ruqyadan ku ogow inaad sixrantahay iyo inkale sheikha caydaruus

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 128

  • @sheikhcaydaruus
    @sheikhcaydaruus  2 ปีที่แล้ว +29

    Waxaad dareentid hoos inoogu soo qor walal si aan kaala talino mahadsanid

    • @samiiraapdi1058
      @samiiraapdi1058 2 ปีที่แล้ว +1

      Waan gariiraya waan adkeesan wayaya Inaaan dhageesto wadnuhuna uu I xanuunaya

    • @umufadmiina9490
      @umufadmiina9490 2 ปีที่แล้ว +2

      Insha allaah

    • @billaalcabdulaahi7248
      @billaalcabdulaahi7248 2 ปีที่แล้ว +1

      Sh. Ceydarus codsi ayan wataa markaa qur anka dubeysid semeecada ee qur anka aaka aqrisid taas ka soduub aad bey u dhawaqeysaa marka sidaa yeel

    • @billaalcabdulaahi7248
      @billaalcabdulaahi7248 2 ปีที่แล้ว +2

      Sh. Ceydaruus noo sobadi qur ankan ookale

    • @zainabyussuf9218
      @zainabyussuf9218 2 ปีที่แล้ว +1

      Waxan daeemay dhuunta ayaa wax itaagan yihiin markaan ruriyada dhagaystay.

  • @ahlaammohamed3196
    @ahlaammohamed3196 2 ปีที่แล้ว +18

    Quraankaga aad baan u dhagaystaaa xanuunka badan ayaan qabay alle ayaa igu caafiyay aduun iyo akhiro alle haku xafido kuwa nabiga csw u shafeeco qaado alle hakugu daro dhamanteen hanagu daro

  • @adontiialle5345
    @adontiialle5345 2 ปีที่แล้ว +5

    Dadkii wax yarbaa ka caafimaad qaba sixir il io jini ayaa naftii iskugu keenay dhakhtaradii wa buuxan waxbana kama qaban karaan wlalyal kalaamka illahay isku daweeya isku xidha illahay oo baahidiina u sheegta xumaanta ka fogaada waxa jidhkiina ku jiraa wuu kusii Awodaysanaya markasroo danbi kaa dhaco illahay u laabta salaadana waqtigeda Tukada Tasbiixda badiya sadaqada badiya waa Lagu caafimaadaye illahaw umadaada caafi ka korqaad waxan Dulmiga jirkoda ugu jira Yaa rabi🤲🤲🤲

  • @yahooproduction3963
    @yahooproduction3963 2 ปีที่แล้ว +14

    Asc walal waxaan leeyahay calaamadaha soo socda
    1 habaansi badan gaar iyo xanuun galinka danbe ah laga bilaabo galabtii
    2 hurdo fara badan
    3 jidh xanuun oo aad moodo in dhuuxu i shubmaayo
    4 jidhka oo idubaa xinaaya i dhaq dhaqaaya
    5 indhaha dushooda oo dhaq dhaqaa samaynaaya
    6 daal fara badan
    7 kaadi badan
    8 wadanaha oo layga dhigaayo sidii wax la jiidaayo sidoo kale garaaca wadnaha oo sareeya
    9 heer kulka jidhka ama jidhka oo kulayl saayid ahi ka soo baxaayo gaar ahaab baabacooyinka gacmaha oo saaid kulayl u ah
    10 xanaaq badan
    11 baqdin ama naxdin marar badan ah
    12 hurdada habaynkii oo lagu silcinaayo sida anigoo duulaaya
    Ama meel dheer ka soo dhacaaya
    Mararka qaar oo libaax i baacsanaayo i eryanaayo
    13 caajis badan
    14 burooyin yar yar oo mad madow iga soo baxay wajiga kil kilooyinka iyo dhabarka guud kiisa
    15 dadka oo aan la coloobay
    16 dadka oo iska kacay nacay ama iskala kay coloobay anaan midhba ku samayn
    17 ilawsho fara badan
    18 dhidid badan
    19 waxabarshada oo igu yara adag
    Ama xifdiga iyo fahamka oo igu adag
    20 dhaqalaha oo si bilaa micno ah iiga baxayaa iyadoo xisaab la aani jirto
    21 halkaa xundhurta hoosteeda oo i bood boodaysa
    22 habaynkii markaan seexo oo ay shahwadu iga timaado
    23 maah sanaan badan
    24 muuqaalka jidhkayga oo is bedelay
    Sida anigoo noqday caato ama dhuubnaaday
    25 anigoo jecel inaan iska raac raaco shahwooyinkayga
    26 halkaa labada margi ama qadaadka dabadiisa oo mararka qaar laygaga dhego
    27 sanqadha iyo jabaqda iyo hadalkaba anigoo dhibsanaayo
    28 masturbation laygu imtixaamay
    29 cirid dhiig
    30 qaraw fara badan oo hurdada dhexdeeda ah
    31
    Iyo calaamado kale oo badan

    • @anfacgaashaan3013
      @anfacgaashaan3013 2 ปีที่แล้ว +2

      Subxnlh wllo ilhy hku cfiyi insh alh quranka adkarta salada waqrigeda kudadal insh alh

    • @asadcabdi7084
      @asadcabdi7084 2 ปีที่แล้ว +4

      Sorry wll alle hakucaafiyo runtii waxad moodaa inaad aniga igasheekaynayso calaamadahaa anigaa leh waana xanuunka sixirka alle hakucaafiyo

    • @yahooproduction3963
      @yahooproduction3963 2 ปีที่แล้ว

      Amiin walalayaal
      Ale haydin xifdiyo
      Ducadana alle hay aqbalo

    • @amranismail6598
      @amranismail6598 2 ปีที่แล้ว

      Allaha ku caafiyo walal

    • @حكايةاميره-ث5خ
      @حكايةاميره-ث5خ 2 ปีที่แล้ว

      😳😳😳😳😳😥😥😥😥😥😥wlhi iskumid ayaa nahay waxaa iigudaran hurdo aaa iska celin la ahay hurdo bdn
      Waxakalo layabay in jirka uu I socsoconayo waxba gurguraya jirkeyga

  • @rahmaabdi1859
    @rahmaabdi1859 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha'allah 🥰 macalin ajir an lasokobi kariin illahey mizanka xasanaadka haku saro allahey haka qabto isha xasidka ah alle haka xijaabo allah haidin barakeeyo adiga iyo family kaga aamiin wllhy siniyad ayn kugu ducenaya macalin jazakallahu qeyraan jazaa guuleyso waliga inshaallh

  • @fariixasalaad2331
    @fariixasalaad2331 ปีที่แล้ว +1

    Alle haku barakeeyo akhiro iyo aduunyaba aamiiiin jasaakallaahu khayran sheekh

  • @mohedzinga7782
    @mohedzinga7782 2 ปีที่แล้ว +2

    Sheekh walal waxad no sodubta habar saxirinta iyo xaasidinta adigu raliya ilahay Waxan kagag baryay in waxa kaste ku fududeeyo oo ilhay ku siiyo waxa kaste oo aad niyad ku haysato wll

  • @sakariyewadaadyaresakariye664
    @sakariyewadaadyaresakariye664 2 ปีที่แล้ว +7

    ماشاء الله على هذه الرقية هي قوية جدا انا استمع اليها يوميا لم اكن اتأثر باالرقية لكن اول يوم استمعت الى هذا الرقية بدأت أتاثر وابكي والحمد لله دوامت عليها واستمعها كل يوم وكل جلسة ادعوا لك ي شيخ بأن يجعل الله في ميزان حسناتك ويجازيك عنا خير الجزاء وانصح الاخوة والاخوات المداوة عليها فهي مزلزلة للسحر وقوية جدا

    • @umukayf3684
      @umukayf3684 ปีที่แล้ว +2

      Opoopo

    • @MagaloXasan
      @MagaloXasan 10 หลายเดือนก่อน

      Asc ayan Xld a

  • @mukhtarmohamedali9854
    @mukhtarmohamedali9854 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah sheikh alle hakuxiftiyo miisanka xasanadka alle hakugudaro waxan daremay madaxa oo aad iigariraya iyo labada gacmod oo aad iiruxmaya iyo caloosha oo isokacaysa

  • @mohamedabdillahi1960
    @mohamedabdillahi1960 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc,sheekh iskudey quraankaga aad dadka ku daweyneysid in aad ka ilaalisid xayeysiisska ama music soo dhex galaya,adigoo raali ah.

  • @afatahmohamedabdullahi7234
    @afatahmohamedabdullahi7234 2 ปีที่แล้ว +3

    illaahoow khayr kusii
    Qur'aankaad noosoo gudbisayna
    Allaha kaa ajarsiiyo.

  • @tiktokclips8725
    @tiktokclips8725 2 ปีที่แล้ว +1

    Wll waxan daremay warer iyo aniga dhan waa qasmay

  • @Mariyacalimaxamed
    @Mariyacalimaxamed 2 หลายเดือนก่อน

    Walalayaalow aniga rag dhan ban kacabsaada mid aan aabahay ahayn haduu asc idhaha naxdin ani dhan wanjaraynayya sidokale haduu iga sohorbaxo oo indhahayga iyo indhihiisa isqabtaanna sidokale malin oo waxbarasho joogo bay gabar suuxday kadib macalinka quraanka ba quraan sarayay ani dhan wan gariiray kadib macalinka hadan arko wankacarara xita wado haduu iga soohorbaxo maxay noqon kartaa qofkii igu dhaamo ha iiso jwbo

  • @amalhaji4970
    @amalhaji4970 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh caydaruus halkeen kala soo xidhiidhaa anaa kuu haya qiso cajiiba oo aniga igu dhacday intaan racay talaabo aad ka dhagaystay yutuyubka oo aad adigi anka dhagaystay

  • @AnnoyedBasketball-ef3mf
    @AnnoyedBasketball-ef3mf 8 หลายเดือนก่อน

    Manshallaah jaskllaahu qeyer sheeq

  • @aaminaismaaciil1559
    @aaminaismaaciil1559 2 ปีที่แล้ว +1

    Walal sodali Quranka sixirka iyo shekanka👿👹👺☠💀

  • @mohedzinga7782
    @mohedzinga7782 2 ปีที่แล้ว +1

    wahli ilhaya dartii ayan ku jecelhay wll

  • @DeeqDarajo-w9w
    @DeeqDarajo-w9w 6 หลายเดือนก่อน

    Iilaahi.jano.ha.kugeeyo

  • @xaawoxubi789
    @xaawoxubi789 2 ปีที่แล้ว +1

    Xaawo

  • @MagaloXasan
    @MagaloXasan 10 หลายเดือนก่อน

    Asc ayan Xld a

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 3 หลายเดือนก่อน

    Ameen Ameen Yaa Rabi.

  • @umumaxamed8012
    @umumaxamed8012 2 ปีที่แล้ว +1

    asc sheekh jazakalaah awaxan daremy daaco farabadn cosham garerto

  • @MascudMaxamed-bj3ge
    @MascudMaxamed-bj3ge ปีที่แล้ว

    Mashalaah

  • @hawoalinuur7860
    @hawoalinuur7860 2 ปีที่แล้ว +1

    Allha janadiisa ha kugu casuumo

  • @asadcabdi7084
    @asadcabdi7084 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxsan alle hakusiiyo noloshaada aduun iyo aakhiraba

  • @munaahmedishajecaylka7834
    @munaahmedishajecaylka7834 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh caydruus allaha haku xafido cimrigan haku dhereryo

  • @AsmaCabdi-gr5um
    @AsmaCabdi-gr5um 10 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤wll maleshal❤

  • @fawsiyaarshe8930
    @fawsiyaarshe8930 ปีที่แล้ว

    AllahAdiga iyo qoyskaagaba Caafimaad iyo waxaad jeceshahay oo jannadu u horayso haku siiyo

  • @xamdiabdulqadir4042
    @xamdiabdulqadir4042 ปีที่แล้ว

    Shiikh gabar yr ba ahy o 17 jir ah Mr dhageystyna mdxa la igu dhufty mxy thy

  • @ahlaammohamed3196
    @ahlaammohamed3196 2 ปีที่แล้ว +1

    Codsi shiikhow wadanaha iska kay xanuuno culays Iga fulo marna aad nu I garaacmaa tuqya ma jirtaaa lo dhagaysan karo tan isha xaasidka Markan dhagaysto waan yara ronadaan mid u qaas ah haday jirto noso duub ajir badan alle haku siiiyo aaamii.

    • @sheikhcaydaruus
      @sheikhcaydaruus  2 ปีที่แล้ว +2

      Hye way jiftaa waan soo duubaynaa insha allah wll

    • @salmoahmed5106
      @salmoahmed5106 ปีที่แล้ว

      @@sheikhcaydaruus siqow dudka.waax iga gadgadomayayn galbhi ijwb

  • @abdirisaaqismaciil1756
    @abdirisaaqismaciil1756 2 ปีที่แล้ว +1

    Walaalayal fadlan I soo ducaya in mudo ah ayaan sixir iyo caan la xanuun sanayay in uu alleh icaafiyo fadlaan I soo duceya wanad mahadsan tihiin

  • @halimasomo4305
    @halimasomo4305 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah perfect 🤲🤲🤲🤲🤲🤲👍🏽👍🏽👍🏽

  • @hibocali156
    @hibocali156 2 ปีที่แล้ว +1

    illaahay ha kugu garab Galo hawsha aad dadka u hayso danbigaaga iyo ka waalidkagaba illaahay ha dhaafo

  • @hothomohamett125
    @hothomohamett125 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah sheikh allah haku barakeeyo codka hana kuu siisiyaadiyo sidaad dadka ujeceshahay inay cafimaadaan alleh swc waxaad jeceshahay hakuu siiyo waxaan kuxidhanahay ruyooyinkaaga sheikh waxaan dareemay cidhiidhi diiqad cuncun wajiga dimaha labad garab gacanta midnig bidix lkn xog ixanuunay qakhaasatan midnig gariir luga jidhka sidi laf camal c cunaha itaagan waxaan aad udhibsaday intii ugu danbaysay habaarka sheikh allah haku barakeeyo iga soo jawaab

  • @zahraabdi8772
    @zahraabdi8772 2 ปีที่แล้ว +1

    Jazaak Allahu kheiran jazaa ta sheikhunal faadhil

  • @abshiromacalin6278
    @abshiromacalin6278 ปีที่แล้ว

    Asc shiiq ceydarus ajar alaha ka siiyo quraanka aa umada ku daweyso shiiqow waxan xanun sanahay mudo 8 bil ah ayaa indhisyada iga maqan tahay wey iqa baneysa lakiin igama iso bexeyso sanka ila isha ayaa I xanuuna markan sas noqonqyey maro ayaa dhiig leygugu shubay Ayaan uriyayey markas ka danbo hindhisyada wa igu dhegentahay shiiqow iso jwb codi

  • @abdulqadirmuse5030
    @abdulqadirmuse5030 ปีที่แล้ว

    Wlhi bilahi doraad wa labalaboodey matagna wu iqabtey Alx Mahadsanid sheikhow

  • @caliahmettnuur6937
    @caliahmettnuur6937 2 ปีที่แล้ว

    Il ayaan wx ka arkin ispital wax wn iga qawan wayey wxn daramayaa jiro koo Dan ayaa idhaqdhaqayo

  • @deeganuur6997
    @deeganuur6997 2 ปีที่แล้ว

    Shiikh anigu waxan isku arkay markaan quraankaagan dhegaystay cod qayllo ah iyo cagahoo I wax Mar maryaan

  • @ikrambille6268
    @ikrambille6268 2 ปีที่แล้ว +1

    Shiekh ani cod ayan what's app kuso dhigay iso jawab nembarkay 111 udanbeeyo

  • @zeitunyussuf1107
    @zeitunyussuf1107 2 ปีที่แล้ว

    Quranka ma dhageysan kara jidhka dhan ixanunina mid kle sheikh dhinca baa liga haya hospitalka hadan tagana waxba ma qabtida baa lidhah 😓

  • @hafsaali9219
    @hafsaali9219 2 ปีที่แล้ว

    Quranka markan dagaysanayu. gacamaxa ayaa ixanona sheeg

  • @سميره-م4ب
    @سميره-م4ب ปีที่แล้ว

    Mashala rabiihini isi hajalatuu umurii kesani hadhereressuu mashala

  • @asadcabdi7084
    @asadcabdi7084 2 ปีที่แล้ว

    Waxan dareemay gariir iyo jiririco iyo xanuun madaxa ah iyo jidhkaleba khayr baan alle kaaga baryayaaa

  • @yusufdiiriye6779
    @yusufdiiriye6779 2 ปีที่แล้ว

    Ilahayiya shekha caiyadarusu khira hakugu badalo jano fardusa hakugeyo jiisakalaa khiira maashallaa

  • @fardowsaj3691
    @fardowsaj3691 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @maryanmuqtaar582
    @maryanmuqtaar582 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah shukran sheikh 🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🏆🥇😇🍇🍎🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽👌👌👌

  • @yusufdiiriye6779
    @yusufdiiriye6779 2 ปีที่แล้ว

    Khira aallee hakusiyo shekha ciyidarusa jano faradusa aallee haakugubadalo

  • @cawilmohamed3727
    @cawilmohamed3727 2 ปีที่แล้ว

    Sixirka tafiqa waa kaa sugayna sh.caydarus

  • @haniadan1662
    @haniadan1662 2 ปีที่แล้ว

    Ajar iyo xasanad ilhey haka siyo

  • @foosiyacadaani1499
    @foosiyacadaani1499 2 ปีที่แล้ว

    Illahay ha ku xafido ajar.iyo.xasanaad aan.dhamaan.Illahay ha.ku siiyo.aduun.iyo.aakhiraba

  • @museaweys8825
    @museaweys8825 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @adnaahmed6801
    @adnaahmed6801 2 ปีที่แล้ว

    Mnsha Allah Allah haku haku nicmeeyo

  • @hamdicisse1526
    @hamdicisse1526 2 ปีที่แล้ว

    Online quaan ayaan rabaa

  • @cabdiquwi1158
    @cabdiquwi1158 2 ปีที่แล้ว

    Asc ilaahen hanagu caafiyo quraankiisa Adna ajri iyo xasanaad hakasiiyo wll

  • @asadcabdi7084
    @asadcabdi7084 2 ปีที่แล้ว

    Hargaisa maimaanaysaa sh caydaruus

  • @hafsaali9219
    @hafsaali9219 2 ปีที่แล้ว

    Acs

  • @khadracabdi9878
    @khadracabdi9878 2 ปีที่แล้ว

    Mash allaah

  • @malyounmahad1249
    @malyounmahad1249 2 ปีที่แล้ว

    Alle hakaa abaal mariyo wllo
    Codkaagane alle hakuu barakeeyo
    Ilahay hakaa dayro sharta xaadiinta sharta saxiriinta iyo wixii najas lahalmama ilahy waa ku xifdinayaa sbbto ah qowlkiisa ayaad carabkaaga ku aqrinaysaa wll
    جزاك الله ألف خير والله يحفظك ويحفظ أهلك كلون و اولادك ماشاء الله
    Alle haku jeclado walalada dhiban ayaad cawisaa xagee kaaga maqanthy raxmada rabi wllhi alle waa kuu naxariistey waana kula jiraa marna alle kaama maqno توكل على الله وكفى بالله وكيلا
    Ilahy waa kugu gulaynayaa inta hadhan walalada ee xanuusaneyso dadka badi dooda ilahy waa caafiyey qaar aad waaniso kataliso ooqatey iyo kuwo aad quraan sarteyba alhmdulilaah حفظك الله فى الدنيا والآخرة

  • @xamd1879
    @xamd1879 ปีที่แล้ว

    Jasakalah qer shekh

  • @Wizard777-k2g
    @Wizard777-k2g 2 ปีที่แล้ว

    Jasakalaahu khayr sheekh caydaruus alle haku xafido amin amin yàa rabi

  • @shugriabichannel3447
    @shugriabichannel3447 2 ปีที่แล้ว

    allaha kuxifdiyo

  • @omaralo4290
    @omaralo4290 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah goodwhen I was listening I got a call+226 i'm gonna listen to it every day Inshallah

  • @cawilmohamed3727
    @cawilmohamed3727 2 ปีที่แล้ว

    Alle hakubarakeeyo

  • @xawomaxamedabtidon7505
    @xawomaxamedabtidon7505 2 ปีที่แล้ว

    Jazakallah shiikhow Allah ku xifdiyo adun io akhiraba waxan dareemay halaaqis badan io kor xanuun caloosho a qasantay sheekhow waxa jeclan laha ana kula so xariiro hda moqdisho jogtid

  • @kadraanood767
    @kadraanood767 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahow kubarakee sheekh Caydaroos

  • @liibaanahmad6500
    @liibaanahmad6500 2 ปีที่แล้ว

    Asc shiikh ally hakuxafido

  • @naimahussein9819
    @naimahussein9819 2 ปีที่แล้ว

    Subxanallah walaahi sheik waan ku xanuun sada

  • @munaisse7745
    @munaisse7745 2 ปีที่แล้ว

    Allah ha kaa xafido cadawgaaga

  • @naimahussein9819
    @naimahussein9819 2 ปีที่แล้ว

    Ilahey aduun iyo aqiiro ha kaa Akira siiyo

  • @ashaluuladoontiiallechunel7353
    @ashaluuladoontiiallechunel7353 2 ปีที่แล้ว

    illahey ajir weyn hakaa siiyo sheekh adunyada kheyr kunolow akhirana illahey janada ferdowza hakugu bishaareeyo amiin from saudi carabiya

  • @abdirisaaqismaciil1756
    @abdirisaaqismaciil1756 2 ปีที่แล้ว

    Illahay ha ku barakayo

  • @daahiyougaas2523
    @daahiyougaas2523 2 ปีที่แล้ว

    Jizaakallaahu kheyr walaal danbigaaga allaaha dhaafo shugran shugran shugran 🌺🌹👍🤝

  • @axmedsahal2688
    @axmedsahal2688 2 ปีที่แล้ว

    Man shaa Allah Misaanka xasanaadka Allahkuusaaro

  • @pharihaabdi3772
    @pharihaabdi3772 2 ปีที่แล้ว

    Ani naxdin naxdin dareemoya🥺

  • @maxamuudmataan9209
    @maxamuudmataan9209 2 ปีที่แล้ว

    Maashaa allaah ajar iyo xasanaad allaha Kaa siiyo aamiin aamiin Yaa Rabi

  • @didiernasser9812
    @didiernasser9812 2 ปีที่แล้ว

    Shekh Allaha ku barakeyo

  • @samiamohamed2944
    @samiamohamed2944 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @zahraabdi8772
    @zahraabdi8772 2 ปีที่แล้ว

    Wsc

  • @ashrafyyousuf6821
    @ashrafyyousuf6821 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah,islam is complete alhmdulillah

  • @tiktokclips8725
    @tiktokclips8725 2 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @deqanuur1157
    @deqanuur1157 2 ปีที่แล้ว

    Jz Allah Sheekh

  • @zaamiyasimancigale4118
    @zaamiyasimancigale4118 2 ปีที่แล้ว

    Manshaa alah

  • @dahabosuurihassan8434
    @dahabosuurihassan8434 2 ปีที่แล้ว

    MaasahaAllah

  • @mukhtaarcumar9108
    @mukhtaarcumar9108 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahay ha ku barakeeyo sheekh

  • @soureremohamed2159
    @soureremohamed2159 2 ปีที่แล้ว +1

    Que dieu vous bénisse cheik aydarous