warbixin kooban iyo iskacafin

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 52

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 18 วันที่ผ่านมา +2

    Allah hawnaxaristo kuligood amiin amiin cafiska waa wax wanaagsan jazakallah

  • @asamadhassan1419
    @asamadhassan1419 19 วันที่ผ่านมา +3

    Masha allah sheekh jazakalah
    Hadii tarikjda qofku wixi uu la kulmo samaan & xuman intaba la qori lahaa jiilalka dambe ba ka faideysan lahaa oo ay wax u tari lahayd lqguna quus qadan lahaa sida safwrkan tahriibta ee sh mustaf canod uu galey oo kale oo uu nala wadaagey ogadana cibaro qadasho badan oo anan la soo kobi karin ba ku jirta, somaliduna waa dad nooc yo badan iskugu jira oo qabyaladu qqarna meel joose oo xun ay u joogto qaarna aysan waxbq ka soo qaadin oo u qaata "qadar rabi oo ahayd wax qoran" wase aduunyoo loo kala tagey oo ninba meel la fuushaye oo waxana guul laga garina waa xaqiiq in uusan jirin oo dhaman intii dhibatada ka shaqeysey siyasi& kabo qabil& dhalinyaro la hogeyey ba nina guul ku gaari waa oo xaalku waa adiga & joygaga & tuuladaddii oo aysan cidina kugu soo hoyaneyn kunq soo mareyn kuna soo martineyn, hadaba biliadam beynu nahaye malaga yaba in ay caqliga tuujino oo wax iska weydino xaladan tiiha ah oo aynu iska dhex dabalaneyno oo sidi dad walan iska daba ka wareegaya, alow umadena soo hadiyee oo jidka tosan kuu du, aamin ya rabi
    Mar labad sh mustaf canod jazakalah
    Aleylehe waa qiso muhiim ah oo aad u soo gudbisey si hagrasho la'aan ah oo cafimad ku jiro alaha ajar ka siiyo, waxanse kugu boorin alaha alaha kugu sugee buug tarikhda gala oo jilalka dambe anfaca in aad u reebto oo aad buugaas qorto alaha ku fududeyo alow aamiin

  • @CabeyCade-nd2sf
    @CabeyCade-nd2sf 21 วันที่ผ่านมา +3

    Sh mustafa cali canood oo kamid ah culimada. Lagu kalson yahay sh horusoco jazakalaahu qheyr❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Sharmarke611
    @Sharmarke611 20 วันที่ผ่านมา +6

    Allahu Akbar, Aduunyo wataas waxaa Cajiib ah Dadkii 35 Sano ka hor iney ku dilaan isku baheeystey eey maanta dhamaantood dhinteen ooy tageen halkii eey adiga kula rabeen, Adiigana aad nooshahey oo weliba Caafimaad qabto, waa imtixaamka aduunyada, Sheekh Allaha ku Xifdiyo ...

  • @lwajidi_channel
    @lwajidi_channel 21 วันที่ผ่านมา +4

    Masha Allah Cafisku waa sifaadka Ambiyada Jazaaaka allahu Kheyr shekhiiiiii

  • @ahmedsaeed8860
    @ahmedsaeed8860 20 วันที่ผ่านมา +3

    Ciddaan sheekha gobonimada iyo geesinimada ku jeclahy runta ilaaha jecele waan u qiriya anigoo aan geelkena isla daaqin

  • @abshirgeelle9228
    @abshirgeelle9228 21 วันที่ผ่านมา +6

    Subxaanalaah war dadoow dulmiga iska ilaaliya adduun waa kaa banyareeye iyo asxaabtiisa ay ka galbadeen ciribtaada iyo cagtaada meesha dhigeeysana wey qorantahy ee meel kasto alle cabsidiisa aan ku xusuusnaano.
    thanks.

  • @LuqmaanMaxamed-h7e
    @LuqmaanMaxamed-h7e 21 วันที่ผ่านมา +3

    Sheikh Mustafa Cali caanood xafidahullaah ilaahay Haku siiyo kheyr ❤❤❤

  • @aminacabdi3913
    @aminacabdi3913 21 วันที่ผ่านมา +2

    Alle ha ku xifdiyo sheequnaa

  • @ibrahimbare4162
    @ibrahimbare4162 20 วันที่ผ่านมา +2

    Aamin

  • @nimodiriye6260
    @nimodiriye6260 19 วันที่ผ่านมา

    Cismaan waanoolyahay laascaanood buu joogaa

  • @cabdilaahiiidle6454
    @cabdilaahiiidle6454 19 วันที่ผ่านมา

    Aduunyadu waa taas.
    Dadku way wada dhimanayaan Alle haw naxariisto.

  • @xamdamaxamed7750
    @xamdamaxamed7750 20 วันที่ผ่านมา +2

    Allaha ku xafido walalkay mustafe aad baa kuu taa geeraa xi taa dad ku waxay igu dhaah daan maxaad culimada kale ba udhegay san wayday siibamar kaad shir kiga la dagaal lan san tahay iyo mar kas ta ha dii la he laayo culimo badan oosidaada ah way fiic naanlahayd

  • @LuqmaanMaxamed-h7e
    @LuqmaanMaxamed-h7e 21 วันที่ผ่านมา +2

    Subxaanallaah waleh aakhiro waa loo socodaa😢

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 20 วันที่ผ่านมา +2

    Shiikh waa dad aad taariikh Isla soo marteen wada cafi Una wada ducee. Adigaaba qiray in dadku ayan xumaan isku raacin. Somalida wanaageedu waa in ayan dulmi isku wada raacin.

  • @LuqmaanMaxamed-h7e
    @LuqmaanMaxamed-h7e 21 วันที่ผ่านมา +1

    Aamiin ❤

  • @LuqmaanMaxamed-h7e
    @LuqmaanMaxamed-h7e 21 วันที่ผ่านมา +3

    Ar dulmiga ilaahay ma jecelo

  • @mohagurey2214
    @mohagurey2214 21 วันที่ผ่านมา +2

    Mashallah, ilahay hawada xafida wadada saxda ahna hakutoosiya inta dimatina Alle janada hageya

    • @al_tauhidchannel4526
      @al_tauhidchannel4526  21 วันที่ผ่านมา

      Aamiin ninkii ahlutawxiid ah alaha u naxariisto

    • @mohagurey2214
      @mohagurey2214 21 วันที่ผ่านมา

      @@al_tauhidchannel4526 ilahay macafiya mushrikiinta

  • @IbrahimmaxamedMaxamuud-jv7es
    @IbrahimmaxamedMaxamuud-jv7es 21 วันที่ผ่านมา +2

    Noo soo badi tahriibka

  • @NuroJimcale
    @NuroJimcale 21 วันที่ผ่านมา +1

    Aamin aamin

  • @AbdulkadirMire
    @AbdulkadirMire 21 วันที่ผ่านมา +1

    Aamiin

  • @CabdirisaqAhmed-r6x
    @CabdirisaqAhmed-r6x 21 วันที่ผ่านมา +3

    Sheakh alle hagu sharfo qandala kala socda

  • @mohamedaden8236
    @mohamedaden8236 21 วันที่ผ่านมา +1

    Subhanallah!!! Lakala tag

  • @AftinMursal
    @AftinMursal 21 วันที่ผ่านมา +1

    Mash allah sheikh jazakalahu kheir

  • @TikaTaja-ut9uv
    @TikaTaja-ut9uv 17 วันที่ผ่านมา

    Waa yaab muslininta dhimatay madhahayo allha ha unqxaristo maxa kudiday isheg

  • @maejorrali1684
    @maejorrali1684 21 วันที่ผ่านมา +1

    Shiekh no so badi cawa waba daahdey

  • @user-fn4ub1kc3w
    @user-fn4ub1kc3w 18 วันที่ผ่านมา

    Mustafow inti ku dhibtay way halaagsameen caksi halka kuwi ku cawiyana nolyhiin dabcana alle ibadan cabudayeena reer habaar aakhirana nasiib kumale aduunyana nasiib fiican kumale

  • @omarfarah586
    @omarfarah586 21 วันที่ผ่านมา +2

    Sheekh waa qiso cajiib oo ku soo martay

  • @IbrahimmaxamedMaxamuud-jv7es
    @IbrahimmaxamedMaxamuud-jv7es 21 วันที่ผ่านมา +1

    Mashaalha❤❤❤❤❤❤❤

  • @cllaahixasan1375
    @cllaahixasan1375 21 วันที่ผ่านมา +2

    Sheekh wan kugu taxnahay tahriibka soo badi maxad ucafisay dakaa aan dhegaysta shiikhoo waan caraysnahay mamudna cafis isaaq frm butnlaan

    • @al_tauhidchannel4526
      @al_tauhidchannel4526  21 วันที่ผ่านมา +1

      Cafiska allaah ayaa jecel

    • @zakicadde7093
      @zakicadde7093 12 วันที่ผ่านมา

      Qofka cafiska badan ayaa guuleesta aduun iyo aakhiro
      Ee ilhy hanaga dhigo kuwa cafiska lasaaxipa

  • @omarfarah586
    @omarfarah586 21 วันที่ผ่านมา +2

    Banyareeyana ma dhintay !! Adduun. Aad baan uga xumahay sidii ay Odayaashii Isaaq oo aan ka mid ahi

  • @abdirahmanabdikarim4857
    @abdirahmanabdikarim4857 21 วันที่ผ่านมา +1

    Shiikh adoo mahadsan bal noo soo dadaji

  • @Gaalib-y7l
    @Gaalib-y7l 21 วันที่ผ่านมา +2

    Shiiq Qisada intaas miyaad ku ekeysay mise wali waa socotaa Hadda ruwaanda joognaa 😂😂😂

  • @NuroJimcale
    @NuroJimcale 21 วันที่ผ่านมา

    Masha allaah shiq Wan kuku dixanahay

  • @dhurdebaryare9078
    @dhurdebaryare9078 21 วันที่ผ่านมา +1

    Caawa qeyb 14 ma jirto miyaa.

  • @bornleader1653
    @bornleader1653 21 วันที่ผ่านมา +1

    Walal qaybaha kale noosoogali please

  • @omarfarah586
    @omarfarah586 21 วันที่ผ่านมา +2

    Dad xun ayaa ku helay

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 21 วันที่ผ่านมา +1

    Warhooy soomaaliyeey wax halalaka kalaharo

  • @warkabinjamaAli
    @warkabinjamaAli 21 วันที่ผ่านมา +2

    Sheeq sidee baad dadkadi oolasoxariri jirtay intad kujirtay tahribka

  • @abdullahisiasa7861
    @abdullahisiasa7861 21 วันที่ผ่านมา +1

    Gabdihi banyareya ma nool yihin

  • @cabdiqaadirosman4608
    @cabdiqaadirosman4608 21 วันที่ผ่านมา +1

    Amiiiiin yarabi

  • @AftinMursal
    @AftinMursal 21 วันที่ผ่านมา

    7:17

  • @Husseincartan
    @Husseincartan 17 วันที่ผ่านมา

    Shiikh hada maqaayadan yar waad ka shaqaysataa sow maaha😂

  • @aliyahye2354
    @aliyahye2354 21 วันที่ผ่านมา +1

    .