SAFARKA MW XASAN EE MASAR | VISA DAL-KU GALKA KENYA | MW CIRRO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 101

  • @muktara.9989
    @muktara.9989 10 วันที่ผ่านมา +5

    Waa Runtaa Caalami❤💯💯💯

  • @intisarAhmed-yd9rz
    @intisarAhmed-yd9rz 9 วันที่ผ่านมา +1

    This man truly he's a very honest person all he says is fact, No qabyaalad and No nin jeceleeysi.

  • @mikerobles4162
    @mikerobles4162 9 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah dalxoreye guul Somalia ❤

  • @zainabdirir8818
    @zainabdirir8818 8 วันที่ผ่านมา +1

    😂😂😂haday noocaaba yihiin maxaa dabadhigay SLND oo markiihorena iyadu utimi oo dawlad iyo calankaba lahayd markay lanoolaal kariweydeyna kanoqotay oo kabaxday maxaaloo xaasidayaa ma ilagubaa oo adnahajirin xasbiyallhu waa nicmalwakiil kafalaashar xasadku mafaa iido subxaan Allaah maytashadaan intay xasad iyo xumaan kashaqaynayaan innaallillaahu waa innaa illeyhi raajucuun xasbiyallhu waa nicmalwakiil kafalaashar Alloow immaanka hanagaqaadin aammiin yaarabii ☝️🤲🤲🤲🤲❣️

  • @AbdizamedXidig
    @AbdizamedXidig 10 วันที่ผ่านมา +2

    Mashalah saxafi cabdixafiid 🎉🎉
    Horumar wacan ❤

  • @fathaibrahim7079
    @fathaibrahim7079 10 วันที่ผ่านมา +5

    Saxeex waa
    Xasan wuu waashaye wax iska qabta miyaa la waayey

  • @CabdiiXasaan
    @CabdiiXasaan 9 วันที่ผ่านมา +2

    xasan shiiq waa abor Somali loosodiray

  • @AbdirahmanBinAbdullahi
    @AbdirahmanBinAbdullahi 9 วันที่ผ่านมา

    💯💯💯💯

  • @umasalahadiinumumohammeddi8984
    @umasalahadiinumumohammeddi8984 10 วันที่ผ่านมา

    Asc Walaal Cabdihafid Allah haku cafiyo wallal qali Allahuma eshif anta shafi yaa Rabbi Allahumma Amiiiiiin 🤲🤲🤲🤲😔

  • @Selelfiaxmed
    @Selelfiaxmed 10 วันที่ผ่านมา +2

    Xasan shiikh maanta masar beri itoobiya ama eretariya ayuu ka degayaa
    Heshiisyo badanaa

  • @abdirahmanabdikadir3270
    @abdirahmanabdikadir3270 8 วันที่ผ่านมา

    Xasan sheikh asaga qaad ka shaqaysanaya hadi la isku xeri laha visaha iyo qaatka way ogolaan lahayeen ee madax ayaga ka shaqaysta qaatka aya ino jogta allah ino maqan

  • @mohamedhassanmohamed5020
    @mohamedhassanmohamed5020 7 วันที่ผ่านมา

    Waxaan ku caddeynaa rag badan oo ku dhoofay Kenyan, Ethopian, Tanzanian Passport iyo kuwo kale oo ku dhoofay

  • @ugaasciisejaamac5253
    @ugaasciisejaamac5253 10 วันที่ผ่านมา +7

    Nin caadifaysan Ayaan waraysatay cabdi xaafid

    • @mrniceguy8663
      @mrniceguy8663 9 วันที่ผ่านมา

      Runsheeg waa ceebsheeg bey somalidu tiraahdaa
      Runtu waasharaf ee caadifad maahan iyadaad kuheysataa qofku haduu CEEB leeyahey INLAGA sheekeeyo ama la arko marabo asagiibaad tahey baan umaleynayaa

  • @HassanMahad-mz2iu
    @HassanMahad-mz2iu 10 วันที่ผ่านมา +1

    Scw beryaa miyaad gaabisey

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 9 วันที่ผ่านมา

    ninkan xasan gurguurte iyo fiqi manaafaq safar badanaa may dadkooda kala dabayshaday wax u taraan😮😮😮😮😮

  • @crisaaq3877
    @crisaaq3877 9 วันที่ผ่านมา

    Asc kudarsoo umada soomaaliyeed waa gob gobi dhashay balse guni hogaanka uhayaan waxaan umada soomaaliyeed alle uga tuugayaa inuu u soo saaro hogaamiyayaal wadaniyiina daacada cadaalada u horseeda umada soomaaliyeed insha allah aamiin aamiin aamiin yaa rabbi yaa allah yaa allah yaa allah aamiin aamiin aamiin scw scw scw from awdal state somalia 🇰🇿

  • @MaxamedfaraxTalan
    @MaxamedfaraxTalan 9 วันที่ผ่านมา

    Dalkisana somalia ka been sheega lakin Ethiopia dignin yaan laga been sheegin

  • @faizamediamedia181
    @faizamediamedia181 10 วันที่ผ่านมา +4

    Nin Cuqdad ka buuxdo in laga hadlo arimaha siyasada maba ahan 😊

    • @mrniceguy8663
      @mrniceguy8663 9 วันที่ผ่านมา

      Armaad adigu jirantahey

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 10 วันที่ผ่านมา +1

    Markan British kuso biiray Amb Caalin wuu Gadh madooba😂

  • @legend2pac947
    @legend2pac947 9 วันที่ผ่านมา

    Xasan sheikh dalxiis bu ku jira. Manta wadanka dhexdiisa dhib weyn ba ka jirta

  • @ahmedIbrahim-g2n
    @ahmedIbrahim-g2n 10 วันที่ผ่านมา +1

    Dawlada aan dastuur iyo cidan lahayn waa soalia

  • @mohamedhassanmohamed5020
    @mohamedhassanmohamed5020 7 วันที่ผ่านมา

    Passpor afrikaan sheego waa lagu keena

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 10 วันที่ผ่านมา +1

    Ahafidow Heshisyada HSM isaga iyo waziradisa oo aan laheyn kaladampeyn(Ahafidow kumaan yaal heshis oo aan lasoo bandhigin waxtar kooda aan dalka kamuqaan waa mid lagu marin habaabinayo dhaqalaha badan ee kubaxay safarada Canshurta dadban midda leexsan ee lagu rido shirkada xawaladaha bankiyo gaar ah.

  • @hassanbardacad5600
    @hassanbardacad5600 10 วันที่ผ่านมา +1

    Adi xafiid markaan nin caytamaayo baad nookeeentay dadkale oo macquula maalawaayay

  • @ahmedhussein7804
    @ahmedhussein7804 10 วันที่ผ่านมา +1

    ASC AMBASSADOR GUUEYSO WAA RUNTAADA. ABDIXAFIID WAXA BUU QARINAYAA

  • @mohamedxamoow5340
    @mohamedxamoow5340 10 วันที่ผ่านมา +1

    Wuu xanuunsan yahay markup yaraa 2 jeer ayuu waashay

  • @ahmednuur2920
    @ahmednuur2920 10 วันที่ผ่านมา

    Abdihafid waku salamay run ahantii aad ban Ku taagee blase waxan rawaa inaa Ka dhaarto chanelkeyna af lagadada madaxda ❤mana diidanin in la dhaleyceyo balse odaygan gaf wayn buu u geystay raisul wasaraha

  • @coolsomaiism901
    @coolsomaiism901 10 วันที่ผ่านมา +2

    Ninkaan cudur farmaajo ayuu qabaa ilaahay hakaa daweyo

    • @MaxamedfaraxTalan
      @MaxamedfaraxTalan 9 วันที่ผ่านมา

      Mid xasan ahna wa ugu biray 😂😂😂

  • @catgoeswild5001
    @catgoeswild5001 10 วันที่ผ่านมา

    War quqdad lowgaan qof warkiisa xiiso u hayaa ma jirto

  • @qafijohirsi7662
    @qafijohirsi7662 10 วันที่ผ่านมา

    Xassan sheekh marbameelbey uboodaysaa lamafahmikaro Masar Itoobiya Eritrea dhinac looraaco maleh

  • @ABDiwahabMohamedOmar
    @ABDiwahabMohamedOmar 10 วันที่ผ่านมา +1

    ASC haddii ad tahay duqsi meelkasta kudhaca maxaa laguugu falaa waddankena wuxuu noqday duqsi keenya yaayaaw oo shalay kabaqijirtay Hal askari oo boolis ah manta in ay qiimahaas yeelato inagaa usabab ah Wan idiin salaamay

  • @bashiirmacalin2006
    @bashiirmacalin2006 9 วันที่ผ่านมา

    Abdinaari marka hore Waa kusalaamay salaan kadib adoow mahadan saxa badanaa waxaa noow kentaa dad mucaarad ku ahay dowlda somliya ee maanta hugomiyo mudane xasan. Waana kumahadsan tahay fikirkaaga Lkn dhinaca dowladane keeyn mise kanaalkaaa asne Waa mucaarad mudane ha ku cayaarin aqligeeyna abdinaari

  • @Mascud121Xasan
    @Mascud121Xasan 10 วันที่ผ่านมา +3

    Abdi xafit waxan wareysaneyzo qabiil aya kabuxa waxdhintay waye

  • @burhandini906
    @burhandini906 9 วันที่ผ่านมา

    Ciil qabow cadaabta gal Madaxweyne xasan shiikh maxamuud iyo Dowlada somalia horey ayey u socdan

  • @AbdikarinAhmed-u2m
    @AbdikarinAhmed-u2m 10 วันที่ผ่านมา

    Adigu ma madaxweyne yaasha baad cayeysaa waxlagarankaro ma adsheegin kan kuwareesanaya ayaa kaaliita

  • @crisaaq3877
    @crisaaq3877 9 วันที่ผ่านมา

    Asc kudarsoo maalintii la doortay xasan gurguurte ee uu tagay dawlada imaaraat ayuu daluun dheer ku dhacay

  • @cabdigaraadismaaciilducaal106
    @cabdigaraadismaaciilducaal106 9 วันที่ผ่านมา

    xanuun farmaajo kuhaysa wa badan ba kudhugaystay

  • @_22260
    @_22260 9 วันที่ผ่านมา

    Kenya ma diidi Visa lakiin laga qaato eelaboorka beeydiidey in lasoodalbado beey rabtaa

  • @fathaibrahim7079
    @fathaibrahim7079 10 วันที่ผ่านมา +3

    Kani yuu ambassator u yahay????

  • @sarahgawdan2215
    @sarahgawdan2215 10 วันที่ผ่านมา

    Somalie land doit .. être libre… fR Somalie land ..

  • @MaxamedfaraxTalan
    @MaxamedfaraxTalan 9 วันที่ผ่านมา

    Dalkaga hooyo Ethiopia wa nabad iyo barwaqo inigana allaaha naaga dhigo

  • @ismaaciilmuuse6263
    @ismaaciilmuuse6263 10 วันที่ผ่านมา

    Saaxiibayaalow xasan sh waxa uu waalli ka qaaday Somaliland markaasuu 100 heshiis oo waalli ah ayuu galay, Somalilandna waxba ma yeeli karo.

  • @mohamedxamoow5340
    @mohamedxamoow5340 10 วันที่ผ่านมา

    Waa laxidhxidhi jiray

  • @user-tp7to3jx8h
    @user-tp7to3jx8h 10 วันที่ผ่านมา

    Odayga ileen waa majeerten mareexan majeclo

  • @sarahgawdan2215
    @sarahgawdan2215 10 วันที่ผ่านมา

    Somalie Land libre Isaac.. et surtout Israël 🇮🇱

  • @xamarey8143
    @xamarey8143 10 วันที่ผ่านมา +1

    ordagawn wuu ku wareerey xasan aawey ragii dalkaan lahaa ma waxey arintoodii ku soo koobeen hadal ilaahey waxuu baryada umadiisa u ajiibaa markey isdifaacayaan ama nin aan waxba qarsaneyn wax walbana cadawn u sameynaya cid ka hor imaata oo jooji tiraahada aan jirin aan u dacweyneyn unta qeybaheeda aan banaanka u soo wada baxeyn doonimeyno xasan god ayuu dalkii ku ridey jawaab waad heli laheydeen laakiin xasan saanuu sameeyey xasan waxbuu dhacay yaad u sheegeysiin kuligiin haweenka uu habeen walba saqdhex cagaf cagaf galinayo

  • @shukriyusuf2375
    @shukriyusuf2375 10 วันที่ผ่านมา

    Abdi xafid dadka aad wareysaneyso ha ahaado qof caafimad qabto oo aan cuqdad diloonin adigana sumcadaada aan hoos u dhigeynin

  • @mahadmataankuriya
    @mahadmataankuriya 10 วันที่ผ่านมา

    samalidu badankedu runta way necebtahay sababtuna
    wa dad an aqon lahayn.
    bal ufirsada dulmiga & qabyalada ayay jecelyihin wa dad aragti gaaban dulmiga & qabyalada kufana

  • @abdullahabaw6922
    @abdullahabaw6922 10 วันที่ผ่านมา +1

    Tom and Jerry
    I jiiid aan ku jiido
    USA

  • @AlfiaAmiin
    @AlfiaAmiin 9 วันที่ผ่านมา

    In uu indho iyo dhagala'yahay baa la arkay oo uusan dal iyo dad dan ka laheyn , meelkasta warqad iyo saxiix baa lala daba joogaa Alow ka badbaadi umaadaan waxyeeladiisa uu beylahinayo wadanka .

  • @mohamedmuuse444
    @mohamedmuuse444 9 วันที่ผ่านมา

    Madax weyna ha muqdisho iska daaya. Ha is baa shaa lee. Ha is ka ga safro diyaa rada kirada ah. Hasaan dhoo la cadee yey. Iyo asxaab tiisa. Wee kee ni la yihiin. 30 sano. Hal diyaa rad calanka iyo magaca somalia ay ku qoran tahay. Marka diyaa rada ki rada ah Ha is ga baa shaalo. Kadibna Ha ku waree jiyo ina adeer kiis shariif

  • @abdidhoolayare3953
    @abdidhoolayare3953 10 วันที่ผ่านมา +2

    War ninkaan wuu xanuunsanyahay

  • @HassanMahad-mz2iu
    @HassanMahad-mz2iu 10 วันที่ผ่านมา

    Aadbaan hada u qiimeeyaa wararkaaga
    Waayo waad ucadaalad samaysaa hada wararka iyo dadkaba

  • @abduqadirabdi4333
    @abduqadirabdi4333 10 วันที่ผ่านมา

    Ninkaan warsan masheego

  • @abdulmohamud3991
    @abdulmohamud3991 10 วันที่ผ่านมา +1

    NIN XANUUNSAN AYAAD SOMALIYA WAX KA WEYDIINEYSAA

  • @fathaibrahim7079
    @fathaibrahim7079 10 วันที่ผ่านมา +3

    Kanu wuu bukaa, kolay baasaboor kale ayuu haystaa

    • @mrniceguy8663
      @mrniceguy8663 9 วันที่ผ่านมา

      Haduusan basabor kale heysan maxaad kusameyn kartaa mashabaab baad lacag kusiinlahey sida kuwii bakaaro joogey

  • @Khalif-f1v
    @Khalif-f1v 10 วันที่ผ่านมา

    ninkan waa xagjir qabyalad biya dhiga tay qurun

  • @ahmedIbrahim-g2n
    @ahmedIbrahim-g2n 10 วันที่ผ่านมา

    Hubkii masar xawaadle ayaa abgaal kulaa yeen

  • @CabdiiXasaan
    @CabdiiXasaan 9 วันที่ผ่านมา

    warninkan aad waraysanayso asga ayaba xanunsan xasan dowladisa dowlad lamidah miyuu waligii arkay waa beenlow cuqdad qaba

  • @CabdiiXasaan
    @CabdiiXasaan 9 วันที่ผ่านมา

    marhore ayaan sheegay ninkan inuu xanuunsanyahay

  • @omaromaromar1018
    @omaromaromar1018 10 วันที่ผ่านมา

    Ninkaan wuu xanuunsanayaa

  • @saalimshariif3964
    @saalimshariif3964 8 วันที่ผ่านมา

    Ninkaan wuu xanuunsahay daawo ha raadsado waa iga talo

  • @AISboqor
    @AISboqor 10 วันที่ผ่านมา

    Maxaad dadka uhorkeentaa ninkaan waaba siciid daniye

  • @MuuseMijagas
    @MuuseMijagas 10 วันที่ผ่านมา

    War soomaalidu wadad waalan kisomaaliya madaxweyne kanogdaba hadiladhaliilo kawarama

  • @MaxamedfaraxTalan
    @MaxamedfaraxTalan 9 วันที่ผ่านมา

    Mw xasan wa ki ugu liitay Rw xamse wa ki littay barlaamanku wa ki liitay 😂😂😂😂 Aqliga yaa ka qori falaaqeeye iska hadle

  • @Faansahro
    @Faansahro 9 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂Maxaad u maleysaan inay masar bilaash wax idiinku qabaneyso waxay aruusan khayraadka wadankeenu ayey ka dhargi soomaalida waa dad qabyaaladaysan oo aan caqli aheyn 😂😂😂😂😂

  • @SicidHugurfarax
    @SicidHugurfarax 10 วันที่ผ่านมา

    Somaaliland.dada.iyaaleh.xaqna.
    Way.uleeday.inay.kirayso.kafaa.
    Iidaysato

  • @yasmiinhaji2119
    @yasmiinhaji2119 10 วันที่ผ่านมา

    😂😂 Yaa Allah what is that maskaxta muu waxa ka qaba😂no!

  • @Geranuke
    @Geranuke 9 วันที่ผ่านมา

    Farmaajo haddii uu wax ka sheego. Non wax oh ma ahan. Maalin danbe hanoo keenin. Dadka xun waxa lagu gartaa Farmaajo wax ka sheegaan

  • @fathaibrahim7079
    @fathaibrahim7079 10 วันที่ผ่านมา

    Culimo soomaali ka cilmi badan oo ka dhaqan wacani ma jiraane
    Maxay soo doonayaan ajaanibku???.

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 10 วันที่ผ่านมา

    Magaciis ba aasi ma madaxwaynaa waa masiibo qaran 😂😂😂😂😂ee

  • @xamarey8143
    @xamarey8143 10 วันที่ผ่านมา

    siyaasiyintiisa wareyayaashiisa ayaa sheegaya iska ce,iya masar iyo dowladaha uu wato waxuu kaga baxsanayaa dalkiisa uu malaayiin ka dhacay iyo shacabkii sii oo banaanka u soo bacey baahi darteed shacabka ayaa lahaa ilaa gobalada masar albaabadii ayaa ka soo xirmey ismaaciil ayaa soo direy inuu soomaaliya qabsato ciidamadiisuna ciidanka soomaaliya noqdaan ciidamada soomaaliyana badacas loo diro si ay xuuti uladagawlaman tan 2 ninjanarawl masri ah oo joogey meeshii ay kukala saciixanayeen siisi iyo xasan in ciidanka soomaaliya badacas uu geynayo siisi si ay uladagawlwmawn xuuti uguna dhamaadaan

  • @CaashoCanabXaaji
    @CaashoCanabXaaji 10 วันที่ผ่านมา

    Xasan. Xamar.iyo Dastuur saad uga daba ordeysey. Daacish baa kulasoo darsey. Ambaasadoore. Iska illaali waxyaalaha aad ku hadleyso. Mar marka qaar.😅😅😅😅😅

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 10 วันที่ผ่านมา

    CAR YAA SHEEGAYA ADUUNKA DALKA AAN DASTUURKA LHYN

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 10 วันที่ผ่านมา

      Somalia

    • @AbdiRoble-mu6cz
      @AbdiRoble-mu6cz 10 วันที่ผ่านมา

      UK

    • @ZhacniMohameth
      @ZhacniMohameth 9 วันที่ผ่านมา

      Waxa weyin dawladan yar ee banadir ku kooban hhhhh

  • @mohamedhassanmohamed5020
    @mohamedhassanmohamed5020 7 วันที่ผ่านมา

    Ninkaan Hassan naceyb ayuu Somalinimada ayaa isaga qaldan

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 9 วันที่ผ่านมา +1

    Cabdi xaafid allow cfmd tmah oo dhulka iyo cirka la so kusii yrabbii aamiin xanunkaa tabaneyso allaha kaaqado wllken yrabbii aamiin amin

  • @AbdullahiAbukar-uo7jg
    @AbdullahiAbukar-uo7jg 10 วันที่ผ่านมา

    Duligaan farmaajo saan ayuu u caayay .xasan wuu cayaayaa .sheekh shariif wuu caayi jiray Kan ayaa fursad dadka masuuliyiinta uu Ku caayo siiyà waa reer Bari Ku. Ugu liita oo daacishta noqday.eaa waa qAxooti finland

  • @arayemustafeali8768
    @arayemustafeali8768 9 วันที่ผ่านมา

    Wale adigaa jiran oo caafimaad u baaahan qabtaalada in lagaa daa weeyo.

  • @abdiwahabmohamed6837
    @abdiwahabmohamed6837 10 วันที่ผ่านมา

    Waxay ila tahay in aadan ka tarjumeynin cinwaankaaga iyobwareysiga aad bixineysiin.
    Sidaas awgeed mararbadan ayaan kaa waaninay i aadan ninqabiil aadan keenin ma ogi hadaad majeerteen ahaan .

  • @crisaaq3877
    @crisaaq3877 9 วันที่ผ่านมา

    Asc allow noo badbaadi dalka dadka dalka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia 🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 10 วันที่ผ่านมา

    Hasan sheekh waa dal xoreeye, waa madaxweynihii argagixisadii intii badnayd ka xoreeyay ,putland iyo,Ahmed madoobe hadii ay Ethiopia iyo Kenya u soo raaceen oo dastuurkii ay barlamanka matalayaa ansixiyeen diideen ,hasan ma shaqayn karaa ,
    Passport ay somalia heshiis ku tahay ma jiro cid kasta waa laga gadaa suuriyin ,iyo yaman wadato ayaa la hayaa,

  • @ahmedhussein7804
    @ahmedhussein7804 10 วันที่ผ่านมา +1

    WUXUU WADAA WAXAAN LOO JOOGIN

  • @PilotibraYare
    @PilotibraYare 10 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂 Kan sida wax loo mucarado mayaqaano wa doqon qufka guulaha u gaaray wa la qiraa xitaa sualaha sida loo weydiiyay uguma jawabaayo

  • @CabdiiXasaan
    @CabdiiXasaan 9 วันที่ผ่านมา

    waan ogtahay xasan inuu xunyahay lkn adigane waxjiro malihid Somaliana malihid sorry

  • @hipoali4557
    @hipoali4557 9 วันที่ผ่านมา

    War kan raysalwasaaruhuu xarash uhayaa maxaa iga dhici lahaa ugu yaraan haduu dhaamo bal ee wuxuuba dheeryahay caraatanka😂War dawladnimada kahadal caafimaad ka aad leedahay maqabo adaan umalayn inuu hunguri+kharaar kuhayee lol

  • @marftoons5249
    @marftoons5249 9 วันที่ผ่านมา

    Asc, Professor xassan Sheekh he is well educated and he knows more than you guys, isku xishooda caruurta ayaa idin fahmaysa kuwa aad tihiin, Soomaali ma matashaan ee Raga metala Faraha uga qaada !!! Ama sheeko Caruureed kusoo qora Ciwaanka News kiina 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @sarahgawdan2215
    @sarahgawdan2215 10 วันที่ผ่านมา

    Arabes.. ont n’est pas jamais été .. désolé pour toi..

  • @RijaalCaydaruus
    @RijaalCaydaruus 10 วันที่ผ่านมา

    Soomaaliya waayiudhamaatayi