#NOQO

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 136

  • @osmaanxidig
    @osmaanxidig 7 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid macalin yusuf sikiiin aad iyo aaad

  • @zahrabintmohamed8297
    @zahrabintmohamed8297 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah.waanka helay ad iyo ad mahad sanid waa markii igu horeysay hore usii wad shukran

  • @fardawsomohamed4329
    @fardawsomohamed4329 6 ปีที่แล้ว +1

    wall aad bad u mahadsanthy qeyr alle hakusiiyo wxathy dhirigaliyaha umada halkas hasiiwad

  • @najmacadey5165
    @najmacadey5165 7 ปีที่แล้ว +1

    masha allaah mahadsanid wallale ayub yusuf

  • @nimohass1919
    @nimohass1919 6 ปีที่แล้ว +3

    waalaal thanks I was watching one of your video and it encourage me to go back to school and i did so may Allah reward you amiiin.

  • @saidomohamed1996
    @saidomohamed1996 6 ปีที่แล้ว +1

    Dheeree. Yusuf. Thanks

  • @safiyasaid6170
    @safiyasaid6170 7 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid kheyrAllah KU siiyo

  • @muwaahib
    @muwaahib 7 ปีที่แล้ว +1

    manshallah waa haybad ilahay ku siiyey wlo hambalyo ilahay ha kuu barakeeyo aamin

  • @ilyaasyare7063
    @ilyaasyare7063 7 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wll sare

  • @ibrahimmohammedaligedi3786
    @ibrahimmohammedaligedi3786 6 ปีที่แล้ว +1

    Jazaka Allah khayr

  • @hayadahmed2638
    @hayadahmed2638 7 ปีที่แล้ว +1

    Asc wllky aad iyo aad ayaad u mahadsantahay jazaakallah

  • @osmaanxidig
    @osmaanxidig 7 ปีที่แล้ว

    Macalin barnamijkeena sidaaan ayuu nogu wangsnyhy Waxba Haka badalin ya akhiiiiii

  • @maryamjama8794
    @maryamjama8794 7 ปีที่แล้ว +2

    maaaaasha allaah mahadsanid wllky rabi haku xafido waan ku faa, iidnay talooyinkaaga wanaagsan

  • @rahmaahmed8025
    @rahmaahmed8025 7 ปีที่แล้ว +1

    mansha allah jazaaka allahu khayr halka ka sii wad waanan kugu tageersanahay

  • @amiraabdullahi2573
    @amiraabdullahi2573 5 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allh thnks wllky wx badan ayaan kaabarty runtii!

  • @caliaxmad5294
    @caliaxmad5294 7 ปีที่แล้ว +1

    masha alaa waxan ku leyahay walaal sida ad hada ku wado waa sax ku sii soco sidada adigoo mahadsan

  • @nicoahmedibrahem1347
    @nicoahmedibrahem1347 6 ปีที่แล้ว +1

    masha allh alle hakuxafido macalin

  • @suadhassanmohamed3694
    @suadhassanmohamed3694 7 ปีที่แล้ว +2

    masha allah allah kuxifdiyo

  • @deqohasan5084
    @deqohasan5084 7 ปีที่แล้ว +1

    masha allah wllkey jazaka allah

  • @khadijajamac423
    @khadijajamac423 7 ปีที่แล้ว +1

    masha allah muhim aya ka muqataa shugran wll

  • @farhiyahasan8769
    @farhiyahasan8769 7 ปีที่แล้ว +2

    masha allah wll Allaha ku xafido ajar iyo xasanaadna hakaa siiyo Adigoo kalena Allaha noo badiyo
    intaa kadib waxay ilatahay inaadan yarayn si wanaagsan baadna ku wadaa wll jaxakalaahu khayr

  • @shaficiomar3584
    @shaficiomar3584 6 ปีที่แล้ว +2

    mashalah waad ii shaktey waxii an kaa cod sadey prf ayuub

  • @ahmadooahmadoo2727
    @ahmadooahmadoo2727 4 ปีที่แล้ว +1

    Waad mahadsantahyy wll qaaliyaaaaaaaaa

  • @Hanasuper179
    @Hanasuper179 7 ปีที่แล้ว +1

    shukran walal aad ayan uga hellay masha.Allah hagaabinin San Wa OK walal

  • @najkaladannuur1853
    @najkaladannuur1853 7 ปีที่แล้ว

    masha allah wllo alle ajar iyo xasanad haga siyo

  • @aadanc.naasir9919
    @aadanc.naasir9919 7 ปีที่แล้ว +1

    masha allah aad ayaa umahadsantahey wax badan ayaan ka bartey vedio

  • @najmaabdi6927
    @najmaabdi6927 6 ปีที่แล้ว +2

    Maya hasoo koobin waayo macluumaad badan ayaan waynaynaa
    Sidaa noogu wad wllo Allah haku xafido aad baan kuula socdaa noloshaydana wax badan baad ka bedeshay jazaakalaah

  • @samiiroxasan6698
    @samiiroxasan6698 6 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid
    macalin qli ah saln kal iyo lab ah ayaa hawadaa kuso marinaa

  • @sacadiyaaxmed5853
    @sacadiyaaxmed5853 7 ปีที่แล้ว +1

    jazaa akallhu khyrn ustad sida dabeciga ayan jeclahay anigi fikirkyga waayo markasta oo vedwga gaabto waxa yaranysa sharaxada iyo micna uu xambarsanyahy

  • @fadumofarah6963
    @fadumofarah6963 7 ปีที่แล้ว

    shugran walaalkey

  • @nimcosiyat33
    @nimcosiyat33 7 ปีที่แล้ว +4

    walal wad mahadsantahay video nodhara si an ufahano jisakalah qaar walal

  • @halabuurcabdisalaan8917
    @halabuurcabdisalaan8917 7 ปีที่แล้ว

    wllo zhukuran

  • @ayaanhassan5714
    @ayaanhassan5714 7 ปีที่แล้ว +1

    JAZAAKALLAAHO KHYR WALAAL MASH ALLHAA SAAN KU WAD WAA BEELO

  • @xusenabdirshiid8444
    @xusenabdirshiid8444 7 ปีที่แล้ว +5

    sxb halkaas kawad haw joojin dadka waxma garatda ah oo nagetive ka ah oo kasoo horjeda inad dadka wax u so kordhiso weliba waxn jeclaan layhy isbuuci laba mar inad video noo soo dubto inaga wxn kamid ahay dadka sida tooska ugu xisbtma barnaamikga waan lgu xidhanahy

  • @hodanmaxamed5546
    @hodanmaxamed5546 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah alle haku dhowro wllhi aad baan uuga helaaaa wax yaabaha muhiimka ah ee aad soo bandhigto mahad sanid

  • @ahmedibrahim6022
    @ahmedibrahim6022 7 ปีที่แล้ว

    شكرا لك اخي

  • @monasuja6232
    @monasuja6232 7 ปีที่แล้ว +2

    Manshalah

  • @mobicentre2448
    @mobicentre2448 7 ปีที่แล้ว

    thnks wll wasax

  • @malar9092
    @malar9092 7 ปีที่แล้ว +1

    asw jzkh wll adban kaga faiday. sidad u watid had a ayan jeclalaha in ad nogu wadid thanks.

  • @nafisalucky3683
    @nafisalucky3683 7 ปีที่แล้ว +1

    ManshaAllah bro thanks alot, your vedeos are Amazing. And its ok, with me, idont Think its too long.

  • @zenabdirizak636
    @zenabdirizak636 7 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @zeinabmohamud7773
    @zeinabmohamud7773 7 ปีที่แล้ว

    waad ku mahdsantahay radu ficilka fcn aad marwalbo noosheegto. Allaha kaa abaal mariyo.

  • @maryanomar4126
    @maryanomar4126 7 ปีที่แล้ว +1

    walal mahadsanid madhero in ad nosidhereysid xita wn jeclan laha walal jaza kalah my walal sidisa Ku wad shukrn walal

  • @ruun123ahmed4
    @ruun123ahmed4 7 ปีที่แล้ว +1

    masha allaah wanaaga iyo waanada aad wadid halkaga ka soco allaha kula garab galo bro

  • @maryamahmad563
    @maryamahmad563 7 ปีที่แล้ว

    walal ayub, thank you for everything. walh u change my life ManshaAllah..i don't know if you can do this for me or not, but I'm just asking if u can! lkn waan jeclaan lahaa. adoo raali ah, maso saari kartaa video ku saabsan....sidee dadaka kula nool sida ninkaaga, xaaskaga, walalkaa ama walashaa, amawa illmahaaga ooga joojini kartaa hadey isticmaalka telephone ka or technology ga ey addicted ku yihiin?
    Ayan, thank you.

  • @hamdihassan4563
    @hamdihassan4563 6 ปีที่แล้ว +2

    Shukran akhii wan jeclahay videogada noo dheerey markaa sa fcn wax u sharaxdo wan fahmeynaa

  • @mahadiyakhadar6615
    @mahadiyakhadar6615 7 ปีที่แล้ว +1

    mansha allah ayub yusuf waxad tahay qof qaliya oo dadka dirigalinaya ilahay haku sharfo siida nogu daa vedioga waxba haka baalin

    • @meymunyusuf9542
      @meymunyusuf9542 6 ปีที่แล้ว

      Subxabllh aad ayaad umahasantahey walal casharkan wa cashar muhim ah shaxada nogu si dar

  • @aaminamohamed4742
    @aaminamohamed4742 7 ปีที่แล้ว +1

    S/C waan ku salaamay walaal waxbadan ayaan kaa faaiidnaa sidaad ku wado haka badalin ayaan ku dhihi lahaa fakirkeyga gaaban.

  • @hodan334
    @hodan334 7 ปีที่แล้ว

    masha allaha wax ayaalo badan ka faaiiday ilahay Ajir ha kaa siiyo raliyadada fiican 👍👍👍👏👏

    • @qabulabdulahi389
      @qabulabdulahi389 5 ปีที่แล้ว

      Sidaa wanaag san ee aad noogu soo dayso noogu wad wall aad ayaad umahad santay

  • @idbhs2401
    @idbhs2401 7 ปีที่แล้ว

    thanks wll

  • @zahranuurshams1426
    @zahranuurshams1426 7 ปีที่แล้ว

    wa kugu raac sanahay wall aniga waxan raba vidiyoga wax maskaxda ku filan inan maqlo siifican dawee cada dadka isku mit ma ahan wa ku dalni dawee cadaha basharka wallahi

  • @sahracdy8214
    @sahracdy8214 7 ปีที่แล้ว +1

    masha allah waad mahsan tahy Maya ha soga win ee sidaan ku waad wll wadna mah san tahy

  • @dr.cuteybahdr.cuteybah3616
    @dr.cuteybahdr.cuteybah3616 7 ปีที่แล้ว

    mashlaah

  • @jamilamuse5393
    @jamilamuse5393 7 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah
    Wllo Ayub
    Jazakalahu kheyr
    Vidioga MA dheero
    Wllo waa in fiican oo wax lagu fahmi karo lkn ani ahaan waxan jeclaan laha in aad intaa noga dheeraysidba

  • @ilwaadmohamed7395
    @ilwaadmohamed7395 7 ปีที่แล้ว

    mansho Allah walakey alaha ku xafido

  • @mankahilmi503
    @mankahilmi503 7 ปีที่แล้ว

    mahadsanid waliba wax badana ka faaiday dhabtii

    • @sloalo2486
      @sloalo2486 7 ปีที่แล้ว

      Maya wll ha soo gaabinin waayo wax baa la ga faa idaysanayaa

  • @ibrahimmohammedaligedi3786
    @ibrahimmohammedaligedi3786 6 ปีที่แล้ว +1

    Maya, hasoo koobin video.
    Kuwad sidaad kuwadid.
    Waan ka helay videos-kaaga.
    Hawsha meesheeda kasii wad.
    Allah hakula garab qabto..
    Amiin

  • @umuhudahudaqali9072
    @umuhudahudaqali9072 7 ปีที่แล้ว

    waxa fican sidan ad uwado wan helay wllo Jizakalahu khayr wlhy waxa badan bad iga bedashay barakalahu fiik no soo ducee inuu alle nagu sugo

  • @naciimosabriyenaciimosabri5130
    @naciimosabriyenaciimosabri5130 3 ปีที่แล้ว

    Tha you😊😊😊😊

  • @mustaphaademahmed6099
    @mustaphaademahmed6099 7 ปีที่แล้ว +1

    ayuub sxp waxaad usoo koobtaa sida ugu macquulsan halkaa haw dhaafin iyadoo mawduuca aad ka hadlaysaa uu u baahdo wakhti dheeriya mooyee

  • @halwoabdulehalwo5271
    @halwoabdulehalwo5271 6 ปีที่แล้ว

    Maash allah waalalkey

  • @amalabdullahi8566
    @amalabdullahi8566 4 ปีที่แล้ว

    Maaansha Allah wll waxaa aduunka uugu fiicani waaa inaaa intaa awoodi qofka ibnu aadamkaa aaawax siwacan uugu sharixikarti waaayo waxaa laga yaaabaaa Alle khayr kuuku badalo

  • @user-jx1wh5mw5u
    @user-jx1wh5mw5u 7 ปีที่แล้ว

    السلام عليكم walakey qaliga ah aniga wax fikir ah kama qabo saad wax uwado wadna ku mahdsanthy videoyasha wangasn aad no so dubto اللّٰه بجزيك الخير ان شاء اللّٰه

  • @fiicaneefaceedkaroon3629
    @fiicaneefaceedkaroon3629 7 ปีที่แล้ว +1

    Wll runtii aad ayaan kuugu mahadcelinaa

  • @naimamohamud2491
    @naimamohamud2491 7 ปีที่แล้ว +1

    Thanks wll rayigayga waxan kudhilahaa hakabadalin sidad kuwado hada thx markasta wll

  • @nasriinhaji3026
    @nasriinhaji3026 7 ปีที่แล้ว

    ascm Ayuub will fikradeydu waa inaa inooga sii badisaa waqtiga uu qaadanayo videoyowga qofkii awoodin inuu dhageysto ha iskadayo anaga waqti uhaynee

  • @selflovebeauty5870
    @selflovebeauty5870 5 ปีที่แล้ว +1

    Asc marka hore team ayuub yusuf Sakin soo kob video dher maficna mid ad ugaabana maficno normal aa ok ah keep up my brother ❤️

  • @abuukarabdirahman6704
    @abuukarabdirahman6704 7 ปีที่แล้ว

    sidaan hada aad kuwado inogubwad walal ayub yusuf sakiin allaha kuxifdiyo aamiin

  • @maliamabdiascwalalajaralah1553
    @maliamabdiascwalalajaralah1553 7 ปีที่แล้ว

    Yusuf wanadada waka helay walal waxbadan ayAn kahelay shukran

  • @idirisy1493
    @idirisy1493 7 ปีที่แล้ว

    Jaska ALLAAH wll rayigayga waa inaad faah faahin buuxda and ka bixiso mawduca aad kadlayso oo aanad soo koobin si dagdaga wayo dagdag ama duduub hadii wax lagu fahmayo ALLE SWT ayaa quranka halmar kusoo dajin lahaa nabiga scw wuxuna ALLE swt yidhi waxan sidaa u yeelnay si an qalbigaaga ugusugno nabiyaw waxana ognahay in quranka marba qayb soo dagaysay ee an hal mar lasoo wada dajin mar kale dadka codsanaya waxan Oran lahaa wll hadag dagina dagdaga waa camalu shaydane kabogo waxa aad ubahantahay iga rali ahada qoralka waandherye

  • @mohamedharawi1775
    @mohamedharawi1775 7 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid zxp dadkaa waxan u arkaa inaan dhiirigalin kahelo

    • @bashirtv985
      @bashirtv985 7 ปีที่แล้ว

      Waano iyo Waxsheeg

  • @axmedilyaas9705
    @axmedilyaas9705 2 ปีที่แล้ว

    hhh wlhi keep going👌💯👍

  • @roodoali156
    @roodoali156 7 ปีที่แล้ว +1

    maya wll hanaga gagabiniin hadadan noosidheeraysan rabi laha wayo waxan jecelahay inaan helo sheraxad badan sidan noguda hadikalena nodhere

  • @suadhassanmohamed3694
    @suadhassanmohamed3694 7 ปีที่แล้ว +1

    shugran

  • @deqaxersi5727
    @deqaxersi5727 6 ปีที่แล้ว

    Asc walal halkeen kalasoxiriraa in aan kulaso xiriro rabaa

  • @mahamedosman4760
    @mahamedosman4760 7 ปีที่แล้ว +1

    Thx ayuub

  • @najmayusuf7293
    @najmayusuf7293 7 ปีที่แล้ว

    Asc wall manshallah aniga waxa kugu amanaya sida aad waxa no fahansiso aniga ahan wakhtiga waba nagu yaraysay noo sii dheere

  • @maryamaruun5232
    @maryamaruun5232 5 ปีที่แล้ว

    Thanks 🙏 wllo wlhi dhaman dadkii an laso koray xafada dagana waligey schooladan so dhigtay wadamada aa somaray waa 3 wadan oo kaa ku dhashay ku jirin intii dad aan laso dhaqmay walaalahey iyo abahey iyo intii ibaratay hal qof oo ixumeyasay majiro dhaman wey I amaanen dadka intooda bdn wey ku duceystan weyna ku hamiyan in u gabdhahooda ani cml noqdaan hadane maqiyasi karta dhibka iheysta waa hooyadey an jeclahay oo an aniga kaligey la nool intii ay dhashay why wan jeclahay hadane waa qofka kaliya ee nagative igu ah aniga kaligey xita iguma aha ee dadka dhan aya kala mid ahay wllo iso duceeya si alle wanageyga tuso ani waxa ahay dadka qaladka hadii laga galo an ilaabin colol jilicsan maskiin ah edab alle siiye xishood bdn wlhi stress aa igu dhacay ado qurbo ku nool Hooyo bas kula jogto asxab ku heysan hadane lagu dhibaayo hadalkaga dhaho elerji ayay ku tahay wlhi hooyo allow ika so hanuuni anigane ihanuuni 😭😭😭😭😭

  • @Mahirsheikh10
    @Mahirsheikh10 7 ปีที่แล้ว +2

    Ader masha'Alaah noloshaada hormar Ayaad gaartay waxaana RAJeynayaa Inaan sidaada oo kale Aan noqdo Insha'Allaah Mahadsanid Khayr Allaha ku siiso🏅waxaana kugu siiyay hormarkaaga koop iyo billed🏆waxaana yahay boqorka nolosha Macmacaankaan iyo hadiyadahaan qaado sidii Ayagoo dhab Ah 🎂🍧🍨🍿🕋💻⌨️⌚️📲🎥⌛️💶💸💎soomaalia Ha noolaato🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴Adeer sidaad jeceshahay Usoo duub video ga Kuma dhibeenno

    • @Mahirsheikh10
      @Mahirsheikh10 7 ปีที่แล้ว +1

      Micnahayga waxaana tagay Boqorka nolosha

  • @cafiifaqaanoo5364
    @cafiifaqaanoo5364 7 ปีที่แล้ว

    jazaka allaah madhera video yadada 16min its okey lkn hal codsi plz and plz mel qas oo lagala so xaririkaro nosheeg plzzzz

  • @qadarshafii827
    @qadarshafii827 6 ปีที่แล้ว

    Aaad baan Kuugu Mahad Celinayaa Ustaad keeyna Qaaliga Ahoow.
    Runtii waxaan kaa faaidey wax badan ,Mudadi Yreeyd ee Channel kaagan helay.
    hadii fikirkeeyga ku darsado Talada waxaa Ila haboon in Qaabka Aaad hadda ku wado noogu Sii wado ,Ooo Aaadan daqiiqadaha video yada Sidooda sii ahaadaaan.
    jzkllhi .

  • @hiboxasan1684
    @hiboxasan1684 7 ปีที่แล้ว

    ayub ani wxaan dhihi lhaa wxaan faahfaahin laheyn ma fiicna marka please saan kudaa videoga mahadsanid.

  • @abuukarabdirahman6704
    @abuukarabdirahman6704 7 ปีที่แล้ว

    allaha kuxifdiyo bro

  • @sucaadomadoweyhooyomcninol872
    @sucaadomadoweyhooyomcninol872 4 ปีที่แล้ว

    wcs

  • @hasanjeestole1060
    @hasanjeestole1060 4 ปีที่แล้ว

    waxaad muqaalkan soo galisay sedex sano kohor lknse mnta ayaan ku faaiday waankaga mahad celinayaa wlkie hormar iyo cfimd baan kuu rajeen

  • @zakariyeali9077
    @zakariyeali9077 7 ปีที่แล้ว +3

    Asc ayuub waa arin fiican sxb meyshada ka siiwad hool hadaad qabaneyso waa in aad u qabata sida ugu fiican aa aad u awoodo. Aadayaan uga helaa barnaamijyadada siiba #noqo xidig

  • @muhumudfarhiyo8492
    @muhumudfarhiyo8492 7 ปีที่แล้ว

    waan kahelay anika waxan lanolahay dad naka tif ah aadba umahadsantahay walal

  • @qaalidumar3725
    @qaalidumar3725 5 ปีที่แล้ว

    Ilaaa meeqaaan u dulqadankaraaaa nin negative ah oo xirirri nagadhexeeeyo waaankujecelahay balse hadalada nagativeka ah dartood ayaaaan ugategay stress ayuu igu abuuray marwalba complain joogta ah iyo bahdil igatag dheh waan kaa nastaye

  • @zeinabmohamud7773
    @zeinabmohamud7773 7 ปีที่แล้ว +1

    may waa fcntahe qaabka aad ku waddo ma'aha kuwo waqti dheer soconayo waa kuwo isku match gareeysan.
    balse waxad ogaataa hadii add intan kagaabiso in anagoo informationka hamuun u qabno inaga kala go'ayso misna aanan kadhargeynin. MAHADSANID

  • @bedarxavi4187
    @bedarxavi4187 6 ปีที่แล้ว

    aad baad umahadsanthy ayub

  • @aaminamohamed4742
    @aaminamohamed4742 7 ปีที่แล้ว +2

    waana kuu mahad celinaayaa had iyo jeer

  • @saduunimohammed2380
    @saduunimohammed2380 7 ปีที่แล้ว

    👏👏👏👏👏👏💖💖💖💖💖

  • @user-yq1gd2ie9v
    @user-yq1gd2ie9v 5 ปีที่แล้ว

    Plz macalin hadal iyo qoraal isku wad waa mahadsantahey

  • @AE-ik9hd
    @AE-ik9hd 7 ปีที่แล้ว

    Waad mahadsantahay
    Fikiradeda Waa inu KU socdo sido yahay hada barnawishka wayo wuu fududyahay ina la fahmo oo la socdo lkn ilma aha ino la fahmayo ina la soo kuubo

  • @amatallahbintosman2346
    @amatallahbintosman2346 7 ปีที่แล้ว

    asc wr wb Ayuub waa mahadsantahay fikirkayga hadaa ugudbo waqtiga aad hada kuwato wuu fiicanyahay ee kuwad insha Allah cz waa daqiiqado yar waxaana ka faaiideysanaa in badan Alle miizanka xasanadka hakuu saaro,,,,,,,
    laakiin ayuubow hal mid aan kugu baraarujiyo markaa videowga bilaabayso ku furfuro sida sunadaa mida kale Nabiga scw iyo saxaabada iyo daabiciinta iyo dadkii wanaagsanaa oo muslimiinta ahaa soo qaad qaado wanaagoodii waana mahadsantahay walaal

  • @fiicaneefaceedkaroon3629
    @fiicaneefaceedkaroon3629 7 ปีที่แล้ว +1

    Maya wll Sidaan ku dhaaf

  • @sadiaahmed8010
    @sadiaahmed8010 7 ปีที่แล้ว

    mahadsnid wallken ayuub Yusuf skiin sidaad uwado cadi ayaay iLA tahy waayo casharada isku mid mahan

  • @najmaabdi6927
    @najmaabdi6927 6 ปีที่แล้ว

    Mhdsanid ayuub

  • @engrabdinasir
    @engrabdinasir 7 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Sxb waan kugu raacsanahay inta aad shgty Mahad sanid

  • @aminamohamed1554
    @aminamohamed1554 7 ปีที่แล้ว +1

    ani waxee ila tahay inaa sidiisa ku dhaaftid waayo hadaa yareesid hadhoo waxaa lagu weedinaa su'aalo badan