MW XSM WAXA UU GALAY 'KHIYAANO QARAN' | GUUSHA TAARKIIKHI AH EE ABIY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 181

  • @Jonathanedwardguadalupe-e3h
    @Jonathanedwardguadalupe-e3h 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +29

    "I'm glad you made this video, it reminds me of my transformation from a nobody to good home, $27k monthly and a good daughter full of love❤️❤️❤️..

    • @TessyNworgu
      @TessyNworgu 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Hallelujah! God is the Greatest,how are you making 27k a month can you share please?🙏

    • @Isabel-ko6hn
      @Isabel-ko6hn 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Hello how do you make such monthly ??
      I'm a born Christian ✝️and sometimes I feel so down of myself because of low finance but I still believe in God.❤️

    • @Jonathanedwardguadalupe-e3h
      @Jonathanedwardguadalupe-e3h 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      I raised 75k and Christina Ann Tucker is to be thanked. I got my self my dream car 🚗 just last weekend, My journey with her started after my best friend came back from New York and saw me suffering in dept then told me about her and how to change my life through her. Christina A. Tucker is the kind of person one needs in his or her life! I got a home, a good wife, and a beautiful daughter. Note!:: this is not a promotion but me trying to make a point that no matter what happens, always have faith and keep living!!

    • @Jennifergarner-qr1ml
      @Jennifergarner-qr1ml 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Omg how are you guys making so much from this lady investment platform . To be honest I have heard a lot about her .

    • @GraceElizabeth-j4q
      @GraceElizabeth-j4q 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Please who is this Christina Ann Tucker?.

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    ITOOBIYA, BADDA CAS IYADA KALIYA KUMA AHA, WAXEY WADA QEYBSANAYAN IYAGA IYO ISRA'IL.

  • @abduqadirmahamed4754
    @abduqadirmahamed4754 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Allow Somalia odhan wadani ka dhig Dr Hassan dalka dadkiisa , berigiisa iyo badiisa wuu difaacayaa

  • @gaanimaxamed4889
    @gaanimaxamed4889 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Allaha hu akbar Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MrSultaan99
    @MrSultaan99 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    BAD IYO BERRIBA ANAGAA LEH, XASAN MA GELI KARO HESHIIS KALIGIIS, WAA IN IN SOOMAALI OO DHAN, OO DAD AY MATALAYAAN AY HESHIISYADA WAX KA SAXIIXAAN.
    ITOOBAAIYA DHUL BAY NAGA HAYSATAA, MID KALOO BAD AH SEE LOOGU DARAA?! 😮

  • @husseinabdullahi1932
    @husseinabdullahi1932 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Asc abdixafidow waxaan ahey nin ku xiran channelkaaga weli ma arkin adoo wareysanaaya nin dowlada taabacsan

    • @user-mk1gp2cw7o
      @user-mk1gp2cw7o 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      WUXUU OGYAHAY UNUUSAN JIRIN QOF XIISEYNAYO UNUU BEENTOODA IYO NACNACDOODA DHAGEYSANAAYO UNUUSAN JIRIN WLH XASAN HADUKENO WAX DHAGEYSANAYO WAA UUN KUWA KU HOOSNOL

    • @abdulhassan8563
      @abdulhassan8563 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@husseinabdullahi1932 walakeey wariiyaasha shaki baa iga jiromararka qarkuuda madxden mawareystan waxa u maleysa in aay wax isla ogyahiin cabdixafiid runta kam hadlo wayalaahan dowladeyn sameyneyso wali asiigu kahadlaya ma arkiin

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    ilahay xassn munafaq hasoqabto dagdag ilahayow usoafjar dulmile daalin tuuga🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🙏

  • @IbnuMarwanMurjaan
    @IbnuMarwanMurjaan 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Aniga waxaan aamiin sanahay iney soomaaliya iney guuleysatay

    • @HusseinHussein-fp1br
      @HusseinHussein-fp1br 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😂😂😂miskiin somalia maxay kuguulaysatay ayadaba badeedi ladhacaye oo waliba salan sujuudeed loogudaraye.

  • @PilotibraYare
    @PilotibraYare 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Xoolo kasta madaxweynaha u iska aflaga denaa aduunka maanta waxa naga reebay a taas ah

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

      Adiga Duli baa tahay dadkaan hadlaayo dalka ayey leeyihiin Qabuure Qote waalaga Qabanaa Dalka Maxa adiga ka qaban kartaa Xassan Guurgurte

    • @PilotibraYare
      @PilotibraYare 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @abdikadirhaji6852 orom xun a tahay ma adoo oromo ah Ani dal ila lahaan karo nacalaa kugu taalo duli baastar ba tahay

    • @user-mk1gp2cw7o
      @user-mk1gp2cw7o 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      INTUU XASAN XARAZSH JOOGO SOMALI CEEB IYO FOOLXUMEY KU JIREYSAA

    • @deeqacumar3850
      @deeqacumar3850 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Us adaa xoolo ahee dayib waa runtiis xasan waa qaain qaran

    • @PilotibraYare
      @PilotibraYare 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @deeqacumar3850 oroma ka ahow waxaas adi Kuma quseyaan

  • @axmed8798
    @axmed8798 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    XASAN ILAAHAY HAKAQABTO UMMADDA SOMALIYEED AAMIIN

  • @abdiisseahmed4188
    @abdiisseahmed4188 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Abdixafid sowmaha Xassan waa nimkii Jigjiga tagay oo ka tanaasulay Somali Galbeed.Xassan waa cadowga 1aad ee Somalia.

  • @aliawad7367
    @aliawad7367 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ethiopia is exceedingly desperate to have a Somali port so the freedom of Ogodeeniya must be our priority too as it would be a buffer zone that guarantees our security. The Same principle could be applied for EnafD Somali in Kenya.

  • @fabdule4845
    @fabdule4845 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wiilkaan hadlahayo waxaan filayaa waa nin wax og xasan sh dawladnimo waxkama yaqaan illaahay ha nooga qabto dadka iyo dalka

  • @Ciiltire572
    @Ciiltire572 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Afar deked ayuu farmaajo ii saxiixay maxaad uga hadli wey deen oo aad xasan Sheekh farqaha u heesatan

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    God madow ayuu xasan sheeq soomaaliya kuridey.😢😢😢😢

  • @moallim1000
    @moallim1000 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Xassan Xaabsade waa Khaa'inu waddan. Mabda' laawe ah. Damiir laawe ah. Daciif ah. Xitaa Xoolaha ayaa ka fiican.

  • @AHMEDADAN-b6c
    @AHMEDADAN-b6c 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Shaqsiyan Aniga Sidaday Ayilatahay Soomaaliya Allaah Ha U Naxariisto Aamiin Aamiin Aamiin Yaa Allaah

  • @sahraosman6818
    @sahraosman6818 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Heshiiskaan waa in kulligiusa la tuura.
    Etobia aan weligeed la so dhaweysanin.
    Wax 1% ka yar haddy loo oggolaado, inta kale ayyadaa xoog ama xeelad ugu darsaneysa .
    Xalli ha keenaano ummadda somaaliyeed haddy kale maalin aan maanta eheen ey ka shallayndoonaan .

  • @mussali3427
    @mussali3427 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ethiopian Press Agency
    @Press Ethio.
    With Ankara mediated deal with Somalia, Ethiopia walked it's talks in resolving disputes peacefully. The declaration secures Ethiopia's right to sea outlets while upholding MoU with Somaliland and debunking baseless claims of invasion against Somalia

  • @sadiayalahow3005
    @sadiayalahow3005 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Hasan somalia uma daneeynin waa calooshiis u shaqeeste subxaanallah

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    💯 wuxuu ka liitaa kana hooseeyaa heshiiskii hore ee uu saxiixay M.biixi waxaase la yaab leh in xasan sheekh reerkiisu ku qanacsan yihiin arintan iyagoo aaminsan in ethoipia kala jeceshahay qabiilada soomaaliyeed.culeyska J.LAND IYO puntland ayaa ku kalifay inuu daciif u noqdo Aby Ahmed waxna kama qaban karo.

  • @abdifidow3870
    @abdifidow3870 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    -HSM waa nin go ,aan lahayn oo aan la administration karin

  • @mohamedcabdi7473
    @mohamedcabdi7473 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    waa runtiisa xasan sheikh kiis ka bada marku gudbiyey wa la doortey ka dib xaraash dhul danta guud iyo dhul qaburo wuu xarashey umadi wey nacdey wa fursad bada wuu saxiixaya kis ayu qadanaya

  • @Kulbiyoow114
    @Kulbiyoow114 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Midka Kenya xitaa kuqabso kuqadi maysid ayuu ahaa waxayna ku heleen qayb badda Somalia ah

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    XASSAN SHEKH, SOMALIA GUMEYSI ITOBIYA AYU GELIYAY, CID NAGA QAVANEYSA FEBRAYO KA HOR NA MA ARAGNO.

  • @SacdiyaMahamuud-u3h
    @SacdiyaMahamuud-u3h 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Madaxweyn xasan shiikh waxa lagu hesto waa qalad somali intoda badaan itobiya iyagaa hoosta kuwatan mantana mahan iney calancalaan somali weyn jojiyaa benta aad isku shegtan

    • @KowsarHirsi
      @KowsarHirsi 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Muhiimadu wa qofka hogaanka wadanka gaya ee goaanku ka goa ee dadka badidoodu waxay samaynayaan lagulama xisaabtamo

    • @user-mk1gp2cw7o
      @user-mk1gp2cw7o 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      XASAN AWOODII MADAXWEYNUU U ISTICMAALAA ASAGOO BADII IYO DHULKII XARAASHAYO

    • @najmanajma6752
      @najmanajma6752 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Oromo af soomaali baratay

  • @WalaalahaIskale
    @WalaalahaIskale 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xaasidiin qadaadwayn minutes ictiraafo soomaaliland itoobiyana dhinac uga soo wada jeedsadaan

  • @deeqacumar3850
    @deeqacumar3850 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan duufle walee kaas qeyr malaheyn ilaahow adaa noo maqan

  • @Soofehirre11Maxamed
    @Soofehirre11Maxamed 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Xasan dhiiqo dalka wuu gatay
    Soomaaliya xasan dhiiqo kama dambaynayso

    • @Ciiltire572
      @Ciiltire572 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Isreal well come Somalia

    • @Ciiltire572
      @Ciiltire572 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Guul iyo gobonimo Isreal well come somalia

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    SAAQDYOW SANKA WEYNE SHAAQO DOONO MUUSE WAXAB KAAM GEELYN XASSAN SOMALILAND SHAAQO KUMA LEEHE SOMALI MAA AHIIN

  • @sahramaxamed1528
    @sahramaxamed1528 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Sorry qabilka iska daa noqo qaran

  • @Kulbiyoow114
    @Kulbiyoow114 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dhul Itoobiya si joogto ah u isticmaali doonaan oo xitaa aan laga noqon karin sow ma ahan lahaansho

  • @GarsanMohamud
    @GarsanMohamud 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    AWALAN DHIBTA DALKA HEYSATA WAA BRLMAANKA
    WAAYO KHALAD KASTO OO LASOO DHODHOOBO WEY ANSIXIYAAN
    DALKU WAA FEDERAAL
    MISNA AAN HESHIIS AHEEN
    SIDEEY U SUURTA GELI KARTAA IYADA OO D.GBLYEEDYADA LAGALA TASHAN
    ILLAA BRLMAAN LA ISKU AAMINO MA JIREE.

  • @Cabdiraxmanka
    @Cabdiraxmanka 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Abdi xaafid waa nin og waxa socda laakiin qabiilkii qurunka ahaa baa jiitay wax lagu gula yaabo ma aha daarood oodhan baa mucarad ah

    • @najmanajma6752
      @najmanajma6752 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Hawiye oo dhana waa Mooryaan

  • @Kulbiyoow114
    @Kulbiyoow114 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan Sheekh dhib nooma gaysan ee cidda dalkeena xaraashaysa ee dulaalka ka ah Xasana u rukuucay waa Erdoğan ee Turkiga yeynaan wll ka dhigan ee cadow dalkeena beecinaaya haloo arko

  • @yaabgaras1832
    @yaabgaras1832 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War yahan waa nin indha la'aan u mucaaradayo XSM waayo wuxuu isticmaalayaa erayo uusan hubin oo uusan cadayn u haynin.

  • @NimoAbdirahman-f3l
    @NimoAbdirahman-f3l 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Subxanaallah siyaad bare Allah unaxariisto waxaa ceeb
    Mayd inlaxanto xasan waa shaq since

  • @AHMEDADAN-b6c
    @AHMEDADAN-b6c 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Soomaaliya AHUN Aamiin Aamiin Aamiin

  • @xamarey8143
    @xamarey8143 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    soomaaligu waxa uu u socdaa sida dalka soomaaliya u socdo aduunku waxuu u socdaa mashriq soomaaliyana waxey kaligeed u socotaa maqrib xasan dowlwdo badan ayuu u xasiixay iney soomaaliya soo galaan inta xalane noo fadhida ma ahee kaalaya gurta cidii ciil isu qabatey ku dagaalama aniga igu haaya madaxweyne aan dhicin iga dhiga taasana vidiyow uu soo tuurey ismaaciil zyey ku jirtey boqor ayaan kaa dhigayaa tirtir madx gobaleedyada iyo shacabkaba madaxkagaraac

  • @muslimohh1001
    @muslimohh1001 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ilahey hana dhafiyo hasan iyo waxii la mid ah wa tugo iyo moriyan dal bad iyo dad umanaxayaan Ilahey hano badbadiiyo badena iyo dhukena Amin damir lawahan Ilahey hanaga horlexiyo somaliyey kaca oo badbadsada badina kanaso Horjesta hashiskan

  • @PilotibraYare
    @PilotibraYare 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Quf muxaafad ah wareyso Malin walbo quf uqdudeesan waresanee subxanalah wlhi boring a noqoteen Mal mahaan

  • @MohmdAhmd-xx1ln
    @MohmdAhmd-xx1ln 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hussein Abdullahi,
    Wllo, Ninkan Abdixafid labaxay,
    Waqti ha ku lumin Waa mishkilad qabyaaladda
    Asalkeeda?

  • @fabdule4845
    @fabdule4845 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ka daa maxamed siyaad barre afkaaga la aantiisa ayaa keenay waxaan oo dhan wuxuu ahaa wadani geesi gumaysi diid

  • @SalebanSiyad-s5u
    @SalebanSiyad-s5u 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    aad bay ii cajabisay doodas waxayna u badantahay in uu Hassan dhulka xaraashayo sababto ah ganacsi ma ahan ee waa in ay qaadato Marka shacabka somaliyeed bay utaala sidii ay udifaacan lahaayen dhulkooda wabilaahi tawfiiq....

  • @DaahirCilmi-t1z
    @DaahirCilmi-t1z 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xuduud layaqaan maleedahay Somaaliya halkee uxada iyada iyo itoobiya hadii la isuqabsado maxaa lagudifaacayaa

  • @NurGacan
    @NurGacan 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Jabuuti cashuur lagavqaaadin gancasiga dagadahanlo iscmaalo ee wadama kale idcmaalan serveska ayaa .kaga qaada tagada
    Wax garanysaan ma jirto

  • @husseinabdullahi1932
    @husseinabdullahi1932 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Abdi xafid ilaali sharafka soomaalida is barbardhig labada dhinac wareyso nin mucaarad iyo muxaafad ah nin qabiil ujirran ha wareysan

  • @OmarGerweyne
    @OmarGerweyne 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Farmaajuu ahaa 5 dekadood kii u saxiixay.lkn xasan shekh bad somalia loo hoos tegayo ayuu oggolaaday

  • @Salamin77
    @Salamin77 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ethiopia Dawlada badan oo bad leh bay deris la tahay maxaa Somalia u gaar ah oo looga khasbayaa in ay Vaderdag bixiso. Beesha Hawiye Xasan bay la socdaan maxaa yeelay ma degaan Saylac.

  • @user-np9gl8ej8v
    @user-np9gl8ej8v 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan wa qaainul wadan, Maxaa ku kalifay in u xabashi bad ugu yaboho? Wa daciif

  • @alphakatun7878
    @alphakatun7878 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan ordukhaan yaa qiyaanay orduqan giriga wuu diiday in uu jasiirado yaryar kalla hadlo badeeniina itoobiyuu siiyay

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh77 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    madaxweyne HASSAN SHIIKH 2028 asagaa joogay cidi af ku rido kartaa haku rido nacnacda MJ jiran Meelahaas haka soo yeerto

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hassan munaafuq ilaahay umada somaliyeed haka qabto insha allah

    • @Ciiltire572
      @Ciiltire572 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Isreal well come simalia guul Isreal

  • @GoojacadeCade
    @GoojacadeCade 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    AQOOSIGA LAFTII SOMALILAND
    BAA WASTA IYO S.TALYAANIGA BA
    SOMALILAND UFBAYLEEDAHAY
    KONFUR HUUUURO CABDI XAAFID
    DHILAA KU DHASHAY YIBIR

  • @sahramaxamed1528
    @sahramaxamed1528 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wali ma arag adoo daacad ka hadlayo daba kadhif dadkkaa qaas ah ayaad tahay mana noqon kartid wariye sax ah

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    DAROODKA ITOBIYA GUUMESTO EE UU SHEEGYE INAN SOMALI AHEEYN

  • @roblehassan3069
    @roblehassan3069 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    😂😂😂😂😂 qayanada caden maheysaa darood kaliya wadaniya😂😂😂

  • @hawonadar.n9039
    @hawonadar.n9039 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Aniga waxay ila tahay madaxweynuhu Halka meel uuka sibxaday waa inay Ethiopia dalkena siijoogto Ethiopia hadhacdo ha dhacdo down 😁😁😁

  • @rashidmoh7262
    @rashidmoh7262 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Warka miyaney ku caddaan in
    Aney jirin parleman somalia

  • @abdulhassan8563
    @abdulhassan8563 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Saxiib qofka rayiigisa waa u xuur san aan amiinsanahey etobiya riyaduuda ba u dhalatamuda lixboqolsana ka hor ayee ku fikeryan

  • @CabdiraxmanMaxamad-b9r
    @CabdiraxmanMaxamad-b9r 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Madaxweyne xasan waxalagu haysto waqalad

  • @maden7818
    @maden7818 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cabdi xaafid waxaad tahay jaajuus u shaqeeya itoobiyana waxaadna u adeegsataa youtubkaaga inaad mucaaradid dowlada soomaaliya.

  • @abdilahiabdi4453
    @abdilahiabdi4453 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    xasan dadka iyo dalku umamuuqdaan waxaa umuuqda in uu xoog dalk ku qabsado side in cumargeele is ka fashion si macula goboleeyada lok gu qaboos ayuu usameeyay jn uu badednii bixiyo

  • @zuhurzeyn2376
    @zuhurzeyn2376 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Halaa banambaaxo that’s all. Lakiin haada ka amustan wexeey tusineysa ina Somali odan ka raalia😢

  • @moallim1000
    @moallim1000 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Xaqiiqadu waa in Xassan-Xaabsade uu lacag dhaafsan lahaa Badda. Laakiin waa waayey. Cabdixafiidna waa dhinac ayuu u raran yahay. Taariikhda ayaa ku xusi doonta Cabdixafiidow

  • @MohamednorNaqabe
    @MohamednorNaqabe 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hadawakoxumen Ogaden Hayeshe Ogaden Eyo Itobia Wayisyaganen

  • @abdulhassan8563
    @abdulhassan8563 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Cabdixafiid allah ku barakeeyo xaqiiqda jirta wariiyaasha sidiuudba mararak qarkuda wax jira masheeygan qarna dowlada wax siiso kuwana runta aay sheygaan waqtiigan qof la aamiinikaro majerto xududaheena waay isku furanyahiin labaran iyo afarsac madaxdena runti dad qiibrad leh waayku yaryahiin abey axmed waa jajuusinta xabshiida waaweyn ayuu kamid yahey reysulwasarah etobya wuxu ugaadey in madaxda somaliida in aaysan iheen dad wadanyiin iheen

    • @abdulhassan8563
      @abdulhassan8563 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Su all waxan raabney cabdixafiudo in aad wareysato madaxda ugu sareyso somali sidan wa u jiran u nu cadaayan ariimaha taagan somaluya iyo etobiya

  • @AbdiraxmanHussein-y8o
    @AbdiraxmanHussein-y8o 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Badii xabashi u gacan geliy awalba lacag uu rabay weey siyeen somali dhohan wllked u dhiiran hurda badii godeey ku dhacday

  • @muhudinibrahim9587
    @muhudinibrahim9587 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxaan u malaynaa in uu kahadlayo Flkirkiisa qabiileed

  • @BaasheAxmed-c8p
    @BaasheAxmed-c8p 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc cabdixafidow walaal anigu ma qabo inuu xasan sheekh bada somalied inuu cadowga ethoipia ciidankiisa dajinayo ilaahow itoobiya naga qabo

  • @AhmedabadAhmedAli
    @AhmedabadAhmedAli 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dadka somalida oo heshiiska ka walacsan waa dadke ?? Waxan aragna in gobolada dalka in itobiyo is watan ? Dada somalida ee diidan waa ku wee??😂😂😂

  • @mohamedcabdi7473
    @mohamedcabdi7473 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    xasan sheikh waa wacel oo duli ah damiirka ka halaga qaato dalka kuwi Ethiopia aa aragteen hala xabadeeyo

  • @NurGacan
    @NurGacan 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Abdixaafid ma wariyaaa mise waa nin qofku waraysanayo la dooda

  • @dr.abdurahmanali9177
    @dr.abdurahmanali9177 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    UMUDDA SOO HORDHIGA WAXII LAGU HESHIIYEY OO QODOB QODOB AH ??
    FIKIR IYO CAATIFAD LAMA RABEE ADINKOO QODOB WALBO QEEXAYO DHIBAATADIISA IYO FAAIIDADIISA SOO SAARA MIISKA LKN WWAXAAN KA EEGAYAA KA EEGAYAA WAA FIKIR HOOSE QOD KASTANA FIKIR AYUU LEEYAHAY LKN FIKIRKAAGA HESHIISKA KUNA JIRO ??

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Soomaaliya dowlad Kama jirto

  • @cagtakahooscadaawahasoomaa5735
    @cagtakahooscadaawahasoomaa5735 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Weriye cuqdadaysan oo qabyaaladu dulaysatey miyaa ka sugee inuu qof kasii liita mooye uu qof dareen Soomaalinimo leh uu waraysto
    Sxb saxaafada haku gabane shaarka qabiilnimo soo xiro
    Dadku way ku barteene meesha isaga carar

  • @YaskaYaska-p5n
    @YaskaYaska-p5n 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan waa qain weyn wadankeena ayoo qimay

    • @AbucarNoor
      @AbucarNoor 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Prof HSM marki Ethiopia wada hadlaan, waa qainul wadan, Marki Deni, A. Madoob, Farmajo iyo kheyrkoodu la heshiyaan, waaba heshiise waa sax.
      Taa cid Kaa dhageysaneyso ma jirto.
      Dowladnimada Soomalita waxa ay ka socon weyday shaqsiyaadka kor ku xusan oo marki ay dantooda shaqsi ka wayaan dowladda u cararo Ethiopia.
      Meyd yaa u dambeyey, kan la sii Sido.
      Puntland Ethiopian consulate ayaa ka furan oo ka how gasha, madaxweyne ku xigeenka Jubba land wuxuu hadda ku sugan yahay Addis, oo u doontsy tagerto military oo kula dagalamo Cidamada Xooga Dalka Soomaliyeed. Marka kuwan waa u xalaal in ay Ethiopia heshiise la yihiin, ujeedadooduna ay tahay in ay carqaladeyaan dadka iyo dalka Soomalyeed madaxbananidiisa, laakiin HSM marki uu Ethiopian wixi Dan Somaliyeed ah kala heshiiyo waa xaraam.
      Bullshit. 2:58

  • @DaahirCagayare-f8b
    @DaahirCagayare-f8b 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    itoobiya hadii lasiiyay dhulki ogaadeeniya maxaa diidaya in loogu daro qeyb kamida badda sidookale kiinya hadii lasiiyay gobalka waqooyi bari maxaa diidaya in loogu daro qeyb kamida badda 😂😂

  • @suvanbanay7544
    @suvanbanay7544 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Ilaaheey ka cabso hawiye naceybka jooji xasan wax ma gadan

    • @KowsarHirsi
      @KowsarHirsi 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Ish qabyaalad maqalkeeda idilay.... waar wadan aya laga hadlayaa iyo dadka soomaaliyeed , adna qabiil ayaad ka hadlaysaa....

    • @Mohap2188
      @Mohap2188 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Hassan garguurte hawiye wax kama oga iyako dhib kuhaya wa daalim umada losoo diray

    • @axmed8798
      @axmed8798 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      WAAR SAAXIIB HAWIYE LAMANEBCA, HAWIYE WAA DAD SOMALIYEED OO QIIMO BADAN, LAAKIIN XASAN WAA NINKA EMARATEKA KA IIBIYAY DEKEDAHA BARBERA &BOOSAASO, CIDDA DHIBAATADA WADDAANA WAA EMARETEKA OO YUHUUDDA WAKIILKA AH

  • @SaladMohamed-n5h
    @SaladMohamed-n5h 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maamulkaan ay burcad kudhex milantay dhylbiobka iyo barakicinta kuhaya masaakiinta miyaa masiir ka sugaysaan. Kkkk aan aragno meeshay kudanbayso

  • @alphakatun7878
    @alphakatun7878 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Barlamanku waa in uudiido heshiiskas

  • @amhmed2430
    @amhmed2430 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somali intey umad tashatey ku foganyin weligood waxaro ma xareysan karaan

  • @AbdiraxmanHussein-y8o
    @AbdiraxmanHussein-y8o 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxii itobiya mara wa sidii yahudii eek dhulkii somali galbeed walooga sabray badii god ayuu ku riday oday xasan iyo koxdiisa wa gateen bis waa

  • @AbdirashiidJamac-r1c
    @AbdirashiidJamac-r1c 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc Xasan waa nin soomaaliya inta ay burburtay ku dhex noolaa ma kala jecela wadan diin muxuu ula fadhiisan abiy maxay waxa uu san lahayn buu siin abiy ma umada soomaalyeed buu handidi oo baad loo siin wax uusan lahayn. Waayaab aad baan uga xumaaday oo ka seexan waayay abiy ciilkiisa. Wadan dhan buu haystaa anagi buu na soo aaday waxaas Xasan

  • @fabdule4845
    @fabdule4845 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc xasan sh xumaantiisa waa caddahay oo caadma saarno xumaantiisa abdi xaafid maxaad u difaacdaa cadaw weeyo xasan faa iido malahan waxaan filayaa abdixaafid arinkaaga waa farmaajo nacayb waxbadan ayaan ku dhagaystay xasan mayaqaan nadaamka dawladnimo

  • @umua3483
    @umua3483 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Daaruuq mucaarad ah oo iswareysanayo aya imuqda 😂

  • @CabdiJaamac-d6m
    @CabdiJaamac-d6m 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somalia oo guuldaraystay Somaliland oo la wareegtay xulufadeedii hore ee Djibouti iyo Eritrea iyo heshiis sadex geesood ah oo ay gaadhayaan oo Ethiopia ka mamnuucaya Ethiopia in ay BADDA cas gaadho dhinaca kale Djibouti iyo Eritrea oo aqoonsanaya Somaliland ❤❤GUUUUUUL iyo gobonimo insha ALAAH ❤❤❤insha ALAAH ❤❤❤aqoonsi dhaw

  • @ceyniali
    @ceyniali 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xanuun hawiye wd la dhiman 😂doqon aan xishoon

  • @MaryanYuusuf-s6i
    @MaryanYuusuf-s6i 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dadka aan magacaaga sixi karin maxaad su’aalaha u weydiisaa in dadkaas wixi ey sheegaan ba sax ma’ahan

  • @animeanime-wx6ce
    @animeanime-wx6ce 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cabdixafiidoow madaxweyne xassan sheikh badmagadan ee walaaloow Allah kaxishood waahubaa in aad tahay nin wax fahansan lakiin qabiilkii ayaa ku indha tiraayo mw xassan sheikh in uu badgato lagumayaqaano kumana sundana dadka haluminin walaaloow

  • @farhiyaawale6732
    @farhiyaawale6732 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hassan sheikh umada somaliyed waa uu qiyanay allaha nabad badiyo 😢

  • @abdirahmanmahmudabdi
    @abdirahmanmahmudabdi 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    nin macal wayn hadaa aragto ka carar

  • @Jshshshsv
    @Jshshshsv 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    A xafiidow adeerka jeego wayne markuu lahaa Ethiopian waa walaaleheen xassan xassan dan gaara ayuu ka leeyahay maxaad u waydiin waydey oo u dhihi wayday daniyoow itopia baddenna inay qadato walaal nimo miyaa

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Saaxiib ninkaanu waa taxqiir

  • @mikerobles4162
    @mikerobles4162 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxii nasiiba in Somali idin baratay waxaa tiihi ilinta yixaaska😂😂😂

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Hore waxa u Oran jirteen Qofkii hadlo Oromo baa tihiin ciyaalkii ethopianka dhaleen Maanta Adeerka Marku ka iibiyey baddii ethopian waa leelefesan Marka adiga iyo Aderka Xabashi Baa tihiin yaa idinka yeelayo waa dadkii lahaa somalia Xassan Culusow waa la iska qabanaa

  • @laylaqayaat8903
    @laylaqayaat8903 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Shacabki maxa kudhacay hadifiacan dhulka

  • @MaxmedAxmed-e4u
    @MaxmedAxmed-e4u ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dani maa ushegay tolow

  • @abdulhassan8563
    @abdulhassan8563 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asccabdixafiido qofkasta wariiya muxu u difaaca haddi madaxdena qaldanyahiin

  • @xamarey8143
    @xamarey8143 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    waxaa soo gali lahaa week ka dib masar jabuuti imaaraad ertareya shiino iyo kuwo kale oon wali la ogaan tv yada masar carabta iyo caalamkab xorta ah soomaaliyeey iska qabta oo joojiya dowladaha idinku soo socda qaxid aan soo noqsho laheyn yaad qax3ysiinsoomaaliyana wey gubneysaa geeska afrikana wey gaareysaa 2markab oo hub ah iyo 2 diyaradaha dagaalka oo ciidamo uu geeney masar 20,000 oociidamonahana eekan ayey soo gali lahaayeenn kuwa kalena wey soo daba socdeen ordogaan waxuu naga celiyey musiibo magaca soomaali laweyn lahaa

  • @MataanRaage1969-t2s
    @MataanRaage1969-t2s 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan shiikh taariikhda wuxuu uga jiraa baal dahab ah taariikhdaana xusi doonto ninkii cabaadaaya hayska cabaado