SIXIRKAAGA HADII UU DHIIG YAHAY DHAGAHA GASHO ⁴ᴷ┇SH CAYDARUUS 2022

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 52

  • @sheikhcaydaruus
    @sheikhcaydaruus  2 ปีที่แล้ว +6

    Waxaad dareentid hoos inoogu reeb walal

    • @quruxsaninaadam9165
      @quruxsaninaadam9165 2 ปีที่แล้ว +3

      Aniga waxan ku riyoda anigo dhig fara badan matagayo tiro laba mar eh marne tiirxi matagayo ayan ku riyoday mexey noqoneysa shekh qer ilahey hku siye

    • @shuuchannel3135
      @shuuchannel3135 2 ปีที่แล้ว +5

      marka dhageystay wan oyay runtii

    • @talisoniiniofficial6700
      @talisoniiniofficial6700 2 ปีที่แล้ว +3

      @@shuuchannel3135 anig gadaran calooshey wey barratay wllhi allh hicaafiyo korkey bocol kadoyacaan shiiqna qur,aankis wanku xanuunsan wllhi mRko dhahYao jink jink uwacYo iyi sixra xSad qarabada sixirk qarabad
      WaxkDto shegTowankuxanuunsada
      Marak had kadRN sald mark utaganb wandhacY: 8sano fadhiy ayN kuduganaya anigo lexdey laxad qabo lkn lugt ay jilibk wax igdaro jranjar matnh dawaq aynkasodhacY meernh malaheen

    • @aishaabdullahi19
      @aishaabdullahi19 2 ปีที่แล้ว +1

      Asc sheqey waxn qaba markan ruqyade dagesto caloshe iweynani mida kle caloshe hos dig inu igushumiii umalenii weyshaqarii plz isosheg jawab kasugii fadlan Midiciraha caloshe qebte hose xanun iyo dig shumii kadaremi saxarade dig said inoqon istal marka tago libare waxba maqabtid lidehe

    • @fadumo7265
      @fadumo7265 2 ปีที่แล้ว

      sheikh aad iyo aad aan u qeyliyey oohin iyo qayli aan isku darey aad aan ugu xanuun sadey ruqyada markan iska damiyey oo aan Farah is ka fur furey aan aan nafisey waan xamili waaye inan dhameysto riqyada

  • @fatimahussein8185
    @fatimahussein8185 หลายเดือนก่อน +1

    kheer elaahey haku siiyo amiiin

  • @ayaanomar7542
    @ayaanomar7542 ปีที่แล้ว +2

    shiikhoow anigu waxaan ahay ardayad jamacada dhigata 3bilood bukaan ahay ma kaco marwalpana dhiig matagaa hadda markaan dhagaysat ruquyadan waan qayliyay waanan ooyay waan gariiray qaylana waan naqlayay meel ay ka baxayso aanan garanayn wadnaha saaid iixanuunay sheekh illahay khayr haku siiyo

  • @mahadidahir2033
    @mahadidahir2033 2 ปีที่แล้ว +2

    Jazaakallaah kheyr Rul jazaa allaah kubarakeeyo aqii

  • @marwodumar
    @marwodumar 2 ปีที่แล้ว +12

    Waaalal albab kasta oo ka xiiran Allah ha kuu furo hadii aad subscribe iisarto

  • @cabdimajiid9101
    @cabdimajiid9101 ปีที่แล้ว +1

    Shiiq cyrus الرقية الشرعية سحر العظام noogu soo xiji baaraka Allah yaa shiiq

  • @shuuchannel3135
    @shuuchannel3135 2 ปีที่แล้ว +2

    Sheikh caydaruus ilhey haku xafidho wan so socdaa insha allah muqdisho ina jogta liso sheegay

  • @farxiinamahamoud2347
    @farxiinamahamoud2347 2 ปีที่แล้ว +2

    Jazakalaah khayr sheekh caydarus

  • @Dhigaal2024
    @Dhigaal2024 2 ปีที่แล้ว +2

    Shukran Sheikh Caydaruus

  • @iqroisraa5
    @iqroisraa5 2 ปีที่แล้ว +1

    Msh allh haku xafido codkaga alle hakuu barakeyo shiiq

  • @ismaiilinaupdullahi5111
    @ismaiilinaupdullahi5111 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc shiiq ilaah haku xifdiyo walaal

  • @naimahussein9819
    @naimahussein9819 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah sheik ilahey ha ku xafido

  • @hibocali156
    @hibocali156 2 ปีที่แล้ว +1

    Allaah ha ku xafido sheekh

  • @yahooproduction3963
    @yahooproduction3963 2 ปีที่แล้ว +2

    Anigu cirid dhiig baan leeyahay
    Sababna aanay jirin

  • @umanabil737
    @umanabil737 2 ปีที่แล้ว

    Jizakalahu qeyr walal

  • @fahmadance8037
    @fahmadance8037 2 ปีที่แล้ว

    Asc Maashaa Allaah

  • @kahakaha6476
    @kahakaha6476 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahay hakuxifdiyo sheikh waxaa la itusay ilmahayaga oo dhawàaqaya ilaheh hooyo marana side diiqa udhawaaqaya
    Kadib marakaan dhagaystay waxaa la itusay ilmihii oosoodhacay

  • @aadancarab1851
    @aadancarab1851 2 ปีที่แล้ว

    Ciirbah ayaaa ciirbad leega muda shiiqow

  • @ismaiilinaupdullahi5111
    @ismaiilinaupdullahi5111 2 ปีที่แล้ว +2

    Shiiq marka aan dhagaha gashaday waxaan maqlaa dhawaaq diiq yeertiisa

  • @hibaaqaadan8024
    @hibaaqaadan8024 8 หลายเดือนก่อน

    Asc sheekh suuliga dhiig ayaa marwal laygu shubaa wan cabsanayaa

  • @talisoniiniofficial6700
    @talisoniiniofficial6700 2 ปีที่แล้ว +4

    Ustada waan wareeray waxnh arkimayo caween ay igaly anig dhan ciriiriy ayn dareemy every doy amrk xafd jog xaloosh aye ibarart had quraan aqrisanayo mah dhageysanayo callsho ayaa iwen

    • @talisoniiniofficial6700
      @talisoniiniofficial6700 2 ปีที่แล้ว +2

      Usta waxadhagrysanaye
      Video 2:11 habenimo oo dadk hordaye hsbenki qor aank hada shito waldamiya caawo mucjiso bahslo aya iso werareen rago oui dooonfaar yaryar ah 😡😡😳😳wabyahay 😳hadnh dawerel xoog ah albaabk isa garacaday🙄 WLLHI usta anig dhip ayn kujira illhey ayaae iijedo abahey ma aaminsan ciljk iyo in lis sixrayo iyo ma aaminsan I'm kulahaa illahayo aduunkad ayan ahy igaqaad dhipk igo hsyaan cadawgan

    • @faidochannel7486
      @faidochannel7486 2 ปีที่แล้ว +1

      @@talisoniiniofficial6700 Ilaha jogo shedama la iskuso diray Allah ku celiyo wa waxn naxen

    • @talisoniiniofficial6700
      @talisoniiniofficial6700 2 ปีที่แล้ว +1

      @@faidochannel7486 wll aàmin inshallah 🙏 wamhdsnthy

  • @sumayacabdirixmaan5544
    @sumayacabdirixmaan5544 ปีที่แล้ว

    DhagaHa wey igu qarxeen 😢

  • @hafsahassan959
    @hafsahassan959 2 ปีที่แล้ว +2

    jazakallahu qeer sheikh Aidarus

  • @no-vx1qc
    @no-vx1qc ปีที่แล้ว

    Jasakalah qer sheqow

  • @shukriaxmedshacni2333
    @shukriaxmedshacni2333 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah allaha ku xafido sheikh❤

  • @zackdahapi7597
    @zackdahapi7597 2 ปีที่แล้ว

    Hooyaday ayaan u shiday marka way ku xanustay sheikh mxn smeyna xage lagala soo xidhiidhi kara

  • @user-jl8wg9js6f
    @user-jl8wg9js6f 10 หลายเดือนก่อน

    Shiqow korkaa idibaxana wanaa wareray gurikegana 3 mar dhig lagu firdhiye ilasohadl codsi😢

  • @monaa2064
    @monaa2064 2 ปีที่แล้ว +1

    Allahahkuxifdiyo

  • @maryangurhan5241
    @maryangurhan5241 2 ปีที่แล้ว

    Asc sixirka dhadhaka diga kadamaninah

  • @kaafiyosalaad3852
    @kaafiyosalaad3852 2 ปีที่แล้ว

    Shiq waxan arka dhig waraqo ku qoranyahay magaha

  • @bashirgaryare83
    @bashirgaryare83 ปีที่แล้ว +1

    Calaamadaha aad shegtay wan isku arkay dhiig oodhan mafiirinkaro manalahaan jirin, 1995 ilaahada xanuunka sixirka ayaa ihaya, ilaa 5 shiikh oo adunka kalajoogta ayaa idabiibtay sidii hore wan karonahay Lakin Wali layma dayn.

    • @Beingme541
      @Beingme541 ปีที่แล้ว

      Alx dhig ma mamatgijirtay

  • @qisoyinka8888
    @qisoyinka8888 2 ปีที่แล้ว

    Shiiq ani gacan baa idhacda oohin meel ee ka,imaato aan la,aqaan baa iqabanesa

  • @maariyomaanka294
    @maariyomaanka294 2 ปีที่แล้ว

    Alle haku xafido

  • @monaa2064
    @monaa2064 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc

  • @sihamsaeed1614
    @sihamsaeed1614 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah الله يحفظك يا شيخ

  • @sacdiyoqorgab950
    @sacdiyoqorgab950 ปีที่แล้ว

    Kocxidy

  • @kahakaha6476
    @kahakaha6476 2 ปีที่แล้ว

    A/c shiikh waxaad noo soo duubtaa ruqiyada burburisa xanuunka qofka lagu wareejiyo