayd sida dheeftan calooshaan ku dhigan lahaa

  • @Anas-ti7kq
    @Anas-ti7kq 3 ปีที่แล้ว +4

    Maan sha alaah

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 2 หลายเดือนก่อน

    Mashalah
    Agah gaw eega boowe heey waa ogaadeen iswaraysan siyaasad ku heshiin maayaan naga daa bay yiraahdeen.

  • @nasrichannelofficial2198
    @nasrichannelofficial2198 3 ปีที่แล้ว +2

    mnsha allh wa sharafta andhernahy dadyowga kale e shisheye sida qadarinta iyo qayaha mudan e leysugu dhilay xadarad ayad uyeshen wareysigi mnsha allh halka kasi wada

  • @cumaraxmed6356
    @cumaraxmed6356 3 ปีที่แล้ว +5

    Bashir ali dhaanto waa ogaaden aan umaleyey hada le ogaadey nin dir ah oo akisha ah ogaden waxii macag leh ogaden ee ka dhigijiren akisha ahey ui dhahey

    • @hindaawbiixi4188
      @hindaawbiixi4188 3 ปีที่แล้ว

      iska hubi waxad ku hadlayso

    • @cumaraxmed6356
      @cumaraxmed6356 3 ปีที่แล้ว

      @@hindaawbiixi4188
      Anaa la hadley xitaa walalahisa

    • @think4358
      @think4358 3 ปีที่แล้ว

      @@cumaraxmed6356 ma hubtaa arinkaa, anaa akishe oo nin iga ah imika ayaa igu horeysa inuu Ali dhaanto akishe yahay

    • @berdilacashe283
      @berdilacashe283 2 ปีที่แล้ว

      War bentaa daa ..ilaahay bad kafurate ..ninkaas wa oagaaden dhalad aah o cowlyahan o walibo rer waafate aah o lahubo

  • @juweriyomaxamedcali3226
    @juweriyomaxamedcali3226 2 ปีที่แล้ว +1

    Wale waa nin caaqil ah
    Cali dhaqan ana ali dhanto

  • @xassanmaxamud4943
    @xassanmaxamud4943 ปีที่แล้ว +1

    abwaan cali dhanto hory usoco betifll my brother ♥

  • @think4358
    @think4358 3 ปีที่แล้ว +2

    Waxa la odhan jiray inanta miss xiss waa inan ogadeen ah Anshax na waa shikhaal ilaa marki dambe la ogaaday inay labaduba ay noqdeen akishe Markaa Ali dhaanto haduu akishe noqdo lama yaabani

    • @xamdixarago1912
      @xamdixarago1912 2 ปีที่แล้ว

      Akishe muxu yahy wll ma qabil na mise wa dhaqan

    • @abdullahiruman6786
      @abdullahiruman6786 ปีที่แล้ว

      ​@@xamdixarago1912 😂😂😂😂😂 Allhu Agbar. Akishe ma maqal Somalina wan Ahay. Kala fog. Adigu. Ma Xabshi somali bartaaad Tahayy

  • @MohamedAhmed-cl8pc
    @MohamedAhmed-cl8pc 3 ปีที่แล้ว +4

    Ali dhaanto mawaydiseen wardoon in uu soo gabagabeeyo maxuusa usoo xidhi wayay

  • @naruurab1114
    @naruurab1114 3 ปีที่แล้ว +5

    Wareysi Xiisihiisa Wato. 💜💜

  • @suldaandhabco1647
    @suldaandhabco1647 3 ปีที่แล้ว +4

    Cali dhaanto nin aan dhaantada lagaga Daba hadlin

  • @cabdifatahharago5278
    @cabdifatahharago5278 3 ปีที่แล้ว +4

    Sstv waan hanbalyaynaya labada wariye daganaan bay hubsiiimo u meel dayaan

  • @yahyeomar1124
    @yahyeomar1124 3 ปีที่แล้ว +3

    Zxb yaal Cali waa nin Dir ah agaadeen waa bodow

    • @kifaxfarah8161
      @kifaxfarah8161 3 ปีที่แล้ว +2

      Ya ku weydiyay wuxu yahay dir bad laso tagan tahay

    • @hindaawbiixi4188
      @hindaawbiixi4188 3 ปีที่แล้ว +2

      libax yada aad dawashadoda ku dawakhday waa ogaden eedo Cali dhanto waa nin ogaden cawlyahan ah barasho wacan hadal hayntu waa sharaf markad tahay qof horumaray💪💪💪💪💪💪

  • @sharaawifarah9473
    @sharaawifarah9473 3 ปีที่แล้ว +4

    Nin aqli badan waaye Ali dhanto

  • @duwaneabdiofficial6444
    @duwaneabdiofficial6444 3 ปีที่แล้ว +1

    Nuur adiga dislikega ha badsan warkasta mucaaradnimada farmaajo iyo taageerada madoobe aya ka muqanaysa sidi warihi uhadal

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 2 ปีที่แล้ว +1

    I don't care I love jibouti somaliland and kilinka shanaad

  • @osmanarrale6467
    @osmanarrale6467 6 หลายเดือนก่อน

    Ali dhaanto I am proud of you All.my life the king of somalia 🇸🇴 ❤️ dhaanto 🎉

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 2 ปีที่แล้ว +2

    But he never came somaliland?

  • @cabdiraxmaanfaarax1164
    @cabdiraxmaanfaarax1164 3 ปีที่แล้ว +1

    Mnshaallh Mnshaallh cali dhnto hore usoco wll

  • @bmchannel265
    @bmchannel265 3 ปีที่แล้ว +1

    M a
    Wad ka dhabaysay hadafgagii

  • @harunxuseen2572
    @harunxuseen2572 2 ปีที่แล้ว +1

    kkk shaqaan kadhigtay runtuu kasheegay fanaaniinta qaar waxay dhihi lahaayeen soomaalidaan wax uqabanaynay

  • @abdifitaahabdikaadir1720
    @abdifitaahabdikaadir1720 2 ปีที่แล้ว +1

    Aagah wariye nuur maxaa kaqaldan wariyaha xaguu oogaboobayaa warka

  • @Zuldan_Lp_Official
    @Zuldan_Lp_Official 3 ปีที่แล้ว +3

    ALI DHAANTO WIIL SAMARON
    ODEYGU

    • @CRFATE
      @CRFATE 8 หลายเดือนก่อน

      Maha

  • @shucaybyaredhanto9054
    @shucaybyaredhanto9054 3 ปีที่แล้ว +5

    Suldan iyo xariri warsysta

  • @nuuraqawdhan7998
    @nuuraqawdhan7998 3 ปีที่แล้ว +1

    cali dhaantooyin cusub oo wadaniy noo soo badi

  • @fardowsaabdi8671
    @fardowsaabdi8671 3 ปีที่แล้ว +3

    Madax madax dhashay allaaya cisak 💕💕💕💕💕💕💕

  • @Apeaceman_Greeee
    @Apeaceman_Greeee หลายเดือนก่อน

    Exactly 👍🏾

  • @inaabdinasir
    @inaabdinasir 3 ปีที่แล้ว +6

    ❤❤❤❤🥰🥰

  • @updyrahmanalpha6241
    @updyrahmanalpha6241 ปีที่แล้ว +1

    1.09 wlhi legend 🙌

  • @Mohamed221k
    @Mohamed221k 3 ปีที่แล้ว +1

    Waraysigu aad buu udheeryahay waxaa fiicnayd inaad 2 qaybod kadhigtaan

  • @mowlidahmed4174
    @mowlidahmed4174 3 ปีที่แล้ว +2

    Hhhhhh sidii mustafe iyo xukuumadiisu Nairobi idiinku timid ma isleedahay sstv weygadantahay lama kala xanaaqaan

  • @cadnaancarafad5200
    @cadnaancarafad5200 2 ปีที่แล้ว +1

    cali dhanto xaqiiq nin damiir badan oo somali nimo kamuuqdo weeje wana nin hadalkiisu cad yahayba

  • @mataankainaali4947
    @mataankainaali4947 3 ปีที่แล้ว +1

    Nio nuurow hada Ka dib waraysiga soo Yare chennalka hada horay ayuu usocdaaye fadlan

  • @duwaneabdiofficial6444
    @duwaneabdiofficial6444 3 ปีที่แล้ว +1

    Cali dhanto darted like kugu saray

  • @daauudcabdulaahi395
    @daauudcabdulaahi395 3 ปีที่แล้ว +3

    Anaa joogay bulale xasuus

  • @AbshirCabdulaahi-nv5mr
    @AbshirCabdulaahi-nv5mr ปีที่แล้ว +1

    Ceeladabe
    Ceeladebe

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 2 ปีที่แล้ว +3

    Hawd and reserve aera will always be part of somaliland

  • @inaabdinasir
    @inaabdinasir 3 ปีที่แล้ว +3

    Cali dhaanto nin rageed

  • @Nasrashiilaofficial3146
    @Nasrashiilaofficial3146 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah alfanaan ali dhaaanto lkn saaxiibkaa Nuur caraale amathin Maxaa ooga soo tagte

  • @moogemooge3836
    @moogemooge3836 3 ปีที่แล้ว +2

    War fanaanka ka daaya arimaha siyaasada

  • @shukri1395
    @shukri1395 2 ปีที่แล้ว +1

    Amazing waraysi and very smart man!!!

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 2 หลายเดือนก่อน

    Balad Wayne wabigeeda ayan dhisi kulahaa.
    Nin ogaadeen ah ama daarood ah dhisi maayo

  • @daadirey576
    @daadirey576 3 ปีที่แล้ว +2

    Af maal wakanaa

  • @hassanabdi8623
    @hassanabdi8623 3 ปีที่แล้ว +2

    C fitaax baska jugsodhacey ayaa iskaleh EREYADA hada jawle

  • @xuseenmedia8127
    @xuseenmedia8127 2 ปีที่แล้ว +1

    Waraysi aabihii igadhe

  • @SafiyaSimaliya-lg2pf
    @SafiyaSimaliya-lg2pf 9 หลายเดือนก่อน +1

    Cali dhatanta

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 2 ปีที่แล้ว

    Wàa umada is amuntaa dawlad somaliyeed wàa khashin Somaliland is real Somali peaple

  • @maxamedamin3784
    @maxamedamin3784 3 ปีที่แล้ว +10

    Aliyow kuwan iska ilali waa lugooyo clanka somalia ayey ka soo horjeedan dhowr jeer ayaan firsaday Channelkooda badanaa waa mucaarad ka horjeeday dowlada umada somalia.

    • @ducathawamuhim8502
      @ducathawamuhim8502 3 ปีที่แล้ว +2

      Wa runta wa catoshki bbc laga fijiye daba dilifnima darted kuwan wa lamid ss tv

    • @mohaawyz7589
      @mohaawyz7589 3 ปีที่แล้ว +4

      Dowladda umada soomaaliyeed wada maamusha waatee aniga ma aqaano? Mida kale calanka🇸🇴 ma dad gaar ah ayaa leh? Ninkii farmaajo diida ma calanka iyo dowlanimada ayuu diidan yahay hadee saas tahay farmaajoba shalay asiga mucaarad ahaa waana caadi qafka inuu wax diido waxna yeelo kala barta qaran iyo xukuumad 4 sano joogeysa tageysana. Hadii qalad kale galeyn balnosheg intaas danbi maahin

    • @kingibrahimadanfilmsvlogs5943
      @kingibrahimadanfilmsvlogs5943 3 ปีที่แล้ว +1

      Ninyow hadaan fekerkayga kugu darsado ma wanaagsana inaad weriyayaasha iyo TVGA aad ugafto, dowlada Somalia mucaarid iyo muxaafidba way yeelan kartaa, ummad dhan ayay ka dhaxaysaa markaa qasab maaha inay dadku wada muxaafid noqdaan. Maxaa yeelay aduunka oo dhan ayay kajirtaa mucaaradnimo iyo muxaafidnimo labaduba, markaa midaas cudurdaar kuuma noqonayso ee waa weerar gaar ah, haday wax kale adiga kugu dhexjiraan si toos ah uga hadal ayaaan ku odhan lahaa. Anigu TVGA iyo weriyayaasha ka howlgalaaba inay shaqo wanaagsan ummad iyo bulshada u hayaan ayaan u arkaa waxaan leeyahay keep going

    • @cumaraxmed6356
      @cumaraxmed6356 3 ปีที่แล้ว

      Haaa waa run waa mucaarad
      Lakin ninka lakin waa nin dir ah oo,akisha dadka ogaden ee u,hestaan cali dhaanto

    • @mohaawyz7589
      @mohaawyz7589 3 ปีที่แล้ว +1

      @@cumaraxmed6356 in mucaarad lnaqdo danbi ma ahan ee in wa ladilaa danbi ah sidow kale dir ama ogaadeen in la ahaadana danbi ma ahan waa qabaailo soomaaliyeed.

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 2 ปีที่แล้ว +1

    What ever it take

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 3 ปีที่แล้ว +2

    Caliyow shaydaanku ma xanuunsado

  • @user-jv4xv8ky2j
    @user-jv4xv8ky2j ปีที่แล้ว

    ❤❤❤ cali dhaanto waa nin adag

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 2 ปีที่แล้ว

    Saa Walaal Su asl Lacagta dhaantdu ma Xalaalbaa

  • @abdinaasirmahamed5735
    @abdinaasirmahamed5735 3 ปีที่แล้ว +2

    cali wa ninqaliya ilahay haku xafido

  • @umulkhayrmaxamuud4187
    @umulkhayrmaxamuud4187 3 ปีที่แล้ว +1

    Dhaantadu music haday leedahy waa xaaraan heesha waxba kama duwana

  • @user-qx6ti6xm9e
    @user-qx6ti6xm9e 7 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @hassanabdi8623
    @hassanabdi8623 3 ปีที่แล้ว +3

    Cali dhanto heesta badajowle EREYADA ABWAANKA SAMEEYEY BEENBUU KASHEEGAY
    EREYADA WAXAA ISKALEH
    C FITAAX BASKA JUG-SOODHACEY

  • @cabdulaahiaxmed9785
    @cabdulaahiaxmed9785 10 หลายเดือนก่อน

    kaluun hadad cunoto xigmadaa kaa guuri lahayd

  • @user-mw4ey4ll5g
    @user-mw4ey4ll5g 2 หลายเดือนก่อน

    Walkey ali dhanto fanaanki deegaan ama aduunka

  • @wiilkahamigafogleh4318
    @wiilkahamigafogleh4318 2 ปีที่แล้ว +1

    Ali dhaanto legend

  • @cabdulaahiaxmed9785
    @cabdulaahiaxmed9785 10 หลายเดือนก่อน

    wadani dadkiisa iyo dalkiisa jecl oon siyaasad

  • @ismacilabdirashid3243
    @ismacilabdirashid3243 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkk qurarad kaga so xiraa

  • @mahamedibrahim2927
    @mahamedibrahim2927 3 ปีที่แล้ว

    Walal Cali dhaanto wan ku salamay

  • @ahmednuur8957
    @ahmednuur8957 3 ปีที่แล้ว

    Cali sifiican baan u aqaan markaa ka hor onlf buu ahaa lkn ma qiran karo

  • @mazlahnur6392
    @mazlahnur6392 2 ปีที่แล้ว +1

    Shib iska dheh

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 2 ปีที่แล้ว

    Somaliland is not Happy with you

  • @mahamedibrahim2927
    @mahamedibrahim2927 3 ปีที่แล้ว

    Asc wan iden salamay

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 2 ปีที่แล้ว

    Cali adiga iyo budul hargaysa idin sugaysa in aad timaadaan

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 3 ปีที่แล้ว

    Ma arag dhaanto aw ku caayayo onlf
    Boqorka dhaantada cali bashiir
    Laakin axmed budul baa aad ucaayi jiray

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 2 ปีที่แล้ว

    Waayo isku dhaqan ayaanu nahay muqdisho anoo ixtiramayo waynu kala dhaqan duwanahay

  • @xamdamahamad5297
    @xamdamahamad5297 2 ปีที่แล้ว

    Alle habarakeeyo ree tolkay guud agaan

  • @Boodhari189
    @Boodhari189 2 ปีที่แล้ว +2

    Lolz

  • @wasiirkaarimahagudahacaded376
    @wasiirkaarimahagudahacaded376 2 ปีที่แล้ว +1

    Yyy

  • @Boodhari189
    @Boodhari189 2 ปีที่แล้ว

    Aamiin dhamaan

  • @user-se4ll2zy7q
    @user-se4ll2zy7q ปีที่แล้ว +1

    43

  • @Betterview7
    @Betterview7 3 ปีที่แล้ว +2

    Suitku waa dharka iyo dhaqanka yahuda
    Yahuud baa iska leh!