ruqyadii ugu saamaynta badnayd ee sixirka dhiiga

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 89

  • @naimaismail1140
    @naimaismail1140 2 ปีที่แล้ว +5

    Ilahay waxan kaga baryayaa shaykh caydaruusow in ilahay cimrigaaga dhereyo aamin

    • @123flower5
      @123flower5 2 ปีที่แล้ว

      Amiin Amiin Amiin ya rabil calamiin waa sheekh dacaada

  • @golisrealestate3908
    @golisrealestate3908 2 ปีที่แล้ว +8

    Wll shiekh caydaruus aniga oo xanuunkayga ku dawakhay dhakhaatiirtina igu yidhaah deen waxba kuma hayaan ayaan ruqyadaada dhagaystay waaban ma tagay sidaas ayaan xanuunkayga ku ogaaday waanan bogsaday alxd waanad mahadsantahay sheikh ee dadaalka aad walaalahaa la garab taagan tahay halkaa ka sii wad alle hakugu asturee

  • @sahranuura946
    @sahranuura946 2 ปีที่แล้ว +4

    Subuuxul Quduus, Rabul Malaa'ikatu Wa'ruux. ALaahu Akbar.

  • @yussufismail49
    @yussufismail49 ปีที่แล้ว +2

    Mashaallah❤❤

  • @queensucaad4743
    @queensucaad4743 2 ปีที่แล้ว +6

    Mahadsanid sheeekh ruqiyada inoso badi khayr badan allah ku siiiiyo aad baan oogu caafimaday ajir badan allah kaaa diiiyo shekh jazaakallah khayr❤

  • @killerb4342
    @killerb4342 ปีที่แล้ว

    Mashallah ilaahu Niko Cafi amiiin allah

  • @sahrayusuf5879
    @sahrayusuf5879 2 ปีที่แล้ว +3

    really alxmaddullillah illaahayow ka shaagi inta xanuunka la il daran anigana abidkay ha isoo dhawaynin

  • @maryamabdi4260
    @maryamabdi4260 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah cafimad taam hana siiyo intii la dhiban xanunada nafsiga

  • @awil5645
    @awil5645 2 ปีที่แล้ว +1

    Bismilah maanshaa,alah
    Sh codku wuu gaaban yahay
    Xayeysiisna wuuleeyahay
    Waadse ku mahadsan tahay
    Wakhtigaaga iyo ruqiyada
    Inshaa,alah walal

  • @hibohassan2398
    @hibohassan2398 2 ปีที่แล้ว +1

    Sh caydaruus cadowga alaha kaa xafido aamin yarabi

  • @muzbahmohamed5492
    @muzbahmohamed5492 4 หลายเดือนก่อน

    sheekh walhi bilahi tolahi waxaan ku riyooday anigoo dhiiga mataagay soo jawaab sheekh muxuu yahay

  • @yusromanka4953
    @yusromanka4953 2 ปีที่แล้ว +2

    mashalah quran isha nosogali

  • @zamzamaden9798
    @zamzamaden9798 2 ปีที่แล้ว +1

    ALLAH HA KOU DAYO

  • @ladkaahmed9812
    @ladkaahmed9812 2 ปีที่แล้ว +1

    maashaallaahsheeqceydaruus aklahaku barakeeyo

  • @ahmedosman701
    @ahmedosman701 2 ปีที่แล้ว +1

    Shiikh ruqyada markan dhageysdo waan ku cafimad madax gabuuyo iyo wax dhabarka dhaqdaqyo Allha ku xaxfido

    • @nafteyda1437
      @nafteyda1437 2 ปีที่แล้ว

      hada maxad daremeysa walal

    • @Beingme541
      @Beingme541 ปีที่แล้ว

      Vhiiip of hi Nicci Nicci Nicci Nicci wr b JJ high hugging nbjnbbj bisinka the first hi Nicci book book booboo

  • @amranahmed4971
    @amranahmed4971 2 ปีที่แล้ว +1

    Jazakalaah sheekh sixirkan anaa la il daran yaa rab cafimad taam ah na sii ani iyo intii kale oo la dulmiyay

  • @samianuur1127
    @samianuur1127 2 ปีที่แล้ว

    Alle ha ku barkeeyo

  • @jamillaali7265
    @jamillaali7265 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah shekh allah ha ku xifdiyo

  • @caashocayuush4412
    @caashocayuush4412 ปีที่แล้ว

    تعجبت الشيخ

  • @user-df4cu8de6n
    @user-df4cu8de6n 2 ปีที่แล้ว +4

    shiikhow Video ka so same sixirka dhalada ku aasan ado mahadsan

  • @djoharamahadi8976
    @djoharamahadi8976 2 ปีที่แล้ว +1

    Machallah jisacalakeir

  • @ismailcazka1329
    @ismailcazka1329 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsnthy wl aadban kula socona wlhi ruqiyadada wanku cafimada nooso badi

  • @sacdiahussein3032
    @sacdiahussein3032 2 ปีที่แล้ว +1

    Ma shaa Allaah

  • @samianuur1127
    @samianuur1127 2 ปีที่แล้ว

    Jazkal khaira allha sheikh

  • @sulekha9472
    @sulekha9472 6 หลายเดือนก่อน +1

    Dhinca bidixda waxab kam darmyo dhamarka wa ikal ga ay dhamarka igum yalo mataga ii hayo

  • @shamsocali8359
    @shamsocali8359 2 ปีที่แล้ว +1

    Cimri dheer iyo caafimad iyo cibada suuban an allah kaaga baryaa abaalkaga ma gudi karo ano ruqyadaada dhageysanaayo ayaan gurigeyga wax kaso bixiye meel an waligey wax ka arki laheen ano mudo gurigeyga ka cararaaye oo an waxba cunen oo an hurdeen allah ayaa ii ifiye oo itusay waan dagaysanad aan adunkeyga dhaqday ano wax cabsi qabin hadey igu so labatay saan ahaa

  • @adnaahmed6801
    @adnaahmed6801 2 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha Allah barakow

  • @riyandire799
    @riyandire799 2 ปีที่แล้ว +3

    አሰላሙ አሌይኩም ወራህመቱላሂ ❤❤❤💯💯💯

  • @samiamohamed2944
    @samiamohamed2944 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah shekh allaha ku xafido

  • @malyounmahad1249
    @malyounmahad1249 2 ปีที่แล้ว +5

    ماشاءالله تبارك الرحمن شكرا اخي والله يباركلك ويعزك اتمنالك بتوفيق ونجاح ربنا يدخلك بالجنة عم إدعيلك كل مرا والله أللهم يبعدك بكل شر الحاسدين والحاقدين والساحرين فالله أكبر

  • @sulekha9472
    @sulekha9472 6 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢😢

  • @makafarax6238
    @makafarax6238 2 ปีที่แล้ว

    Jizaakulah qeyr sheikh

    • @makafarax6238
      @makafarax6238 2 ปีที่แล้ว

      Maanaallaaah aad ii saameyay quaranka

  • @umumaxamed8012
    @umumaxamed8012 2 ปีที่แล้ว

    jazaka laahu qeyraa

  • @faadumomohamedahmed8377
    @faadumomohamedahmed8377 2 ปีที่แล้ว

    Manshallah Allah haku barakeeyo

  • @naimaabdulahi3447
    @naimaabdulahi3447 ปีที่แล้ว

    Bisinka manta wan yabanhy gurigayga sariirta ilmo yar iijiifay baa dhiig ku daadsana ilmaha yar wax kuma yaalan

  • @safiyaabdiaziz1829
    @safiyaabdiaziz1829 2 ปีที่แล้ว

    ماشاء الله

  • @nimoabukar9700
    @nimoabukar9700 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah ❤️❤️❤️

  • @naaneey6476
    @naaneey6476 2 ปีที่แล้ว

    Mashallaah ❤️

  • @feynusdakane9080
    @feynusdakane9080 ปีที่แล้ว

    Sheikh wahan arki afkika sihir inya maogin arij Allah hakasiyo

  • @yuusufkummi1866
    @yuusufkummi1866 2 ปีที่แล้ว

    Maashaa alaah

  • @kaltumanoor188
    @kaltumanoor188 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc sheekh wanisalamay markan. Quranka dageysta waxan iqabanaya hamansi aad ubadan illa an ilmeya sheekh maxeynoqn karta isojawab

  • @adnaahmed6801
    @adnaahmed6801 2 ปีที่แล้ว

    Allah haku darajeeyo caydaruus

  • @badriyahasan8670
    @badriyahasan8670 2 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah ilahy dowro

  • @adnaahmed6801
    @adnaahmed6801 2 ปีที่แล้ว

    Jizakalaah

  • @naimahussein9819
    @naimahussein9819 2 ปีที่แล้ว

    Sheek waan xanunsanahay

  • @gorgorelmi7024
    @gorgorelmi7024 2 ปีที่แล้ว

    Raxama laahu laki ya akhi

  • @naimahussein9819
    @naimahussein9819 2 ปีที่แล้ว +1

    Aac sheek plz waxaan raba telefoon keyga waxaan jooga wadanka holland

  • @qalideeqo7472
    @qalideeqo7472 2 ปีที่แล้ว

    MashAllaah 🎁🌹 sheikh keen Qali gah maiimaniisiid miya America
    Makusoobaaxaaya fiiisiihii Ada sigeese Sheikh. America Haad fiisah waa isii Afar sano o haada Ah yareed hada noo iimaleeheedee.👑👑👑

  • @queenikrish8941
    @queenikrish8941 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheekh.waxaa.idhibaaya.guriga.iridiisa.iyo.doorada.iyo.kufriga.iyo.sinada

  • @najmaqliluula1659
    @najmaqliluula1659 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh marwalba mataga dhiig weliba igamasooo dhamado badh ba igu hadha afkyguna marwalba uu ka dhadhama talo ii siii sheekh maxan sameeeeya

  • @abshiromacalin6278
    @abshiromacalin6278 ปีที่แล้ว

    Asc shiiq ceydarus alaha ku xafido shiiqow waxan xanuun sanahay dharka ayaa dhiig leygugu shubay sanka Ayan saray wan uriyey hindhisyada ayaa igu xirntay oo ma hindhisi karo shiiqow iso jwb walalahey iso duceya

  • @sacdiyoabdurahman259
    @sacdiyoabdurahman259 2 ปีที่แล้ว +1

    Waligay ruqiyo sidan ii saameysay ma arag wan ku xanuunsaday xitaa waan ooynaa

    • @sacdiyoabdurahman259
      @sacdiyoabdurahman259 2 ปีที่แล้ว

      Lugaha ilaa gacanta bidix aa wax iiga soc soconaayaan

  • @MOHAMED-tt8mf
    @MOHAMED-tt8mf 2 ปีที่แล้ว +1

    sheekh su aal maku waydiyaa markaan qof quraanku akhrinayo wan baqaa .
    Ayeeyday ayaan ku akhri islahaa waa laga dul hdlay wan baqay dabadeeto wan iskaga tagay waxy yidhaahdeen wan dilaynaa wayka dhabeeyeeno way dhimatay ilaahy ha u naxaraystee .
    wx danbiya ma ku leeyhy

    • @sheikhcaydaruus
      @sheikhcaydaruus  2 ปีที่แล้ว +2

      Walalo wax dambi ah kuma lihid

    • @zenibabdulahi8327
      @zenibabdulahi8327 2 ปีที่แล้ว

      Asc sh caydarusa mahargysadtimi bal isosheeg ani wan xanuunsanhy waxan joga haragysa adankusugayay

    • @najaxmaxamed8021
      @najaxmaxamed8021 2 ปีที่แล้ว

      Asc sheekh hargaysa goormaad imanysaa

  • @angalaqaali1276
    @angalaqaali1276 2 ปีที่แล้ว

    Sh ceydaruus walagu wayay Sthy wllo

  • @ayushamohamed7625
    @ayushamohamed7625 2 ปีที่แล้ว

    Sh.q Asc shiqow anigaa dhibaateysan waxa liigu sameyay sixir oo dhiig ku saabsan haben jimca ah ayaa ku shiinka liigu daadshay subixi markaan arkay ayaa miir iku dambeysay waxan ahay qof xaamilo ahi sh.qow maxa sameyaa

  • @badriyahasan8670
    @badriyahasan8670 2 ปีที่แล้ว +1

    Matimadey sheq ceydurus neyrobi

  • @neimacrisak2528
    @neimacrisak2528 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah sheekh alleh hakubarakeeyo

  • @mohedzinga7782
    @mohedzinga7782 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh Waxan uu bahanay sualo badan inaan ku waydiiyo ee halke ayan kala so xidhiidha wll adigu raliya iso jawab waxB ku sheegayaye wll 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @juliemalik1940
    @juliemalik1940 2 ปีที่แล้ว

    masha allow ku garab galo anagana allah nagu shaafiyo xageen kala so xirira sheikh caydarus nairobi joga inbadana wanku sugayay allow malin un ika kulansiyo insha allah 🙏😘😍

  • @faizacadey4169
    @faizacadey4169 2 ปีที่แล้ว +1

    Lkn tellka qabameysid maxa macalin😭😭😭😭😭😭

  • @burcolyrics5206
    @burcolyrics5206 2 ปีที่แล้ว

    Shiikh waxaan ku weeydiyay waxaan ahay wiil dhalinyaro ah muddo saddex jeer ah ayaan ka dhaartay balwada hadana waan ku noqdaa saan utoobad keena

    • @umuamiin2428
      @umuamiin2428 2 ปีที่แล้ว

      Allah bari walal inu ka ba biyo Allah haka baa biyo insha allah

  • @xanfireesha151
    @xanfireesha151 2 ปีที่แล้ว

    Shiiq lumbarkaga rabaa sen kuhelaa

  • @mohamedafrax6251
    @mohamedafrax6251 2 ปีที่แล้ว

    Asc sheikh caydarus wlshy aya iga xnnsn wxn rba lambrkga inad igu cawiso si an kugula so xariiro

  • @MOHAMED-tt8mf
    @MOHAMED-tt8mf 2 ปีที่แล้ว

    كيف اقف من العاده السريه

  • @malikaadams2602
    @malikaadams2602 2 ปีที่แล้ว

    Pls take the adverts out

  • @habibaatani2452
    @habibaatani2452 2 ปีที่แล้ว +1

    Runahnti wan dhegaysanya wllhi xiligan dhegeysanya wan wesaqaba lkn Xanun daremaya

  • @omaralo4290
    @omaralo4290 2 ปีที่แล้ว +3

    Thank you I'll listen to it they'r doing Kabbalah jewish magic to me can you help me my family is not helping me No one in Toronto Canada is a very sad world Inshallah I will be patient thank you very much

    • @faidochannel7486
      @faidochannel7486 2 ปีที่แล้ว

      u can read quran as much as u can dailly nd albaqra too n listen with earphone