AROOS XAFLAD GUDNİİN AYAAN KA QEEB GALNAY❤️👏💃💃

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 43

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 3 หลายเดือนก่อน +4

    ❤Aad & Aad Ayaan U Jeclahay Roobka❤ Markaan Dhalanaayey Ayaan Roob La Dhashay🤲❤ Zaa"id Uu Roob Da"aayey❤🎉❤Nicmatallah❤

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 3 หลายเดือนก่อน +6

    اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤

    • @Fatmachannel-kf8
      @Fatmachannel-kf8 3 หลายเดือนก่อน

      صل الله عليه وسلم ❤

  • @umutasniim20
    @umutasniim20 3 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah alha idin xafido cadey angu xaflad makseyno7 malin laguguda wiilasha❤❤

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 3 หลายเดือนก่อน +1

    Somalia 🇸🇴 carabta muslinka dhaqanka 🇹🇷inta yar fiican dhaqanka 🇹🇷☪️👏🌹

  • @cayuuniali7127
    @cayuuniali7127 3 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤Illaahay hadin xafido abaayo lkn caruurtdana afsomaliga kulada hadla macaanto sababto ah ilmahaas kama dhumayan hadeey waxkasta dhacaan ama aad wadanka keento looma turjumayo hadii kale cuqdad aya dileysocadeey.

  • @Queen__fatma29
    @Queen__fatma29 3 หลายเดือนก่อน +2

    Anaga wiilasheena markii lagudaayo waraa isasoo diyaari waa lagu soogu dayaayee ladhahaa no xaflad🇸🇴😭😂😂😂

  • @shukri1871
    @shukri1871 3 หลายเดือนก่อน +3

    Dadka qaar baa samayn xaflada gudniinka waxaan xasuustaa anigoo jooga xamar inay derisku samaynayeen xaflad gudniin oo la kugu yimaadeen heladii wiilka oo xaafada oo dhan laga casuumay oo laxiray balbalooyin oo ciyaaro loo ciyaaray todoba beri socday

  • @AwoMohamedAbdirahmaanAwomohame
    @AwoMohamedAbdirahmaanAwomohame 3 หลายเดือนก่อน +2

    Film tooda uunbaan ku arki jiray ilmo yar oo lacag lagu xidhxidhayoo xalfdan inta loosameeyo waan fahmi la,aashow wuxu waa gudniin😂

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 3 หลายเดือนก่อน +1

    Manshaallah aroos gudnin fantastic 👏 😂😂

  • @Zamzam1234-zj4wd
    @Zamzam1234-zj4wd 3 หลายเดือนก่อน +4

    Aroos badna ban isdhaha turk, ileen kala bar waa gudnin😂😂

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 3 หลายเดือนก่อน +3

    Subhan"Allh ❤😱❤️🤣🇸🇴🤣

  • @عبدوحد-ح9خ
    @عبدوحد-ح9خ 3 หลายเดือนก่อน

    🥰🥰🥰😍😍masha allaah 🎉🎉🎉🎉

  • @Rehaanadam9235
    @Rehaanadam9235 3 หลายเดือนก่อน +3

    Aroos gudniinaa waa yabanaa aroos io Gudniin maxaa isku keenay waxaan mooday Qofka arooskaa baan mooday in la gudaayo cajiib 😳😳😅

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 3 หลายเดือนก่อน +1

      waa sidaan mooday Aniguba kkkkkkkkkkkk

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 3 หลายเดือนก่อน +1

    Asc Salallahu Calayhi Wasalam Allha ufududeyo inshallah

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 3 หลายเดือนก่อน +2

    🤲اللّهُمَّ صَيِّباً نَافِعاً❤

  • @abshiroguray8740
    @abshiroguray8740 3 หลายเดือนก่อน +1

    Filimaanta kuarka waa dhaqan qurxoon ciyaarahoodana waykuoo bandhigan

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab 3 หลายเดือนก่อน +1

    Somalia 🇸🇴 mararka qaar wa SaaS kkkk haniyey aad ayaa kuu jeclahay waxaa rabaa inaa turkiga imaado insha allah abayo horay usoco ❤ mash allah family qurux badan

  • @ruqiyoxasan8119
    @ruqiyoxasan8119 3 หลายเดือนก่อน

    M.a caadi maahan❤

  • @sakiamino1261
    @sakiamino1261 3 หลายเดือนก่อน

    Masha allah sister you are the beautiful ❤

  • @NadarDahir
    @NadarDahir 3 หลายเดือนก่อน

    Wax musalsalka ku arkaaye run miyaa haniyeey m.a❤😂

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 3 หลายเดือนก่อน

    ❤Keep Going My Sis ❤ È❤ Congratulations❤ Gudowga❤🤲🤲🤲🤲🤲❤️

  • @CanabMacalin-mt6ol
    @CanabMacalin-mt6ol 3 หลายเดือนก่อน +2

    Hhh walikey mamqlin marki laguda kabar malogurina mase wa xaflad ludhiga ifahansi abayo😮

    • @Queen__fatma29
      @Queen__fatma29 3 หลายเดือนก่อน +1

      Xaflad 🎉lee lamarayaa ma ilmaha yar baa aroos loodhigi marka😂😂😂

  • @yooniscali1047
    @yooniscali1047 3 หลายเดือนก่อน +2

    ashado alalahay ila ha iyla la

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 3 หลายเดือนก่อน

      ❤😂❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️🤣🫢🫢🫢🤲😘🤲

  • @umutasniim20
    @umutasniim20 3 หลายเดือนก่อน

    Isku siyey udheelan carbta iyo turkida dowldha qaliijka

  • @11naa44
    @11naa44 3 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂😂 dhaqan funny ah

  • @XamadaAyan
    @XamadaAyan 3 หลายเดือนก่อน

    War wa maxay dhaqankan bisinka 😂

  • @mabruukahussein2486
    @mabruukahussein2486 3 หลายเดือนก่อน

    Gabadha afsoomaali kulahadal luuqadaada inaad Barto waamuhiim wll

  • @hodanbazhir5293
    @hodanbazhir5293 3 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah

  • @fartuunabdullahi8027
    @fartuunabdullahi8027 3 หลายเดือนก่อน

    Bisinka maxaytahay waxaan haniyey subxaanalaah

  • @asmafaysal7345
    @asmafaysal7345 3 หลายเดือนก่อน

    Hani macaa gabdhaha maxaa lo diidayy😊

  • @MaryamoCabdifitaax-k6k
    @MaryamoCabdifitaax-k6k หลายเดือนก่อน

    Somali hada nahay wax ween naga qaldan😂

  • @farxiyfilsan6116
    @farxiyfilsan6116 3 หลายเดือนก่อน

    Hani wiilasheenaba iyago 8910 ba jira waala gudaa e lkn cidna wax umasamayso😂😂

  • @RidwaanCabdi-k3p
    @RidwaanCabdi-k3p 3 หลายเดือนก่อน

    Horta turkida gudninka markay gudayan ma xaflad inladhiga qasab miynh waxas film ku arki jirey wayabi jirey

  • @TogdheerBurco-x3p
    @TogdheerBurco-x3p 3 หลายเดือนก่อน +1

    kkkkkkkkkkkkkkkkkk Ma aroosadaa la gudaayay

  • @zamanahmed4298
    @zamanahmed4298 3 หลายเดือนก่อน

    😊😊😊😂😂😂

  • @faisalmohamedabdulla3600
    @faisalmohamedabdulla3600 3 หลายเดือนก่อน

    Naagahood waa xijaab la'aan islaam key ku dhaqmayan maxey thy?

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 3 หลายเดือนก่อน +1

    🇸🇴🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇸🇴