Waa Xalqadii Labaad & Fasirka Riyooyinka Jawaabihii Commentiga Oo Aad U Xiisa Badan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 174

  • @shamsudiin4370
    @shamsudiin4370 2 ปีที่แล้ว +5

    Sheilh magaca waa c/xakin sheikh waxaan kuriyooday anigoo dadka tujinaya imam ah sheikh ii fasir inshalah

    • @barooaflax
      @barooaflax 2 ปีที่แล้ว

      Maku fasiraa?

  • @salmomohamed9979
    @salmomohamed9979 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc shiiq qeyr iyo xasanad bdan rbi haka siiyo wxn ku riyoday anigo uur leyga barayo kadibna ley dhahayo uur malahid iso fasir shiiq riyadas jazakalah

  • @hoyomcn9769
    @hoyomcn9769 2 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid 💯💯 sheikh abdilqadir farxad aan dhamaan ku nolow ALLEH WEYN haku jeclado sida anagu daar ALLEH kugu jecelahay .
    RABI ha irumeyo riyadas sida fican ad iku jawabtay .. wax badan ho kheir ha aya niyada ku haya waliba xagaga inaso ducee horena wad iku duceysay

  • @cawoxassan9034
    @cawoxassan9034 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc waan ku salaamy ale ku barakeeyo ale raali hakaanoqodo sheekh waxaaan ku riyoody marksti nin cad oo garle oo ihortaagan shekh ale haku barayo isoo fasil

  • @Bishaaro-de2xb
    @Bishaaro-de2xb 3 หลายเดือนก่อน

    ﷺﷺ

  • @mahamoudyuusuf4037
    @mahamoudyuusuf4037 2 ปีที่แล้ว +1

    Aniga iyo labadayda saxiib xashkan dawfaynay sheekh

  • @sacadlio3473
    @sacadlio3473 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh riimi alleh haku xiftiyo sheekh waxan hayaa riyooyin oo ana madoonayo in adiga mooyee cidi ogaani ee halkeen kuso mariyaa mahadsanid

  • @qadraqliahmed7956
    @qadraqliahmed7956 2 ปีที่แล้ว +3

    sheekhoow ilaah hakuxafido 2 riyo igaso jawab bal anigoo kabo badan oo dhowr joog ah oo cuscusub haysta oo aan kabihii qaar kamid ah gabadha deriskeena ah kasiinayo iyo riyada aniga iyo wllkay oo kaligeen meeljoogno aniguna aan walalkay dharkiisa dhaqayo
    shekhow waxan kaxumahay in an dhowr su allood halmar kusooweydiiyay oo aadna iiga jawabi waydey lagayaabe inaan su'aalaha kugubadiyay sheikh baarakallaah🙏

    • @abokorabokor4079
      @abokorabokor4079 ปีที่แล้ว

      Asc sheq, ilahay hakaaralinoqdo waxan kuriyoday ciribteyda o tixri kasobaxayo

  • @Bishaaro-de2xb
    @Bishaaro-de2xb 3 หลายเดือนก่อน

    صل الله عليه وسلم

  • @sabikamohammedali9876
    @sabikamohammedali9876 2 ปีที่แล้ว +1

    Yaa huuu

  • @intifaacofficial8885
    @intifaacofficial8885 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh khair badan raabbi haku siiyo Waxaan ku riyooday anigo dhar buluuga iibsanaya Waxaan ahay gabadh la qabo

  • @amaalxaashi3913
    @amaalxaashi3913 2 ปีที่แล้ว +2

    MASHALLAH SHEQ ALLAJA KU BARAKEYE WAXAN KU RIYOODAA SANADO BADAN WALALKEY O DHINTAY AYA RIYO IGU YIMAADO ASIIGOO YAR O BOOR IYO CARO BADAN WANA I WADAA HABENKOOW I YIMAAD WANA I HOR ORDAA CARO AYAN KA MEYRAA MAR MARKA QAAR DHOWR MAR AYAN SO QORAY SHEQ WALINA JANIS KUGUMA HELINE INSHALLAH

  • @mansaneboukoul3147
    @mansaneboukoul3147 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc sheikh wan ku salamay waxan ku riyoday anigu okiyalaha gadanaya ee I soo fasir allah ku xifdiyo sheikh riim

  • @wadankawaakeeni2415
    @wadankawaakeeni2415 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc sh riimi walaal qeeyr allah ku siiyo waxaan ku riyooday ani iyo walaalkeey iga yar oo roob ku qaweeysaneeno oo aan ka asheereenin meel macnaha ku dhex qaweeysaneeno si fiican roobkana hada kahoraa ku qaweeysanay run run lkn waa ku riyooday markaan ee ii soo fasir shiiq janada allah nagu kulmiyee insha allah

  • @darfaadumojamac1101
    @darfaadumojamac1101 2 ปีที่แล้ว +1

    shekh jasakalahu khayr anu wax walbo on ku ruyoda san ugu riyodo ayey udhacan

  • @kadijaabdulle442
    @kadijaabdulle442 2 ปีที่แล้ว +2

    Sheekh Riimi waxaan ku riyooday anigoo nuujinayo cung dadabah waxaan ahay hoyo dhalma goysay waxaan kaa codsanayaa inaad iisoofasirdid cunugu waa gabar roob ayaana nagu daay

  • @farhiyamohamed6956
    @farhiyamohamed6956 2 ปีที่แล้ว +1

    Ninka dhahayo cawradayda weyureysaa sheikh jazaakallah khayr iisofasir

  • @mohamudali209
    @mohamudali209 2 ปีที่แล้ว +1

    Shikh alah hakubarakeyo wagabadhii.ad.ufasirtay.riyadi.il.mihii.gadhiga..ninku.kuxiray..shikh.waruntaa..wan..kagabaxay.ningur..wana.xanunsanahay..warun.tashiikh.saigu.fasirtay..shikh..alah.hakubarakeyo..cilaj.ban.,raba.sidekulasoxiriira.lanbar.isoqorshiikh.alakubarak..eyo

  • @mohahilowle8898
    @mohahilowle8898 2 ปีที่แล้ว +1

    Shiiqow alaha ku barakeeyo waxaad iiga soo jawasbtaa waxaan ku riyooday anigoo gab gurbinssyo ciyal ii lulayaan laanta geedka jasakumu laah

  • @daaganxasanfaarax4545
    @daaganxasanfaarax4545 2 ปีที่แล้ว +1

    Shekh.adigo.raali.ah.waxaan.kuriyodaa.aningoo.oo.yaye.bal.iiso..macne

  • @sahroa.bdiabdullah3603
    @sahroa.bdiabdullah3603 2 ปีที่แล้ว +2

    Maash ahAll. Wawa Qatar. Good.

  • @najmasuldan4493
    @najmasuldan4493 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheikh walashay baa waxay ku riyooty iyada iyo wllkay oo lagu leeyahy hooyo yadiin mau xiisteen hooyana way dhimatay marka ayadaa haa dhahday kadib ayadii inta lakaxeeyay meel migdigana lageeyay ayaa lagaraacay allah haku barakeeyo iisoo fasir

  • @leylajeele599
    @leylajeele599 2 ปีที่แล้ว +1

    ASC sheeq ala haku barakeeyo waxan kuriyooday wiilkayka oo ceeji laku dilay kadib dhabta saaray waa ooyay aad baan u ooyay lakiin waa isqabta waxan iri innaalilaahi wainaa ilayhi raajicuun kadib waa sookacay sheq jadatul firdowso lhakukeyee ifasir

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 2 ปีที่แล้ว +1

    Scw, scw, scw, scw, scw, scw, scw, scw, scw, scw, scw, scw, scw, scw, scw, scw, scw, scw, scw, scw, scw, scw,

  • @khalidmoh9655
    @khalidmoh9655 2 ปีที่แล้ว +2

    salaamu caleykum sheekh ilaah haku barakeeyo waxaan ku riyooda wiil uu jirkiisa soo galayo jin lakin aniga waxaan akhriye quraanka surat al kursi . su'aashaydu waxay tahay run baa loo haystaa mise mise waa riyo uun

  • @Bishaaro-de2xb
    @Bishaaro-de2xb 3 หลายเดือนก่อน

    الهم صلي على محمد وعلى اله محمد كما ﷺﷴ۩ٖٕﷺﷺﷺ

  • @hindiyosalad1010
    @hindiyosalad1010 2 ปีที่แล้ว +2

    Sheq

  • @cabdalahassen3008
    @cabdalahassen3008 2 ปีที่แล้ว +2

    ASC shiikh alle haku barakeeyee waxaan ku riyooday naag ayaa guriga iigu soo galeyso ayadoo waliba jirkeeda dhan uu asturan Yahay waliba albaabka qolkeyga ayey soo riixeeysaa waana ka celiyey ka dib ma bixin gabadhi meel aanan dheereyn ayey istaagtay indha shareerkeeda ayey xiraneysaa wayna dhoolacadeyneysaa markaas Ayaan ku soo kacay aniga oo Aad u naxsan salaada subax ayaa la joogay waana dukaday markaas waa intaas shiikh

  • @hindiyosalad1010
    @hindiyosalad1010 2 ปีที่แล้ว +2

    Sheeq

  • @hindiyosalad1010
    @hindiyosalad1010 2 ปีที่แล้ว +2

    Sheq wakusalmy

  • @zahraabdullah2359
    @zahraabdullah2359 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheikh jazakallah qeyran

  • @حبيبهعلي-م4ف
    @حبيبهعلي-م4ف 2 ปีที่แล้ว +1

    Aslamah,caleykum,
    Shekh,waxan,kuriyodey
    Wiil,wslalay,u,dhaley,oon
    Jeclahay,isgoh,oyayah,oo
    Kheylinayah,oo,ladilayo
    Markas,ban,anigoh,naxsan
    Kasokacay,hurdadah,ilaah
    Iyo,1,sacnah,waan,naxsanah,
    Markas,nah,wilkuh,golkuh
    Ilah,hurdey,oo,waa,jifey,isgah,///markah,isheg,riyadas,
    Waxeey,tahay,
    Mar,horanah,islah,riyadas
    Bankuh,riyodey,
    Markah,ilahaay,hakah,dhigoh,kher,amiin

  • @ladancajab9862
    @ladancajab9862 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh riimi gabadh ayaa ku riyootay iyadoo tiin tiin macaan badan cunaysa sheekh maxay noqonaysaa riyadaasi

  • @xaawaxaawo945
    @xaawaxaawo945 2 ปีที่แล้ว +1

    Gabadhaa hadayicin unbaa dhihi laheyd

  • @nimomohamed4559
    @nimomohamed4559 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc sheekh waxan ku riyoday ilmo yar oo qurux badan oo qolkii an jogay meelo badan ku kadinayay allaah ha ku barakeeyo aamiin

  • @salmamohamed6293
    @salmamohamed6293 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheik Illahey hakubarakeyo waxn kuriyodey aniga iyo sxbtey iyo walashey oo school jogno oo imtixan diyarsaneno lkn scholka kolhore ayan bogne isofasir sheik

  • @abdifatahshafi5876
    @abdifatahshafi5876 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc, sh cabdiqadir, waxan ku Riyoodey aabahay oo mar Hore Geeriyoodey oo soo laabtey,waxaa lasocdey laba Dumar ah oo aan aqoonin mid kamida ayaan Gacanta ku salaamey in ay gacanta iga qaniinto ayey isku dayday

  • @munamohamed7085
    @munamohamed7085 2 ปีที่แล้ว +3

    Ascwrwb sh Riimi Ilahay haku xafido waxan kuriyooday walalkay oo dhintay guriga intuu soogalo oo baahi ka muuqato afkiisana qalel ama toxob ayaa saarnayd cunta ayuu karadsanayey guriga dhexdisa

  • @kadijaabdulle442
    @kadijaabdulle442 2 ปีที่แล้ว +2

    Sheekh waxaan wadarjeer ayaan kuu soo qoray riyo in aad ii fasirto mada igama soo jawaabin dadka aa taqaano lee maa u fasirtaa

  • @hdhdhhhdhhfjgkd6193
    @hdhdhhhdhhfjgkd6193 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allaah hambalyo

  • @umumucaad7328
    @umumucaad7328 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc Sheikh ilahy haku barakeyo waxa Ku weydiin wxa Ku riyoode aabaheyga oo hadalo aan ficneen mar hore idhhe anigo dhahayo sdsi ayaa idhhde wlba saaid ayaan U oynaaya xtaa Ilaa heer aaan ka hadli waayo oyinka xtaa Ilaa heer aan ka hadli waayo

  • @bkstudio77
    @bkstudio77 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc shiekh Riimi Riyo ayaan kuso qoray ima aadan so jawabin iga so jawab shiekh adigo mahadsan qeyr alllah ku siiye

  • @sahramaxamed5211
    @sahramaxamed5211 2 ปีที่แล้ว

    Acs shiikh illahay khayr hakusiiyo waxan kuriyooday ilmo yar oo qurux badan oo furashkayga ku fadhiya mana la iqabo shiikh iiso fasir

  • @bisharaibrahim1464
    @bisharaibrahim1464 2 ปีที่แล้ว +1

    Ameen sheikh

  • @farhiyoibrahim7533
    @farhiyoibrahim7533 ปีที่แล้ว

    اللهم امين يارب العالمين 🤲🤲🤲

  • @cfitaaxyare71
    @cfitaaxyare71 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh xaaskeyga sxbteeda aa waxey ku riyootay anagoo subac kujirno 3 deena ee noo soo fasir

  • @sahrolise5320
    @sahrolise5320 2 ปีที่แล้ว

    Asc Sheikh Waxan jaclan lahaayi inaad ii fasirtid mar walbo Waxan ku riyooda labo riyo mida hore anigo shaqada ka soo baxeyi oo hilmaameyi inaan qoro waan baxeyi iyo Aniga oo mar walbo musqul raadinayo Waan soo kaca Ilaaheyi qeer haku siiyo Sheikh xaas baan ahaayi wcs

  • @farhiyoibrahim7533
    @farhiyoibrahim7533 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خيرا شيخنا

  • @sulekhasaid2891
    @sulekhasaid2891 2 ปีที่แล้ว +1

    Wcs wr wb mansha Allah tabarikalah jizakalahu kharan sheekha Allah ha ku xifdiyo amina amina yaa rabi hore usoco in sha Allah

  • @shumsoibrahim2288
    @shumsoibrahim2288 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheeq waxan kala tagnay nin ilmo ayan u dhalay habeen kasta riyo ayuu iigu imaadaa niyadana kuma haayo aniga ii soo fasir barakallah wllo

  • @najmonalka6221
    @najmonalka6221 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc shikh riimi waan kuslamay shiqow waxaan kuriyooday anakoo xafdena kadhcayaan arosyo arsyadu way isku xig xigaan waana niikis wxan kuarkay hal gabar aan kagartay ayadoo lataagan gabdho kle waan lahdlay ilama aysan hadlin ana iska aamusay markaasne hurdada ayaan kasoo kacay iisoo fasir shiiq allaha kuxafidee

  • @geenyagedo4569
    @geenyagedo4569 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc sheikh illaahy haku xifdiyo waxan ku riyooday ninkyga oo dhintay aadbaan u naxsanaa xala wufcna maxa kudhacay ayan ku hadaaqaayay sdokle riyada dhexdeda ayan lahaa ilahow riyo kadhig geridan an maqlayo wana kala fogayn waqtigas subixi mrka so kacay qofna uma shegin wan wacay wuna nbd qabay alxmdullh ayan dhahay wana iska aamusay qof lama wadaagin waligay waxan radinayay qof ii fasiro isoo fasir sheikh insha aalah qayr alaha kusiiyeee

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc Aamiin mashallh Allha kuxfdo

  • @saylunsaeed668
    @saylunsaeed668 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheekh had kahor Susan Soo worry igamana Soo jawabin waanku celinayaa waxanku riyody anigoo joogo qabriga nebi muxamd scw oohor tagan qabriga waxa dhinaca midig igasoo istagy dumar carab ah oodhar madowe qaba dhinaca bidixna niman bakistaniyin ah oodharki bakistaniyinta qabo weey isawiranayaan anigana isheyda bidix ayaa dhiig kasocdo xogaa dhigan isoo fasir sheekh

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 2 ปีที่แล้ว +3

    Amiin Yaaa Allaha masha Allaha 💯🥰🥰🥰🥰🥰

  • @nacimoxusen9571
    @nacimoxusen9571 2 ปีที่แล้ว +4

    mansha allaah😍

  • @kalifmohamud5258
    @kalifmohamud5258 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheikh ilaahay haku xiftiyee wxd isu fasirtaa anigoo kuriyooday anoo meel khamri lagu cabaya tagay lkn kacararay
    2 iyo anigoo gaadhi tax ah oo iga lumay raadinhaya kudarsoo kaadhigaas maba lihi
    3 iyo marar badan oon riyoon hayo riyooyinkayga wxa kudhaxjira anoo tukanhaya

  • @ahmedbenali6430
    @ahmedbenali6430 2 ปีที่แล้ว +1

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @Ehidkehattotypeinhere
    @Ehidkehattotypeinhere 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheikh Rimi khayr Allah ha kusiyo waxan ku riyoday anigo la igu leyahay waxad u balanqaday agonta iyo masakinta si ana an layahay wan bixiyay lacagti ee miyeyna ganin.
    Iso fasir riyadas run ahana wan bixiyay lacagtas

  • @awoomar4759
    @awoomar4759 2 ปีที่แล้ว

    ماشاء الله تبارك الله

  • @shamso2561
    @shamso2561 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc waan ku salaamay sh rimi alaha ku xafido waxaan kaa codsanaayaa inaad ii fasirto riyo igu soo noqnoqotay marar badan anigoo marar badan ilmo heysto will iyo gabdho leh iyo anigoo nuujinaayo hooyo weyn baan ahay ilmaheeduna waaweyn yihiin jazakale kheyr

  • @xikmaxasan333
    @xikmaxasan333 2 ปีที่แล้ว +1

    Assalamucaleykum sheekh waxan rabaa inad ii fasirto riyo aan ku riyooday waxey u dhacee sidan xoogaa waa riyo dheer waxaan kaa codsanaa in aad wada aqridid insha allh adoo raalliya:
    Habiin habiinada kamida ayaan ku waxan riyooday anoo joogo mid kamida wadooyinka ugu caansan magaalada aan ku noolahay oo lakulmay gabar markaas ayay igu tiri ma itaqaan markaas ayan ku dhahay 2015 kii ayan ku arkay hadane waxan arkay gabar asxabteyda kamida ah oo aad u wanaagsan oo wadaad ah oo islama meeshaas xijaabka garbaha intay saarato tufaax dhexdo ku xiranayso markaas ayan isweydiinaa war heblo qof wanaagsan ayay aheyde jidkan dhexdiisa maxey xijaabka ugu feydanee islama meeshaas waxaa ukun ku gadeysa maamo markaas ayan ku dhahay Ukuntani ma ahan tii waddankeena markaas ayay igu dhahee isheyda dadka wey kasoo baxdaa qof ayaa wax iga halleyay hadda kahor dhib ayaa ku dhacay cabbaar kadib ayay waxay igu dhahee ukun ayaad iga xaday waxaan ku dhahay maamo kaama xadine tii dalka maahin ayan kugu dhahay waan katagay cabbaar markaan katagay maamadii ukuntii ayaaba gacanta ku wataa waxaa sii cajiiba aheyd in aanan aadin dhankii xaafadee waxan ku leexday meel xaafado ahaan jirtay oo beer isku badashay waa layaabay dad dhex jooga ayan u tagay waxaan ku dhahay wadadii ayaa iga dhuntee qof igu dara laamiga igu jiheyso kadib wey ismashquuliyeen wax yar kadib gabar aan aqaano ayaa ka dhex hadashay oo tiri war gabadhaan anaa aqaano biyo ayay isiisay markii aan dhankii laamiga soo aadnay anoo u sheeg isleh sheekadii gabadhi wadaada aheyd oo xijaabka garbaha saaratay oo tufaax dhexda ku xiraneyso ayaa salaadi subax la iii kiciyay mahadsanid sheekh

  • @intifaacofficial8885
    @intifaacofficial8885 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc wr sheekh Riimi Eiid mubarak

  • @aminamohamud9225
    @aminamohamud9225 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc sheikh waxaan kuriyodey Ayeyo oo dhimatey oo etimid labojeer marna xoolo banlajognaa marnah gurigeyga ban tusayey sogal banleeyahey balse bahaloyeryer baa kasoyacey gurigee Ayeyo efasir allah hakuxifdiyeh

  • @tufahlaylimohomed3069
    @tufahlaylimohomed3069 2 ปีที่แล้ว

    Sheekh ilahay haa kuu barakeyo

  • @kikialemu7
    @kikialemu7 2 ปีที่แล้ว +1

    *WAA FURSADA QALI AH HA HILMAAMIN INAAD SOONTA*
    *السلام عليكم ورحمه الله وبركاته🤝* *INSHA ALLAH*
    *🌙2 SANO🌙*
    *DANBIGOODA*
    *AYAA LAGU DHAAFAYAA*
    *SOONKA* *MAALINKA*
    *👉CARAFO*
    *KUNA BEEGAN*
    *JUMMCO 👈*
    *🤝 KHYRKA ALLAH DRTIS IXASUUSI AAN KU XASUSIISAY BARAKALLAHFIKUM 🕌✍🏿*

  • @aaminoyusuf1518
    @aaminoyusuf1518 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheekh riimi Allah kuxifdiyo waxaan kuriyooday daruurdidayso ii Soo fasir mahad sanid

  • @qaalilifestyle5502
    @qaalilifestyle5502 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheikh mudo 3 sano waxaan ku riyoda macalinkeygi school ka oo marwalbo ii xanqsan imtixanka iku ridaayo sheikh ii fasir riyadaas ilaahey ha kaa abaal mariyo

  • @bkstudio77
    @bkstudio77 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc Shiekh Riimi Allah ku barakeeyo iga so jawab riyadan shiikhow waxan ku riyooday anigo Madaxweyne Hassan shiekh uu buug isiinayo Ka dibna uu i dhahayo Umadda Soomaliyed ayaa i dhahday buugan ninkas nogu dhiib buuga marki uu madaxweynaha Isiiyay waxan arkay Umadda dhan oo i dhahayso jidkan dowlad no dhisto ma arkin marka waxan ka rabna ina no dhisto . Marka shiikhow iso fasir Riyadan Qeyr badan Allah Ku siiye .

  • @amiincabdiraxmaan7727
    @amiincabdiraxmaan7727 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh riyada kaluunka la iibinaaayo

  • @xafsoaxmadyaxabibi8761
    @xafsoaxmadyaxabibi8761 2 ปีที่แล้ว +2

    Sheekhow Ayaan dhawayd waxaad lahadlaysay 17 waxyaabod hadaad isku aragtit waxaa tahay qof burhaableh 4 waxyaabod Banleyahay 1 wangariira 1 sikin anoo dhan 2 waxan niyada kuqab to markiiba Wan arkaa 3 waxaan lakulmo waxay ilanoqotaaa inaa horay arkay 4 Waxan dareema ur Ilaaya raantaytii

  • @hodanapdi6301
    @hodanapdi6301 2 ปีที่แล้ว

    Asc sheekh waxaan ku riyooda 2 riyo oaha dahab iyo anoo ilmo dhal layman qabo sheekh alaah haku xif tiyo jowaab

  • @hiboiguehhiboigueh668
    @hiboiguehhiboigueh668 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheekh Allaha kuxafido sheekh Riyaadan isofasir waxan kuriyoday mocoyday odhimatay iyado gorow ibgaynaysa dariqa ay somaraysana masakiin aykusugayan

  • @ShamsoDahir-s7y
    @ShamsoDahir-s7y 11 หลายเดือนก่อน

    Asc sheeckh riimi allh barkeyo wan kuriyoday mararban qawan ifisir kherbadan Allah kusiyo

  • @ahmedbenali6430
    @ahmedbenali6430 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallah

  • @adoontiialle3398
    @adoontiialle3398 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc shekh ilahay haku barakeye waxad ifasirta riyadan ayeyday oo dhimatay ban habeen dhawayd riyo igu timi waxayna hadyad ahan igu keentay dahab wana abo edadii aad bay ijeclayn markan yara wayna faraxsanayd markay nolaydna qof faraxsan bay ahan jirtay alle haw naxariste ana gabadh ban ahay jazakallha ķhyr sheikh

  • @halimaabdullahielmi5719
    @halimaabdullahielmi5719 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheekh waxan kuriyotah marawalbo anigo lumayo iso fasir insha allah

  • @anidammad42
    @anidammad42 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc sh riimi waxan ku riyoday anigo hajka joogta oo dhahayo:( LABAYKA ALLAHOUMMA LABAYK, LABAYKA LA CHARIKA LAKA LABAYK, INNA
    AL-HAMDA, WA NI’MATA, LAKA WAL-MOULK, LA CHARIKA LAK )
    Iso fasiir plz Allah ku barakeyo amine

  • @najmahusenabib8982
    @najmahusenabib8982 2 ปีที่แล้ว

    sheekh wn ku samay marka hore marka danbe wxn ku waydinayaa riyo dhawr jeer ayaan ku riyoody ilkahayga oo iga dhaaty ayaan ku riyoo daa ii fasir

  • @marualy264
    @marualy264 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc sheikh allaah ku barakeeyo aabahey baa in mudo ah xanuusanayo iigu so duceeyaa asxabta channelka ku xiran waxan haben dhaweyd ku riyooday asagoo dhimanaayo sheikh riyaadan ii soo fasir
    Shukran.

  • @nimodjma3645
    @nimodjma3645 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheekh ilaahay hakubarakeeyo akhifilaah waxaan kuriyooday anigoo matagaya. 2 habeen waxaanan toosay afkaga oo candhuuf buuxsamay badhna igu daatay

  • @hidaayahidaaya5972
    @hidaayahidaaya5972 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc shiiq riimi wan kusalaamay waxaan kuriyooday anoo biyaha bada dhexdeeda kuhurday iifasir

  • @barwaaqokayze1856
    @barwaaqokayze1856 ปีที่แล้ว

    Asc sheekh waxaan ki ryooday aniga oo saaran daabbad lo ah ama sac wuxu igeeyay xarun sacyaal kale joogaan dhashiisiina ku xirantahay sacyaasha kale mid walba qof ayaa hareer taagan anigu waxaan ahay nin magacaygu waa cumar cali allaah.khayr hakuu siiyo

  • @salmaabdisalan2514
    @salmaabdisalan2514 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheikh illahay qayr ha kusiyo sheikh waxaa I fasirtaaa riyaadan waan xanun sanahay sheikh dhunta layga hayaa hbn hore waxaan ku riyooday dhunti oo I barartay kadibnq I dilaacday oo aan dhiiga baxayo

  • @cabdiraxmaan4877
    @cabdiraxmaan4877 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc sheikh riimi jzk kheryn sheikh waxaan kaa codsanaa inaad ii fasirtid riyadaan
    Ani waxaan ahay xaasle, xanuuno ruuxi qabaa habeenkii quraan ku seexday mar salaada subax soo dhawdahay ayaan ku riyooday dibi weyn( neef lo' lab ah) oo beerteena daaqaya waliba si daran gaari mugii markiiba waan soo orday si aan uga saaro beerta waxaan arkay ayada oo labada daan ay kaga dhaganyihiin labo gorgor oo qeylinaya markaas waxaan ka toosay hurdada.
    Jwb i.a

  • @farxiyomaxamuud5402
    @farxiyomaxamuud5402 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc shiiq alaha kaa raali noqde waxaad ifisirtaa riyo igu soo noqnoqoto Mar walbo waxaan ku riyodaa ano nerobi ku dhiwaatesan xaas ayaan ahay ninkegane waxo jiraa nerobi

  • @nimomohamed4559
    @nimomohamed4559 2 ปีที่แล้ว +2

    Sheekh riimi mooshin ban kaa keenaynaa kkkkkk

    • @SheekhRiimiChannel
      @SheekhRiimiChannel  2 ปีที่แล้ว +1

      Qaali hadii mooshinka kooromkiisa Uu gaaro waa halis EE mala fiicnoo in aad iga qaleeysid kkkkk

  • @fadumoabshir2167
    @fadumoabshir2167 2 ปีที่แล้ว

    Jzklaahu qeyran shiiqoow

  • @munohassan5207
    @munohassan5207 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheekh ifasiir riyada diyaarad laracayo adoo mahad san

  • @sulekhoali4933
    @sulekhoali4933 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc ilahay dartii ayaan ujeclahay shekhan allaah haku barakeeyo janadiisa allaah hakugu abal mariyo

  • @Hafs00001
    @Hafs00001 2 ปีที่แล้ว +1

    Shiikh riyada aabaha ooo kuu qubeenayo igasoo jawaaab wll🥺🥺

  • @shadiaadan6018
    @shadiaadan6018 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheekh ryadan iiso fasir allah ha Ku barakeeyo e ,waxan ku riyooday anigoo makhsin liin macaana dhex jooga dhahaaya labadan nin kani inyar buu haystaa kan kalana sida bakhaarka raashinka oo kale ayuu raseeyay,marakasan hadana dhahay kan inta yar haysta ilaahaybaa u barakayn insha allah . Single na waan ahay sheekh.

  • @fouziacaday8599
    @fouziacaday8599 2 ปีที่แล้ว +3

    asc wr wb sheikh waxan kuriyooday anigo quran aqrinaayo labo surad wan xasuusta suradaha maxey kufurmeysa jwb insha allh qeyr

    • @barooaflax
      @barooaflax 2 ปีที่แล้ว

      Ana ku fasirayee suradaha sheegba?

  • @nawaladan5730
    @nawaladan5730 2 ปีที่แล้ว +1

    asc sheikh cimrigagailahay haku barakeyo waxan ku riyoday guri hore o kaso guray ninkii laha i dhahay kuao labo qasab igu geyey kan hada daganahay an anigana rabaa wan tagay gurigii hore lkn ma rabo ii fasir sheikh shukran

  • @ramalacookingchannel5749
    @ramalacookingchannel5749 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc Allah ha ku xafadee sheikh riimi Waxaan rabaa in aan ogaado riyada ee beri komentiga aad ka so jawabeysid igu so daar please Waxaan riyoday anigo mas cad dhalaayo oo sida ilmaha oo kale xub bu ku dhaxjiray si sahlana ayu iga so baxay ama aan u dhalay quf garoob ah ayaan ahay makana Waa mid yar oo dhuban oo cad ah

  • @queenhaboon9176
    @queenhaboon9176 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheikh aniga taydii aaway labo mar so qoray 😭🥺

  • @Fardowsaaden-zt2mq
    @Fardowsaaden-zt2mq 3 หลายเดือนก่อน

    Sheikh magacada waa fardowsa baa leedaxa waxan riyo aan aad ogyabay riyada waxaa waye anido xanbasan ciyal oo diyla oo markas aa laa caraway waqtiga waxan galla Carire Ayaan galaa macna waxa waye cariru aan galayo asker iyo Dan baadan aan kacabsanay waxas aan kuriyoda😢😢 shekh iga sojahel baxee

  • @munaahmed9313
    @munaahmed9313 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc shiiq waxaan ku riyoday gabar qarabo nahay o la arosayo gabartana wali ma la gursan iso fasir shiiq

  • @darfaadumojamac1101
    @darfaadumojamac1101 2 ปีที่แล้ว +1

    mashallh

  • @RJFamily2097
    @RJFamily2097 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheekh Sheeq waxaan ku riyooday mas cadaan ah misna lugaheyga agtooda xoog ku mareyso