Parank aan kusmeyay Wadacad Guri Barwaaqo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 พ.ย. 2024
  • ตลก

ความคิดเห็น • 468

  • @crronaldo7736
    @crronaldo7736 3 ปีที่แล้ว +220

    Hada nabigeena Mohamed jeceshahay like isaar

    • @mrabdikarimalibariis3668
      @mrabdikarimalibariis3668 3 ปีที่แล้ว

      Maxaa nabi Mohamed SCW jacaylkiisa iyo Liketaada isku xidhay🤔???

    • @suxufisalmaan7524
      @suxufisalmaan7524 3 ปีที่แล้ว +1

      Walaal marka hore soo baro dhaqanka nebiga kedib adaa arki doona khaladkaaga

    • @suxufisalmaan7524
      @suxufisalmaan7524 3 ปีที่แล้ว

      Ogow mida kale laguma abuurin inaad like raadiso waxa lagu kenay inaad u shaqeysato siday akhiradaadu u wanaagsanaan lahayd mida kale like beri markad dhimato ogow ka celin mayso aboorka alle ka baq

    • @abdiabdilahi8331
      @abdiabdilahi8331 3 ปีที่แล้ว

      Scw

  • @samiaali9059
    @samiaali9059 3 ปีที่แล้ว +32

    Guri barwaaqo legend keep going bro. From hargeisa

  • @adnamohamud5584
    @adnamohamud5584 3 ปีที่แล้ว +81

    Saaxipkaa talent buuu leehye youtuBe u smeeee

  • @hajibarut9920
    @hajibarut9920 3 ปีที่แล้ว +98

    Ninkan "Wada cad" Laba Eray Oo Cusub Ban ka Bartay, "Afkuu Wax ka Arkayay" iyo "Xayaysiis Gali" 😁😂 Af-somaliga Reer Burco Waa Cajiib 😁

  • @axmedcali2285
    @axmedcali2285 3 ปีที่แล้ว +20

    4 ilaa 3 sanno magaciisa nala joogay, haduuu muuqisu noo yimid soo dhawoow baanu leenahay 👏👏💯

  • @smartsignals3311
    @smartsignals3311 3 ปีที่แล้ว +75

    GURI BARWAAQO MAJAAJILAYSTAHA QARNIGA 😅

  • @mohammetothman518
    @mohammetothman518 3 ปีที่แล้ว +36

    Wlh wadacad hore umaan arg war legend soo dhwow😂

    • @sugalesalebaan2064
      @sugalesalebaan2064 3 ปีที่แล้ว +1

      Anigi iyo wadacad iyo maxamad buuro iyo cali durji iyo madoobe oo ay walalo ahayeen bireeye iyo sandheere fuqsakaro hayaa anagoo yar yar hayan oo ciid ay tahay hayan 99 tii wada iibsanay barkadii shinaha hayan kuqaybsanay aniga iyo shoode bireeye hayaa istilnay kadib qantahartii soke hayanu tagnay hablo hayanu ku dheg dhegnay oday xasan shibin layidhado hayaa xabadnagu ridy kadib kuwii kele way yaceen anigana shebeg askarta hayaa iceliyay dumar hayaa iqabty way igaraceen odaygii hayaa igu yidhi war kii schoolka dhiganayay miyanad ahayn haa adeer naa sidaya hayuu ku yidhi kanu dhimayee kuwa kele soo qabt

  • @qayssudi1113
    @qayssudi1113 3 ปีที่แล้ว +23

    NEXT, Soo qabo cabdikariim cali shaah

  • @zhukrilampard9171
    @zhukrilampard9171 3 ปีที่แล้ว +4

    WdacaD legend is BACK burcaawi

  • @Yahhyea4
    @Yahhyea4 3 ปีที่แล้ว +24

    8:30 "dee waa caadi way dhacda kuye" reer magaal weeye kan jiitay😭🤣🤣🤣🤣

  • @zimpaofficial5835
    @zimpaofficial5835 3 ปีที่แล้ว +29

    inta tagerta legend Guribarwaaqo like✌

  • @leilaomar8966
    @leilaomar8966 3 ปีที่แล้ว +19

    SHEEKOOYIN BADAN NOOSOOSAMEEYO ADIYO WADACAD MAHADSANIDIIN😍🥰❤

  • @zaamedo8805
    @zaamedo8805 3 ปีที่แล้ว +22

    Wadacad magiciisaba ka caansan🤣✌

  • @farhanmohamed1504
    @farhanmohamed1504 3 ปีที่แล้ว +21

    Saaxiibadey reer burco waad salaamantihiin😁
    Chanelkayga soo daawada saaxiibayal😂

  • @khaaliddihood9654
    @khaaliddihood9654 3 ปีที่แล้ว +33

    Keep going Bro❤️🥰

  • @iskandarisco358
    @iskandarisco358 3 ปีที่แล้ว +27

    Inta guri barwaqo jecel ismuujiya

  • @haniabdullaahi4934
    @haniabdullaahi4934 3 ปีที่แล้ว +5

    Guri barwaqo waa masiibo Wuu xiijiyey wlhy maskin😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁

  • @hanathssnesmail6725
    @hanathssnesmail6725 3 ปีที่แล้ว +34

    𝘼𝙗𝙙𝙞𝙠𝙖𝙧𝙚𝙢 𝙠𝙪𝙨𝙤𝙤 𝙨𝙖𝙢𝙚𝙚 𝙣𝙚𝙊

  • @khalidjaamac5871
    @khalidjaamac5871 3 ปีที่แล้ว +13

    ismaciil apdilahi ali guri barwaaqo sahip keep going ayaan ku leyahay😍

  • @dayax....oficial6790
    @dayax....oficial6790 3 ปีที่แล้ว +7

    legend guri barwaaqo frome berbara🔥

  • @umukaltunxasan283
    @umukaltunxasan283 3 ปีที่แล้ว +5

    Guri barwaaqo clkariim saydhiye ka aar gooso

  • @sacadrashidjr1211
    @sacadrashidjr1211 3 ปีที่แล้ว +4

    Wada cad ma computer ayuu kala jaray waA sheeko funny ah legends always legends 🥰🥰🥰

  • @cajuul6510
    @cajuul6510 3 ปีที่แล้ว +27

    OdeYgiiiH Reeer BurcO

  • @ridwanabdikarimcumar2778
    @ridwanabdikarimcumar2778 3 ปีที่แล้ว +6

    The first one guri barwaaqo full xishmad wllo waar liketa ku dhabooqa ❤️

  • @abdikaroroyalfamily5645
    @abdikaroroyalfamily5645 3 ปีที่แล้ว

    Guri barwaaaqo walahi waxaad aniga iyo asxaabta naga qoslisaba maanta adiguna
    Waxa ka qosliyay Wada cad
    Walaahi waa nin adag legend waan ku wata
    Horre u soco sxb talent baan tahah walaahi

  • @ChosofAbdi
    @ChosofAbdi ปีที่แล้ว

    Kkk guri barwqo prnkigagu wuu dheeryahay ee soo yar gaabi wayo qofkii oo aad wadnaha riday baad u sheegaysaa❤ markaa sxb qli yar khafiifi weliba kii aad kuu sameysay intaa

  • @apdyrazakfaarah4676
    @apdyrazakfaarah4676 3 ปีที่แล้ว +3

    Wadacad legend inta tagerta👊👊👊

  • @noorjimale684
    @noorjimale684 3 ปีที่แล้ว +37

    Mxd ninka ugaturjumeysaa waan fahmeynaye mise waa sheeko kale iyo od uga xanaajineyso 😁

    • @updirahmanyusuf7881
      @updirahmanyusuf7881 3 ปีที่แล้ว +2

      Sheekada wadacadbaa qayb ka ah markaa
      Sheekadani ayuu wadacadna isk jeedinaya
      Sheeko rag kle ku dhacduu ka dhigayaa
      Kana tooshku la daba taganyey

    • @fahad_stylesh6351
      @fahad_stylesh6351 3 ปีที่แล้ว

      Hhyeyueuhgfyhydgrdhhh

  • @zakariyeharag0276
    @zakariyeharag0276 3 ปีที่แล้ว +1

    Fest one the commnet
    One 💘

  • @zakariaguedi9261
    @zakariaguedi9261 3 ปีที่แล้ว

    Wadacad inbadan bn kaa maqalay legend ✅

  • @hapsahussein2268
    @hapsahussein2268 3 ปีที่แล้ว +19

    Heestii dalmar iyo nimcaan hilaac reaction ka soo bixi

  • @muhanikayse438
    @muhanikayse438 3 ปีที่แล้ว +1

    Yez pro first one

  • @safiyaahmedmaxamed6654
    @safiyaahmedmaxamed6654 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah guri barwaaqo nabad ku wara adiga iyo saxiibka

  • @muniirmousejama2167
    @muniirmousejama2167 3 ปีที่แล้ว +38

    Ninkii zheekada lahaa ayaa la zaxayaa 😂😂😂😂🤗🤗🤗

  • @mohamedsayed5290
    @mohamedsayed5290 3 ปีที่แล้ว +7

    BEER CASAAD LEGEND WADACAD

  • @ayanyousef5175
    @ayanyousef5175 3 ปีที่แล้ว +7

    Wadacad: ma xayaysis ban galiyaa😂😂
    guribarwaqo: bas hadaba xaysis ii gali😂😂😂

  • @QUNYARSOCOD-allMe4
    @QUNYARSOCOD-allMe4 3 ปีที่แล้ว +4

    IZMAACIIL CABDILAAHI CALI NINKA ARAGISA OO KALIYA QOZLA WAR PROTHER KEEP GOIN😁😁👏

  • @sahraahmed2916
    @sahraahmed2916 3 ปีที่แล้ว +5

    Guri barwaqo walahi wad iga qosliseen ilahay haidin xifdiyo walahi ilinbaa iga timi wiilka wad so gaday best prank

  • @MkXiddo
    @MkXiddo 3 ปีที่แล้ว +9

    Guri barwaaqo zxp zaydhiye call prank ku so sameee kaas baanu ku fahmayne!!!

  • @abdikaroroyalfamily5645
    @abdikaroroyalfamily5645 3 ปีที่แล้ว +1

    WADACAD SXB LEGEND
    BAAD TAHAY MAR
    HADII LEGEND KII WAYNAA
    GURI BARWAAQO AAD QOSOL
    KAGA ILMEEYAY SIISAY WALAHI
    WAAN KU WATA SXB HORE U SOCO
    TALLENT INAAD TAHAY
    INTAASA KAAGA FILAN

  • @Apdirazhid_alpha10
    @Apdirazhid_alpha10 3 ปีที่แล้ว +1

    wad cada maa nocana wan ku salamay ninka sheeko ayun ban ku maqlaya legend wada cada

  • @bashiirdhantoo1367
    @bashiirdhantoo1367 3 ปีที่แล้ว +1

    Guri barwaqo wixiba u duban wlhi ku tagera.bro 💜💜👏👏

  • @mohamedhassan6556
    @mohamedhassan6556 3 ปีที่แล้ว

    waa markii ugu horeyeseye oo aan dhageysto afsoomaali afsoomaali lagu turjumayo waa kow

  • @cabdirahmaancaydaruusdigaa8599
    @cabdirahmaancaydaruusdigaa8599 3 ปีที่แล้ว +3

    Keep going zxp guri barwaqo

  • @ifka8884
    @ifka8884 3 ปีที่แล้ว +11

    Waad naxsan tahay kulaha. Guri barwaaqo wa qosol miiran 😂😂

  • @ahmedashkir10
    @ahmedashkir10 3 ปีที่แล้ว +1

    Wadacad magaciisa ka caansan 2018 bn maqli jiray guray barwaqo ka sheeganayyey

  • @ourdrama6082
    @ourdrama6082 3 ปีที่แล้ว +1

    All Guri barwaaqo pro wllo waad ka gashataye mizkiinka yar

  • @shabcaanshaaca573
    @shabcaanshaaca573 3 ปีที่แล้ว

    Waar waxani waa filin uu guri barwaaqo ka danbeeyay inta igu raacsan like ii saara

  • @abdirahmandarwiish4474
    @abdirahmandarwiish4474 3 ปีที่แล้ว +7

    Wado cad tigta iska daa youTube ka pro kubahan wlhi

  • @ahmadismaiil7900
    @ahmadismaiil7900 3 ปีที่แล้ว

    Parankigi ugu horeyey ee qosol ku bilowday qosolna ku dhamaday odayga wa gaday

  • @hamzemustphe7392
    @hamzemustphe7392 3 ปีที่แล้ว +10

    Gurow wlhy kamaad xishoN😂😂😂😂

  • @daawashooyinxiiso12
    @daawashooyinxiiso12 3 ปีที่แล้ว +4

    Indr guri barwaaqoy inaad sheekayso adigoo qof la jooga ayaad aad ugu fiican tahay wada majaajilaad tahay wlhi beerkad na casaysay alla hakaa farxiyee noo soo badi muuqada noocan oo ķale ah.😂😂👈

  • @hazanaj966
    @hazanaj966 3 ปีที่แล้ว +2

    Guroow ninki tallent ayuu leeyahay ee
    Riwaayadaha haka soo muuqdo

  • @muniirmousejama2167
    @muniirmousejama2167 3 ปีที่แล้ว +7

    Hawl fududayn ayu noozameeyay guray narwaaqo 🤗😂😂🤐🤐🤐🤐

  • @frqgamming2158
    @frqgamming2158 3 ปีที่แล้ว +3

    Zhpo Guri Barwaaqoy Shout-out isamee zhpo

  • @abdlhakemhersi9035
    @abdlhakemhersi9035 3 ปีที่แล้ว

    Sheeekada inta aragtay inuu guri barwaaqo leyey oo wada cad meesha layska soo geliyey like kusoo yaaca
    😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @nuuxcabdisalan1710
    @nuuxcabdisalan1710 3 ปีที่แล้ว

    Wadacad TH-cam channel samesto fantastic weeye

  • @upthiqanixidigofficial102
    @upthiqanixidigofficial102 3 ปีที่แล้ว

    Next upthi krea cali zhaaah lpx

  • @abdinasirsuxufi4821
    @abdinasirsuxufi4821 3 ปีที่แล้ว +1

    Guri barwaaqo inta ku Brank ah

  • @rapiilelaabjeceel1809
    @rapiilelaabjeceel1809 3 ปีที่แล้ว +2

    Legend guri barwaaaqo

  • @sadamshilaapo194
    @sadamshilaapo194 3 ปีที่แล้ว +2

    Wada cad waa nin qalbi wanagsan o daacada

  • @cabdixkiin6739
    @cabdixkiin6739 3 ปีที่แล้ว

    GURI BARWAAQO SXP AAN LA WADA HYSAN WADACAD NAFTAAD U KEENTAY

  • @samadoonmedia3696
    @samadoonmedia3696 3 ปีที่แล้ว +3

    Zhp Halkeeda Dhigtaa Beerka Icasaada Markaan Daawanayo Lkn Hal Mid Iga Qaado Oo Talo Ah Aduu Qosalka Ha Raacine Ka yara Reeb Si Raashinka Dhandhankiisu U Macanaado Ma Jeclayn Inan Halkan Kuguso Gudbiyo Lkn Meelkalanan Garanayn

  • @ameeradagan5534
    @ameeradagan5534 3 ปีที่แล้ว +8

    Hhhhhh wlhi Guroow wadacad taxane uukujiro noosoodaa

  • @ourdrama6082
    @ourdrama6082 3 ปีที่แล้ว +3

    Keep going pro 💪

  • @wardaabdi3166
    @wardaabdi3166 3 ปีที่แล้ว

    Guri bar waqo wlhi wan ku tageera

  • @cabdixaajicabdixaaji4348
    @cabdixaajicabdixaaji4348 3 ปีที่แล้ว

    m.a zxp guri barwaaqo ninkani waa jilaaye dee riwayado hakula so dhigo

  • @wehelkamedia406
    @wehelkamedia406 3 ปีที่แล้ว +4

    Waaw💯💯

  • @abdirisaqshacrawi642
    @abdirisaqshacrawi642 3 ปีที่แล้ว

    Saydhiye kusamee guroow

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig 3 ปีที่แล้ว

    walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 5k igaadhsiya
    💞💞💞💞💞💞💞💞💞

  • @abdifatahbakisto
    @abdifatahbakisto 3 ปีที่แล้ว +6

    Wadacad wa Naxsan yahay wacadaLa😁😁

  • @khaalidahmed4234
    @khaalidahmed4234 3 ปีที่แล้ว +4

    Ala maxad wadacad isla soo jabteen 😂 ciyaal xafad✌

  • @khayomandhe7104
    @khayomandhe7104 3 ปีที่แล้ว

    WLLKY ISMACIL GURI BARWAQO KEEP GOING

  • @sharmalegend9695
    @sharmalegend9695 3 ปีที่แล้ว +1

    nabiga ku saliya scw scw scw

  • @abdullahmohamed2345
    @abdullahmohamed2345 3 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂😂😂😂wadacad soo badi sxb Videos kiisa..

  • @Abdirahman-Koronto
    @Abdirahman-Koronto 3 ปีที่แล้ว +11

    Odaga waa laga daad saday wlhi😂wan isla ogayn kulahaa

  • @football-jq1tj
    @football-jq1tj 3 ปีที่แล้ว

    Xayay sis gali kulhaa walahi reer woqoyi cadi maha

  • @cabdimuuse5124
    @cabdimuuse5124 3 ปีที่แล้ว

    𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐜𝐚𝐝 𝐂𝐢𝐲𝐚𝐚𝐥𝐤𝐢𝐢 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐚😂😂😂

  • @myamoha2851
    @myamoha2851 3 ปีที่แล้ว +13

    Hhh guray kulaha
    Wadacadeeey😂😂😂
    Nika nag kadhigee hh

  • @ibraahimqarnishiikh728
    @ibraahimqarnishiikh728 3 ปีที่แล้ว

    Sxb guri barwaaqo barankipad ku fiicanthe soo badi

  • @abdiali9551
    @abdiali9551 3 ปีที่แล้ว +1

    Wadacd mantodhan duqadan ka eegayey waba nacnace
    Gurow sxp Ninkan waa kashidnayahy ++

  • @amiinabdiadam3939
    @amiinabdiadam3939 2 ปีที่แล้ว

    Anagiibad no turjumaysaa afsomali wllhi dadkeena maha guri barwaqo

  • @israomar4313
    @israomar4313 3 ปีที่แล้ว

    Guri barwaaqo timihiisu hadal makarayaan🥰

  • @realforextradersomali1929
    @realforextradersomali1929 3 ปีที่แล้ว +9

    Wlhi QosoL iga dhamadaya🤣😂🤣

  • @abukarsadiq4809
    @abukarsadiq4809 3 ปีที่แล้ว

    Wadacad waa maskiin wlhi weligiiba Abti ilahey ha ku dhowro

  • @xamsenabadoonka8487
    @xamsenabadoonka8487 3 ปีที่แล้ว

    Gurey barwaqo ciyalki hore xasis gali ba tidhi kkk wada cad waa qosol hada ladisa dadku ma fahman sababto ah afki ciyalki horu ku hadla calnka matagna iyo xayeysis gali so isbidh celi pro dadkaga wanu fahmiye wada cadey gureyba wuxu odhanjiry afka abu jerimite waka qabsady iyo can candhaly imika uso is bidh to celiyo afki dadku fahmayeyn bu ku hadlaye kkk🥰👌🏻

  • @xoriyomohmed9520
    @xoriyomohmed9520 3 ปีที่แล้ว +1

    Guryoow riwayadiih noo soo celiy

  • @qadrinovic9320
    @qadrinovic9320 3 ปีที่แล้ว +3

    Wada cad waa legend .😅😅😅😅

  • @ismosupedqali7518
    @ismosupedqali7518 3 ปีที่แล้ว +5

    Bagaad noo tustay wadacad waxaan xasuustaa markii sabaxadii kkkkkkk dhulka laga jaray hhhhhh😂😂😂

    • @mirejr484
      @mirejr484 3 ปีที่แล้ว

      Wlhi Kula mid Ayan ahay 😃😃😃

  • @SomaliShorts1
    @SomaliShorts1 3 ปีที่แล้ว +3

    wlhi wa legend ninka wada cad😂😂😂

  • @abshirmahamed2173
    @abshirmahamed2173 3 ปีที่แล้ว +1

    guray barwaaqo waa xarami wuu xijiyay wadacad🤣🤣🤣🤣

  • @indhofarasle19
    @indhofarasle19 3 ปีที่แล้ว +8

    inbadan waan kaa maqlay wada cad lkn hada ujedaah ismaliil gorow😂😂

  • @deeqaadan4293
    @deeqaadan4293 3 ปีที่แล้ว +7

    Kkkkk wadacadey dadku way ku fahmayaan kulahaa 😅😅😅😅

  • @Shiremilictube
    @Shiremilictube 3 ปีที่แล้ว +15

    Reer jigjiga Reaction kaso bixi Zxp

    • @axmedsaleban6925
      @axmedsaleban6925 3 ปีที่แล้ว +1

      Dhay lo.aad 😅😅🤦‍♂️

    • @Shiremilictube
      @Shiremilictube 3 ปีที่แล้ว

      @@axmedsaleban6925 heee

    • @axmedsaleban6925
      @axmedsaleban6925 3 ปีที่แล้ว

      @@Shiremilictube Tukankiba wada cad ka Dawanaysaa😅

  • @karaamaofficial1556
    @karaamaofficial1556 3 ปีที่แล้ว +1

    Gᴜʀᴀʏ ʙᴀʀᴡᴀᴀǫᴏ

  • @fathiamohamed7973
    @fathiamohamed7973 3 ปีที่แล้ว +5

    😂guri barwaaqo nin jira hhhh

  • @axmedgambool7835
    @axmedgambool7835 3 ปีที่แล้ว

    Legend al. Ways. Legend

  • @Xikmaawi77
    @Xikmaawi77 3 ปีที่แล้ว +1

    *Ninkan Magaciisaa Ka Caansan WADA-CAD*

  • @aadamyuusuf5070
    @aadamyuusuf5070 3 ปีที่แล้ว

    Ina cali shaah ku zamee gurow

  • @khadarasale7780
    @khadarasale7780 3 ปีที่แล้ว

    Guri barwaqo dadkena maha