Malabka Sanaag iyo Qabrigii Sheekh Samaroon

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 149

  • @GeediSahan
    @GeediSahan  ปีที่แล้ว +15

    5kun Like iyo Share Fadlan
    Salax TH-camr kiisa: youtube.com/@SaalaxDigle12
    Instagram Salax: instagram.com/salaxdayax?igshid=MzRlODBiNWFlZA==
    Geedi Sahan Instagram:
    Instagram: instagram.com/geedisahan/

  • @siciidali4034
    @siciidali4034 ปีที่แล้ว +23

    Allah ha u naxariisto dhamaan waalidiinteen sh.isxaaq sh.samaroon sh.ciise iyo dhamaan ummada Muslim ka ahba !!!!

  • @amalidiris9641
    @amalidiris9641 ปีที่แล้ว +18

    SHeikh Samaron iyo sheikh isaaq iyo sheikh Issa wa walalo isma ag dagi karan dadan wada dhalan waxa inga luntay tarikhdi..o dad wax qora maynan ahayn lakinse waxba dhigi karta in isu abo iyo hooyo ahayen..wana isu tarikh..Subhan Allah..koley ilahayba garaaya runta

    • @maxamedcumar9391
      @maxamedcumar9391 ปีที่แล้ว +2

      Allaha unaxariisto dhammaantood

    • @maxdar11
      @maxdar11 ปีที่แล้ว +1

      Xaqiiqa weeye arintaasi

    • @zayidaliabdi5736
      @zayidaliabdi5736 ปีที่แล้ว +1

      Ciise Ku aasan waxbaanad ogayn somali baa USA ku dhimata waxan dhici karayn MA jirto

  • @Abdihamid2024
    @Abdihamid2024 ปีที่แล้ว +17

    Manzha Allah Ale unaxariisto 😢 sheikh samaron ❤
    Also sheikh isaaq❤❤

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 ปีที่แล้ว +11

    Shekh samaroon Siciid awoowgay allaha u naxariisto Nolosha asaga u sabab ahaa inaan imaado allaaha ka soko Mar uun inaan soo booqdana waan jecelahay mar uun 😭😭😭🤲🤲

    • @maxamedcumar9391
      @maxamedcumar9391 ปีที่แล้ว

      @@MrAduun aabahay waa nool yahay jaahilow ee taariikh iyo dhalasho weeyi

  • @moktarmukho
    @moktarmukho ปีที่แล้ว +8

    Ilaahay ha u naxariisto awooowe shekh Samaroon 😢❤

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 ปีที่แล้ว +14

    Samaroon, Isaaq , Ciise walaalo weeyi😍

    • @fdama
      @fdama ปีที่แล้ว +1

      💯

  • @axmedxuseen9107
    @axmedxuseen9107 ปีที่แล้ว +10

    Allaha u naxariisto Odaygi aanu ka tafiiranay sheekh Samaroon siciid

  • @xamdaxiis3939
    @xamdaxiis3939 ปีที่แล้ว +9

    ilahay janada ha kawarabiyo awawgeen sheekh samaroon 🤲🤲🤲

  • @Mundus_city
    @Mundus_city ปีที่แล้ว +8

    Ciise, isaaq, samaron waa dir wllo

  • @AA-xl8ev
    @AA-xl8ev ปีที่แล้ว +7

    Sheikh Samaron ,Sheikh Issa & Sheikh Issack dhamaantod waa dad ehel ah ama walalo ah
    ALLAH YARHAMO DHAMAANTOD
    JANATA FARDOZ

  • @yuusufabdi5616
    @yuusufabdi5616 ปีที่แล้ว +13

    Samaron oo dhan ilaahay haw naxariisto

  • @IDiLMohamed-d8u
    @IDiLMohamed-d8u 27 วันที่ผ่านมา

    Awoowo sheekh samaroonowu ilahay ha ku naxariisto.danbigagan rabi ha dhaafo abaalakagan jaano laga dhig 🤲🤲🤲🤲

  • @madhaafantv6596
    @madhaafantv6596 ปีที่แล้ว +2

    Sheekh samron alle ha naxristo shekh isxaq ma booqty

  • @fathiyafathiya8599
    @fathiyafathiya8599 ปีที่แล้ว +4

    ❤❤aawowo mise aabo samaroon alle ha unaxariisto 😢aamin 🤲🤲
    geedi sahan thanks Wll dad badan baad dhaantaa
    Hore usoco 👍👍👏👏 from Belgium 🇧🇪

  • @farhaanmahamed9519
    @farhaanmahamed9519 9 หลายเดือนก่อน +2

    awoowo xaaji samaroon allow ku naxariiso

  • @idilomar7021
    @idilomar7021 ปีที่แล้ว +6

    Allahow naxariisto sheek samaroon

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 ปีที่แล้ว +4

    Allayaa rahma dhamaantood awoowayaasheen.
    Inagana ha inooga dabanaxariisto.

  • @zimamohamed2920
    @zimamohamed2920 7 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay ha u naxriisto dhamaan 🙏🏽 3 da sheeg ❤️Sheekh Samroon awoogay Inchallah iyo wan ina so arka 2 sheekh ba ❤️❤️

  • @khadarcabdi8680
    @khadarcabdi8680 ปีที่แล้ว +6

    Samaroon ayaad Ku meer meeraysa ma gabadh ayaad Naga rabtaa Allaha unaxariisto sh samaroon

    • @sergio9893
      @sergio9893 ปีที่แล้ว

      Isagaaba samaroon ah

    • @unknown-yk8uk
      @unknown-yk8uk 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@sergio9893 geedi sahan reer konfur maha?

  • @madhaafantv6596
    @madhaafantv6596 ปีที่แล้ว +2

    Awoowo shekh isxq alle qabriga ha u nuuro

  • @konjoelmi3502
    @konjoelmi3502 ปีที่แล้ว +4

    Awoowgay sheekh samaron allayarhama❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdirisakDayib
    @AbdirisakDayib ปีที่แล้ว +6

    Ilaahay ha u naxariisto Awoowo iyo dhammaan inta inaga hooseysaba.

  • @dayax1411
    @dayax1411 ปีที่แล้ว +5

    Allaha ku naxariisto awoowo sheikh samarooon

  • @hassansheikh-4395
    @hassansheikh-4395 ปีที่แล้ว +1

    Awoowe Sheikh Isaxaaq Sheikh Samaroon iyo Sheikh Ciisse Iyo weliba Dhamaan Dadka islaamka ah ilaahay ha u Naxariisto Reer Sanaag waa Dad xadaariya oo luqad hoose oo gaara leh oo iyaguun isku af gartaan oo aanay garan kareyn qof reer Sanaag ahayn,

  • @abdirahmansalaan5564
    @abdirahmansalaan5564 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah alle ha unaxariisto sheikh samaroon siciid
    Adigana keep going baan kuleeyahay zxb

  • @yacqubcumarqawrax-cy9bg
    @yacqubcumarqawrax-cy9bg ปีที่แล้ว

    Inzha allah ilahay haygu zimo inan kuzoo ziyaarto zheekh zamaroon ziciid❤

  • @awdal_landtv9275
    @awdal_landtv9275 ปีที่แล้ว

    Alleh unxriisto Inaalilahi waa rajicuuun alow godka u janee alow janooyinkiisa ha ku macsuumo marxuunka sheekh Samaroon awoodaheyga

  • @SumayaSayd
    @SumayaSayd 11 หลายเดือนก่อน +1

    ilhay haku naxariisto awoowo samaroon😢

  • @ZadiaHaroun-nq3et
    @ZadiaHaroun-nq3et ปีที่แล้ว +5

    Awoowo allha qabriga kuu nuuriyo

  • @officialabdiramanywarsame2061
    @officialabdiramanywarsame2061 ปีที่แล้ว +2

    Dhulkeena nimca fadhida
    Keep going brother geedi sahan

  • @abdikarimmibrahim591
    @abdikarimmibrahim591 ปีที่แล้ว +2

    Allah ha unaxariisto awoowgayo

  • @abdirahmansalaan5564
    @abdirahmansalaan5564 ปีที่แล้ว +8

    Ciise samaroon isaaq 3 walalo ah

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 ปีที่แล้ว +5

    Viv samroon aallah ku naaxriisto

    • @maxamedcumar9391
      @maxamedcumar9391 ปีที่แล้ว

      Aamiin Aamiin allaha unaxariisto awoowo

  • @MascudShabcan
    @MascudShabcan 2 วันที่ผ่านมา

    Alaha haw naxariisto walidentena dhamantod

  • @josh4424
    @josh4424 ปีที่แล้ว +1

    alaha u naxariisto awoowo sheekh samaroon

  • @Dalkiiuhiiliye
    @Dalkiiuhiiliye ปีที่แล้ว +3

    Keep the good work geedi your videos are amazing.

  • @guulfarnado8905
    @guulfarnado8905 ปีที่แล้ว +4

    Allaha qabriga u nuuriyo awowgii

  • @logannnnnn930
    @logannnnnn930 ปีที่แล้ว +1

    Reeer sanaag waa wada maakhiriyiiin siday udiidan yihiin inay qiimaha usheegan bal eeg

  • @MahamudFigo
    @MahamudFigo 4 หลายเดือนก่อน

    Allhaha ku naxariisto awoowe

  • @mohamedaabi8363
    @mohamedaabi8363 ปีที่แล้ว

    Dalka si fiican baad inoogu duubtay alle dhib kuma tuso wllo❤❤❤❤

  • @zaynabxaamud1061
    @zaynabxaamud1061 ปีที่แล้ว

    Awooow alle ha kuu naxariisto🤲🤲🤲🤲

  • @footballer9117
    @footballer9117 ปีที่แล้ว +2

    Alle haw naxariisto qabriga sheekh samaroon

  • @rahmajama7700
    @rahmajama7700 21 วันที่ผ่านมา

    Sheekh samaron
    inamadiise
    Ciise samaron reer ciise
    Yeesif samaron labaduba way ku garab aasanyihiin waanan uso ducaynayna hadan reer ciise nahay waan u balansanahay

  • @AhmadMoumin-wj4gq
    @AhmadMoumin-wj4gq ปีที่แล้ว

    Ale hawnaxariisto awooye yaasheen

  • @socdaal3428
    @socdaal3428 ปีที่แล้ว +1

    Geedi Sahan never give up

  • @yayayacin
    @yayayacin 4 หลายเดือนก่อน

    Nadariiso jano alaha siiyo awoowo

  • @travelcaalamka6144
    @travelcaalamka6144 ปีที่แล้ว +1

    best youtuber

  • @socdaal3428
    @socdaal3428 ปีที่แล้ว +1

    Allah ha u naxariisto

  • @bobena84
    @bobena84 ปีที่แล้ว +1

    Information muhiim ah

  • @mohamedhimilo6064
    @mohamedhimilo6064 ปีที่แล้ว +2

    Mansha alha geedi sahan sare

  • @Moudow
    @Moudow ปีที่แล้ว +2

    Keep going bro ❤

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 ปีที่แล้ว +1

    Reer qabri dugsade meyidka iska daya wuxuu ku sugan yahay ma taqanin Rabbi kabaqa karamadiina mahee.

  • @KOKOBULLE77
    @KOKOBULLE77 ปีที่แล้ว +1

    GEEDI SAHAN LEGEND

  • @Aflamta_filimada_afsomaliga
    @Aflamta_filimada_afsomaliga ปีที่แล้ว +3

    Dna ga halaga qado dhaman odayasha mesha ku asan wareerkuba ha ina daye carab ban nahay turki ban nahay balayo nahney 😅

  • @kurana289
    @kurana289 ปีที่แล้ว

    Mashaalah wll geedi sahan 👑😍

  • @socdaal3428
    @socdaal3428 ปีที่แล้ว +1

    Walaahi you are different 🙏🙏

  • @mohamedfarah7492
    @mohamedfarah7492 ปีที่แล้ว

    alle ha u naxariisto

  • @ibnuyussuf
    @ibnuyussuf ปีที่แล้ว

    Sheikh ILAHEEY hau raxmado .lakiin sidaas diinta kuma banano qabriga noocan ah

  • @fahadmukhtaar29
    @fahadmukhtaar29 ปีที่แล้ว +2

    Sxb keep going

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 ปีที่แล้ว +1

    Alaha haunaxaristo

  • @mahdimo6276
    @mahdimo6276 ปีที่แล้ว +3

    Awoowgee abgaal cismaan xata waxo ku duugan yahay saa maqlay berbera shiikh abgaal

    • @mustafeadan6924
      @mustafeadan6924 ปีที่แล้ว

      Waa dhab

    • @mustafeadan6924
      @mustafeadan6924 ปีที่แล้ว +2

      Woqooyi waxa ku duugan dhamaan awawyaashi somalida

    • @luuljaamac2023
      @luuljaamac2023 ปีที่แล้ว

      War Sanaag maxaa yaal Qabuuro
      Qabiil aysan lagu sheegye.

  • @mukhtarfarah969
    @mukhtarfarah969 ปีที่แล้ว +2

    qabri duco +musikk yaab😊

  • @hamse_saciid_gaariye
    @hamse_saciid_gaariye ปีที่แล้ว +2

    My home SANAAG

  • @CiiltiraInacileeye
    @CiiltiraInacileeye ปีที่แล้ว

    Ala arxam sheekh samaroon

  • @Mayaastories4556
    @Mayaastories4556 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah❤

  • @travelcaalamka6144
    @travelcaalamka6144 ปีที่แล้ว +1

    hore u soco

  • @SiciidAdanSiciidAdan-bu8er
    @SiciidAdanSiciidAdan-bu8er ปีที่แล้ว

    Sxb qaali kuwait iyo Oman Bahrain uk Maxaad u tagi wayday please nooga Soo duub

  • @hibohassan3817
    @hibohassan3817 ปีที่แล้ว

    Abri saaa dhan in loo dhiso ma ahn Wana dambi rabi kayaba maxey tahy meshan aad modo qasri dhisan

  • @bobena84
    @bobena84 ปีที่แล้ว

    Hore U soco

  • @hamcumc4549
    @hamcumc4549 ปีที่แล้ว

    Keep going 💪

  • @Zola-bn2mv
    @Zola-bn2mv ปีที่แล้ว

    Geedi sahan somalia imaaw reply i reeb zhp keep going ❤🎉

  • @JimcaaleYusuf
    @JimcaaleYusuf ปีที่แล้ว

    Allaha hawo naxriisto

  • @mrshubaz5090
    @mrshubaz5090 ปีที่แล้ว

    Allah yarxamhu awoowo

  • @mmaliosman2332
    @mmaliosman2332 9 หลายเดือนก่อน

    Sheekh samroon.wn.tagye

  • @Gory-ali
    @Gory-ali ปีที่แล้ว

    Allaha. Unaxariisto

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht ปีที่แล้ว +1

    Allah yarxam

  • @bobena84
    @bobena84 ปีที่แล้ว +1

    War ninkan Motivation siiya

  • @maproukamahamed4464
    @maproukamahamed4464 ปีที่แล้ว +1

    Qabriga wiilka ilaa ilaalinaya waa qolama waaba nasab a woowgy buu haya mayd Kii sii ee Allh ha unaxarsto qabriga isaga io muslimka ha u nuriyo

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 ปีที่แล้ว

      Wa isaaq wilku

    • @Yaasiin1
      @Yaasiin1 ปีที่แล้ว

      Wa habarjeclo filayaa

    • @maproukamahamed4464
      @maproukamahamed4464 ปีที่แล้ว

      @@Yaasiin1 dhulka la ma Isaaq baa daga

    • @maproukamahamed4464
      @maproukamahamed4464 ปีที่แล้ว

      @@karimhasan8967 Isaaq miyaa dhulkaas fog daga

    • @Yaasiin1
      @Yaasiin1 ปีที่แล้ว

      @@maproukamahamed4464
      Haaa habarjeclo Muuse Abokor

  • @micadadem-we4sf
    @micadadem-we4sf ปีที่แล้ว +1

    Qabrigii awoowgay

  • @hamcumc4549
    @hamcumc4549 ปีที่แล้ว +1

    Muqaaalkan caadi ma ahaa

  • @gemstar416
    @gemstar416 ปีที่แล้ว

    Locations of the tombs tells you about the titles and rankings of sheeks.

  • @amalcabdicali9054
    @amalcabdicali9054 ปีที่แล้ว

    gudmo biyo cas waa meelah ugu quruxda badan gobalka sanaag waa maxay malabkan casi ma dhuunyaale ay ka soo miiren

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @bobena84
    @bobena84 ปีที่แล้ว

    Malabka saafi miyaa

  • @hogaamiyeyaxyexabeeb674
    @hogaamiyeyaxyexabeeb674 ปีที่แล้ว

    Thanks zhp

  • @MaganHasan
    @MaganHasan ปีที่แล้ว

    Dhulkii awoowyasha

  • @abdishakourmohamoudjama2326
    @abdishakourmohamoudjama2326 ปีที่แล้ว

    Keep going ❤

  • @suubanwarfaa3
    @suubanwarfaa3 ปีที่แล้ว

    Maxaa geological cadayn ah qabriyada islaameed oo la iska sheeganahayo.?

    • @Shaydanwase
      @Shaydanwase 4 หลายเดือนก่อน

      Haa wllhi. Waxay u badantahy in qabiilada soomaliyed ay badankood yihiin khuraafad la iska soo gaadhay

  • @Ibo.Media.
    @Ibo.Media. ปีที่แล้ว +2

    Allow bal Yaa baadha Wlhi waxba kuma jiran Because 1976 ayaaba la dhisey Meeshaba Waxay ahayd Kayn Xooluu daaqan 😂😂😂

    • @goodlyrics2243
      @goodlyrics2243 ปีที่แล้ว +1

      Aduu cilqaba tahay; waxay adeer gobolkani waa gobolkii awowyaasha
      Ciise, samaroon, daarood ISAAQ ; intuba waa ku aasan yihiin ee jooji sheekada jilicsan

    • @maxamedcumar9391
      @maxamedcumar9391 ปีที่แล้ว +1

      Ciilkan ku haya ilaa awoow kaa gaadhaya muxuu yahay allaha ku caafiyo dhulka ilaahay cid ma kala laha

    • @Yaasiin1
      @Yaasiin1 ปีที่แล้ว

      Daarood bad tahay hinaase ku haysa

    • @aboodmoh7330
      @aboodmoh7330 11 หลายเดือนก่อน

      ​@@goodlyrics2243 odaygii Mudulood Hiraab xata baa ku aasan

  • @lii7560
    @lii7560 10 หลายเดือนก่อน

    Sheekadi. Daroodka. Beye isaaqana copy ku sameeyen😂😂😂

  • @maproukamahamed4464
    @maproukamahamed4464 ปีที่แล้ว

    Malab. Buur ka imadan ma maql

  • @sahnim7481
    @sahnim7481 ปีที่แล้ว +1

    Dadku inay hal qoys kaliya yihiin ayay kuu cadaynaysaa odayashoodii meelkaliya ayey ku aasanyihiin.

  • @shaaficiosmaan4716
    @shaaficiosmaan4716 ปีที่แล้ว +2

    Nio Dirta iyo Daarood Waa Nawaaleen Qabuuro Beena Noo Dhiseen kulahaa Waa Qabrigii Samaroon Awalbaan kii Daarood La yaabaneyne 😂😂😂 War Qabridaan Dumiya Sidaan Sax maaha Qabri lama Dhiso Soomaaliyey.

    • @jibriilofficial9705
      @jibriilofficial9705 10 หลายเดือนก่อน

      Sheikh Samaroon iyo sheikh isaaq iyo ciise meelbaykuwada aasan yihiin 👍. Lkn idinka awowyaashin Xagee ku aasanyihiin away

  • @MALICIOUS9339
    @MALICIOUS9339 ปีที่แล้ว

    Somali miyaa mise carab waaye

  • @hamcumc4549
    @hamcumc4549 ปีที่แล้ว

    👏👏

  • @mohamoudali6686
    @mohamoudali6686 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤

  • @siraadxasan2770
    @siraadxasan2770 ปีที่แล้ว

    Subxaanna Allahu camma yasifuun.
    Qabriga in guri laga dul dhiso, qadiifado la saaro, lagu dulwareego, la baryo wax la waydiisþo waydiisto waa gaalnimo caddaan ah.

    • @faizam523
      @faizam523 ปีที่แล้ว

      Siraad, oo sowta rasuulkii Mohamed (Salalahu caleyhi wasalam) maryaha qurxoon la saarey ee lagu dul wareego ee laga duceysto in lagu deydo miyaaney mudneyn? Sowta la yidhi ku deyda Mohamed SCW.

    • @DisciplinedTrader-yo9xb
      @DisciplinedTrader-yo9xb ปีที่แล้ว

      ​@@faizam523
      Ma cadayn kartaan hadalkaas adoo mahadsan

    • @faizam523
      @faizam523 ปีที่แล้ว

      @@DisciplinedTrader-yo9xb hadalkee walaal?

    • @DisciplinedTrader-yo9xb
      @DisciplinedTrader-yo9xb ปีที่แล้ว

      @@faizam523 hadalka eh waa Laga ducaystaa nabiga?

    • @faizam523
      @faizam523 ปีที่แล้ว

      @DisciplinedTrader-yo9xb miyaan leyna farin sunaha nabiga raaca oo siduu wax u cuni jirey u cuna, u labista una dhaqma? Naxariis iyo nabadgalyo korkiisa ha ahaatee. Xajka marka la tago miyaan lagu kor wareegin oon la booqan oo qabrigiisu aad u sharaxneyn. Hadalkaas waa laga duceystaa imikaan dib u arkey, taas waa qalad laakiin inta kale miyaan ku qaldanahay , booqashada qabriga iyo qurxintiisu ma wax danbiyaa ku jira? bal i sax walaalo.

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 ปีที่แล้ว

    Gobolka sanaag waa gobolka awoowayaasheen waaban qiirooda markaan magaca maqlo.

  • @abdullahimohamedkhalif8700
    @abdullahimohamedkhalif8700 ปีที่แล้ว

    Somalida qabuuro caabudka dayn mahayan yaab