ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Taxanaha xog iyo xasuus Ee ciidankii ONLF Q1aad iyo N/hure Maxamed Cabdi Mahdi (Awliyo)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ต.ค. 2023
  • Taxanaha xog iyo xasuus Ee ciidankii ONLF Q1aad iyo N/hure Maxamed Cabdi Mahdi (Awliyo)

ความคิดเห็น • 24

  • @habbooncabdulhired8456
    @habbooncabdulhired8456 10 หลายเดือนก่อน +3

    Illahy garabkiina ha galo oo guul iyo gobanimo ha idinku nooleeyo soomaali galbeed waan idin jeclahy❤

  • @aliabdinur4250
    @aliabdinur4250 10 หลายเดือนก่อน +2

    Naftii hure awliyo waxaan ku xasuustaaaa maaalin aan la kumalay oo aaan cabaaar sheekaysanay anigoo safar ah

  • @user-tt9dn7kg2z
    @user-tt9dn7kg2z 4 หลายเดือนก่อน

    Wllo waad ku mahadsantahay sida aad usoo bandhigtay sawiro xaq udirirkii dhalintii somaliyeed

  • @user-jh2yf9of7d
    @user-jh2yf9of7d 7 หลายเดือนก่อน +1

    Abaane barnaamijkan waa barnaamij aaad uxiisabadan enoowada marna waan caloolxumanayaa marna wanfarxayaa🎉😊

  • @SalahudinHassan
    @SalahudinHassan 4 หลายเดือนก่อน

    Mujaahidiin waye raggani free onlf

  • @axmedjamac1481
    @axmedjamac1481 3 หลายเดือนก่อน

    Halyay aan wali guulaysan

  • @cabdilaahimaxamed7698
    @cabdilaahimaxamed7698 3 หลายเดือนก่อน

    Ninkan muuqaalada uu duubay midkamida waa iga oohiyay wlhi
    Ogaadeen hakusoo koobina hadii aad doonaysaan inaydun wax iska celisaan somalida dawlad deegaanku hayskaashadaan ayaafiican

  • @wakiilcabdala5284
    @wakiilcabdala5284 21 วันที่ผ่านมา

    allhu akbar

  • @shuabahmed5650
    @shuabahmed5650 หลายเดือนก่อน

    Hada halgamayaashii somali galbeed ma qoryahee iska dhigeen Mise wali waa jabhadeeyaan.
    waxen maqlay in eey heshiis dalbatay doolada gumeesiga ee itoobiya
    Qofki wax ka og isoojawaab
    Mahadsanid

  • @BEERYAHAN
    @BEERYAHAN 4 หลายเดือนก่อน

    Aaway Abwaan* INDHACADDE*

  • @mahamudh6983
    @mahamudh6983 5 หลายเดือนก่อน

    Sheekada naftii hurahan run ahaantii aad ayay xiiso u leedahay qaabka uu u sawirayo marxaladihii qalafsanaa ee uu usoo joogay, dhab ahaantii qalbigayga way danaqday qisadani😢

  • @abdiazizhamza5866
    @abdiazizhamza5866 5 หลายเดือนก่อน

    Ilahay janaada ba kaaga baryey adiga iyo xaqudirir waliba oo muslim ah

  • @user-jh2yf9of7d
    @user-jh2yf9of7d 7 หลายเดือนก่อน

    Abaane barnaamijkan waa barnaamij aaad uxiisabadan enoowada warna waan caloolxumanayaa marna wanfarxayaa

  • @user-jh2yf9of7d
    @user-jh2yf9of7d 7 หลายเดือนก่อน

    Abwaan barnaamijka waa barnaamij xiisaleh eenoo wada marna wancaloo xumaada marna wanfarxayaa abwan

  • @cabdulahimaxamed9085
    @cabdulahimaxamed9085 10 หลายเดือนก่อน +1

    Waad la raagtay qaybtii 2 aad ugaas😢

  • @user-nm8rc3gf6r
    @user-nm8rc3gf6r 9 หลายเดือนก่อน +1

    Wlh waxaan jeclaay inuu sii socdo onlf waxaana diyaar u ahaay Inaa dadkeyga Iyo dhulkayga xureeyo 😢lakin dad qaraabo noola sheegto ayaa kaba qaad u ah itoobiyanka lakin mar uun wan Ka go,ii doona waxaana lasoo celin doona magacii ogadenia 🇬🇲Guul ayaa u rajeynaa

    • @RobleBarre-xz6kt
      @RobleBarre-xz6kt 4 หลายเดือนก่อน

      Xaladaha halgan loomaro mid fudu maleh
      Lakin tan hadad u fiiriso
      Waxa falastiin heysta
      Wey fududanee

    • @RobleBarre-xz6kt
      @RobleBarre-xz6kt 4 หลายเดือนก่อน

      Soomali galbed waxaan kula dardarmi lahaay somalidii xurta shegan jirtay ayaa gumeystihii kuheysa madhul kusiiyaaa mise bad mise isku rabtaa kala doro kolley adin xatta shekada hanaga joojinna si aan u sareenno gumeysiga dhibkisa rag uunbaa soo bixi dooneee
      🙏🙏🙏

  • @Awaare17
    @Awaare17 6 หลายเดือนก่อน

    Kaynaan(yacnii waykla hayaameen.

  • @user-zk6nl1gg9c
    @user-zk6nl1gg9c 8 หลายเดือนก่อน

    😭😭😭😭😭😭

  • @user-jh2yf9of7d
    @user-jh2yf9of7d 7 หลายเดือนก่อน

    Abaane barnaamijkan waa barnaamij aaad uxiisabadan enoowada marna waan caloolxumanayaa marna wanfarxayaa🎉😊

  • @user-jh2yf9of7d
    @user-jh2yf9of7d 7 หลายเดือนก่อน +1

    Abaane barnaamijkan waa barnaamij aaad uxiisabadan enoowada marna waan caloolxumanayaa marna wanfarxayaa🎉😊

  • @user-jh2yf9of7d
    @user-jh2yf9of7d 7 หลายเดือนก่อน

    Abaane barnaamijkan waa barnaamij aaad uxiisabadan enoowada marna waan caloolxumanayaa marna wanfarxayaa🎉😊

  • @user-jh2yf9of7d
    @user-jh2yf9of7d 7 หลายเดือนก่อน

    Abaane barnaamijkan waa barnaamij aaad uxiisabadan enoowada marna waan caloolxumanayaa marna wanfarxayaa🎉😊