ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Qiso aadan oohinta Ceshan karin Jeel Ogaadeen

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ม.ค. 2023

ความคิดเห็น • 13

  • @hfm9834
    @hfm9834 13 วันที่ผ่านมา

    Ax walal Ilahayow ku iloowsii dhibka aa soo martay. Wallahi dhibka waa ka muuqtaa.
    Dadkii jeel ogadeen ka shaqynaaye waxeey istahiilaan inaa nolsha lagu aaso.

  • @Xudeyfa
    @Xudeyfa 3 หลายเดือนก่อน +3

    Tacadii iyo dhibaaatadii u geystey Maamul kaasi waa inlaga xisaabtamaa dhibanayaashii wey joogaane

  • @hfm9834
    @hfm9834 13 วันที่ผ่านมา

    Walaal wareesi badan ka qaad wiilkan aana wax u qabano soo helo daryeel caafimad.

  • @gudinimcaan613
    @gudinimcaan613 ปีที่แล้ว +2

    Illaahow ragaas dhaqaankaas geysanaayey manala dhasheen😭😭😭
    Cadho EEBBE idunku dhacday waxaas oo dulmi ah saxa ay u geysanayeen raligelinta noole kale.

  • @nafiisamaxamedkaariye4923
    @nafiisamaxamedkaariye4923 22 วันที่ผ่านมา

    Subxaanalaah dad cawaana oo islaamka meel kasoo galin ayay ahaayeen xitaa gaalku waxaas masameeyo kuwaas ayay dad odhanayaan waa reer hebel oo isku reer baanu nahy illaahy ayaa ka jari doona maalin aan maanta ahyn oo waxay gaysteen laga jari doonaa

  • @QaasimCabdifataax
    @QaasimCabdifataax 25 วันที่ผ่านมา

    C/ileey iyo isbigiisaba

  • @hfm9834
    @hfm9834 13 วันที่ผ่านมา

    Waxaas ayaa muslim kula sheeganayo Ilahay idin cadaab aduun iyo aakhiro.

  • @MohamedCarab11
    @MohamedCarab11 29 วันที่ผ่านมา +1

    Dadka sida xoolaha ayaa loola dhaqmayey

  • @QaasimCabdifataax
    @QaasimCabdifataax 25 วันที่ผ่านมา

    Ax ax ax

  • @Nuuradan-ck6pj
    @Nuuradan-ck6pj 2 หลายเดือนก่อน +1

    Calaacal waxtariwaa inshaa.alaaah waalagajari murtadiintan

  • @looyaan323
    @looyaan323 หลายเดือนก่อน

    Dulmiga aadanaha laga galo ma duugoobo😢

  • @muniiirmuniiir3912
    @muniiirmuniiir3912 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay ayaa wll xaqaaqa ku siin wlhi waxa dan baysa maalin aaan waxba qarsooman wll samir

  • @Nuuradan-ck6pj
    @Nuuradan-ck6pj 2 หลายเดือนก่อน +1

    loogama haridoono itpoobiya godobta aynagagaleen