Majlizkaa intii fadhiday wakhtigaas ee maanta inaga hoosaysa ALLE HA U NAXARIISTO...🤲 inta Noolna ALLE CIMRIGA HA U BARAKEEYO CAMAL SUUBAN HA KU WAARIYO...🤲 sh mustafena Rabi ha XAFIDO🤲
oo maxaay ahaayeen dadka afsoomaaliga sh mustafe fahmiwaayay aloow fahamka inoo sahal af soomaali asl ah baad ku hadlasaa sheekh hore usoco baaraka alaaahu fiik
Waxaa laga yaabaa barigii hore intaan social mediha iyo idaacaduhu faafin een Somali is dhaxyaacin qoloba meel bay ku oodnayd la isma lahjad aqoon oo sida maanta la isu fahmo la isuma fahmi jirin marka malaha sheekha qaar baraawe iyo xeebaha shishe ka yimid baa ka dacwooday afsomaligiisa waa wayn
Sheikh Mustafe. May Allah reward you! As i read the comments i see that the love i have for him is shared through the somali community. Hafdihullah! May Allah rewrard you with highest place paradise
اللهم اغفرلي ولوالدي وللمؤمنين والمؤمنات والمسلمين والمسلمات الاحياء منهم والاموات آمين وصل الله على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين.. حفظه الله ورعاه الشيخ مصطفى كتب الله لك أجر والثواب
Maxamed Ibrahim. Aamin yaa rabbi walalo Lakin you have to do hard work. Runtii wixii qeyr ah oo lagu da'daalo waa lagaaro. Marka ilah qof walba oo muslim ah wixii uu jecel yahay oo qeyr ah alle ha u sahlo. sheikh mustafe jazaaku mulaah qeyr. Ilah dartiis ayaa kujeclahay runtii wax badan ayaa kaa Faiiday aad ayaana u jeclahay maxaadarooyinkaada qiimaha badan.May Allah protect you Aduun Iyo Akhiraba ❤️❤️❤️❤️❤️...
Muxaadiro fikir badan galay loo na baahan yahy inaynu weelayno oo ay nu ka faaideysano kuna dedaalno sidaynu u so celin lahayn dawlad xoog leh oo islamku hogaaminayo insha Allah
Ma Sha Allaah Sheikh Mustafe Aad Baan Kuu jeclahay inaan mar uun kula kulmo baan jeclahay Ilaahay Cimrigaaga Haraajiyo Waxaad Ii tahay Role model Malaa Iktu Wehel Hakuu Noqoto . Mohamed Ahmed Ali Eid Turkey. baan kaa soo salaamin . Xafidaka Allaah
Ilahay qofkii ku xiran waa sidaas, waligaa ma gaboobysid indhahana kama dhacayan, quranka hada aqriskisa badiso indhahaga nuurka waa lo zaidinayaa, salatul leyl hada daa'inta ma wa duqobysid waa wax la ogady
Still wan dawanayaa shekha an ugu jecel nahy geyiga somaliyed alle haku dhawro oo cimrigaaga ha ha dhereyo ❤ umaleyn mayo shekh lamida inu so bixi dono
اكتب شيء تؤجر عليه 💖 . - سُبحان الله 💕 - الحمدلله 🕊 - لا اله الا الله 💜 - الله أكبّر 💚 - أستغفر الله 🍁 - لاحول ولا قوة الا بالله 💛 - اللهّم صل وسلم على نبينا محمدﷺ❤
Sheekh Mustafa xaafidulah, waa culimada faro ku turika ah ee odrosi kara sida aduunku u socdo. Cilmigaa uu inoo sheegay wakhtigaa hore hada wax badan baa la arkay. Lkn maalintaa dad badan baa la yaabsanaa.
Hareed channel walal anagana sidoo kale maanta ayaa daawanayaa 13-4-2020 hal maalin ika horeysaa corona Allah naga bad baadiyo anaga iyo umada Soomaaliyeed
To me this religious breacher is one of the best,and sadly understood to most of his native peoples. It's important to understand knowledge of Arabic language and Islamic history. I would say personally keep going you're explaining very clear in your own language, Arabic, Islamic history and other religious beliefs. Well done keep going.
My brother, sheikh mustafa, realy he was amazing man, being scholar, lecturer , Engineer, father, as single man is not too far easy. anyway is he is good enough model to me as well as ever single somali muslim.
Maasha Allah Sh Mustafe Waa Nin Taarikhyahaan Isagoo Da'daa Jira Ayuu Wadada Xaqa Ilaahay Ku Hanuuniyay Ilaa Uu Heer Ka Gaaray Inuu Ka Mid Noqodo Culumada Ugu Waa Weyn Somalida Qofkii Daawanaya 18 Aug 2020 Like Ha Igala Baqiilin
Waa markii ugu horraysan ee aan arko sh musdafa oo xanaaqsan wax kalana ma ahan ee inuu wax badan iftiimiyuu u caraysanyahay alle ha xifdiyee cilmi nuucyo badan xikmad iyo caqli badan ayuu siiye
Dadkaka aan dunida ka garanayey waldkayga iyo walaladay inta aan somalia ka maqnayn ayaa ilahay xagisa u jecladay. Dad aan la koray oo aad aan u jecla malintay ay ehalkaygi dunida ka tageen .ayay iga tageen.ilmo xanoonsan waan haya. Malintaas ayaan bartay dadka. Ilahay xargisa wali kama tagayo. Ilahay ba xargisa heeesta mar walba waa qabigaga qabooshiya yaaaa allah yaa rabbi raxmatak
Hadii aad daawanaysid 2024 ilaahay haku barakeeyo wll❤
Amiin wll alle haku barakeyo
Sheikhaas waa qofka keliya een xabad ku socotay isaga dhigi lahaa si uu umada ugu sii nasteexeeyo 😢😢😢😢 Alla waan ku jeclahay ilahay haku jeclaado sheikh mustafoow 😢😢😢😢😢
😭😭😭
Wallahi ShiiQ Mustafe waxan ujeclahay Illahay dartii
Ilahy haku jeclado wll
Allah cimriga ha u bareekoyo sheekha
Am watching it 2024 😅
Alle haku barakeeyo wll
15ka million oo soomaali lagu qiyaaso waa qofka aan ugu jeclahay Sheik Mustafa.
Allow cimriga kuu barakee
Anba waa sheikh cajiib ah
Hhhhh hooyadaa iyo Abaha ma ka jeceshahey?
Amiin wllo
sh mustafe xaaji ismaaciil haaruun.allaah janatul firdaws abaalkaaga haka dhigo
amiin amiin yaa rabbi
Inta daawanaysa 2023, illahay ha idin xafido🤲🥰🙏
Aaamin wll
Amiin yaa Rabi
@@amnsteexa 57:53 57:54 57:54
57:42 57:42
Inta Daawanaysa 2022, Illahey Haydin Barakeeyo Wllyaal. 😍🙏
Aamiin
0000000000000000p000
00000000pp00000000000000000p000000000
000000000000000000000p0000p00000000000000000
@@umuixafsaxassanqamar1361 0000000000000000000000
codkiusu waa isla sida hada uu yahay wllhy cajiib masha allah allah ha kuxafido macalinka umada soomaliyeed.
Haa codka waa waxuu ale hibda usiiiyay gobalkuukasoijedo ale habrakeeye
@@nimcohamza1846 ahhhhhh, somalida kale na?
@@nimcohamza1846 codka asaguu alle u barakeeyay oo cod qurxan ismana badalin oo xaaraan ma cunin lkn meeqa ree burca oo qaad dilay oo wada xabeebsan faanku meel walba yuuna kula galin
@@nimcohamza1846 aPA
sax wlhi
Inta Sheikh #MUSTAFE JCL
LIKE iisaar
Shekh mustaf jeclahy alle dartii ❤❤❤❤
Sheikha ha ku qaraaban laxeey
Jabriil Abdullahi ît t y to it so we will be there to
Jabriil Abdullahi
By
I love sheikh Mustafa so much ❤❤❤❤❤👇👇👇👇👇👇
th-cam.com/video/2Thp2XsHr_8/w-d-xo.html
Allah sheq mustafa o kle jirkeyga haka beero anigana asaga cml Allh haiga dhigo mid diinta islamka door weyn ka qaadato Allow waad awoodaye ii aqbal Rabiyoow manta jimca ah 3 bisha kowad 2020
Ameen
Amiin
Aamiin
1986 Mucadaro La Jediyey
Aamiiin
Inta daawaneyso 2021 , Ilahey ha idin Barakeyo. ♥️💯🙏
Aamin wll
@@maxamedali3718 qqqqqqqqqq
😔
Aamiin
Aamiin yaarabi
Inta wali daawNaysa 2020 farta taaga🤔🙄😁
Ani wll qaali
Aniguu
💙💙💙💙 حب والمودة
Aniag kowa ka ah
@Nadir Abdi loo l’ap loop o
2021 Qof Dawnaya Ma Jiraah❤️
Haa War anaa Daawaday waxaynu nahay Reer 2021
Haa anaa kamida
Haa anaadaawanayo
Hah
Haa wll
Inta shiikh iyo shariif jira mustfa ayaan u jeclhey alle dartii
Majlizkaa intii fadhiday wakhtigaas ee maanta inaga hoosaysa ALLE HA U NAXARIISTO...🤲
inta Noolna ALLE CIMRIGA HA U BARAKEEYO CAMAL SUUBAN HA KU WAARIYO...🤲
sh mustafena Rabi ha XAFIDO🤲
Adna Allah haku xafido Samsam muuse! Meel alla meeshaad joogto!
Amiin wlo qli
Wuxuu yiri s.c.w :{laba kalmadood oo khafiif ku ah carrabka, kuna culus miisaanka, looguna jacaylbadanyahay xagga raxmaanka, subxaanallaahi wa bixamdihi, subxaanallaahilcadiim}.
Masha allah
((Barnamij Malmeedkaga ha kamid ahaado inaad yiraahdid ..))
100 jeer subxaanlaah
100 jeer alxamdulilaah
100 jeer alaah akbar
100 jeer astaqfurlaa
100 jeer saliga nebiga s.c.w
100 jeer laa ilaah ilaa anta subxaank inii kunu mina daalimiin..
100 xasbiyalaah wanacma wakiil
Xuseen Cabdilahi Cumar xuseen Cabdilahi Cumar
Rahma like baan usaari laha lkn boqol iney tahay ayan arkay adigana waxwalba boqol ayad kadhigte keep going
Mansha Allah ilahay hakaa ajirsiiyo aamin
Asc
masha allh sheq mustafa iyo dhamaan dhageystayasha ajar allaha kasiiyo sida aad qeyrka noola garab taagantahay sheq
Sheeq jisadaadu Jsnatul Fardaws
Dsdka soomaliyeed rsc iyo
Asaxaabtiisi waa yaryihiin
Waxey ubadan siyaadi joor naaliste
Qab dawlad dhaca boob allaah
Waxaan uga bar yaayaa imaan
Saalix ah jahaliga inuu nasri
Qeyr qaba allaah noo keeno
Yaa rabul carshil cadiim aamiin
@@ayanibrahim2157 +!
oo maxaay ahaayeen dadka afsoomaaliga sh mustafe fahmiwaayay aloow fahamka inoo sahal af soomaali asl ah baad ku hadlasaa sheekh hore usoco baaraka alaaahu fiik
Waxaa laga yaabaa barigii hore intaan social mediha iyo idaacaduhu faafin een Somali is dhaxyaacin qoloba meel bay ku oodnayd la isma lahjad aqoon oo sida maanta la isu fahmo la isuma fahmi jirin marka malaha sheekha qaar baraawe iyo xeebaha shishe ka yimid baa ka dacwooday afsomaligiisa waa wayn
muxaadaradan waa mu'tamarkii ugu horeeyey ee Sweden 1993, mu'tamarada hadda loo yaqaan Scandinavian mu'tamar bay ugu horeysay
Salah Barre waa sannad kaan dhashay🤣🤣
Salah Barre up my ifriend uuiuijiijnjjihnhhhijjjhi
Siyad Bare walaki miyathy😁🤔
11 sano ka hor dhalashadaydii 1993 Allah caafimaad ha u siyaadiyo
Maahan sxb wa kahor 1980's wayye
I watched on 2/10/2023 in the month of October what Sheikh Mustafa was talking about and now I know, may God give him more life.
I am watching 30.10.2023.
Night time 01:00 😅
47:19 47:20
Sheikh Mustafe. May Allah reward you! As i read the comments i see that the love i have for him is shared through the somali community. Hafdihullah! May Allah rewrard you with highest place paradise
Manshaa Allah
Weligeed laguma arkin Dowlad Islaamiya oo Ka jirta Gayigeennan Soomaaliya bls INSHAA ALLAAH ILAAHAY wuu nasiin doonaa Dowlad islaami ah oo Ka unkanta Gabi ahaan Dalka
Same here walahi.He is a great orator too.
I///////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////////
@@isaaqmacallinmuuse6339
اللهم اغفرلي ولوالدي وللمؤمنين والمؤمنات والمسلمين والمسلمات الاحياء منهم والاموات آمين وصل الله على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين.. حفظه الله ورعاه الشيخ مصطفى كتب الله لك أجر والثواب
Mansha allah sheikh mustafe
Aamiin yaarab
اللهم آمييييييييين
Aamin
اللهم ءامين
alle ha iga dhigo sheikh mustafe o kle
Maxamed Ibrahim. Aamin yaa rabbi walalo Lakin you have to do hard work. Runtii wixii qeyr ah oo lagu da'daalo waa lagaaro. Marka ilah qof walba oo muslim ah wixii uu jecel yahay oo qeyr ah alle ha u sahlo. sheikh mustafe jazaaku mulaah qeyr. Ilah dartiis ayaa kujeclahay runtii wax badan ayaa kaa Faiiday aad ayaana u jeclahay maxaadarooyinkaada qiimaha badan.May Allah protect you Aduun Iyo Akhiraba ❤️❤️❤️❤️❤️...
Maxamed Ibrahim farax cajep Sxb Wax Aqriska aad u badi.Sheikh Mustafe aad ayuu u wax aqris badanyhy waqtigiisana malaa yacni kuma lumino...aamin Riyadaada Allaha kuu rumeeyo
Bilan Roble ujzuusskieikjdii
Bilan Roble runtaa waaye
Maxamed Ibrahim farax cajep
Sheekh mustafa 2024 dabadii yaa daawanaya. ❤
mancha allah sheikh mustafe waan weeleeya waanooyinkaaga
muxaadirooyinkaaguna saamayn bay igu yeeshan noloshaydana way badalaan
rabbi raali hakaa noqdo adiga iyo muslimka oo dhan
Masha allha
Mnsha Allah Kuwii Weeleeya Ee Ku Waantooba Alle Hynaga Dhigo
Muxaadiro fikir badan galay loo na baahan yahy inaynu weelayno oo ay nu ka faaideysano kuna dedaalno sidaynu u so celin lahayn dawlad xoog leh oo islamku hogaaminayo insha Allah
Illaaa maaalintaaa Illaaa hadda ooo aan ag fadhiyo sh.mustafe waaqac kasta oo taagan waaa inooga waramayey. Soomaali shiikhaa hadday la tashanlaayeeen wey liibaani laheeeyeeen
Allh cimriga hkuuu barakeeyo
2020/9/February from burco
Ma Sha Allaah Sheikh Mustafe Aad Baan Kuu jeclahay inaan mar uun kula kulmo baan jeclahay Ilaahay Cimrigaaga Haraajiyo Waxaad Ii tahay Role model Malaa Iktu Wehel Hakuu Noqoto . Mohamed Ahmed Ali Eid Turkey. baan kaa soo salaamin . Xafidaka Allaah
Mazha allah allow ku xafid
Mashaa allaah shiiq mustafa waa halyaay islaami Qatar ah allow dhoor
muqalku wa 1994 qudbadan 6sano bey iga weyn tahy 🤣 shiiqa alaha xifdio 2020 ban dawanaya anu 😍
Labadeenaba
🤣😂😂🤣
Waa 1993 wll mutamarki Scandinavian ka wana kuwi igu horeyey
Aniga wxay igaweynta kudawaax 10 sano 2022
Wax ku qaado iska dhaaf waxyaalaha kalo wllo
Allhu''''Agbar'''''Sh''' Mustafe'''''Oo''''Kale'''''Somali'''''Kuma'''''Jiro''''Eee'''Alle''''Ha''''Ino''''Xifdiyo'''''''Isagoo'''''Kalane''''Ha'''''Ino'''''Badiya'''''inshallhu
Aamiin yaa rabi
Agbar ha odhan ee akbar dheh
@@khadijaomar1853 is a
Bil adanka adunka ku nool hada wlhi waxan ugu jeclahay sh mustafa harun ilahay Janada hana kulansiyo SH MUSTAFA HARUN 👑😭
Allaha dartiis aan kuu jecelahay shiekh mustafa haji ismael Allaha ku xafido aduun iyo aakhiraba
Allaw iga dhig Mid Sheikh Mustafe Aqoon Kala Mid ah
Aaamin aaamin
Aamin. Aamin
Amiin ya Rabbi..dadaal garidoontide wll
Amiin wlo
Waa shiekha aan ugu jeclahay culumadeena allaha xafido 🤲🤲🤲🤲
Oo sheekh mustafe ma ilaa barigaasu xadiisayay wllhi sheekhyada ilahayba cimrigoda u barakeya maba gabooban waysii da yaranayan uun waa dadkay diinta gaadhsiinayan alleh sheekh alleh haku barakeyo cimrigana alleh haku dhereyo
Dheh maashaa Allaah
Ilahay qofkii ku xiran waa sidaas, waligaa ma gaboobysid indhahana kama dhacayan, quranka hada aqriskisa badiso indhahaga nuurka waa lo zaidinayaa, salatul leyl hada daa'inta ma wa duqobysid waa wax la ogady
Saynisyahan
fiqi
Mufasar
siyaasi
indheer garad
msha allh sheekheena alle hanoo kaa xafido waxaz oo cilmi ah ilaahy baa kugu mannaystay
rabbi hanaga dhigo kuwii kaa faaidysta
ءامين 🤲
Mashallah Allah yabaarik sheekh
Allah yaxfidak shekh
Still wan dawanayaa shekha an ugu jecel nahy geyiga somaliyed alle haku dhawro oo cimrigaaga ha ha dhereyo ❤ umaleyn mayo shekh lamida inu so bixi dono
saxiix masha allah ilahay ha xafido waa shiikheniye ilahow noxafid nona badi shikhyada umada fahmkeda heli og ee umadu uriyaqdo
way inaga buuxaan isago kale brother
Jisaakalaahu kheyr
اكتب شيء تؤجر عليه 💖
.
- سُبحان الله 💕
- الحمدلله 🕊
- لا اله الا الله 💜
- الله أكبّر 💚
- أستغفر الله 🍁
- لاحول ولا قوة الا بالله 💛
- اللهّم صل وسلم على نبينا محمدﷺ❤
Sheekh mustafe wuxuu inoo reebay dhaxal wanaagsan muxaadaradan waxaan daawanaya cawa oo ay taariikhdu tahay 27.OCT.2022. Mashallah
Ilaahayaw qof lamida noo badi
subxaanalaah balkuwan leh af waqoyi buu ku hadlayaa oo ma fahmayno eega
hadii qabyaalada meel walba la galiyo waa ayaan daro masiibadeeda leh
fadlan hadii anan fahmayn alla calayk ddono oo daawo mid aad fahmayso inleen shuyuukhda somaliyeed way badanyihine
hadii aadan afsomaligan fahmayna kolay wad fahmaysa waliba wuxu ku hadlayaa af fasiix ah oo macal ka baydhabo kayimid uu fahmayo
Mancha allah alle haku barakeeyo sh ooo dhalonyaro ah
mashallh
Moha bulshawi walal qaali qabyaalad ha u fasirin dhinaca wanagsan u fasir jzlk kheyr
waa isaaq ayaa kasoo baxaysa afkooda sidan fiLayo
sheekh waa sheekh
hadii cidi cadhanayso anaga ayaa xaq uleh in aan cadhhono
wali manan ilawin diyaaradahii awoowayashay iyo abo yaashay la gu rusheeyay
ilahaw ha idilin inta aan diyaarad kaga aargoosanay reer xamar
2022 ayaan ka daawanayaa hargaysa 22 bisha January alle cimriga iyo caafimadka how barakeeyo shiikh mustafe xaaji ismaacil haruun allow janooyinkaaga ugu deeq aamiin
Sheekh Mustafa xaafidulah, waa culimada faro ku turika ah ee odrosi kara sida aduunku u socdo. Cilmigaa uu inoo sheegay wakhtigaa hore hada wax badan baa la arkay. Lkn maalintaa dad badan baa la yaabsanaa.
@@abdit8270 sanadkii dhamaaday bilowgiisii in aan qoray faaladan waan aamini waayey alle wakhtiga haynoo barakeeyo wll aad buu u dheeraynayaaye
Asc afsoomaaligaaga Aad iyo Aad baan ufahmayaa waxaa isleeyahay waa kan ugu fiican waxaan ahay Reer koofur waana Fahmayaa 100%
Inta dawaneysa 2023 cimri dheer allaha idinsiyo walalayal🤲🤲🤲🤲
Aamiin
masha Allah sheekh mustafe oo yar Alla haku xafido wll ama macalin
yaxyoow hee
Amiim
Msha allah
Barakalaah
Kkkkkkkk faqshti
Asalam aleikum warahmatullahi wabarakat walalahey. Codsi baan doonaya oo ah subtitles luqadaha ajnabiga inaad soo sartan. Muslimintakale say uugafaidhaystan. Shukran dhaman. Allah Somalidheyna hagaa digoo mid iswadharacsan. Ameeen...🇸🇴Midnimo iyo Guul🇸🇴
War Sheikhaan Booskiisa Cid badashaa loo baahayhy is Diyaariya...Wiilashiina
man shaa alaah Macalin qaaliya mustafa cimrigaaga alaha dheereeyo cibaada saalaxa
Bint Naxar. Bint naxar walaalo waa runtaa waana asiibtay
insha alaah we will try
Bint Naxar. Inshaa alaah wlshy balan weeye hadalkaagu wuu imaray
Inshallaaah walaashay qaali Ardaydiisa inoo bedali Mudo Ka dib
Allow Janee waa sheeqa aan culumada somaliyeed ujecla aloww ku gulee
sahro abdi
waa run noloshu waa is badal badan tahay qof kalidi hadii uu isu fiirsado inta jeer ee uu isasoo badalay intanaa ku filan tusale ahan
ee soo duceya sh mustafa kala raba ina noqde wlalayal
Allah kaa dhigo
Walal Allah kaa dhigo adhiga iyo dhamaan wiilasheena Soomaaliyeed Allah idhingu hanuuniyo allahumaa aamiin aamiin aamiin
ماشاء اللة جزاكم اللة خيرا
الشيخ مصطفى حاج إسماعيل هارون
Maashaa Allaah tabaarakallaah sheykh mustafaa Allaah haku barakeeyo walaalkeey muxaadarooyinka aad inoo soo gudbiso waa muhiim waana lafahmayaa kid soomaali ah ama afka soomaaliga ku hadla waa ruux kheyr kaad sheegeyso dhegihiisa Allaah udiiday
Mohamed.siwagron
Shiikhan.waxaan.fahma100.100
Ilahay.xikmadada.ala.ku.barkyo
Ikhlas.ala.kadigo.dac.wadiisa.amiin
somalidu meel walbo eey joogto haddii eey shiikh mustafe la tashan lahaayen waxba kama halaabeen
Sax
Waan kugu raacsanahay sxb
4111301
Amiir
Wan kuguracsnhy wll
٩/رمضان /١٤٤١ هجري
٢/٢٠٢٠/٥/الميلادي
أنا من مواليد سنة المحاضرة 1994
واليوم الحمد الله أنا بخير وعمري سبعة وعشرون سنة
Ilaahey dartiisa kuu jeclahy hadaan aduun kula kulmi waayo Jannda ilaahey haygu kaa tuso shiikh mustafe❤
balaq!ada ayaan sheekH MUSTAFE KU JEcelahay
2k20 daawaday shiikh mustafe alle yaxfidak
sheikh Mustafa ilhy cimiriga kuu barakeyo kuwi janada ku kulmana rabi naga dhigo
Allow danbigaaga dhaaf shekhuna mustafa alle hana yeelo kuwii ku wana qaata kheyr😍😍😍😍
Masha Allah
Somaligaaga Waa fasiix
Qubadahaaga ka sii fasiixsan
wax yaabaha aan kugu jaclahay waxaa ka mid
Diinta Oo Maceysid
dhadhan feecan
ilaahey haku xafido
waxan dawanayaa 2020
xiligii corona ha laga cabsanayay
Hareed channel walal anagana sidoo kale maanta ayaa daawanayaa 13-4-2020 hal maalin ika horeysaa corona Allah naga bad baadiyo anaga iyo umada Soomaaliyeed
@@naimahussein3911 aamiin wllshy ilahay ha inaga bad baadiyo 🤲🤲🤲
Qofka ilhy larabo inu dariqa wangsn kusugo waa sidan sheekh mustafe raxmanku hakuxiftiyo 🤲🏻😭😢❤️ raxmanow tabta toosan namari yaarabii 🥺🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
Waa tii masar ka dhacday oo kale ee madaxweynii dadku doortay la tuuray oo xabsiga ku dhex dhintay.
Mursi marki la dilay baan mar kale daawaday ileen shiikhu dadkaba wuu ka horeeyaa masha allah ilaah haku xafido
Waxaa hubaal ah in si Sax ah oo toossn Logo fahmo oo ah diin xaq ah aad ka hadssho
Ilaah abaalkaads jano ha ja dhigo adiga iyo labadaadii waalid iyo malinkii kuusoo baray diinka.
Boqkiiba boqol waxaad ka hadashaa wax qalbiga iyo maskaxdaba si fiican u hallo
Ilaah ayaan qeyr badan kaaga baryeeynaa iyo inta Badoo gaarsiisay.
yaa allah sheekh mustafe janaada jaar naga dhig aamiin yaa alah
shiikhda aan ugu jeclahay shiikhyada oo aan sifiican u fahmo dacwadiisa weyen ill ahay ha xifdiyo aduun iyo aakhiro Masha Allah
Who watching this in 2021 with this beautiful muh'adira
👇
Ilahey waxan weydisanaa imow isiiyo wiil sheekh mustafe okale ah oo dinta islamka faafiyo amiin idhaha walalyaal sheekhane ilahey abalkisa jano hakadhigo amiin udhaha walalyaal
Ameen
Aamiin abayo labadeenu aan isguursano kadibna aan ilaahey barino ilaahey wuunasiinaahe
i love u sheekh mustafa
Sh.Mustafa Ilaahey Il iyo Cadow Hakaa Koriyo Risaaladana kii ku guuleysta Allah kaa dhigo waxaan tahay Kheyr Ummadan loo soo direy.
allaahu akbar allaahu akbar qofkow ale qerladono cidna kama lexikarto baal firiyo markow dinta islaamka bartay oo dadka wax usheyey iyo xiligaan wlhi ismabedelin codkisu iyo dintisa iyo jirkisaba waxalaga yaba in anadhalalin anigu mantana waa iga jirqurxonyahy sinta islamka qofki raacdo madaya ceyso
Amaadin12 mnsha allaah shekh aan taageero aan jeclhay muxaadrooyinkiisa
@@abdulahiahmedraage7113 ?
mansha allaah sheeq mustafa illaahay haku barakeyo isaga iyo wadada lamidka ah
Ma dhcyaso beenta daayah mnsha allh markaan shiiqa waa yartahy hdii uu allha khayrka kugu jeediyoh waa saan oo kle illhow khayrak ha nadaba marina
yaa allah sheekh mustafe janaada jaar naga dhig aamiin yaa alah waa bil ramadaan e
ialahyow jiidhkayga ka beer sheekh mustafe oo kale amiin yarbi
Sheikh mustafe is a nation treasure, مَا شَاءَ ٱللّٰهْ
To me this religious breacher is one of the best,and sadly understood to most of his native peoples.
It's important to understand knowledge of Arabic language and Islamic history.
I would say personally keep going you're explaining very clear in your own language, Arabic, Islamic history and other religious beliefs.
Well done keep going.
9
My brother, sheikh mustafa,
realy he was amazing man, being scholar, lecturer , Engineer, father, as single man is not too far easy.
anyway is he is good enough model to me as well as ever single somali muslim.
maaansha allah macalin cimri dherer iyo caafimad
Qofkii ubaahan barashada quraanka hab online ah laxidhiidh WhatsApp /viber +252634409153
Asc sheesk muustaafe oo yaar mashaallah awooda allaahay weeyaan alxaamdu lilaah waa beriigii aanu ku jiirneey janadii iifka jaano jaanoo jaanoo baay noo ahaayd waxaan ku xsuusta qooysbuuxa baanu ahaayn qooska yaguba waan shaqeenjirneey masha aallaah
Physics Fun yup
Was! Maahe he is❤️
Maasha Allah Sh Mustafe Waa Nin Taarikhyahaan Isagoo Da'daa Jira Ayuu Wadada Xaqa Ilaahay Ku Hanuuniyay Ilaa Uu Heer Ka Gaaray Inuu Ka Mid Noqodo Culumada Ugu Waa Weyn Somalida
Qofkii Daawanaya 18 Aug 2020
Like Ha Igala Baqiilin
Jazakallahu sheykhunaa.
Love you for the sake of Allah wallahi.
10-01-2020
Waa markii ugu horraysan ee aan arko sh musdafa oo xanaaqsan wax kalana ma ahan ee inuu wax badan iftiimiyuu u caraysanyahay alle ha xifdiyee cilmi nuucyo badan xikmad iyo caqli badan ayuu siiye
Allah haku dhowro Wlhi qof aan ku daydo ayaad tahay aniga waxaan rajeeynaa inaa noqdo qofkii adiga ku badali lahaa
Dadkaka aan dunida ka garanayey waldkayga iyo walaladay inta aan somalia ka maqnayn ayaa ilahay xagisa u jecladay.
Dad aan la koray oo aad aan u jecla malintay ay ehalkaygi dunida ka tageen .ayay iga tageen.ilmo xanoonsan waan haya. Malintaas ayaan bartay dadka.
Ilahay xargisa wali kama tagayo.
Ilahay ba xargisa heeesta mar walba waa qabigaga qabooshiya yaaaa allah yaa rabbi raxmatak
Maasha Allah sheikh mustaf allha ku xifdiyo
mansha. allah. shekh jazakallah
Khasiiskii Afwayne Barre Rabi ( s c w ) Naarta iyo Cadaabta Haku fogeeyee!
masha allaah allaha kuxafido shiikh Mustafe
Dadka Shiikha Dislike u saara miyay xanuusan yihiin.
Waa kuwa uu kahdlaayo waa khawaarijta.
Mansha.Allah Shiekhunaa Allaah Cimriga iyo Caqliga Iyo Cilmiga Haku Barakeeyo
Aakhirana Allaah Jannadisa Hakugu Abaalmariyo.
My favorite Sheikh jazzaka Allah
Alle ha xafido shekh mustafe xaji ismcil haruun
togheerbuu kagalay sh mustafe
Maasha Allah
Ilaah dartii baan jecalahay sh Mustafa
Ilaahay jannatul firdaws ha ku aabmariyo sh mustafe
سبحان الله شيخنا أنا من مقديشو وافهم كلامك الفصيح . runti uma arko in qof somalia udhashay eyku famiwaayeen ha u aaba yeelin waa waswaas.
Masha Allah shiikh mustafe xaaji ismaacil Haaruun Alle Cimriga iyo caafimadkga Haku Barakeeyo Aduun iyo Aakhiro Kuwii guulaysta Haynaga dhigo Aamiin
Cimrigiisa ugu badan fafinta diinkiisa iyo wax sheeg ayuu ku bixiyey Illaahow abaalkaga janno ka yeel ❤
Aamiin
diint,aqliga wanaagsan iyo xikmadaba waa wax allaah uu adoomadiisa ku maneysto runti allaha dhowro sheeqeena
Waa cajaib mashaalah shekh mustafi waa salaamantahay
Waxaanfirsanayaa
2.10.2019
Dhalin yarada soomaliyeeed waxaan idin dhihi lahaa intaa Ku daysan laheedeen ciyaartooy iyo wax lamida Ku deysataan nabi muxamed csw iyo asxaabtisiii iyo culumadeena diinta xabaarsan si aaan u hagaagno idan alle
Mahadsanid wllo qaali
Af soomaaliga ka fasiixsan sheekh mustafa waa kee xafidullah waa dad doonaya inay qadka kasaaraan siyaasad diimeed weyaan
shiikh mustafe illaahay ha xifdiyi cimrigiisana illaahay haw barkeeyo aamiin
2019 ayaan daawanayaa walaahi waa waxa hada dhacaya oo aan hal kelmad oo beena aanay ku jirin
Mashaallah the best influential Somali daaci May Allah guide you whererever you are
Maasha'allaah, allaahu haku xifdiyo sheekhoow aaqira iyo aduunbaxarigga and kudhegentahayna alle hakugu adkeeyo ,ciribtaada danbana alle hakuuhagaajiyo.,dhallinta yaryare maanta joogtana hakugu daysato inshaa ' allaahu kaana.