Sida Loola Tacaalo Dadka Ku Niyad Jabiya | 5 TALAABO OO MUHIIM AH

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ก.ค. 2019
  • Hada Dalbo Oo Hada Hel Buugaagta Ugu Saameynta Badan Leh ee Wax Ka Barro Channel:
    Sida Loogu Guulaysto Waxkasta Oo Aad Rabto Nolosha: bit.ly/3z699O8
    Sheekooyinka Dhiirigalinta Leh Ee Dadkii Guulaha Gaadhay: bit.ly/3OFr9EO
    Sida Loogu Qofka Ku Jecel Saacad Gudaheed: bit.ly/3cPsb3W
    Sida Dhawr Cisho Gudahood Loogu Ilaawo Qof Aad Jeceshahay: bit.ly/3oyDYGi
    Ka dalbo Hada Whatsapp: +252634033789
  • แนวปฏิบัติและการใช้ชีวิต

ความคิดเห็น • 183

  • @xamsoslife-6007
    @xamsoslife-6007 5 ปีที่แล้ว +96

    1...
    2..fahan sababaha ay ku niyad jabiyan.
    3..ha usoo bandhigin qorshahaga
    4..ha dhagaysan dadka ku niyad jabinaya ee horay usoco
    5..qof kasta waxa uu leyahay awood u gaar ah.😁👍

  • @ashakuurchannel2419
    @ashakuurchannel2419 5 ปีที่แล้ว +20

    m.a chanellkan inta ku xiran guul ayay gaarayan inshaallah horumar wacan asxapta hays niyad jebina inta ugu raacsan like💪💪👌🤙🤙🤙

  • @daahirmhassan8645
    @daahirmhassan8645 5 ปีที่แล้ว +14

    Wax kabaro chanel waa meel aad ka heleyso talo kasto oo aad ubaahanthy💯
    Horo usoco mudane

  • @mssomaliland4044
    @mssomaliland4044 5 ปีที่แล้ว +11

    Maaha Allah thank you bother waxatahy. Qof wax ka baadaleey nolshaayda Borooga raamadaada waan ku xiidhaanay Alle waxan. Kagaa baryaayaa Aduun iyo akhiro waxad jeeceshaay Ay uguu horeeyso jaanatuul fardows Akugeeyo Adigiyo waalidka iyo intaad jeceeshay Ameen Ameen Ameen 🤲 🤲 🤲🤲 🤲 Yaarabii keep going bother 👍 👍😊

  • @hanadsaleeban2965
    @hanadsaleeban2965 3 ปีที่แล้ว +8

    Best encourage young man and wise bro🙏

  • @sabirinabubakar8617
    @sabirinabubakar8617 5 หลายเดือนก่อน

    Xaqiiq mahadsanid muqalkan ama dhiiragalintan wanagsan marar badan ban dawaday ama dhagaystay isha alah inan kugulaystan rajaynaya dhiiragalinta quruxda badan 2/6(2024)isha alah dhamanten wixi muslima o dhanba🥰💯🤲

  • @a.shakuursaed9125
    @a.shakuursaed9125 4 ปีที่แล้ว +14

    Qodobka 1aad mooyaane waan kugu raacsanay qodobada kale
    1waxaad ku bada shaa === u caqli celi dadka
    Tusaale
    Hadaad gaaban tahay oo lagu gugu yaso waad gaaban tahay dheh " illaahay ayaa qof walba sida ugu wanaagsan u abuuray ee adigu ma waxaad leedahay wax uu illaahay khalday ayaan hagaa jinayaa??
    Waxa uu odhanayaa maya
    Dheh hadaba abuurta alle wax haka sheegin

  • @cabdiraxmanxasan722
    @cabdiraxmanxasan722 5 ปีที่แล้ว +30

    Wan ku faraxzanahay inaan noqdo dawadaha igu horeya

  • @gabdhasanadka5198
    @gabdhasanadka5198 4 ปีที่แล้ว +6

    Niyad jabkega waxa badana kala kulmaa hooyadey, walalhey heerka rabana ina gaaro marka Rabo inan awoodin ayeey i tusiyaan inkasto hada aan weynaade oo aniga waxa niyadeyda iyo maskaxdeyda la tashto

  • @abdinasser4861
    @abdinasser4861 5 ปีที่แล้ว +5

    Sxbow maalinta aan wax yaabaha iga dhex guuxa aan heer ka gaaro waa ballan inan kuso raadiyo si aan kuugu abaalgudo hdan meeydka cafiya la dhihin insha allah

  • @samaawade1998
    @samaawade1998 5 ปีที่แล้ว +9

    Hore usoco cabdirisaaq
    Guul zhp

  • @tuuneynor5733
    @tuuneynor5733 5 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah wx bdn kafaiday thanks 💕💕💕

  • @khadijo9951
    @khadijo9951 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah shukran Abdirisaaq Faraax👍🏾

  • @suldanmaxmud850
    @suldanmaxmud850 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid macalin alle jannada ha ku geeyo legend👍🥇💯🎉😊

  • @cabdimuuse6008
    @cabdimuuse6008 5 ปีที่แล้ว +2

    Thanks bro Nooso badi Arimaha jaceylka waa xiiso mcn

  • @maymuunali6201
    @maymuunali6201 5 ปีที่แล้ว +5

    Wlhi wey jiran dad badan oo iniyada jabiya waana kuwa iiku dhow ehelkeeyga waan u careesanahay dadkaas mar walba waxaan rajeeya sidaan ku tusi lahaa awoodayda 💪

    • @hassandek
      @hassandek 5 ปีที่แล้ว +4

      Huuuno hadaad maqasho cadaw waaa sxb kaaGa kuuGu dhaw oo caGaha kujiri kara AdiGo isu dhiibey iyo qaraabada kuuGu dhaw oo ah dad Aaanan noloshaada ku farxeynin niyad jab xan caay dhaleeceen iyo in laGu Suurad xumeeyo Aad kala kulanto taladeydu waxey thy weliGa cidna ha Aaaminin taladaa.dana hau dhiibanin Aaanan nafsadaa.da ka eheen

    • @yaxyemuxumed5419
      @yaxyemuxumed5419 5 ปีที่แล้ว +1

      Masha aallaah

    • @xasanmaquusteofficial5145
      @xasanmaquusteofficial5145 5 ปีที่แล้ว +2

      Waxaad looma jojiyo hadaf kada kaliya fiiri abayo unow laaw sidi liwaxa okale

    • @maymuunali6201
      @maymuunali6201 5 ปีที่แล้ว +1

      Waa mahadsantihiin abooweyaal garabkiina allaha galo

    • @maryanmuse4965
      @maryanmuse4965 4 ปีที่แล้ว +1

      Wlhi bentada ma ahan waa kuwo meshan ijogo cml wanah dad adka iga dhaw marka abyo labadena isku cudur ayaa nahay insha allah markaa hadaf sare garto umahd cali kow allah daan wilkaan

  • @nimaodiamond5179
    @nimaodiamond5179 5 ปีที่แล้ว +13

    Mahadsanid macalinkaygii youtubeka alleh haku sharfo mowduucaygii weye

  • @fartunwarsame8730
    @fartunwarsame8730 4 ปีที่แล้ว

    Ma sha Alllah bro.
    Jazakallahu kheir

  • @sandheere3552
    @sandheere3552 5 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid wll

  • @nadarmohamed7515
    @nadarmohamed7515 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll qali

  • @sumayasiman315
    @sumayasiman315 5 ปีที่แล้ว +10

    Masha Allah horay usoco insha Allah

  • @minaosmael
    @minaosmael 5 ปีที่แล้ว +6

    m.a wll waad ku mahadsantahay sida aad mar walbo noo dhiiri galiso 😁😁😍😍

  • @mohamudahmed6319
    @mohamudahmed6319 ปีที่แล้ว

    Masha Allah mhdsanid walaal

  • @abdimaareeye5311
    @abdimaareeye5311 2 ปีที่แล้ว +2

    Thank you very much teacher-😍❤️🙏

  • @sacdiyoibraahimmaxamed7744
    @sacdiyoibraahimmaxamed7744 5 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah walalo waa sax walhi wankaheley barnamij kaga jezakalaho qeer aniga aya iga adashey

  • @howareyoudoing5448
    @howareyoudoing5448 5 ปีที่แล้ว

    Thanks walal arintaan aad baan ugu baahnaa wax badan mustaq balkega ka taraya video gaan xaqiiqatan

  • @naleeymohammed6895
    @naleeymohammed6895 2 ปีที่แล้ว

    Thanks pro waad mahadsanthy sxb mcn

  • @salmailyaaz5880
    @salmailyaaz5880 5 ปีที่แล้ว +7

    wlhi waa run horey usoco

  • @zeinabhassan4104
    @zeinabhassan4104 5 ปีที่แล้ว

    Mashaallah very true
    Jazakallaahu khayra

  • @aishamohamed5058
    @aishamohamed5058 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll qali 🙏🙏🙏

  • @birqaayemanutd3048
    @birqaayemanutd3048 5 ปีที่แล้ว +2

    Wlh inta aad sheegtay waa runtaa bro 1000 jeer shukran bro🙏

  • @shukriali3334
    @shukriali3334 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc Maashaalaah Tabaarakalaah wax badan ayaan ka faaiiday wax ka baro channel

  • @buuqdiidebuuqdiide7204
    @buuqdiidebuuqdiide7204 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walal marwalbo

  • @simbalyrics7656
    @simbalyrics7656 4 ปีที่แล้ว +2

    Sxp dad ayaa malin walbo icaaya seedee dadkaas dhahaaa tnks

  • @najipnacho8503
    @najipnacho8503 4 ปีที่แล้ว +1

    Gabi Ahaanba Ha u jawaabin Dadkaa
    Thanks you AbdirizaQ FaraH

  • @hakaquusanguusha5360
    @hakaquusanguusha5360 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid broo

  • @jamiilanuux2118
    @jamiilanuux2118 5 ปีที่แล้ว +1

    aad baad u mahadsantay wllo ilaahay haku daayo💚💭❤

  • @alleelchannel4099
    @alleelchannel4099 5 ปีที่แล้ว +4

    Waaaaaaaw xagaa kaga hay my teacher apdirisaaq

  • @Najah-Moha.7.
    @Najah-Moha.7. 5 ปีที่แล้ว +2

    M.a waxbadan wan kafaidy keep going wll qli

  • @arohmaanmohamed2473
    @arohmaanmohamed2473 3 ปีที่แล้ว

    soo badi
    wllo thank you

  • @ayn-m266
    @ayn-m266 5 ปีที่แล้ว +10

    Thank you so much 😍😋

  • @ahmedabdi9985
    @ahmedabdi9985 4 ปีที่แล้ว +1

    Alla ha ku xafido Clrasaaq

  • @aminaabdallah5763
    @aminaabdallah5763 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walal

  • @saynabsomalia9555
    @saynabsomalia9555 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsaniid inbadan bro keep going 👍❤💯💯💪

  • @fardowsamohamedamiin9229
    @fardowsamohamedamiin9229 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walaaaaal

  • @somalia471
    @somalia471 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa qodobo fiican oo ku gaadhsiinaya Hadafkaaga. MAHADSANID bro

  • @zeynaaahmed6077
    @zeynaaahmed6077 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @cutecats6478
    @cutecats6478 5 ปีที่แล้ว

    Macalinka ugu caqliga badan hore usoco

  • @roodocade7057
    @roodocade7057 5 ปีที่แล้ว +2

    Thanks bro

  • @hoodoayaan4600
    @hoodoayaan4600 5 ปีที่แล้ว

    Masha alaah wllo qli ale haku xafido

  • @guuleedmursal8808
    @guuleedmursal8808 5 ปีที่แล้ว

    Khayr alle haku siiyo

  • @ducaysaandeeqa2307
    @ducaysaandeeqa2307 5 ปีที่แล้ว

    Muqalkasta Adsoglisa waa mit waxtara illhy haku Barakeyo wll

  • @damalproduction7864
    @damalproduction7864 5 ปีที่แล้ว +2

    M. Allah muuqaalo tayo leh

  • @abdallahussienalli3362
    @abdallahussienalli3362 5 ปีที่แล้ว

    M.a jazakallah Wllkie cabdirisaaq faarax runti channalkan wax badan ayaan ka faa'iiday ❤🌹🙏🏾💥

  • @xafsocosoble8255
    @xafsocosoble8255 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid😁

  • @saladmuxyidiin2906
    @saladmuxyidiin2906 3 ปีที่แล้ว

    Allaha ku sharfo wllka ❤️

  • @abdixakiincumarmuseabdixak8351
    @abdixakiincumarmuseabdixak8351 5 ปีที่แล้ว +1

    Hore usoo sxb

  • @lipaanvideo236
    @lipaanvideo236 3 ปีที่แล้ว +2

    Fikir fiicaniyo
    Fariin fiican pa
    Idinkaa faraha ku hayee
    Soo fidiya mar kle

  • @suldanmahamud7896
    @suldanmahamud7896 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @amanita229
    @amanita229 5 ปีที่แล้ว

    Allah haka jazai siiyo

  • @kinghero9158
    @kinghero9158 5 ปีที่แล้ว +1

    ThankZ

  • @kivanctatlitug951
    @kivanctatlitug951 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks👏

  • @Rabiyownabadbaadi
    @Rabiyownabadbaadi 5 ปีที่แล้ว

    Thankz

  • @nimaabdullahi3125
    @nimaabdullahi3125 4 ปีที่แล้ว

    Thanks wllo

  • @mbe77
    @mbe77 4 ปีที่แล้ว

    Thanks 🙏 bro

  • @muztaphekamaal1354
    @muztaphekamaal1354 5 ปีที่แล้ว +8

    macalinkaygii

  • @engcabdinasirsuxufi8893
    @engcabdinasirsuxufi8893 4 ปีที่แล้ว

    Mashalllh thanks zxb

  • @eldahiri6367
    @eldahiri6367 5 ปีที่แล้ว +1

    Hadalkan wax ayaan kafaa'iday mahadsanid wll

  • @salmaaxmed7420
    @salmaaxmed7420 3 ปีที่แล้ว

    MashaaAllah

  • @hassanmahad2058
    @hassanmahad2058 5 ปีที่แล้ว +1

    I subscribed wll

  • @Chuunde
    @Chuunde 5 ปีที่แล้ว

    Tnx walaal Qaaliya plz Asxaabta Isoo Fiiriya Halmar

  • @MDleysamowPro
    @MDleysamowPro 5 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @AnmTV3329
    @AnmTV3329 5 ปีที่แล้ว

    Thank u

  • @hanadbashiir8772
    @hanadbashiir8772 3 ปีที่แล้ว

    waa arin fiican

  • @xsummerx3421
    @xsummerx3421 5 ปีที่แล้ว +7

    kowaad 😍😍

  • @wahelkabulshada8966
    @wahelkabulshada8966 5 ปีที่แล้ว +1

    m.a thanks tea

  • @cadelio4085
    @cadelio4085 3 ปีที่แล้ว

    Mahdsanthy macalin.qaali ah

  • @asmaali5744
    @asmaali5744 5 ปีที่แล้ว

    Dhiirigaliya wx badan iga caawiya jazakllhu khyr in badan baad Noloshyda iiga hiilysay dhib u socod iyo Niyad jabd Wxaad isiisaa awooda dheerada o dad badan oo iiga kaa dhawi isiin jazakllhu alfa khyr

    • @abdulazizjkhayre7052
      @abdulazizjkhayre7052 4 ปีที่แล้ว

      Horumar waad gaadhi markasta hadii ad kuxidhnato Allah cwj aamintana naftaada 💚

  • @shukriali3334
    @shukriali3334 3 ปีที่แล้ว +1

    Aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay

  • @ismaaciilibraahin1076
    @ismaaciilibraahin1076 4 ปีที่แล้ว

    Waa sax wllhi

  • @umixasaan644
    @umixasaan644 5 ปีที่แล้ว

    Walaaloow waankubaryaa waxaa kasoohadashaa dadka laba wajiilayaasha ah kuwaasaa idhibeene please thank you

  • @hooyomcn4988
    @hooyomcn4988 4 ปีที่แล้ว

    Waa runtaa zhp qlli

  • @walaalka2362
    @walaalka2362 5 ปีที่แล้ว +1

    run ahaantii aad ayaan ugu baahnaa barnamijka hadaan ku dhaqaaqaa

  • @ifrahmohamed9767
    @ifrahmohamed9767 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa fariin miihiim ah inta igu raacsan like saara

  • @raliamusa9101
    @raliamusa9101 5 ปีที่แล้ว +2

    Mhadsanid wllky really wlhi

  • @naasirwardheere8240
    @naasirwardheere8240 5 ปีที่แล้ว

    Arrintaas waa sax aniga ayaa tijaabiyey waana arkey Bandhigaagana waa ku mahadsan tahay

  • @Awalemustaphe1717
    @Awalemustaphe1717 2 ปีที่แล้ว

    Waarun exactly 💯 waad Mahadzantahey

  • @ogaanshaha8171
    @ogaanshaha8171 5 ปีที่แล้ว

    Mashaalaah

  • @mohamedyussuf7133
    @mohamedyussuf7133 5 ปีที่แล้ว +2

    Mahad sanid sxb qaali .SAA sheegty waa runtaa oo sxbda inta badan si. Kale ayeey ufikirayaan cml

  • @salmo5325
    @salmo5325 3 ปีที่แล้ว

    THANK YOU WLKA♥️😥

  • @shacraawiofficial5929
    @shacraawiofficial5929 4 ปีที่แล้ว +5

    Qofka Daawanaya 2020 like iizar 👈💪

  • @user-ep1xi9vx3w
    @user-ep1xi9vx3w 7 หลายเดือนก่อน

    Walaahi waa xaqiiq hadalkaas

  • @nuurcabdisalaamaxmed7632
    @nuurcabdisalaamaxmed7632 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahad sanid Ustaad cabdirizaaq wax badan ayaan ka FAA'iiday Dhabtii waxaan Jeclaan lahaa in Aad inoo Soo Badiso kuwaan iyo Kuwa Leh Xigmado Dhaxal Gal ah kuwaa Oo aad u Aragto in Eey waxtar inoo Lee yihiin ( waxaa Sabab U noqotaa Dheeli Tirka Nolosheena Mahad Zanid Ustaad )

  • @adnocabdi4641
    @adnocabdi4641 3 ปีที่แล้ว

    M allh wllky c/ risaq

  • @abdiraxiinwarbaca9254
    @abdiraxiinwarbaca9254 5 ปีที่แล้ว +7

    Waxaa tahy faiido socoddi

  • @kiinhusseinsalah3829
    @kiinhusseinsalah3829 5 ปีที่แล้ว

    Mashlh jzakalh

  • @kingkhalidofficial2582
    @kingkhalidofficial2582 5 ปีที่แล้ว

    Abti Waad mahad santahay

  • @farhaanbadacaz8638
    @farhaanbadacaz8638 2 ปีที่แล้ว

    Waad ku mahadsan tahy macalin sida aad wax faido noguso kordhisay

  • @shukriali3334
    @shukriali3334 3 ปีที่แล้ว

    Mr Abdirsaaq

  • @Nature_motivation.2024
    @Nature_motivation.2024 5 ปีที่แล้ว +1

    Waaad mahadsan they Wllo 100% Wax walbana Waa la gaari karaa Midana Ogow Ninka Dunida Ugu Taajairsan Waa Jeffe Bezzon!