Hadraawi & HABLAHA GEESKA AFRIKA.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ส.ค. 2024
  • Waa heeso Hadraawi hablaha Soomaalida ku aamanayo.

ความคิดเห็น • 100

  • @khadarlibaax4403
    @khadarlibaax4403 5 ปีที่แล้ว +3

    Maxamed ibraahim warsame hadraawi allh cimriga iyo caqliga iyo caafimaadkaba hakuu barakeeyo
    Yaasalaam geeskeena mooye gayi kale majoogaan waa dhab

  • @kinghanadhargeisa8277
    @kinghanadhargeisa8277 8 ปีที่แล้ว +35

    maxamed ibrahim warsame hadraawi rabi cibre dheer iyo cibaado suuban haku siiyo aamiiin

  • @mustafecumar5062
    @mustafecumar5062 6 ปีที่แล้ว +17

    Hadraawi waa abwaan weyn allaah cimrigaaga dheeree

  • @hotho-awil
    @hotho-awil ปีที่แล้ว +2

    Alle naxaristi Jano ha ku siyo abwaan🤲🥺😫

  • @HOLAC10
    @HOLAC10 11 ปีที่แล้ว +10

    mahad gaar ah abwaan Hadrawi iyo alfanaan sayid khaliifa...viva hablaha geeska afrika

  • @khadraibraahim6101
    @khadraibraahim6101 7 ปีที่แล้ว +4

    maansha allaah ilaahay maxamed ibraahim warsame hadraawi ale cimriga ha kuu dheereyo amiin yarabii

  • @foowsiyodaqare5193
    @foowsiyodaqare5193 9 ปีที่แล้ว +6

    Mansha Allah hablaha somaliyeed amaan wey mudan yihiin mahadsanidiin abwanadeena qaliga ah

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari ปีที่แล้ว +2

    Raxmaanku haw naxariisto AHN Hadraawi

  • @mahamedaden7237
    @mahamedaden7237 3 ปีที่แล้ว +2

    Geesiga birta ah Ilahay Cimrigaaga hakuu dheereyo cafimaad qabna waan kurajaynayaa Abwaan

  • @saadaatmuuse111
    @saadaatmuuse111 5 ปีที่แล้ว +5

    Abwaan hadraawi ilaahay caafimaad iyo cimri dherer haku siiyo aamiin.

  • @mustafecumar5062
    @mustafecumar5062 6 ปีที่แล้ว +10

    Hadaan gaari kula jirin ileyn nolashu guul male

  • @abdirisakmohamoudjimale5202
    @abdirisakmohamoudjimale5202 5 ปีที่แล้ว +1

    mashallaah heestii sayid khaliifa qaaday alla caafimaad taama hasiiyo wa abwaanka kali ah aan halmaameen yaa abaa hadrawi aabaha hadalka ilahow caafi sxpkeena fanka somaliyeed

  • @iidmuhumed3980
    @iidmuhumed3980 2 ปีที่แล้ว +2

    Alla ha u xariisto maxamed ibraahin warsame hadraawi 🤲

  • @hassanbaniin
    @hassanbaniin 10 ปีที่แล้ว +9

    Hadraawi a rare man who lived but times

  • @OmarAli-qp8mb
    @OmarAli-qp8mb 4 ปีที่แล้ว +2

    Gabaygi qalbigayga tabsaday runti Allaha ku barakeyo cimriga iyo maskaxda. Abihi afka somaaliyeed 🤭🤭☺️☺️

  • @nawarbilal8508
    @nawarbilal8508 12 ปีที่แล้ว +6

    mansha allah abwaan hadraawi waa abaan qaliya

  • @roosodaauud8920
    @roosodaauud8920 5 ปีที่แล้ว +2

    Waleee dumar waa sharafe ilahy abuuray😍😍😍😍

  • @boqorkatogdheer5051
    @boqorkatogdheer5051 5 ปีที่แล้ว +1

    Maxamed Ibrahim warsame Abu hadro alle cafimad sareeca haku siiyo camu

  • @carlozsompu
    @carlozsompu 9 ปีที่แล้ว +3

    Inkas too aanan wada fahmin erayada dhamaan, laakin waxaan fahmay hablaha geeska heybada ay leeyihin iyo kartida ay ku leeyihin wadamaha qurbaha 👌

  • @lakikabadhe2601
    @lakikabadhe2601 7 ปีที่แล้ว +7

    mansha Allah abwaan qaaliya Allah haku xiftiyo if iyo aakhiraba

  • @faaraxbile
    @faaraxbile 12 ปีที่แล้ว +4

    msha allah abwaan allah cwj hakaa jaseeyo amaanta aad amaanayso gabdhaheena soomaaliyeed

  • @kamilabdi5280
    @kamilabdi5280 6 ปีที่แล้ว +4

    wlhi waa legend ninkani laysma caasiyee

  • @abdirizackmohamud996
    @abdirizackmohamud996 8 ปีที่แล้ว +5

    hadraawi is a legend 2all somalies

  • @abdirahamanshegow3560
    @abdirahamanshegow3560 11 ปีที่แล้ว +4

    walaahi waa xaqiiq jirta hadaan hableheena aanan guursan nooloow abaan ka soomaliyeed ee adraawi

  • @maaxmahad1404
    @maaxmahad1404 5 ปีที่แล้ว +1

    Maxamed ibrahim warsame Hadraawi alle cimriga haku dheereyi

  • @cabdiqanni
    @cabdiqanni 12 ปีที่แล้ว +2

    Maxamed Ibraahim Warsame abwaan qaaliya oo soomaliyeeed oo aan gobolaysi shaqo ku lahayn

  • @nabaadlove6019
    @nabaadlove6019 8 ปีที่แล้ว +3

    Allah ya cisak hadraawi one in a million rag kaama dampayn caaqil ayaad tahay

  • @mohamedabdiaddem9161
    @mohamedabdiaddem9161 4 ปีที่แล้ว +1

    Illahaw cimrigaaaga dheer....maaanta waxay maresaa waaa waxaan ku raacey...

  • @shugrimohamed1287
    @shugrimohamed1287 2 ปีที่แล้ว +1

    Kuma galo adduunyada ninna goonni-socodkoo
    marwo garasho dheer baa ninka raga u gudinoo
    iyadaa guddoonkiyo gadh-hayaa naftaadiyo
    gaadiidka reerkiyo gurgurshaaga noqotoo
    arrin kula gorfaysee haddaan gaari kula jirin
    illaa noloshu guul ma leh

  • @khalilahmed-ho1kz
    @khalilahmed-ho1kz 7 ปีที่แล้ว +3

    manshaaallah abwanku somalidu Ku fanto

  • @hakeemmusse5561
    @hakeemmusse5561 7 ปีที่แล้ว +8

    abwan hadrawi wa legend Somalilander iyo abwan Abdi qays iyo abwan gaariye like Nelson Mandela waa kuwi taliski siyad bare uu wada xidhay.

    • @nuurcaynush6173
      @nuurcaynush6173 7 ปีที่แล้ว

      waa abwaan somliyed by who is called somaliland?

    • @Asli256
      @Asli256 7 ปีที่แล้ว +1

      nuur caynush he is somalilander diid ama doon hibada waa lo dhasha alla dadkan hibo ku manaysty cidna ka qaadi mayso

  • @ahmedsheikh914
    @ahmedsheikh914 ปีที่แล้ว +1

    This song must be added in the school curriculum

  • @Abucubayda24
    @Abucubayda24 3 หลายเดือนก่อน

    رحمه الله رحمة واسعة

  • @nimonaruuroh340
    @nimonaruuroh340 ปีที่แล้ว +1

    Abwaan hadraawi AUN😢🤲🏻🤲🏻

  • @sharmakemed7847
    @sharmakemed7847 8 ปีที่แล้ว +2

    Allow abwanada cimrigooda dheere masha allh hadraawi

  • @mohamedhasaan5591
    @mohamedhasaan5591 9 ปีที่แล้ว +1

    Wooooow webi #GANAANE indhaha uronaa qofki yaqanaa yaqaan

  • @foosiyocabdi445
    @foosiyocabdi445 3 ปีที่แล้ว

    Maashalah maashalah maashalah walaahi waa abwaan weyn waari meyside war ha kaaharo

  • @jamaljovaz701
    @jamaljovaz701 10 วันที่ผ่านมา

    Allah yarxam 😢 nin wax badn ogaa

  • @safiyayuusufkaahin2361
    @safiyayuusufkaahin2361 6 ปีที่แล้ว +4

    Abwaan ruugcadaa ah hadraawi

  • @hajiali1120
    @hajiali1120 10 ปีที่แล้ว +4

    waxaa qaada SAYID KHALIIFA

  • @shiikhiftiimiyemedia7439
    @shiikhiftiimiyemedia7439 6 ปีที่แล้ว +2

    Illaahay kheyr aan dhammaan haku siiyo

  • @nimcocawil1608
    @nimcocawil1608 4 ปีที่แล้ว +2

    Manshalaah waa maanso qiimo badan

  • @miamivloges9816
    @miamivloges9816 5 หลายเดือนก่อน

    Still watching❤

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 ปีที่แล้ว

    Aun he's xaqiqdi haweenka somaliyed sidey yihin ka hadleysa wa

  • @axmedcismaan6497
    @axmedcismaan6497 4 ปีที่แล้ว

    Fasalka labaad ee dugsiga sare ayaan ku dhigtay heestan hablaha geeskaa afrika

  • @ayatiinmyfatherfarm7006
    @ayatiinmyfatherfarm7006 6 ปีที่แล้ว +2

    Abwaan keen wayn ee hadrawi cimiri dharar ayaan ku rajaynaa iyo cafimad qab

  • @hannyyousuf597
    @hannyyousuf597 ปีที่แล้ว

    Allow unaxriiso qabriga a u nuuri maanta godku kujiraa uduceeya cidii dabaday soo booqatay👇

  • @sahrobashiirxersi8813
    @sahrobashiirxersi8813 8 ปีที่แล้ว +5

    hadraawi noolow

  • @shaymaaxmed9824
    @shaymaaxmed9824 5 ปีที่แล้ว

    Mashlh abwan qaliya ilhy cimrigaa haku dhereyo

  • @hoodoibraahim3042
    @hoodoibraahim3042 6 ปีที่แล้ว +2

    masha Allah

  • @naasircabdi4028
    @naasircabdi4028 4 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah

  • @muuseaskarimuuse7056
    @muuseaskarimuuse7056 5 ปีที่แล้ว +1

    Hadaan gari kula jirin ilayn Noloshu Guul Maleh

  • @kaysemohamed1900
    @kaysemohamed1900 7 ปีที่แล้ว +1

    mnsha
    Allah
    Abwaan hadrwaawi

  • @Shakirsheikh782
    @Shakirsheikh782 2 ปีที่แล้ว +1

    What a legend 👏

  • @ridwanfarah3262
    @ridwanfarah3262 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah ilahay ha daayo abwaanka

  • @zaciidkampala8436
    @zaciidkampala8436 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah abwanka allaha xifdiyo

  • @genmustafeburcaawi6972
    @genmustafeburcaawi6972 4 ปีที่แล้ว

    Hablaha somaliyeed waa Halyeeyo

  • @ugaasdhirshecabdi1940
    @ugaasdhirshecabdi1940 8 ปีที่แล้ว

    Abwan hadrawi waa abwaan ad uu qeyma badan balse somalidu dhibata ad u weyn buu u geystay wayo hesihi kacaanka ahaa uu qoraay baa somalida kudiray dalkodaa iyo dawladabaa marki wankaxumahay inuu Abwan weyn oo hal abura badan lex inu sidas wax yeloo

    • @kamilabdi3635
      @kamilabdi3635 6 ปีที่แล้ว +1

      Wll wxa kaliya oo uu markaa uu ka hadlayay uun xaq uu usaga iyo qofkasta oo somali ahi uu xaq ugu lahaa dowladi wakhtigaa ayuun bay ahayd ee wx khalada muu samayn

    • @user-iq4qv2nq3t
      @user-iq4qv2nq3t 5 ปีที่แล้ว +1

      Wax fiican buu sameeyay taarikhdan wuu kugalayaa inuu dulmi kahor qaaday umadiisa 😍😍😍

    • @Burcaawi2471
      @Burcaawi2471 4 ปีที่แล้ว +1

      ugaas Dhirshe cabdi dulmigaano deedno siyaad baan la dirinee idinka isdiirtaye somali dumiskeed danbi anaku kuma lehin.

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 3 ปีที่แล้ว +1

      Dhashii Kacaankii Habaarka qabey ee haligmay Hal Abuur Abu Hadra amaan siiya duuf kubaxee

  • @safaaragsan8446
    @safaaragsan8446 4 ปีที่แล้ว

    maanshaalh

  • @sahalmuse1042
    @sahalmuse1042 4 ปีที่แล้ว

    Heego muuq dheer

  • @yasminliban8083
    @yasminliban8083 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh

  • @rashidindo
    @rashidindo 2 ปีที่แล้ว

    Allah yarxamak

  • @ridwaanahmed1173
    @ridwaanahmed1173 5 ปีที่แล้ว

    aaaamiiiin

  • @zacadilkacaze6989
    @zacadilkacaze6989 4 ปีที่แล้ว +1

    Wn ka hely sida hblaha loo mujinyo booskooda

  • @maxamuudcalikediye9039
    @maxamuudcalikediye9039 6 ปีที่แล้ว

    Abwaam.farax.

  • @kamilabdi3635
    @kamilabdi3635 6 ปีที่แล้ว

    Alayaa cisak uuuuuumah

  • @farahwarsame265
    @farahwarsame265 6 ปีที่แล้ว +1

    haaaaaaaaaa

  • @user-yv4qc1em7e
    @user-yv4qc1em7e 6 ปีที่แล้ว

    Waxay iskuyihin xijaab

  • @mohetrazhi2365
    @mohetrazhi2365 7 ปีที่แล้ว

    oof

  • @Somfox1
    @Somfox1 3 ปีที่แล้ว

    Dhakhatir Takhasus dheer dalka ingiriiska oo dalka hooyo yimi ka faa ideyso .. oo kaga maran Yurub ..cudurada Jooniska, Gasteri, caloosha iyo beerka th-cam.com/video/n1pJJbyhVZ8/w-d-xo.html

  • @begal8223
    @begal8223 7 ปีที่แล้ว +1

    Adeer dumarka somaliyeed waa kuwa mantay ugu liita dumarka aduun jooga .wax yar mooyeh

    • @hotbrownies2813
      @hotbrownies2813 7 ปีที่แล้ว +5

      wadani wadani1 raga somaliyeed waa raga adunka uga liita

    • @sacdamaxamed805
      @sacdamaxamed805 7 ปีที่แล้ว +1

      Ogoor anagu ku maqalnaye yey dadku ku maqlin adeeraw

    • @khalilahmed-ho1kz
      @khalilahmed-ho1kz 7 ปีที่แล้ว +1

      war hoyada ha iska cayine ka xishood waxaa

    • @Asli256
      @Asli256 7 ปีที่แล้ว +3

      Egal wadani1 si hadii lo eego hadalkagu waa sax waayo hada ragii aya liita marka lagama yaabo in dumar hagago ....in yar moyane alle ha sahlo

    • @zharmakegaraad1654
      @zharmakegaraad1654 7 ปีที่แล้ว +4

      Egal wadani1 doqon wallhi Waar hablaha afka Kala bax

  • @Sucaad-jl1nd
    @Sucaad-jl1nd 11 หลายเดือนก่อน

    Alle ha u naxaristo abwaan hadraaawi😢