Ruqyah kuceli saaxirka sixirkiisa 7maalin kaliya dhagayso khalaas saaxir warkiis

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 53

  • @mustaqbalchannel7589
    @mustaqbalchannel7589 10 หลายเดือนก่อน +5

    Masha Allah sheikh Candaruus youtebakaga ayaan ku xiranahay meeel ma aado allaha ku sharfo shekhow waxan ku riyoday haben hore xafad an kaso gurnay qol ka mid ah o dumay hoostiisa waxa yalay wax dhar Ku xiran madow oo nuuxsanayo wan ka cararay hadan waxan arkay anigo kor tagan qof god qodayo gabar yar oo ijogto 3sano ibar jirto oo I dhaheyso haateyni la saaxiraan hurdadii wan ka kacay subxanallah allahu akbar

  • @ZakarieAbdilatif-np6mi
    @ZakarieAbdilatif-np6mi 5 หลายเดือนก่อน +2

    Sheikh caydaruus allah ha ku xafido

  • @bahjaabdulqaadir5034
    @bahjaabdulqaadir5034 10 หลายเดือนก่อน +6

    Scww ,ماشاءالله تبارك الله،الله يجزيك,duco bnkusoo dirayaa leyl & nahaar,marna kama daalayo شيخنا ducaada الله ha iga aqbalo ان شاءالله, sharta qalqigiisa الله haniga wada xijaabo adiga & duriyadaada masoo koobi karo abaalkada شيخنا،مفتاح bad igu deeqday aanku furfuro xanuunadeyda ,dhiirigalin & awood buu iga dhaxalsiiyey الله ka faa'iideysigaada الحمد لله duco sida roobka u durduraayo bnkugu duceeyay

  • @malyounmahad1249
    @malyounmahad1249 10 หลายเดือนก่อน +6

    بسم اللّٰه ماشاءالله تبارك الرحمن والله يجزيكم خير طيب الله انفاسكم 🦻

  • @aminaaliahmed9650
    @aminaaliahmed9650 30 นาทีที่ผ่านมา

    My favorite raaqi ❤

  • @abdirashidshacraawi3412
    @abdirashidshacraawi3412 10 หลายเดือนก่อน +17

    Sheikh laandhereysanaa, hadana gobsanaa, markaan ruqiyadan arkay waan faraxay waxa mooda in la yiri cafimaadkaagii ba hesheyba ilaahay haka abaalmariyo, abaalkaaga magudikaro, waxaad ibarey kalsooni iyo inaan aniga iscilaajinkaro Talooyinkaga ayaan waxbadan kaga guuleystey Alxamdullillaah ilaahay haka abaalmariyo talooyinka oo la qaato iyo dawooyinka la qaato un weeye Alxamdullillaah

    • @Umusamsam24
      @Umusamsam24 10 หลายเดือนก่อน

      Abowe side lagu heyaa Ana iso ducey xanun ku wareray I heya 😢

    • @abdirashidshacraawi3412
      @abdirashidshacraawi3412 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@Umusamsam24abaayo xagee kasooqabttaana

    • @ayaanaxmed9331
      @ayaanaxmed9331 9 หลายเดือนก่อน +2

      Intiii buktaba Alllee ha caafiyo Amiin sheekhana Alleee ha xafido xanuunkana Haloo samro wa imtixaan inuu khayr kugu jiro yaa laga yabaa

    • @Umusamsam24
      @Umusamsam24 9 หลายเดือนก่อน

      @@ayaanaxmed9331 amin qali

  • @aragsanmohamud3034
    @aragsanmohamud3034 7 หลายเดือนก่อน +1

    Sheikh ceyduruus jazakallahu kheyr ruqiyadan wanku cafimadey sheikh danbigada allaha dhafo

  • @saamquen7928
    @saamquen7928 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekhow Anigu waxan ku markhati furaya inaad ruf leedahay Anigu ano tacbaan ah dhaqaqi la ayey inan TH-cam kaga iso dirtay wan boqsaday sidaan habens u dhagaysanayeye ❤😊

  • @ladanabdihussein3331
    @ladanabdihussein3331 10 หลายเดือนก่อน +2

    Sheikh ceydarus codkada allaha ku barakeyo

  • @RuqiyoAbdirahman
    @RuqiyoAbdirahman 10 หลายเดือนก่อน +3

    Jazakallah qeer sheekh

  • @hamdaabdilahi784
    @hamdaabdilahi784 10 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah sheikh allah hku barkeyo

  • @maqsuud277
    @maqsuud277 10 หลายเดือนก่อน +1

    جزاك الله خير الجزاء ❤

  • @mandekdaoud3358
    @mandekdaoud3358 10 หลายเดือนก่อน +1

    Ruqia ya laha raw3a jazakAllah kher

  • @IbtisaamAbdirahman-ns4bs
    @IbtisaamAbdirahman-ns4bs 10 หลายเดือนก่อน +2

    جزاك الله خير ❤

  • @sadiomohamedomar4409
    @sadiomohamedomar4409 10 หลายเดือนก่อน +1

    Mashlllh sh.ceydaruus

  • @SucdiQadiijo
    @SucdiQadiijo 4 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah jisakalahu qeyra

  • @haniabdulkadir9794
    @haniabdulkadir9794 10 หลายเดือนก่อน +1

    Ala shiikha gorma ayu kenya kuso labanaya waxa jirta gabar yar o walshay ah o la xanuun san sixiraka madow waxa muda 7 casho u u darnay ruquya da sixirka madow gabdhi haben walba neefta lagu dhajiaya lugaha la fadhisa marka ruqiyada u shidno way qayliyan daciif ba nahay si an ku baxno ma naqano ayu leyahay wayna dhiban tahay gabadh 😢 plz shiikh gormaa so labanysa kenya

  • @rudwanceeloz2795
    @rudwanceeloz2795 10 หลายเดือนก่อน +2

    maashaa allah 💯💯💯🕋🕋

  • @SumayoMaxamad-ux3wz
    @SumayoMaxamad-ux3wz 10 หลายเดือนก่อน +1

    Shiiq allaha ka raali noqdo waxa kuso xijisa ruqiyada xasadka quruxda

  • @aishabile
    @aishabile 6 หลายเดือนก่อน

    Manshallah 🙏❤️ manshallah sllah akbar

  • @jawahirsheeqabuukar1901
    @jawahirsheeqabuukar1901 10 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah

  • @user-bx7vx2rc3l
    @user-bx7vx2rc3l 10 หลายเดือนก่อน +3

    M.a sheekh caydaruus cimriga allaha ku siyadsho aniga suratul cabasa 41 jeer iyo ducadi laracinaye aan ku caafimade dad xaasidina oo markasta meel daran itaga jiraa cabasa marka aqriyo waxa qaldan ey igu sameynayan ayagan ku celshaa anigo quraanka alle aqrinayo m.a

    • @dhameysdumar9172
      @dhameysdumar9172 10 หลายเดือนก่อน +1

      Xiligee aqrisah byo

    • @user-bx7vx2rc3l
      @user-bx7vx2rc3l 10 หลายเดือนก่อน +2

      Salada subax markan dukado ama salaada casirkaa markan dukado labadas waqti aqrin kartaa 41 jeer cabasa ducadan raaci Alaahuma inii masaniyad duruu wa anta arxamuraximiina

    • @Umusamsam24
      @Umusamsam24 10 หลายเดือนก่อน

      @@user-bx7vx2rc3l41 dhana Hal mar ma Aqrin Kara leesi ahy 😂

  • @fartundahir3802
    @fartundahir3802 10 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    MASHA ALLAAH ❤❤❤❤

  • @naimaali2737
    @naimaali2737 10 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekho dhiig ayaa laga furay marku istagayna dhiinac bidix lugta ila rixiimka ayeey kabuubyo igaga jiirta maxan isku daweeya kheer illahay haku siiye

    • @roodoqurux6288
      @roodoqurux6288 10 หลายเดือนก่อน +1

      Ruqniyada riximka wee ku jirtaa dhageeso abaayo taloyina waa lascdaan ruqniyada waxaa ku sawiran makanka

    • @naimaali2737
      @naimaali2737 10 หลายเดือนก่อน

      ​@@roodoqurux6288shukran abayo

  • @asliahmed4844
    @asliahmed4844 10 หลายเดือนก่อน +2

    Sh cayduruus fadlan ma laga,ilaalin karaa xayeesiinta quraanka soo dhex gasha adoo dhagaysanaya xayeesiis kaa qasaya

  • @user-wg8oo7xq2e
    @user-wg8oo7xq2e 10 หลายเดือนก่อน +1

    شكرا لك

  • @ahmed33yare
    @ahmed33yare 10 หลายเดือนก่อน +2

    Sheq dhunta aya liga hayo wan iska qaly imna resan dhnaka bidix waye hadan quran darto said i xnnune xita margiga ila xanunyo sixir miya lis dhihi kara😢

    • @deeqocaday-jp1tn
      @deeqocaday-jp1tn 10 หลายเดือนก่อน +2

      Aniga xitaa dhuunta ikuusan bura biyood la iiga sheegay quraanka markaa daarto xanuun Badan baa ka dareemaa halkaas sixir iyo jini iyo il baa iga dul hadlaa guriga waxaa la iiga dumiyay sixir kala geeyn ah ninka iyo naagta lagu kala geeyo sixir in la igu dila la rabay baa la ii sameeyay lkn ilahey baa wax dila waxne nooleeyo weey u noqon waaysay sideey ila rabeen mudo 5 sanaa la liitaa ma shaqeeysto oo shaqada wan awoodin wayay qolkaas inan ku jira le rabaa shaqada guriga ma qaban karo cunta fadhiga leygu keenaa jaamacad waa dhameeyay cadawa I helay ilahey hanaga wada dulqaadee
      Quraanka aqriskiisa badso iyo dhageeysigiisa rukhyada Sheikh ceyduruus qeyr alle ha siiyee baan dhageeystaa adne dhageeyso adne isku aqri

    • @Umusamsam24
      @Umusamsam24 10 หลายเดือนก่อน

      @@deeqocaday-jp1tnabyo alaha ka cafiya ani dhunta i Nuxsane marka dhagesto in minidi leygu sara moda waxana ley dhahay homonka kacsan xoga yar

    • @marzuqadan5840
      @marzuqadan5840 10 หลายเดือนก่อน +1

      @@deeqocaday-jp1tn abyo macaney ilahey ha ku cafiyo adiga iyo inta islam ah o xanuunsan waaxad badisa adkarta iyo saliga nabiga iyo saliga ibrahimiyada inshaa allah cafimad badan iyo farxaad ayaa daremi dontaa

    • @A_W660
      @A_W660 7 หลายเดือนก่อน +1

      Waxba idinma haayo ee Quran aqriso adiga, Sheikh uma baahnid allena ku kalsoonaaw qof beni aadam waxba kaama qaadi karo, dhibkaas ku heesto allah ayaa kuu keenay walal sheydaanka wuxu dhibateeyaa qofkii aamina inu wax yeeli karo just aamin allah hal aayad bes aa ku filan waxa aad sheganeysaan. Hal mar tijaabi oo aamin sheydaan inuusan wax dhib ah kuu geysan karin wlh blh tlh waa fcnaaneysaa. Allaha ku abuuray bes aamin

  • @deeqoyaqshiid2556
    @deeqoyaqshiid2556 10 หลายเดือนก่อน +2

    Asc shiiqwo diinca midigda aya idikamayo koorkadana waxbaigasoscto maskaxatanhe waidkamesa shiiqo jiink madaxadekan O bixiwaya maxauron😢😢😢

    • @sadiomohamedomar4409
      @sadiomohamedomar4409 10 หลายเดือนก่อน

      Jinka madax galo qor

    • @nasriinbashe5562
      @nasriinbashe5562 6 หลายเดือนก่อน +1

      Dhanka midig ta sixirka anigaba sidasan ahay allahu aclam

    • @deeqoyaqshiid2556
      @deeqoyaqshiid2556 6 หลายเดือนก่อน +1

      Haaa abaayo macanto Alllhe ha ku caafiyo Aniga iyo adiga iyo Daman umutumuslimin amiiin yaa rabiii 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

    • @nasriinbashe5562
      @nasriinbashe5562 6 หลายเดือนก่อน

      Aamiin dhamangenba qll

  • @user-jo2gv5qd1y
    @user-jo2gv5qd1y 7 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @aragsanmohamud3034
    @aragsanmohamud3034 7 หลายเดือนก่อน

    🥰🥰🥰🥰

  • @hamdaabdilahi784
    @hamdaabdilahi784 10 หลายเดือนก่อน +1

    Asc sh guriga qolka hurdada jiir aya idhibay ihoos galyo markan sexdo maxan ku sameya shekh

  • @user-wg8oo7xq2e
    @user-wg8oo7xq2e 10 หลายเดือนก่อน

    لك وحشه استاذ كيفك

  • @YaahuuYaahuu
    @YaahuuYaahuu 10 หลายเดือนก่อน +2

    Mhd sanid sheeq caydaruus

  • @suaaddenged3548
    @suaaddenged3548 10 หลายเดือนก่อน +1

    Mahad sanid

  • @samiamohamed2944
    @samiamohamed2944 10 หลายเดือนก่อน

    Masha allah