Maxay Tahay Sirta Ku Duugan Aragtida Dumar Aad Taqaano Riyada iyo Sirta Ku jirta Riyadaan?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 พ.ค. 2021
  • Join this channel to get access to perks:
    / @fasirkariyooyinka
    Whatsapp:Uga Fasiro Riyadaada
    wa.me/message/5O5FQXPKOYVJJ1
    Group WhatsApp: La waddaag Akhyaaarta kale si ay kaaga Caawiyaan Fasirka Riyada
    chat.whatsapp.com/HpvuGGQZR5C...
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 38

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 3 ปีที่แล้ว +18

    Walalayal waxan ah abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin subscribed walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalayal aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @aminamohamed8312
    @aminamohamed8312 3 ปีที่แล้ว +4

    Scw scw scw masha Allah tabarakallah jazakallah qaiyr aragada iyo codkadabo lagufarax mahadsanid

  • @adontiiallaaahali1420
    @adontiiallaaahali1420 3 ปีที่แล้ว +4

    اللهم صلى وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

  • @naimaabdirahmanmacow7625
    @naimaabdirahmanmacow7625 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah shukran aqii alah kaa abaal mariyo yaa aqii shukran alah ku xafido yaa aqii ciid saciid 🥰😍💚💚💚🌷🌷🌷🌷🌷⚘⚘⚘⚘⚘💚💚💚💚💚💚💚👍👍👍👍👍👍

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 3 ปีที่แล้ว +5

    Walalayal igu wada sacida o ii wada saara SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalayal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @user-lp8po2yb4t
    @user-lp8po2yb4t 7 หลายเดือนก่อน

    Jazakalah

  • @hayatmuze4139
    @hayatmuze4139 3 ปีที่แล้ว +1

    MAANSHA ALLAAH SHEEQ AXMED ILAAHAY HAKA AJAR SIYO IGA SOJAWAB RIYOYIN KAAN GABAR AAN DHALAY OANLA QABIN O MAS MAdow cunaysa si aan baqasho lahayn degdeg iguso jawaab qayr alaha kusiiyo awalma riyoyinbadan ayadan igaso jawaabin

  • @adontiiallaaahali1420
    @adontiiallaaahali1420 3 ปีที่แล้ว +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته شيخنا شكرا لك

  • @wanaagabadso903
    @wanaagabadso903 2 ปีที่แล้ว +2

    Salalaahu ❤️calayhi ✨🍒🌿🥀wasallam💚🍒🌴✨

  • @ijaabomahamed2284
    @ijaabomahamed2284 3 ปีที่แล้ว +1

    Jasakallaahu kheyran

  • @aminahirsi4050
    @aminahirsi4050 3 ปีที่แล้ว +1

    maansha alaah

  • @cakoodhanaf5166
    @cakoodhanaf5166 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @faatuushfaraxsan1212
    @faatuushfaraxsan1212 3 ปีที่แล้ว

    Ciid mubarak

  • @safiyogeedi1066
    @safiyogeedi1066 3 ปีที่แล้ว +1

    Scw scw scw

  • @ashaahmed1639
    @ashaahmed1639 3 ปีที่แล้ว +1

    asc ustaad wad mahsanthy wan dawadaa clibyada oodhan en ustadii qof dumar ah oo walid ku mudan yhy hada isdagaashan maxey lamicno thy mahdsanid

  • @mohamednoorsucad5511
    @mohamednoorsucad5511 ปีที่แล้ว

    Scw

  • @sumayaahmed3516
    @sumayaahmed3516 3 ปีที่แล้ว +1

    Wllqaali waxnkuriyoday gabadh iyo hooyaded osixun isoo egaya Wana jargeyga ingeygana lasexanayo e wll isofasir

  • @iskufilan9422
    @iskufilan9422 2 ปีที่แล้ว +1

    Walal wxn ku riyoday gabar an aqano o 5 farod afka hore ka jareyso aniga qolkeyga jifka sarirta hostet wxa ku jira 3 digsi mid waxa ku jira soor midna maraqa hilibka kan sadaxadna ma arkin koma dinka wxa igu jiro macmac xalwo iyo lado los sisin iyo buskud waxan sinaya gabadho kale o an aqano o an dhahayo wa ciid anga maxa wayay fasirked

  • @naimaabdirahmanmacow7625
    @naimaabdirahmanmacow7625 3 ปีที่แล้ว +2

    Scw scw scw scw scw scw scw 😍❤❤😍❤❤😍❤❤😍❤❤😍❤❤😍😍❤❤😍❤❤😍❤❤🕌🕌🕌🕌🕌❤❤❤📿📿📿📿📿📿📿❤❤❤

  • @marwohassan2866
    @marwohassan2866 9 หลายเดือนก่อน

    Xalay riyo waxan ku arkay inan hadal an awoodin yacni an hadli karin weliiba ano dad dhex joggo ay hoyaday ugu horeyso iyo dad kalleh marka an hooyaday an la dodayo

  • @marwohassan2866
    @marwohassan2866 9 หลายเดือนก่อน

    Asc akhi channelkada ani wan ku xiranahay riya walba an ku riyado channelkan an ka fasirta alhamdulillah wlhi wax walba allah darti markan uga tagay haday tahay dunub ama macaasi marka allah an digrigiisa lasimay markaste kolba riyo an arka haday tahay dignin iyo bishaaro

  • @happyladan4248
    @happyladan4248 3 ปีที่แล้ว

    Wll aniga dhibta ii haysata waa riyooyin kasoo aana marksata raafadsanahay hadan qaar ehlkayga kamidi aay ku farxan marna ay qoslaan wlll plz plz hadi aad argto ooaad fahnato fadalan iiga soo jawaab alha ina abuuran kugudhariyaay

  • @adootiiallah4464
    @adootiiallah4464 ปีที่แล้ว

    Scw scw scw scw scw🥰🥰🥰🥰

  • @faatuushfaraxsan1212
    @faatuushfaraxsan1212 3 ปีที่แล้ว

    Scw scw scw scw scw scw

  • @safiyayasin7946
    @safiyayasin7946 10 หลายเดือนก่อน

    Waxan ku riyoday 2gabdhdod oo wll iyo hoyadod meel xaflad ah wada joogno.oo faraxsan

  • @Uknownw
    @Uknownw ปีที่แล้ว

    Waxan ku riyoday ano modelka quruxda ka qaybgalay aniga labo dumar okale ok aad ugu sito quruxda anigu

  • @user-lp8po2yb4t
    @user-lp8po2yb4t 7 หลายเดือนก่อน

    Wahan kuriyodi anigo aad uquruh badana oo laba geber oon kasa quruh deyda layabayihin oon aad iyo aa ugader oon banan haqa hadana

  • @rihaamhasan2539
    @rihaamhasan2539 3 ปีที่แล้ว +1

    ciid wangsan waxan kuriday dhulka falastin joga salaad cabsina ladukanayo aabo iyo lawadisa wiil imam buu ii ahaa rakcada,kowad weyficneed mida lawaad sajuudeeda dhulka wajiga madhigin balse wan sajuudnay hadana salaada ayuu qalday wuuna baqayay atixayadka ayuu kaboday balse aniga wey ii saxneed salaada ayuu kabaxay asaga iyo hal wiil anigaa iyo wilka kale wandhimestirnay saladana waxan ku aqrinayay ikhlas iyo fatixada oday carabi ayuu kuhadlaa anigana ma aqon arabiga waxanradiyay turjimaan carabi yaqano si aan u cawiyo ciyaalkiisa dharciidna uga soo iibiyo balse wuu iga diiday

  • @ridwancadey7366
    @ridwancadey7366 3 ปีที่แล้ว +2

    Wll anigo gabar ah ayan ku riyooday anigoo rag ixoogen oon uur yeeshay oon uurki wiil ku dhalay oon wiilkaygi caynayo wecel waye an leeyahay wllo ii fasir plz🙏

  • @kaltumaadennoor5001
    @kaltumaadennoor5001 3 ปีที่แล้ว +1

    Scw scw scw scw ❤❤❤❤❤

  • @FarahAbdiMohammed
    @FarahAbdiMohammed 6 วันที่ผ่านมา

    Waxsn waxba kamafahmin

  • @sihaamlaki8761
    @sihaamlaki8761 3 ปีที่แล้ว

    Waxankuriyooday saaxiibaday aruuskeeday

  • @zeynabalihaji6220
    @zeynabalihaji6220 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc wlal noso fasir riyada turubka wan raadiyay wan wayay wacan ahay hooyo halwil heysatay an laqabin lkn wax baratay

  • @Maddy_lol4
    @Maddy_lol4 3 ปีที่แล้ว +1

    Soodhawaaw Eboow cade

  • @user-fq9bk7fk6k
    @user-fq9bk7fk6k 5 หลายเดือนก่อน

    Scwscwscwscwscw❤❤❤❤❤❤