DAAWO : Barnaamijka Xulashada Kaydka iyo Arrimo Xiiso Badan.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA KU BIIR FACEBOOKAYAGAN / horncabletvhctv AMA BOOQO WEBSITE KAYAGAN
    www.horncable.tv/

ความคิดเห็น • 544

  • @c2jboy304
    @c2jboy304 2 ปีที่แล้ว +27

    Dhiira galiye soomaaliyeed, Abwaan soomaaliyeed, Aabo soomaaliyeed, waa Boqorka Abwaaniinta Allaha kuu naxariisto Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi❤️😢 xasuustaada baan dugaashan doonaa inshallaaah😘

  • @nasiyahalimahamed
    @nasiyahalimahamed 4 หลายเดือนก่อน +3

    Still 2024😊😊 rabi naxariistii jano Haka waraabiyo abwaan mahamed Ibrahim warsame hadraawi 🤲

  • @jamaahmed8601
    @jamaahmed8601 4 ปีที่แล้ว +23

    i never get tired of this story, its very touching, this reminds me my mom and my wife how she struggles with my sons, ilahay ha unaxariisto hooyooyinka, qurbe ayaan kunoolahay oo ilmuhu banaanka u bixin karin wakhtigiisana ku qaato qolyar hadii uu banaanka kaga caraarona galadu kaqadaynayso, miss my homeland, guul somali meel ay joogtaba qofkii noloshan ku nool ayuun baa fahmi kara,

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 4 ปีที่แล้ว

      Kuwa dalkii joogaa dhib Bey qabaan
      Colaad, cunto baby ma badan, running water ma jiro, xafaayad dadku ma helayn, dhakhtaro, nadaafad, duqsi, dust

    • @nimcoali1728
      @nimcoali1728 2 ปีที่แล้ว +1

      @@mhassan0163 in ubadka dhulkooda hooyo lagu koriyo hadraawi baa tusaale kuugu filan markaas unbuu qofku qof jira oo lagu xisaabtamo noqonayaa dadkiisa ,dalkiisa iyo diintiisaba uu wax tari karayaa runtii

    • @abdinajiib3556
      @abdinajiib3556 ปีที่แล้ว

      Ит

  • @shacniinamuuse1407
    @shacniinamuuse1407 3 ปีที่แล้ว +37

    Heesta hooyo waliba markuu hooyadiis ka sheegaynaay waan la ooy wlhi 😭hooyo ilaahoo janneey 🤲

  • @guledismail4935
    @guledismail4935 5 ปีที่แล้ว +33

    Hadalkiisa(Abwaanka) Waa saafi aad si walba u fahmeyso mashallah Afsoomaligaa quruxda badan Yaanu dabar goinee inoo ilaaliya
    2019

  • @mahdibra8592
    @mahdibra8592 4 ปีที่แล้ว +8

    That's the real abwaan
    Wahibada illahay bixiyo qofkastaba manoqon karo abwaan
    Wa abwaanka aan ugujecelahay somalida Long life abwaan qaliya hadraawi ❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏
    LEGEND LEGEND LEGEND

  • @kingswagtie6182
    @kingswagtie6182 5 ปีที่แล้ว +52

    Hooyoy macaan hooyo rabbi haykaa daayo cimri dheerna alle haku siiyo 😢♥️

  • @luulalaki6957
    @luulalaki6957 5 ปีที่แล้ว +64

    Beer Lula❤️ calaf muxuu kala diray dad qalbiyada iska rabay. Gabdhuna way ka heshay sida sheekada ka muuqata hadraawi oo dhawr iyo 20jir ah oo is jalqinaya qurux iyo raganimo kuma yarayn ax allow janada isku sii intii aduunka isku waysay oo isku Khayr ahaa. Halyeey somaliyeed allow anoo lakulmin ha idilin hadraawi waan jeclahay abwaan qaran❤️❤️🙏🙏🙏

  • @suldaanupthiali1325
    @suldaanupthiali1325 3 ปีที่แล้ว +62

    Yaa daawanaya 2021 is muuji🤣🤣🤣🤣

    • @muhibomohamed5615
      @muhibomohamed5615 3 ปีที่แล้ว

      Aniga✌✌✌🥰

    • @suldaanupthiali1325
      @suldaanupthiali1325 3 ปีที่แล้ว

      @@muhibomohamed5615 sanadku waa dhamade♥️🙆‍♂️

    • @muhibomohamed5615
      @muhibomohamed5615 3 ปีที่แล้ว

      @@suldaanupthiali1325 😂😂haa suldanow kuwa kalee soo socdana wan dawandona🥰🥰

    • @suldaanupthiali1325
      @suldaanupthiali1325 3 ปีที่แล้ว

      @@muhibomohamed5615 luqa iso gal😂😂😂0636937060

    • @muhibomohamed5615
      @muhibomohamed5615 3 ปีที่แล้ว

      @@suldaanupthiali1325 😂😂armad icydaa😂😂haye pro ana kuso qabanya

  • @aayatiinconstructioncompan436
    @aayatiinconstructioncompan436 4 ปีที่แล้ว +22

    Hadrawi ma jiro abwaan la ag dhigo ilahay cimriga haku dhereeyo cafimad haku siiyo abwan

  • @bintiahxmedsaleban9682
    @bintiahxmedsaleban9682 6 ปีที่แล้ว +18

    Hablaha Somali Oodhan Baa Qrux Badan Maaha Baladwayne Oo Kaliya viva Abwaankayaga Qaaligaaa ..Viva Reer Burco Oodhan ❤️❤️❤️👏

    • @mohamedjordan3232
      @mohamedjordan3232 5 ปีที่แล้ว

      Miyi weeye burco

    • @suleimanabdirahman6929
      @suleimanabdirahman6929 5 ปีที่แล้ว

      @@mohamedjordan3232 nio ragga waxaan fahmi waayay waxan local ka dhigey ee Burco uun ku qufuley

    • @cashawarsame6213
      @cashawarsame6213 4 ปีที่แล้ว

      @@mohamedjordan3232 adaa reer miya ah ee caqliga ka shaqaysii neef dhogor leh ayaad tahee macnahii laxay fooqal laxay

  • @abdullahiabdurahmanhassan2919
    @abdullahiabdurahmanhassan2919 3 ปีที่แล้ว +13

    Ilaahii dareenkaas currinta naxriista ku dheexan tahay kugu ilhaamiyey ayaan kaaga baryayaa abwan Hadraawi inuu kuugu naxtiisto addunyadaada iyo aakhiradaadaba...Aamiin

  • @kulmiyemuslim2766
    @kulmiyemuslim2766 7 ปีที่แล้ว +21

    masha allaah wlhi waa runtii waa sheekada kaliya ee kala sooci karta hoooyada iyo aabbaha allow hooyooy iridaha jannada kuu wada fur

  • @ayubmohamed3729
    @ayubmohamed3729 6 ปีที่แล้ว +24

    Aniga macaa, gabar reer bald Weyn aya love iskunoqonay. I still love her ❤️. Long story short, we had two years relationship & I messed up. I broke up wit her & She moved on but until today, she comes in my mind so many times.. I call her, kaldeeeqa👌🏼

    • @maxamedcali4104
      @maxamedcali4104 5 ปีที่แล้ว +1

      Afsomali ayaa ka fiican afaanad lahayn aqoonyahanimamadu waa aflaaha ood jelaato mahadsnid

    • @laylacaato7832
      @laylacaato7832 4 ปีที่แล้ว +1

      Hy you meet her right now

    • @OmarAhmed-bi2lj
      @OmarAhmed-bi2lj 2 ปีที่แล้ว +1

      laakiin afkaaga hooyo ku sharax sida abwaankuba af soomaali faseex ah ugu hadlayo, oo noqo qof qab leh oo afkiisu qeeymo la leeyahay, tan kale adiga ayaa calafkaaga is dhaafiyey, maxeey tahay gabar baan labo sano La socdey, iyo dhaqan gaaLeedkaas,

    • @khawlayuusuf5194
      @khawlayuusuf5194 หลายเดือนก่อน +1

      Waa RunTaa WllHi
      ​@@OmarAhmed-bi2lj

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 4 ปีที่แล้ว +11

    Axyaa abwaaN jacayL wuu Jiraa wa hadad qalBi dareeNle ledahyy😥😍😔❤😪

  • @xamzeali5369
    @xamzeali5369 4 ปีที่แล้ว +7

    Mashalh abwan hadrawi Ilaahay caafimaad taam ah hasiiyo
    Dad waa dadki hore
    Viva reer baladweyn iyo gabdhaha xawaadle

  • @abdirahmanmursal235
    @abdirahmanmursal235 5 ปีที่แล้ว +30

    hadrawi ma garanayo waxan ku tilmaamo lakin ilahay cimrigaaga iyo caafimaadka ha kuu wanaajo.

  • @sosmansal
    @sosmansal 6 ปีที่แล้ว +36

    Simply a Genius Artist

    • @xidigajacaylkabashiir7120
      @xidigajacaylkabashiir7120 5 ปีที่แล้ว +1

      othman othman

    • @jaxxgianni1008
      @jaxxgianni1008 3 ปีที่แล้ว

      I know Im randomly asking but does someone know of a trick to log back into an instagram account??
      I somehow forgot my login password. I would appreciate any help you can give me

  • @Geyre02
    @Geyre02 3 ปีที่แล้ว +7

    Taaiikhda heesta Hooyo Marka hooyo Golaha ugutimid Abwaanka Ilmadaan ceshan waayey wlhi😭😭😭 Allow hooyoy Cimri dheer iyo caafimaad kusii alle Hooyo qaalisanaa🤲

  • @asmaahmed6830
    @asmaahmed6830 4 ปีที่แล้ว +13

    Maanta ilmaha 6 jirka ah iskada inuu wax xasuuste flim cartone kii uu xalay daawaday ayuuna ka shekayn karin
    Hadrawina ilaa 5jir kiisi ayuu ka shekayna allow cimriga iyo cafimadkaba cibado suuban kuugu dheere

  • @cabdimawel1932
    @cabdimawel1932 4 ปีที่แล้ว +24

    Duhur 2:12
    Malin sabti
    15/2/2020
    Hadrawi alle caafimaad taama halu siiiyo ader

  • @izabella3507
    @izabella3507 4 ปีที่แล้ว +38

    Qisooyinka hadraawi waa cajiib taalo in baladweyn lagadhiso waad wxad mudanthy🇸🇴🙏🏿

    • @caaisha6034
      @caaisha6034 3 ปีที่แล้ว +2

      Hadraawi waa abwaan kamid ah abwaanada soomaaliyeed ee eebbe kumaneystay hal abuurka suugaanta soomaaliyeed.

  • @ciltireboy3177
    @ciltireboy3177 4 ปีที่แล้ว +16

    Heestan wxay kamid tahy manhajka guud ee waxbarasho ee gobolka hiiraan🇸🇴🇸🇴✋👏

    • @raamaale5
      @raamaale5 4 ปีที่แล้ว +8

      Sidoo kale manhajka dugsiyada dhexe ee somaliland ayay ku jritaa

  • @MOHAMEDMD1
    @MOHAMEDMD1 5 ปีที่แล้ว +98

    Who's still watching in 2019?
    Yaa weli daawanaaya 2019
    Xigmadi waa tii hore
    Liketa ku qabta

    • @xidigajacaylkabashiir7120
      @xidigajacaylkabashiir7120 5 ปีที่แล้ว

      SNM USC

    • @rahmamohamed9664
      @rahmamohamed9664 5 ปีที่แล้ว +2

      when men were real men not little boys

    • @saladxasan9516
      @saladxasan9516 5 ปีที่แล้ว

      SNM USC

    • @mohamed.deeq23
      @mohamed.deeq23 5 ปีที่แล้ว

      @@saladxasan9516 yes i am still watching such songs and always i repeat to listen this wonderful love song

    • @lulaibrahim1906
      @lulaibrahim1906 4 ปีที่แล้ว

      @@xidigajacaylkabashiir7120 b
      Sw11q2
      9pö...
      Öm

  • @samiaofficial1206
    @samiaofficial1206 2 ปีที่แล้ว +2

    Waxaan daawanaya 2022-8-17 wa maalinta u abwaan hadraawi geeriyoday ugu yaran 10 jeer o horena waan daawaday laakin maanta dareen gaar ah ban ku daawanaya
    Waxan rajaynaya in aad hooyada janada kula cawayso caawa danbigagi hore iyo kaaga danbeba u dhaafo abwaankeni aabihi afsomaliga waan ku jecelnahay wlahi😭❤️

  • @mohammed-jama
    @mohammed-jama 2 ปีที่แล้ว +2

    *Mohamed Ibraahim warsame said-Hadraawi (AHU) wuxuu ahaa mar la arag umadda Soomaliyed soo mara dhadhanka suugaantiisa gaarka ah waxa dheer hadal soo jeedintiisa ama soo gudbintiisa cajiibka ah ee uu hadalka u abaaro رضي الله عنه*

  • @MOHAMEDMD1
    @MOHAMEDMD1 9 ปีที่แล้ว +30

    heesta hooyo iyo heesta beledwyn waa cilmi,waad mahadsantahay abwaan hadraawi

  • @zakariyetowfiiqi207
    @zakariyetowfiiqi207 2 ปีที่แล้ว +5

    Wlhi marka uu ka sheekayna Abwaanku qisadda hooyo waan ilmeeyey
    Allow hooyo jirkeeda cadabta ka dhowr🤲

  • @hamzaabdiwel8708
    @hamzaabdiwel8708 5 ปีที่แล้ว +10

    Who don't get tire of watching this clip?? Thumbs up

  • @basketballhope2602
    @basketballhope2602 ปีที่แล้ว +2

    Alleh naxaristisa, jano haka waraabiyo.

  • @marwanyonis9702
    @marwanyonis9702 3 ปีที่แล้ว +3

    HOOYO ❤️🤍 allow iidhowr intay ka dhimatyna allaw u naxariso 🤲🏽🙏🏽

  • @iimanabdi5046
    @iimanabdi5046 4 ปีที่แล้ว +4

    Allah haku caafiyo oo hakuciseeeyo cimriga iyo cibaadadana allah hakuudheereeyo awoowe qaaali
    Mahamed ibraahim warsame (Hadraawi )❤💋💋💋💋💋

  • @jaamcyare6404
    @jaamcyare6404 2 ปีที่แล้ว +5

    marko dhintay ayaan daawanaya allow ku naxriso🤲 Abwaan hadraawi abwaan qiimo badan🤴❤️

    • @sundus5099
      @sundus5099 ปีที่แล้ว

      Allah kunxaristo aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @zackzack29
    @zackzack29 3 ปีที่แล้ว +7

    Hadad Dawanaysid 2021 Like 😇😇👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @amiinkhasiimhaji283
    @amiinkhasiimhaji283 3 ปีที่แล้ว +5

    10;05. July 8 kismayo jubaland somali 🇸🇴
    Habeen jimco Soo galaayo
    2021

    • @yaxyeqaasim4851
      @yaxyeqaasim4851 4 หลายเดือนก่อน

      Burco 3:00 ilaa 4:13 oo aan saamaleel ahay man seexan sidaan gabayadiissi marba dhinac uga baxayay Waunarlwydd dhintay imaka anoo aan arkin wajigiisa isagoo magaalo ila joogay 18/8/2022 taariikhdaasina waa tuu dhintay ana waxaan daawanayaa 3/5/2024 soo galayo jimce 😢 allaa yarxamuh

  • @halilmamohamed4493
    @halilmamohamed4493 3 ปีที่แล้ว +11

    Mansha allah Hadraawi ilaahay cafimaad taama iyo cimri dherer baan kaga baryay
    Nin maskax furan somali oo dhan ka dhexeya
    Heesta xamar midhaheeda uu u alifay mid u dhiganta oo loo sameyay ma jirto weliba isagoo xidhan gobtaasa reer waqooyi ka dhalatay

  • @ibrahimomer6825
    @ibrahimomer6825 4 ปีที่แล้ว +7

    Abwaan hadraawi sii weyne ayuu u soo hayaa dhaqanka hooyadda iyo aabahaa iyo guud ahaan dhaqanka dadka ku nool geeska African.
    Ibrahim
    Omer.

  • @becarefull7138
    @becarefull7138 6 ปีที่แล้ว +15

    Maxamed ibraahim warsame haaadrawi abwankayaga qaaliga
    Ale cimriga haku dheerayo abwaan ale burco haysku keen tuso insha alla

  • @damalaboodimediapro8333
    @damalaboodimediapro8333 5 ปีที่แล้ว +15

    baladweyn way u qalantaa heesta maasha allaah

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 4 ปีที่แล้ว +8

    Abwaan Hadraawi Alle cimriga iyo caqliga hakuu barakeeyo

  • @deekzanio6028
    @deekzanio6028 3 ปีที่แล้ว +3

    burco ayaaa abwaan hadraawi ku xanuunsanayaaa sanadahan danbe illahay caafimaad taam ah ha siiyo

  • @salaxhashim6902
    @salaxhashim6902 6 ปีที่แล้ว +54

    Beledweyn gaar ahan buundada liiliiqato waa mayshaan kudhashtay Allaha ku xifdiyo abwaan hadraawi

    • @sado83abdi4
      @sado83abdi4 5 ปีที่แล้ว

      Est ce que vous avez viols cette nuit la fille . Tu es un lâche..

    • @hodanmohamud9880
      @hodanmohamud9880 3 ปีที่แล้ว

      stay live alive stay like bed lock feet sat home

  • @sacidomar6413
    @sacidomar6413 3 ปีที่แล้ว +3

    6-6-2021 12-15pm Baan daawanooyaa abwaank xafidahullahu Hooyo Hooyo if kaa hiba ku noolaaw aakhiro na njannatulfirdoos

  • @kayseduale1771
    @kayseduale1771 5 ปีที่แล้ว +41

    Waxaan aadi beled wayne oo ka raadsado gabadh qurxoono beerlula ah
    In shaa all
    From burao to beledwayn

  • @abdirahmanabdullahi539
    @abdirahmanabdullahi539 2 ปีที่แล้ว +3

    Abwaanimadu waa Hibbo illahi bixiyo Allaha noo xafido Abwaankena qaaliga ah maxamed ibraahim warsame “Hadraawi”
    Taariiqda Heestii hooyo
    Taariiqda heesta Baladweyn “ beer lula
    Taariiqda heesta haatuf
    Incredible 🔥

  • @ardoxusen2613
    @ardoxusen2613 4 ปีที่แล้ว +8

    😢😢Qisada belad weyne muruk an ka daremay noo dhamestir😢 qalbiga xanuun wllhi

  • @ChessSom
    @ChessSom 3 ปีที่แล้ว +3

    Hooyo allow kuu naxariiso aduun iyo aqiro❤️❤️❤️🤲🤲

  • @somalighosht999
    @somalighosht999 4 ปีที่แล้ว +3

    Illahay ha usiyaadiyo cimriga abwaan hadrawi Af somali nadiifa oo ku deeqaya

  • @Maasal123
    @Maasal123 4 ปีที่แล้ว +13

    MachallaaH apwaaN hadraawi allaw kudaa ciMri dherer iyO cafiiMad kugu dEeq😍

  • @MAHIIGAANCALI
    @MAHIIGAANCALI 5 ปีที่แล้ว +4

    Abwaan Hadraawi 👌👌BARAKOOW ...dhowaanbaan kubooqday gurigiisa ...3/10/2019BURCO

  • @asmamohamoud2528
    @asmamohamoud2528 3 ปีที่แล้ว +1

    Allaw hooyo mcn noo xafid oo noo daa intay hooyadood dhimatayna unaxariiiiso yaa Rabi 🤲🤲🤲

  • @qalanjadaqarniga5761
    @qalanjadaqarniga5761 7 ปีที่แล้ว +169

    Heesta Beledweyne inaba caadi maaha Viiva Hablaha reer #Beledweyne Quruxdu Dhaxalbey uleyihiin Guul kunolaada Big Respect #Hadraawi 😙😘😚😗

  • @ruunmoha4464
    @ruunmoha4464 2 ปีที่แล้ว +2

    Allow kuu naxariiso dhamashadiisa malin ka dib yaan tariqdiisi dib isomilicsaday

  • @Olol4real
    @Olol4real 6 ปีที่แล้ว +34

    Beledweyne wan ku dhashay, aad ayaana ujeclahay.
    waa dhul barwaaqo ah.

  • @abdikaniebrahim6418
    @abdikaniebrahim6418 4 ปีที่แล้ว +15

    Yaa wali daawanaya 2020 likta ku qabo

  • @naphizaahmad1599
    @naphizaahmad1599 2 ปีที่แล้ว +2

    Alla yaa raxma raxiiim illhy qabriga ha u waasiciyo abwaankeena😭😭🤲🏼
    18/8/2022😭😭😭🤲🏼

  • @maymunsalad9903
    @maymunsalad9903 4 ปีที่แล้ว +8

    Wlh wan oyey ilahayow hoyoyinken janada geeh 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @sumayacalasow
    @sumayacalasow 3 ปีที่แล้ว +2

    Cimrigaaga allah ku barakeyo abwaan 🥀🤲🤲

  • @asma-ahmedabdi2935
    @asma-ahmedabdi2935 3 ปีที่แล้ว +10

    Somaliland illahay wuxuu hibo ugadhigay dad duriyada oo abwaano qiimalihi kujiraan
    Intooda dhimatay illahay ha unaxaristo
    Intooda noolna illahay cimriga iyo cafimadkaba ha usiyaadiyo

  • @fuadmahamud9660
    @fuadmahamud9660 4 ปีที่แล้ว +7

    Qisadan daraareed waxan rabaa inaan inshallah tago booqdo beledwayne iyo halkay beerluli kunoolayd

    • @cabdimawel1932
      @cabdimawel1932 4 ปีที่แล้ว +1

      Insha aaalh anba walhy waxan isleyhy haday kuuu zuura gasho fasaxa tag baladweyn iyo buundaadiii hadrwi igo beerluli ku kulmeeeen

    • @hamdaibrahim4025
      @hamdaibrahim4025 ปีที่แล้ว

      Wali ma tagten walalayal hadaydan tagin waynu is raci i.a

  • @naciimaabdirahmanabdilaahi5493
    @naciimaabdirahmanabdilaahi5493 5 ปีที่แล้ว +15

    Hoyoooy la'aanta 😢😢

  • @cashawarsame6213
    @cashawarsame6213 4 ปีที่แล้ว +16

    Intii Hooyadood jecel fadlan like saar ❤👏✋👉

  • @cabdirashidcabdilaahi5478
    @cabdirashidcabdilaahi5478 4 ปีที่แล้ว +10

    Qiso cajiba ayuu kasameeyay abwsanku heesta hooyo
    Hooyo waa qaali

  • @ridwanahmed9222
    @ridwanahmed9222 6 ปีที่แล้ว +8

    Heesta b.weyn inaba cadi ma ahan hadrawi nolow intey nolol jirto masha allah

  • @bintiahxmedsaleban9682
    @bintiahxmedsaleban9682 4 ปีที่แล้ว +6

    Baladwayne Anagaa Uheesnay Wax Wayn Idiinka Dhignayn Balse Hablaha Somaliyeed Kama Qurux Badna Kamana Sareeyaan From Burco

    • @ayaanleaxmed1435
      @ayaanleaxmed1435 2 ปีที่แล้ว

      Abwaanka ha cawryiin waa hibo ilahay bixiye

  • @abdifatahahmed9030
    @abdifatahahmed9030 4 ปีที่แล้ว +22

    abwaanka ducadiisi wey Heshey baladweyn
    Intaa somalia dagaaladu ka socden iyo qaraxyadu baladweyn waxba kama dhicin
    Baladweyn allahayoow balaayada hareer mari

    • @alibinali2141
      @alibinali2141 4 ปีที่แล้ว +1

      horta waa gobalkee kasoo jeedaan dadkeyga lkn balaayo uma yaro *roobab maree ku dhuftaan, wabi fakado, abaar & qarax lagu dhamaaday oo ka dhacay hadda kahor*

    • @seibjilly7603
      @seibjilly7603 4 ปีที่แล้ว

      Mansha allah allah ha u siyaadiyo

    • @seibjilly7603
      @seibjilly7603 4 ปีที่แล้ว

      Ali Bin Ali channel hiiraan baay ka tirsantahay

  • @daahirhusseinabdulledaahir9946
    @daahirhusseinabdulledaahir9946 6 ปีที่แล้ว +5

    Abwaan kaan waa abwaan masha allah ah tarikhdisa

  • @farhiyamaalin9986
    @farhiyamaalin9986 4 ปีที่แล้ว +6

    Rabiyow hooyaday janadi Firdoos gee

  • @kaynaan.
    @kaynaan. 2 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay haw Naxariisto Abwaan Hadraawi.😭

  • @user-ps3jo3uq7b
    @user-ps3jo3uq7b 8 ปีที่แล้ว +37

    waaw viiiva hadraawi & Reer Beledweyne 😘😘

  • @yasinhaji1042
    @yasinhaji1042 2 ปีที่แล้ว +1

    Dadka waa iska caadi wax yaableh ma dhicin hadal xikmadeysan m.a alle ha unaxriisto

  • @ahmedal-fateh8179
    @ahmedal-fateh8179 4 ปีที่แล้ว +4

    Ilaahy waxaan ka baryaynaa in abwaanka xanunkisa danbi dhaaf uga dhigo allena uu raxamaadkisa ku arsaaqo iyo janooyinkisa
    Waa hanti qaaaliya oo kamida hantiyaha nadirka e somaalida abwaanku

  • @jabiyestudio1545
    @jabiyestudio1545 3 ปีที่แล้ว +2

    walaal waxaad haysatid ma'aha tv, ee waa youtube channel. kaydka aad istimaalaysidna waa kayd dad leeyin logoga aad isku da'yday inaad qarisana waa RTD djibouti. waana la isxisaabin doona InshaAllah

  • @ismadhibeeisubogee4827
    @ismadhibeeisubogee4827 6 ปีที่แล้ว +4

    mchlllha abwaan hadraawi alle caafimadka hakuu siyaadiyo

  • @fahankanolosha6347
    @fahankanolosha6347 2 ปีที่แล้ว +1

    allah ha kuu naxariisto qalbigayga kama bixi doono hadaraawi

  • @xamzeali5369
    @xamzeali5369 4 ปีที่แล้ว +5

    Abwanka ilaahay hacaafiyo hadrawi fanki gadaasha faladagan iyo balbalaarka baa halkii kasii waday

  • @abdirhmandollarvlogs
    @abdirhmandollarvlogs 3 ปีที่แล้ว +1

    Hadraawi abwaan allaha ku cafiyo 🤲🤲🤲

  • @faadumoabdi-po5uq
    @faadumoabdi-po5uq ปีที่แล้ว +1

    allaha unaxariisto

  • @luuljiib977
    @luuljiib977 4 ปีที่แล้ว +4

    Hooyo macaan ilaahoow kuu danbi dhaaf ilaahoow janada hooy kaaga dhig

  • @hamseabdi2996
    @hamseabdi2996 4 ปีที่แล้ว +2

    Mohomed ibraahin warsamE HADRAAWI alle cimriga ha uu siyaadiy0

  • @engcosoble174
    @engcosoble174 3 ปีที่แล้ว

    Maaashaa allow hooyo macanto noo xifdi yaa allh waxaa hubaa in ay tahay hees cajib leh
    Alle ha caafiyo abwaan warsame hadraawi

  • @abdiomarimohamed6626
    @abdiomarimohamed6626 4 ปีที่แล้ว +2

    Me man watching!! Love this!!! my adher!!!!

  • @ayanleofficial1544
    @ayanleofficial1544 3 ปีที่แล้ว +2

    2015 illa hada iyo 2021 waa xasuus

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 4 ปีที่แล้ว +9

    Hooyooyinka Qurbaha ee Soomaaliyeed dhib may arag biyo iyo baadba wey haystaan, diaber baa ilmaha loo xidhayaa, fridge baa u buuxa.
    Allow hooyo dembigeeda dhaaf

  • @lakkmoh5990
    @lakkmoh5990 6 ปีที่แล้ว +16

    hooyo mcn😘😘😘😘😘😘😘😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 2 ปีที่แล้ว +1

    ILLAAHAY ayaa naga ka jecladay ALLH HOW NAXARIISTO JAAMACADII OO RUUXA XEELDHEERE ARAGTI DHEER MAANSO YAHAN AQOON YAHAN
    AAN UMADA SOMALIYED BEDELKISA HELI DOONIN 😭😭😭😭

  • @Maxameddeeqdarajo1
    @Maxameddeeqdarajo1 5 ปีที่แล้ว +6

    nio xuquuqda barnaamijka maad siisaan tvgii lahaa ileen waqtigaa majirin hctv muuqaalka RTD ba isk lehe haku xadgudbina xuquuqda warbaahinta waxba kama garnysaane meeshuna waa jabuti

  • @roodaahmed7079
    @roodaahmed7079 ปีที่แล้ว +3

    😢😢😢😢😢😢

  • @abdiabdillahi6052
    @abdiabdillahi6052 4 ปีที่แล้ว +4

    Copyright ka horn cable ceeb ayay kitahay inay isaga dul qortaan waxa lahaa RTD jabouti

  • @user-sl4fg1md7h
    @user-sl4fg1md7h 4 ปีที่แล้ว +1

    Rabbi Hadaayo Abwaan Hadraawi
    Baladweyne waa Magaaladaan
    ku dhashay meel aan Ku badalanayaana majirto.

  • @samakaabhussein4331
    @samakaabhussein4331 7 ปีที่แล้ว +7

    wlhy wBaqay marku yiri libaax aya istagy alla dadki hore dhibyey somareen walhy aniga intaan utago ayn dhehi lahaa zxb ifaci

  • @123somalilnd
    @123somalilnd 2 ปีที่แล้ว

    Alle haw naxariisto hadrawi alle ha u naxariisto dhamaan inta hooyooyin islaama ee dhimatay inta noolna alle caafimaad taama iyo cibaado suuban ha siiyo qisada xeesta hooyo ayaa aad iisoo jiidatay

  • @mahamedaden7237
    @mahamedaden7237 3 ปีที่แล้ว +6

    Cawo-badnayaal ayaynu nahay bal Abwaanada Somaliland ka dhashay ee ku dhex NOOL daya😎💯👍

  • @ibrahimtimocade9788
    @ibrahimtimocade9788 4 ปีที่แล้ว +3

    Mohamed ibrahim warsame (hadraawi) caafimaad Iyo Cimri dheer ❤️

  • @ayatiinmyfatherfarm7006
    @ayatiinmyfatherfarm7006 7 ปีที่แล้ว +3

    Hooyo macan jana fardawsa gal danbigaga alle ha dhafo hooyo macan

  • @highlyrandom7339
    @highlyrandom7339 4 ปีที่แล้ว +5

    Filin caadi ah baa laga samayn karaa Baladweyn.

  • @fowziinaragah7824
    @fowziinaragah7824 6 ปีที่แล้ว +6

    Dadka nagu wareerayey Jabuuti tv baa iska leh. Waa runtiin laakiin hctv baa original la soo siiyey, hadana iska leh copyrightka. Waxba ha ku mashquulina Saaxiibyaal wax aan faa'iido lahayn. Ka hadla Beer Lula iyo Beledweyni iyo Hadraawi.

  • @sacidomar6413
    @sacidomar6413 5 หลายเดือนก่อน

    Lagamacaajisaayo suugaan aabeheed abwan curiye cabqari xadraawi allah hakuugu deeqo jannadiisa

  • @abdirhmandollarvlogs
    @abdirhmandollarvlogs 3 ปีที่แล้ว

    2021 aya halkan joga

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari ปีที่แล้ว +4

    Bi'waa jcayloow
    Boodhari inuu dilay
    Been baan u haystee
    Bi'waa jacayloow
    Boogaan aan la dhayinoo
    Cidi baanan karinoo
    Boga kaaga taaliyo
    Inuu yahay bir caashaqu
    Been baan u haystee
    Webigoo butaacoo
    Beeraha waraabshoo
    Dhulkoo baadku jiifoo
    Dhirta ubaxu buuxshoo
    Badarkiyo gellaydii
    Laga tuuray baalkoo
    Canabkii bislaadoo
    Bulladiyo ciyaaraha
    Lagu waabariistoo
    Beeluhu Gu' joogaan
    Sow beri samaadkii
    Beledweyne maan Tegin
    Dhanka bari magaalada
    Sow boqorad Joogtoo
    Biyo dahab La moodoo
    Bilicdii haweenkiyo
    Bili Loo dhameeyoo
    Timo boqonta joogoo
    Baal goray La moodoo
    Baarkana casaankii
    Bidix midig is gaadhoo
    Burcad Lagu xideeyoo
    Badh ku seexanaysoo
    Huwanaysa qaaroo
    U biseelay maan baran
    Sow goor barqo ahoo
    Bishu ay sideed tahay
    Aniga iyo BEERLULA
    Iskumaanu soo bixin
    Sow bariidadaydii
    Iyo bidashadeedii
    Buundada ciyaartee
    BELEDWEYNE ku taalee
    Biyo Lulato guudkeed
    Badhtan keed ma ay ahayn
    Sow bixiso weeyee
    Balan maanu dhiganoo
    BERI joog imay Odhan
    Sow bayd go'aygii
    Layguma bishaarayn
    Maantaa La baxayaa
    BULSHADII imay Odhan
    Sow waa besteeyoo
    Socod beegsan maayee
    Ina baaja caawoo
    I baxnaansha maan Odhan
    Sow TALIYE baasoo
    Ba'anoo war ma'ogii
    Taydii ma beenayn
    Sow badiba kooxdii
    Goortay badheedheen
    BAABUURKII Fuuleen
    Ana baal kamaan korin
    Boholyow daraadii
    Sow baraq nuglaantii
    Belo lagu ducaystiyo
    Baryo kuma maqnaynoo
    BIRI may xumaatoo
    BAADROOLKA daadshoo
    Ka wadaa BUKOODOO
    Bogsan waayo maan Odhan
    Sow beriga waagiyo
    Barqo kulul dhexdoodii
    GEED baaxad weynoo
    Dherer iyo Balaadhloo
    BELEDWEYN ku caanoo
    La yidhaado BAAROO
    Bilig dheer Hirkiisii
    Ma bidhaansanaynoo
    Bulxankiisa yeedhiyo
    Ma Maqlaynin BAAQII
    Sow baaxad soorihii
    Iyo Laba boglayntii
    Maan noqon besteeyoo
    BACADKII ma dheeliman
    Sow galab baqoolkii
    Anakoo barwaaqiyo
    Meel baad Joognoo
    Tumanayna beereey
    Sow maan baraarugin
    Riyo beena weeyee
    Sow baalo daymii
    BAABUUR Lalaayoo
    Haad baala moodoo
    FANANAANYA buur dheer
    Ismaan Odhan ka boodoo
    Nafta sow ma biimayn
    Nin banaadir joogoo
    BELEDWEYN La haystoo
    Waxaan ahay La baabee
    Sow baadi doonkii weli
    BAAFIS maan IHI
    BELEDWEYN ALLAHAYOOW
    Ka dhig guri barwaaqa eee
    BEERLULA ALLAHAYOOW
    BALAAYADA hareer mari
    BELEDWEYN ALLAHAYOOW
    Ka dhig beerta raaxada
    BEERLULA ALLAHAYOOW
    Beryo Samo ku NOOLAY
    BELEDWEYN ALLAHAYOOW
    Ka dhig xero badhaadheed
    BEERLULA ALLAHAYOOW
    Ka Berri waxyeelada
    BEERLULA ALLAHAYOOW
    Beryo samo ku NOOLEEEY.
    Waxay ka mid tahay heesaha ugu qaalisan guud ahaan heesaha Oo dhan
    Waa Erayadii mufakarkii ikhtiraacii nolosha Professor-kii cilmiga suugaanta.
    ALLE SW NAXARIISTII JANO HAWGU DEEQO🤲
    Waa maskaxdii muhindiska badnayd
    ABWAANKA ugu qaalisan guud ahaan
    ABWAANADA SOOMAALIYEED Mahamed Ibraahim Warsame Hadraawi
    Ma garanayo ABWAAN La milgo
    iyo maamuus Bini'aadanimo iyo
    Afgaabni xishood dhagagsi iyo dul badna.
    Ma filayo QIIMIHII iyo MILGIHII
    IYO martabadii HADRAAWI
    Waayey in qof SOOMAALI AHI Helayo
    QIIMAHA HADRAAWI WAAYEY
    QOF SOOMAALI AH OO HELAYAA
    MA JIRO MANA JIRI DOONO.