QOOMAAL OO MARKII UGU HORAYSAY KA WAR-BIXIYAY | XABSIGII IYO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 207

  • @BRITSOMALITV
    @BRITSOMALITV  6 หลายเดือนก่อน +52

    SC AKHYAARTA RA'YIGIINA NALA WADAAGA LIKE SUBCRIBE SAARA SIINA SHARE GAREEYA GUULAYSTA

    • @Hawaarto1
      @Hawaarto1 6 หลายเดือนก่อน +1

      Qoomal muddo hore ayan maqlay inu dhintay caawa wan yabay markaan arkay

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 6 หลายเดือนก่อน +28

    Mnsha allah qoomaal waa fanaan somaaliyeed ilaahay kuwa shar wadayaasha ah hakaa qabto ,dheg ha u dhigin somali inta wanaagsan baa ka badan inta xun,

    • @axmadomar3331
      @axmadomar3331 6 หลายเดือนก่อน

      @@husseinaden7560 sifiican inta xuna ilaaah hasohanuuniyo waaa walaalaheen

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 6 หลายเดือนก่อน +17

    NACAM ilaahay qofkii u dhow ,unbaa dheeftiisana helaa very true

    • @Imcool123-n4c
      @Imcool123-n4c 6 หลายเดือนก่อน

      U mean *mashallah* 😂

  • @luulmohamud
    @luulmohamud 6 หลายเดือนก่อน +17

    Galab wngsn my young brother iyo Qoomaal
    Maasha Allah Allah ha kuu saaidiyo caafimaadka na wada sugo

  • @mahdihajiabdurahim
    @mahdihajiabdurahim 11 วันที่ผ่านมา

    Maasha Allah mahadsanid Cabdi xafid ilaahay Caafimad iyo cumri ha siiyo legendary Qomal ✌️

  • @mulkiali8797
    @mulkiali8797 6 หลายเดือนก่อน +6

    Qoomaal walaalkey ilaah ha ku caafiyo cimri dheer iyo caafimaad haku siiyo aamin

  • @Mo_Amiin16
    @Mo_Amiin16 6 หลายเดือนก่อน +7

    Ilahey cimri dheer iyo caafimad ha siyo Amen 🙏

  • @MrMoe612
    @MrMoe612 6 หลายเดือนก่อน +8

    Maasha Allah qoomaal allaha juxafido❤❤❤

  • @a.mungani715
    @a.mungani715 6 หลายเดือนก่อน +2

    MaashaaAllaah tabaarakallaah
    Ilaahey ha idin garabgalo
    Caafimaad iyo horumar InshaaAllaah

  • @raxma3332
    @raxma3332 6 หลายเดือนก่อน +13

    Qomal Cafimad iyo Cimriidheer allah Hasiiyo

  • @xawom3016
    @xawom3016 6 หลายเดือนก่อน +1

    Mashlh qomaal waa odey wanagsan alaha u siyaadiyo . Mahadsanid c/xafid

  • @AshaAhmed-w9w
    @AshaAhmed-w9w 6 หลายเดือนก่อน +7

    Ilaahay dadka somalida wanaaga ha ku hanuuniyo , dhaliyarada saxaafada ku jirta wadanka xaaladiisa ha ka shaqeeyaan oo ha badbaadiyaan iinsha alaah

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 6 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah ilahay cafimadka iyo cimrigaba ha u siyaadiyo sheekh maxamed axmad qoomaal🤲🙏

    • @yasinali-gz5cq
      @yasinali-gz5cq 6 หลายเดือนก่อน

      Qoomal legend allaha ku xafido allaha ku caafiyo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍

  • @abdomaye
    @abdomaye 6 หลายเดือนก่อน +2

    salam masha allah wareysi aad iyo aad qurux badan ilaahoow caafimad sii u siyaadi aamiin

  • @zeinabhirsi6071
    @zeinabhirsi6071 6 หลายเดือนก่อน +1

    ManshAllah tabarakallah our legend 😊😊

  • @tarikhcasha2136
    @tarikhcasha2136 5 หลายเดือนก่อน

    Waan ku salaamey cabdi fitaax iyo al fanaan hollonda qoomaal sexiibkey cadewgu darbiyada hajiidho guryahena yaan lakireynin istop ssc khaatumo ❤❤❤❤❤

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 6 หลายเดือนก่อน +4

    Legend qoomaal salaam sare 🎉

  • @qilmaawayetromso3116
    @qilmaawayetromso3116 6 หลายเดือนก่อน +4

    Asc. Adeer A/Xafid. Qoomaal nin fanaan caan ah ayuu ahaa. Ilaaheey Mahadiis weeye hadii uu ka baxay oo cibaado ujeedsadey

  • @abdijibarproduction3537
    @abdijibarproduction3537 6 หลายเดือนก่อน +8

    Alle haku karaameeyo oo haku xafido legend qoomaal Hadaanu reer somaliland nahay abaal badan baad nagu leeyahay waanan kuu ogtahay 👏

    • @mawliidmedia9878
      @mawliidmedia9878 6 หลายเดือนก่อน

      @@abdijibarproduction3537 waa run wlhi

    • @abdirahmanhaji3593
      @abdirahmanhaji3593 6 หลายเดือนก่อน

      @@abdijibarproduction3537 abaalka aad sheygeyso waa heesti kala gurasho weyaan midaad u heysan abaalka lkn imika waxaa oo dhani waa uu ka baxay

  • @sucdidahir1558
    @sucdidahir1558 6 หลายเดือนก่อน +1

    amiin yarabi qeraka allh nawafjiyo

  • @hersonmalaque3865
    @hersonmalaque3865 6 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah. Allah has caafiyo Al Fanaan

  • @SalmaAli9290
    @SalmaAli9290 6 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah ❤❤❤❤

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 6 หลายเดือนก่อน +6

    Mnsha allah walaalkeen qoomaal ilaahay ha caafiyo hana xifdiyo, khayr badan baan u rajaynaynaa

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 6 หลายเดือนก่อน +1

    C.xaafid masha alaah qoomaal sada waraysigaga somaali hayska daayeen dembiga

  • @abdikarimmibrahim591
    @abdikarimmibrahim591 6 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah

  • @najmoruuxi9925
    @najmoruuxi9925 6 หลายเดือนก่อน +2

    Cabdi xafiid allh ha ku sharfo walhi talo in lagu dhiso wayeh adun iyo aqiro danbigaga Allah ha dhafo qomal ralinoqo

  • @MrSultaan99
    @MrSultaan99 6 หลายเดือนก่อน +8

    QOMAAL WAA HADLAY, WAANA NABAD QABAA.😊

  • @Janno190
    @Janno190 6 หลายเดือนก่อน

    Maasha Allah tabarakalaah illahay caafimaad ka haw siyaadiyo cibaadadii iyo Nuur Kii ayaa ka muuqdo illahay haku sharfo
    Odayla ıslağa hadha oo dhibka ka daaya

  • @muslimohh1001
    @muslimohh1001 6 หลายเดือนก่อน +2

    Mansha Allah ❤

  • @cabdirisaaqsakariye6510
    @cabdirisaaqsakariye6510 5 หลายเดือนก่อน

    Manshallha fanan qomal ilahay caafimadka haku dayo cadawgagana allha jabiyo amiin arabul alamin

  • @MohamedMahamuud-j9y
    @MohamedMahamuud-j9y 6 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha alaah ajir ilaah ha idin siiyo aamiin ❤🎉

  • @AbdikaniIbrahim-wp9sf
    @AbdikaniIbrahim-wp9sf 6 หลายเดือนก่อน +1

    Walaalka soomaaliyeed iyo fanaankeena soomaaliyeed Alle haidin sharfo

  • @Yusuf-se9us
    @Yusuf-se9us 6 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid weriye iyo qoomalba

  • @MohamedMahamuud-j9y
    @MohamedMahamuud-j9y 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaah haku ziyaadiyo cafimaadka towbada ilaah hakaa aqbalo aamiin❤🎉❤🎉

  • @somalitotheworld4672
    @somalitotheworld4672 6 หลายเดือนก่อน +1

    Allaha ha barakeeyo qomaal isaga iyo dhamaan muslimkaba

  • @caliusmanabdinuurafkaaa-xl5zw
    @caliusmanabdinuurafkaaa-xl5zw 6 หลายเดือนก่อน

    masha allha ❤ maxamed Ahmed

  • @abdinurshire2082
    @abdinurshire2082 6 หลายเดือนก่อน +1

    Legend is always Legend

  • @dauddahir4170
    @dauddahir4170 6 หลายเดือนก่อน +1

    Cimri dheer iyo cafimaad

  • @nimoqueen5617
    @nimoqueen5617 6 หลายเดือนก่อน +6

    LAAKIIN SII JEEDKA AAD WARKA NOOGU SOO TABINAYSID WAA MAXAY DEE WLL CABDIXAAFIDOW

  • @HanaQuruxbadan6053
    @HanaQuruxbadan6053 6 หลายเดือนก่อน +2

    Alhamdulilah mar hadaa nabad qabto ilaahy haku amaansado

  • @axmedabdirahman-pn7mw
    @axmedabdirahman-pn7mw 6 หลายเดือนก่อน +3

    Legen hore mohamed ahmed qoomal 🙏

  • @AbdulaahiAbshir
    @AbdulaahiAbshir 6 หลายเดือนก่อน

    Qoomaal ilaahay caafimaad haku siiyo amiin yaa rabi ilaahay haku xifdiyo amiin

  • @nimoqueen5617
    @nimoqueen5617 6 หลายเดือนก่อน +1

    ALLAHA KU CAAFIYO WLL QOOMAAL

  • @HamdaIbrahim-vj4sb
    @HamdaIbrahim-vj4sb 6 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤masha allaah

  • @AbdulQaadirAden
    @AbdulQaadirAden 6 หลายเดือนก่อน +1

    Allahu akbar ❤❤🎉🎉

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 6 หลายเดือนก่อน +1

    Alaha hacafiyo yarabi so sad what happen

  • @Libax962
    @Libax962 6 หลายเดือนก่อน +3

    Ar c/xafiid dhib.badanaa dhimashadaada see ku ogaatay kulahaa 😂😂😂 #legend #Qomaal cawaanta kasoco

  • @sariyamukhtar5468
    @sariyamukhtar5468 6 หลายเดือนก่อน +1

    Thank you for sharing runta

  • @caqlicade534
    @caqlicade534 3 หลายเดือนก่อน

    Maasha Allaah cabdixafiid my brother good job well done 🙏👏👍❤️‍🩹

  • @AbdiAli-qg2tw
    @AbdiAli-qg2tw 5 หลายเดือนก่อน

    Alx waa nin qalpi fiican laakiin hadaad yurub joogto oonad shaqeyn waa laguu talinayaa qofkii xoog leh ee caafimaad qaba ha shaqeysto

  • @ahmedmursalasharr5060
    @ahmedmursalasharr5060 6 หลายเดือนก่อน +1

    Asc AlUstaad Cabdixafiid BriSomTV.. igu salaan sxbkey hore M'A'Qomaal. Last20yrs/AddisAbaba. Waaywaayo hore.

  • @Dr-Hashimi
    @Dr-Hashimi 6 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay ha u danbi dhaafo Qoomaal inta weli fanka ku jirtana Allaha soo Hanuuniyo. Walaahi aad baan ugu faraxsanahay inaan arkayo Al fanaan Qoomaal oo maanta taagan ilaahay baa iiga gargaaray xumaantii aan ku jiray taagan.

  • @mahadhussein4157
    @mahadhussein4157 6 หลายเดือนก่อน +1

    Very nice car 😮

  • @suleimanedimboru4531
    @suleimanedimboru4531 6 หลายเดือนก่อน +1

    Pole sana wll iska dul qado

  • @shukriwarsame6920
    @shukriwarsame6920 6 หลายเดือนก่อน +1

    Asc adeer qooma0l alaahu ixfadakum

  • @FAAD21
    @FAAD21 6 หลายเดือนก่อน +1

    Maxamed Axmed Qoomaal caafimaad taam ah allaha kusiiyo insha Allah

  • @QURAN-ONLINE-SCHOOL
    @QURAN-ONLINE-SCHOOL 5 หลายเดือนก่อน +1

    QOOMAAL MALAILA SOO XIRIIRIN KARAA WAXAA RABAA INAAN KUDARO KOOX WAAYEEL AH OO REE UK AH OO QURAANKA BARATA FADLAN QOFKII KHAYRKAAS SHAQAYSANAYA WAANU KA CODSANAYNAA

  • @maxcali863
    @maxcali863 5 หลายเดือนก่อน +1

    What is the meaning of Qoo-Maal, it sounds like Soo-Maal, Tu-Maal, Biya-Maal. What is the meaning of "Qoo" in Af Somali?

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 6 หลายเดือนก่อน +2

    Mnsha allah legend salaan sare qoomaal

    • @Imcool123-n4c
      @Imcool123-n4c 6 หลายเดือนก่อน

      Bro learn how to spell its " mashallah " 💀

    • @husseinaden7560
      @husseinaden7560 6 หลายเดือนก่อน

      @@Imcool123-n4c ok teacher

  • @ShortsOfficial-907
    @ShortsOfficial-907 6 หลายเดือนก่อน +1

    Aad baan uga xumahay walal qoomaal

  • @maxamedxasaasi2887
    @maxamedxasaasi2887 6 หลายเดือนก่อน

    Mnshh allah

  • @khaledseyf5420
    @khaledseyf5420 6 หลายเดือนก่อน +1

    Legend qomaal

  • @SamiiraXiiray
    @SamiiraXiiray 6 หลายเดือนก่อน +2

    MAASHA ALLAH ❤️. QOOMAAL. ALLE. HAKU CAAFIYO ALLE HAKU XAFIDO AAMIIN YAARABI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @adeshabdirahman7739
    @adeshabdirahman7739 6 หลายเดือนก่อน +1

    Somaliye ilahey kabaqa iska daayo dad wanacsan oo xumada iska dhaafay idikuna iska dhaafa plz somalige

  • @KhaalidMohamed-wc8fg
    @KhaalidMohamed-wc8fg 6 หลายเดือนก่อน +3

    Asc wrwb aqi cabdixafid la ma Daan wankaro womal iyo jeelka xaa lada mahadsanid

    • @BRITSOMALITV
      @BRITSOMALITV  6 หลายเดือนก่อน +1

      Wcs walaal soo dhawoow
      3:30 galabnimo ayuu soo galayaa waqtiga somalia
      Guulayso

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 6 หลายเดือนก่อน +2

    subxaan allaah maaytidiina waa lanabayaa kawaran

  • @SakeriyeMohamed23Mohamed
    @SakeriyeMohamed23Mohamed 6 หลายเดือนก่อน +1

    Qoomaal Illahay ha daayo

  • @Last_King2023
    @Last_King2023 6 หลายเดือนก่อน

    Mr prank 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @sahromohaned
    @sahromohaned 5 หลายเดือนก่อน

    Qoomaal legend of the game

  • @sahraj3885
    @sahraj3885 6 หลายเดือนก่อน

    Waan idin salaamayaa Abdixafid iyo Mohammed Qoomaal
    Runtii aad baan uga xumahay Ninkaad Aamintay ee Gurigaaga iyo Arimahaaga ku ciyaarey,
    Illahey ha kaa Cawilo
    Aad baad u qurux badan tahey ee
    Illahey ha kuu sii siyaadiyo ❤
    Allahuma Aamin Aamin Aamin

  • @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
    @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205 6 หลายเดือนก่อน +1

    Amiin

  • @SakariyeDahirmohamed
    @SakariyeDahirmohamed 5 หลายเดือนก่อน

    Somaliazaki ASC 100

  • @adannur4755
    @adannur4755 6 หลายเดือนก่อน +1

    Sido kalaa ilahey cafimad kaamil ha kusiyo

  • @ahmedali-gw5dd
    @ahmedali-gw5dd 6 หลายเดือนก่อน +1

    Qoomaal xaaskisa fadumo ahmed dhimbil bay ahayd ilaah ha u naxariisto

  • @caaqil762
    @caaqil762 5 หลายเดือนก่อน +1

    waqti waxaa lajoogaa beenta lacag laga raadinaayo

  • @Hubimahomed-mg4lz
    @Hubimahomed-mg4lz 6 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤

  • @nimomumin2552
    @nimomumin2552 6 หลายเดือนก่อน +2

    Qoomal aniku wan yaben marka maleynaya wallahi bisinka 🎉

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 6 หลายเดือนก่อน +5

    Abdihafid igu salaan qoomaal reer baydhabo ayaan isku nahay

  • @fartunfarah6447
    @fartunfarah6447 6 หลายเดือนก่อน +1

    Inaa aamustaa laguu qaatay. Hadaa kuwo aan ku ogeen isku sheegtay.

  • @QodarAbdulahi
    @QodarAbdulahi 6 หลายเดือนก่อน +2

    Odeyga dacayada ka daaya waa fananintii qaranka somali

  • @geeljiredaljire9188
    @geeljiredaljire9188 6 หลายเดือนก่อน +4

    Sxb Qoomaal in uu Jobcentre iyo Housing ka u sheego ayay ahayd in uu dhoofayo 3 sano maqnaanayo, balse xaaraan iyo been ayuu caydh ku qaadanayey, xaga ilaahay iyo gaalada midna ma fiicna in been lagu dhaqmo, Qoomaal lacagta loo dirayey ma xalaal bay u ahayd, Somali inta ay sharciga jebiso ayay cataabaan oo qof sax ah iska dhigaan, UK dad xanuun sahadsaa kunool ma shaqaystayaal macaan iyo qadhaadh sheegta waan ka xumahay Qoomaal qaladka uu sameeyey

  • @YahyeHADJi
    @YahyeHADJi 6 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @SalmaAli9290
    @SalmaAli9290 6 หลายเดือนก่อน +2

    😢😢❤❤❤❤

  • @WaliCabdulahi
    @WaliCabdulahi 6 หลายเดือนก่อน +3

    Somali Aiman malhan ninkan maskinka waya shirqola sore😭😭😭

  • @ahmedsharif367
    @ahmedsharif367 6 หลายเดือนก่อน

    Soo ma ahyn qofkaa kale inuu danbiga wax ku yeesho hadii aadan adi lacagta qaadan jirin?

  • @hawomohamed507
    @hawomohamed507 6 หลายเดือนก่อน +4

    Qoomaal deris ayaan ku dhahay Harrow. Dhowr jeer ayaan wadada isku dhaafnay.

    • @husseinaden7560
      @husseinaden7560 6 หลายเดือนก่อน +4

      Inaad wadada isku dhaaftaan ma ahayn,adigu inaad salaanto ayey ahayd,waayo mar waa aabahaa oo kale,marna waa fanaankeenii waynaa ,waa taariikh socoto

    • @farhia2984
      @farhia2984 6 หลายเดือนก่อน +2

      @@hawomohamed507 hadhaafin hada ja dib u istaag salaan waa deriskaa waa soomaali magac iyo qiimo ku lahaa umada dhexdeeda waa muslim waa waalidka o kale sidaan filayo sideed salaanta ula dhaftaa?

    • @hawomohamed507
      @hawomohamed507 6 หลายเดือนก่อน

      @@husseinaden7560 warka ayaan si qaldan u dhahay, waan salaamaa marwalba waliba inta badan dukaanka Soomaalida xaafada ku yaala ayuu fadhiistaa shaah ka cabaa.
      Fanaadeena Maandeeq aan ku kulanay xaafada iyadaa iskay bartay oo horey kama soo qaban. Salaaan way naga mudanyihiin lama dhaafayno.

    • @hawomohamed507
      @hawomohamed507 6 หลายเดือนก่อน

      @@farhia2984 horey uma dhaafin hada kadibna sidoo kale. Waad mahadsantahay.

    • @hassanhussein272
      @hassanhussein272 6 หลายเดือนก่อน

      Harrow alla maxaan meeshaa qaad ku cunay, waa meeshaan geeerashaynta iyo tumashada ku bartay, hada sidaan uga guuray waan ka raystay garaabo qaad iyo naago

  • @abdiabdi4390
    @abdiabdi4390 6 หลายเดือนก่อน

    Tuugsiga aa tahay Maxaa ugu sheegi weysay The job Center ka si Nadiif eh oo legal eh wax ku heli laheed
    Wax badso waxbeel ayey leedahay

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 5 หลายเดือนก่อน

    Dadka qaarkooda dhib badanaa. Hadii qofkii guriga kaa kireeyey ku yiri guriga is iiga bax waa inaad baxdaa.maxaa u dacwaynee odaygaan oo dowlada ugu diraysaa oo xabsi u galinaysaa. Ilaahay aan ka cabsano oo aan fikirno intaan wax samaynin❤

  • @bashirxaaji1119
    @bashirxaaji1119 6 หลายเดือนก่อน

    Aad aya ugu faraxsanahay inu hada nabad qabo Alxamdullillaah eray ilahay agtiisa ku weeyn ayu hadalka ku bilaabe

  • @taamirsharif6716
    @taamirsharif6716 6 หลายเดือนก่อน

    Viva qomaal ❤

  • @abdulkhadirabdi5510
    @abdulkhadirabdi5510 6 หลายเดือนก่อน

    Asc aragtideda Dadka nuucaas waxa ku riixayo waa iney helaan qadaadiic oo kaliya iyo sheydaan ayaa kuso riixayo ilaahey haso hadeeyo.

  • @nawaalmuse-vn7dr
    @nawaalmuse-vn7dr 6 หลายเดือนก่อน

    Qomaal❤❤❤

  • @fowsiyohussein5150
    @fowsiyohussein5150 6 หลายเดือนก่อน

    Abdixafid idinkoo fadhiya studio yaha fiicnaa si aan wajiyadiina u argno adoo drive garaynaya ma fiicna xataa shil baad gali kartaan

    • @farxiyocabdi1322
      @farxiyocabdi1322 6 หลายเดือนก่อน

      @@fowsiyohussein5150 wajigiisa maxaa karabta

  • @GujacHassan
    @GujacHassan 6 หลายเดือนก่อน +1

    Hi

  • @abdulkhadirabdi5510
    @abdulkhadirabdi5510 6 หลายเดือนก่อน

    Waxan sido kale salaamaya wariye c.rashiid rashka oo aad uga dhageysan jiray Redio shabeelle
    Gaar,ahaan barnaamijkii ciyaaraha
    Runti wuxu ahaa aad u cod fiican oo yaqaan wararka ciyaaraha iyo sheekooyinka qeyb lixaad ah ka ahaa
    C.RASHIID RASHKA WAN SALAMA

  • @1Horyaal
    @1Horyaal 6 หลายเดือนก่อน +2

    Beenta hala joojiyo insha allah cafimad iyo cimri dherer ayan ku rajaynaya

  • @John-mu3vy
    @John-mu3vy 6 หลายเดือนก่อน

    Naasir walashaa kaa yar maad u keentid wariye Cabdiraxman siiilka ha ka waseeh

    • @mahadabdilahi7093
      @mahadabdilahi7093 6 หลายเดือนก่อน

      @@John-mu3vy war wasakhan muxu aha hush

  • @axmadomar3331
    @axmadomar3331 6 หลายเดือนก่อน

    Somaliyeey war wadada nolowado walaahi waaa wadadii fircoon war somaliyeey isilaaaliya ooo diinta usoolaabta subxanallah

  • @Sundiihore
    @Sundiihore 6 หลายเดือนก่อน +3

    Cabdifataax gobonimo

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 5 หลายเดือนก่อน

    QOOMAAR FARAHA .MA INTUU XIDHNAA MIYAA FARAHA LAGAGA JAREY QOOMAAR KII XAMAR NALA JOOGEY IYO QOFKA LABA ISLEH MAAHA