Narcissistic waa Cudurka toxic ah

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 มิ.ย. 2021
  • 1.ayagaa marwalbo isla saxsan
    2 islaweeyni
    3 masuuliyad maqaadaan
    5.weey amarbadanyihiin
    6 kritik weeynacbanyihiin
    7. Wuxeey kaa dhadhicinyaan in aad waxba everybody
    8. Kali I eey noqdaan weey nacbanyihiin
    9.Waa bulsho badanyihiin
    10 madareemaan xanuun qodfka kale
    11.sharciyada AMA. Dhaqanka ma Celiyo.
    Mabadali kartid ee ka orad, maskaxdaada badbaadso

ความคิดเห็น • 137

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 ปีที่แล้ว +12

    Walahi aniga dhibtaas waa iheystaah waan qof walalid ii ah markasta eedayn , danbi dusha layga saaro , hadii aan wax waydiisto qayl layga hor kiinoh lkn hada markaan iska daayay in aan wax weydiistoh waan ka nafisay Alx 🤲🏼🤲🏼🤲🏼marka walidku ilmahooda ha unaxariustaan ayaa iga talo , mahadsanid💯💯👏👏

  • @zahrasiyad365
    @zahrasiyad365 2 ปีที่แล้ว +6

    Yasmin abayo videogan aad iyo aad ayuu ii caawiyey waa video miisankiisu culus yahay somalida ma oga videogan gabdho badan ayaa narcisist xiriir la yeeshay guursaday iyagoo war iyo wacaal uheynin Yasmin qurux badan good job sis.

  • @abukarbob2664
    @abukarbob2664 5 หลายเดือนก่อน +2

    Sister Yasmin thank you.......much

  • @sundusyusuf941
    @sundusyusuf941 9 หลายเดือนก่อน +1

    mahadsanid abaayo

  • @teamjama1901
    @teamjama1901 3 ปีที่แล้ว +3

    Mansha Allah hore usoco wad barnamijyada

  • @umuarmanamiir9257
    @umuarmanamiir9257 2 ปีที่แล้ว +6

    Haa naag dariskayga ah ayaan ku arkay 2 Sano ka hor huruuf iyo dhago hadadal badan aniguna wan ka aamusnaa waayo gabar aan ladaganaa guri ayaan ku soo tababartay
    Ani kawaran masaxsanahay aaamusnaato masaameesaa

  • @nemafarah548
    @nemafarah548 2 ปีที่แล้ว +1

    Jzk kheyr abaayo macaanto

  • @abdifataahdeyibseid3269
    @abdifataahdeyibseid3269 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @chadramohamedabdasis582
    @chadramohamedabdasis582 10 หลายเดือนก่อน +5

    Wlhi been jeegimaayo ninkii iqabey ayaa saas ahaa inaa waasho ku sigtey xitaa ma isdishaa niyadeyda kusoo dhacdey alx ilahey ayaan habeen saqdhexe baryey inuu idhafiyo 😢😢😢😢

    • @saarasaara2922
      @saarasaara2922 9 หลายเดือนก่อน

      Suu ahaa abayo dhaqankiisa

  • @hamdiaahmed839
    @hamdiaahmed839 2 ปีที่แล้ว +4

    manshaAllah sister.illah hainodeysto gabdho wax barte.i have seen a narcissist both my ex is one.i cut him off,set boundaries.he goes from one place to another insulting me(lol I thought the fight was over).we have one kid together.i built wall to protect myself.he tries all means&way to stick around.trying all kind of tricks.i have said no.no Even co-parenting.one day he insults me to other people,one day he praises me.am so used but I built walls and got rid of him.

    • @halimahassan9704
      @halimahassan9704 10 หลายเดือนก่อน +1

      Mashaallah sis well done 👏🏽

  • @MunocAxmad-vm3gc
    @MunocAxmad-vm3gc ปีที่แล้ว +1

    Shukran

  • @SamsamAbdi-iw5po
    @SamsamAbdi-iw5po 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Haa

  • @tanaadmedia1837
    @tanaadmedia1837 ปีที่แล้ว +1

    Maansha Allah wllo

  • @umuarmanamiir9257
    @umuarmanamiir9257 2 ปีที่แล้ว +4

    Ilahay hanoobadiyo mshlh gabdhaha wax Bartay

  • @Gaaf254
    @Gaaf254 8 หลายเดือนก่อน +3

    Wlhi dhibkaas anoo I heysta ninkeyga ayaa qawo 5 caruur ayaa u heeya koow wiji fcn ayuu ila dhaqmay kadib neh wijigiisa saxda ah ayuu ila soo baxy aniga dhan maskaxda ayuu iga galay hadana guriga ayaa ugu soo tagy mxaa xal aa I heysa abaayo

  • @SamsamAbdi-iw5po
    @SamsamAbdi-iw5po 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxaad shegeysid oo dhan wa run nin qabaan la noolahay waxaa qaba abtiyalkiis koriimadana wey ka shaqo tegijirtay hooyadiis marka wan aqriyay inuu labo melood ka soogalay cudurkaan anaga wuu nadhibay waan yabijiray lakiin mardhow ayaan ogaaday inuu qabo cudurka maskaxda

  • @saciidhusen3156
    @saciidhusen3156 ปีที่แล้ว +3

    Walaahi anigaa laba sano xidhiidh la lahaa oo khatar aan ku geli gaadhay illaa aan anigu sameeyay siduu iiga hadhi lahaa waanaan ku guuleystay subaxaanallah

  • @adoontiiallah6682
    @adoontiiallah6682 10 หลายเดือนก่อน +2

    maasha Allah tabaarakallah walashey qaali waan kaa faaiiday shalay baan kugu soo biiray ❤

    • @syster.yasmiin
      @syster.yasmiin  10 หลายเดือนก่อน

      Soo dhawoow sister 👧

    • @jamilayusuf9521
      @jamilayusuf9521 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@syster.yasmiin❤❤❤

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 9 หลายเดือนก่อน +2

    Subxanallah dib badana dadkas wan arkay mard nafsi ayey dadk ku ridan bilaye ayay qaban alah namotiyo

  • @mounahassan8637
    @mounahassan8637 7 หลายเดือนก่อน

    Haa Inbadan

  • @hudahussein7131
    @hudahussein7131 ปีที่แล้ว

    Aad baad u mahadsantahay sida quruxda badan ee aad noogu soo gudbisay xogta naga qarsoon.
    su'aal ku waydiiye, cudurkani ma kaligii ba taagan, mise cuduro la bah ah ayaa jira oo waa koox isku mida?

  • @FadumoHas
    @FadumoHas 5 หลายเดือนก่อน

    haa waa lakulmay walaal

  • @FadumoHas
    @FadumoHas 5 หลายเดือนก่อน

    sax run ayaad sheegtay walaal

  • @yaya-yu9ni
    @yaya-yu9ni ปีที่แล้ว

    Really shakhsiyadan ilaa 2months ayaa baadhitaankeeda kujirey waayo waan lasoo dhaqmay narssisit qof aha wlhie information buuxana waanka hayaa dadkaa. Xgn kala so xidhiidhaa

    • @-farhia
      @-farhia 11 หลายเดือนก่อน +1

      Wllo balwax noga sheeg qof wax og tahe

  • @abdirizakahmed1781
    @abdirizakahmed1781 2 ปีที่แล้ว

    Yasmin wllo runtii aad ayuu muhiim yahay barmashkan wllo in aan kulasoo xidhiidho ayaan rabaa

  • @SamsamAbdi-iw5po
    @SamsamAbdi-iw5po 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Markaan kaduceystay illeen naxariis baan ka weynay ilmahii wey naceen markas naxariistii jaceyalkii wuu naga dhamaaday xukun dhib

  • @umaramadaanchannel3871
    @umaramadaanchannel3871 11 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah walalo ana hada la nol qof nocas ah walhi wu ii dhibateyey si weyn

  • @dhowrsaninsjowaalid556
    @dhowrsaninsjowaalid556 2 ปีที่แล้ว +3

    Diin kuma dhaqman alle kama cabsadan waa kuso rafaaday allow yeysan nagu daaranin bisinka

  • @aminaosman9226
    @aminaosman9226 ปีที่แล้ว

    Haa waa la noolahay

  • @nooradan5269
    @nooradan5269 2 ปีที่แล้ว +1

    wcs haa waa arakey hada ayaaba ila noolyahay here in Australia

  • @user-nk6zh9mi5t
    @user-nk6zh9mi5t หลายเดือนก่อน

    Waan arkay

  • @maryanfarah8190
    @maryanfarah8190 3 หลายเดือนก่อน

    Haa abayo ila soxiriir

  • @abdulrazaq2302
    @abdulrazaq2302 2 ปีที่แล้ว +8

    Anigu narcissistic baa ahaan jiray xanuunkaan wuxuu igu sababay inaan waaalidkay caasi ku noqdo hoyadeyna aan dhibo laakiin markii dambe ilaahay mahadii waa isgartay meesha la iga haysto inbadan oo ka mida dabeecadaheyga waa xakameeyey .
    Hada waxaa la dhibaataysanahay cudur la dhaho (ocd staring)(الوسواس النظر)
    Asagana waxaan rajeynayaa inaan ka caafimaadi doono

    • @MohamedAhmed-cu2jq
      @MohamedAhmed-cu2jq 2 ปีที่แล้ว +1

      Wlaal m.sh.allah hadaad isgaratey cudurkas inuu ku hayo hadana aad iska daaweysey .
      Aabahay ayaa cudurkaas calaamadihiisa ka arkay lamana hadli kartid kama dhaadhin kartid waana qof mutaclim ah diiniyan iyo maadiyanba lacagna uu i haystaa sidee wax loogi dhaadhicin karaa

    • @abdulrazaq2302
      @abdulrazaq2302 2 ปีที่แล้ว +5

      @@MohamedAhmed-cu2jq
      1:Markaan dhinaca diinta ka fiirino ilaahay wuxuu leeyahay
      "فإن جاهداك على أن تشرك بي ماليس لك به علم فلا تطعهما وصاحبهما في الدنيا معروفا"
      Aabahaaga narcissisticiga ah haku adeecin wixii diinta khilaafay oo uu ku amro.
      2:ilaahay aayad kale wuxuu ku leeyahay
      ولا تلقوا بايدييكم إلى التهلكة"
      Waalidiinta narcissistica ah waa kuwo aan ka nixin ubadkooda
      -(aan ka nixin waxaa ka wadaa iyaga kas ka ma ahan inay naxaris lahayn ee waxaa u sababaya xanuunkan iyaga haya)
      , sidaas darteed waxaa loo baahan yahay in nafta ka ilaaliso waxay ku amrayaan aadan awoodin inaad samayso laakiin wixii aad awoodo dhib ma leh.
      فلا طاعة لمخلوق في معصية الخالق
      In aad naftaada aad dhibto oo aad qabato waxay awoodin waa kugu dambi waa macsiyo
      3:Haddii wakhti aad la qaadato aabbahaa ay ka walaac badan tahay inaadan wakhti la qaadanin, waxa fiican inaad ka fogaato wax wakhti ah inaad la qaadato.
      Markasta waxaa isku daydaa inaad yarayso wakhti aad laqaadanaysid aabahaa hadii ayna ka dhalanayn wax dhib ah
      4:Si deggan uga jawaab hadallada uu aabbuhu ku oranayo, waayo inta badan waxa uu noqonayaa mid caadifad iyo caro badan, waxaana muhiim ah in aad dareenadaad ilaaliso marka uu aabbahaaga ku yidhaahdo waxyaabo kaa xanaajin kara.
      5: talo iyo caawimaad ka raadso asxaabtaada iyo qaraabadaada kuwa kuugu dhow ,Helitaanka taageerada xubnaha qoyskaaga marka niyad jab iyo carro kala kulanto waalidkaaga waxay kaa caawinaysaa dareenka kalanimada iyo nuglaansha (inaad niyad dareento)
      6:inaad ku aqbasho sidaa uu yahay aabahaaga,sababtoo ah inaad badasho dhaqamadiisa ama inuu asaga isbadalo wey adagtahay
      7:U dhimri aabahaaga, waayo markaa si kale loo fiiriyo waxaa laga yaabaa inuu ku jecel yahay ,aabayaasha narcissistic-tayaasha ah waa dad dareen badan aakhirka una baahan naxariis iyo taxadar.
      8:waxaa laga yaabaa inaad naftaada liido aad isku kalsoonaan weyso dhaleeceynta iyo dhaliiilaha joogtada ah uu kugu haayo aabahaa darteed.
      9:sidaad u ogaato waxaa tahay Waxaa muhiim in aad ku salayso is kalsoonaantaada waxa aad naftaada ka ogtahay ama aad ka aamisan tahay, ee ma aha in aad ku saleyso waxa uu aabahaa sheegayo ama uuu kaa aamisan yahay.

    • @saynabjimcale
      @saynabjimcale ปีที่แล้ว +3

      @@abdulrazaq2302 walaal sidaad iskaga daawaysay xanuunkaas manoo sheegi kartaa adigoo mahadsan?
      Ilmahayga aabahood baaqaba xanuunkaas, ilmaha qaar kamida waa kadhaxleen marka ilmaha baan rabaa inaan kagaaro weli waa yar yar yihiin caruurto.
      Walaal noo faa,iiday Mahadsanid markale

    • @abdulrazaq2302
      @abdulrazaq2302 ปีที่แล้ว +3

      @@saynabjimcale walaashey inta aanan su,aasha kaaga jawaabin sidee ku ogaatay in caruurta aabahood ka dhaxleen xanuunkan

    • @saynabjimcale
      @saynabjimcale ปีที่แล้ว

      @@abdulrazaq2302 Walaal dabeecadihiisa baan ku arkaa caruurta qaar kamida

  • @user-oo7jp6zd1s
    @user-oo7jp6zd1s 10 หลายเดือนก่อน +2

    Abaayo run badnidaa

    • @syster.yasmiin
      @syster.yasmiin  10 หลายเดือนก่อน +1

      Adaa qof fiican ah

  • @zamzamabdullahi3669
    @zamzamabdullahi3669 7 หลายเดือนก่อน

    Haaa abayo waaanku wareeersanaaa ninkaygaa ah maxaan sameeeeyaaaa ilmana waan udhalay Anna walan raba

  • @farhiahassanjama5563
    @farhiahassanjama5563 2 ปีที่แล้ว

    Haa la kulmay ila soo xiriir

  • @munamah3807
    @munamah3807 2 ปีที่แล้ว +1

    Kaasi nasoosilciyey allaah nadhafiyey

  • @RuwaydaAbdirihin
    @RuwaydaAbdirihin 8 หลายเดือนก่อน +1

    wll wan iskaka jecelahay❤❤❤❤❤

  • @hindiyashisxaaq9571
    @hindiyashisxaaq9571 ปีที่แล้ว +1

    Haa walhi wan arkay weliba waan lajoogaa

    • @syster.yasmiin
      @syster.yasmiin  ปีที่แล้ว

      weey adagtahay.
      Waxaad isku daydaa in aad ignore gareeysid, uu kaa helin reaktion. kadib arag waxa dhahaayo.

  • @ilhaniman7303
    @ilhaniman7303 8 หลายเดือนก่อน

    Asc Abyo wanla kulmay hadase wanka bad baday alx Inta calamadod wanku arkay Wana jeclahay Inan radiyo ama an baro manaka dalo dad noloshas kujiro hadan arko ama an daremo wan ushega horay ayanaka fahma qofka Inu qabo wayo wax badan Ayan baray abal waxan UGA haya gabar saxiibtey ah somalida wey ubadan yihin sobadi abyo

  • @sacdiyocumar1821
    @sacdiyocumar1821 10 หลายเดือนก่อน +1

    yasmiin aniga wan la kulmay wana qof nolosheyda inbadan caawiyey dhaawac badana i gaarsiiyey ilaa aan nolosheydii ka dheereyey wana walashey iga weyn

    • @syster.yasmiin
      @syster.yasmiin  9 หลายเดือนก่อน

      Cafi oo si macruuf ku jiro ula dhaqan. xididka lama gooyn karo lakiin ha isku dhiibin.

  • @FadumoHas
    @FadumoHas 5 หลายเดือนก่อน

    qalad kiisa maqaato xitaa hadii aad cadeey cad u haaysid waxu kuugu adaa umaleeysay iyo waad waalantahay

  • @user-zk9nc1rf5c
    @user-zk9nc1rf5c 11 หลายเดือนก่อน

    Qof nocàas ah ayaan la noolahy waliba waxyaabaha aad sheegtay oo dhan waxa u dheer shaki iyo was waas kalsooni daro iyo in uu jecelyahy in uu raadiyo wax marwalba aniga ixanuuniya

  • @RuwaydaAbdirihin
    @RuwaydaAbdirihin 8 หลายเดือนก่อน

    saaxiibaday. baa saas ahad waan ka hadhay

    • @Naagnool124
      @Naagnool124 8 หลายเดือนก่อน

      Baga! Qofka narcissistic ahi waa qof abuser ah oo manipulator ah waa jealous waa insecure. Noloshaada mugdi bay ka dhigayaan dadka narcissists kaa

  • @FadumoHas
    @FadumoHas 5 หลายเดือนก่อน

    Ani waxaan aminsanahay inleeskaga tago aa fiican

  • @user-we8gn6hv3z
    @user-we8gn6hv3z 9 หลายเดือนก่อน

    Maxa udawa anigay dhiibtasi isaysataye

  • @SalmaAli-xx1bo
    @SalmaAli-xx1bo 11 หลายเดือนก่อน

    Haa qofkas isaga.ah wu ila nolyahay wana katagaya ishAlh

  • @user-ne5sg9hj8d
    @user-ne5sg9hj8d 8 หลายเดือนก่อน +1

    8bilood xiriir lahaaa dhibane dhiban ahaa wlhy ugu danbyn waa fahmy alx maskxda dadka ka dilaaa

  • @fadumaabdullahi6605
    @fadumaabdullahi6605 10 หลายเดือนก่อน +1

    Xabiibti qofkas camal ayan afarsano la noolahay

  • @queenjiija5572
    @queenjiija5572 2 ปีที่แล้ว +3

    Dadkas cml wala ignore gareyaa markaas ayaad ka raynesaa

  • @abdilllahiwarsame4191
    @abdilllahiwarsame4191 ปีที่แล้ว

    Wala kulmay wana lanoolah walahi

  • @TheOnePokemonAddict
    @TheOnePokemonAddict หลายเดือนก่อน

    Haa waa la kulmay waa Ila nool yahay 16sano

  • @Miidan5
    @Miidan5 ปีที่แล้ว +1

    yaasmiin walaalo inta kale waa saxsan tahay ilaakiin raga uun baad ku koobtay rag iyo dumarba waa leeyihiin

    • @abdulrazaq2302
      @abdulrazaq2302 ปีที่แล้ว

      Reply-ga waa tirtay miyaa?
      Ii cadee qaabkee baa attention raadis u ahay 😂😁

    • @abdulrazaq2302
      @abdulrazaq2302 ปีที่แล้ว

      Adoo Mahadsan ma garanaysaa cudurka la dhaho وسواس النظر

  • @farxiyoaxmed5854
    @farxiyoaxmed5854 10 หลายเดือนก่อน +1

    Asc abayo ninkeyg calamadas ku arkey maxa sameya makataga

    • @syster.yasmiin
      @syster.yasmiin  10 หลายเดือนก่อน

      Video aa kasameeyay 5 talo ku anfacaayo

  • @moharashelmi5717
    @moharashelmi5717 2 หลายเดือนก่อน

    Haa waanlakulmay xaas keega ayay aheed hadana waankalatagnay

  • @faleenboos9561
    @faleenboos9561 2 ปีที่แล้ว +2

    Abaayo please dumarka xanuunkan qaba nerisisst kasoo hadal hada aniga gabar walashay ah ban caawinaya oo ilmaheeda ban hayaa lkn waa i bahdisha

    • @dhowrsaninsjowaalid556
      @dhowrsaninsjowaalid556 2 ปีที่แล้ว

      Maskiin ka carar wlhi

    • @user-zb2zc7fe4v
      @user-zb2zc7fe4v 5 หลายเดือนก่อน

      Wlhi iyo blhi 7 ilmo ayan lakoriyay melwalbo waxay iimarisay maxay iiqabatay midakale wa walashay dadka xanunka qabo adban unacbahay qofkas kadheraw walal plz

  • @sagalmohamed6890
    @sagalmohamed6890 3 ปีที่แล้ว +5

    scm sister aniga ayay ihaysataa dhibaatadaasi sideen ku xaliyaa kama na tagi karo oo waa family kayga qofkaasi .

    • @syster.yasmiin
      @syster.yasmiin  3 ปีที่แล้ว +7

      Waqtigaaga, enejigaaga iyo lacagtaada ha ku qasaarinin. Inuu xanuunsanyahay iska dhaadhici, maka xanaaqeeysid.

    • @syster.yasmiin
      @syster.yasmiin  3 ปีที่แล้ว +5

      Waqtigaaga, enejigaaga iyo lacagtaada ha ku qasaarinin. Inuu xanuunsanyahay iska dhaadhici, maka xanaaqeeysid.

    • @sagalmohamed6890
      @sagalmohamed6890 3 ปีที่แล้ว

      @@syster.yasmiin oky sister xageen kala soo xidhiidhi karaa ? waxan rabaa inaan kula sheekaysto.

    • @marwo_8031
      @marwo_8031 2 ปีที่แล้ว

      @@sagalmohamed6890 Anigaba dhibka wu ii haysta wl Sagal qof familka ku jira. Wa dhiibato. Xaal miyad heshay wl?

  • @istahlroble6004
    @istahlroble6004 ปีที่แล้ว

    Walal ila so hadal

  • @fauziayusuf1861
    @fauziayusuf1861 2 ปีที่แล้ว +1

    Yasmiin aniga ma aqaano
    In cudurka aniga ihaayo mise partner kayga qabay wan kala fahmi la.ahy please xagen kala so xirira 🥺

    • @nijaj9157
      @nijaj9157 ปีที่แล้ว

      Mar Hadaa la shakisantahy in adiga ku haayo u badi in aad dhibane tahy. Shaqsiyada lagaa dhaawacay cudurkaas qabtaa Ha dhihin qofka aad la nooshahy ee in badan wax ka fahan isma deji oo qofka aad tahy xusuusnaaw. Yaanan lagaa cadheesiin aamusnaan ugu dadaal inta aad wax kala fahmeeso

  • @user-oo7jp6zd1s
    @user-oo7jp6zd1s 10 หลายเดือนก่อน +1

    Abaayo macaan narcisisct lacag ma bixiyaan waa bakhayliin

    • @syster.yasmiin
      @syster.yasmiin  10 หลายเดือนก่อน

      Inta hore Haa abaayo

  • @barliincali9542
    @barliincali9542 11 หลายเดือนก่อน

    Nimankaa ubadan siiba wadaada naagohooda waa caayaan ilaa ay heer waali gaarsiiyaan gabdho badan waalida dhaqanta aa arkay marwaydiisidna ninkaygaa ibahdilo kudhehaaya kalsoo nidoodii oo dhan bayka shakiyeen ilaa ay liita isku arkaan

  • @user-zb2zc7fe4v
    @user-zb2zc7fe4v 5 หลายเดือนก่อน

    Walashay oo maraykan jogta aya sixun ii bahdisha oo nicib aadbayna iga masayrtaa aniga yuub aya joga her waxay gadhay ninka iqaba ay xuman anan lahayn iga shegto waxay kalo gadhay inay walaalahay kale oo somaliya joga ay lacag siso si ay iinacan subxana allh wana qof gacan furan nagtas macudurkas bay qabta tolow😂

  • @FadumoHas
    @FadumoHas 5 หลายเดือนก่อน

    lacag ow asiga kabaahan yahiin ayeey siiyaan saaxiibo hood si loo jeclaado

  • @ijabofeerey2974
    @ijabofeerey2974 ปีที่แล้ว +1

    Asc xabibti Yasmin aad ban kugu bahanahay ee xageen kala soo xiriraa

  • @somaligirlsomaligirl89
    @somaligirlsomaligirl89 10 หลายเดือนก่อน +2

    Aniga hooyaday ayaa saas ah inaan isdilo ayaan jeclhy waayo aduunkii dhan ciriiri igaga dhigty meelaan uboxo ma aqaan

    • @hamzaaliaxmed9917
      @hamzaaliaxmed9917 10 หลายเดือนก่อน

      Hooyo ku sawar wll😢

    • @syster.yasmiin
      @syster.yasmiin  10 หลายเดือนก่อน

      Asc!
      Waan kaxumahay sida aad dareemeeysit sister. Kaligaa ma'aha. Waxaan kugu soo jawaaba video aan talooyin kugu siin doono.
      Sabar hooyo nolasheey soo martay ma ogid.

    • @user-zb2zc7fe4v
      @user-zb2zc7fe4v 5 หลายเดือนก่อน

      Ax qalbiga ixanunay hoyo usamir plz 😢😢😢

    • @treesjournals4036
      @treesjournals4036 4 หลายเดือนก่อน

      Abayo, videogan daawo oo waalidinta narcissistic ah kusaabsan
      th-cam.com/video/UTtDpRaCH0I/w-d-xo.htmlsi=D9QjH2EX6PkU34T-

  • @yusramuhumed7321
    @yusramuhumed7321 11 หลายเดือนก่อน

    Asc macaato wahi siden ku lasoxirira

  • @najmaabdi1442
    @najmaabdi1442 6 หลายเดือนก่อน

    Haaaaaaaa abaaaaaayo wlhi mantalee arkaaay inteee kale so xariraaaaa

  • @duniyoali6725
    @duniyoali6725 8 หลายเดือนก่อน

    Abayo intee kala soo xariiraa

  • @Ugbad904
    @Ugbad904 9 หลายเดือนก่อน

    Subhanallah ninkayga weeye😢

    • @Dausdagan2020
      @Dausdagan2020 9 หลายเดือนก่อน

      Ani xitaa. Iso oy😅😢

    • @Ugbad904
      @Ugbad904 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@Dausdagan2020😂😂😢

  • @FadumoHas
    @FadumoHas 5 หลายเดือนก่อน

    alla run ayaa sheegtay wuxuu kuleeyahay dadtaada mis ayaad taqaanaa

  • @shushuyousif2184
    @shushuyousif2184 11 หลายเดือนก่อน

    Wllo
    Runtii inta aad sheegtey waxaan kala kulmey wiil aan dhaley waxaana badanaa ula dhaqmi jirey mid qaas ah hadana wax isbadal ah ma ku arkin runtii dhibkeyga iyo dhibka walaalahiis anaba cid kasta uu yaqaano wiu ku farxaa gurigana isaga vas ayaa wax laga wada awbalaa waayo maskaxda ayuu naha qabsadey si dii wax walba uu doono sidii loogu samaynayey ugu danbeen waxuu keeney in uu yiri maba idiin la noolaanaayo anagoo wax walba u balan qaadney taasna ma ku qancaayo ilaa tiisa loo yeelo maahe
    Hadaba maxaa iigu talin aheed qalbigaan ka daaley maskaxdaa kadaaley lafahaan ka daaley nafteyda in aan wax qabsadaan ku daaley waxaad moodaa in uu qolofkeyga un uu joogo ugu danbeyntiina asagaaba iga tagey oo hada ilama noolo
    Waxaan kaa codsanaa sidii aan ugu kabsan lahaa raadadka aadka u xanuunka badan uu iigaga tagey aan hada la noolahay
    Runtii hooyo ayaan ahay oo marwalba in uu ila joogo dhibkasta diyaar ayaan u ahay laakiin asagaab i rabin
    Inta bafan waxaad ka hadashaan laba iaqabta oo kala tagi kara
    Aad ayay iigu afag tahay ilmahayga oo waliba aan dateemaayo in uu xanuunsan yahay noloshayda ka bixiyo waa arin aan dhici karin xaaladaas adag ee ila gudboon si aan kaaga faa ido bal hadii aad xal ay jirto oo wax laga wan karo ila soo wadaag adigoo ku mahadsan habbo mcnto

    • @nijaj9157
      @nijaj9157 10 หลายเดือนก่อน

      Abaayo hooyaa tahy ducada waalidka ilmaha u duceeyo Waa loo aqbalayaa Insha Allah ee wiilka salatul leyla ugu ducee Alle u ba dhigo xanuunkaaga therapy hee waliba kuwa Islamic ah oo ku taqaanaa y cudurkaan. Asne wax xanaaq ama dareen ah Ha u muujin
      Qaladka ugu horeesay Waa in aad si gooni ah ula dhaqateen koriimadiisi

    • @duniyoali6725
      @duniyoali6725 8 หลายเดือนก่อน

      Mamo wilkada allha ku soo celiyo ana dhibkas mamo iga hesta

  • @user-id5eg6ye1n
    @user-id5eg6ye1n 11 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkayga ah waan ku ogaa waan katagay Hal sano kahor ilaa hada igama harin 😊

    • @maryan7063
      @maryan7063 11 หลายเดือนก่อน +1

      Abyo anigaba kan iqaba Aya sas ah inty abyo shegty iyo waliba in Kasi badan waliba asaga 2hadal hadad is dhahdan gacanta kaso horysa wa cudur somalida ku badan😢

    • @miskimuhumedabikar1753
      @miskimuhumedabikar1753 6 หลายเดือนก่อน

      kacarar @@maryan7063

    • @hidaayocabdullahi7021
      @hidaayocabdullahi7021 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@maryan7063 la carar qof gacan kuu qaadayo😢😢😢

  • @safiaomar2157
    @safiaomar2157 2 ปีที่แล้ว +1

    Hhh boorsada aruursee carar

  • @SimraanAwil-vp6nv
    @SimraanAwil-vp6nv 9 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaa sheegaysid hadaa ani ahay maxaa xala😂😂😂

  • @NajaxXasan-fh5lf
    @NajaxXasan-fh5lf 10 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂😂😂walhi warunta wanan lakulmay

  • @barliincali9542
    @barliincali9542 11 หลายเดือนก่อน

    Calaamadaha naxariis darada waxay uga egyihiin ururada xisbiyada dadka is kumiidaamiya dad ismiidaa miya narsist baa helay

  • @firdowsakariye1654
    @firdowsakariye1654 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo dadkas waa dad jilicsan oo kalsoonidu ku yartatahay waxba kama taqanid

    • @user-zb2zc7fe4v
      @user-zb2zc7fe4v 5 หลายเดือนก่อน

      Aad iyo aad kalsoni malahan wana xasidin

  • @barliincali9542
    @barliincali9542 11 หลายเดือนก่อน +1

    Anigu waxaa jeclaadaa nimanka kibirka leh oo labisto muuqaal ahAana udhisan hada mar dhawayd baa guursaday shaqsiyadaa leh lkn ani muhiimadba masiiyo wuxuu idhahaba haye iyo qosol ugu jawaabaa mar aamusana waa aamusa ana markuu idhaliilana waa fiiriyaa kadibna dhoolacadee waayo kalsooniday daa oga hay iyo in aanan ahay wuxuu sheegayo marqayliyo waa ku qoslaa kadib war kaagaa jiro dhehaa isku mash quuliyo haduu joogo iyo haduu maqan yahay shaxdiisaa fahmay hada wuxuu idhahaa aad aad ayaad ucaqli badan tahay sabab wixii dantayda fiirsadaa tiisana mago

    • @nijaj9157
      @nijaj9157 10 หลายเดือนก่อน

      Macquul isku cusubtihiin Wali balse Hadaa ilma heesto iyo hadii kale a dadka nuucaas ah haduu yahy maalintaa u baahato ama u baahantahy kula hound karaa dhulka ee marna shaqaale ahaan iyo dareen ahaan haku tiirsanaan. Maca aha nolosha guriga Ha bixiyo balse adna saving lahaw oo maalintaa fahmi weysa ama uu is dhahaa maanta caruur heesataa ma shaqa tagi karto kaa dhaqaajiyo Waa in lacag yar meel kuu taala.

    • @user-zb2zc7fe4v
      @user-zb2zc7fe4v 5 หลายเดือนก่อน

      Wlhi wad kusugtay halka uga hay waliba usiibadu wadba badalirabtaye

  • @Ismaciilo
    @Ismaciilo 8 หลายเดือนก่อน +1

    Familyigeyga 14 iladhalatay baaa ah

    • @user-zb2zc7fe4v
      @user-zb2zc7fe4v 5 หลายเดือนก่อน

      Walal aniga kula mid ah xanuun bay igu riden maxan sameya

  • @nimcoCadey-gz4pe
    @nimcoCadey-gz4pe 11 หลายเดือนก่อน

    Haa

  • @mounahassan8637
    @mounahassan8637 7 หลายเดือนก่อน

    Haa

  • @mounahassan8637
    @mounahassan8637 7 หลายเดือนก่อน

    Haa