Koobkaada Shaaha Soo Qaado kaalay aan Sheekaysanee

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 867

  • @KaahiyeKaahiye
    @KaahiyeKaahiye 4 หลายเดือนก่อน +179

    Wax walbo waxa ka macaan qur,aanka kariimka yaa igu raacsan saxibiyal☝️❤️👋

  • @User7654suy
    @User7654suy 4 หลายเดือนก่อน +32

    ﴿قَدِ افتَرَينا عَلَى اللَّهِ كَذِبًا إِن عُدنا فى مِلَّتِكُم بَعدَ إِذ نَجّىٰنَا اللَّهُ مِنها وَما يَكونُ لَنا أَن نَعودَ فيها إِلّا أَن يَشاءَ اللَّهُ رَبُّنا وَسِعَ رَبُّنا كُلَّ شَيءٍ عِلمًا عَلَى اللَّهِ تَوَكَّلنا رَبَّنَا افتَح بَينَنا وَبَينَ قَومِنا بِالحَقِّ وَأَنتَ خَيرُ الفٰتِحينَ﴾ [الأعراف: 89 - 89]

  • @Ismacilxasan-f1k
    @Ismacilxasan-f1k 4 หลายเดือนก่อน +186

    Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡

    • @IHatemumafiq
      @IHatemumafiq 4 หลายเดือนก่อน +1

      Nebiga CSW meel kasto lama keeno hadey run ka tahay keligaa ku sali

    • @SuheybHassanAli
      @SuheybHassanAli 4 หลายเดือนก่อน +2

      Scw❤

    • @jamalamiinadamxaaji
      @jamalamiinadamxaaji 4 หลายเดือนก่อน +2

      Scw scw scw scw ❤❤❤

    • @KhadarCumaan
      @KhadarCumaan 4 หลายเดือนก่อน +1

      Muhammad rasuululah

    • @hussenahmad1663
      @hussenahmad1663 4 หลายเดือนก่อน +1

      Scw

  • @Saabiridriscali
    @Saabiridriscali 4 หลายเดือนก่อน +132

    Kusali Nabi muxamed scw ✍️ ❤️‍🩹 😊😊

  • @bisharkhalif7808
    @bisharkhalif7808 4 หลายเดือนก่อน +40

    Waa barnaamij aad noo anfacaaya inaan kasheekaysano waad mahadsantahay ustaad

  • @marwanmedia
    @marwanmedia 4 หลายเดือนก่อน +118

    Wll Cumar Allaha ku Sharfo Waxaad Tahay Nin bulshada Kaalin ugu Jira Wax badana waan kaa Faa'iday intaan daawadaha ahaa ilaa iyo Haatan oo aan Hayo dhabihi TH-camrnimada .

    • @Abdihakimarji1
      @Abdihakimarji1 4 หลายเดือนก่อน +1

      Caanka youtube ii waran follow isoo dheh❤😅

    • @hassanhussein272
      @hassanhussein272 4 หลายเดือนก่อน +1

      Naa marwooy oo youtube maxaad ka faaiidaysaa dadka caajiska ahbaa youtube irsiq ka da ayee kkkkk

    • @ZakariaDuubweyne
      @ZakariaDuubweyne 4 หลายเดือนก่อน +4

      Ustaadii sidokale adna boos mug leh ayaad noogu jirtaa❤

    • @HipoMed
      @HipoMed 4 หลายเดือนก่อน

      Gg😊

    • @SuhaybAydiid
      @SuhaybAydiid 4 หลายเดือนก่อน +1

      Cumar waa abahii magaciisu waa c/rahman cumar 🎉😊

  • @popular7493
    @popular7493 4 หลายเดือนก่อน +91

    اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 وألف بين قلوبنا 🇸🇴 اللهم احفظ وطني الحبيب الغالي ❤❤❤❤❤

    • @popular7493
      @popular7493 4 หลายเดือนก่อน +4

      ❤❤

    • @UmmuShaadi
      @UmmuShaadi 4 หลายเดือนก่อน +4

      امين❤❤❤

    • @AxmedFaarax-r1w
      @AxmedFaarax-r1w 4 หลายเดือนก่อน +5

      اللهم امين يارب العالمين اللهم حفظ في أهل صومال يا مقلب القلوب ثبت قلبي على دينك

    • @seed3966
      @seed3966 4 หลายเดือนก่อน +2

      Aamiin Aamiin Aamiin

    • @AxmedYaasiin-s9g
      @AxmedYaasiin-s9g 4 หลายเดือนก่อน +2

      Aamin amiin

  • @CabdinuuribdiyowBarre
    @CabdinuuribdiyowBarre 4 หลายเดือนก่อน +17

    Alla hakuxifdiyo wll shekh cmr ishar umada waxbadan uhaysa waxa rajeynaya in ad siwadi donto inshaallah

  • @MunaManka-n4y
    @MunaManka-n4y 4 หลายเดือนก่อน +49

    Wallaahi cumarow qalbigaan ka oyayaa markaan arko xaalka waddankayga

    • @aadanbishaar3864
      @aadanbishaar3864 4 หลายเดือนก่อน +3

      Su,aasha aan iswaydiiyo
      Waa maxaan qabankaraa
      Si aan ubadbaadiyo
      Diintayda dalkayga io dadkayga

    • @Boqorbaraxoow
      @Boqorbaraxoow 4 หลายเดือนก่อน +2

      Qabiilka ayaa saas u galey soomali….. iyagaa is dilaayo maalin kasa

    • @aliibraahim4538
      @aliibraahim4538 4 หลายเดือนก่อน +1

      Qabiilka wax ka weyn ayaa jira

    • @aliibraahim4538
      @aliibraahim4538 4 หลายเดือนก่อน +2

      ​@@aadanbishaar3864zxp wllhi anaa wareerey lakin arintaan waxay u baahantahay 1= hufnaan iyo Alle ka cabsi
      2= caqliyad iyo fikir siyaasadeed
      3= cudud iyo awood guud ahaan muslimiinta👀

    • @salmanbashiir1712
      @salmanbashiir1712 4 หลายเดือนก่อน

      Siilka hooyada shabaabkan ogaansha ugu qorantahy hdiiba qof wanaagsan u aragto inuu shabaab yahy klaya majirte waa afara qabiiliste oo darood xun

  • @nimcofaacul2638
    @nimcofaacul2638 4 หลายเดือนก่อน +24

    qofkii ugu horeyay hambalyo nafteyda

  • @Dhacdhacow1
    @Dhacdhacow1 4 หลายเดือนก่อน +5

    Aniga hal med aamin sanahay midaas oh ah inoow ciidan shisheeyo uusan wadankaada dhiiga ushubeeyn sida ku wa udhashtay wadanka. Wlhi Somalia ciidan keeda majiro ciidan ka adag lkn waxa nahaayo Waa maa mul xumo. Mana jiro qof muwaadin somaliyed oo aan ogeeyn taaas.🇸🇴❤

  • @CabdinuuribdiyowBarre
    @CabdinuuribdiyowBarre 4 หลายเดือนก่อน +22

    اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى آله إبراهيم إنك حميد مجيد صلو على الحبيب المصطفى صلى الله عليه وسلم ❤

  • @Warsanmedia0
    @Warsanmedia0 4 หลายเดือนก่อน +14

    Ku sali Xabiibkeena Mohammed scw❤❤❤

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 4 หลายเดือนก่อน

      Sallallaahu Caleeyhi Wasallam.
      Muxammad (Afsoomaali, Afsoomaaliga)

  • @AxmedFaarax-r1w
    @AxmedFaarax-r1w 4 หลายเดือนก่อน +9

    اللهم في أهل صومال يا مقلب القلوب ثبت قلبي على دينك اللهم حفظ في أهل صومال يا رب ❤

  • @SuheybMohamed-z4r
    @SuheybMohamed-z4r 4 หลายเดือนก่อน +18

    Ogaansho. Waa kutaagera walaahi. Lajand😮❤❤

  • @IsseMader
    @IsseMader 4 หลายเดือนก่อน +7

    macalin waanu kufilanahay ETHIOPIAN from tiridhaba 2 second capital city of somalia 🇸🇴

  • @mohammedpalle5934
    @mohammedpalle5934 4 หลายเดือนก่อน +8

    Cumar inshaar walaal qiimo badan oo waxbadan akhriyeey watching from Canada 🇨🇦

  • @BashiirMawliid-h1v
    @BashiirMawliid-h1v 4 หลายเดือนก่อน +25

    Cumar inshaaar waa ninka kali ah ee soomaalida inta waxqabsan raba hadana siii dhiiri galiya
    Ala maxaan kaaa faa iiday walaalkyaw ilaahayaw cimrigaaga dheeree janutul firdawsana ilaa hayaw nagu kulmi ani iyo cumar inshaar ❤Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin yaar rabi❤

    • @salmanbashiir1712
      @salmanbashiir1712 4 หลายเดือนก่อน

      Ana waso asaga iyo adiga hdiiba shabaabkan xasan sheikh naceb aad qof wanaagsan u aragto

    • @ahmedjamac8421
      @ahmedjamac8421 4 หลายเดือนก่อน +2

      @@salmanbashiir1712adigu mesha ma inad xasan shiikh difacda mesha uso gashay waxa laga hadlayo fahan qabyalad yanay ku qadin

  • @AdamOsman97072
    @AdamOsman97072 4 หลายเดือนก่อน +4

    Run sheg wa ceeb sheeg ..i totally agree with you

  • @sundusabdirahman8769
    @sundusabdirahman8769 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wa runtaa ustaad cumar inshaar aad bad xaqiqda uatabatay

  • @Cumar3
    @Cumar3 4 หลายเดือนก่อน +4

    Sh shacraawi iyo sh kashki Bay ahaayeen allaha unaxariisto

  • @SACIIDSAYIDALI
    @SACIIDSAYIDALI 4 หลายเดือนก่อน +4

    ماشاء الله
    الأخ الفاضل المجاهد
    عمر إنشار

  • @شمسالدينإبراهيمآدم
    @شمسالدينإبراهيمآدم 4 หลายเดือนก่อน +9

    Masaari Ama Xabashi Ma,ahaa Cida Ku Dhimanaysa Dagaalka Waa Uun Dad Somali ah

  • @seed3966
    @seed3966 4 หลายเดือนก่อน +2

    صدقتَ يا عبد الله. ما شاء الله

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 4 หลายเดือนก่อน +16

    ﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱🤍

  • @amalkhayre6379
    @amalkhayre6379 4 หลายเดือนก่อน +3

    Inshaa allaah ilahey ha kuleyo somali

  • @نصرى-ل5ع
    @نصرى-ل5ع 4 หลายเดือนก่อน +2

    بارك الله فيك أخي ❤

  • @HAKKARSALKA
    @HAKKARSALKA 4 หลายเดือนก่อน +2

    جزاك الله خيرا

  • @Kaligeed-Amiirad
    @Kaligeed-Amiirad 4 หลายเดือนก่อน +14

    Maanta reer gedo runtaa loo sheegy kgs io jubalnd we waashen wllhi allow hanuuni😢

  • @cabdulahidubad2018
    @cabdulahidubad2018 4 หลายเดือนก่อน +9

    War ma anaa ugu horeeeya maanta ❤

  • @maxamedabuukar6174
    @maxamedabuukar6174 4 หลายเดือนก่อน +2

    بارك الله فيك وجزاك الله خيرا اطول آلله عمرك

  • @MuwaahibMuuse-kl8yy
    @MuwaahibMuuse-kl8yy 4 หลายเดือนก่อน +19

    الصلاة

  • @Nuurdiin1234
    @Nuurdiin1234 4 หลายเดือนก่อน +15

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين💔🇵🇸😢

  • @qaalidqeys135
    @qaalidqeys135 4 หลายเดือนก่อน +2

    Mahadsanid wll Omar Inshar

  • @SomaliMaxamed-w9g
    @SomaliMaxamed-w9g 4 หลายเดือนก่อน +3

    Guul Somalia 🇸🇴

  • @Mohamedalimoham
    @Mohamedalimoham 4 หลายเดือนก่อน +9

    Ogaansho legend👍

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 4 หลายเดือนก่อน

      Halyeey (Afsoomaali, Afsoomaaliga)

  • @sultanlife5385
    @sultanlife5385 4 หลายเดือนก่อน +23

    Masaarida soomalida ayey god dheer kuridayaan waana lugooyo xasan wuu kuqaldan yahey

    • @aymanyaretube2093
      @aymanyaretube2093 4 หลายเดือนก่อน +7

      itobiyaan adoo kale oo oromo ah aya nagu dhex jiro insha allaah mar uun waa lagu qaban doonbaa eey eey giis

    • @Maskaguy7903
      @Maskaguy7903 4 หลายเดือนก่อน

      Adeer waa runtiis ogaansho wuxuu rabaa inuu umada somaliyed ka dhaadhacsho masaaradu dhib mawadaan, haday cid difaacayaan may dhulkooda ka ilaashadan yahuuda amase difaacaan ubadka carbeed ee sidii xoole gaari maray wadooyinka falastiin daadsan.
      Carabta waxaaba igala wanaagsan oromka oo aan dhiig haba fogaadee aan wadaagno iyo islaamniba. Kama hadlayo xabashka. ​@@aymanyaretube2093

    • @housseindeheyehofficial2125
      @housseindeheyehofficial2125 4 หลายเดือนก่อน +1

      Bax ethiopia ad xoolayahow bila damiir ka ah haa ethiopian ku wa walalka sow maha

    • @janojecelxusen
      @janojecelxusen 4 หลายเดือนก่อน

      indhahaagu itobiyanka aan gumaysiga ugu jirno maba arkaan ma waxaad tahay kuwa laga dhaadhiciyay itobiyan wa walalka masar na wa cadowga
      waynu ognahay masar waxba inoma wado dhulna ino difaci mayso mana rabno inay magac nagu raadsato lakin cadowgaga kobad garo😅

  • @makemoney1261
    @makemoney1261 4 หลายเดือนก่อน +9

    Ku Sali nabiga scw

    • @YaaSiiN-s6b
      @YaaSiiN-s6b 4 หลายเดือนก่อน +1

      SALLALLAAHU CALAYHI WASALAM

    • @naimahussein3911
      @naimahussein3911 4 หลายเดือนก่อน

      Scw Scw Scw ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @أمعبدالرّحمن-و4ظ5ب
    @أمعبدالرّحمن-و4ظ5ب 4 หลายเดือนก่อน +3

    اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين .

  • @MohamedCawilNour
    @MohamedCawilNour 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wllahi somaliya ma so dhawo xili waxan jogna Somalidi ay ayga qabiil iyo siyaasad qaldan Isku hestaan halka masar iyo itoopiya ay nagu beec mushtarayaan allow dadkena wax dantoda tus

  • @Cabdishkuur-r2w
    @Cabdishkuur-r2w 4 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekh shacraawe waxa uu haa nika ugu cilma badan yuu haa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @khadarhassan9786
    @khadarhassan9786 4 หลายเดือนก่อน +5

    Siisii ninka wax ka dayay isaga ayaa Eber ah Wlee Meeshan u socono garan maayo 💯💯💯💯💯

  • @أمعبدالرّحمن-و4ظ5ب
    @أمعبدالرّحمن-و4ظ5ب 4 หลายเดือนก่อน +4

    اللهم صل على نبينا محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنّك حميد مجيد
    وبارك على نبينا محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنّك حميد مجيد .

  • @cabdiwalidagane2851
    @cabdiwalidagane2851 4 หลายเดือนก่อน +17

    Ogaansho wuu soo dhaweyn lahaa hadii ciidamadaas aheyn lahaayeen Qatar 🇶🇦 iyo wixii la mid ah.

    • @rasuza7006
      @rasuza7006 4 หลายเดือนก่อน +2

      Wlhi fikir keyga sidaaas 2 group carabta kala wataan, wa la isku fahmay, waaa kaa 1 Mar keen isaga ka hadlaya kuwa maalin walba na qarxiya sawab uu uga Hadleyn

    • @hiboabdisalam1008
      @hiboabdisalam1008 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@rasuza7006adigu kahadal bal hadu hadal waxkatarayo Mel hoo ubahan hadl wax kamataro kuwa. Waxa qarxinayo wasomali wana laiskacelin kara lakin in laiska celiyo diyar loma ahan

    • @AishaHassan-ck7dv
      @AishaHassan-ck7dv 4 หลายเดือนก่อน +2

      Waxaad amisanthy madama uu qadar kunolyhy inuu jecelyhy inay ciidano qadariyin ah somalia imadan sax wax dhintay baathy meshu kafikirayona kama fikiri kartid doqon ike dheh

    • @rasuza7006
      @rasuza7006 4 หลายเดือนก่อน

      @@AishaHassan-ck7dv lol dunida waxaa jiro isbaheysi, marka hore wax aqoon u leedahay kahadal, tusaalo sawabta shabaab uga hadlin ma taqanaa!?? Qadar WA dowlada kaliya daaliban ama argagixo lala heshiiyo dhan dhaxdhaxaadiso, weyna fangareysaa dabcan taas wey cadahay, Al jaziira wa fikirka ay gudbiyaan asigana waa sido kale, isbahaysiga iyaga xataa Dan ayee naga leeyihiin Kuma dhahayo qof aan qorsha laheyn Kuma caawinaya, lkn wàxa ogaataa madax kasta group ayaa wato oo fan gareeya tusaalo Farmaajo waa qadar, siyaasada ina fahmeysa ilama ahan, wax badan aqri so Baar ha iska hadlin

    • @0name530
      @0name530 4 หลายเดือนก่อน

      Kuwa na qarxiya hadal miyey miyey u bahan yihiin mise ficil ​@@rasuza7006

  • @muyadinmuyadin6133
    @muyadinmuyadin6133 4 หลายเดือนก่อน +2

    Usthad cumar Magacan lama yidha ogadenia e wa Somali galbeed maha dhul qabiil so na badh cidi bixisa iyo sidu ku yimid. Wa magac gumastee haku dhicin sida kuwa qabyaladu madax martay

  • @aminbarud6306
    @aminbarud6306 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ciidamo muslim wey joogaan br xasana ciidamada uu keenay waa ciidan danaysan lama dagaalamayaan itoobiya biyahooda haka difaacdaan intay ani idifaaci Runta xasan ciidankan wuxuu u keenay inuu kursiga kufadhiyo. Long time ❤

  • @xasanmuxsin2306
    @xasanmuxsin2306 4 หลายเดือนก่อน +1

    Cumar inshar Nin Wacyiga Umadiisa tacab Geliyay
    Mahadsanid macalin

  • @laylajamac8945
    @laylajamac8945 4 หลายเดือนก่อน +9

    Masha Allah
    Illahay waxan waydisanaynaa
    In umada musliminta
    Hurdada ay ku jiraan
    Rabi ka kiciyo ameen yaa rabi.

    • @SomaliLand-p7t
      @SomaliLand-p7t 4 หลายเดือนก่อน +3

      Amiin inshaalaah

  • @taaloogyare11
    @taaloogyare11 4 หลายเดือนก่อน +1

    Massr meesha wuxuuu y tagay in Uu Ilaaliyo Danaha 🇦🇪 . We don’t have policy makers

  • @Rudeboi23
    @Rudeboi23 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahayoow Somalia 🇸🇴 U Gargaar

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 4 หลายเดือนก่อน

      Aammiin
      Soomaaliya (Afsoomaali, Afsoomaaliga)

    • @BarkhadAbdiwali
      @BarkhadAbdiwali 3 หลายเดือนก่อน

      Aamiin 😢

  • @williamwilliam1337
    @williamwilliam1337 4 หลายเดือนก่อน +2

    Kadib 23 saac oon muuqalka daawanayo
    waxa jira mudaaharad lagu taageerayo jigitanka abiy ahmed ee konfurta somaliya iyo diidmo ay kagaso horjeedan imaatinka masar waxa waxas dhhigaya waa dad shacaba oo ay marin habaabiyen siyaasin afsomali nagula hadla lkn oromo aysookiraysatay
    ilahay baa umaqan somaliya😢

  • @shaqufyareofficial3912
    @shaqufyareofficial3912 4 หลายเดือนก่อน +6

    Ustaad waku slmay mclnka nloshyda thy ❤

  • @yuusufyuusuf8134
    @yuusufyuusuf8134 4 หลายเดือนก่อน

    Walaal omar jazaaka Allahu kheyr 😢😊

  • @GALAL__077
    @GALAL__077 4 หลายเดือนก่อน +144

    Somali 🇸🇴 one ❤😢

    • @GuuleedShop
      @GuuleedShop 4 หลายเดือนก่อน +5

      What?????😂

    • @siaragali1439
      @siaragali1439 4 หลายเดือนก่อน +3

      No 😂

    • @haa8793
      @haa8793 4 หลายเดือนก่อน +3

      Somali one intey jogan ya kahdlaayo cidankan kufsiga uah sida biyo lacabo

    • @ShuAhmd
      @ShuAhmd 4 หลายเดือนก่อน

      @@siaragali1439adeer iskaga bax meesha nolol kuma noolidee

    • @Rampo-v7k
      @Rampo-v7k 4 หลายเดือนก่อน +9

      Somaliland is one ☝️

  • @Mohamedyarisow84
    @Mohamedyarisow84 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ethiopia walala gursaday miya maseer malmahan yaab😢 Somalia guul insha'Allah gobonimo from buulobarte Hiiran Somalia 🇸🇴🇸🇴

  • @amencade9533
    @amencade9533 4 หลายเดือนก่อน +1

    Allahuma sali calaa sayidina muxamed scw scw scw scw
    Ustaadi Uma eka miya wax talabo qadaya madama biyoxidhen Ethiopia la dhameyy
    Ethiopia diyaar garaw bay gashay dds gaar ahaan goday
    Labo gaarba somali baa dilan xata heer difaacyada ay kawada dhigaan dhulka somali si ay waxba ugadhin dhulka Ethiopia

  • @hanafmohammed709
    @hanafmohammed709 4 หลายเดือนก่อน +6

    ASC.walaalkiisa waxaan ka xumahay inaan kula kulmii markii 18 saacdood aan joogey. WALAAkey ALLAH DARTIISA KU JECLAHAY OO WAXAAD TAHAY QOF MUSLIM AH OO SOOMAALI AH . wallkiis waxaad tahay Dadka yer oo wax fiican oo wax gal ah soo gudbiyo oo Laga faaiideysto. Runtii walaakiis muda badan Ayaan kula soconeyey wax badan Ayaan ka faaidey. ALLAH HA KU XAFIDO AMIIN

    • @salmanbashiir1712
      @salmanbashiir1712 4 หลายเดือนก่อน

      Daroodkan xun oo qabyalada kabuuxda xasan sheikh latusiinkarin plus alshabaabnimo myaa wanagsan

  • @HindaSooc
    @HindaSooc 3 หลายเดือนก่อน

    Wll.cumar inshaar.qof Mel dheer.waxka ega

  • @CnuurcumaraxmadCnuurcumaraxmad
    @CnuurcumaraxmadCnuurcumaraxmad 4 หลายเดือนก่อน

    اللهم اجعلنا بلادنا من بلاد الخبر

  • @Xalkeen
    @Xalkeen 4 หลายเดือนก่อน +1

    *Xabashidu waxay usocdaan iney dumiyaan Xaramka, qof walba oo soo dhaweeya xabashi waa ahlu naar*

  • @sooyaanherbal
    @sooyaanherbal 4 หลายเดือนก่อน

    Waaxaqiiq shukran Allah ku sharfo

  • @mahamedcumarmacalin3273
    @mahamedcumarmacalin3273 4 หลายเดือนก่อน +3

    Asc cumar iinshaa sxb anu waxaan jogaa oon kudhashay gobalka somali galbed hadii ay somali iyo itobiya dagaalaan ani waxaan galayaa dagaalka waliba sida loo layn lahaa itoobiyaanka wayo itoobiya waxay tahay baan aqaanaa insha allah waxaan rajayn hayaa inay somali umidoowdo iska celinta itoobiyaanka mujrimiinta aha insha allah guul somaliya

  • @asmarrashid4394
    @asmarrashid4394 4 หลายเดือนก่อน +17

    Ethiopia 🇪🇹 siday bada kusoogalilahayd ayunbay maser 🇪🇬 ufududaynaysaa waxan ruwaayad socota xalane ayaana lagasoomaleegay

    • @cabdiraxmaanbiiwaaye8855
      @cabdiraxmaanbiiwaaye8855 4 หลายเดือนก่อน +5

      Ethopia mxy qadi krysa adis ababo laga qabsan rabo 5m ka qabsan rabto tplf turkey badbadiye

    • @ahmedawil3821
      @ahmedawil3821 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@cabdiraxmaanbiiwaaye8855beenaale siyasaa ethiopia ba iska sidaas ah dagaal socda io beelaha oo la isku jeediyo si ay xukuumadu u shaqayso somaliland ethiopia friendship horey bay u soconayan

    • @asmarrashid4394
      @asmarrashid4394 4 หลายเดือนก่อน

      @@cabdiraxmaanbiiwaaye8855 wall ethiopia 🇪🇹 kaligeed maahan raga ayaa wada waxba inaysan ethiopia 🇪🇹 qaadeen waan ognahhay lkn waalaguu jilba xidhay

    • @sakiabdul
      @sakiabdul 4 หลายเดือนก่อน

      War film baa sicdee haku sirmin tplfta abiy axmed maraykan xalane dhamaan way isogyihiin​@@cabdiraxmaanbiiwaaye8855

    • @salmanbashiir1712
      @salmanbashiir1712 4 หลายเดือนก่อน

      Dhilakudhashe ex xaaskii abii ahmed mss farmaajo oo kle in itoobiya labarya marabti fuck dorood villada waa ugudhamaty xasan sheikh waligiis asaajogayo

  • @MahamedahmedYasin
    @MahamedahmedYasin 3 หลายเดือนก่อน

    Masar ariin ma hayso oo falastin oo wllhed ah ayey wax uu qaban lahyd lkn waxay uu qabato daa oo iyadibay yuhudi ciidankedi ku hor toganaysa oo rali ahow laa yidhaha itobiya waa guuuuul insha allh🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹

  • @Said-96949
    @Said-96949 4 หลายเดือนก่อน

    Shukran ustaad❤

  • @Biibayeee
    @Biibayeee 4 หลายเดือนก่อน

    Good job 👏 aad ayad umahad san tahay brother

  • @abdirizakcali5162
    @abdirizakcali5162 4 หลายเดือนก่อน

    Shaaha lacagtiisa soo dir

  • @CabdulaahiCabdiqadir
    @CabdulaahiCabdiqadir 4 หลายเดือนก่อน

    صح لسانك يا عمير حفظك الله ورعاك ❤🎉

  • @KhadarCumaan
    @KhadarCumaan 4 หลายเดือนก่อน +3

    Daaliminta oo gaalada Ah diinta kaliaya kama soo hor jeedan Ee waxey ka soohor jeedan Islam iyo muminiinta oomidowa

  • @abdullahiwaddani3594
    @abdullahiwaddani3594 4 หลายเดือนก่อน +1

    Mash allah madsanid wll cumar ishaar somalia waa mid🇸🇴🇸🇴🇸🇴☝️

    • @AxmedBashiir-wy6xm
      @AxmedBashiir-wy6xm 4 หลายเดือนก่อน

      Somalida mida ah xagay joogtaa ?!

  • @Khalidjmc
    @Khalidjmc 4 หลายเดือนก่อน

    Jasakalah so boqo Rabiyo ❤❤🎉

  • @Ai.stories-r2t
    @Ai.stories-r2t 4 หลายเดือนก่อน +1

    Sax masar waa shaqaale waala iibsadaa ❤

  • @Runta2024
    @Runta2024 4 หลายเดือนก่อน

    Hogaamiyaha Umada Soomaliyeed❤

  • @YusroAbdurahim-mz1pd
    @YusroAbdurahim-mz1pd 4 หลายเดือนก่อน

    Wixii ilaahay qoray uunbaa dhacaya natiijadana alle ayaa og insha allah alle talasaaranaynaa allaha noogargaaro

  • @fadumosahra734
    @fadumosahra734 4 หลายเดือนก่อน +13

    Waxaay ahayd in aad maanta aad wadankaaga u hiiliso oo aad iska ilowdo qadiyada qabiil aad dadka ama dowlada aad ka urinayso eed ku dhex qasayso wadankaaga lagu soo qaaday

    • @NuurMoha-ve5it
      @NuurMoha-ve5it 4 หลายเดือนก่อน +3

      Wllshey hadalkiisa sifiican u dhageeso wax qabiil kama hadal iskaba daaye iska dhaafa ayuu leeyahay ee adiga ayuu qabiil ka dhexguuxaya

    • @casalasal6466
      @casalasal6466 4 หลายเดือนก่อน +1

      Caqligaagu ha koro sidii caruurtii ha iska hadaaqinan fahan ujeedada cudurka qabiil ee adiga ku hayo hanoo jiheyne

    • @amalkhayre6379
      @amalkhayre6379 4 หลายเดือนก่อน +1

      Fardumo abayo qof aa tiri ii hiili marnabo dacad kuma noqoneyso mida 2 masar yahuuda ha iska soo celiso ayadaa dhul laga hestaa

    • @abdifatahmuhudin2273
      @abdifatahmuhudin2273 4 หลายเดือนก่อน

      😂😂 waraa 2010 miyaa joogtaa adi waxa aduunkan ka socda ma ogidee orod qolkaaga iuo jikadaada soo xaaq😂😮

    • @salmanbashiir1712
      @salmanbashiir1712 4 หลายเดือนก่อน

      @@amalkhayre6379 dagaalkii 1973 sofiiri markii yahuuda xoog loofasooceshtay siinay Ciyaal amxaaro waa tirabateen

  • @sooyaanherbal
    @sooyaanherbal 4 หลายเดือนก่อน

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم

  • @JaaleDalle-ol2fp5jn5
    @JaaleDalle-ol2fp5jn5 4 หลายเดือนก่อน

    Salalaahu calayhi wasalam ❤

  • @AtlanticOcean252
    @AtlanticOcean252 4 หลายเดือนก่อน +3

    Masar hadii ay dad yihiin qasa ayey wax utari lahaayeen marinka fila deelfiya Iraaiil kamay baryeen in ay kabaxaan

    • @EngAbdisalam
      @EngAbdisalam 4 หลายเดือนก่อน +2

      Adiga yaa Qasa kaa xiga.
      Masar yaa u qoray inay Qaza ka dagaalanto.

    • @bookhaxmed6583
      @bookhaxmed6583 3 หลายเดือนก่อน +1

      Aduu masaarida ma wakiil ​ baad ka tahay laxyahay masar hadey qasa difaaci kari waayeen oo walibana u dhow ma waxaad ka sugaysaa inay ku difaacaan damiinyahaw riyada ka kac.@@EngAbdisalam

  • @Zaidulkhair2023
    @Zaidulkhair2023 4 หลายเดือนก่อน

    insha allh biydnilaah itobiya waxan rajayn hayaa iyado dashay qusatayna in ay is katagi donto somaaliyana ay noqon don't mid dagan osaraysa insha alllaaah

  • @Farhaan114
    @Farhaan114 4 หลายเดือนก่อน

    Wlahi Haa, Aad iyo Aad,

  • @AxmedYaasiin-s9g
    @AxmedYaasiin-s9g 4 หลายเดือนก่อน +4

    Insha allah marwalba guushu wadankeena somaliland bayraaci cadawga kaxun horumarka iyo jiritanka somaliland ilaahay ha jabiyo gude iyo dabadba guul wadankeena somaliland ilaahay haduleeyo cadawga somaliland kasoo horjeeda 🤲🤲🤲🤲

  • @AhmedAliko-zl9gd
    @AhmedAliko-zl9gd 4 หลายเดือนก่อน +2

    ❤wankujeclahay wll cumar mahdsanid

  • @hawoali120
    @hawoali120 3 หลายเดือนก่อน

    Aamiin aamiin yaarabi

  • @AbdirahmanOsool
    @AbdirahmanOsool 4 หลายเดือนก่อน

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد صل الله عليه وسلم وعلى آله وصحبه أجمعين

  • @GudoonHassan-j1u
    @GudoonHassan-j1u 4 หลายเดือนก่อน +1

    Cws wll cumar inshaar waan jooga from hargaisa to doxa ayaan dhagta soo taagaya kawarn manan soo dheeryn marna kama maqnaado my chanel jasakala mudane ❤❤❤❤❤❤

  • @Zadaad12
    @Zadaad12 4 หลายเดือนก่อน

    Wllo Ku Sali Nabigena Mohamed NNKH♥️

  • @HanadDayax-qo5kl
    @HanadDayax-qo5kl 4 หลายเดือนก่อน

    ASC axabta iyo wllka mudan intaheshiska aan lagilaan ugasidiig wa talo

  • @HamdanAden
    @HamdanAden 4 หลายเดือนก่อน +3

    GUUL SOMALILAND 💚🤍❤️

    • @MedIbrahimidrissIbrahim
      @MedIbrahimidrissIbrahim 4 หลายเดือนก่อน +2

      😂😂😂😂😂 GUUUUUUUL IDOOR XAMALIHI KUFARTA😢

    • @nuradinofficial2179
      @nuradinofficial2179 4 หลายเดือนก่อน

      𝐆𝐀𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐐𝐎𝐅𝐊𝐀 𝐔 𝐊𝐀𝐋𝐊𝐀𝐀𝐋𝐀 𝐀𝐒𝐀𝐆𝐀𝐍𝐀 𝐖𝐀𝐀 𝐆𝐀𝐀𝐋 𝐊𝐀𝐋𝐄 𝐀𝐃𝐈𝐆𝐀 𝐈𝐘𝐎 𝐄𝐓𝐇𝐎𝐏𝐈𝐀 𝐖𝐀𝐗𝐀𝐃 𝐓𝐈𝐇𝐈𝐍 𝐆𝐀𝐀𝐋𝐎 𝐈𝐒𝐁𝐀𝐇𝐀𝐘𝐒𝐀𝐍𝐀𝐘𝐒𝐀 𝐗𝐀𝐁𝐀𝐃 𝐁𝐀𝐀𝐍𝐀 𝐍𝐀𝐆𝐀 𝐃𝐇𝐀𝐗𝐄𝐘𝐒𝐀 𝐆𝐀𝐀𝐋𝐀𝐃𝐀 𝐈𝐈𝐃𝐎𝐎𝐑𝐎𝐖 𝐌𝐄𝐒𝐇𝐀𝐃 𝐆𝐀𝐋𝐈 𝐋𝐀𝐇𝐄𝐘𝐃 𝐁𝐀 𝐋𝐀𝐑𝐀𝐁𝐀 𝐇𝐀 𝐁𝐈𝐋𝐀𝐁𝐀𝐓𝐀 𝐑𝐀𝐒𝐀𝐒𝐓𝐀 𝐁𝐀𝐋 𝐈𝐍𝐀𝐃 𝐁𝐀𝐃𝐁𝐀𝐀𝐃𝐎 𝐀𝐀𝐍 𝐀𝐑𝐀𝐆𝐍𝐄

    • @Rudeboi23
      @Rudeboi23 4 หลายเดือนก่อน +1

      Hargaysa iyo burco Miyaa Wadan kuu Noqonaysa ?????

    • @abdulhamidahmed1661
      @abdulhamidahmed1661 4 หลายเดือนก่อน

      Calankan talyaniga 🇮🇹 celiya qabil qaran ma noqde😂 kan wa lama huran🇸🇴

  • @Gaza9000
    @Gaza9000 4 หลายเดือนก่อน +2

    مش عايزين لا مصر ولا إثيوبيا الله يكفينا شرهم 😮

  • @OumalkhaireMadar
    @OumalkhaireMadar 4 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah waxgarad

  • @Shaamil-Basayev
    @Shaamil-Basayev 4 หลายเดือนก่อน +6

    Allahu Akbar

    • @yusufabdille3448
      @yusufabdille3448 4 หลายเดือนก่อน +1

      Asc.sheikhanaa cumar ciidanka masar waa shaqaale u shaqeeyo reer galbeed ee aan ilaalinayn muslinka

  • @iraadhuruusecoliraad1734
    @iraadhuruusecoliraad1734 4 หลายเดือนก่อน

    Aad asiibtay u great pH

  • @kingmoses6135
    @kingmoses6135 4 หลายเดือนก่อน +5

    Somaliland Guul

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 4 หลายเดือนก่อน

      Dhulka Soomaaliyeed Guul.
      Woqooyi Galbeed ✅

    • @Subarman32
      @Subarman32 4 หลายเดือนก่อน

      Waxaad leedahay sheego somaliland anaga lehe ​@@m.k.7788

    • @Subarman32
      @Subarman32 4 หลายเดือนก่อน

      The legend ❤

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 4 หลายเดือนก่อน +4

    Anigu waxan ahay nin somalia ah waxan ku noo lahay Hareiysa waxan layaa vanahay erhiopia walaal baanu nahay xmar iyo xukumada kajirta cadaw gayaga weeye masar iyo turki na waa lamid maamulka har geysa kajiraa aamin san ma o dhan karo wey waalan yihiin badana waanu u saxee xaynaa maa naa waalan mise mujtamaca mandaqada woqooyi galbeed somalia ku nuuli amin san yihiin miyey iloo been wixii ina dhex marey 1977 war ethiopia maxaa ka khal dan dad kan commont gan cidii arag taay iga qan ciya omar inshaar illa soco nabad galyo

    • @FihimaSeath
      @FihimaSeath 4 หลายเดือนก่อน

      Inkastoy xuntay kalmada jaahil lkn adi waxaad tahay jaahil ok ee maw qawqif kagas adi keliga hakugu eekado

    • @KhalidIbrahim-u3f
      @KhalidIbrahim-u3f 4 หลายเดือนก่อน

      Cuqdad ku heyso

  • @CabdirisaqmaxamedHeersare
    @CabdirisaqmaxamedHeersare 4 หลายเดือนก่อน +2

    Somalidu way midoobi doonaan waxaana looga talin doona hargaysa calanka tawxiidka
    Waa mustaqbalka soo socda ee
    Muslimka

    • @IkramMaxamud
      @IkramMaxamud 4 หลายเดือนก่อน +1

      Hhh sidad hada adiga uogoeyn in xamar lagaaga mamulo lasoco kuwa garowe bosase guricel jogaba yelimayaane ee iskaga dhexbaxa somalidani amxarada kirishtanka raaca
      Magaraty from MARKA

    • @Mohamedibraahim144
      @Mohamedibraahim144 4 หลายเดือนก่อน

      Caasimada hargaisa dhib ma leh lkn calanka 5ta somali buu metal matalayaa ee adiga muxuu calanka kugu sameeyay

    • @0name530
      @0name530 4 หลายเดือนก่อน

      Calanka towxiidka waxa loogu qoray baaba khalad ah

  • @abdinasirjibril4450
    @abdinasirjibril4450 4 หลายเดือนก่อน +7

    Ethiopia 75% waa muslimiiin

    • @fiymamuse3650
      @fiymamuse3650 4 หลายเดือนก่อน +1

      Haday yhin xata wad rabta Miya

    • @YaaSiiN-s6b
      @YaaSiiN-s6b 4 หลายเดือนก่อน

      Walaalkay itoopiya waxa laga kala aaminsanyahay DIINTA XAQA AH EE ISLAAMKA iyo christianity iyo jewska waadiga arkay inay burburiyaan masaajida Muslimiinta looma ogalo wax awood ah

    • @abdinasirjibril4450
      @abdinasirjibril4450 4 หลายเดือนก่อน

      @@fiymamuse3650 Maya Maya wll Ethiopia qof somali ah oo kunool oo raba majiro lkn wxn shegayayun in muslimku badanyahay

    • @popular7493
      @popular7493 4 หลายเดือนก่อน +3

      Saa maxaa naga galay oromoooy

    • @abdinasirjibril4450
      @abdinasirjibril4450 4 หลายเดือนก่อน

      @@popular7493 waxba nagamagalin pro

  • @qoordheerenaashka6058
    @qoordheerenaashka6058 4 หลายเดือนก่อน

    xasan shiiq masar amaba cidkali waxaa baday kuwa siyasi amaba madax weeyne gobol sheegtay waxan waafahan santahay qeeyr alahay hakisiyo masha alaah faham kaaga

  • @AbdiraahmanFace-vx4mj
    @AbdiraahmanFace-vx4mj 4 หลายเดือนก่อน

    Ogaansho doqonbad tahay haaso galaan somalian muqdisho waxkastaba waajoogan

    • @nuradinofficial2179
      @nuradinofficial2179 4 หลายเดือนก่อน

      𝐎𝐫𝐨𝐦𝐨 𝐡𝐨𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐰𝐚𝐬𝐞 𝐚𝐟𝐬𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐠𝐚 𝐬𝐢𝐟𝐢𝐜𝐚𝐧 𝐮𝐛𝐚𝐫𝐨 𝐱𝐚𝐠𝐞𝐝 𝐬𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢 𝐢𝐬𝐤𝐚𝐠𝐚 𝐝𝐡𝐢𝐠𝐞𝐲𝐬𝐚 𝐚𝐝𝐢𝐠𝐨 𝐬𝐢𝐟𝐢𝐜𝐚𝐧 𝐮𝐛𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐬𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐠𝐚😂

  • @MaslaxJanuzaj-ue2ii
    @MaslaxJanuzaj-ue2ii 4 หลายเดือนก่อน +3

    Dhinac Walba Wan U Jabnay Umadeena' Diinta' Dalka' Dadka' Allaha ino bad baadiyo' Fasiiqa iyo Xumantana Sanadadan Dambe' Wey Nagu So Badatay' Dhinac Walban U Jabnay Subaxallah...

  • @Alasow-f5h
    @Alasow-f5h 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wadankeena waxoo noqday meel lusoo bandhigo saaxad cidan😢😊