Wa goorma ayuu leeyahay waan towbad keenay ma marku gaboobay ee codkisu aad ayuu uu liitaa, maxaa uu diiday inuu towbad keeno marki uu cafimaad qaabay,hadda wa goor dambe.Ku wa heesha oo dhan wa isku wada mid,halka dambe ama markay isku dharsaman ee ay duq noqdan hadalkina ay qaaban ama codki ka xuumado ayaay soo xasuustan towbaada.
Ruweyda .. ilaah baa so hadeeyey .. sidoo kale waa in dhamaan Somali aaan Alle uga barinaa barwaaqo iyo nabad .. dalkeenu waa barwaaqo ..laakin umadeenu mudo dheer dhib iyo rafaad bay ku jirtaa .. Allow Somali is jeclaysii oo na sii madax daacad ah oo umadeena Kheyraadka Ilaahay ina siiyey umada uga faa ideysa .. inagana celisa cadowga shisheeye ee inagu soo qamaamtay
Mashallaah waa run Allaha ku sugo walaalkeen qoomaal waxaan la qiirooday markuu dhahay meelaha madaxda lagu soo dhaweynayo matago sababt waxay I dhahaayaan Hal hees noo qaad allaha ku sugo diinta qalbigiisa Aamiin
@@ayanahennaofficial9216 Uduceeya walalo haxamanina waayo wax ka helimaysaan in uu ilaahay nacsiiyo oo ay ka toba keento inta ay xayga tahay een la odhan fanaanadii waynayd ee faynus sheekh daahir oo geeriyootay waa sida la soo qoro markay ay geeriyoodaan qofwalba maalin ayuu aduunka dhaafaya alaamumma innii as sluka xusnal khaatima kuligeen
Cabdixaafid meeshan suaalo badan ma yaalaan dulucdii laguu sheeg ee ka hadh odayga towbada Allaah ha ka aqbalo.waxa dareen leh inuu yidhi Allaah baa waqti i siiyey aan ku towbad keeno.
Wax yar ka hor ayan dhagaysanayay xasan aadan oo dhahaya wuxu kamid aha qomal fanaaninta maymayga ku heesa.... Ala haka madoobeyo alla wuxu jecel yahay kuwa soo noqda ... Mahadsanid cabdixaafid....
Saaxiibadii hore saaxiibo shaydaan bay ahasyeen saaxiibada dambana kuwa ilaahay waaye maashaa alaah ilaahay haku sugo Fan wax la dhoho ma jirto ee waa fisqi Ilaahay hasoo wado hanuuniyo
Hooyo mcn ilaahay xajka kaama qadiyo isagaa awoodlee yaa rabi wixii niyadeeda ku jira uu khayir ku ku jiro yaa rabi ii rumee caawa bishu waa Fri 25 September 2020 Sacadu waa 01:23 Ilaahayow ana dooran maayee iidoor yaa rabi hooyo cimri dherer iyo caafimad qab insha Allah asxbey muraad baan leeyee amiin ii mara insha Allah inta iga danbaysaa
Masha Allah adeer waan kuu hanbal yay nayaa ilaahay hakuu siyaadiyo nimcad aad ku jirto hada ee wadada toosan ah ilaahay baa mahadaas iska leh dhamaanten Allah xaqa ha ina waafajiyo insha Allah 🤲
Mashaa Allah aabe qoomaal Allah hanuunka ha ku kordhiyo amiin ilahay mamo Maryan Mursalna ha so hanuuniyo Allahumma amiin Allahumma amiin Allahumma amiin/ اللهم آمين، اللهم آمين، آمين الله 😭😭😭😭Alla jeclaaday oo ka so saaray Alxamdulilah
Wa wax lagu farxo allah ku adkeyo wadadaas fiican inta dhiman allaah so hadeyo wa dad muslim ah oo balayo dufsatay waxaan aad ujeclaan laha mama maryan mursal iyo xassan adan samatar inan iyagana sidas ugu faraxno.
MAASHA ALLAH QOOMAAL KULIGEEN QAATUMO WANAAGSAN ALLAHA NASIIYO C/XAAFID SU AALAHA ISKA SAX INTAADAN QOFKA WAYDIIN FANKII U ALLE UGA TOOBAD KÈNAY INAD TIRAAHDO DAD FIICANA KU JIRO MA AHAYN FAN HADOW WAX FIICAN YAHAY LAGAMA TOBAD KEENEN
Hanuunka illah ayaa iska leh waxan xasuustaa qoomaal cawke Allaha u naxariisto mar uu wareysanayay ayuu weydiyay firqada marka ledahay maxa qabataa studio ka ayan fadhiistaa ayuu dhahay fanka dhiigeyga ayuu galay ayuu dhahay wana jeclahay hadane masha allah
Waxaan shakhsiyan u aqaanay Qoomaal isagoo fannaana! Waa qof deggen, dabeecad fiican oo hadal qabow waxa ka dhinnaa cibaado iyo towbo. Ilaahay ha ku sugo xaqa, towbaddana Allah ha ka aqbalo.
Qofkii uu alle hanuun la doono ayaa hanuunsamo😭😭ilhow na hanuuni oo na hagaaji ilhow xaqa nagu sug ilhow heesa naga madoobeey اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك 🤲😭
Illaahay waxaan ka baryaa in siyaasiyiinta,qabqablayaasha, mas’uuliyiintii hore inta nool ay towba keenaan dadka soomaaliyeed ay lugooyeena ay cafis weydiistaan
Xidignimo mawaayin ee summa wllhi hada ayuu xidigyahay alx rabiyoow towbadiisa mid nasuuxa uga dhig amin
caaliya cunaaye Aamiin Allaha ku sugo diinta
Allaahuma Aamiin Wllo
Ameen ya Allah
Mashaallaaah
Allow Quluubteena Quraanka Ku xasili Amiin 🤲😭😭 Si aan Hormar aduun iyo aaqiro aan u gaarno
Amiiiin ya rabb ❤
Aamiin yaa Allaah
Aaamin .. ALLOW Dhulka Somaliyed oo dhan barwaaqo iyo nabad waarta na sii ..
Wa goorma ayuu leeyahay waan towbad keenay ma marku gaboobay ee codkisu aad ayuu uu liitaa, maxaa uu diiday inuu towbad keeno marki uu cafimaad qaabay,hadda wa goor dambe.Ku wa heesha oo dhan wa isku wada mid,halka dambe ama markay isku dharsaman ee ay duq noqdan hadalkina ay qaaban ama codki ka xuumado ayaay soo xasuustan towbaada.
Allaahuma AAAAAAAAMIIIIIIIIIN AAAAAAAAMIIIIIIIIIN AAAAAAAAMIIIIIIIIIN AAAAAAAAMIIIIIIIIIN AAAAAAAAMIIIIIIIIIN AAAAAAAAMIIIIIIIIIN AAAAAAAAMIIIIIIIIIN AAAAAAAAMIIIIIIIIIN AAAAAAAAMIIIIIIIIIN
يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك اللهم إجعلنا من أهل القرءان الكريم أهلك وخاصتك يا أكرم الأكرمين
Qofka kowad ayan ahy ilahayow fanka iyo heeshaa Naga Madoobee amiiin aamiin 😭😭🤲 Inta jacel in uu ilahay fanka ka Madoobeeyo Like
ماشاءالله اللهم فقهه في الدين وعلمه التأويل
Amiin
th-cam.com/video/RbyHWcwxp8o/w-d-xo.html
Amiin walal
Amiin amiin 🤲 🤲🤲
I can't hold my tears the best among us are those who follow the commandment Allah swt,Ya Allah guide us
Ruweyda .. ilaah baa so hadeeyey .. sidoo kale waa in dhamaan Somali aaan Alle uga barinaa barwaaqo iyo nabad .. dalkeenu waa barwaaqo ..laakin umadeenu mudo dheer dhib iyo rafaad bay ku jirtaa .. Allow Somali is jeclaysii oo na sii madax daacad ah oo umadeena Kheyraadka Ilaahay ina siiyey umada uga faa ideysa .. inagana celisa cadowga shisheeye ee inagu soo qamaamtay
Walalkeen Qoomaal Allah swc wuu u naxariistay dhaldhalaalka aduunyada waa maalma kooban allaaah ha inoo wada naxariiisto ameen wariye Abdulhafiid waad ku Mahadsnthy wareesiga
Msh aallah ilaahey waqti uuw ku siiyay kuwa aan la siin ee xaalad xun ku dhintay ilaahey ha samaxo oo hawu naxariisto anagana allaha hana cafiyo
Qoomaal reer diineed buu ka soo jeeda lk kuwa lumay baa ku hagay Fisqiga Alxllh haduuba ka towbad keenay.
Amiin Amiin Amiin
Saax walaahi nasiib leeyahay
Mashallaah waa run Allaha ku sugo walaalkeen qoomaal waxaan la qiirooday markuu dhahay meelaha madaxda lagu soo dhaweynayo matago sababt waxay I dhahaayaan Hal hees noo qaad allaha ku sugo diinta qalbigiisa Aamiin
Msh allah illahay haakaa mowdeyo
Feynus shek daahir na ilaaahay ha u fudideya khatimada fiican iyo dhamaanteena
Aamiin kuligeyba
Ramlo ma feynuus ayaad tahay oo waxaad rabtaa in laguu duceeyo?
Allaha nawada Hadewych dhamaanteen walaalheena heesah iyo riwaayadah ku jira Allaha ka saaro mudiga nuurka iyo Diinta Allaha u saaro Aamiin
Amiin wlhi waan ka naxaa markan arko iyadoo dhaqaaqi karayn hadana is luxaysa
@@ayanahennaofficial9216
Uduceeya walalo haxamanina waayo wax ka helimaysaan in uu ilaahay nacsiiyo oo ay ka toba keento inta ay xayga tahay een la odhan fanaanadii waynayd ee faynus sheekh daahir oo geeriyootay waa sida la soo qoro markay ay geeriyoodaan qofwalba maalin ayuu aduunka dhaafaya alaamumma innii as sluka xusnal khaatima kuligeen
ilaahow u danbi dhaaf yaa rabbi janadaada guri oga diyaari aamiin yaa rabbi🤲🤲🤲🤲
Mash'Allah.
Danbigiisa Allaha dhaafo 🤲
Anagana Allaha noo dhaafo 🤲
ماشاء الله تبارك الله. الله يحفظك..waa calaamadaha lagu garto qofka xadhiga ilaahay haysta. Ilaahay ha kaa aqbalo
Allow anaga dhan wixi xun naga madoobe amiin 🤲😩
Cabdixaafid meeshan suaalo badan ma yaalaan dulucdii laguu sheeg ee ka hadh odayga towbada Allaah ha ka aqbalo.waxa dareen leh inuu yidhi Allaah baa waqti i siiyey aan ku towbad keeno.
Maansha Allah nin qiimo badan.
Mohamed Ahmed Abdirahman Qoomaal waa ruug cadaa fan xeeldheere cod toolmoon alle ha barakeeyo.
48 sano ayuu ku jiray fanka. 2020 waxa dhintay Xudaydi, Daaud Cali masxaf iyo Cabdi Tahliil. Qoomaal ilaahay ha waafajiyo khaatumo fiican aamin dhaha.
Amiin
Iyo cumar shooli aya wada dhinty 2020
Aamiin 🤲🤲🤲
What means maxaa kaa ohisiiyey?qof muslim ah waxas lama waydiiyo abdihafid,iimaan iyo jacaylka alle ayaa ka oysiiyay❤😭😭
Haa wlhi Wll su,alihiisa badanaa qalafsan wye
Qofka laguma riixo haduu xumaaanta ka soo noqdo markaa wariye ka daa dirqrga odayga ilaahay haka aqbalo tawbadiisa
Hambalyo Sheekh maxamed ilaahay kuguma celiyo Shadaadiinta Mashallah.
ilahay baa mahada iska leh wllken wadada qeyrka ku tosiyey ilahay dambigagii hore hadhaafoo wlle janada rabi hakugeeyoo aamiin
🤲👍Maansha alaah alfanaan qoomaal xafidulaah ilaahay baa kajecel oo kaasoo hanuuniyay sharkaas kheeyrkana ugusoo hadeeyay🤲👍
Wax yar ka hor ayan dhagaysanayay xasan aadan oo dhahaya wuxu kamid aha qomal fanaaninta maymayga ku heesa....
Ala haka madoobeyo alla wuxu jecel yahay kuwa soo noqda ...
Mahadsanid cabdixaafid....
Saaxiibadii hore saaxiibo shaydaan bay ahasyeen saaxiibada dambana kuwa ilaahay waaye maashaa alaah
ilaahay haku sugo
Fan wax la dhoho ma jirto ee waa fisqi
Ilaahay hasoo wado hanuuniyo
Maansha Allah aways khamiis isagana fanka waa iska dhaafay maxamed axmed qoomaal adigana ilaahay haku xafido. Walaaladayda soomaaliyeed ilaahay dambigeena iyo dambiga waalidkeenba ha dhaafo. Aamiin Aamiin
Masha Allah
ALLAHU AKBAR ilahay baay Mahad usugnaatay Tawbada ku waafajiyay (Khaatumada Alle haynoo khayro)🤲
Codsi ku socdo
Cabdi xafiid sxb
Qoraaalka shaashada
Aad Soo saaraysid
Naga dhaaaf si, loo
arko qofka wajikiisa
Mahadsanid ustaad
اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك اللهم امين يارب العالمين
ALXAMDULLILLAAH NINKAN WAAN UNAXSANAA WLHI HADA KAHORBAA WARAYSI AUN CAWKE WARESTAY MARKAASUU KUYIRI FANKA DHIIGAYGU KUJIRAA ILAA MARKAS WAAN UNAXSANAA ALLE WAXKASTA ASAGAA AWOOD ULLEH ,ALLE HAKAA AQBALO TOWBADKEENKA
Allaahuma Aamiin Wllo
Aamiin Aamiin dhamanteen toobada allah ha inaga toosiyo
Masha Allah Aqiro iyo Aduun Alle ha ku xafido 🤲🤲🤲🤲🤲🤲 Amiin Toobadkeenka wuu furan yahay mar walba ❤❤❤❤❤
Waray cabdi xafid qof ilahay ulabatay sida waxa loma way diyo wayo wal dhirgaliya wan laso dhaweaya e kada hadalak ah max ka o hinaya
Haa wlhi sidii qof denbi ku galay ayu uwareysanaa
Waaaaduli. Xaafid
I agree with you abaayo sax waaye
Mansha Allah tabarakallah illahay ayaa mahad leh illahay cafimaad ha ku siiyo qalbigagana iimanka haku baadiyo ameen yaa rabil calamiin waa war farxad leh
Waa wax aad looga farxo masha allah maxamed ilaahii kusoo hadeeyey baa mahadaa iska leh
Wlhi asbuuci hore oo niyada halmar iga so dhacay qomaal
Asago fanka ka baxay ✌️
Allaahu agbar allaahu agbar Masha allaah Ilaahow ku si adkeey towbadada iyo imankagaba insha allaah 😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🙏🙏
Masha Allah ilahay haku xafido marwaliba toobada alle weey furan tahay ilahay dhamaanteen toobada haynagu toosiyo iyo towxiidka alle subhanahu watacaala Allahuma Amiiin🤲🤲🤲
Hooyo mcn ilaahay xajka kaama qadiyo isagaa awoodlee yaa rabi wixii niyadeeda ku jira uu khayir ku ku jiro yaa rabi ii rumee caawa bishu waa Fri 25 September 2020
Sacadu waa 01:23
Ilaahayow ana dooran maayee iidoor yaa rabi hooyo cimri dherer iyo caafimad qab insha Allah asxbey muraad baan leeyee amiin ii mara insha Allah inta iga danbaysaa
Subhanallah qoomaal markiisii horeba wuu iska qalbi fiicnaa alla ha barakeyo qoomal
Masha Allah adeer waan kuu hanbal yay nayaa ilaahay hakuu siyaadiyo nimcad aad ku jirto hada ee wadada toosan ah ilaahay baa mahadaas iska leh dhamaanten Allah xaqa ha ina waafajiyo insha Allah 🤲
Ilahayoow ana i kas inaa makka iyo madiina tago si dag dag ah amiin i dheha wllyl?🤲🤲
Amiin walal
Wlhi wuu ilmeyay Allaha ku cafiyo Anaga oo dhan Allaha na cafiyo😢
الحمد لله على هدايته (والله يهدي من يشاء إلى صراط مستقيم)
اللّه اكبر اللّه اكبر اللّه اكبر
اللهم امين امين امين امين يا اللّه يارب العاالمييين يارب العاالمييين Dhmmntnb Aaamiin yaarab 🤲 🤲🤲 🤲🤲 🤲🤲 🤲🤲 🤲🤲 🤲
Rabiyow heesaha qalbiyadeena kamadoobee
Iyo qabyaalada
@@qabyaaladimaxaykuuqaban3825 wll masha allah Ilaahay hanaga madoobeeyo Qabyaalada
Aaamiin yaa Rabi wall
اللهم امين امين امين امين يا اللّه يارب يارب العاالمييين
Dhmmntnb Aaamiin yaarab 🤲 🤲🤲 🤲🤲 🤲🤲 🤲🤲 🤲🤲 🤲🤲 🤲
Maasha allah maasha allah
Su’aaLaha maxeeY ugu adkeeYaaN qofka toopad keenaY 😡😡😡 inLasoo dhawEeYoH uu xaq uleeyhy sheYdaan ayaa wali cadawgiiza aH
Mansha alllah ilaahoW cimriga iyo caafimdka iyo cibaada u siyaadi qomaal waa aabe somaliyed oo wanagsaN hada alxamdulilah ilahay baa mahad leh in uu fanka ka boxo😢❤️
Mashaa Allah aabe qoomaal
Allah hanuunka ha ku kordhiyo
amiin
ilahay mamo Maryan Mursalna ha so hanuuniyo Allahumma amiin Allahumma amiin Allahumma amiin/ اللهم آمين، اللهم آمين، آمين الله 😭😭😭😭Alla jeclaaday oo ka so saaray Alxamdulilah
Aaamiin aamiin
Alle mid walboo halaabsan hasoo hanuuniyo dhamaanteenba bili aadan qaldama ayaynu nahahye 🤲🤲
Mashaa allaah alle hakuu siyadiyo hanuunka allahana ha ku caafiyo illaheey s.w.t wuu kunicmeyay
Ma sha allah shiiq qomal ilhey haku xafido dambigagane alle ha dhaafo
Wa wax lagu farxo allah ku adkeyo wadadaas fiican inta dhiman allaah so hadeyo wa dad muslim ah oo balayo dufsatay waxaan aad ujeclaan laha mama maryan mursal iyo xassan adan samatar inan iyagana sidas ugu faraxno.
Masha'alaah Allahu Akbar Alla Nasiib Badnaa Adeerkaan Masha'alaah 💟🧡💕
Masha allah ilhey inta fanka ku jirto ilahey haka mado beyo anaga ne dhagesiga ilahey hanaga madobeyo insha allah
Al xamdulilaah ilaahay haka aqbalo dhamaan muslimiinta ilaaha waxankabaryeenaa qeyr dhamaantii walaalayaa ilaahay ulaabta sida aat udhantihiin
Illah haka aqbalo towbadada inta kalena Allaha ka madobeyo dhamman illah hano danbi dhafo amiin
Faniinta aan ugu jeclaa ayuu ka mid ahaa ilaahay ha barakeeyo.
Waxaanan ilaabaynin laxamadiisii macaanaa.
Dadkaasaa ummad dhan Wariyayaal u ah, Fankii iyo suugaantii Soomaaliyeed baad ka toobad keentay. Fanka iyo suugaanta Soomaaliyeed denbi maahan ee waxaa dambi ah heesaha Musicga wata oo kaliya iyo hadba suugaanta nooca loo adeegsado, billaahi calaykum shaqo kale raadsada.
Manshallah illahoow rabiyoow raxmanoow gaf kenaa iyo gerideenaa kulmiin amiin Yaa rabi
Masha allah ilaaahy xaqa ha ina waafajiyo 🤲🤲
Mash allaah❤️❤️❤️❤️👍👍👍👍
May Allah bless you and your family Amiin ya Allah , you did beautiful job by leaving music
Walahi nina ilaahay khayr la doono uunbu so hadeeya ilaahay raali haka noqdo adoon wanaagsan weeye wll abdihafid jazaaka laahu khayran walhi wan qiirooday
Masha Allah Allahu akbar Allah haku xafido ader
ASALAMU CALEYKUM MASHA ALLAH TABARAK ALLAH LAA QUWATAN ILAA BI ALLAH.
Masha Allah xfdo waa arin ubahan inlagu daydo hambalyo danbigaada iyo intii Muslim ah Allaha dhaafo
MAASHA ALLAH QOOMAAL KULIGEEN QAATUMO WANAAGSAN ALLAHA NASIIYO C/XAAFID SU AALAHA ISKA SAX INTAADAN QOFKA WAYDIIN FANKII U ALLE UGA TOOBAD KÈNAY INAD TIRAAHDO DAD FIICANA KU JIRO MA AHAYN FAN HADOW WAX FIICAN YAHAY LAGAMA TOBAD KEENEN
Manshaa ALLAHA badal qayr qaba ALLAHA ku siiyo aamiin
Hanuunka illah ayaa iska leh waxan xasuustaa qoomaal cawke Allaha u naxariisto mar uu wareysanayay ayuu weydiyay firqada marka ledahay maxa qabataa studio ka ayan fadhiistaa ayuu dhahay fanka dhiigeyga ayuu galay ayuu dhahay wana jeclahay hadane masha allah
Waxaan shakhsiyan u aqaanay Qoomaal isagoo fannaana! Waa qof deggen, dabeecad fiican oo hadal qabow waxa ka dhinnaa cibaado iyo towbo. Ilaahay ha ku sugo xaqa, towbaddana Allah ha ka aqbalo.
اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك..
اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على طاعتك
Masha allah alle ha ku siyaadiyo khayrka aad bilaawde 😍😍
Masha Allaah Allaah ha kaa aqbalo toobada khayr badana ha ku siiyo qalbigana rabbi ha kuu adkeeyo Allaah ha ku caafiyo
mash allah ilhay cafaimaad iyo cimri dheer hagu siiyo
Asc mashalah ilahey ajar iyo xasano dherada alaha kusiyo hadii ad kabaxday fanka wanku soduceynaa alha kaa aqbalo xajka xaji qoomal wax fican mahan ilahaba mahdleh alahu akbar kuwakalena waxan leyhay ka hara ilhey udhwda asc
Masha allah Allh hakuu danbi dhaafo 🤲🇸🇴
Maasha alaah alle towbada ha kaa aqbalo, dhamaan alle xaqa ha nawaafajiyo yaa rabil caalaminka, Guri quruxbadan islaamka oo dhan jano ha geeyo, walaahay waan qiirooday, maasha allaah
Masha alaah qoomal alaah ayaa hadeeyoku soo hadeeyey a again. Alle quluubteyna Amagansett ha soo hadeeyo.
Qofkii uu alle hanuun la doono ayaa hanuunsamo😭😭ilhow na hanuuni oo na hagaaji ilhow xaqa nagu sug ilhow heesa naga madoobeey اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك 🤲😭
Masha allah alle ayaa hidaayada iska leh ♥️💯✔
Masha Allah...ilaahay haku barakeeyo.
Allah Toobadaada Hakaa Aqbalo Allahna Haku Cafiyo Insha’Allah 🤲🤲🤲
Mansha Allah
Alle ha barakeeyo sheekh qoomaal
Mashaa allah ilaaheey haku xiftiyo waqti fican alle ka saray mashaa allah
Aad ayaan ugu hambalyeeynayaa maxamed axmad qoomaal inuu fanka iskaga baxay kana towbad keenay masha allah
Masha allah alxamdulillah ilaahey mahad usugnaate allaha kuusiyaadiyo wanaga aad kujirtid anagana kheyrka allaha nawaafajiyo
Rabiyow acmasha wanagsan u aqbal anagana rabbow naso haddey oo wadada tosan nagu hanuuni🤲😭
Illaahay waxaan ka baryaa in siyaasiyiinta,qabqablayaasha, mas’uuliyiintii hore inta nool ay towba keenaan dadka soomaaliyeed ay lugooyeena ay cafis weydiistaan
ILAAHAY haku Xifdiyo wanaagaa walaalkeen Qoomaal. Aamiin
Alxmdulillaah ilahay ayaa rog roga quluubta bini aadamka alle qalbiyadeena haku sugu diinteena mcn
Maasha Allah slx💕🤲🏻💜🤲🏻👍🤲🏻💜💜 shukran labadiina
Mashallah tabarkallah 🙏🙏❤️❤️
Masha Allah so dhawoow mundane Qoomaal
I love him😭❤️❤️❤️❤️❤️💙
Thank you abdihafid illaaheyna haku dhowro
Waayo qofka haduuu da yhy waa inad respect garesa🙏🏻🙏🏻waa qof ween ilah ayaa wen
Masha Allah ilahey ayaa mahad leh ee ku soo hanuunshay qofka u alle jaceyl yahay ayow qeyrka la doona
Maansha Allaah. Ilaahay Hanuunka Haye. Ilaahay inagan Ilaahay. Hanaga dhigo ku wii. Ku cibra Qaata
ilaahey hanoo danbi dhaafo abti adna haku barakeeyo qalbigaaga naxariista alle hakabuuxiyo janadana hakugu abaal mariyo
Masha allah ilahay ba mahadleh wax wanagsn ilahay wafajiyey
Maama faynuus ilaahey ha ka madoobeeyo aamiin
Aaamiin aamiin
Dhmntodna
Aamiin mamadas waa saaid u dhunsatahay
Aamiin waayo iyada hadayba fankeda cusayb ka dhigtay maamadasi
Dhamaanteen ruuxena waa fiirsanaa
Masha'Allah, Allahaa imankiisa u'siyaadiyo Qoomaal.
Masha allaah alxamdulillaah rabbi haka cafiyo badal kher ahna ha uga badalo