Sh mustafow waxan makhli jiray geesi alle ma xilo alle wakuu necmeeyay dabacana waxaa sabab u eh khalbi wanaaga iyo ukhdad laanta halkaas cibro ayaa laga khadan karaa wa khasaaro lkn hada kahor sheego dada ayaan dhageestay o aad leedahay waxan dacowo diniya isku khabsanay baadari halakaney sogalee sow ma aha oky suriy haynojoogto
Mohamed Siad Barre marka laga tago inuu ilxaadka madax u ahaa... sido kale wuxu ahaa qabiiliste qofkasto oo daarood ah passport diplomatic ayu siin jirey. Awoodi wadanka wuu ku tagri falay
Shiikhow adoo raliya jclkagii kowad xaaskagii koowad Maxad u xaqireysaa Maad sheegto Hadase weli ma wada joogtan Ma klaa tegteen ma nooshahey mase wey dhimadtey
Wallee shiikhaan sheekadiisa kama dhargo MANSHA ALLAH xasuustane ALLAHA ku ziyaadiyo🤲 caqli iyo cilmi baabiga ziyaaday taariikhdada
Waa markii iigu horaysay qof Somali ah taariikhdii uu soo maray si qurux badan uga sheekaynaayo aan arko Masha Allah.
Keligii-duul baad ahayd, waan jeclahay dadka goaanka leh inkastooy qatar badana ku xeernayd.
I like your confidence sheikhuna
Sheikh Allah ya inad sharaf kunolato kugu maneyste. Allah hakubarakeyo.
We are waiting for you the diplomatic
Sheekh mnsh allah wayo arag dhulmarenatahay❤
Masha allah shiiq allaha ku barakeeyo
Allah akbar Rabi baa arimahaaga tawalinaayay
Caadi maaha musalsalkani, love it absolutely ❤❤❤
Masha allah taariqdada waxa laga faidaa aqli iyo waya arignimo waxa tahay quf an hadalkiisa lagadhargin
Jazakallah shiikh waa taariikh cajiib ah
War shiikh mustafe please write your history a book 📖
Sheekhow xusuustadu caadi ma ahan ee alaha kuu barakeeyo
Mashalaah
Masaari illaahay qasbay buu ahaa maogiye bini aadamnimo ama islamnimo kuuguma nixilahayn.😂😂
Walee inay gabadhu fariid ahayd.
Manshaalah
Sheekh markaso kale walaga dhuuntaye mad ka dhuumatid
Qof asagiiba qalqiil kujira oo dadkle udoodaya waa cajiib
Xalqada uma imaado inaan daawado ee iyadaa ii imaaddo anoo sugaya😀
Sheekh in badabln baa ku dhagaysanaayey waxaana leedahay dabeecado badan oo wanaagsan laakiin waxaa u malaynayaa inaad tahay qof fudud oo goaamaha sida deg deg u qaata kkkk ❤
😮😮😮😮😮 yaaa mustapha ASC ismac takul macaaya watashrab macaaya walaa cawz macaaaya😮😮😮 baulak
waa nin soojabay rag iyo rafaad way isladhasheen
This Guy was working in jihda lodge Nairobi
Adeer waa wax dadka naga reebey waa xaasidnimo heerkeeda uu aad u sareeyo taaas
shiikh bishii moowliid ayaa soo socotee noo cadee y
Odayga musdafe ah waa geesi laba xaniinyood ah nin adag oo soo jabay
Shekadada iyo taydii waa is shabahan.
Sheekooyin xiiso badan
Xaas Fariid Ah waaaye
Xaqiiqdii in cunto ama hungri kugu timid sxb iyo walal toons mahan
Gabadhu naag adag bey ahay walee.
Alle wate wehelkale uma baahna oo cad
Aniga hada masr jooga . Masr waa sidaad usharaxday
Waa sheeko cajiib ah geesi Illaahay ciilo baan mali jirey
Geesi ilaahay maciilo
Sh mustafow waxan makhli jiray geesi alle ma xilo alle wakuu necmeeyay dabacana waxaa sabab u eh khalbi wanaaga iyo ukhdad laanta halkaas cibro ayaa laga khadan karaa wa khasaaro lkn hada kahor sheego dada ayaan dhageestay o aad leedahay waxan dacowo diniya isku khabsanay baadari halakaney sogalee sow ma aha oky suriy haynojoogto
Dawlad Socota Ayaad Ahayd
Mohamed Siad Barre marka laga tago inuu ilxaadka madax u ahaa... sido kale wuxu ahaa qabiiliste qofkasto oo daarood ah passport diplomatic ayu siin jirey. Awoodi wadanka wuu ku tagri falay
Maadaama aad dahab katilmaamtay soomaia qeyb kamida shabeelaha dhexe meel maku maqashay kamida
Maya
Shiekhow nin yaro fariid ah bad aheyd lakin fudeyd aya kugu jiray 🤔
waxa culamada is laamka kadheen noosheeg😊
Caawa waa dublamaasi
Sxb waqtii fican sida 8:00 gawenima African inosogudbiii
Wllo wllahi taarikhda sheeqa iyo qaabkuu usoo gudbinaayo waakuraaxeestay iyo qufka ey kulmaann qaabkuu reerkiisa uxusaayo war shiiqu codkarsanaa oo waxsoojeedin ogaa aderow shiiqa salaan iga gaarsii hana iga hilmaamin😢
Sheekha salaantaadu way,gaartay
Adna mashalaah dheh
Baasaportkaan kucamirayaa kkkkkkkkkk
Diplomacygi buskisi buu soo fuulay 😂
Raga Socodku wa u door hadii mawdku daayo
Marka hore ayey ubaahantahay inaad kafikirtid xaaladan oo kale.
Waad dhalinyaro talo kabood intaad geed kaboodid ayaad talo kaboodaa
Shiikhow adoo raliya jclkagii kowad xaaskagii koowad
Maxad u xaqireysaa
Maad sheegto
Hadase weli ma wada joogtan
Ma klaa tegteen ma nooshahey mase wey dhimadtey
Maya way nooshahay sababta qarintana iyada Ayaan ku badbaadinayaa,,waana ogaan doontaa inshaalaah.
Sheikh kuma aqoon lkin abti baad ii tahay naado jamac olala wa ayayday hooyo@@al_tauhidchannel4526
@@al_tauhidchannel4526makala tagteen sheeqow
@@al_tauhidchannel4526
Allaha weyn ayaa waxna dila waxna badbaadiya
Qofna wax aan xag alle uga qornen kuma dhacaan Ee mxaa ula jeeda shiikh
@@al_tauhidchannel4526
Shiikhow Allah ayaa waxna dila waxna badbaadiya Ee mxaa ula jeeda ?
Subxaaana Allah Qisadu wacanaaa
😮😮😮😮😮😮😮😮 diplomatic passport kkkkkkkk
Waxaa said ugu qoslay ninki 1992 baranayayy ubaxa😂😂😂
Kkkkkkkk
بقولك ايه waxaan ku dhahayaa waaye ma ahan maxaa dhahday قلت ايه ayaa ah maxa dhahday ماشي ma ahan waa mahadsan tahy ee waa ok waaye
ماشاءالله
Kķkkķķkkkkkķkkķk