Geedka aan lagu iibin dalka laga soo saaro laakiin loo dhoofiyo dalalka kale !!!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 31 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 86

  • @AAR-SANAAG
    @AAR-SANAAG ปีที่แล้ว +5

    Waa tuuladii aanku dhashay sidookale Aabehay iyo awoowgayba ku aasan yihiin. Lkn 22 years ma tegin nasiib darro iyo waayo aduun.
    Again thanks bother visiting my hometown Gudmobiyocas

    • @sergio9893
      @sergio9893 ปีที่แล้ว

      Yaa dega meesha😂

    • @AAR-SANAAG
      @AAR-SANAAG ปีที่แล้ว +2

      @sergio9893 sxb Gudmobiyocas waxa dega oo degaan uleh Habarjeclo Muuse Abokor BICIIDE Gaar'ahaan Bahsanbuur

  • @siciidali4034
    @siciidali4034 ปีที่แล้ว +9

    Mansha allah ilaashada dhirtaa waa xoolo nool aan duugoobayn abid ninkaa iyo xukumada wixii dhex maray war kama hayo
    Laakiin ummada lacag ayuu soo galiyey 😊😊

  • @qnaliizha9897
    @qnaliizha9897 ปีที่แล้ว +4

    Waan kugu soo biiray marka arkay in aad tahy nin dunida soo maray mansha allh

  • @bardaaleabdi285
    @bardaaleabdi285 ปีที่แล้ว +5

    Woow mashaallah super vidéo bro fourn Djibouti 🇩🇯

  • @Zola-bn2mv
    @Zola-bn2mv ปีที่แล้ว +3

    safarkaga xigo ilahay haku fududeyo zhp Geedi sahan
    keep going ❤

  • @aminaomar6271
    @aminaomar6271 ปีที่แล้ว +2

    Mash Allah, hade wa in ay abuuran geed cusub si u dabar goin. dhirta wa la dayac tira ama la aabura mid cusub.

  • @sheymaaaadam4077
    @sheymaaaadam4077 ปีที่แล้ว +6

    Geedi sahan muqdisho soo booqo insha allah ❤❤

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 ปีที่แล้ว +1

      Muqdisho ilahay haka suuliyo ma naxa yaasha alshabab wa magalada ugu quruxda badan geeska afrika ❤

  • @lailaabdi5554
    @lailaabdi5554 ปีที่แล้ว +2

    Wll dhirtaa aad ha loo ilaaliyo yaanay inaga dabar guine ❤🥰

  • @XaliimoYuusuf-hh9cb
    @XaliimoYuusuf-hh9cb ปีที่แล้ว +1

    Geedi sahan Allow yaa mar kulantaa walkay qaliya!!!!!

  • @Bilicdoog
    @Bilicdoog ปีที่แล้ว +1

    Dowladaha kale waxay kasameyaan insha allah marshow anaga kasameyn doono ❤❤❤

  • @hayaan2418
    @hayaan2418 ปีที่แล้ว +11

    Isaaqow Dhul idinkuma yaree masha alh😅❤

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 ปีที่แล้ว +7

      hayaan2418
      daroodkii lahaa sanaag baanu degnaa u sheega geedkan buu gobolku ku caanyahay nin dhulbahante ah oo xiji soo guray ama warsangeli hadaa aragtaan somaliyeey isaaq baa gardaran ee na qabta geedkan waa lakala dhaxlaa gabdhuhu ma dhaxlaan wiilkaa dhaxla si aan dhulku u dhaxal wareegin maantana waad ogtihiin in daarood sanaag sheeganayo?

    • @siciidcawil9894
      @siciidcawil9894 ปีที่แล้ว +4

      ​@@ijoxasan9132geed bad shegeysaye meel uu ku yaal may arag
      Alle dhulka isaaqu dhigey
      Gaar ahaan
      Hbryonis bari
      Hbrjclo bari

    • @siciidcawil9894
      @siciidcawil9894 ปีที่แล้ว +1

      @@s.m9041 sxb inti isaaq iyo darood jiren dhulkan waa dhulka mar qudha cid shegan wan dhul isaaq calmadow Bay warsangali degan ee maha halkan kley an uu degankeyga yahay oo ku kala baraye warsangali waa heer sharaf leh halka iska so gaadhno so weydi odayashooda

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 ปีที่แล้ว +2

      @@s.m9041
      waad riyoonaysaa ee sandalada warsangeli 1920 kamay horayne taariikh aad ku faanaysaa waa maxay somali ma 100 sano jirbaa? nin dhulbahante iyo nin warsengeli ah oo aan aduunka joogin buu isaaq jiray shalay baad meesha timi ee miyirso xijiga waa lakala dhaxlaaye
      soo guro beeyo haday dhul warsangeli ka baxdo
      isaaq 1000 awoow buu kala dhaxlay geedkan ee iska aamus HG iyo shabeelada hoose ma aqaan ee sheeg meesha warsangeli lagaqaaday ee ay degijireen?

  • @sharafxaaji1047
    @sharafxaaji1047 ปีที่แล้ว

    War geedka sii badiya oo sii beera saad an fac fiican oga heshaan

  • @Bashatalents
    @Bashatalents ปีที่แล้ว +1

    Wooooow walaahi ma ogidine Alle wuu idiin nimceeyey

  • @handhise5059
    @handhise5059 ปีที่แล้ว +2

    Dhulkeena waa ka dhaga la'nahay
    Mahadsani sxb geedi sahan

  • @kurana289
    @kurana289 ปีที่แล้ว +1

    guulayso wll geedi sahan 👑😍🙏

  • @hamcumc4549
    @hamcumc4549 ปีที่แล้ว

    Best Somali TH-camr

  • @alifarid10
    @alifarid10 ปีที่แล้ว

    Geedi Sahan, hawl ficn ayd heysaa sxib halkaas kasiiwad.

  • @safa-cb3ox
    @safa-cb3ox ปีที่แล้ว +3

    Eedo beero waa wayn ka abuura oo xanaaneeya ninkii 5ta geed abuurayna alaha unaxariisto jidkuu idiin bilaabay wada oo dhorkun oo geed abuura xataa cabitaanada biibsiga ayaa laga sameeyaa soodaan ayaa uu siweyn uga baxaa oo dhaqaalebadan dalka iyo dadkaba kasoo galaa xataa waagii cunaqabataynta lagu soo rogay fooxa kumasoorogin cuna qabataynta ileen gaalada ayagaa ubaahnaa warshadahooda ayaa fariisan lahaa hadii ay kudaraan cunaqabataynta waxyaalaha laysku qurxiyo xataa weyku daraan marka walaalayaalow badroolka carbeed weyka qaalisantahay ee badiya wadankoodhana ku abuura

    • @jamaalabdifatah8251
      @jamaalabdifatah8251 ปีที่แล้ว

      Waad mahadsantahey eedo adiga ma imaalgalinisaa anaa hayah beer dhan

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 ปีที่แล้ว +8

    10 doolar iyo 12 doolar uma qalmo carabtu kiilooga waxan maqlay 40 doolar bay siistaan waxayna yidhaahdaa carabtuu ka baxaa
    oo wey ka qariyaan reer yurub iyo aasiyaankaba xitaa aniga carab baa igula marmay markaan idhi anaga ayuu noo baxaa geedkani
    ismuujiya reer sanaag goblka togeer kama boxo ee waxaa ka baxa malmalka oo keliya buuraha woqooyi ee togdheer

    • @Hudamedia8
      @Hudamedia8 9 หลายเดือนก่อน

      Saxiib carabta wu ka baxa omaan ayu ka baxa

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 ปีที่แล้ว +1

    waar beera geegka oo ku fara adayga xitaa waxaan maqlay dawo waa laga sameeyaa. labada geed ee qaaliga ah waa geedkan iyo galoolka labadaba dawo ayaa lagahelaan

  • @yazicisalvio1642
    @yazicisalvio1642 ปีที่แล้ว +1

    First ❤😂

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 ปีที่แล้ว +1

    wuu sarcayaa geedka

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 ปีที่แล้ว +1

    ماشاء الله تبارك الله

  • @omarabdi1042
    @omarabdi1042 ปีที่แล้ว +1

    Nuclaerka sariirta miyaa kii kale maahee

  • @awshan571
    @awshan571 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂8:46 wawawawa nalah waa nin qosola 😅

  • @Easy_way1
    @Easy_way1 ปีที่แล้ว +1

    War geedku maydi weye Bari uda howshaas

  • @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
    @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 ปีที่แล้ว

    Gudmo.biyo cas oday dheh

  • @daadir3042
    @daadir3042 ปีที่แล้ว

    Gaarsii inay geedo badan beereen

  • @lguleed
    @lguleed ปีที่แล้ว

    Waligey intaan noolaa ma maqlin beeyo hub laga sameeyo soomaaliyeey waa sanco cusub ķkkk

  • @aminaabdi5878
    @aminaabdi5878 ปีที่แล้ว +1

    Muuse ismaceel day

  • @hamcumc4549
    @hamcumc4549 ปีที่แล้ว

    Hore u soco

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq9514 ปีที่แล้ว +2

    Somali hadaynu nahay caqli ma lahan wayo yamani iya inasi dilalaya laga yaaba inay si ibiyan afar labnlabkeed bilash bay xolahena ingaga gurtaan

  • @bobena84
    @bobena84 ปีที่แล้ว

    Kabax Hargeisa, oo dalka Dhan aad

  • @aqoonqaate8109
    @aqoonqaate8109 5 หลายเดือนก่อน

    Xukuumadu ma rabto dadka hantida leh inay faaidaan, maadaama iyagu aysan ka faaidayn

  • @travelcaalamka6144
    @travelcaalamka6144 ปีที่แล้ว

    hore u soco

  • @socdaal3428
    @socdaal3428 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ❤

  • @hayaan2418
    @hayaan2418 ปีที่แล้ว +3

    Habar yoonis geedo fuul badanA😅😅😅 wxan idinka soo salamaya meel kmida maroodi jeex😂

    • @yasinahmed3069
      @yasinahmed3069 ปีที่แล้ว

      Hj pawer

    • @AAR-SANAAG
      @AAR-SANAAG ปีที่แล้ว

      Waa Habarjeclo sxb lkn Habaryonisna waa tolkayo oo waxba ma kala lihin

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @MohamedAli-nm8oe
    @MohamedAli-nm8oe ปีที่แล้ว

    Dalka Somaliand kulahaa qaw...

  • @bobena84
    @bobena84 ปีที่แล้ว

    You are only Somali Traveller

  • @Faarizi_channels
    @Faarizi_channels ปีที่แล้ว +1

    Geedi sahan means = dhul sahan ✈️😅🙌

  • @socdaal3428
    @socdaal3428 ปีที่แล้ว

    Dhulkeena 🔥🔥☺️

  • @oscer226
    @oscer226 ปีที่แล้ว

    M a Mel qurux badan waye

  • @libanegal
    @libanegal ปีที่แล้ว

    Shaqo wacan

  • @libanmaxamed-nb3cv
    @libanmaxamed-nb3cv 8 หลายเดือนก่อน

    dalkeynu waa barwaaqo

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 ปีที่แล้ว

    Sxb welkom republiken of somaliland gobalka sanaag.

  • @quruxay
    @quruxay ปีที่แล้ว

    Geedku ma sii beeran hee?

  • @AhmedEgehDhoobay
    @AhmedEgehDhoobay ปีที่แล้ว

    Ceerigaabo waa gobolka xadarada wye

  • @madhaafantv6596
    @madhaafantv6596 ปีที่แล้ว +2

    Cerigabo somaliland qurux mabslh

  • @mac-macanka7765
    @mac-macanka7765 ปีที่แล้ว

    Ninkaasi siduu u sharraxayo aya ah kaalay arag

  • @bobena84
    @bobena84 ปีที่แล้ว

    Geedkan waa inaad Dalka gudiihada lagu iibiya

  • @amalabdi6617
    @amalabdi6617 ปีที่แล้ว

    Man sha Allah somaliland

  • @Bashatalents
    @Bashatalents ปีที่แล้ว

    Hhhhhh waa uranium kulahaa

  • @siraadxasan2770
    @siraadxasan2770 ปีที่แล้ว

    Geedkan imisa sano ayaad xoqaysay..

  • @bobena84
    @bobena84 ปีที่แล้ว

    🔥🔥🔥🔥

  • @officialabdiramanywarsame2061
    @officialabdiramanywarsame2061 ปีที่แล้ว

    Dhulkeena nimca fadhidaa

  • @CAQLI202
    @CAQLI202 ปีที่แล้ว

    Mnzh😊

  • @khalifayanle1287
    @khalifayanle1287 ปีที่แล้ว

    Sxb

  • @hamcumc4549
    @hamcumc4549 ปีที่แล้ว

    Ku Safar Dalka

  • @hamcumc4549
    @hamcumc4549 ปีที่แล้ว

  • @mohamoudali6686
    @mohamoudali6686 ปีที่แล้ว

    ❤❤

  • @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
    @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 ปีที่แล้ว

    Kani waa axmad faarax baciide waxay u qaateen beeyda mag tii iidle biciide

    • @khalidahmed8483
      @khalidahmed8483 20 วันที่ผ่านมา

      Inader ninkan numbar ma ka haysa

  • @awshan571
    @awshan571 ปีที่แล้ว

    ❤mansha allaah ❤

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 ปีที่แล้ว

    Waar yaaney sun ku mudin
    Qolooyinkan Hayd isku sheega ah

  • @abdisalamlibaax802
    @abdisalamlibaax802 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂 nuclear ☢️ halaga faa iidaysto

  • @AbdiladifaliGaacshe-xz6cd
    @AbdiladifaliGaacshe-xz6cd ปีที่แล้ว

    Hooyada wase sanag ma somaliland ba mise puntiland

    • @madhaafantv6596
      @madhaafantv6596 ปีที่แล้ว +1

      😢😂😂😂 snaag ma hoiyadaba leh war xishood meel walba ben ha lasoo istagine

    • @hayaan2418
      @hayaan2418 ปีที่แล้ว

      Somaliland oo dhanba waa puntland aamus boowe hdabA😂

    • @AmiinDeeq-pt3jp
      @AmiinDeeq-pt3jp ปีที่แล้ว

      Yaan lagu wasin

  • @Mamuus
    @Mamuus ปีที่แล้ว

    GUDMO BIYO CAS,,DHUL,BASAN BUUR,BICIIDE

  • @socdaal3428
    @socdaal3428 ปีที่แล้ว

    Hore U soco

  • @AbdiMohamed-yk5uv
    @AbdiMohamed-yk5uv ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤

  • @iconraar2357
    @iconraar2357 10 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤