TAXANAHA XOG IYO XASUUS Q/3AAD N/HURE TAMAAN CARAB

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2023
  • TAXANAHA XOG IYO XASUUS Q/3AAD N/HURE TAMAAN CARAB

ความคิดเห็น • 41

  • @mahamudh6983
    @mahamudh6983 4 หลายเดือนก่อน +11

    U halganka umad dhago xidhan jahlina indho tiray waa adigoo jidhkaaga dab sudhay, waa geesiyaal garabwaayay, intii shihiiday Alle ha unaxariisto intii kalena gobanimo inay ku noolaadan ayaan u rajaynayaa

    • @GaaShAaNLe12
      @GaaShAaNLe12 3 หลายเดือนก่อน

      Haa shp mida kale dacaayado been ah ba laga faafiyay madama media ha lagaga awod roonaa oo anigaygan baba fikir khaldan ka aaminsanaa

  • @BEERYAHAN
    @BEERYAHAN 3 หลายเดือนก่อน +8

    Abwaan Shilkoow waan ku baryaa walaal Dhacdooyinkii ONLF noosoo gudbi wixii taariikha sida ninkaan waxaan kasoo salaamaa Galgaduud

  • @snw9257
    @snw9257 2 หลายเดือนก่อน +2

    Illahay ha unaxaristo dhamaan Mujaahidinti ku shihiday halganki reer Ogaadeniya 😢😢😢😢😢😢

  • @suubowhassan3375
    @suubowhassan3375 4 หลายเดือนก่อน +5

    Salan sare gesiyasha ogadenia❤❤❤❤❤❤❤

  • @OsmaanOmar
    @OsmaanOmar หลายเดือนก่อน

    Good waa barnaamuj fiican

  • @aliabdi8734
    @aliabdi8734 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ilahay hakarameyo mujahidka

  • @siyaadursad3039
    @siyaadursad3039 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekh nuur waa adeerkey oo aabahaey la dhashay soo badi sxb lkn.ninkan numberkiis ii.soo.qor abwaan.

  • @user-yp4mc8xf2n
    @user-yp4mc8xf2n หลายเดือนก่อน

    IlHay Hau naxariisto waxakujiray ragaa latiriyay Walakay 😢 dhamantood ilahay Hau naxariisto

  • @rooblejama2701
    @rooblejama2701 4 หลายเดือนก่อน

    Wlalow Ilahay haku barakeeyo barnamij aad ufican ayad wada ❤❤❤❤❤❤

  • @user-zw1iv4ek6r
    @user-zw1iv4ek6r หลายเดือนก่อน

    Wlhi kelmeda danbo malin bey igu dhahday in daliye horinkeyga ahaa oon isdhihi jirey ninkaas miyuuna maalina weligii jirdubaaxin baa qori sekaawa anigoo dulfadhiya xaladuna qaraartahy saacaduna 2:00 duhurnimo eeythy baa leysoo agdhigay hdaan udegey een fiirshey caloosha ayaa geestaal madaxa ayuu dhulka kuqabtay sidii ruux sujuudaya malinkaa aad ayaan uga naxay sxpey qaliya alx iguma agdhiman waloow rag kle ee aan heclaa aan god islageliney illhow inta shacabkooda io dalkooda io dointooda ushihiidey naxariistaadii jano sii😢😢😢😢😢

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 3 หลายเดือนก่อน

    Mashallaah Allaahu Akbar allow ku xifdhi

  • @user-xv9sw2yy5j
    @user-xv9sw2yy5j หลายเดือนก่อน

    DHAANTOW

  • @BEERYAHAN
    @BEERYAHAN 3 หลายเดือนก่อน +1

    SOOMAALI iridka cadawga waxaa kaga aadan waa OGAADEENKA IYO HAWIYA KARANLAHA iyo CIISAHA halkaa dega iyaga hala taageero cadaw ayay KU AADANYIHIIN

  • @sayidmohamed3908
    @sayidmohamed3908 5 หลายเดือนก่อน +2

    Wan ooya Halgankii dhibka an u somaray iyo sida fudud ee axmaar lo hoosgeeyay ax On hadana

  • @mowxc4203
    @mowxc4203 3 หลายเดือนก่อน

    Cabdullahi madobe wakanaa sxbow xld kwrn pro

  • @sayidmohamed3908
    @sayidmohamed3908 5 หลายเดือนก่อน +2

    Somali ba ka seexatay onlf rali ahada

  • @williamwilliam1337
    @williamwilliam1337 หลายเดือนก่อน

    😢😢

  • @user-yp4mc8xf2n
    @user-yp4mc8xf2n หลายเดือนก่อน

    😢

  • @mohamedhassan2250
    @mohamedhassan2250 4 หลายเดือนก่อน

    Sheekta naga soo sax huuno

  • @Raho123
    @Raho123 5 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekadan baa la oran karas halgan waxa kalops dhan waa cantarbaqash

  • @cabdulahimaxamed9085
    @cabdulahimaxamed9085 8 หลายเดือนก่อน +1

    Nio waad nagu raajisaaye

  • @yaasirahmedtubbe6530
    @yaasirahmedtubbe6530 6 หลายเดือนก่อน

    Wariyaha waxaan odhanlahaa barbilow iyo bardhamaad u yeel

  • @AsmaJibriilismaciil-ti1hv
    @AsmaJibriilismaciil-ti1hv 8 หลายเดือนก่อน +1

    Mash allh ka noo miidhan baa ku jura soomali lakiin maxay ku taala cidlay ku dhinyaan wa geesi wllo alle haku xiftiyo

  • @jeelejeele3544
    @jeelejeele3544 4 หลายเดือนก่อน

    Aad u badi waraysiyadaan

  • @bashirmahamud9603
    @bashirmahamud9603 3 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢

  • @BEERYAHAN
    @BEERYAHAN 3 หลายเดือนก่อน

    Erayada Halganka miyaa mise lahjad ERAYGA WASAASADA maxuu ka wadaa mujaahidku ?

  • @user-zk6nl1gg9c
    @user-zk6nl1gg9c 7 หลายเดือนก่อน +1

    😭😭😭😭😭😭😭

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 3 หลายเดือนก่อน

    Allow jano ku ar suq yaraball caallamiin Allaahu ma aamiin yaarabalcaallamiin 😭😭

  • @user-il6ld9om3o
    @user-il6ld9om3o 6 หลายเดือนก่อน

    Yaa yaa kadhagayso hadakka axmed shilkow

  • @cabdulahimaxamed9085
    @cabdulahimaxamed9085 8 หลายเดือนก่อน

    Maxaa kugu dhacay wallo

  • @user-ib1ks5dk3b
    @user-ib1ks5dk3b 8 หลายเดือนก่อน

    Xiree aad yaan uxasusta

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 3 หลายเดือนก่อน

    Waa RAGEEDII INKASTOO AANU SIYAASADDA AHAAN ISKA SOO HORJEEDNO WALIGAYNANU AAMAAN HESHIINAYN HADAN RAGGA LAMA XAQIRO WAA GEESI GEESI DHALAY

    • @farahhoday8477
      @farahhoday8477 3 หลายเดือนก่อน

      sxb ragu waa soo wada jabay ee adigu taada noo sheeg jaale

    • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
      @abdurrahmanHarbi-cy8hy 2 หลายเดือนก่อน

      Wali madan arag jir iyo bisad wada nool cid an heshin karin majirto sxbkay

  • @cabdiciisefaarax9326
    @cabdiciisefaarax9326 6 วันที่ผ่านมา

    Waar niyaw waraysi xumidee ninka su,aashaad waydiisay markuu kajwaabo tukale ugal😡

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 2 หลายเดือนก่อน

    Ax xanun badanaa allow ugargaar Somaligalbed 😢😢😢

  • @BEERYAHAN
    @BEERYAHAN 3 หลายเดือนก่อน

    Weli duruuftii kama uusan bogsan. Waxaana u sababa niyad jabka halkuu ku dayacmay dhiigii shuhadada Axmaarada iyo Oromoada loo hibeeyay

  • @user-xv9sw2yy5j
    @user-xv9sw2yy5j หลายเดือนก่อน

    DHAANTOW