FASIRKA RIYAYADA LA NIN SHIEKH AH

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • Halkaan juk sii si riyadaada toos laguugu fasiro adiga keliga
    riyofasir1.blo...
    AMA Facebook PAGE
    / %d8%aa%d9%81%d8%b3%d9%...

ความคิดเห็น • 129

  • @najaxc.qaadir124
    @najaxc.qaadir124 ปีที่แล้ว +6

    Sheekh mustafe 3jeer ayaan ku riyoodey runtii waa sheekh aan aad ujeclahay

    • @munahaybe6749
      @munahaybe6749 22 วันที่ผ่านมา

      Ana caawan walaahi ku riyooday

  • @xabiibacabdi7787
    @xabiibacabdi7787 3 ปีที่แล้ว +7

    Allah u masli ala muxamed😍😍 blz Ku sali na big a scw

  • @umucabdikhadar5069
    @umucabdikhadar5069 4 ปีที่แล้ว +22

    Asc sheikh WAxaa ii fasirtaa riyada lugu riyodo Nabi muxamed scw dhawr jeer waji giisa MA arkin lkn waxan kuriyooday ayadoo lugu salinayo iyo Maga ciisa o lahadalhayo dhawr jeer in nabiga scw lugu riyodo iifasir sheikh

    • @soultanalharby6357
      @soultanalharby6357 ปีที่แล้ว +1

      السلام عليكم ورحمة الله وبركة

    • @soultanalharby6357
      @soultanalharby6357 ปีที่แล้ว +2

      Sheeq waxan kuriyoday sheeq xuseen ali jabuti dhowr mar ee ifisir alaah hakufidiye

    • @dhooldheyman
      @dhooldheyman ปีที่แล้ว

      @@soultanalharby6357 sem wllhi aniga xataa wan ku riyoday sheeq xusen cali jabouti

    • @AsadAsadMohamed
      @AsadAsadMohamed ปีที่แล้ว

      @@soultanalharby6357 siddo kale sxp markii laguu fasiro Ila soo wadaag

  • @MahadBalooley
    @MahadBalooley 9 หลายเดือนก่อน

    Jawaab ayaan kaa sugayaa sheekhoow allaah ha ku barakeeyo.

  • @MRLARRY829
    @MRLARRY829 หลายเดือนก่อน +1

    Jisakaalahu qeer walal

  • @naimaabdirahmanmacow7625
    @naimaabdirahmanmacow7625 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah alah ku xafido maa ajmalu karam 👍

  • @MulkiMukhtar-o6f
    @MulkiMukhtar-o6f 23 วันที่ผ่านมา

    Sheikh yasir Al dosari and sheikh Xasan Ali jabuti ❤

  • @salmamohamuud8871
    @salmamohamuud8871 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh Caan ah anoo iguursaday ku riyooday anagoo islajoogno qof soo wacaayo suaalo diin ah oo weediinaa

  • @xalwanur2408
    @xalwanur2408 2 ปีที่แล้ว +3

    Anak waan kuriyooday sheikh Mustafa

    • @rayxcxxcx
      @rayxcxxcx 2 ปีที่แล้ว

      Aniga xita wan ku royoday cunto na wan siyay

  • @MariyaXusen-n6p
    @MariyaXusen-n6p 5 หลายเดือนก่อน

    Sheekh waan riyooday sheekhoow nabarkaaga ii soo qor wallaal

  • @tiimaafilsan7833
    @tiimaafilsan7833 ปีที่แล้ว +1

    wlhi wan kuriyooday shiqaan shiq mustafa oo an dhahaayo telkada isii wana kujeclahay sinaxariis ah asigana an ila hadleeynin wlhi wan arkay wana jeclahay rabi ha naku kulmiyo janada insha allah

  • @caashocilmi7573
    @caashocilmi7573 หลายเดือนก่อน

    Maasha Allaah

  • @khadramaxamed9070
    @khadramaxamed9070 3 ปีที่แล้ว

    masha Allah sheekh musfate xaji ismaciil xafiduhu Allah

  • @mokbanobano8808
    @mokbanobano8808 3 หลายเดือนก่อน

    Asc sheeq jizakalaah kheer
    Waxaa cod sanaya in aadan xaga dumarka u badan fazirka riyada ee aada raga ama wiilashana fazirkooda aad wanaajiza mahadsanid

  • @halima8098
    @halima8098 ปีที่แล้ว +1

    Shekh Asc fadlan hadey kuso garto iiso jawab.Waxan
    Kuriyoday sh Abdrshd sufi oo guriga iga waday oona sitay gawari sida v8 prado range Rover gawari qali igu qaday oo xaflad murad dini ah igayay dadka deganka yabanayen hormarka lamafilanka an garey . Midakale shekh waxan tujiyay bishi hada ee ramadan 15 ee hore tarawihda Quranka karimka ah

  • @Xanaanmaxamedaxmed
    @Xanaanmaxamedaxmed 5 หลายเดือนก่อน

    Shiiq, adiguna illaahay hakuxafido

  • @XamzeXuseen-we5qh
    @XamzeXuseen-we5qh 4 หลายเดือนก่อน

    Walaal riyo ayaan ku riyooday nabarkaaga isii

  • @craxmaanShacab
    @craxmaanShacab 10 วันที่ผ่านมา

    Wll qaali waxaan ku riyoow day anoo dhun kanaya culumo aan garanayo aad aan ugu mir qaansanaa wajigana ka dhun kahayaya bal sheeg waxaana ahay nin dhalin yara aha ii soo sheeg si dag daga in sh alhشكرا للك يا اخي

  • @IfraaxCabdi-o1m
    @IfraaxCabdi-o1m 3 หลายเดือนก่อน

    Waxan ku riyoday shiq cali jabuuti anigana waxan gacanta ku heeyey ged cagaaran kadib waxan dhahay maxa waye gedkan wuxu dhahy wa ged sal ween be wax kale ima dhihin iso jawab walal

  • @haashimali6991
    @haashimali6991 ปีที่แล้ว

    Asc walaal hadii eedadaada ay kuriyooto adigoo shaikh ah dad bandana wacdinayo fasirkeeda ii soo sheek walaal qaali alaaha Raxmaanka ah haku xifdiyo

  • @AbdirahmanomarHassan
    @AbdirahmanomarHassan 4 หลายเดือนก่อน

    shekh waxan kusu alla ya anigo jifa aya. hurdada dhirbaxo layga kicikak wixi idhirbaxayna wan wayay

  • @Quruxleyda-k9u
    @Quruxleyda-k9u 3 หลายเดือนก่อน +1

    Shiikhow 3dax riyo ayaan kuriyoday waxeyna kalayihiin mida 1aad wxan ku riyooday hooyadey oo aniga ibahdileyso oona saaid igu xanaqsan anigana ay igu dhaheso waxfaa iida ah malihid aqlibartiisna gukuma aalo waliba ayado igaraci rabto ayaan aniga iskudoobay hooyadey waxna ku dhahay hooyo wakubaryaa iskakey

    • @Quruxleyda-k9u
      @Quruxleyda-k9u 3 หลายเดือนก่อน +1

      Caafi aniga lacalla hadii aankatago

    • @Quruxleyda-k9u
      @Quruxleyda-k9u 3 หลายเดือนก่อน +1

      Adiga intekalo adayaa wan kujeclahey hooyo ayan kudhahay intas kadib wan kukor ooyay 😢 mida2aad waxa wayay anigoo mel bush ah jogo waliba bushkena ankujiro kadib waxan arkay mas oo cadan ah waliba buuran asago wax cunaaya an arkay markii aan damco inaan ordo culeys aya ikorayo kadibna xayga ayuu soaday asigoorabo ino iqaniino aniga gadal ayan usikanayay kadib. woigu soboday markas wan. isku sonaxay sidii ayan ogu sokacay hordada riyada 3aad waxeytahay wiilal dhalanyaro ah ixumenayen waliba sixun ayey iiladhaqmen igaga soojawaba wey iwareri yeen

  • @deeqoabdiwali3562
    @deeqoabdiwali3562 8 หลายเดือนก่อน

    Walalo waxan kuriyood shiq cabdirisaaq xashi anago isla jogno waliba isku faraxsan ilmo xitaa nojogaan Pelles iga sojawaab

  • @saarpyalmas8392
    @saarpyalmas8392 ปีที่แล้ว

    Asc wllo waxan ku nolohay dalka jabuuti waxan ku riyoday ano la kulmay Dr zakir naik oo dhaar cad wato oo iftin kabaxayo iyo dadkale oo badan oo muslimin ah oo Dr zakir ugu leyahay wadada anba jidkas ayan mareyna ee ii naaken please bal ii fasiir thnks akhi fii laah

  • @dhoodimeernews2011
    @dhoodimeernews2011 ปีที่แล้ว

    Sheekhow waxaan ku riyoodey aniga oo qof aanan arkeynin laakiin hadalkiisa maqlahaya ku lee yahay dheh oo ku celceli yaa raxmaan yaa raxmaan????

  • @ruqiyoxasan930
    @ruqiyoxasan930 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah aniga waxaan ku riyodey aniga iyo shiig mustafa iyo shiig raage wado is la socono oo wada shekeysaneyno oo aad u faraxsan

  • @NasteexoAhmed-mi6mi
    @NasteexoAhmed-mi6mi 6 หลายเดือนก่อน

    😢😢waxn ku riyoody shiikh mustfe iyo shiikh xuseen cali jabuti oo aan wax LA cunayo

  • @MariyaXusen-n6p
    @MariyaXusen-n6p 5 หลายเดือนก่อน

    Sheekhoow nabarkaada ii soo sheeg

  • @AminaJele
    @AminaJele 9 หลายเดือนก่อน

    Allxamdulilah kheyr ayanku riyoday

  • @ifrahabdirahman8194
    @ifrahabdirahman8194 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc waxan kuriyoday sheikh mufti Ismail menk oooo farxsan islamrkana quraan ilmo baraayo wunna ilahdlay kaalay ilaabar quraanka ayuu iguyirii isofasir walal fadlaan ❤️

    • @wardamohamed166
      @wardamohamed166 ปีที่แล้ว

      Ani xita wll wan ku riyoday isago faraxsan oo intu iyimid lugahygo kulul igu leh mxa ku hely oo an so cabsi leh ugu leyhy ruqyatu sharcia ayan u bahanhy oo igu leeyahy haa wa runta wxn so ka Kacy lugaha iyo gacmaha oo xoog ii gubanya wll bal sheikha ino macne ku dheh pls wa I muhim

  • @hibocilmi4693
    @hibocilmi4693 ปีที่แล้ว

    Asc gabadh ayaan sheekh waxaan ku riyooday sheekh Mustafa isago masjid iga soon racy gabadh sowjad ah waan ahay isoo Fasira

  • @farhiyaosman8828
    @farhiyaosman8828 ปีที่แล้ว +1

    Aniga shaikh mohamed abdi umal oo faraxsan baan ku riyooday

  • @samirasa8523
    @samirasa8523 2 ปีที่แล้ว +2

    Sheikh waxaan ku riyoode nin daaci oo guur isoo bandhigtay mana lii qabo isoo fasir sheikh ❤️

    • @fasirkariyooyinka
      @fasirkariyooyinka  2 ปีที่แล้ว +2

      Waan Kuuso Jawaabney daawo MUQAALKA Ugu danbeeya EE Live Ka ahaawll

  • @MahadBalooley
    @MahadBalooley 9 หลายเดือนก่อน

    Magacageygu waa mahad cabdulqaadir daahir.

  • @bushro4474
    @bushro4474 ปีที่แล้ว

    Wll waxaan kuyirooday sh.mustafae oo kufaya. Haddana isla markii kaca .please iso safir😢

  • @blessedphahima3781
    @blessedphahima3781 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc wll plzzzzzzz isofasir ano quran aqrinayo akuriyoday oo hinqadinayo ifasir wakubarya ilahay dartis kujeclahay wll

  • @XamdiIsmaaciil-j2e
    @XamdiIsmaaciil-j2e หลายเดือนก่อน

    Asc wll waxaad rebey inaad riyo ii fasirto ee xageen kaala soo xariiro

  • @dhooldheyman
    @dhooldheyman ปีที่แล้ว

    Asc wll marka hore aad ayaa u mahsantahy marka xigta wll waxan ahay gabar mahersan ama la qawo lkn an wali guri galin waxan ku riyooday sheeq xusen cali jabouti o wacdinaayo anaa an wacdigiisa la oynayo marku wacdiga dhameyaay u baxayna aad murugonaya on layahay sheeqa muxu u baxaya mu joogo waxa laygu le yahy sheqa wuu so noqonaya qof aya la jira asaga o u qidmeynayo waxan le yahy sheqa qof u qidmaynayo hada ahan lahayd gabar iga yar o wllshy ayaa u wacaya sheqa anigana wan ka mesyraya o xagayga mawa so firinaayo plz wll iga so jwb qer alle ku siiye🙏🙏🥺🥺

  • @ZainabDuale
    @ZainabDuale 8 หลายเดือนก่อน

    Asc waa ah gabar la qabo sheikh ayantan wxa la imaaday soon farabafan iyo quran akhris wxa niyastay goortay ahaataba inaa kucafinadi doono, marka salada subax kadib wxa kuriyoday sheikh caan ah anigo xiisad cashar ah lawaadaga marka aya gabar sxbtay ah tusinaya ala fiiri sheikh aya class nala dhiganaya.

  • @khadigiamohamud9938
    @khadigiamohamud9938 ปีที่แล้ว

    Walal asc adii dhaman intaa ku xiraan iyo eheljada ,
    Wax riyo ku arkay shiikh caan ah oo aan shuminaayo qortiisa saa carafna ka soo baxeeyso ku celceliyay, wax isleyahay see wax ka yihiin dambi waye, Asagana ma didaana shumiska , lagna wa uu isiiyay qemaha dhantay 150 ahayd leyahay gabdha isugu yeer ee haa wacdiyaano , gabarta qaska ah sii ayuu ii leyahay. Shuraan qeer ku fasiir, shumiska carafta ku farxay shiikh wa faraxsaana

  • @ramrun1910
    @ramrun1910 2 ปีที่แล้ว

    Shekh waxaad iifasirtaa habenkan ugu cibado badanahay waxaan kuriyodaa anoo qaybinaya ama kortaagan hilib maxad kumicnen lahed

  • @ziizo-boyofficial2312
    @ziizo-boyofficial2312 ปีที่แล้ว

    waxaan ku riyooday sheekh mustafe hapeen dhaweyd isagoo aad moodo inuu iliidayo ilamanuu hadlin gidaar aan agjoogay ayuu sidaa cidida ugu xogay uuna dalooshamay gidaarkii adkaa wllahi waan kuwareray ee ifsir pleas

  • @aaminomohamed8037
    @aaminomohamed8037 3 ปีที่แล้ว

    Gabdha groobta wad kudartay Mana adan shegin hdey aragto shiikh plz nosheg hdey argto nin shiikh oo can ah ooo iiduceynaya????

  • @ainamadam8314
    @ainamadam8314 2 ปีที่แล้ว

    Sheekh waxan ku riyoode anoo sheekh xuseen lakulamay oo salamay ifasir plz

  • @Ladanjaamac7649
    @Ladanjaamac7649 ปีที่แล้ว

    Ascwrwb sheikh waxaan kuriyoodey sheikh umal anigoo lahadlaya oo waliba uduceynaya inuu ilaahay caafiyo xanuunka

  • @anababdi8631
    @anababdi8631 ปีที่แล้ว

    Wanxan kuriyodhay shekh sudeyss

  • @abdihasan7090
    @abdihasan7090 3 ปีที่แล้ว +1

    Riyada adigoo dariiq kutu kanaya sh.iigasoo Jawad

  • @ayaanmohamet6678
    @ayaanmohamet6678 2 ปีที่แล้ว

    Wlhy waxan ku riyooday sheekh mustafe oo i dhinac soco da

  • @mansaneboukoul3147
    @mansaneboukoul3147 2 ปีที่แล้ว

    Iyo sheikh xussan cali djboiti

  • @farhiowarsame8652
    @farhiowarsame8652 ปีที่แล้ว

    Shukran

  • @xamdimoha8876
    @xamdimoha8876 ปีที่แล้ว

    Asc sheekh waxn ku riyoday sheekh cali suufi iyo sheekh xuseen jabuuti oo aan meel wada fadhino marka sheekh suufi ayaa buug ii dhibay kadib wuxuu i dhibay buug ay ku qoran yihiin wada qisooyin an waan ka qatay waxn dhahy ala sheekha waa sheekh cilmi badan oo qosoyinka carabta ayuu inoo soo fasiray marka isoo fasir sheekh ilhy abaalkaga jano haka dhigo

  • @zemzemmuhumed6390
    @zemzemmuhumed6390 3 ปีที่แล้ว

    Asc sheekh Wxn Ku riyodey markan tukadey saladii subax saka kadib anigo wada baldii burah marka wn socdey wadad qofba badha iga dadiyey kadib bn ku idhi mxd iga dadisey wxy igu tidhi ma arkeyna eega rali noqo kadib bn qof folanay oo bn Ku beydhey markan so labtey baldigii anaa meshi u gaga tagey bn kuso labtey burkii oo laga rogey oo wxyare lagu reebey oo hadan la qoyeey waxa ku dhax jira bac kujiro qashin iyo tiimo markan idhi yaa ka shugey baa laygu dhahey ha taban wa siixir eh wxn idhi wn weyso qaba marka by 3kurey Oo DA.ad melah 10jir marka wx socodey wil kaleh isna 10jir un ah marka by udhawqen wxy ku dhehen wey weysa qabata geed Kara haysto ilaa ad sotabsiso haa kaso hadhin sheekh khayer Allah kusiye i fasiil riyada

  • @Xanaanmaxamedaxmed
    @Xanaanmaxamedaxmed 5 หลายเดือนก่อน

    Aamiin

  • @zakariyeqeys1153
    @zakariyeqeys1153 2 ปีที่แล้ว

    Asc shiiq waxa ifasirtaa anoo ku riyooday shiiq caan ah oo jinka bixiyo iyado lii dahaayo shiiqaas alaabtaas u haay

  • @amalabdullahi8949
    @amalabdullahi8949 4 ปีที่แล้ว

    Asalamu Caleykum wll waxan idin soo weydiiyey anigoo sheekh cabdrashiid sh cali suufi quran oga baxaayo iimana isoo jawaabin

  • @dhoodimeernews2011
    @dhoodimeernews2011 ปีที่แล้ว

    Riyada ayadoo qof aaden arkeyn ku leeyahay alri yaa Raxmaan yaa raxmaan maxey tahay ama noqon kartaa
    Maxey ka dhigen tahay riyada ina adeertaa oo dhimatey adiga oo u galmoon haya?

  • @حمدعبدالرحمن-خ7ك
    @حمدعبدالرحمن-خ7ك 4 ปีที่แล้ว

    Aniga waxaan ku riyooday sheikh abuu Bakar Mohamed waliba subax ban ku riyooday

  • @Goadmaanka
    @Goadmaanka 22 วันที่ผ่านมา

    ani wx ku riyoday ayeyadey dhimatay arkay qabriga bas igu geyay plz i fasita 😢

  • @cadniinnimcaan9034
    @cadniinnimcaan9034 4 ปีที่แล้ว

    Wll waxan kuriyoodey anigo macalinkayga jamacada islaamniya o ayada quraanka ushegayo wll bal issoobfasira

  • @qalanjosiman481
    @qalanjosiman481 28 วันที่ผ่านมา

    Macalinkyga dugsiga ku riyoday wllo.

  • @csaaqabuukarcumar2774
    @csaaqabuukarcumar2774 2 ปีที่แล้ว

    Asc magaceygu waa c/risaaq
    Waxan ku riyoday shiiq umul asigo iga bat badinayo bahal biyo ku dhex jiro

  • @MahadBalooley
    @MahadBalooley 9 หลายเดือนก่อน

    Waxaan ku riyooday sheekhoow anigoo la socda sheekh mustafa xaaji ismaaciil haaruun aniga iyo sheekha iyo qof kale laakiin qofkaa aad uma xasuusto laakiin wuu nala socday saddex ayaan ahayn maxaa lagu fasirayaa.

  • @khadijaahmed3140
    @khadijaahmed3140 3 ปีที่แล้ว

    wll waxaan ku riyooday xalay culumo badan meshena waxay eheed meel wada cad oo qurux badan culumada joogtana kuti ay wada xiranyihin dhar cad madaxana u wada dooban labo nin oo da’ah oo garkooda dheer oo cadna ayaa i ag taagan waxay ii sheegayan oo meel fog ah marna madaxay ii luxaan wlhi mana fahmi karin riyo aan ku wareray ayay eheed waxaan jeclaan laha inaa fahmo fasirkeeda wllo

  • @kawtharuae619
    @kawtharuae619 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @faraxhoodo6897
    @faraxhoodo6897 3 ปีที่แล้ว

    Shekh dirir baan Kuriyooday

  • @hanitaiman6549
    @hanitaiman6549 4 ปีที่แล้ว

    Asc wll Waxan kuriyoday sheekh korsi dahab kufadhiyo korsigana uu yaalo dhinaca qiblada shiiqa wajigisa ma arkin lkn waxan arkay garkiisa wuxuna watay qamiis cad wuuna faraxsanaa wuuna iishekynayay markuu tagaayayna wuxuu igu yiri umada maslimka salaan iiga gaadhsii marka waxan doonaya in la,iifisiro riyadaas mahdsnid

  • @asiyaomer1786
    @asiyaomer1786 4 ปีที่แล้ว

    Asc wll wxn ku riyooday aniga oo aroos kaygu ka dhacayo meel mudarasad u dhawo laymana guursan caadi ahan

  • @mansaneboukoul3147
    @mansaneboukoul3147 2 ปีที่แล้ว

    Wan ku riyoda sheikh umal iyo kiniyawe

  • @ابومسكالمعلمي
    @ابومسكالمعلمي 2 ปีที่แล้ว

    Wll wahan kuriyode sheq umal onag sheqad ah iskubadale

  • @najmashiikh6720
    @najmashiikh6720 4 ปีที่แล้ว

    Shekho Waxan ku riyodey ano mamo aan aqano tinteda oo adag oo qof cirowey oo cilan lamariyey cml ah cunayo 😟 waxa kalo ku riyodey 3xewan lidhahayo amano illahey ku dhibay wye hay waxe kala ahayen geel iyo shilinta ariga ku dhagto iyo digag mise ari ma xasusto labadas mid wye inadarey lasaranaye safar qof ah cml

  • @nimcoabdullahi3560
    @nimcoabdullahi3560 2 ปีที่แล้ว +1

    YAA RABI

  • @haashimali6991
    @haashimali6991 ปีที่แล้ว

  • @kaahomukhtaar8965
    @kaahomukhtaar8965 4 ปีที่แล้ว

    Asc walal Waxan kuriyoday carurteyda odulayan

  • @charihaneadil9598
    @charihaneadil9598 3 ปีที่แล้ว

    Asc wall jazakalahubkhayr wallo waxaan ahay gabadh an kursan wali waxan ku nolaahay watanka Djibouti wall waxan riyo ku arkay ano chekh iqabo o ckhekhu u dacwo kasolamay gadib laabo ciyala ayan udhalay urne wan laha ilmihi 3 xad wil iyo gabadhne wan dhalno wan haysanay chekhune hussen ali aya la ika dhikay gadh wayne ulaha mataxane xoka ciro ayu kulaha waka wall iso macne riyada cundone wan ukarinayay

  • @ilwaadsaleban9531
    @ilwaadsaleban9531 4 ปีที่แล้ว

    Asc wll ani waxan ku riyoda aniga oo jooga gobaha sida masajika iyo malcamada oo niman qolka sheekh an ku jiro oo shadada shiikh dadka kale u ga celinayo

  • @suleymaxasannuuriye3957
    @suleymaxasannuuriye3957 2 ปีที่แล้ว

    Shekhi kumaxadarenayo aad aqanin maxa lagufasiiraa

  • @shaqalemuuse3820
    @shaqalemuuse3820 4 ปีที่แล้ว +2

    riyada geel

  • @hafsaahmed2781
    @hafsaahmed2781 3 ปีที่แล้ว

    Waxan Ku riyooday sadex sheekho oo uu sheekh mustafe Ku jiro isaago qoslaya oo farxsan

  • @salmasaciidmaxamud2867
    @salmasaciidmaxamud2867 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi xalay waxan ku riyooday sheikh kenyaawi o I duceeyey kadibna I guursaday

  • @xikmaawi4274
    @xikmaawi4274 ปีที่แล้ว

    Sallaahu calayhi wasalam

  • @mansaneboukoul3147
    @mansaneboukoul3147 2 ปีที่แล้ว

    OO wada faraxsan

  • @randareys8014
    @randareys8014 4 ปีที่แล้ว

    Waxaan ku riyooday wlhi sheikh mustafa wxn joga mogdisho kdib anoo burca baadiyaheeda jooga wada ayan socday waxa ila socday gabar an sxp nahay kadib wiil yar oo sheikhu dhalay ayn nga hor yimid kdib xooga markan soconayna waxan araknay sheikh mustafa salad casar bu u socday kadib bu na weydiyey wiil inu naga hor yimid wan u shegnay oo aan racnay wliba
    Xooga kdibna waxn arkay isagoo xamr jooga oo wliba hoolka jmacadena dowro ku qabanaya aniguna an marks imid kdib ayan dhahay hada lee so arkay sheikhu oo ma jmcda hadana yimid waa farxsanaaa wlhi hadanba kaco waa riyo😥😢

  • @maryanabdulaahi5223
    @maryanabdulaahi5223 3 ปีที่แล้ว

    mashllh

  • @CabdiaxmadCabdiaxmad-oe6ei
    @CabdiaxmadCabdiaxmad-oe6ei ปีที่แล้ว

    Waxan kuriyoday ano cayay diinta

  • @adootiiallah4464
    @adootiiallah4464 ปีที่แล้ว

    Scw scw scw scw

  • @MaanoibraahimxanafiMunacadeey
    @MaanoibraahimxanafiMunacadeey 6 หลายเดือนก่อน

    Waxan ku riyody shiiq xuseen on an hal masjid wada joogno. Hadana aan salamayo ani aan wada faraxsanahy labadeena gabar. An ahy

  • @safiyayasin7946
    @safiyayasin7946 2 ปีที่แล้ว

    waxan ku riyodaysh. mustafa

  • @fartusaid8054
    @fartusaid8054 4 ปีที่แล้ว +3

    Aamiin yaa allaah

  • @ubaxabukar1561
    @ubaxabukar1561 4 ปีที่แล้ว +2

    Away riyada ankasu gayay wll

  • @sadiamohammed6661
    @sadiamohammed6661 2 ปีที่แล้ว

    Waxaan kiriyooday sheekh cabdirashiid cali suufi wuxuuna idardarmay suuratu baqara inaan akhriyo

  • @mariamahussein1
    @mariamahussein1 ปีที่แล้ว

    Ani waxaa ku riyooday sheekh xuseen cali jabuuti oo dhar cad wato anigoo qof caawinaayo ayuu I dhahaa kaalay marka u tago waxuu idhahaaa diinta Maa baratid waad baran kartaaaye iso fasir

  • @ismailkhana9179
    @ismailkhana9179 3 ปีที่แล้ว

    Wcs walaalka

  • @XamdiJaamac-p4t
    @XamdiJaamac-p4t 4 หลายเดือนก่อน

    Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Aaamin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin scwscwscwscwscwscwscw scwscw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @maxamedsiciid4287
    @maxamedsiciid4287 4 ปีที่แล้ว +4

    Wllo allan kugu dhaarshee isheeg numberka WhatsApp aan kala soo xidhiidho isheeg wll0 wllhi dhib ihaysatee😭😭😫

  • @rayaanxaaji4583
    @rayaanxaaji4583 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah jasakalaho kheir

  • @hakimamohamed3329
    @hakimamohamed3329 2 ปีที่แล้ว

    Scw scw scw scw scw scw

  • @suldaangudoomiyahaguud998
    @suldaangudoomiyahaguud998 3 ปีที่แล้ว

    Sheekh numberkaga

  • @Xanaanmaxamedaxmed
    @Xanaanmaxamedaxmed 5 หลายเดือนก่อน

    Ssmiin

  • @csaaqabuukarcumar2774
    @csaaqabuukarcumar2774 2 ปีที่แล้ว

    Waxan rawa fasirkeda

  • @sahroabukar4484
    @sahroabukar4484 2 ปีที่แล้ว

    Asc