2:38 Walaal odaygaasi khaladka bashar buu u yahay ee abtirsiintayadu waa Sh Samaroon Siciid Daauud Cali Madaluug Dir❤ Gadabuursi wuxuu u kala baxaa Habar Caffaan Makaahiil Maxamedcase... Aad baad u mahadsantahay
Kaaraa mardha gadabuursi ama samaroon ma degaan book gan beentiisa inaataasaaba nagaga filan karaa mardha waxaa dega bartire oo ah beeshii garaad wiilwaal ka soo jeeday adeero sheekh maaha kani waa been law
Been maxaya gadabuursi karamardha afkeegu dagan yahay kaliya waxa la sheegaya in dhulka udhaxeya karamardha iyo xeebaha gadabuursi dago ee macnaha laguma Odhan karamardha gadabuursi daga zxp
Taariikhda reer waliba oo somali ah sidaa noogusoo ururi nin wacan ayad tahay jazakallah....
SAMAROON RAG ADAG BAY AHAYEEN TAARIIKH AHAAN❤
Aad ayaad u Mahad santahay saxafi Qaamuus Soo ururinta Taariikhda Somalida soo ururi sxp Aad ayaad ugu Mahad santahay boqolkiiba boqol Allah Mahad lleh C---------Q
Qamuus well done nin wax baadhid ku fiican batahy runtii mahadsanid soda wanagsan tariikhda u so gudbiso
Waa mashallah
Qaybta laabad
salam Aleykoum cheikh 😂
Somalie of fédéra
Awodal satat of Somalie
Firts one guulayso ustaad❤🎉
Viva Samaron ❤️👏🏽
Viva SAMAROON ❤❤❤❤
Aad Baan Usoo dhaweynaynaa Taxanahan Cusub wll Mcne
Annagoo Taariikh ahaan iyo Wacyi Ahaan Uga Faaiideysanayna yaanaanba Ahaanin Cidda Iyo Qabiilka Uu Sida Gaarka ah Ukhuseeyeee
Reerkina waa la gaadhi doonaa ha iga degdegin bro.
Aadna way u wacantahay reer waliba taaariikhdiisa......
Thanks bro from Gadabuursi 🫡🫡🫡
SAMARON SICITH WAA DAD GUUNA OO LABA BOQORTOOYO LAHA SIDA ADAL IYO IFAT
mashalhaa😊
Msha msha alh waa taariikh aynu leeney waa taariikh facwayn
ASC, Waxba taarriikh iyo abtirsiin toonna kamma garrannayo ninka buuggan qorray,
Maxaa yeellay uggu yarraan ma kalla garrannayo Gaddabbuursi iyo sammarroon,
Waayo waa kalla labba odday
Maxaa yeellay
1.Gaddabbuursi maggaciisa caaddigga ah waxaa la odhan jirray
SHAYKH- CALLI AL- CAFAR ibnu shaykh xusayn,
Soommaalliddunna waa laf yar oo hoose oo tafiirtiisa ka mid ah.
2. Shaykh Sammarroon isna waxaa la dhihi jirray
SHAYKH- MAXMUUD ibnu SACIID (SAMMAALLE) ibnu DAA'UUD ibnu CUSMAAN IBNU ABBAABBAKAR (AL- BARRAFAANNI) ibnu Shaykh- CALLI AL-CAFAR amma GADDABUURSI ibnu shaykh XUSAYN ( HUUTUU) ibnu HAARRUUN ibnu KAMMAALLUDIIN (KAMBAALLA) Ibnu RIDWAAN (RUWAANDHA) ibnu CUQAYL(DIR) Ibnu shaykh IISMAACIIL (AL- JABBARTI) ibnu CABDALLA ,
Kaas oo ku arroorra saxaabbiggii jalliilka ahaa ee XAMBALA.
wa BILLAAHI tawfiiq.
Guulayso qaamuus waa runtaa
Masha allah
Jazakllah wall❤
hhh wah ookaasina ilayn carab buu nagu daray
war intaan aftirsiintayda ka aqaanoba wax carabi kuma jiro midmid sheekha soo dhaxgalaya mooyee
(ninka taariikh maqorin uuqaloociyay)
Waxajira beello kasoojeda hindi ,carab ,iyo baantu , lkn boqolkiiba 90%ilaa 85% weyan somalida asalka ah .
Somalidu waa asal dhaba ,waliba asalka afrikaan nimda ,waliba somliland waa mesha somalinimduha asal ahan iyo farac ahaanba kasoojedo ❤ well known
Masha allah guul soomali❤❤
Thanks brother
Thnkz❤️
Tarikhda kada kufsiga adal waxay ahayd tarikh marexan waliba facade ee gadabursi io hara oromo handsome fanine
samaroonku geesinimo ayeey lahayen
Awbuube abase awbare xagaan uraacoayaan garan la aa
Awbarre Wan aqaan ee labadaa kle hda may huwan yihin mgca ta kle waa inteena wll
Taariikhada beesha gari koombo walaa ka soo hadal
Aawdal sandallo guun ah
Aawdal marnaba waa ineysan ku dhicin gcn shisheeye
Wxey tahey xarunta taakhda guunka ah ee somalida
buugan maxaa layiraa walal
magacii
Waxa la yidhaa "Ilbaxnimadii Imaaradda ADAL iyo sooyaalkii Soomaaliyeed"
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
War awoo ciisihii tarikhdisii
❤❤❤❤❤
Haddii aad beeshaada sooyaalkooda ma ceeb baa u taqaan
Waxaan leenahay taariikh dheer oo ayka mitahay farta noogaarga ah
Adal waxa xukumaye wa Cissé
Wadankaga jabuuti ayan katalin jiray apaha pila tariikhda kawasa 😂
Buuga asago dabacan. Malahelaya.
Haa
Ala gormo samaron laha tarikh bisinka 😅😅😅😅😂
Somali haday carab yihin Maxa lo heli wayay qof carab ah oo somali ahay kliya Maxa lo arka qof somali oo carab ku abtirsanayo
War tariikhda beenta jooji nin weyn ba tahy ee Gadabuursi xeer muna lahayn Xeerkan aad shegi waa Xeer Ciise, Gandaha xeer beergta waxas odhan Waa Xeer Ciise kaso copy garaysay. 😂😂😂😂
Wll ciise yare ma isagaaba taariikh leh mxd gadabuursi waa rerk ugu taariikh waynele somalida from isaq😅
War bal jooji xagee iska galaan soomaali iyo carab nio hoos hanoo Celin ayagu waxaa nahey dad jiritaan leh oo dhul iyo dhaqan leh carab hanoogeyn afrikaan baanu nahaye
taariikhda waxbadan ayaa sexday lkn anaku carab magalno dirna Magalno
Kaso waran qabilka somaliyed ee baxadaweyn lona yaqaan
Abgaal cusmaan❤
2:38 Walaal odaygaasi khaladka bashar buu u yahay ee abtirsiintayadu waa Sh Samaroon Siciid Daauud Cali Madaluug Dir❤
Gadabuursi wuxuu u kala baxaa
Habar Caffaan
Makaahiil
Maxamedcase...
Aad baad u mahadsantahay
adih laftarkaga waa khaladya ilmo samaroon iuo walaaaalihi ukala baxaa
samaroon waalalihii
1. jibrciil said
2. Ibrahim said
3. cali said
4. Ismail said
ilm samaroon
1. subeer samaroon
2. ciise samaroon
3. yeesif samaroon
4. makadoor
8 belood reerku
@@apdiaziizileeye4739 Walaaladii ciddiba kama hadlayo adeer
Ee abtirsiinta Sheekh Samaroon ayuun baanu ka hadlaynaa ee tuushka aad cararayso naga daa
Wuxu shegayo wa been 😂
OO maxaa la leeyahay qarnigii 7aad ayayba soo bilaameen ani waxay ila tahay in ay jabantahay doodaas
59
Taarikh beena iyo jaahil nimo ayaa
Iniga buuxda hadaad qomiyadaada amaaneyosso , mahan inaad qomiyadaada kale caayddo , gaallaaha , danaakila ,
Wamagaca colaada
Ma aha wa magacoodi asalka
Kaaraa mardha gadabuursi ama samaroon ma degaan book gan beentiisa inaataasaaba nagaga filan karaa mardha waxaa dega bartire oo ah beeshii garaad wiilwaal ka soo jeeday adeero sheekh maaha kani waa been law
Wey degi jireen
@@AbdiShakur-f1s kkkkkk may naga hubtaa hadee bari yay nagu qabsane
Been maxaya gadabuursi karamardha afkeegu dagan yahay kaliya waxa la sheegaya in dhulka udhaxeya karamardha iyo xeebaha gadabuursi dago ee macnaha laguma Odhan karamardha gadabuursi daga zxp
Bartire waa ayo horta cidaas baanan garanayn nee
It’s theory revisionist the reer makhahil all you say it’s wrong.
Before the makhahil it was maha casse royalty
❤