DAAWO Hadraawi Oo Si Farshaxamaysan Sharrax Uga Bixinaya Gabayga GUD GUDE & Asbaabta Uu U Cuskaday

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 84

  • @roodaculuq814
    @roodaculuq814 6 ปีที่แล้ว +4

    ALLE cimri dheer caafimaad iyo cibaado suubann baan kuu waydiiya aakhirana JANNO

  • @a.ardaalewarfaa1237
    @a.ardaalewarfaa1237 ปีที่แล้ว +1

    Adigoo aakhira jiraad ifka macalin katahay masha Allah marka hore dad dad reebay baad tahay nabi dooran baad tahay runtii macalinkeeni rasuulķeeni nabigeenii naxariis iyo nabad galyo korkiisa ha ahaatee isagoo ilaahay oofsaday ayuu quluubta ruuxa muslinka ah ku dhexnooĺ yahay. Hadraawi calaamadaha ehelu janaha inuu yahay nin nasiible oo aqlìgiisa garashadu shaqaynayo oo inuu wali ifka macalin wali ka ýahay waxna dadka bari waxbuu kabaran karaa. Rabi naarta haka xoreeyo aamiin aamiin yaa raxmaan

  • @mustafeabdilahi5613
    @mustafeabdilahi5613 9 ปีที่แล้ว +27

    this is our shakes-peer, or simply our HADRAAWI, Alle haku daayo inbadan.

  • @charmarkemohamed8039
    @charmarkemohamed8039 5 ปีที่แล้ว +4

    Faylasuufkii soomaalida abwaan hadrawi allaw cimriga kuu barakee

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari ปีที่แล้ว +2

    Raxmaanku naxariistii Jano hawgu deeqo
    The Greatest Of all the Time Haraawi

  • @FadxaFadxakiina
    @FadxaFadxakiina ปีที่แล้ว +1

    Alle Haw Naxariisto Abwaan Maxamed IbraaHim Warsame "Hadraawi"

  • @jameswilliam5247
    @jameswilliam5247 8 ปีที่แล้ว +13

    Greatest poet eve in Somali people. May allah protect him if iyo aakhiroba

  • @abwaansacad490
    @abwaansacad490 7 ปีที่แล้ว +12

    Abwaan hadraawi ilaahay cimiriga iyo cibaadadaba hawbarakeeyo waa haldoorka somalida isaga iyo sheikh mustafaba silayaablehe bay labaduba kuufahansiinayaan cilmigooda diinta iyo kan sugaanta waxa udheer xeeldheeri

  • @a.ardaalewarfaa1237
    @a.ardaalewarfaa1237 ปีที่แล้ว +1

    Anigaa kuu marag ah bi'qudratillah kariim anigoo ifka jooga iyo adigoo aakhiro jooga rabi waxaan kaaga baryayaa janatul fardowsa inuu gurìgaagu ahaadey

  • @abdirahmanmohamedahmed7019
    @abdirahmanmohamedahmed7019 5 ปีที่แล้ว +3

    Our Shakespeare changer big respect Hadrawi

  • @abrahmanahmek2197
    @abrahmanahmek2197 3 ปีที่แล้ว +1

    23/07/2021
    5:20 aroornimo
    Allahayaw caafimad iyo cimri dherer kusi Abu Hadra 🙏

  • @kayseali8070
    @kayseali8070 5 ปีที่แล้ว +1

    Maxamed Ibrahim Warsame (hadraawi) runtii waa abwaan iyo aqoonyahan dhab ah waxaan ku aqaanaa cibaado badan iyo naxariis

  • @umuharir896
    @umuharir896 7 ปีที่แล้ว +2

    Hadrawi Ilahay cimri dheer cafimad ku waar gug gude gabay qaayo leh

  • @mmuumin3371
    @mmuumin3371 4 ปีที่แล้ว +1

    Sifiican oo hufan buu u sharaxey aadbuu u mahadsanyahey abwaanku

  • @SultanAbdalla45
    @SultanAbdalla45 3 หลายเดือนก่อน

    Rabbi naxariistiisa janno ha siiyo.

  • @yuusufabdiomar608
    @yuusufabdiomar608 ปีที่แล้ว

    Alaha haa unaxaristo abwaan qaali ah ayu aha hadraawi janada alaha kugu bishareeyo

  • @waarimeysidewanaag8847
    @waarimeysidewanaag8847 9 ปีที่แล้ว +6

    salaam alhyaarta,
    waa 90yadi marki hadrawi guubaabinayey snm! waxa sawirka iiga muuqda dad amxaaro ah, ahna cadowga soo jiraanka ah ee taliski mingistu! waa dhaxal umadeed, gabaygani wuuna ka weynyahay in reer ama arurur lagu gano wuxuu ka digayeyna maantan aragna, ee waarimeyne wanaag hormarsada!

    • @jaamacdugsiye86
      @jaamacdugsiye86 ปีที่แล้ว

      Goobtu waa jabuuti ee iska hubso dadkuna amxaaro ma aha ee waa abwaannadii iyo bahdii suugaanta soomaliyeed

  • @jacobsean5395
    @jacobsean5395 4 ปีที่แล้ว +6

    30 sanno ka hor ayuu Hadraawi falanqayntan bixiyay. 30 sanno kadib Soomalidu halkiibay haysaa. Dani, Muuse, Farmaajo, A.Madoobe......IWL

    • @inaxaaji1935
      @inaxaaji1935 3 ปีที่แล้ว

      War somaliland ka dhex sar iyo muse somalia lama mid aha nabad iyo isu tanasul iyo naxaris shacab iyo wada tashi ba ka jira muse doorasho shacab bu ku yimi shisheye ma ilaliyo mana biliyo qaraxyo iyo jabhado kama jiran ta hadraawi ka hadlyo xaqirada iyo xaqdarada shacbaka somaliland lagu hayo ila iyo 60ki ba ka mida aan waligod lo garabin lona qirin hadeer xagad muse iyo shacbka somaliland ee waxa somalia ka dhacaya luguta ku lahayn ugu daraysa wuxu hadraawi snm u noqday aya tasa xaqa waliga meel dheer ka eeg hana sarin nin aan lug ku lahayne wa xaq dare

    • @mahadali5986
      @mahadali5986 3 ปีที่แล้ว

      Extremely Sad.

    • @mahadali5986
      @mahadali5986 3 ปีที่แล้ว

      Extremely Sad.

  • @JamaaHulbalee-wl8it
    @JamaaHulbalee-wl8it 11 หลายเดือนก่อน

    GREATEST OF ALL TIME IN THE WORLD

  • @khaalidkilaaz4991
    @khaalidkilaaz4991 8 ปีที่แล้ว +3

    mansha alla abwaan nolow in badan

  • @abdirisakomer1829
    @abdirisakomer1829 7 ปีที่แล้ว +7

    wAan jecelahey taariikhihii hore

  • @CabdirashiidOsman-ux6qf
    @CabdirashiidOsman-ux6qf 10 วันที่ผ่านมา

    Ilhy janatul fardawsa hakugu casuumo

  • @mahamedaden7237
    @mahamedaden7237 3 ปีที่แล้ว +1

    Amiiru shucaraa امير الشعراء

  • @kpbiah8828
    @kpbiah8828 6 ปีที่แล้ว +1

    alaa janada hageyo abwaan hadrawi ale aqoon iyo geesinomo ale waa sii yey

  • @yustaroosco3780
    @yustaroosco3780 8 ปีที่แล้ว +11

    cajiib hadii la socdo taariikhda afka soomaaliga gabay gudgude ka qiimo badan lama soo helayo

  • @shaahmediagroup8746
    @shaahmediagroup8746 ปีที่แล้ว

    Illaahay naxariistii jano ha ka waraabiyo

  • @abdishakurismail8739
    @abdishakurismail8739 9 ปีที่แล้ว +9

    Highly intellectual philosopher

  • @mustafeqiimeeqofkaagasilag1346
    @mustafeqiimeeqofkaagasilag1346 4 ปีที่แล้ว +3

    Hadraawi gabay gud gude gabay gabayada

  • @khuluudjama1868
    @khuluudjama1868 8 ปีที่แล้ว +2

    nice abwaan allow cinriga Ku daa

  • @kushish2749
    @kushish2749 6 ปีที่แล้ว +2

    Meeyey dadka siyaad bare wadani kusheego ama kusheegan in nabad jirtey dadkaan haraagii dadnimo lahaayeen in uu isaga fuuqsadey haligey umadaan somaliyed

  • @abdirahmanmohamed499
    @abdirahmanmohamed499 9 ปีที่แล้ว +1

    maansha Allah abwaan hadraawi

  • @mohamoudabdiadam3476
    @mohamoudabdiadam3476 5 ปีที่แล้ว

    Hadraawi ilaahay cimriga ha kuu dheereeyo

  • @ahmedcasaan3040
    @ahmedcasaan3040 7 ปีที่แล้ว +6

    hadrawi philosopher him

  • @jameswilliam5247
    @jameswilliam5247 7 ปีที่แล้ว +8

    Boqorka Abwaanada Soomaaliyeed

  • @zusaabdiyare3794
    @zusaabdiyare3794 6 ปีที่แล้ว +9

    Qaar duMar aad moodo ayaa iska hadlaya sxb waanu iskakiin celiney maanta oo aanu.awood yeelanay(isaaq waa layaqaanaa bro dagaal ugu kaalay iyo bandana)

  • @caliabdi4423
    @caliabdi4423 6 หลายเดือนก่อน

    Contradiction achievement!!! What is the difference relationship dictatorship and kingdoms rules.

  • @cabdixaafidaxmedhurre1172
    @cabdixaafidaxmedhurre1172 7 ปีที่แล้ว +11

    geesigii hadrawoow gudoon gabay adaa guule kugu beeray

  • @mohagurdanshe2304
    @mohagurdanshe2304 6 ปีที่แล้ว +1

    Horta jaaamac kediye oo qaaadaaa inaa arkay ayaaa u moodeey gabay ss ah oo ladhoho gud gude

  • @jirdehusseinabdi899
    @jirdehusseinabdi899 5 ปีที่แล้ว +1

    Somalia waa la soo wada dumiyay

  • @abdig2533
    @abdig2533 3 วันที่ผ่านมา

    ❤😂❤❤❤❤ cayn canynaba for sale 1.34 billion guriga 1984 1978 project MAAREEREY Af Soomaaliga spoke work o family o friend o not assigned

  • @mahdicabdi9676
    @mahdicabdi9676 8 ปีที่แล้ว +1

    manshàllah hadraawi

  • @sidiiqmaxamuud4532
    @sidiiqmaxamuud4532 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahay cimriga haw dheerèeyo

  • @nimcoabdullahi9156
    @nimcoabdullahi9156 6 ปีที่แล้ว +1

    Inta maanku gaajaysayahay guulli waa weli

  • @mahdicabdi9676
    @mahdicabdi9676 8 ปีที่แล้ว +2

    abwaan culus oo soo halgamay

  • @KosovoO-vt5gl
    @KosovoO-vt5gl 3 ปีที่แล้ว

    MUJAAHID , ABWAAN , AQONYAHAN , PHILOSOPHER , INDHEER GARAD MAXAMED IBRAAHIN WARSAME HADRAAWI.

  • @maxamedabdi4161
    @maxamedabdi4161 6 ปีที่แล้ว +1

    Somali Shakespeare

  • @mustafeofficialchannal2641
    @mustafeofficialchannal2641 4 ปีที่แล้ว

    Maashaa-allaah

  • @clqanimohamed2026
    @clqanimohamed2026 8 ปีที่แล้ว +1

    intelligence

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 2 ปีที่แล้ว

    AX انا لله وانا اليه راجعون اللهم اغفر له وعف عنه ووسع مدخله وكرم نزله ونقه بسلج ولماء ولبرد 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
    Ax
    Ax
    #WALEE_BEDELKAGA_LAMA_HELLO
    Wlhi rukun iyo tiir baa inaga baxay waxn idha ma aqani
    #18_Augest_2022 ayuu allh ka dhigay inuu ina maca salaameyO😭

  • @KosovoO-vt5gl
    @KosovoO-vt5gl 4 ปีที่แล้ว

    ABWAAN BALAADHAN OO HALBEEG FIICAN EREYO QIIME LE A 👉🏽

  • @HamzaAli-xt4gy
    @HamzaAli-xt4gy 8 ปีที่แล้ว +2

    Abwaan culus dheh

  • @mostafaomar4925
    @mostafaomar4925 2 ปีที่แล้ว

    19-january-2022
    Arbaca
    1:10 AM
    MN

  • @kingbarahow2128
    @kingbarahow2128 5 ปีที่แล้ว +4

    Isaaq dir irir samaale
    Yaa la dagaalay oo ika taabtay car yaa usoo dhawaada

  • @abdiqadirjiciirjaciir3898
    @abdiqadirjiciirjaciir3898 6 ปีที่แล้ว +1

    faesbook

  • @hal-abuurxikmaawi9152
    @hal-abuurxikmaawi9152 7 ปีที่แล้ว +3

    ninlagu hantaa hadraawi loogu dawgalay

  • @ayoubbasor5176
    @ayoubbasor5176 9 ปีที่แล้ว +2

    Noolow hadrawi

  • @mohamedismail811
    @mohamedismail811 7 ปีที่แล้ว +1

    Yiddish baa sixir Hadraawe

  • @kushish2749
    @kushish2749 6 ปีที่แล้ว

    Sanku duleel kkkk Masha Allah

  • @kadarmohamed9708
    @kadarmohamed9708 4 ปีที่แล้ว +1

    Waxaa aad ii soo jiidatay markuu yidhi jabhadahii siyaad bare riday. Wax qorshe ah may lahayn oo ay kula dagalamayen taliskii siyad bare wayo heshisba kumay ahayn xukunka shit

  • @bills1967
    @bills1967 6 ปีที่แล้ว +2

    Can we get English subtitles?

  • @kushish2749
    @kushish2749 6 ปีที่แล้ว

    Dagaalkaas muxuu ahaay noosheega kkkk

  • @sunahmedia
    @sunahmedia 8 ปีที่แล้ว +3

    hhhhhhhhjj

  • @Ibo.Media.
    @Ibo.Media. 7 ปีที่แล้ว +1

    wlhi waa dhab intuba