Dad badan xanuun soomaliland la yidhaa baa haya allow dalkeyga soomaliland barakee cudurkaa dawadiisana wali lama sameyn cudurkaa la sariwaayey dawadiisa hageen ka soo iibiyaa maxay dawadu u tari maxayse ka tari allow u naxariiso abwaan gaariye isaga iyo dhuule iyo umada muslimiinta ah oo dhan allaahuma amiin amiin yaa malikal mulki
Ala hawnaxaristo Abwaan Maxamed Xashi Dhamac (Gaariye) Wuxuu Abwaan Ilahay Hibo usiiyay Shaqan Iyo sugaan Farshaxan hal abuur leh Aragti dheer Wuxuu ahaa abwaan ay usiman tahay Dhaman umada soomaliyed wuxu taagna geedkasta oo lagu Heshinayo ama lagu kala maslaxayo dad is qabtay wuxuu taagna madal dhaqan Wuxu tagna madal aqooned Wuxuu ahaa Bare Aqoon sare leh oo soo saaray Rag badan oo imaka aqon sare leh
Suldan Sharci Ilbaxnimo intaa ka shilis ayaan ka filaayay qoraalkaaga. Waa idaacadii qaranka (National and Public Broadcasting) ee Jabuuti waana canshuurtii waalidkay laga qaaday ayaa lagu maal galiyey RTD. Markaa bal dib uu gu noqo warkaaga.
Waxaa caiib ah phrase ka ah “ dadka somaliga ku hadla” what is wrong hadii la yiraahdo dadka soomalida ah? For that reason aniga maba daawanayao. Thank u
Qalad weyn ayuu galay kan weriyaha ah.Gaariye ayaad ku sheegtay Suugaan-dhaadhi. Waar sugaandhaadhi waa qofka canjila ee si xun calcalaaliya suugaanta abwaanadu tiriyeen. Weriye waxaad ku hadlayso kol hore micnaha faham . Ka istaaqfurulayso waxaad Gaariye ku sheegtay
Waar shame on you, gormaa ayey horn cable wareysigan dubtay oo hadma la asasay HCTV. Malaha qolad ku tagerteen gariye ee copyright kiina maa waxa uu noqday reerki
MAXAA AFWEYNE IYO DAROOD WAXLOOSHEEGAY MASE GARTAAN--AFWEYNE MUSQUL BUU KU DHINTAY DAFLE ISAGOO CIMRI AH BUU QAXOOTIYAHAY ALLE IDIN DOORI XAARMAAJONA WAA KAN ALLE IDIN DOORI--DALKAYAGII WAAN HAYSANAA DAMP IT
Iska Hadloow ina igarre Maantana diyaar baanu u nahay haday nagu qaadato in qofkii soo fara gasha inanu wadankayaga dhiiga loo daadshay mid la mid ah u daadino Soomaali dib iskuma so noqonaysee ka quuso oo Koonfurtaada iimaanso
Hhhhj wlhi qdw iyadoo leh soomali waa mid ayay dhimanayaan dee abti wariyuhu muu odhan soomaali waa kala laba qoomiyadood ee wxu u jeedaa uun soomali way kala danaysatay ka jooga koonfur iyo ka jooga waqooyi iyo ka jooga jabuuti iyo kuwa kalaba ee adigu is dabiib ama ii kaalaydee anigaa xanuunka dawaynkare
War ma dhegahaygaa mise wuxu yidhi waanu soomanayn naagana waanu aragnay garaysku ka yarehe duulay oon hees iyo wax ka idhi ma diintaanay fahmin weli maxay ka soomanayeen Dadna waa amaanayaa Maanta way naga hooseeyaan ilaahay ha u denbi dhaafo wixii islaam ahoo danbaabey Nin walibana dabkuu shido af iyo adinba wac buu ku leeyahay dhibina umada ka soo gaarto amaba laysku dilo ku quuso guba
Ilaahay ha unaxariisto abwaan gaariye waxuu ka mid abwaaniinta aad u yaqaan dhaqanka soomaaliyeed farshaxanka suugaanta ugu horeeya
Xuseen Matan
Eesh cala abwaan alle ha u naxaristo ma jiro abwaan gaadhaya oo soomaaliyed oo ka indheer garadsan kana aqoon badan
War heedhe Abwaan Soomaali land maahan, ee luqaadaada sax, umadda haqaldin walaal. Abwaanku waa Abwaan Soomaaliyeed Allah ha unaxariisto.
waa abwaan somaliyede maxad qarankisa ugu dideysa inleyn jabuti iyo somalia maahe
waa abwaan somaliyede maxad qarankisa ugu dideysa inleyn jabuti iyo somalia maahe
Abwanada inta ugu badan waa somaliland sida
Abwaan gariye,hadrawi,cabdi qays,xasan ganey,iyo dhamaan inta aanan qoral kuso kobi karin waa somalilander lkn gabay ahaan ayey ku noqdeen abwaano somalida kamida mafantahay
@@asmaahmed6830 abwaanada ugu badan waa reer ssc sida sayid maxamed cali dhuux aadan carab samatar baxnaan ismaaciil mire axmed dirir cumar cigaal jaamac kadiye hadii suugaan hibo cid loo siiyo iyagaa loo siiyay kudarso oo buug waxba kama akhrin jirin waa gole ka fuul
subxaanallah waa hibo illahay siiye allahayoow u naxaristo janadi fardowsa ka waraabi😢
All this programme was produced by RTD Not HCTV
True❤
Mansha Allah suxufi kuraase waxa diyaarisay barnaamij tayo leh. Gaariye Allah ha u naxariisto
copyrightka saxa waxaa iska leh videoga RTD
Dad badan xanuun soomaliland la yidhaa baa haya allow dalkeyga soomaliland barakee cudurkaa dawadiisana wali lama sameyn cudurkaa la sariwaayey dawadiisa hageen ka soo iibiyaa maxay dawadu u tari maxayse ka tari allow u naxariiso abwaan gaariye isaga iyo dhuule iyo umada muslimiinta ah oo dhan allaahuma amiin amiin yaa malikal mulki
Allah ha u naxariisto Abwaan gariye waa keeno diid geesi ah oo dulmiga neceb
Waan ka xumahay inaad sheegataan copy right waxaa iska lahaa RDT
Ala hawnaxaristo Abwaan Maxamed Xashi Dhamac (Gaariye)
Wuxuu Abwaan Ilahay Hibo usiiyay Shaqan Iyo sugaan Farshaxan hal abuur leh Aragti dheer Wuxuu ahaa abwaan ay usiman tahay Dhaman umada soomaliyed wuxu taagna geedkasta oo lagu Heshinayo ama lagu kala maslaxayo dad is qabtay wuxuu taagna madal dhaqan Wuxu tagna madal aqooned Wuxuu ahaa Bare Aqoon sare leh oo soo saaray Rag badan oo imaka aqon sare leh
Najaynaa najnaa shar dhamaantii abwaan maxamad xaashi dhamac gaariye & saaxiibkii abwaan hadraawi oo shalay hargaysa lagu aasay labo iftiin oo soomaali ka damay naaxariis waasaca rabi hawgu deeqo
Copyright Hctv? Am I dreaming or the whole program was produced by RTD Djibouti?
way ka daba xadeen hasoo dacweyan RTD
Gadh hawdle waa tuugo, bililiqo u bartay
Haheey RTD baa leh barnaamijka
Gadh hawdle Naga aamu . Lacag lagaama Xadin
Suldan Sharci
Ilbaxnimo intaa ka shilis ayaan ka filaayay qoraalkaaga.
Waa idaacadii qaranka (National and Public Broadcasting) ee Jabuuti waana canshuurtii waalidkay laga qaaday ayaa lagu maal galiyey RTD.
Markaa bal dib uu gu noqo warkaaga.
In HCTV this is Copyright violation
Because the original of this Video is in the RTD
Abwaan gasriye wuxuu ahaa abwaan fahanbadan Allaha geliyo naxariistiisa
any how wariyaha qaladadkisa mayara
Alle ha u naxariisto abwaan gaariye
Marxuum mujaahid macallin Gaariye alle ha unaxariisto
Muqaalka waxaa iska leh RTD jabuti hon cable dadka xaqooda siiya
ALLAHA u naxariisto abwaanka weyn
July 22 2021 kismayo jubaland somali 🇸🇴
My late brother Allah yarhamu is in this video😢😢
RTD way qariyeen kwrn hoos ayay ku qariyeen
Waa runtaa jabuuti waa dal aan walaalo nahay iyagaana taariikhdan inoo duubey raali ka ahaaada walllaaal
@@alifdoon1069 ok wll waanba iloobay commentigan hadan arkay 😄
AFTER 5 YEARS I WATCH THIS VEDIO
And I saw your comment after 3 years
@@ahmedabdirasheed7871 then i saw ur comment 1yr later reply if u re a live broski
Maxad imika u dayseen barmamij yadan waa kuwo aad u xiiso badnaye
sugaan dhaadhaadhi muu ahayn ee mclin suugaaneed ayuu ahaa
M wxanaa wariye ah hctv gabalkeed wuu dhacay
Barnaamijkan RTD baa duubtay. HCTV malaha Copy Right ka.
Waxa uu akhirkii ku baqtiyay ku lahaa 🤔🤔
War ma baqtinee wui dhintay, hadalkaasi aadanaha kuma haboona ilaahbaa karaameeyay.
sow gaal muu ahayn nelson gaalka xoolaha ka qiimo badan
Inta afka somaaliga kuhadasha isasax wariye iskusheegoow
Haduu gaal ahaa wuuku saxsanyahay. .. subhanallah waligay ma arag qof somali oo gaal ah ilaahna imatuso inshallah.. jaduu gaal ahaa somali sigaantiisa dhageysanmeyso kolay maaha gaal istaqfurullah
Sadaam waa runtii bini aadamka ilaahayba karaameeyay gaal iyo muslim
In la yidhaahdo wu bakhtiyay waa laga wanagsana
Gaalku haduu dhinto waxa la oran wuu bakhtiyey diinta barta
Xuquuqda videogan horn cable malaha waxa leh RTD jabouti
HRNCABLE TV ceebta iska daaaya waa xaaraan inaad qaadataan programkan hadaa qaadataana sheega inaydaan lahayn lkn dee ha goynina dee kkkkkkkk waa ceeebe,
Ilaahay haku naxaristo
Horn Cable Tv ceeb ayay idinku tahay barnaamijkan in aad iskaga qorataan xuquuqda copy right ka 😡😡😡
Alla haw naxariisto gaariye, mandeelana waa dhintay........ Waa bakhtiyey maahan eray meel Ku qeexan ama lagu sheegay. Eraygaas waa takoorid camal
Boqol khalad buu galay weriyuhu. Training badan baa kuu dhiman Xaaji.
abwaan ka waxan maansadan ku jira cadaawe jabaaya hadaan helo ciidan
Suugaan dhaadhi maha ee wa gabyaa ama abwaan
illahay
naxariistii
jano
hakawaraaabiyo
Waxaa caiib ah phrase ka ah “ dadka somaliga ku hadla” what is wrong hadii la yiraahdo dadka soomalida ah? For that reason aniga maba daawanayao. Thank u
Somaliland waxay ku caano maashay illahayna ugu deeqay dad duriyada oo xariira dhamaantod
Halkaa waxa iiga muuqda abwanadii ugu qaalisana geeska africa gaar ahaan somaliland
1: abwaan gaariye alle ha unadariste
2: abwaan hadraawi
3: abwaan riiraash
4: abwaan cabdi qays
Ninkan wariyaha ah ee kamaradda gees geeska u eegayaa waxaa isaga qaldan dsdka Soomaalida ah iyo kuwa ku hadla... waxaan oran lahaa isasax
Gaariye
Copyright bay ka hadlayaan iyadoo xoriyadii iyo dawladnimayadiiba dad kale iska qaateen oonu lixdan sanno ka dib weli ictiraaf sugeyno.
Wariye sxb Lama yidhaahdo qof baa baqtiyey ama gaal ha ahado ama muslin ha ahaado
Inta afsomaliga ku hadasha hadhin ee waxaad tidhaa somaali oodhan sidaa yaaa wacan siday aniga ila tahay
Allow noolaanlahaye sacadaan
Inta afka soomaali ga ku hadasha
Iska daaye aaway xabashidi walaalaha kula aheyd
Allow kunxariiso
Waxan wariye yaa kadhigay subxanallah
Aamiin
ragaaaasi ragnoooolbay ahaaaaayeeeeen
Allh unaxariisto lkn abwaankaas dhibta maanta taagan syuu ka qeyb qaatey maheyn abwaan hankiisu dhaafay qabil abwaani madiisa caadifad reer ayuu ku lamaniye ee intii dhimatet allh unaxariisto dadkena gumeeysiga ayaa maskaxda ka haysta aqli ay ku midoowana maleh ilaa iyo hada ee allh siiyo abwaankan gaariye iyo abwaan hadrawi ba caadifad ayee dowladii hore ee kacanka kula kaceen allh haka caafiyo xasuuqa afka ay ka qeyb qaateen 😢
STOP MAKING YOURS THE DJIBOUTI'S RTD PROPERTY.
Niinkan hargab baa hyaa kdaya barnamjka 😂😂😂😂😂
Mahdi Mahdi ,ninkee Aqoon gaab baa tahy zxp, hdiiba Gaariye wax ka sheegty Allah yarxamu raaximiin
Qalad weyn ayuu galay kan weriyaha ah.Gaariye ayaad ku sheegtay Suugaan-dhaadhi. Waar sugaandhaadhi waa qofka canjila ee si xun calcalaaliya suugaanta abwaanadu tiriyeen. Weriye waxaad ku hadlayso kol hore micnaha faham . Ka istaaqfurulayso waxaad Gaariye ku sheegtay
Xxxx I think it is a good day and x
Ź
I think it is x
allow u narisoo muj
Ismacc
Waar shame on you, gormaa ayey horn cable wareysigan dubtay oo hadma la asasay HCTV. Malaha qolad ku tagerteen gariye ee copyright kiina maa waxa uu noqday reerki
Ax. Ax. Maxaa. Halyey. Ka. Dhashay. S/Land. Ka. baxay. Illaah. Naxariistii. Jano. Ha. Ka. Waraabsho. Gaariye
Xasuusey wayheegay
Si tu réfléchis le jour où tu as abandonné qq chevreuils cela ne pourrais m'arriver aujourd'hui
72 amhomed mondela dee gaal bu ahaa u na bakhtiyey ma been baa wana sax
Siilkii hooyad ee urayay yaa bakhtiyay
MAXAA AFWEYNE IYO DAROOD WAXLOOSHEEGAY MASE GARTAAN--AFWEYNE MUSQUL BUU KU DHINTAY DAFLE ISAGOO CIMRI AH BUU QAXOOTIYAHAY ALLE IDIN DOORI XAARMAAJONA WAA KAN ALLE IDIN DOORI--DALKAYAGII WAAN HAYSANAA DAMP IT
walaalayaal ilaahay kabaqoo haku amaanina nin ladagaalamay walaalihiis hadana uhaysta inow xaq udirir ahaay ayagoo qaad cunaaya qaarkood geeriyoodeen
Hhhh wll mxd uga jeedaa hadalkaa wx qaldan muu samayn hadaa abwaanku kaliya wxu ka hadlayay uun xaq uu qofkasta oo somalia oo wakhtiga joogay uu xaq ugu lahaa dawladii wakhtiga talinaysay
Mohamed Ali xayawaan. Baad tahay niyoow waa ayo walal kii. Aa sheegaysaa ma dawladdi faqashta isagooo xamar kala shaqaynaya ayuu yidhi diila gaariye iyo hadraawi
Iska Hadloow ina igarre Maantana diyaar baanu u nahay haday nagu qaadato in qofkii soo fara gasha inanu wadankayaga dhiiga loo daadshay mid la mid ah u daadino Soomaali dib iskuma so noqonaysee ka quuso oo Koonfurtaada iimaanso
in ilaahay loobaryo ma aha cidii sharafta soomaakiyeed kasoohorjeeday
mustafe mahamoud ALLE haw naxariisto mujaahid,Marxuum macalin m x w gaarriye soomaali weytii dhimatayna runtuu u sheeegay Somaliland ha noolato
Ilaahay naxariistii jono hakawaraabiyo abwaan kaariye
Sidee baad ku yeelateen xaquuqda Video.
Dalkii la isku odhanjiray ku lahaa believe it or not Somali Land/ Waqooyi is a part of Somalia.
Camay Abdi That’s TRUE
Hhhhj wlhi qdw iyadoo leh soomali waa mid ayay dhimanayaan dee abti wariyuhu muu odhan soomaali waa kala laba qoomiyadood ee wxu u jeedaa uun soomali way kala danaysatay ka jooga koonfur iyo ka jooga waqooyi iyo ka jooga jabuuti iyo kuwa kalaba ee adigu is dabiib ama ii kaalaydee anigaa xanuunka dawaynkare
Hhhhh la yaab ma lihide ku dhimo adoo Amisom u afduuban inaad Hargeisa ku riyooto illeen Muqdishaa la kufsadee
Biibis9/14/2020
kan waa reer djibouti .. wuu bakhtiyay xitaa muslimkay dhahaan...
naag naag dhaley isaaq baa ku dagalamey
Xasan cigaal
War ma dhegahaygaa mise wuxu yidhi waanu soomanayn naagana waanu aragnay garaysku ka yarehe duulay oon hees iyo wax ka idhi ma diintaanay fahmin weli maxay ka soomanayeen
Dadna waa amaanayaa
Maanta way naga hooseeyaan ilaahay ha u denbi dhaafo wixii islaam ahoo danbaabey
Nin walibana dabkuu shido af iyo adinba wac buu ku leeyahay dhibina umada ka soo gaarto amaba laysku dilo ku quuso guba
Somaliland mxaa l dhahaa
De waa dal nio waaa sidee maad buktaaa horta
Waar yaahee ninyahow khaladaad badan ayaad gashay.1- C/Rashiid Waaladilay ee Siyaad barre xoog ugama qabsan xukunka. 2- Xawayaanka ayaa bakhtiyee ee dadku waa dhintaa.
3- Abwaan Gaariye asna waxaad istidhi weynee lkn god baad ku riday malaha waxaad rabtay inaad tidhaahdo Suugaan dhaari
Akhlaaq xumada fiiri
Kulahaa ku baqtiyay
Nacas jaahila
Adanahu ma baqtiye wuu dhintaa
Xoolaha la yidha wuu baqtiyay
socail media waxaan u nacay isaaq calaacal iyo been.
xitaa fanka iyo suugaan haddii ay ka hadlayaan siyaad barre waa soo qaadayaan maxaa iska quseeya siyaasad iyo suugaan
Siyaada iyo sugaantu way iquseyaan maansada hal abuur dhagayso. Caydana izka daa
kaafaay ali kkkkkkk fahan siyaad barre iyo qalafsanantisi xumayd bay lahadlaysa suugaanti indher garaku tirinjireen
Cuqdad ha iska qabaane
Waxaa ka siidaran boobka iyo bili'liqada ay ku hayaan
Xuquuqda Video"ga
Waxaa iska lahaa
Copyright RTD-Djibouti
Siilkii hooyadaa baa iska quseeya .
Waxa iska quseeya Siyaad barre waxaan idiinka ridaynay inaynu nabad ku seexanno soomaali idilkeed lkn waxaan illownay inaad gumaysiga ka jeceshiin gobanimada xorka ah oo weydinkaa Amisom u yeedhaye yidhi hablahayagana yeelkoode na yaryaareeya
Dalkii la isku odhan jiray Somalia kulahaa. believe or not Somali land is UNDER Somalia.
Ahmed HD f kkk. ør amisom. good luck
Ahmed HD f
Runta usheeg bal.
Waa Ilma yar oo si'qaldan wax loo fahan siiyey
No, Qabyaalada
Gaariye wuxuu ahaa
Abwaan Soomaaliyeed.
@@abdiyare5247 waa nin isaaq ah malaa abwaan aad sheegato baad waydaye