ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Faysal Rooble Oo Su aalihii Ugu Adkaa Laga Waydiiyay MOUgii Somaliland & Ethiopia Oo Ladhamaystirayo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ก.ค. 2024
  • Faysal Rooble Oo Su aalihii Ugu Adkaa Laga Waydiiyay MOUgii Somaliland & Ethiopia Oo Ladhamaystirayo

ความคิดเห็น • 234

  • @Dophill260
    @Dophill260 หลายเดือนก่อน +22

    Somaliland belongs to Somalilanders. Shacaka Somaliland ayaa Somaliland cid walba ka jecel iyagaana u tashaday. Xadaad smxaaro iyo ethoipia meel ka xoraynayso somali galbeed ka xoree.

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment หลายเดือนก่อน

      😂😂 Meesha Oromaa lakeenay SOMALILANDERs maaha sxbyaal 👎🏼🇪🇹🤬👎🏼
      Anigoo Dhalinta ReerSomaliland ah ayaan diidayaa 99% Somalilandna walahi yeeli maayaan InshaAllah 😤 Adeer hadalka badida nagadaa ee Saxiix aan aragno Hargaysa haday nabad noqon walahi way holci 🔥 waana la’qixi Anigoo waliba Muuse Oromo Adeerkay yahay waxaan ku farxi marka dayka aan ugu daadano in aannu daldalno walahi dhalinteenu Hargaysaan ku gowracaynaa Wixii Ethiopia 🇪🇹 taageersan InshaAllah isaga iyo kulligiina walahi waan idin diiwaan galinay kuligiina Qudhmuun yahay ilaahay nacalad idin ku rid 🤲🏼🇪🇹🇪🇹🇮🇱🤢🤮
      Dhalinta waa inaan ogaanaa maanta dhulkeenii Howdkii ayaa naga maqan oon ilaa imika aan soo ceshan oo dadkeenii ay Dowladda Ethiopia 🇪🇹 dhibaatayso oo waliba ay dhulkeenii ReerSheekh Isxaaq uu Amxaar uraya kataliyo uu hablaheena kufsadaan taa Madaxdan uma muuqato markaasay doonayaan inay Dhul iyo Bad aad ugu dari oonhadhowna noqono kalinka 6xaad ayna hoos geeyaan walahi tani waa tijaabo caqli xumideena waa sidii howdka loo saxiixay awoowasheen nooga sheekeeyeen inay odayaal kuwanoo miidhan usqxiixeen dhulkaas Ileen xiniinya kumuun qaadan, waa sida imika nala’leeyahay Koonfurta Somaliya Kubiiri mayno waa cadowgeena ayay odayaashaasna u yidhaahdeen iyagoo isticmaalay odayaal qabaa’ilada loo badalay oo dhiig Somali lahayn oo lasoo tarbiyeeyay walahi 😤waxay natusaysaan kuwanna inay Qabaa’ilada iska sheegteen siiba Isaaq ay leeyihiin dhiig Amxaar iyo Oromo uraya doonaya inay u fududeeyaan Ethiopia 🇪🇹 dhul boobka ay wadaan oo aynan xiniinya u laheen walahi inay 10 raggeena ah iskakaaya celiyaan iyagoo kun ciidankooda ah 👎🏼😤😤🤬😡🤬😡
      INSHAALLAH ilaahay ha’holciyo Somaliland dhulkaan u dhashay inataan ogolaanayo Ethiopia waxaa la’iiqaatay anoo koonfur laheshiiya oon dhiig iyo dhaqan iyo diin wadaagno walahi inaan dhaxalkayga siifidud ku bixinayn ilaahaybaa Somaliland Aqoonsaday oo barakeeyay alhamdulillah 🤲🏼
      Oromodiinuna hargaysaan idin wadhaynaa walahi waa magac ilaah ku waari maysaan InshaAllah dagalakuna Adis wuu dhaafi oo vuurihiinii qalalnaa ayaan idinku soo gowracaynaa InshaAllah iga qora taa walahi diyaar baynu nahay dibad iyo gudahaba 💪🏼😡 walahi dhalibteenu fartaan qaniin sannahay adeer soo socda keen Ethiopianka xiniinyaha aan lahayn walahi Afwaynaa awoowayaasheen ka fakaday idinkuse walahi fakan maysaan inshaAllah bi’idnillah kariim🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼 Hadalka badan daayoo saxiix waxaad kaheshaan wax hanaga siinina walahi owlaadiinuna ka badbaadimaayaan InshaAllah 🤲🏼💪🏼🤲🏼💪🏼🤲🏼💪🏼😤🤲🏼💪🏼🤲🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼

    • @warss11
      @warss11 หลายเดือนก่อน +3

      Yes yes ❤❤❤

    • @yasinismail2733
      @yasinismail2733 หลายเดือนก่อน +1

      Waar amacal Somalia qadweyta ah kala badh dhulkoodi ayay haystaan Ethiopia ha iska xoreeyaan

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment หลายเดือนก่อน

      @@yasinismail2733 sxb Ethiopianka reer miyigeenaa ku filan walah iska daa Dhalinteenaba Maanta Hargaysa ku sugaya inshaAllah walahi Hargaysa way holci Adisna way holci taa qalbiga ku hay inshaAllah mana foga walahi ilaahbaan kabaryayaa inay soo galaan xabaddu ha’qaraxdee InshaAllah adeerkay Muusena walahi anigoo qabiil ahaan ugu sokeeya ayaannu daldalaynaa walahi waa magaca ilaahay Hargaysana nabad lagu joogi maayo oo way holci bi’idnillah Wixii Amxaar taakuleeya ilaahay nabad masiiyo waa waxay koonfun nabad u gaadhayn laakiinse Isaaq maaha kuwaa walahi Adis ayaannu dagaalka gaynaynaa inshaAllah

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 หลายเดือนก่อน

      @@IbiEntertainment Waad ciyeysaa sida xoolaha

  • @robleahmed2558
    @robleahmed2558 หลายเดือนก่อน +9

    Faqash calankoodii waa dhacay.Calanka Tawxiidka leh Allah baa la jira,cid kale uma baahna.

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment หลายเดือนก่อน +1

      Oromo uraaye way ku gubaysa hadalada niyadda kaa jabinaysa in Somaliya aqoon yahankii ay u soo noqdeen alhamdulillah 😂

    • @nor1056
      @nor1056 หลายเดือนก่อน

      @@IbiEntertainmentoromadu sowta futada ilalisa maha ilma amison

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 หลายเดือนก่อน

      CIIDAMADA SOMALIAND WALIGOIDBA TABABAR WAY U TEGI JIREEN ETHIOPIA WAANA XIDHIIDH KA DHAXEEYA MAAHA MARKII UGU HORAYSAY

    • @warss11
      @warss11 หลายเดือนก่อน

      Yes yes ❤❤❤❤ i love you

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment หลายเดือนก่อน

      @@nor1056 Oromyahow uraaye way ku gubaysa hadalada niyadda kaa jabinaysa in Somaliya & Somaliland aqoon yahankii ay u soo noqdeen alhamdulillah 😂 sxb Gowraciinii ayaa soo dhow walahi Afwayne meeshuu maray ayaad maraysaan walahi waliba kasii xun ilee Dhiig Somali matihiine alhamdulillah Hargaysaannu idin wadhaynaa walahi taa iga qor sxb rabbiyow soo dadaji yarab🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @ahmedfamily6360
    @ahmedfamily6360 หลายเดือนก่อน +4

    Maxaa Somaliland ku kalifay inay Ethiopia wax laqabsato iswaydii oo iswaydiiya oo isu wada Taga soomaaliyeen iswaydiiya why ??????????????❤SL ever❤

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 หลายเดือนก่อน +1

      WAA DUUL CAQLIGA KA JIRAN!!!!!!.WALAAHI ISMA WAYDIIYAA!!!!!.

    • @user-nh8wf2oe8u
      @user-nh8wf2oe8u 12 วันที่ผ่านมา

      Maya caqli kama jirana ee asaljoodaa orama ah. Oo gaala kasoo jeeday. Afsomaiga bartay. Shaqa. Adag inlaga qabteyrabaan. Oo tii hore ka adag hadii kale. Umadey. Gaala ugacan galinaayaa. Xaqiiq waa. Ansax in lalaaya. Laguna jihaada. Quraanka dib ugu noqo. Sida gaalka loo dilaayaa. Nacaldu idi ku dhacday kufaaryaheey

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 12 วันที่ผ่านมา

      @@user-nh8wf2oe8u GAALKU KA DABADA U DHAQDO HADA MIYAANU AHAYN????.KA CARUURTA KAA DHALA MIYAANU AHAYN????.KA AAD KA TALO QAADATO MIYAANU AHAYN????.

  • @abdihashi9863
    @abdihashi9863 หลายเดือนก่อน +5

    Ninkani waa Beenaale Daraawiishi imisa Askari oo Ingiriis ayey dishay waa Koofil bes Wuxuu yidhi Boqoradi ayaa murara dilaacday Markii La dilay Boqolaal Askari😂😂

    • @user-nh8wf2oe8u
      @user-nh8wf2oe8u 12 วันที่ผ่านมา

      Ma waxaad diidan tahay awowgaa. Koofil xambaari jiray. Anigana. Madaxa ka jaray in lasheego. Nacaladu kugu dhacday. Kufaaryahow.

  • @user-bo6fz9ub1y
    @user-bo6fz9ub1y หลายเดือนก่อน

    Faqash iyo daroodki jabay ee siyaad barre weli wanolyihii n gull sland❤❤

  • @MuuseYusuf-tp7bn
    @MuuseYusuf-tp7bn หลายเดือนก่อน +4

    Somali waxa layidha reer Somliland baa sameyey, waanu kanoqonay bye bye baby

  • @mustafefaysal-qk1dx
    @mustafefaysal-qk1dx หลายเดือนก่อน +5

    Qadadweyn Caqli malaha ayaan Maqli Jiray Yaraantaydii Balse Waaba Run 100% imika Odaygaasi ma sidaasuu Aqoonyahan ku Sheeganaya 😅😅
    Waxan uu ka halayaana Waa Failed State Somalia oo Muqdisho Xukunkeedu dhaafin iskadaa Somaliland ne

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment หลายเดือนก่อน

      Oromo uraaye way ku gubaysa hadalada niyadda kaa jabinaysa in Somaliya aqoon yahankii ay u soo noqdeen alhamdulillah 😂

    • @w410921
      @w410921 หลายเดือนก่อน

      Qadaad wayn iyagu hayska saaraan Itoobiya

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment หลายเดือนก่อน

      @@w410921 😂 iyaga dhibta haya ayaan keensanaynaa niyaa xoolo jaahil ayaad tahay walahi 👎🏼🇪🇹💩🤧🤬 Dhulkeenii howdka aan soo ceshano marka hore iskaba ilaw bad iyo dhulkale walahi Hargaysa way holci InshaAllah dhalinteena Somaliland dhaxalkeena si fudud loo qaadan maayo sxb taa kuseexo dhimashaan kaxignaa Afwaynoo ka awood badan Oromo uraysa ayaan iska dulqaadnay Ethiopia 🇪🇹 uraya u daahi mayno inshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @user-mf8hn2md8l
    @user-mf8hn2md8l หลายเดือนก่อน

    Somaliland ♥️ Ethiopian uk ♥️ 🇪🇹 🇬🇧 ❤️

  • @w410921
    @w410921 หลายเดือนก่อน +1

    Itoobiyaan iyo Kiiniyaan ayaa iska waraysanaya Somaliland iyo mustaqbalkeeda.

  • @user-ls9vs6yu3v
    @user-ls9vs6yu3v หลายเดือนก่อน +5

    Guuuul Soomaaliland guuuul ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @abdulazizd
    @abdulazizd หลายเดือนก่อน +5

    Waa sheeko caruureed. Waxani

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment หลายเดือนก่อน

      Oromo uraaye way ku gubaysa hadalada niyadda kaa jabinaysa in Somaliya aqoon yahankii ay u soo noqdeen alhamdulillah 😂

    • @aishamuuse3003
      @aishamuuse3003 หลายเดือนก่อน

      @@IbiEntertainment cilm waa intaad barataa caqlina waa kii allah ku siiyo dadka meesha ka hadlayaa waa laab la kacay lugase kuma joogo miskiin

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment หลายเดือนก่อน

      @@aishamuuse3003 Xaqqiqdaad kafogtahay walahi oo malaha aqoon darrida iyo fiiradaada gaaban ayaa kaa hadal siinaya sxb laakin hadaan dulucda kuu taabto Dagaal Xoogan wuu dhici mar aan fogayn walahi u dhaxeeya Ethiopia 🇪🇹 iyo Somaliya waana taan rajaynayno si Somali isugu noqoto iyaguse taasay ka taxadirayaan inaynan dhicin si Somali Aynan u midoobin dhalinteenuna waa nagu qadab si aan diinteena iyo dhulkeena u badbaadsano ay xabaddu u bilaab mato si kale laguma xakamin karo cadowgeena isa soo bahaystay ay hogaaminayaan Nato Iyo Yuhuuda shaqaalana kadhigtay Alshabaab iyo Madaxda 5ta Somaliyeed kulligooda maaha dhiig Somali waana in aan dhalinteenu shicibka hub gacanta u wada galinaa si loo diyaar garoobo inshaAllah guushuna waa xageena walahi waad arki InshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @AbdixamiidMaxamud
    @AbdixamiidMaxamud หลายเดือนก่อน

    GUUUL Soomaaliya 💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴☝️

  • @Saeed-me6gq
    @Saeed-me6gq หลายเดือนก่อน

    Guul Somaliland ❤❤❤❤

  • @user-ls9vs6yu3v
    @user-ls9vs6yu3v หลายเดือนก่อน +5

    Congratulations Soomaaliland iska ciyaa guuuul soomaaliland

  • @kennedycornermuse3283
    @kennedycornermuse3283 หลายเดือนก่อน

    Thanks bro

  • @mohameddahir3227
    @mohameddahir3227 หลายเดือนก่อน

    Masha allah somaliland guul iyo gobanimoo lojojin mayo ciid kasta oo kasohorjeda qadiyada iyo qaranimada qaranka somaliland Xadudaha somaliland wa lamatabtan wa muqadis Somaliland waxay ledahay haal cadowuu wayo wa somalikushega konfureed
    Wallohayo itobiyaa wanuu sodhaweynayna hadanunahay shacabka rer somaliland

  • @cumarmahamed5335
    @cumarmahamed5335 หลายเดือนก่อน +2

    Waxaad intiinuba xaasidiin ku tihiin dadkii isaga oo xor ah idiinla yimid oo xaasid nimadiina idika muuqata idinka noqoday markaa xaasidnimo ayaa iskula timaadeen dadkii lahaa dalkan aya haysta u tashaday😊

  • @MahdiBahdoon
    @MahdiBahdoon หลายเดือนก่อน +1

    Suaasha ugu qiima hoosaysaa waa in ninja keh xadka ha soo xidho xadka, iyadoo madaxtooda askari ajanibi ilaaliyo

  • @alxmdulilah7023
    @alxmdulilah7023 หลายเดือนก่อน +2

    Faqash 😭 😭 😭 🇸🇴👎🏾👎🏾👎🏾🤮🤮🤮🪳🪳🪳🪳

    • @warss11
      @warss11 หลายเดือนก่อน

      Buuriga ku toof

    • @user-nh8wf2oe8u
      @user-nh8wf2oe8u 12 วันที่ผ่านมา

      ​@@warss11orama afsomaali ku hadasha

  • @m.khadarhassan8637
    @m.khadarhassan8637 หลายเดือนก่อน +2

    Cudurka somali baabiiyay waa isir nacayb iyo xasad dhexdooda baabiiyay, imika aqoontahaks somali been buu ka hadlayaa

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye3 หลายเดือนก่อน +5

    Ethiopia kuma kala qaybin ee Labadii dowladood ee 1960kii midoobay ee ay kala hogaaminayeen hargeisa iyo Mugdisho ayuunbaa kala tegay, somali itaLiyaano hurdada ka kaca ethiopia xidhiidh ayey la samaysay somaliland wax xuna majirto aqoonsigana way ku dhawaaqaysaa.

    • @user-nh8wf2oe8u
      @user-nh8wf2oe8u 12 วันที่ผ่านมา

      Siilka hooyadaa yey hargeysa hogaamineysay. Bal I.ow laas caana hogaami. Burca. Iyo hargeysa hogaami kufaaryahow

  • @alxmdulilah7023
    @alxmdulilah7023 หลายเดือนก่อน +4

    Guul guul guul Somaliland and 🇪🇹🇪🇹🇪🇹💪💪💪🙏🙏🙏🦁🦁🦁💪💪🦁🦁🦁🦁🇪🇹🇪🇹🇪🇹

    • @warss11
      @warss11 หลายเดือนก่อน

      Yes yes ❤

  • @user-vg8pj1hw8r
    @user-vg8pj1hw8r หลายเดือนก่อน

    If you put the federal government of somalia in charge of the Sahara Desert, in 5 years there'd be a shortage of sand.

  • @amranaden3059
    @amranaden3059 หลายเดือนก่อน

    Somalilad Waa qaran Waa wadan. Jira
    Wey tagtey waxba Hadaalina. hadal waxba
    Matro Inshaallah guul somaliland cadowguna
    Ha iska ciyaan Horta xaasidnimada iska daa ya. Xaasidnimada

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k หลายเดือนก่อน +7

    itoobiya kuma kala qaybin ee dal jamhuuriyada sland layidhaa ayay la heshiisay Cid wax ka jecel kartaana ma jirto kala yar ha sland iyo soomaaliya mida kale inaad jam sland iyo itoobiya and ku masha quulsana tihiin Abnigiina iyo dalkiina hagaajista xayawaan yohow

  • @user-ze1oe4wd4u
    @user-ze1oe4wd4u หลายเดือนก่อน

    Inta. Halkan. Isku. Ururstay. Waa. In. Isku. Xaafad. Ah. Xishood. Oo. Isla yaaba

  • @warss11
    @warss11 หลายเดือนก่อน +1

    Yes you wanted to own Somaliland for 33 years.. are you now awake in life stay at villa daa plz sleep

  • @mustafefaysal-qk1dx
    @mustafefaysal-qk1dx หลายเดือนก่อน +4

    Faqash Quus ayay taagan tahay

    • @warss11
      @warss11 หลายเดือนก่อน

      Yes we do not need them

    • @user-nh8wf2oe8u
      @user-nh8wf2oe8u 12 วันที่ผ่านมา

      Oramadii afsomaaliga baratay question yey taagan yihiin

  • @MuuseYusuf-tp7bn
    @MuuseYusuf-tp7bn หลายเดือนก่อน +2

    Meeshan waxa ku doodaya Ethiopian iyo Kenyaan sidaan fahmay, aaway farax macalin

    • @MubYus
      @MubYus หลายเดือนก่อน

      Faarax macalin, Sida eeyga ayaa meelahaa Kenyanku eryanayaan.

  • @Horn-sc2hzgtdooonbbfd
    @Horn-sc2hzgtdooonbbfd หลายเดือนก่อน +2

    Maxamed siyaad barre ayaa soomaali jiri taankeeda shaki geliyay” kuwii u adeegi jiray ayaana weli soomaali hortaan. Sababtaas ayey shisheeye u doorbideen inta badan dadkii

  • @MuuseYusuf-tp7bn
    @MuuseYusuf-tp7bn หลายเดือนก่อน +2

    Faysal maanu ahayn Ethiopian

    • @zaki_smail_1988
      @zaki_smail_1988 หลายเดือนก่อน

      Aad,
      Edaddiina Amxaar ayaa qaba.

  • @user-qm3hl2wu1z
    @user-qm3hl2wu1z หลายเดือนก่อน +2

    Xayawaan shurun shuur ururay wax somaliya layidhaa majiraan horta idinku somaliya noqda itobiyan iyo kinyan ayatihiin somali italia iyo somalilan kala sheega faysal xabashi warmahayo uuuf uuuf xaasidiin dadkii somalinimada sameeysy ayaad dafiraysaan faqash iyo qadaad wayn allaah hajabiyo cadawga smaliland aaaamiiin

  • @jacfar571
    @jacfar571 หลายเดือนก่อน +3

    Caqliga qadaadweynta qof isaga ilaa awoowgiisi 20 aad gumaysi ku jira😮 ayaa xoriyad iyo wax iska celin ka sheekaynaya😂
    La hayste eexaysanaaya sandareerada u ka qaato mooryanta xamar fadhida
    Iyo duul barooranaaya oo tacsi u taalo ayaa meesha iiga muuqda😂😂
    Waxan oo dhan waxay ku soo ururaysaa
    Qofka aad kabaha ka tolanayso kabihiisa ayaa la eega😢 iyo
    Riyo haday dib leeyihiin dabadooda ayay ku qarsan lahaayen.
    Ha ciyaane weligood ha ciyaane😂😂😂
    Guul Somaliland Republic 💪🏾💪🏾💪🏾💯

    • @user-nh8wf2oe8u
      @user-nh8wf2oe8u 12 วันที่ผ่านมา

      War ma adigaa wali ku riyoonaaya gaalkii ingiriis ee dhabarka ku qaadi jirtay. Waqtigii wuu isbedelay. Oramadii afsomaaliga baratay ee hargeysa. Marqaati cad waxaa u ah. Sidey uburbureysa itoobiya. Mareykan yahuud. Adiga waxaad laxukuntahay. Wecelada qamiiska dheer ee carab horjoogta. Iyo kufaartii hargeysa. Waligood. Ingiriis dhabarka ku xambaari jiray

  • @osmanaden9980
    @osmanaden9980 หลายเดือนก่อน

    somalia will be great again

    • @alxmdulilah7023
      @alxmdulilah7023 หลายเดือนก่อน +1

      Never never never again Insha Allah Amiin Ya Allah 🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🪳🪳🪳👎🏾👎🏾👎🏾🤮🤮🤮

  • @xaalidahir8268
    @xaalidahir8268 หลายเดือนก่อน +1

    Waaaaabaaaaaa faqash ba ku unsanaysa meesha 😂😂😂😂😂 Guul Somaliland💚🤍❤️ and Ethiopia 🇪🇹

  • @user-ng9sb8hz1n
    @user-ng9sb8hz1n หลายเดือนก่อน +3

    Somaliland guul itoobiya guul itoobiya our brothers somaliya waa cadawga somaliland

  • @user-bo6fz9ub1y
    @user-bo6fz9ub1y หลายเดือนก่อน

    Beenbad isku ma welinaysan faqashey umada kaxishoda gull sland❤

  • @MubYus
    @MubYus หลายเดือนก่อน

    Faysal rooble, waa Turjubaankii Tigreega markii ciidankoodu qabsanayay Villa Somalia, maantana waxa uu iska dhigayaa muwaadin xalaal ah soomali ah oo Amxaarada neceb...Yaab.

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye3 หลายเดือนก่อน +1

    Ethiopia lamakala qaybinkaro waayo qaranimada ethiopia way ku midaysanyihiin lkn somalidu waxa somalia layidhaahdo ayaa laysku hayaa, ethiopia kuma kala qaybin ee Labadii dowladood ee 1960kii midoobay ee ay kala hogaaminayeen hargeisa iyo Mugdisho ayuunbaa kala tegay, somali itaLiyaano hurdada ka kaca ethiopia xidhiidh ayey la samaysay somaliland wax xuna majirto aqoonsigana way ku dhawaaqaysaa.

    • @user-gl2go3kp6s
      @user-gl2go3kp6s หลายเดือนก่อน

      Adiga amxarow somaliya aya iska digta amxaro ba tahay

  • @MuuseYusuf-tp7bn
    @MuuseYusuf-tp7bn หลายเดือนก่อน +3

    Reer xamar waxa waalay wax aan shaqadooda ahayn, alshabaab iska qabta taas baa dantiina ah

    • @user-gl2go3kp6s
      @user-gl2go3kp6s หลายเดือนก่อน

      Shabab qof kale mah waa inika isaq ah waye argixiso snm walhi iney qof kale eheyn al shabab

    • @ra-lk8yv
      @ra-lk8yv วันที่ผ่านมา

      @@user-gl2go3kp6s qawarij waa isaq snm .. waan fahanay , xataa waa isku calan shababta, aqli hargeysa majiro.. in laga taqaluso moyee Somaaliye meel ma gareyso.. meel kuqoro. itobiya iyo terorists ayaga wato oo cad sida itobiya... viva guul Somalia

  • @somalilanddiaspora
    @somalilanddiaspora หลายเดือนก่อน +2

    Black skin white mask.. kkkkkkkkkkkkk..Qadaadweyn intay waalatay ayay xaarkeedu suuqyada wadhanyahay.. Ala maxay waasheen..kkkkkkkkkkkkkkk

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 หลายเดือนก่อน

    Gundhufkaadhufkii cadawga Somaliland ee qarsoon ee hada Ayuu siiwada go ayaa Ethiopia nacabkeeda wataqana wlee sfcn ayey utaqana Iyo alshabta qadaadwaynta Wlee viva Somaliland and Ethiopia

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 หลายเดือนก่อน +7

    ninkan waaba nin riyoonaya isagoonba hurdin dawladuu sheegayaa waa tee ma tan musqusha xasan gurguurte galo afrikaanku ilaaliyaa dawlad wax ka og😅😅

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment หลายเดือนก่อน

      Oromo uraaye way ku gubaysa hadalada niyadda kaa jabinaysa in Somaliya aqoon yahankii ay u soo noqdeen alhamdulillah 😂

  • @w410921
    @w410921 หลายเดือนก่อน

    Somaliland Somaliland baa leh.
    Haku habsaamina

  • @ismailkayd2779
    @ismailkayd2779 หลายเดือนก่อน

    Ina abdille hassan, diin iyo Somali midna ma xoreyneyn. Uneedkiisu wuxuu ahaa qabsashada xeebaha somaliland, Afweyne iyo dawlad ku Sheehan maanta oo kaashaneysa Dlibouti ayaa raba dhammeystirka siyaasadii ina ina cabdille hassan, uu carabta iyo talyaaniga ugu adeegeysey.

  • @abdiali319
    @abdiali319 หลายเดือนก่อน

    Hadalkaaga iyo cadaawadda aad u qabto Somaliland iyo Ethiopia waanu maqlaynaa. Waddadii Faaraxna waad ku socotaa. Khasiiskii Cabdi Xirsina wuu aamusay. Isagana dambiyo uu ka galay Somalia, Somaliland, Ethiopia iyo USA-ba ayaa sugaysa.

  • @abdirahmanshamsu6977
    @abdirahmanshamsu6977 หลายเดือนก่อน

    Damaca Daarood ee ay Somali idinkuunba maamulikara waa Mushkilada uwayn ee Somaliya haysata

  • @abdirahmanshamsu6977
    @abdirahmanshamsu6977 หลายเดือนก่อน

    Daaroodism is the only problem in Somalia and Somalis as All 😂😂😂😂

  • @yusufmohamed5202
    @yusufmohamed5202 หลายเดือนก่อน +1

    Kuwa geele hubaynayaa miyaanay dad iyo dhul somaliyeed ku duulayn
    Bal caqligan eeega

  • @bashirsamatar79
    @bashirsamatar79 หลายเดือนก่อน +1

    SOMALI WAY UDHAMAATAY OGADEEN OO CAQLI XUMADOODA SADAX WADAN LAGU KALA DARAY OO WELI AN XOROOBIN AYAY XORNIMO WAX KA WAYDIINAYAAN WALI WA YAAB

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 หลายเดือนก่อน

    FAQASHTU WAXAN OO DHAN WAXAY U SAMAYNAYSAA WAA UUN KA SOO HORJEED AY KA SOO HORJEEDAAN JIRITAANKA IYO HORE SOCODKA SOMALILAND

  • @mohameddahir3227
    @mohameddahir3227 หลายเดือนก่อน

    Wallohayo itobiyaa wanuu sodhaweynayna hadanunahay shacabkaa rer

  • @user-kk2ey9eo2j
    @user-kk2ey9eo2j หลายเดือนก่อน

    Waa Riyoonaysa Magee joogta dawlda sheegayo Kuwait waa oodh fano .jeelashi baa la jabsady
    Hadh cad

  • @ikrandacaar343
    @ikrandacaar343 หลายเดือนก่อน +3

    Isku maaweeliya kolba waxaan jirin Itoobiya haday dumayso 100 sano ee u danbeeyay dagaalada gudaheedu way socdeen markaliyana may dumin laakiin ta duntay ee baa'ba day waa Soomaaliya ilaa imikana aan haynin xal ay dawlad ku noqdaan markaa Soomaaliya iyo dadkeeda oo ah dadka aduunka ugu liita uguna caqliga xun markaa Itoobiya ha ku mashquulina ee waxaad ku mashquushaan wixii dan idiin ah iyo sidaad u noqon lahaydeen dad jira OO is daba qabta

    • @xaalidahir8268
      @xaalidahir8268 หลายเดือนก่อน

      Great advice, but this moryaans have no brains so 🤷🏽‍♀️

    • @abdulrahmanmohamed9032
      @abdulrahmanmohamed9032 หลายเดือนก่อน

      What sort of intellectuals are these? These are Hawiye and Daarood tribalists not intellectuals!! Somalia does not exist as modern state. It is a failed state in a dysmal situation!! Somaliland is that part of what used to be so called Somalia, with the glympse of hope to be a nation state. There is indication that the rest of Somalia will function normally for the foreseeable future. You better talk about Somalia and it's suffering people, instead of talking about Ethiopia. Stop being a bunch of hypocrites and hopeless bunch of creatures!!!!

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment หลายเดือนก่อน

      Oromo uraaye way ku gubaysa hadalada niyadda kaa jabinaysa in Somaliya aqoon yahankii ay u soo noqdeen alhamdulillah 😂

  • @user-vg8pj1hw8r
    @user-vg8pj1hw8r หลายเดือนก่อน

    You can fool all the people some of the time, and some of the people all the time, but you cannot fool all the people all the time.

  • @ibrahimismael2668
    @ibrahimismael2668 หลายเดือนก่อน +1

    Siyad barre ayaa u Saxeexay maxaad u soo qaadiwaydeen indhaha ayaad ka lalinaysaan somaliland ayaa wax lagawaydiiyaa dayaxuba hortiinay iman buqcadan aad uwaalateen rag baa goaan keeda iskale waligiinba ooya somali anigaa sameeyay anigaana kalla tuuray faisalna waxaan leeyahay jinacsani ayaa kuu baahan iska hadlow ina higare somaliland waa cadceed soo baxdiyo noor aan sacabku garin karin

  • @ibrahimabdi2955
    @ibrahimabdi2955 หลายเดือนก่อน

    Been Baa la isugu sheekaynayaa dadkan Faysal wax waydiinaya yaa ku yidhi waa Somali.
    Waa Xabashi ku dhashay oo ku soo koray jigjiga laakiin sheegta Somali oo si wacan isu iibiyey, waana Afkuxoogle ka macaashay burburkii Somali. Wax Dhalay Xabashi aad looga yaqaanay JIgjiga.

  • @SayidkaMaxamed
    @SayidkaMaxamed หลายเดือนก่อน +1

    Caac.caaC.faqash.faqash

  • @mahametclaahi216
    @mahametclaahi216 หลายเดือนก่อน

    Telli guuleed wax u tar

  • @user-vg8pj1hw8r
    @user-vg8pj1hw8r หลายเดือนก่อน

    The darkest places in hell are reserved for those who maintain their neutrality in times of moral crisis.

  • @abdirahmanshamsu6977
    @abdirahmanshamsu6977 หลายเดือนก่อน +1

    Daaroodku waa reerka Somali ugu Caqliyada liita uguna indho adag 😂😂😂
    Intay Somali sidaa uburburiyeen ee ay isku direen ee ay Taariikh macmal ah oo ay samaysteen u sameeyeen ayay hadana iska niman Somalinino ka dhabtahay oo Wadan Somaliyeed doonaya kkkk

  • @somalilanddiaspora
    @somalilanddiaspora หลายเดือนก่อน +1

    kkkkkkkkkkkkkkkkk… very funny.. dad waalan oo miyir beelay.. kkkkkkkkkkkkkkk.. Maxa la waashay? Aduun baaba’ay bay weli hadlayaan.. kkkkkkkkkkkkk

  • @user-tj2pj4ok2t
    @user-tj2pj4ok2t หลายเดือนก่อน +1

    Faqashtuba meelkasta ciidanbay kusootababarataa maxaa noodiiday anaka caqliga faqashtu waa kaa kkk mida kale Qotigan gari ee reer itoobiya ee Faysal rooble Ma Soomaalibaa Mise Waa itoobiyaan jawaabtu waa itoobiyaan Anakuna cidkasta waanu sookaxaysanaynaa itoobiya waabay dhowdahee qaar kafog baanu soowadanaa faysal xaarwayne meel hadiinwado kkkk

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 หลายเดือนก่อน +1

    Aduunyada wax faqash ka caqli xun maan arag markaad laascaanood oo boodhku ka boodayo aad tidhaahdeen isaaq ha ka baxo
    Sidee bada soomaaliland aad u hawaysan kartaan tana isaaq baa u taliya waxba kama badali kartaan
    Soomaalinimadu ma marka aad dantiina ka hadlaysaan ayaad soomaali ku baroorataan
    Xaasidiin ciil qabayaal ah ayaad tihiin horumarka soomaaliland
    Faqash reer miyi ayaad u badantihiin xitaa kiina wax bartay gees baa maar ah
    Mustafe cagjar ikhtiyaar malaha wuu ku khasbanyahay

  • @theruler411
    @theruler411 หลายเดือนก่อน +2

    Amxaro daarood ayaa u shaqeeya.

  • @mulki4516
    @mulki4516 หลายเดือนก่อน +1

    Odag beenalaha faysal u jeedkaga waa somali isku dirka oday fool xun wajixun car kaalay somaliland

  • @muheeahmed1407
    @muheeahmed1407 หลายเดือนก่อน

    Marka hore Soomaaliya madaxdeedu may ku dadaalaan sidii ay u mideyn lahaayeen jamhuuriyada oo ay xataa ku deyaan S/L xoog iyo kuwa kale oo tanaasul loo sameeyo Mar hadii qarankii halis galey?

  • @mustafanur7363
    @mustafanur7363 หลายเดือนก่อน

    ummadda soomaaliyeed: hal dawlad ma wada xukunto.
    Balse dadbaa mooda muqdisho inay tahay caasimadda ummadda soomaaliyeed.
    Umadda soomaaliyeed qaarkood waxa xukunta addis ababa waxaana u caasimada jigjiga.
    Ummadda Soomaaliyeed qaarkale waa kiiniyaan qaarkale waa Djiboutiyaan,
    Qaar waxay hoostagaan FDRS
    Jamhuriyadda federaalka ah ee soomaaliyeed.
    Qaar kalena waa reer Somaliland, waxa caasimad u ah Hargeisa.
    Umad

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 หลายเดือนก่อน

    Haday ethiopia dunto dhibaatada ugu wayni waxay soo gaadhi oo jijiga mooyi say u dhisnnaanba soomaalidu waa ummad kaduwa aadamaha

  • @ahmedyusuf692
    @ahmedyusuf692 หลายเดือนก่อน +1

    Waar wax kale ood ku maararowdaan oon somaliland ahayn miyaad weydeen . Tani way idin daysey oo dadkeedi ayaa u tashaday ee oohinta iyo cabaadka Iska daaya oo ordoo danihiina ku foofa. Kiinna falsafad hayaa jaamacadaha iyo meelaha looga baahanyahay ha la tago ee nababad geliya waad nagu waalateene

  • @calaydhtv3508
    @calaydhtv3508 หลายเดือนก่อน

    Cadawgii somaliland ayaa halkan iskugu yimid

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 หลายเดือนก่อน

    Faysal asal ahaanteena ayaa daciif ah mangiste ayaz ka xasuuq badaa ee may ethiooian nimada la iswaydiiyaan

  • @MubYus
    @MubYus หลายเดือนก่อน +1

    Beeenta Daaroodka, waxay dadka u sheegaan ina Cabdila Xasan ,ayaa xornimo u dagaaalamayay..

    • @oogdhugee_3072
      @oogdhugee_3072 หลายเดือนก่อน +1

      Mehmet Abdala Hassan oo ahaa askari Turkish ah ayaa ahaa hogaamiyaha Daraawiishta British Somaliland. Daraawiishta British Sudan joogta ayaa ka hor dhalatay oo filirka laga soo amaahday.
      Waa suurto gal nin Somali ah oo Mehmet Abdalle Hassan la yidhaahdo in aanu jiri jirin, oo hogamiyaha Daraawiisjtu ahaa saancade Turkish ah.

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 หลายเดือนก่อน +1

    Shacab idi ku raacsani ma jiro beenta aad isku maaweelinaysaan joojiya caruurtiina dayacan ee qurbaha ku hoogay u taliya

  • @oogdhugee_3072
    @oogdhugee_3072 หลายเดือนก่อน +1

    Faasuuliyad Ruugtey, waxa afkiisa ka soo baxa waa hunqaaco.
    Tii ku dhacday Farxiya Macluul ayaa sugeysa doqontan.
    Sirdoon shisheeye ayuu u shaqeeyaa, laakiin hadhaagii faqashta ito qadaadweyn ayuu ilduufsanayaa.

  • @ikrandacaar343
    @ikrandacaar343 หลายเดือนก่อน +1

    Soomaalidu iyagaa is boobay OO dhulkaad ka hadlaysaan horta marka hore iswaydiiya soomaalidu iyaga gudahooda inay dhulka Iska boobayaan oo Muqdisho kaliya ilaa maanta lagu kala boobayo Dhul dad soomaaliyi leeyihiin markaa soomaali horta marka hore ha is xisaabiso OO xalkeeda gudaha ha iswaydiiso habartii xaabaday sidatay qaadi kari wayday ee tu kale ku dartay ayaad tihiin

  • @w410921
    @w410921 หลายเดือนก่อน

    Somali Daarood baa burburiyay

  • @safiamire4825
    @safiamire4825 หลายเดือนก่อน +1

    Idinka ka cadawsan qotiyahay xumi

  • @IfrahMaxamed-ui9nr
    @IfrahMaxamed-ui9nr หลายเดือนก่อน

    Caqli iyo Cilmi toona meesha lamaydaan soo fadhiisan.

  • @Abdirahmanyousuf-mw5gz
    @Abdirahmanyousuf-mw5gz หลายเดือนก่อน

    XAMAREY MAYDKAAGA SIDO OO MOUGA KA BAXA

  • @iftin2024
    @iftin2024 หลายเดือนก่อน +1

    Shame on you dawladaadii meeday xamar baa lagugu dul ilaalinayaa dhulka somaliland na waad ku riyoonaysaan.weke up oo adigu isu tali 35 years meel aanad ka talin oo cag soo dhigin baad sheeganaysaa tiisaba daryeelaa tu kale ku dara oday iyo habar somaliland bay ku riyoonayaan DP wold sidaasaad u wada ooyayseen wait and see.

  • @IfrahMaxamed-ui9nr
    @IfrahMaxamed-ui9nr หลายเดือนก่อน +1

    Rafadkii u danbeeyay kkkkkkk, Soomaaliyaay, Koonfureey indhaha hoos u soo rog, Habartii awrkii cirka aragtay ee dameerteedi jarkaeka riday. Nimanyahow habartaas aqoontiina waa la ag dhigayaa kkkkk cunfiga iska daaya oo goofkiina xaaqxaaqda. FAILED STATE.

  • @calaydhtv3508
    @calaydhtv3508 หลายเดือนก่อน

    Faysal waa cadawga somaliland

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 หลายเดือนก่อน

    Faqash hawaashaan Somaliand xorbay u tahay dhulkeeda guuuuul Somaliand

  • @abdullahinur5327
    @abdullahinur5327 หลายเดือนก่อน

    Faisal, your own clan invited 500 of Amharic ethnic to be a member of your clan and you advocating somali nationalism

  • @munirkh
    @munirkh หลายเดือนก่อน

    Waxani Beenta isugu sheekeenaya halkey ku nool yihiin 😂😂😂

  • @yasinismail2733
    @yasinismail2733 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂 dadkani ma miyirqabaan ninka ay su aalaha bahaabahaada ah waydiinayaan ma isagaa Somalia u dhashay waa Ethiopian

  • @abdullahinur5327
    @abdullahinur5327 หลายเดือนก่อน

    Ethiopia waa dumeysaa .that is what Geri Guy believes .but it is called wishful thinki and that never materialized

  • @safiamire4825
    @safiamire4825 หลายเดือนก่อน +1

    Toli guuleed aya la idinka qaadey ordi xoreeya

  • @abdisahalqaylo8812
    @abdisahalqaylo8812 หลายเดือนก่อน

    Faysal maxuu ka qabankaraa iskaashiga dawladah slan iyo itoobiya........waa jihawareerteen.......

  • @user-pv2ww7ln6m
    @user-pv2ww7ln6m หลายเดือนก่อน +1

    Faysal waa aabaha MISINFORMATION ka waxa la yidhaa. Means beentiisa run lagama garto

  • @IdkIdk-tv6lj
    @IdkIdk-tv6lj หลายเดือนก่อน

    Faysal.oromo futadiisa ha xoreeyo marka hore

  • @user-xe8kf3hw8w
    @user-xe8kf3hw8w หลายเดือนก่อน

    kuwasiinaa wa Faqashtii oo been ku sheekeysanaysaaa iyo waxanay shaqo ku la heyen somaliland iyo itopiya guuul guuul

  • @MuuseYusuf-tp7bn
    @MuuseYusuf-tp7bn หลายเดือนก่อน +2

    Hambalyo Somliland

  • @IfrahMaxamed-ui9nr
    @IfrahMaxamed-ui9nr หลายเดือนก่อน +1

    Failed State? Do you actually mean Somalia? Cause Somalia is the only place known in such narrative kkkk

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 หลายเดือนก่อน

    KUWAN SU AALAHA LA WAALANAYAA WAA DAAROOD

  • @mustafahassan2555
    @mustafahassan2555 หลายเดือนก่อน

    NINKAN FAYSAL WAA QABYAALADIISTE, ISAAQ NECEB!!!!!!.WALAAHI WAA ABTIGEY WAANAN AQAANAA!!!!!

  • @mustafahassan2555
    @mustafahassan2555 หลายเดือนก่อน +1

    FAYSAL ROBLE IN LA WAYDIIYO, ETHOIPIA AYAAD U DHALATEE, SIYAASADA DAWLADA DEGAANKA SOMALIDU MAY KUGU FILAAN WAYDAY????.TA KALE UMADA SOMALIYEED, HALKAY JOOGTAA?????.SOMALIDII ETHOIPIA AYAA QAAR BADANI RAACEEN KILILKA OROMADA, CADAALAD DARO DARTEED!!!!!!.SOMALINIMO.BEENA WAA DAAROOD IYO SHAQADOODII, WALEE IMAAN ANIGA NIM DAAROOD AHI, SOMALINIMO IGA DHAADHICINAYN!!!!!!.

    • @Caweys-pt3qs
      @Caweys-pt3qs หลายเดือนก่อน

      💯 That's the reality. No more non sense talk

  • @zaki_smail_1988
    @zaki_smail_1988 หลายเดือนก่อน +1

    Faysal Oromo, oo
    Edadii Amxaar qabo, ayaa Somaliland ka hadlaya.

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 หลายเดือนก่อน

    Somalia waxaad tahin jaahilin waalaan cabdule xasan xaaji suudi iyo maxamed darwish baa ka dhigay darwiish cabdule xasana awoowee u ahaa haahilow hanagu meeraysanaina