Taariikhda Heestii Baladweyn

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 80

  • @jaalecumar810
    @jaalecumar810 8 ปีที่แล้ว +260

    anigu waxaan la yaabay af somaliga nadiifta ah ee wax af qalad ah uuna ku jirin ee uu ku hadlayo abwaanka !

  • @mohamedfarah4866
    @mohamedfarah4866 8 ปีที่แล้ว +148

    Heesta Baladweyne waa heestaan oogu jeclahay caalamka oo idil, qisadeeduna waa qiso run ahoo cajiib ah. In Shaa Allah waxaan jeclahay qisadaan inaan mar kasuubiyo film. waa riyadeeyda

  • @hilwacadey7532
    @hilwacadey7532 6 ปีที่แล้ว +80

    2018 ayaan qisadaan daaawanayaa my dhulkeeyga baladweyn

  • @ishaafro279
    @ishaafro279 8 ปีที่แล้ว +66

    qisadan wa qiso dareen dhab ah xambaarsan xita ado joogin ayad sawiran karta qaabke ay udhacde jaceyl ayadba dareme runtii hadrawi allow ku xafid

  • @nololiyojaceylchannel4799
    @nololiyojaceylchannel4799 8 ปีที่แล้ว +74

    Heesta dugsiga sare glasska ugu danbeyo aya nalagu dhigay waliba laquda somaliga examka form4 ka ey noogu jirtay dhowr page ka qor ma ilowi karo heesta baladweyn

  • @luulalaki6957
    @luulalaki6957 6 ปีที่แล้ว +69

    Waa qof wayn oo waayo arag ah ogna inay bulshadu isha kuwada hayso sidaa darteed wuu ilaalinayaa hadalkiisa balse xanuun badan ayay kuhaysa kasheekaynta qisada walina wuu sii milicsanayaa beerlula qofkii sidhaba intuu qof ujeclaaday hadana waayay baa dareemi kara waa iska xaal aduun😑

  • @qalanjadaqarniga5761
    @qalanjadaqarniga5761 7 ปีที่แล้ว +54

    Beledweyne Allahayow Kadhig Meel barwaaqo......Waa U Astaan Qurux & qiimo Gabdhaha reer Beledweyne Alx Allah ayaa kumaneystay ninkii yaqaan unbaa yaqaan #Xawaadle & #Dhulbahante Waa Qalanjoyinka Somaliyeed 😙😘😚😍😍

  • @maxamedcalicadaani3813
    @maxamedcalicadaani3813 9 ปีที่แล้ว +34

    abwaan hadraawi waa suugaan yahayn ka ugu weyn gayiga somaliyeed alla haku dhawro ifka hibo ku noolow aakhina hbalii roon

  • @hoodoayaan523
    @hoodoayaan523 7 ปีที่แล้ว +35

    Waa barigii samoliya aay sharfta lahayd Alle sidii bariga haku so celiyo 😰😰

  • @geeska
    @geeska 8 ปีที่แล้ว +52

    Sheekadu weey macdahay laakin waa qabyo! Waxaan rabnaa inaan ogaano Beerlula iyo meesheey ku dambeysay!

  • @quruxsan6531
    @quruxsan6531 6 ปีที่แล้ว +21

    Kkkkk ayadaa baka dhiiran masha Allah hooyoo yinkeyna caadi maaheyn waan kaheley

  • @Yesuv_I
    @Yesuv_I 6 ปีที่แล้ว +29

    Beledweyn my favourite song ❤❤❤❤

  • @ladaneladaneh1848
    @ladaneladaneh1848 9 ปีที่แล้ว +72

    HornCableTV sxb-yaal xilliga la duubay cajaladan muu jirin TV-giinu. Xuquuqdana (Copyright) ma lihidin idinku. Waabay muuqataa inaad ka soo xigateen RTD. Isku xishooda oo video aydaan lahayn ha sheeganina.

  • @nasrohussein3476
    @nasrohussein3476 7 ปีที่แล้ว +39

    viva bweyn ❤❤❤❤❤💋💋💋💋💋💋💋💋💋👍👍

  • @somalihanahilaa6891
    @somalihanahilaa6891 8 ปีที่แล้ว +28

    ninkam walhy maan aqoon jirin lkn suganta somalida hadan firshay nnkan waa horyalka somalida marks qofba inta uqof kawaynyahy ama ka xigmad badanyhy waloixtiramaa ninkani waa somalidii 80 sano markaa maha yar yarkan kuhaya aniga her hebal uf

  • @moussamedmed7624
    @moussamedmed7624 7 ปีที่แล้ว +12

    ilahay cimrigiisa ha barakeeyooo abwaankaa hadraai

  • @xyssinkeydiid6555
    @xyssinkeydiid6555 8 ปีที่แล้ว +12

    waa SHEEKO XIISO BADAN RUNTII...
    ERAYADA...LAXANKA...
    CODKA...WAA CLASSIC
    waa lagu farayareystay

  • @ricardoben5404
    @ricardoben5404 8 ปีที่แล้ว +22

    hadraawi
    illaahay cimriga ha kuu dheereyo

  • @kalsoonxasan3162
    @kalsoonxasan3162 6 ปีที่แล้ว +20

    Wlhi taariqdi hore marka laga sheekeyo yaa gadal u celiya is dhaha dadkaas o dalxiis isaga jira

  • @maxmedmaxmud7475
    @maxmedmaxmud7475 8 ปีที่แล้ว +15

    alaa waligyba ma arage tolw goormaan arkaa liiqliiqato waa goob taarikhi ah waa bar kulankii beerlula iyo hadraawi

  • @sheekadaDahab
    @sheekadaDahab 7 ปีที่แล้ว +21

    Dumarkeenii hore sidaas bey qiimo u lahaayeen oo sharaftooda la muujin jiray hadana nin kasta baa iska arooso oo iska furo qudbo siro iyo balaayo yaahuuu

  • @zamzamjama2801
    @zamzamjama2801 9 ปีที่แล้ว +11

    magacaygu waa ahmed muuse ibraahin(abwaanka/shabcaan)
    waxaan leeyahay abwaaniintu waa tusaha umada dariiqa wanaagsan
    taas micnaheedu waa in badanoo dadkeena kamidi waxay jacaylka ama inuu gabadhiisa lasocdo uyaqaana ceeb markaa jahliyadii here inaynu iska dayno oo ixtiraam, so dhawyn, dabacsanaan
    aad usamayso xaskiina. kana farxisaan maalin kasta
    سلام عليكم ورحمة الله وبركاته

  • @afnaanyareey383
    @afnaanyareey383 8 ปีที่แล้ว +12

    jaceyl aan caadi aheyn baa soo mry abwaanka

  • @abdulkadirhajiahmed1368
    @abdulkadirhajiahmed1368 6 ปีที่แล้ว +16

    Dumarki hore sidas ayay sharaf ulahaayen

  • @hakeemmusse5561
    @hakeemmusse5561 7 ปีที่แล้ว +7

    heestan waxa uu abwan hadrawi sameyey b4 intanan an aha 4 years old. Ex Somaliya was the bes time.

  • @ilhantozjamac6253
    @ilhantozjamac6253 8 ปีที่แล้ว +13

    love at first site

  • @moanaorey8790
    @moanaorey8790 6 ปีที่แล้ว +9

    Wlhi hdal wa kii hore si nacasnimo ah ayan U idhi haaa😂😂

  • @luulalaki6957
    @luulalaki6957 6 ปีที่แล้ว +13

    Abwaankeena jacayl dhabaa soo maray balse ilaahay ma qorin inay calaf isku yeeshaan ax

  • @germanytoday4245
    @germanytoday4245 6 ปีที่แล้ว +6

    abwaan hadraawi ilaahy haku daayo

  • @osmanabu8865
    @osmanabu8865 8 ปีที่แล้ว +5

    Nabadraadshe hadalku yuusan kaa hoosbixin Abwaan hadraawi uma socon schoolka waxuu u aadey bundada in uu soo arko sidaas owgeyd kuma qabsan kartid dhankuu u jeydey...

  • @osmansufi4066
    @osmansufi4066 7 ปีที่แล้ว +19

    Gabadhaa cidmagaceeda oo sedexan garanayaa ma jiraa waayo sidii Hodan leyla iyo cebla ayey taariikhda geleysaa waa cadahay iney reer beledweyn tahay oo qurruxda asal u leh ninkii yaqaan baa garanaya salaan sare reer beledweyn

  • @zeynabahmed7610
    @zeynabahmed7610 6 ปีที่แล้ว +5

    Heestan Marka maqlo macalinkena aadan dacar ayan soo xasuusta

  • @sayidzaki1264
    @sayidzaki1264 8 ปีที่แล้ว +6

    hadraawi alhaw cimrigiisa dheeree

  • @hamsehussein1185
    @hamsehussein1185 7 ปีที่แล้ว +7

    Maansha allaah geesiga afr

  • @indhouroonabdi8979
    @indhouroonabdi8979 8 ปีที่แล้ว +11

    noloow hadraawii

  • @omarsaney3293
    @omarsaney3293 8 ปีที่แล้ว +5

    mansha allaaah abwaan sare ahaaaa

  • @mohamedaliaflaw1446
    @mohamedaliaflaw1446 7 ปีที่แล้ว +9

    hadraawi waayo arag nolow muj

  • @maymuunmohamud3185
    @maymuunmohamud3185 6 ปีที่แล้ว +18

    jcylka hadrawi ku dhacay wa jcylk kabilawday argti isla daqiqadi gudahedna qalbiga abaara wana jcyl adan qof qofkaas kadanbeya adan jeclan karin marwlba ad qalbiga ka dugsato wana sababta uu hadrawi xaas u guursan wayday wayo qalbiga ayuu beer Lula kadawada allh haw sahlo qofkasta uu jcyl nocas ahi kudhaco

  • @hamseabdi8279
    @hamseabdi8279 6 ปีที่แล้ว +13

    Nio Gabadhaz aya Gabadh Reer Magaal aH
    Kuwan Imika Farahay indhaha Ka Galinayan 😂😂😂😂
    Qaar Maaha Kuwani 😂😂😂

  • @caqliaduun1128
    @caqliaduun1128 9 ปีที่แล้ว +5

    Hawdraawi Aniga waxaan ku Ixtiraama somalinimo .. Markaan Somalia joogay Hadraawi iyo Qaar faro badan oo uu ka mid yahay waa dadkaan Amminay Hawraata iyo Hadalka uu ku eedeyaney, Somalia iyo Siyad bare, muddo faro badan kadib 25sanno kadid waxaan aaminay arimo kale inay Meesha ka socodeen in wadankii aanu jecelayn uu Jaahwareeray oo Tuxbah-goy uu noqday (Maxsuul) tiina hadaan la Duudansan nahay ..thanks

  • @mohadam6331
    @mohadam6331 7 ปีที่แล้ว +20

    After all these years now you know
    niriho

  • @mrosmaanluckymaxanaaqe6810
    @mrosmaanluckymaxanaaqe6810 8 ปีที่แล้ว +10

    abwaan ka meel aan caadi aheyn ayey kasoo wadeyn balan aan caadi aheyn ayuu lahay ninkii yaqaane ayaa yaqaana

  • @hamaadihazard5630
    @hamaadihazard5630 8 ปีที่แล้ว +10

    1970 maalin khamiis ah

  • @ricardoben5404
    @ricardoben5404 8 ปีที่แล้ว +6

    waa
    zheeko icajabisay
    nice

  • @sayidzaki1264
    @sayidzaki1264 8 ปีที่แล้ว +6

    hadraawi alhaw cimrigiisa u dheeree

  • @engmustafahassan3945
    @engmustafahassan3945 6 ปีที่แล้ว +1

    Muuqaalkaan waxaa la duubay huraanti shagaashameeyadi ee hornkable maa jiray siduu u sheeganayaa

  • @maxamadamiin
    @maxamadamiin 9 ปีที่แล้ว +22

    Pure love story.

  • @abdisamadsulieman2833
    @abdisamadsulieman2833 7 ปีที่แล้ว +9

    Ilaa yahdiik hablaha reer beledweyn reer magaalsanaa iyo kuwo aan ogahay meel ay joogaan kala xadaarisan

  • @mohamedalimohamud3572
    @mohamedalimohamud3572 6 ปีที่แล้ว +3

    Gabadhaas waxay ahayd gabar jijeele ah oo reer baladweyne waana layaqanaa

  • @adenkheyr6196
    @adenkheyr6196 6 ปีที่แล้ว +3

    Imtixaan aan ka diyaarshey

  • @maimun5254
    @maimun5254 5 ปีที่แล้ว +12

    Alla abwaanka jaceyl aa galay lkn calaf muusan u yeelan gabadhi uu jeclaa day shit

  • @drsameer202
    @drsameer202 6 ปีที่แล้ว +6

    was jacayl sax ah kudhacay abwaanka

  • @musemuse8734
    @musemuse8734 7 ปีที่แล้ว +7

    Somalidii hore ayaa dad ahaa dad isku kalsoon ayeey ahaayeen bal hada ninkaan hadalkiisa suu u macan yahay

  • @cabdisamadaadan6059
    @cabdisamadaadan6059 8 ปีที่แล้ว +4

    hadraawi aad baan uxise ya waa nin wayn wayel ah

  • @eng.ibrahimosman8648
    @eng.ibrahimosman8648 8 ปีที่แล้ว +5

    midka kamid store ka dhaqanka iyo somalinimada waye xadrawi please yalo kla aadin qabiiil

  • @lastking4198
    @lastking4198 6 ปีที่แล้ว +3

    Lkn Jaceyl ma Jiro
    Hadeertan

  • @salmaanbincowl6027
    @salmaanbincowl6027 9 ปีที่แล้ว +4

    maasha allh maskax daada abwaane waa kà danbeyaa eraya daadi kkk lkn jcylkaas wuu ku duleystay anigo kle intee jogaaa wuu ira ranaaaba

  • @MohamedAli-dx2fp
    @MohamedAli-dx2fp 7 ปีที่แล้ว +6

    9:48 Shaleemadii Sheekh Cali Jimcale hhhhhhhhhh

  • @yassirking1185
    @yassirking1185 6 ปีที่แล้ว +1

    Nice

  • @abdullosman7521
    @abdullosman7521 6 ปีที่แล้ว +6

    Is beerlula still alive?

  • @omarahmed-jl4hz
    @omarahmed-jl4hz 8 ปีที่แล้ว +6

    "COPYRIGHT HORN CABLE TV" ......Abwaan hadraawi RADIO T.V Jabouti iyuu jogeey malintaas

  • @lastking4198
    @lastking4198 6 ปีที่แล้ว +4

    😍😱💖💔

  • @inaaraage7385
    @inaaraage7385 9 ปีที่แล้ว +1

    🌷🌷🌷🌷

  • @zenaaamuhummed6422
    @zenaaamuhummed6422 7 ปีที่แล้ว +12

    hhhhhhhh hadaabd quruxoontee markaad yarayd yaa Ku daynlahaa

  • @haypishcartoon8245
    @haypishcartoon8245 6 ปีที่แล้ว +5

    Dareen dhapa ayy ka turjumaysaa 😑

  • @ahmedyamec8643
    @ahmedyamec8643 8 ปีที่แล้ว +2

    😢😢😢

  • @mustaphavlogs3254
    @mustaphavlogs3254 8 ปีที่แล้ว +6

    hhhhhhh😂😂😂😂 ninkaan HADRAAWI miyaa wlhy yaab.com shaarbo weeynan badanaa

  • @Hamsa4375
    @Hamsa4375 8 ปีที่แล้ว +4

    qiso jacayl oo aad umacan

  • @moalififagaming7755
    @moalififagaming7755 7 ปีที่แล้ว +1

    kkkk goog

  • @mustafa.hilowle3893
    @mustafa.hilowle3893 8 ปีที่แล้ว +2

    Heeso

  • @mahamedabdillahi9283
    @mahamedabdillahi9283 9 ปีที่แล้ว +5

    reerkii beenta sida axkaamta ukala akhri jirsan jiray baan weli somali dhegaysaa
    daawadoow. adoo cimrigaasa fusuq maka sheekayn lahayd?
    bal maxaad samayn lahayd hadaad 63 jir gaadho ...ma waxaad ka sheekayn lahayd .. fasahaad mise toobad keen iyo ala tuug

    • @Daemigrant
      @Daemigrant 9 ปีที่แล้ว +37

      +mahamed abdillahi sida hadalkaaga ka cad inan gumeed cuqdadaysan baad tahay, waayo Hadraawi oo la wada ogyey inuu international figure yahay oo somali oo dhammi qiimayso ma aadan u maagteen reernimo. Reerka aad wada maagtayna adeer inaad jirtaba kuma oga noocaagani walaadan cayayaanka uga duwanayn. cuqdada ku haysaana haday tahay sida kaa muuqata mid aad u dhalatay ogow inaan cidina kaa saari karin adoo iska saara mooyee! reerka aad maagaysana sidaan ogay caqli iyo gobanimadooda ayaa kaa horjooga maalintayse kugu soo jeestaan ogow in adiga+cuqdadaada+fasalkaaga iyo gunimadaadaba ay duhur cad indhahaaga oo shan ah kugu kala tagayaan. Gaagaabso adeer yaan gaadh lagaa qabane oo waliba dhiidhiibso laan-gaabyow bukaa--- hahaha

  • @nadiaahmed6333
    @nadiaahmed6333 7 ปีที่แล้ว +1

    so boring is this

  • @Burcaawi2471
    @Burcaawi2471 6 ปีที่แล้ว +6

    Noolow adeer hadraawow.

  • @sayidzaki1264
    @sayidzaki1264 8 ปีที่แล้ว +9

    hadraawi alhaw cimrigiisa dheeree