Ruqyah quruxda midibka,haaraha,indhaha hoostooda oo madaw noqdan sh caydaruus

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 127

  • @aminaubed320
    @aminaubed320 19 วันที่ผ่านมา +1

    Jizaikallah qeyr farxad ku noolada adiga iyo awladaada Allahuma Amiin

  • @user-tj7wn1yw8b
    @user-tj7wn1yw8b 3 หลายเดือนก่อน +2

    Maasha alaah qeyr alaha kusiiyo sheekh

  • @shuuchannel3135
    @shuuchannel3135 ปีที่แล้ว +4

    sheikh ilahey haku xifdiyo wax walbo waad noso galisa sidii ina qalbiyadena ku jirto cml thanks ❤🎉❤

  • @maymunfarah9486
    @maymunfarah9486 2 หลายเดือนก่อน

    Jazakallaaha qeyran sheikh ceydaruus allaaha ku xifdiyo cilmiga cimriga cibaadada camalka saalixa allaaha ku barakeyo abaalkaga jannah firdawsa aclaa allaaha ka dhigo aamiin

  • @HalimaBarreHalimaBarre-tl3xv
    @HalimaBarreHalimaBarre-tl3xv ปีที่แล้ว +3

    Madax wareerka maa uroon sheekh caydaruus

  • @SumayoMaxamad-ux3wz
    @SumayoMaxamad-ux3wz ปีที่แล้ว +3

    Shukran shiiqow illahay abalkaga jano haka dhigo

  • @sabahahmed8917
    @sabahahmed8917 ปีที่แล้ว +7

    Asc Sh , Ilaahay ajar iyo xasanaad badan ha kaa siiyo runtii dad badan ayaa u baahna ruqyadan. Alla SWT ha nagu caafiyo dhamaanteen.

  • @abdullahiyussuf2320
    @abdullahiyussuf2320 ปีที่แล้ว

    thank you our sheik cilmiga Allah kusiyathiyo

  • @raaxohassan1237
    @raaxohassan1237 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah allaha kuxafido sheeq amiin yarabii jisakallaahu qeer

  • @umanajmo6684
    @umanajmo6684 ปีที่แล้ว +2

    MASHA ALLAHA sh alle haka abaalkaga jano haka digo alle aya isokadiray wan ubahna marakan dhqeestay indha imadoobaaday

  • @samianuur1127
    @samianuur1127 ปีที่แล้ว +1

    Maashallha ❤ sheikh

  • @iskufilanfarah3842
    @iskufilanfarah3842 ปีที่แล้ว +1

    Waan ubahanahay sheikh alah haku barakeeyo anagan alah hangu cafiyo amiin yarabi

  • @fahiimabashe6903
    @fahiimabashe6903 ปีที่แล้ว +4

    sheekh rabi haku jeclaado sheekh inaan kula soo xidhiidho rabaa intee kaa helaya muhiim ku ahay wllo ilahay haku barakeeyo wlloh

  • @MansuurMohamed-cb2bc
    @MansuurMohamed-cb2bc ปีที่แล้ว

    Aamiin aamiin yaa rabi alle hka abaalmariyo wll

  • @aminaubed320
    @aminaubed320 ปีที่แล้ว

    Allahay qeyr ha ku siiyo jizaikallah qeyr farxad ku nooloow

  • @ikraammohamed5717
    @ikraammohamed5717 ปีที่แล้ว +2

    Jisakallah khayr sheekh allah ha igu caafiyo ana wajiga la igalay wllshy ba iso dirtay khayr allah ha siiye 🤲🤲

  • @user-nm4hi3fj8r
    @user-nm4hi3fj8r 9 หลายเดือนก่อน

    Jasaakalah shiikha kalia oo markaaan xanuusado alle igucaafiyo qurankuu aqrinaayo allowwaalidkaaa ajarkaaas siiii

  • @user-cy4me9ww7c
    @user-cy4me9ww7c 9 วันที่ผ่านมา

    Shiikhow markaad ruqiyada noosoo duubeysid codkaaga kajar quraanka kaliya noo soo duub❤

  • @samirehroblehyacoub5627
    @samirehroblehyacoub5627 ปีที่แล้ว +2

    Macha-allah sheekh Rabi haku hafido

  • @wllpatobrazilian6338
    @wllpatobrazilian6338 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خير 🤲🙏

  • @user-js5he3lb6r
    @user-js5he3lb6r 7 หลายเดือนก่อน

    Jazakallahu kheir sheikh

  • @NajiibabdAbdirahman-bv6ut
    @NajiibabdAbdirahman-bv6ut ปีที่แล้ว

    Shiikh Caydaruus waaa ku salamay sheek jasaka allah. Khayr. Shikh waan xanusanahay inaaan kula kulmo aa rabaaa inteee laga helaaa adoo raaliya

  • @MulkimaxamedXuseen-ey8td
    @MulkimaxamedXuseen-ey8td ปีที่แล้ว

    Shiq alaha ku barakeyo

  • @user-rp8es3ed3k
    @user-rp8es3ed3k 6 หลายเดือนก่อน

    masha allah allaha kaa ajr siiyo

  • @umukayf3684
    @umukayf3684 ปีที่แล้ว

    Sheekh allaha ku xifdiyo

  • @ummaahir.1432
    @ummaahir.1432 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤alla Huma aaameeen ya rabi

  • @aminaubed320
    @aminaubed320 10 หลายเดือนก่อน

    Jizaikallah qeyr

  • @weriswerisina1183
    @weriswerisina1183 ปีที่แล้ว

    Dad ayaa important ayn arkoya siwir hafiz cml Quran laga aqrito isheg iyo islashekesi hos Aya jiro

  • @SahroMumin-nw4gq
    @SahroMumin-nw4gq ปีที่แล้ว

    M.a ilahay ajar ha kasiiyo

  • @user-gc5lm2yq3w
    @user-gc5lm2yq3w 9 หลายเดือนก่อน

    الجزاك الله خير

  • @yaasmahennadesingchannel5385
    @yaasmahennadesingchannel5385 ปีที่แล้ว

    Jazaakallaah sheikh

  • @user-fe6xy2nz6i
    @user-fe6xy2nz6i 22 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤

  • @safaosman4686
    @safaosman4686 ปีที่แล้ว

    Allah ku barakeeyo

  • @FardowsoXasan-so1pm
    @FardowsoXasan-so1pm 11 หลายเดือนก่อน +3

    Sheekhawallaahhakubarakeeyoaamiinaamiin❤

  • @umukayf3684
    @umukayf3684 ปีที่แล้ว +5

    Suxarada iyo shayadhinta iyo xasidka allaha ka xifdiyo

    • @iqroxasan1615
      @iqroxasan1615 8 หลายเดือนก่อน

      Amiim amiin yaa rapi

  • @AyaanYusuf-rz2dd
    @AyaanYusuf-rz2dd 4 หลายเดือนก่อน

    Shiikh ajar xasanad alllah kasiyo

  • @user-fx6dj6je9v
    @user-fx6dj6je9v 7 หลายเดือนก่อน +1

    Sheeqa alla habarakeeyo amiin ❤❤❤

    • @user-fx6dj6je9v
      @user-fx6dj6je9v 7 หลายเดือนก่อน +1

      Aamiin❤❤❤🎉🎉😮😮

    • @user-cv2vp7br2q
      @user-cv2vp7br2q 6 หลายเดือนก่อน

      😊😊😊😊😊❤🎉🎉🎉🩲🕶🥼​@@user-fx6dj6je9v

  • @rihamhassan7920
    @rihamhassan7920 ปีที่แล้ว +3

    Ilahy haku barkeyo sheikh ❤

  • @user-rw6jm7ms2l
    @user-rw6jm7ms2l ปีที่แล้ว

    Alaha ku xafido

  • @maqsuud277
    @maqsuud277 ปีที่แล้ว

    Allaah haku barakeeyo wll

  • @Niciima-xw9xj
    @Niciima-xw9xj 4 หลายเดือนก่อน

    Asc shiikh caydaruus wn ku xanuusada ruqiyadan iyo ruqiyada guurka Alle abaalkag jano hayelo inshallh

  • @user-wk9di6nx9w
    @user-wk9di6nx9w 2 หลายเดือนก่อน

    Shukran ajar allahkasiyo

  • @XabiboXasan-dn2se
    @XabiboXasan-dn2se ปีที่แล้ว

    Mash allaha shiikh

  • @Nimco-gb2uu
    @Nimco-gb2uu ปีที่แล้ว

    Shugran shiikh

  • @deeqahassan4495
    @deeqahassan4495 ปีที่แล้ว

    Masha alh❤

  • @nimcosaleebaan4238
    @nimcosaleebaan4238 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah ilaahy haku xafido sheekh caydarus

  • @hafzaabdirahman2575
    @hafzaabdirahman2575 ปีที่แล้ว +2

    Shiikhow waa mahdsanthy wlhi inbadan sugi jire wajiga wax ma marin kro wuu ii cun cuna 90ka 😩

  • @siciidoshiikhmahamuud6244
    @siciidoshiikhmahamuud6244 11 หลายเดือนก่อน

    Sheekh. Qeer alle hakusiyo haduun iyo aaqiro wahi xanuunkan ani buu ihayh wajigega wuu iga wda qayirmaya wxan sameyo mabaan garwaya markan xanuusada baa igu siidarna ajar iyo xasawqqnaada ana lasookobin karin alle hakusiiyo

  • @fardowsasaid2072
    @fardowsasaid2072 7 หลายเดือนก่อน

    Ilahay swt hakaa abal mariyo wallo

  • @safaosman4686
    @safaosman4686 ปีที่แล้ว

    Maashaa allah

  • @idilmed1967
    @idilmed1967 6 หลายเดือนก่อน

    Amin ya Rabbi 🤲

  • @rayhanaabukar6401
    @rayhanaabukar6401 ปีที่แล้ว

    Masha Allh

  • @user-fu3xw2of2q
    @user-fu3xw2of2q ปีที่แล้ว +1

    Isha bidix iyo lugta bidixbaa ixanuunaayaan iyo kacanta bidix shiiqoow

  • @qadanmaxamed-bc1vc
    @qadanmaxamed-bc1vc 3 หลายเดือนก่อน

    Shukran sh

  • @umukayf3684
    @umukayf3684 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @Amiin___cbdi
    @Amiin___cbdi ปีที่แล้ว

    Shiikh halkee kaala soo xariiri karaa😊

  • @cudoonahmed887
    @cudoonahmed887 ปีที่แล้ว +1

    sheikh gormaad iman kenya insha allah.

  • @Queeen123
    @Queeen123 ปีที่แล้ว +6

    Asc sheikh Dhulka dhan ila wareganayo indhahana aragtidi Ka daciftay way ilmenayan indhaha wajigayga oo dhan wa wada nabro iyo fulxumo iga noqde Waxan jira 20 sano lkn wajigayga cabsi cml noqde Subxanlh 3 sano Qurankaga isku daweya Ilahay haka ajar siyo waxa sas iyelay wa xasid iyo wax nolosha ididan xita ninkayga Waliga fogeyey naag kle wu gursade mar walba Waxan isdhaha hada Ninkan iska furtid quruxdada wayso labanesa xita ina u tago raba ninkayga wala ii didanyhy si walba isku daryelo wajigayga quruxdisa maso labaneso 😢

    • @ilahanmuhumed9390
      @ilahanmuhumed9390 ปีที่แล้ว +2

      Wllo allh haku cafiyo ku dadal adkartana

    • @m.bashiir110
      @m.bashiir110 ปีที่แล้ว +1

      Walal Ducada badi Insha Allah rabi kaaga gar gaari doonaa

    • @Queeen123
      @Queeen123 ปีที่แล้ว

      @@ilahanmuhumed9390 Insha Allah wllo jazakillah

    • @Queeen123
      @Queeen123 ปีที่แล้ว

      @@m.bashiir110 insha Allah wllo wan ducesta wana si wadi dona mahadsanid wllo

    • @ilahanmuhumed9390
      @ilahanmuhumed9390 ปีที่แล้ว

      @@Queeen123 mashkur wllo allh waxn kada barya cafimd tama

  • @user-xh6gu1rz3m
    @user-xh6gu1rz3m 11 หลายเดือนก่อน +1

    Mash allha

  • @user-nm4hi3fj8r
    @user-nm4hi3fj8r ปีที่แล้ว

    Alle cimribarakaysan hakusiiyo

  • @khadramaxamud1632
    @khadramaxamud1632 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheekh xaruntaada Hargaysa halkay ku taalaa inan kuu imaado ayaan rabaaye insha Allah

  • @shafiyaismail5751
    @shafiyaismail5751 ปีที่แล้ว +1

    Cadawgaa hajabo caydurus illahay haku xiftiyo

  • @bbbbggg3191
    @bbbbggg3191 ปีที่แล้ว

    manshalaah

  • @user-fu3xw2of2q
    @user-fu3xw2of2q ปีที่แล้ว +4

    Naagtaas qaraabo beynu nahaay inaa wax qabsado ima okolo nafteey ikeentaay wadankeey ila jooktaa inaa meeshaa jooko iney iku heeyseey rabtaa

    • @sheikhcaydaruus
      @sheikhcaydaruus  ปีที่แล้ว +1

      Marwalbood aragtid xasbiyallahu wa nicmal wakiil dheh

  • @malyounmahad1249
    @malyounmahad1249 ปีที่แล้ว

    ربنا يجزيك اخي طيب الله انفاسك بشرك الله بالجنة والله يحفظك ويسعدك ويوفقك

  • @Maryama_cabdillahi
    @Maryama_cabdillahi 9 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @NajmoAyaanle-zw8bs
    @NajmoAyaanle-zw8bs ปีที่แล้ว

    Shiiq caydaruus allaha ku barakeyo ❤

  • @iqracabdilaahi8559
    @iqracabdilaahi8559 ปีที่แล้ว +1

    Shugtan shiikh dad ka quruxda badan dhegeysta

  • @HalimaBarreHalimaBarre-tl3xv
    @HalimaBarreHalimaBarre-tl3xv ปีที่แล้ว +1

    Sheekh madax xanuunka maxaa uroon ama madax wareerka

  • @weerowyare1339
    @weerowyare1339 ปีที่แล้ว +4

    Mashaa allah sheikh allah dartiisa ayaan kugu jeclahay waxaadna tahay wll igu weyn rabi hakaaa jizaayo da daal kaada

    • @sheikhcaydaruus
      @sheikhcaydaruus  ปีที่แล้ว +1

      Allaha kujeclaado walal ❤❤

    • @maryanijaabo7638
      @maryanijaabo7638 ปีที่แล้ว

      Masha allh alle Haku barakeyo shiiikh caydaruus

  • @MulkimaxamedXuseen-ey8td
    @MulkimaxamedXuseen-ey8td ปีที่แล้ว +1

    Shiq waxa ka codsana ruqyo isha qumanka iyo nafaqo darada iyo thyroid ka

  • @abdifatahcollections
    @abdifatahcollections ปีที่แล้ว +1

    Sheikh faraha in laiska xiro khasab miyaa??

  • @user-jw2vs3vh5m
    @user-jw2vs3vh5m ปีที่แล้ว

    Sheikhoow waxba ixagta marwalba an garanayn wuxuu yahy jirkayga dhan wa wada xagtimo maxaa waye iso jawaab sheikh plz

  • @AyaanYusuf-rz2dd
    @AyaanYusuf-rz2dd 4 หลายเดือนก่อน

    Janadii alllah kugu arsaqo

  • @user-bi8rt3mk6r
    @user-bi8rt3mk6r 11 หลายเดือนก่อน +1

    Qeer Allah hakusiyo shekh ❤

  • @anabdalmar2717
    @anabdalmar2717 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah jasakalahu qeyr sheikh Ani indhaheyga ayey qalqalociyen midabka waa iga badalen sida quran ubilabay inaa isasaro iyo inaa dhageysto wax yar wan ka ronhy lkn wali indhageyga waalagu jiraa iso duceya inow Alle ii cafiyo xitaa qaliin igaliyen Alle hanaga qabto shayadiinta

    • @dhameysdumar9172
      @dhameysdumar9172 ปีที่แล้ว

      Xanuunkle may kugu hayan byo

    • @anabdalmar2717
      @anabdalmar2717 ปีที่แล้ว +1

      @@dhameysdumar9172 Maya abayo wey ii fiicnaden hada alxm

  • @samianuur1127
    @samianuur1127 ปีที่แล้ว +1

    Waxada so samamya Ruqyah guurka please sheikh 😢

  • @user-fu3xw2of2q
    @user-fu3xw2of2q ปีที่แล้ว

    Sax waa iheeysataa shiikhoow waxaala ikutaabtaay qoorta sixirka geerida qoorta wey icuncuneeysaa hadaa xokane wey ixafafeeysaa inaa guri dakane waala iidiidanyahaay shikhoow waxaan daganahaay guri saaxiriin dakanyihiin hadaa guri raadsan maakaayneh waala idiidaay sixirbeey ikudiideen naagta isixirtaay waa gaalo kitaabka alane weeyku istaaktaay xasbunallah wanicmal wakiil hooyadeeybeey ukutala kashaay inuu kudisho laakinse ilaaheeybaa waxdilo waxnq nooleeyo anigane ma aamunsani wexeey sameeyneeyso

  • @Umusamsam24
    @Umusamsam24 ปีที่แล้ว

    Asc shiq aydarus hadi aad arkta comantikeyga no so celi fasirka riyoyinka Aniga markas kasta naxdin ban la so farista waxan ku riyoda Aniga oo xabad dhunta ikaga dhaceyso oo run camal shanaqr dhunta ka yereyso an so boday plz iso fasir xisab maleh 2 hbn marka joga wey ikuso noqota

  • @hooyomacaan6268
    @hooyomacaan6268 ปีที่แล้ว +1

    Bhhhhhhh

  • @fartunhusseinahmed995
    @fartunhusseinahmed995 ปีที่แล้ว

    Asc shiq xage laga xiriira number

  • @xafsaxasan1176
    @xafsaxasan1176 ปีที่แล้ว

    Ascm sheekh caydaruus waxan ku waydiiyay qof xanuun ruuxiya qaba miraayada aad u jecel isku daawada muxuu yahay mar waliba kurasyada isku daawada xanuunku quruxdu igaga dhacay mudo dheer waxan ihaya xanuun ruuxiya isoo jawaab si khaasa maku heli kara wll

    • @hafzaabdirahman2575
      @hafzaabdirahman2575 ปีที่แล้ว

      Ala isku mid aniga Mida musqusha lee 90ka isku firiye

  • @user-xb7ct1ft5u
    @user-xb7ct1ft5u 6 หลายเดือนก่อน +2

    Am Am good thanks

  • @safaosman4686
    @safaosman4686 ปีที่แล้ว

    Janada allah kugu bishaa reeyo

  • @HibaqMuse-ze1sg
    @HibaqMuse-ze1sg ปีที่แล้ว

    Am Am good thanks in responding with my work schedule to the office to

  • @iqracabdilaahi8559
    @iqracabdilaahi8559 ปีที่แล้ว

    Waxbo maan dareemin anigu koley

  • @SumayoMaxamad-ux3wz
    @SumayoMaxamad-ux3wz ปีที่แล้ว +2

    Shiqow waxan ahay gabar dhalin Yara waxa la ididan yahay guurka gur hadii laygu so hadal qado aniga dhan diiqad Ayan darema

    • @Haboncudoon1437
      @Haboncudoon1437 ปีที่แล้ว

      Wlhi kula mida ahay wan xanunsaday xitaa korka dab AA iga kacayo qaraw calool xanun naxdin iyo hurda la,an wlhi 😢

    • @SumayoMaxamad-ux3wz
      @SumayoMaxamad-ux3wz ปีที่แล้ว

      Byo kula mida ahay allaha na cafiiyo dhamanteen

    • @Haboncudoon1437
      @Haboncudoon1437 ปีที่แล้ว

      @@SumayoMaxamad-ux3wz aamiin abyo

    • @weriswerisina1183
      @weriswerisina1183 11 หลายเดือนก่อน

      Sixir tacwij ayaa ku hayo musus cashaq waye waxa ku diidan guurka

    • @SumayoMaxamad-ux3wz
      @SumayoMaxamad-ux3wz 11 หลายเดือนก่อน

      @@weriswerisina1183 shiiq Ruqiyada guurka Maad so dubtid

  • @yasmena5170
    @yasmena5170 ปีที่แล้ว +1

    Manta dhan hamansi aya ka bixi wye maxa wye

  • @safiaahmed5321
    @safiaahmed5321 ปีที่แล้ว +1

    Shiikhow culays siyaadaa ayaa ihaysta oo ay iikeeneen xanuunadaa ruuxigaa plz talan kaarabaaye meelan kaala soo xariiro

  • @SafiyoAbdirashiid-do4qt
    @SafiyoAbdirashiid-do4qt ปีที่แล้ว

    Shiikhow gbr iga xanuunsan intee kla soo xariiraa

  • @raamraam4310
    @raamraam4310 ปีที่แล้ว

    Sheeqow riyaan rabaa waxa ifasiro xagen kala so xiriraa

  • @user-cv2vp7br2q
    @user-cv2vp7br2q 6 หลายเดือนก่อน

    🎉redFd😢dd6😮 0:49

  • @jamilasharif2388
    @jamilasharif2388 ปีที่แล้ว

    Shiiqow number kaga iso qor

  • @user-kn2wg1cq9v
    @user-kn2wg1cq9v 9 หลายเดือนก่อน

    Masha allah

  • @mandeeqmahamed9083
    @mandeeqmahamed9083 5 หลายเดือนก่อน

    Masha allah

  • @samiamohamed2944
    @samiamohamed2944 ปีที่แล้ว

    Masha allah